No video

War Ka Farxiyay Reer Somaliland Ethiopia Oo Ku Dhawaaqaysa Aqoonsigi Podcast HN...

  Рет қаралды 20,976

Hargeysa News

Hargeysa News

Ай бұрын

Пікірлер: 105
@hargeysanews9066
@hargeysanews9066 Ай бұрын
Falnqayn tan Dhamayso Oo Fogeeya Video gan Mahadsanid
@faizaosman6214
@faizaosman6214 Ай бұрын
Alhamdullilah nimcada illahay ina seeyey xaasidku ma aflaxayo guul iyo gobanimo soomalilaand
@Xasmas
@Xasmas Ай бұрын
Guul ❤Gobanimo ❤ Somaliland ❤ Ethiopia 🇪🇹 ❤ ANDHI 1
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o Ай бұрын
Guul somalilnd insha allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@kawsaribrahim5517
@kawsaribrahim5517 Ай бұрын
Guul guul guul guul my dear uncle mujaahid muuse biixi Abdi xildiid guul Somaliland
@user-rm1tl1np1j
@user-rm1tl1np1j Ай бұрын
Ilahay ha u naxariisto intii ku dhimatay xasuuqii 88kii iyo mujahidiintii ku dhimatayba intii wax ku noqtay a Rabi cafimaad ha siiyo inta cafimaad qabta ee Reer somalilaand Rabi ha Xafido Ameen
@Cabdiyuusuf-tk3yw
@Cabdiyuusuf-tk3yw Ай бұрын
Mujaahidiintii❤somaaliland ❤alle❤hawnaxariisdo❤aamiin❤aamiin🎉🎉🎉🎉
@nimcoyusuf9903
@nimcoyusuf9903 Ай бұрын
maansha rabbi haydin xifdiyo guul reer somaliland midnimo iyo horumar❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 Ай бұрын
Maashaa Allaahuye reer somalilandoow cadawgiin ha jabee meel Aad joogtaanba badsha mahad'naqa ilaahay insh tacaalaa,, for ever Somaliland rep,,
@historynerd7549
@historynerd7549 Ай бұрын
Move forward S/land❤
@luulhussein7775
@luulhussein7775 25 күн бұрын
Massha allaah guul guul yaa rabi guul soomland cadowgu ha jabo Faqashta ha go do
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o Ай бұрын
Xasan xabaalo qode maydkii buu xabaalahii ugu Tagee yaa ubaahan 😂😂😂😂😂😂
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Ай бұрын
Hambslyo Hambalyo jamhuuriyada sland way curatay guuul.Guuuuuuul❤❤❤❤❤
@zamzammohamoud4907
@zamzammohamoud4907 Ай бұрын
Guuuul mw muuse illahay cadaga mw muuse illahay cadaga si ha jabo guuul ❤❤️❤️👍👋👋👋👋
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 Ай бұрын
Yuusa harti xasan sheekh kadaba geeya iyo golaha wakiiladaba
@marwoali6189
@marwoali6189 Ай бұрын
Guulayso SL Muuse Biqortoyo aniga u saxeexay.Kadabaa kadabaa.
@AhmedYusuf-uo2ef
@AhmedYusuf-uo2ef Ай бұрын
Guuuuuuul Somaliland insha Allah
@queency7943
@queency7943 Ай бұрын
Illahay idamkii sidaasaan illahay ka rajeynay guul iyo gobanimo Somaliland ❤❤❤❤❤
@guledjamamohomed8899
@guledjamamohomed8899 Ай бұрын
Mnsha allh ❤ guul guul insha allh
@AssdIbrahim-p7b
@AssdIbrahim-p7b Ай бұрын
Guul Iyo Midnima Jamhuuriyada Somaliland Amiin Amiin Amiin ❤❤❤
@user-dz1tc9tp7q
@user-dz1tc9tp7q Ай бұрын
Wooow guuul iyo goobanimo
@abdisamadAhmedDirye
@abdisamadAhmedDirye Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤ guuul iyo gobanimo allaha khayr ka dhigo
@Mamar6310
@Mamar6310 Ай бұрын
Manshalaah ❤❤❤❤❤❤❤❤
@rodaabdale1629
@rodaabdale1629 Ай бұрын
Guul Jamuriyada Somaliland ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@user-rm1tl1np1j
@user-rm1tl1np1j Ай бұрын
Masha.alaah Masha.alaah guul habo
@myway3801
@myway3801 Ай бұрын
Ulululululu mashalllah ❤❤❤❤
@faizasaid3803
@faizasaid3803 Ай бұрын
Allahuma barik ❤
@marwoali6189
@marwoali6189 Ай бұрын
REERKU WAA QOYSKII RASUULKA SCW .
@Sirad47
@Sirad47 Ай бұрын
Inoo kaadiya ha ina buunbuunina yeynaan waallanine kkkkk.
@Cabdiyuusuf-tk3yw
@Cabdiyuusuf-tk3yw Ай бұрын
Somaaliland waa del madaxbanaan ❤❤26❤juun❤1960❤kii❤qaatay❤xoriyada❤guul❤guul🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@abdirahmanmohamed7795
@abdirahmanmohamed7795 Ай бұрын
Somaliland Guul
@ibrahinmahedciid7162
@ibrahinmahedciid7162 Ай бұрын
Guul
@faizaosman6214
@faizaosman6214 Ай бұрын
Guul iyo gobanimo soomalilaand mashallah odaygaasi ha ha iska hadlo afka ayey kaga hadhay mara boobtu jabuutina biyo laan ayaa ka dhacaday waa laba waxba isdhaamin salaan sare geesi qaran ❤❤❤❤❤❤
@yasminabdinoor943
@yasminabdinoor943 Ай бұрын
Mashaallah Mashaallah 👍
@ladanladan1718
@ladanladan1718 Ай бұрын
Gool Somaliland inshaallah
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 Ай бұрын
Guul JSL 💚🤍❤️ And Ethiopia 🇪🇹
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Ай бұрын
Guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul sland❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdirashidJamac-uq4ro
@AbdirashidJamac-uq4ro Ай бұрын
Mansha alaa sadam xu😢ayuu u ekadey
@MaxamedXasan-xx2se
@MaxamedXasan-xx2se Ай бұрын
SOMALILANDV GUUL
@AminaAli-kt3db
@AminaAli-kt3db Ай бұрын
Ilahay inoma jebinayo waxba ha ka baqina calanka tawxidka Lehi ma leecayo ilahay idenkii
@jama5340
@jama5340 Ай бұрын
Guull Somaliland ❤
@user-lt7kr1gk3s
@user-lt7kr1gk3s Ай бұрын
Insha allaaah quuul io gobonimo❤🎉😊
@user-ko6wc4cx1e
@user-ko6wc4cx1e Ай бұрын
#Guul#Somaliland❤
@dheemanabdi6180
@dheemanabdi6180 Ай бұрын
Aamiin aamiin aamin illaahayow jeebii Cawoga somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@luulhussein7775
@luulhussein7775 25 күн бұрын
Massha allaah maxaa geesiyaal hadal yaqaana isugu yimid noolaada in badan citiraafkana rabi jaydin siiyo
@nimcoxuseencige-hn9hj
@nimcoxuseencige-hn9hj Ай бұрын
🎉🎉🎉Guul iyo Gobonimo❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-ye5vy1ug6x
@user-ye5vy1ug6x Ай бұрын
Ha noolaado.m/w. Muse biixi abdi.xildiid.
@ZafiyaAhmed-o9f
@ZafiyaAhmed-o9f 11 күн бұрын
Guulguul❤❤❤❤❤❤❤❤mashalaa❤❤❤
@zamzammohamoud4907
@zamzammohamoud4907 Ай бұрын
Guuuul ❤ somaliland 💚🤍❤️ guuuul ❤gobanimo ❤️ somaliland 💚🤍❤️🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉💪💪💪💪💪💪
@keysesaleebaan5875
@keysesaleebaan5875 Ай бұрын
guul qaranka somaaliland
@user-bk4is8gx7r
@user-bk4is8gx7r Ай бұрын
SOMALILAND GUUL
@AminaAli-kt3db
@AminaAli-kt3db Ай бұрын
Somaliland gool gool gool ❤❤❤
@cumarmahamed5335
@cumarmahamed5335 Ай бұрын
Guul somaaliland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 Ай бұрын
Amiin Amiin bi idmilAllah
@ibrahimyonis
@ibrahimyonis Ай бұрын
Indro sideen kugu soo darsadaa marwalba ku dhageystaa aad ❤❤❤❤❤ isoo sheega
@AyaanWaano
@AyaanWaano Ай бұрын
Guuuuuuul somaliland
@user-wb4tt6zm4z
@user-wb4tt6zm4z Ай бұрын
Gull to somaliland our nation and the government. Most proud our knight (musa bixi cabday) and soooo proud of you too Arab werra 💚🤍🖤❤️
@user-zb3rr6fi4l
@user-zb3rr6fi4l Ай бұрын
Goodluck
@amiira8902
@amiira8902 Ай бұрын
guuuuuul somaliland guuuuuul ❤❤❤❤❤❤
@danabguuled5491
@danabguuled5491 Ай бұрын
Jabuuti , waa mugfi l laydh iyo biyo midna ma leh il ilaa ,,4 maalmood caalkeredu waa bariga dhexr
@malyunismail7313
@malyunismail7313 Ай бұрын
alhamdulillah rabb al alamin thank to Allah who gave us this wonderful opportunity day the day we all waiting to be witness and we all can’t wait to see this beautiful day to happen, inshallah everything will end up happiness and celebration 🎉💚🤍♥️🫶🏽♥️
@nimca_nyusuf
@nimca_nyusuf Ай бұрын
M bhi geesiga dalka guleso 🎉❤
@user-po3nl5jj5y
@user-po3nl5jj5y Ай бұрын
Abti slm c kuwan faqshta ah inakadaameeshn
@user-qj6qp6tr9v
@user-qj6qp6tr9v Ай бұрын
walaalo aa! waar waran lagaa taag,sawdigii qunsuliyada ituubiya muqdisho ka eryey!?
@user-fy1qe2ff5e
@user-fy1qe2ff5e Ай бұрын
Hammas ayaa clips bay soo raacinayaan warkeeda taag ay leedahayba. Itus oo I taabsi weeyi dunidu maanta
@mahmoudalsoumaly3680
@mahmoudalsoumaly3680 Ай бұрын
Hassan Sheikh Mahmoud warqadi haw Saxeexo Wati u kampayn gareysaye, ma Ninka Gabadha Inadeerki ka dhintey warqada African Union ka uga meteli lahayd Somalia aya aniga ila hadli kara!!!???
@feryalmomdferyalmomd471
@feryalmomdferyalmomd471 Ай бұрын
‏‪21:56‬‏ نهنئ شعب صوماليلاند للاعتراف ومبروووك ليس هناك شيء في الدنيا أغلى من أرض الوطن، كلّ عام والوطن بألف ألف خير. في عيد الاستقلال، كل عام والوطن وقائده بألف خير.
@nimcoxuseencige-hn9hj
@nimcoxuseencige-hn9hj Ай бұрын
Way fiican tahaye yusra harti miyaan usan qanaa miyaansuuxina miyaanu laynaa
@osmansufi4066
@osmansufi4066 Ай бұрын
Waa baa beriyey bilicsan arooryo baxsan maalin boqran
@warss11
@warss11 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@myway3801
@myway3801 Ай бұрын
Ka naxo nafta waa huwanta gudaha ha la iska ilaaliyo sick pple
@user-qj6qp6tr9v
@user-qj6qp6tr9v Ай бұрын
qarankayga carceeray dib usoo celinmaayo. soomaali shaqo kuma lihi"dabaday ka banaanka waaye" bay reer xamarku yiraahdaan.
@FoosiyaMaxamuud-xy2wy
@FoosiyaMaxamuud-xy2wy Ай бұрын
Maansha Allaaaa (wamin ayaatiin) Allaasaaa Alle ah!!! Shacbiga S/la,aand Waxay Siiyeen Muse Bixi(Beldor)Wariyashii Media ku jireyn a waxay ku qiimeynayaan Siday u kala horeyeen jirtanaka qadiyada S/la,aand!!??☀️🧠✍️⚖️🕋🕌🫅S/la,aand
@iali8540
@iali8540 Ай бұрын
Mahad oo dhan waxaa iska leh ilaahay oo mar labaad Ree somaliland uga hiiliyay cadowgii Villa wardhiig iyo Hadhaagii faqashta.. Alxamdulilaahi Rabil caalamiin
@xaroguled3126
@xaroguled3126 Ай бұрын
Ogow hada itobiya cidan dheeriya ayey gaysay somaliya gar ahan magaloyinka uso xiga itobiya marka diyar aya loyahay waxkasto ka yimada Lakin waxay ad isugu dayayan inay dhaxdeena ka dagalaman Wayo xisbigodi aya joga oo ah wadani
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 Ай бұрын
Anigu waxkale garanmaayee muuse biixi xasan sheekh iyo geelleha jabuuti kabuubyo ayuu qalbada kaga ridey wsar ninku geed adeegsanaa
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 Ай бұрын
Faraax Macaliin iyo Musfe Cagjar iyo wixi la midka shaqo uu ma hayno 😂😂😂
@user-qj6qp6tr9v
@user-qj6qp6tr9v Ай бұрын
hantida inooga soo galaysa dekadaheena ee balaayiinka ah bay kasii naxayaan xaasidiintu.
@user-sl7cg9zn6t
@user-sl7cg9zn6t Ай бұрын
Waar naga daa.maaweelada
@ahmedfarah5928
@ahmedfarah5928 Ай бұрын
REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA. MOU MEANS TO US THE FIRST AFRICAN COUNTRY THAT CONNECTS WORLD TO AFRICA AND THE RECOGNITION MEANS BEYOND ETHIOPIAN BORDERS.
@user-qj6qp6tr9v
@user-qj6qp6tr9v Ай бұрын
somalia iyo jabuuti waa mayd shalay dhintay maantana biyaha kor sabaynaya oo u baahan in la aaso intuunan qurmin! aduun wanuhu intuunan inoo iman waa inaan iska aasnaa bakhtigaas
@user-mk4nu5qm2s
@user-mk4nu5qm2s Ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkk. Calacalka iskada niinraga sidiisa uhadaal ya. Xawayaan xamaraawi
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 Ай бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa waxa ka fiican inaad sheegto atto abbii ahmed ali yaa imanaya hargeysa. 2.0. Meeqa jeer atuu tegay madaxweyne muuse biixi cabdi ethiopia iyo addisababa. 3.0. Waxan dhahayaa waxad ka hadashaa korontadii iyo biyihii waxa laga jarrey dawladda djibouti. 4.. Arrintaasi maxaa ka jira. Waxan maqley muddo afar cisho ah oo xaggaaga ah inay korontada iyo biyaha laga gooyey magaalada djibouti.
@mpabdikadermohamed4623
@mpabdikadermohamed4623 Ай бұрын
Maansha alaah
@AminaAli-kt3db
@AminaAli-kt3db Ай бұрын
Waar cali weerarow maxad calnka somaliland u dhigtey xasan sheekh
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 Ай бұрын
Reer Somaliland dad calool xun oo cunsiriyina ma nihiin mu nalaa heeshiyo
@Halgame334
@Halgame334 Ай бұрын
SIR DOOON SHSCABB WADA AH
@user-ng9sb8hz1n
@user-ng9sb8hz1n Ай бұрын
Somaliland iyo soomaliya ayu dagaal ka dhexya
@abokorjaamac8383
@abokorjaamac8383 Ай бұрын
Guul iyo gobnimo soomali land
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Ай бұрын
Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya jahil
@mohamedosman3596
@mohamedosman3596 Ай бұрын
Twitter war maa hee intaa wax dhaama ma haysaa
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 Ай бұрын
Ethopua walaheen maha wa dal bad doonaya xoolad tahe halgankina waxanu tagnay dhul anu leenahay maban tegin dhul xabashi leedahay miskin bad tahe
@najaxahmed867
@najaxahmed867 Ай бұрын
niyaw aqoonsiga somaliland ee ethiopia waxba inaanu soo kordhinayn baan aaminsanahay ehtiopia se wax wayn kuheshay oo ah bad aay kutaamaysay in ay hesho xoog ama wada hadal waa taana heshay wayo dad damiirka laga dilay baa jooga somaliland oo haba yaraatee wax dan ah kalayhayn wadankan 60 baynu khasaarnay laakiin kani waa kii ugu darnaa waayo salfudaydbaynu leenahay abid inaga hadhayn
@ashkirohassan9859
@ashkirohassan9859 Ай бұрын
Itoobiya aan iska celino soomaaliyeey waayo itoobiyo awal beeyheeysatay dhul soomaaliyeed hadana dhulkale uma heeyno
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 Ай бұрын
Xabashi ba la inoo xayaysinaya kkkk
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 Ай бұрын
26 kii juun ee aqooonsigii 2 cisho ayaa hadhay kkkkkkk Waxaaad odhandoontaa dibbaa loo dhigay kkkkkkk Dadkiina beeenta ku maaweeliya kkkk
@user-mk5hf2yr1x
@user-mk5hf2yr1x Ай бұрын
WAAR NAA XABASHI IYO OROMO HAW WAALAN OO BADA IYO DHULKA INAAD BIXIAO ALLW KU NAC XABASHI KABCADA KU DUULAAYA AYAAD U DHILIFAQAYSAA SI AAN KURSIGA LOOGA DEGIN ALLE WUU KU ARKAA MUNAAFUQ XANBASHI IYO OROMO UF MA RABNO WAA AFDUUB
@abdulugaas4413
@abdulugaas4413 Ай бұрын
Itoobiya iyo kooxda muusa juudan xabad ayaa afka laga gelinaya
@abdisamadAhmedDirye
@abdisamadAhmedDirye Ай бұрын
Hhhhhhh sawku ku dhexfadhiya itoobiya gobolada dhexe somaliya miyeyna ahayn mida kale sawkan madaxwaynhaagii baryootamaya
@Qalanbawi
@Qalanbawi Ай бұрын
Beenta jooji sxb
@user-wx9mx5dz5e
@user-wx9mx5dz5e Ай бұрын
Kkkk beenta idoor isku afuufa
@MohamedAli-cs1zy
@MohamedAli-cs1zy Ай бұрын
Beenaale yaal, dulmi kulmiye biixi nusbaloodh ma rabno. Itoobiya waa CADAWGEENA iyo CADAWGA UMADA SOMAALIYEED oo dhanba, ma ogalin BADEENA iyo MUSTAQBALKEENA caruurteena muuse biixi iyo kulmiye in iibiyaan
@MohamedAli-cs1zy
@MohamedAli-cs1zy Ай бұрын
Beenaale yaal, dulmi kulmiye biixi nusbaloodh ma rabno. Itoobiya waa CADAWGEENA iyo CADAWGA UMADA SOMAALIYEED oo dhanba, ma ogalin BADEENA iyo MUSTAQBALKEENA caruurteena muuse biixi iyo kulmiye in iibiyaan
Garaad Jaamac Waa Wecel (Garac) Boqor Buur Madow DEG DEG Jawaaab Kulul
29:49
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 9 МЛН
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
War Ka Soo Dhacay Somaliland Falnqayn Podcast HN...
1:12:22
Hargeysa News
Рет қаралды 6 М.
DEGDEG: Waraysi Kashifay Sababta Somaliland ula Heshiisay Ethiopia
26:34
Q.2aad Su'aalaha Iyo Jawaabaha Is afgaradka MoU-ga S/land & Ethiopia
44:10
Maxay Jabuuti uga horjeedaa aqoonsiga Somaliland ka helayso Ethiopia.
1:26:04
SOMALILAND NEWS - MIX MEDIA
Рет қаралды 31 М.