No video

Maxamed Maame Ft Najma Nashaad | Ku Dhac-Ku Dhac | Official Music Video 2023

  Рет қаралды 5,816,661

Waqal WStudío

Waqal WStudío

Жыл бұрын

Ereyada:Shilke
Laxanka:Qamar Suugaani
music by:Ayuub Haaruun
Camera by:Mustafe Salaabaan
Liibaan daahir
Yonis crown
Axmed gt
Xaashi
Editing by: Mustafe Saleebaan
Production by:Afro Waqal Furinle

Пікірлер: 1 200
@inaayeeyocibaado2028
@inaayeeyocibaado2028 Жыл бұрын
Heesuhu waxay ka hadlayaan dhaawaca Qalbiga, Quraankuna wuxuu ka hadlaya Daawada Qalbiga 😭😥🙏
@macaaneeyahmed
@macaaneeyahmed Жыл бұрын
Been maha wll ee alle hayna wada hanuuniyo waa malin ciide oo alle xagi ka barakeysan dadkuna ay wada frxsn yihiin alle hayno aqbalo🤲
@ayaanahmed2240
@ayaanahmed2240 Жыл бұрын
Run badnaa
@MohamedAhmed-lp8ci
@MohamedAhmed-lp8ci Жыл бұрын
maxad udhegaysan marka lph
@hasanmohamuud2990
@hasanmohamuud2990 Жыл бұрын
Najmo
@AyaanJibriil
@AyaanJibriil Жыл бұрын
😢​@@ayaanahmed2240 y
@ilac____cali
@ilac____cali Жыл бұрын
Heestan waxaa ka fiican quraanka alle yaa igu raacsan☝️❤🕋
@Bintumrayama
@Bintumrayama Жыл бұрын
Heesta iyo qur’aan Sidee isku bar bar dhigtey caqliga allah ka qaadye 😮
@omarabdigelle3762
@omarabdigelle3762 Жыл бұрын
Bal waxad isla Simayso Eeg
@nimahassan6258
@nimahassan6258 Жыл бұрын
Me brother ❤
@xogaal.
@xogaal. Жыл бұрын
Me sxp
@xaredhanad4671
@xaredhanad4671 Жыл бұрын
Hadii ay ka fiican yahay taa waa wada ogahay hadii zidaa leedahay zow adiga dhagayezanaya adi
@salmanmacalin3390
@salmanmacalin3390 Жыл бұрын
Aawe kuwiii jeclaa nabigeena mahamed scw.scw scw
@xamdacali9777
@xamdacali9777 Жыл бұрын
Wankanaa scw❤️🥺
@NastehoIsmail-co8gx
@NastehoIsmail-co8gx Жыл бұрын
Nabiga hakeenin meesha caruuryay waaba hees wuxuyee
@mohamedomar610
@mohamedomar610 Жыл бұрын
meshaan ma haboona
@CashaCaasha-wn8bb
@CashaCaasha-wn8bb Жыл бұрын
Waynakan❤
@NastehoIsmail-co8gx
@NastehoIsmail-co8gx Жыл бұрын
Qof hagagasN hadaatHy meelkasta hakenin nabiga
@ASAD.HAJIO27
@ASAD.HAJIO27 Жыл бұрын
Heesaha waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 👋❤❤❤❤
@abdirashiidshataa9195
@abdirashiidshataa9195 Жыл бұрын
neef neef dhaly baa tahy marka horaba haaa is garab dhigin
@abdirahmandekabdi4030
@abdirahmandekabdi4030 Жыл бұрын
Ma si like aad u hesho baad kalaamka Alleh iyo hees isu bar bardhigaysaa?
@aliroukia3943
@aliroukia3943 Жыл бұрын
Wa runta weeyi
@aishakeyf8459
@aishakeyf8459 Жыл бұрын
Taas been aheen walhi kalamka alle
@zidiiqziyaad123
@zidiiqziyaad123 Жыл бұрын
Wallahi waarun Anigaa kugu raacsan
@ahmedcabdixuseenahmed8471
@ahmedcabdixuseenahmed8471 Жыл бұрын
Heestan wax ka fiican maxdirada iyo quraanka yaa igu raacsan
@zTqlity-zj5fw
@zTqlity-zj5fw 6 ай бұрын
Wowww ❤❤ mashalha
@mahadxikmaawi2063
@mahadxikmaawi2063 Жыл бұрын
Qamar inuu laxanka leeyey waan ogaa wlhi aabaha laxanka inuu yahey ma shakibaa kaaga jira😎😎😎
@munasaryarre
@munasaryarre Жыл бұрын
may lph
@zakariyeQoslaye1445-zg6my
@zakariyeQoslaye1445-zg6my Жыл бұрын
💯❤️walHi LaxaNka QamaR aya WakhtiGan LatGanyeye uu FiCan Ani Yaa Igu RacZaN Lofta zaRa 💯😎❤️
@ahmedibrahim1931
@ahmedibrahim1931 Жыл бұрын
A.a.shaah xaGe Ku IlowDey 🐐
@sadikmoha3993
@sadikmoha3993 Жыл бұрын
Qamar dunid kale bu ka yimi 😊
@sadikmoha3993
@sadikmoha3993 Жыл бұрын
Heestu xagee ka macantahay ban dhaha sow QAMARKI QARNIGA laxameyay 🔥🤗🥁
@finnadguunje2141
@finnadguunje2141 Жыл бұрын
Legend-kii waynaa ayaa laxameeyay.
@xamsexadaari7737
@xamsexadaari7737 Жыл бұрын
Qamar suugaani duni kale weeyaan laxankiisu😮
@user-qc3qv7xk7j
@user-qc3qv7xk7j 3 ай бұрын
Déjà😂😂😂
@mubaarigmaxamed-ep8gq
@mubaarigmaxamed-ep8gq Жыл бұрын
Best melody qamarka Duula Kii laxanka uhaystay soomaalidan nool iminka salaan boqortooyo
@zubaydamaame842
@zubaydamaame842 Жыл бұрын
Hadaad aragto hees macan ood ka hesho qamarki hirgalayba laxanka leh❤
@nimcoibraahimyuusuf9566
@nimcoibraahimyuusuf9566 Жыл бұрын
Laxanki boqorka fanka qamar
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 Жыл бұрын
Laxanka mucujisada fanka Qamar💫❤🔥
@penramijuni0r410
@penramijuni0r410 Жыл бұрын
Laxanka waa goatka melodyga Qamar suugaani ..❤
@Cabdimajiid-Maax.
@Cabdimajiid-Maax. Жыл бұрын
Fanka hargaysa ka unkani horumar la taaban karo ayuu samaynayaa sannadadan. Maxamed yare, najma nashaad, abwaanka reer burco ee shilke, qamarka duula iyo bahda waqalba waa mahadsanyihiin. ❤️
@amiirabarre3240
@amiirabarre3240 Жыл бұрын
Fankuba wa qamar iyo cabdi kariinka ❤
@azhravzaleban8129
@azhravzaleban8129 Жыл бұрын
Heestu halkay ka macan tahy uunpan idhaahda ilen laxanki qamar baba saaray♥️📸
@user-qc3qv7xk7j
@user-qc3qv7xk7j 3 ай бұрын
%#-DVD en film😢😢😢😢😢
@Samimusic.1
@Samimusic.1 Жыл бұрын
Heesta Qamar Qamar baan ka dareema my Goat 🐐 ❤️
@moeali4940
@moeali4940 Жыл бұрын
Quruxdaa aad arkaysaan waa nabada Ee alllaw nabada noo siyaadi Waa igatalee dad yahaw nabada sida u badkaa loo koriyaa 🙋🏽‍♂️🙋🏽‍♂️🙋🏽‍♂️
@apdiqanisacadadiin4170
@apdiqanisacadadiin4170 Жыл бұрын
Wow Laxanka Qamar Sugaani 🔥🔥
@AhmedAli-ht4ee
@AhmedAli-ht4ee Жыл бұрын
erayada Abwaan shilke 100% laxanka another level qamar duugaani maame ft Najma Najaad
@Biigle-abdi
@Biigle-abdi Жыл бұрын
Maxamed cali shilke Maxamed cabdi cabdilahi qamar Ayuub haaruun ibrahim Khadar muse waqal Best wishes ❤
@hudacali7358
@hudacali7358 4 күн бұрын
L8b Nn
@Zakariyegd
@Zakariyegd 5 ай бұрын
Laxankii Goat zuuGani
@abdiqaniqadar4095
@abdiqaniqadar4095 Жыл бұрын
Eid mubarak Boqorka iyo boqorada qoraalkayga akhrinayow😊😢❤!
@xanancabdulahixirsi8273
@xanancabdulahixirsi8273 Жыл бұрын
Mid lmida 💃😂
@macaaneeyahmed
@macaaneeyahmed Жыл бұрын
Eid lamuda wll😊
@ayaanahmed2240
@ayaanahmed2240 Жыл бұрын
Eid Mubarak
@abdiqaniqadar4095
@abdiqaniqadar4095 Жыл бұрын
@@xanancabdulahixirsi8273 you deserve it queen😜❤
@MaykiIbro
@MaykiIbro Жыл бұрын
​@@abdiqaniqadar4095❤😂😮
@munasarrah4116
@munasarrah4116 Жыл бұрын
Qamar fanka halaga qabto sowla siduu doono ka yeelay ❤😂
@mohametchipreilmuhumed1362
@mohametchipreilmuhumed1362 Жыл бұрын
Laxanka heestu waa top
@user-gy3sg8is4u
@user-gy3sg8is4u 8 ай бұрын
Love im from ethiopia 🇪🇹
@saarmaxmed
@saarmaxmed 7 ай бұрын
,
@ina_hajiali
@ina_hajiali 10 ай бұрын
The bEsT LaxamisTe qamar abdi abdiLahi 😊
@yaasirfaarah8764
@yaasirfaarah8764 Жыл бұрын
Heesta waxaakafiican quraanka yaa iguraacsan❤❤🕋🕋🕌🕌❤❤
@aminahmed7376
@aminahmed7376 Жыл бұрын
Laxanka ki ugu haystey aya uu sarey Iyo labao fanan oo cod mcn oo is heley inama caadi maha hestu 1week 1M coming son
@mohamedeid22558
@mohamedeid22558 Жыл бұрын
Heestuba waa laxanka uun The Qamar Legendd
@AbdirahmanMohomet-yk6ip
@AbdirahmanMohomet-yk6ip Жыл бұрын
Qamarka Laxankiisa Waan Dareemaynaa
@farhancaqil1587
@farhancaqil1587 Жыл бұрын
Abwaan shilke 100% Laxanka qamarka 100%
@abdirahmanibrahim2234
@abdirahmanibrahim2234 Жыл бұрын
Inta qiyaasaysa inay heestan heesaha maalmahani ciida soo baxaya ay ugu views badnaan like Mame iyo najma👍
@safiyash.maxamuud9780
@safiyash.maxamuud9780 Ай бұрын
yeueu
@cabdiwalialiaxmed4074
@cabdiwalialiaxmed4074 Жыл бұрын
Heesaha waxa ka mcn qur. aanka kariimka walal🥺
@ZakariaSunni
@ZakariaSunni Жыл бұрын
Soomaalida heesahooda ma fahmo se musigooda ayaan jeclahay From Caynaba 😜
@izaxaqzhire6368
@izaxaqzhire6368 Жыл бұрын
😂😂😂
@khadiijaeeshiya9482
@khadiijaeeshiya9482 Жыл бұрын
Beenta Iskaddaa Suniyoow😂
@ZakariaSunni
@ZakariaSunni Жыл бұрын
@@khadiijaeeshiya9482 😂😂 kuwa danbe ayaanan fahmin indr
@Maria_mlpzn-0
@Maria_mlpzn-0 Жыл бұрын
Wxa weeyi heesihii hore murti iyo heeso ereyo abwano hore sameeyeen by ahayen lkn kuwan ereyada mlayacniya iyo wx ay ka hadlayaan fahmi my sid sidaa darteed music gy ku dhex qarinayaan halkay kuwii hore lakala dhigdhigi jry oo faseexa ka ahayen hadeer music uun bad dhagaysanaysaa ..Ani lyrics uun ku fahmo mooye micno maleh
@aishaabdullahi1143
@aishaabdullahi1143 Жыл бұрын
Ma show ba wxs😂😂
@abdirzck
@abdirzck Жыл бұрын
Laxanka Qamar🔥
@badrikurtinjambir3743
@badrikurtinjambir3743 Жыл бұрын
Legend always legend qamar sugani laxanka waa la yaabay like ha ila dhafina
@faysalburaaleofficial8183
@faysalburaaleofficial8183 Жыл бұрын
Qamar suugaani laxankiisa kuraaxeystaa
@sadamofficial4121
@sadamofficial4121 Жыл бұрын
Wewe laxanka waa qamar suugaani
@hanadcrown
@hanadcrown Жыл бұрын
Laxan qamar suugani mucjiso❤❤😂
@Poqorfahad
@Poqorfahad Жыл бұрын
Laxanka qamar waa layaabay balse hesihiisa ka yaabsa!😊
@munasaryarre
@munasaryarre Жыл бұрын
waa hees la isugu tagay laxanka qamar suugaaani Ereyada mohameth shilke Music Ayuub haaruun production by:Afro :waqal codka n.nashaad and m.maame
@Aliyaa698
@Aliyaa698 Жыл бұрын
Melody Qamarkaa dula❤🎉
@ariizha0pthiali901
@ariizha0pthiali901 Жыл бұрын
Eeyyyy heees qamar suugaani laxamEye❤
@caligaras1277
@caligaras1277 Жыл бұрын
Fanku wa qamr io qarami😊
@user-yb9hw7pq6c
@user-yb9hw7pq6c Ай бұрын
Masoo. Qorikaartaa saliga nabiga. ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw
@CabdirizaaqCali-rd4pi
@CabdirizaaqCali-rd4pi 7 күн бұрын
Yaa daawanaya 2024 😂😂
@hilaalyusuf8242
@hilaalyusuf8242 Жыл бұрын
Wow hoygii fanka iyo taariikhda somaliland from hargeisa 🥰❤
@Arawelo911
@Arawelo911 Жыл бұрын
Kala dhimaN dhul Dheer kala AadiN 🥺❤️ 18:18 23/April 2023
@ShaaficiFarhan-ou9hl
@ShaaficiFarhan-ou9hl Жыл бұрын
Heestaan waxaa ka Wacan adoo wacdi soo galiya wll yaa igu raacsan ❤️
@mubaarigcabdisalan1289
@mubaarigcabdisalan1289 Жыл бұрын
MAXAD KASO DONTAY MESSHA HADANA
@NuuraNalka-fh6sh
@NuuraNalka-fh6sh Жыл бұрын
Aan ku salino nabigeena scw scw
@keeyowcadeofficial7456
@keeyowcadeofficial7456 Жыл бұрын
Melody 💯 🔥 fire qamar duula +waqalka studio laayab waxbo lagaama qabo karo duubista fantastic fire 🔥 😍 🔥🔥🎹🎻🎼📸🎞iyo music 🎶 🔥💯💯
@sadikmoha3993
@sadikmoha3993 Жыл бұрын
LYRICS ABWAN SHILKE MAAME Dad is dhowrta Dhaaya is doorta Axdi dhab dhigto Isu dhaarta Isu dhiga qalbiga Isu dhiibta Dhabt ubaxayo Dhowra isu saara x2 NASHAAD Dhaayo labo aan Dhib isu gaysan Isna dhaqado Dhawac is yeelin Isku dhicin Dhexdoodu cid qaadin Kala dhiman Dhambal kala waayin x2 MAAME Gob is dhaqata Dhuuxa wadaagta Kala dhiman Dhul dheer kala aadin Midba dhinac dhankiis Mid ka eegto NASHAAD Dhalin nolosha guul ka dhabysa Dhidig iyo lab dhiig isu jiito Isku dheer galkacayal isu dheehda KOORIS Inago dhamays dhulka joogna Dhugashiyo dareen isku dhaadna Kuna dhaqana dhoola cadeyn Ku dhac ku dhac ku dhac ku dhac Noloshu iskugu keen dhan.
@AbdirisakIsmail-my7xq
@AbdirisakIsmail-my7xq 2 ай бұрын
Qamarka in the laxam
@Hazu98
@Hazu98 Жыл бұрын
Commentigan halkan ban uga tegi dona waxan ku soo laaban dona markan helo xoga like ah dib ban u so boqan dona hestan 😂😊
@daarali
@daarali Жыл бұрын
Ayuub haaruun music ka cabso legend 🎹 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@huud7497
@huud7497 Жыл бұрын
Legend kii weyna Qamar inu lanxankiisi yahay heesta sey u mcntaha ka darema
@user-tb1bi9gr6k
@user-tb1bi9gr6k Жыл бұрын
Hees Eryada shilke leeyey Laxanma qamar Music ayuub haaruun Ku luuqeynayaan najma iyo mame Soo saaray waqal studio Yaab hadal ka keeni kara wax kale ❤🎉❤
@abdiazizsuhaib2377
@abdiazizsuhaib2377 Жыл бұрын
Eid mubarak 🎉 somaliyey farxad ku ciida inshalah ❤
@zeyfi_7000
@zeyfi_7000 Жыл бұрын
What a song Music+Laxanka qamar 😳Wow🎉❤
@apdalesanad2721
@apdalesanad2721 Жыл бұрын
indhaha fur Musicu waa AyuuBe 😂😂
@zeyfi_7000
@zeyfi_7000 Жыл бұрын
@@apdalesanad2721 ninkaan hadapa igu horeese Wa wax kle
@user-wo8gv6jj4c
@user-wo8gv6jj4c 10 ай бұрын
Cnndnnnsnnen.ns
@user-wo8gv6jj4c
@user-wo8gv6jj4c 10 ай бұрын
​@@zeyfi_7000means
@mohamedomar7843
@mohamedomar7843 5 ай бұрын
❤😊
@ZalmanAli
@ZalmanAli Жыл бұрын
Laxankii qamarr❤
@Haarliina_Abgaaley
@Haarliina_Abgaaley Жыл бұрын
Hees & bar❤ kala dhiman dhul dheer kala jiro😢 midba dhankiisa dhanka kale EeGto❤💋Me muqdisho🇸🇴 Adiga USA🇺🇸 mar uun waan is dheefsan san doona
@abdirahmanhussein3144
@abdirahmanhussein3144 Жыл бұрын
Maame 🤯
@boqorkaraabka329
@boqorkaraabka329 Жыл бұрын
Inta ila argtay in maalmahan danbe Abwaan Shilke heeso shidan soo saarayo like ha ila dhaafin libaax ama libaaxad❤ Eid Mubarak
@LoVeR_Man23
@LoVeR_Man23 Жыл бұрын
Waliba Laxanka qamar saaraya heesa shilke badankooda
@nuurduuble1060
@nuurduuble1060 Жыл бұрын
Quruxda 100% Labiska 10% Midabka binkaha Dumarka ayuu gaar u yahay 😊😊
@ruqitv900
@ruqitv900 Жыл бұрын
Najma nashaad iyo Maame Halkiina Inigusalaaamayaaa sxbayaaal Waxan ahay ninka kaliya ee nasiib u helay inuu halkan kaga faaloodo heestan. Gold voice
@mataanibraahim4942
@mataanibraahim4942 Жыл бұрын
Qamar iyo waqal waxan dhaho ma aqaan😮❤
@capdirahmaanahmed6877
@capdirahmaanahmed6877 Жыл бұрын
Eid mubaaraK All Muslims ☪️ HeestaN inta yare ku dhaC ku dhaC miye wax kle ma jiraN😍
@____Cumar____
@____Cumar____ Жыл бұрын
Eid mubarak all Muslims around the world 🌎 ✨️ especially the Somali people wherever they are❤
@PopMarli
@PopMarli Жыл бұрын
afsomali ku hadal ader oll muslim.wan fahane inta kle
@JidhaantaChannel
@JidhaantaChannel Жыл бұрын
😂😅😅😅
@barwaaqomohamed7463
@barwaaqomohamed7463 Жыл бұрын
​@@PopMarli 😅😅
@farhiyamohamed2801
@farhiyamohamed2801 Жыл бұрын
​@@PopMarli 😂😂😂 Translate ubahanahay😂
@ashrafmahamoud8978
@ashrafmahamoud8978 Жыл бұрын
Maansha allaaah
@user-zx3ef2px2
@user-zx3ef2px2 5 ай бұрын
Qamar suugani maxuu wax bartay Bal Laxankiisa Ila fiidhiya
@cheree-lk8hk
@cheree-lk8hk Жыл бұрын
Ku saliya walaalayaaL geesigenii muxamed (scw)
@SahankaBulshada
@SahankaBulshada Жыл бұрын
Waa Hees Farxad Wadata oo Eid Soo Baxday Najma Nashaad mahamed Meeme Fanka shida 🥰😇😍💚
@Sara_shining
@Sara_shining Жыл бұрын
Hees io badh wlhie ❤
@sharmaakempape2700
@sharmaakempape2700 5 ай бұрын
Ilayn laxanka qamarkii mclinka ahaa ayaa saaray waxan idhaahdaa hestu waa dab ❤
@asadyare758
@asadyare758 Жыл бұрын
Saw mahan Qli Qli Qli Qli Qli Qli Qli Qli ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@empireshow1
@empireshow1 Жыл бұрын
Qamar melody ❤
@khadarkhadar7980
@khadarkhadar7980 Жыл бұрын
Laxanka Qamar wlhi waa jini camal 😂 bal mawjadda uu kumaquurinayo eeg marka ay marayso 2:23😢❤
@sadikmoha3993
@sadikmoha3993 Жыл бұрын
Toonka hoos loo dhigayo iyo sida teenbada uu u raacayo mame wa keenay lkn najma xoga bay codka kor u qasaysa😅
@yaxyeyare6672
@yaxyeyare6672 Жыл бұрын
Legend camera yonis crown
@Rahma_axmed
@Rahma_axmed Жыл бұрын
Waxan waxa ka macan qu,aanke dhagaysta😂😂
@MUBAARIGBunni-hz4nr
@MUBAARIGBunni-hz4nr Жыл бұрын
SHAYDAN IS BACK BABY MAW XIISTEN ODAYGA
@shuceybwashington7043
@shuceybwashington7043 Жыл бұрын
Qamar melody💫
@marwanmohameth-iu5mq
@marwanmohameth-iu5mq Жыл бұрын
Weeewe Laxanki Qamar Hirgaley ❤️👍🖐
@sijtv8984
@sijtv8984 Жыл бұрын
Heesaha somalidu tolaw goormay Sidan madhaxa ka bixi doonan oo ay laxan iyo Music macan baran doonan akh waxn ani ahan Wa ila madhax wllhi heeso badan oo ka horeeyay ayaba ka yar macan
@boramaawigamer6113
@boramaawigamer6113 Жыл бұрын
Frist 😂😂😂😂 is back
@zermubarikbakal4212
@zermubarikbakal4212 Жыл бұрын
Hello boramawiyow
@KhadarCabdiismaiila
@KhadarCabdiismaiila Жыл бұрын
Xawiwi walk iskawaran Aslam mucalaykum
@xariirahmeddheere8778
@xariirahmeddheere8778 Жыл бұрын
Wewe Maame and Najma 🗣🎤🎧 another level Waqal studio 🎙 Another level
@maryangaydhecisman1469
@maryangaydhecisman1469 Жыл бұрын
4
@sagalmaxamudmuse519
@sagalmaxamudmuse519 Жыл бұрын
Show heesta qamar ayaa laxameeyay mcana uunba dhahaa
@abdalejamac971
@abdalejamac971 Жыл бұрын
Ciida ku soo beegteen😮
@wardiilkacaze4223
@wardiilkacaze4223 Жыл бұрын
Qamar melody🔥🔥❤️
@mkyser64
@mkyser64 Жыл бұрын
Eid mubarak ilaahay ciidkan ciidkiisa cafimad badan ha inagu gaarsiiyo
@nageeyeaadan5247
@nageeyeaadan5247 Жыл бұрын
Way iska cadahay in la soo daayay shaydaankii
@Aymanvlogs252
@Aymanvlogs252 Жыл бұрын
Maame fanan mustaqbal leh 🔥
@momaameshchannel8450
@momaameshchannel8450 Жыл бұрын
Qamar Melody❤
@Robertrobertax-ld5eg
@Robertrobertax-ld5eg Жыл бұрын
Give me the song
@quluupmideeye6370
@quluupmideeye6370 Жыл бұрын
Heesta hadaanu goetkii fanku qamar suugani aanu laxanka saarin iimababa dhananto
@suhurmaxud7394
@suhurmaxud7394 Жыл бұрын
Quranka ilaahay waa waxa wacan🥊🥊🥊
@KING_11878
@KING_11878 Жыл бұрын
Best Song 🎵 Team Waqal Studio I Support Waqal studio❤👋
@franlee6245
@franlee6245 Жыл бұрын
Wow you both look very happy singing and dancing together ❤ keep it up good work and enjoy 😊 great song love it as you both make this son enjoyable to watch
@AbdiAli-od5rp
@AbdiAli-od5rp Жыл бұрын
😊l no😊😮😮
@nimaanyasin4538
@nimaanyasin4538 Жыл бұрын
Hi
@fatmafayrus02
@fatmafayrus02 Жыл бұрын
@@nimaanyasin4538 oo9o
@ibrahimmahad7597
@ibrahimmahad7597 Жыл бұрын
@@nimaanyasin4538 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@nimaanyasin4538
@nimaanyasin4538 Жыл бұрын
@@fatmafayrus02 Hello
@mohamettsamadon3987
@mohamettsamadon3987 Жыл бұрын
qamarka sugantah🎉
@yacubdeeq
@yacubdeeq Жыл бұрын
Alle ka baqfa oo iskajoojiya heesta wayo adun iyo akiro idin ma anfacayso😢😢😢😢😢😢😢😢😢
NAJMA NASHAAD FT SAALAX SANAAG [JAWI] OFFICAL MUSIC 2023
3:45
Waqal WStudío
Рет қаралды 5 МЛН
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 50 МЛН
Box jumping challenge, who stepped on the trap? #FunnyFamily #PartyGames
00:31
Family Games Media
Рет қаралды 29 МЛН
Najma Nashaad - Arkimaysid - (Official Video) 2020
5:55
Waqal WStudío
Рет қаралды 16 МЛН
MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:01
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 2,1 МЛН
ROODA KAYF 2024 HEES CUSUB BAL EEG
2:44
Cadnaani
Рет қаралды 24 М.
UGBAAD ARAGSAN || BOQOLOW || OFFICIAL VIDEOS 2024
3:59
Ugbaad Aragsan
Рет қаралды 7 МЛН
Abdikarin ali shah ft juweriya jano | Kasha Lura | Official Music Video 2023
5:02
Juweriya Janno Official
Рет қаралды 4,7 МЛН
QAMAR SUUGAANI FT NAJMA NASHAAD MICNAHA ADIGA U YEELAY NEW OFFICIAL VIDEO 2021
3:49
Hawraar Music Production
Рет қаралды 16 МЛН
SAALAX SANAAG-ISMAAN DHAAF-OFFICIAL VIDEO 2023
5:09
Saalah Sanaag
Рет қаралды 12 МЛН
MAXAMED MAAME QALBIGAN KALIGAA KU SIISYAAY OFFICIAL VIDEO 2024
4:26
Mohamed Maame
Рет қаралды 2,8 МЛН
MAXAMED MAAME - HALKA IGA MAGTAY MAAN GARAN - OFFICIAL VIDEO 2023
4:26
Waqal WStudío
Рет қаралды 13 МЛН
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 50 МЛН