Wararkii u dambeeyey xogta dagaalka Sool, Khasaaraha 2da dhinac & muhiimada goobaha lagu dagaalamayo

  Рет қаралды 34,438

Gaylan Media

Gaylan Media

10 ай бұрын

Wararkii u dambeeyey xogta dagaalka Laascaanood, Khasaaraha 2da dhinac & muhiimada goobaha lagu dagaalamayo

Пікірлер: 81
@nimcosiciid175
@nimcosiciid175 10 ай бұрын
Illaahow guusha sii xaq udirirka aamiin
@cabdallejabir4459
@cabdallejabir4459 10 ай бұрын
GUUL SSC GOBONIMO ❤❤
@user-um4on6ej4c
@user-um4on6ej4c 10 ай бұрын
Ogadanbeyn gusha waa ssc khatumo insha allah an laraja dhigin wan guleysan tonaa cadawga hargeyso kaso dulay
@saadhussein5466
@saadhussein5466 10 ай бұрын
Allow kalaqabooji wiilal soomaaliyeed baa iskudhimanaya oo iidoorka garansii iney dagaankooda kulaabtaan hadey diidaan waa thaalimiin xadgudbaya ee ilahow kujabi GUUL REER SOOL ❤
@ayaancadey1660
@ayaancadey1660 10 ай бұрын
Alhuma amin
@saadhussein5466
@saadhussein5466 10 ай бұрын
@@ayaancadey1660 ايان الله يعطيك العافيه
@edebsan9049
@edebsan9049 10 ай бұрын
Aamiin Aamiin
@daahiradanhersi595
@daahiradanhersi595 10 ай бұрын
​@muxsincapo462 majeerteen waa degaan waana harti garoowe 130km bay ujirtaa laascaanood halka hargeisa 500km iyo kafogba kasoo duusheen
@kayhass2510
@kayhass2510 10 ай бұрын
Waay kajabayaan waliba sifoolxun
@husencabdicasis6938
@husencabdicasis6938 10 ай бұрын
Maamulka hargeysa waa daalimiin soo duuleen mana guuleysan doonaan
@rashidmohamed8605
@rashidmohamed8605 10 ай бұрын
Waa warkii hadhaagii Faqashta
@abdullemahdi4504
@abdullemahdi4504 10 ай бұрын
Guul iyo gobanimo 🇸🇴Ssc somaliay hanoolaato
@nimoqueen5617
@nimoqueen5617 10 ай бұрын
Guul iyo gobonimo SSC 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@bigphish1983
@bigphish1983 10 ай бұрын
Guul iyo gobonimu asc khaatumo
@Abdirahmanmohamed5104
@Abdirahmanmohamed5104 10 ай бұрын
Shaqo Qaran way soconaysaa intad xadkayaga kabaxaysaan 🎉🎉🎉
@user-py3ip6dt3w
@user-py3ip6dt3w 10 ай бұрын
Qalasyadaa waay soconayaa ilaa oag aan qabsaneyno guul ssc khatumo state of somalia 🇸🇴
@hodanbashir7886
@hodanbashir7886 10 ай бұрын
Guul somaliland
@sahrokhalif6130
@sahrokhalif6130 10 ай бұрын
​@@user-py3ip6dt3wwaa sax ninkii dhoof kuyimid ayey geridu dhibaysaa sas waaye reer lascanood way gulaysan inshallah guul
@JamaSuleman-wu5fr
@JamaSuleman-wu5fr 10 ай бұрын
🎉🎉🎉 Xasan maxamuud kitaab kaad martey allaah kugu ciqqaab beenta aad kasheegtey in shaa allaah khaainul wadan 🎉🎉🎉🎉
@user-fi9nq9gq2o
@user-fi9nq9gq2o 10 ай бұрын
Guuuuuuuuuuuul xaq UDIRIRKA ssc
@abdirahmanmohamud1635
@abdirahmanmohamud1635 10 ай бұрын
Wadhac wadhac soo soco majeedheen
@cabdallejabir4459
@cabdallejabir4459 10 ай бұрын
MASHA ALLAH WA RUNTA ❤❤
@Hogolnews
@Hogolnews 10 ай бұрын
Gaylan Media Mahadsnaid 🙏
@user-dw2su3kc4w
@user-dw2su3kc4w 10 ай бұрын
Tanks 4 ur news
@husseinabdi5204
@husseinabdi5204 10 ай бұрын
Thank you Galyan media for your latest updates news and information and excellent analysis
@user-dw2su3kc4w
@user-dw2su3kc4w 10 ай бұрын
Guul scc qatumo❤❤❤❤ nakupendA sana
@cabdallejabir4459
@cabdallejabir4459 10 ай бұрын
GUUL HARTI GOBONIMO ❤❤
@cabdallejabir4459
@cabdallejabir4459 10 ай бұрын
GUUL KHAATUMO STATE ❤❤
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 10 ай бұрын
war yaa khiyaali ku noolaan karo oo muuse ahayn# waa gafornatoorihii ugu xumaaa ee somaliland soo mara abid
@mahamedflag4309
@mahamedflag4309 10 ай бұрын
Guul ssc
@aniwaaye484
@aniwaaye484 10 ай бұрын
Ilnshallah guull iyo goobanimo inshalah khatuumo state guul
@Mrreporter258
@Mrreporter258 10 ай бұрын
Yaan laga hadhin maanta dagaalka ilaa Somaliland laga saaro goobaha oo dhan
@ayaanmagaalo9149
@ayaanmagaalo9149 10 ай бұрын
Wa runta
@hassanmahdi8901
@hassanmahdi8901 10 ай бұрын
subxanallah markii wiilal waalid dhalay aabayaal walal iyo garab la laa aani dhacdo ayaad maqli doontaa waala heshiiyay
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht 10 ай бұрын
Guul Ssc
@Axmedweheliye
@Axmedweheliye 10 ай бұрын
Guul ssc.maanta jabkii ugu waynaa ayaa gaadh sinay
@hodanahmed6869
@hodanahmed6869 10 ай бұрын
Reer ssc walahay dhibaa haysta maalinwalba dagaalbaa dhaca wax guulana lagama gaaro waxkale xataa haday awoodi waayaan jidka sahaydusoo marayso maxiriwayen si sahaydu uga dhamaato yaab
@fartunahmed4759
@fartunahmed4759 10 ай бұрын
Ssc guul ayaan u rajeynaa
@cabdiladiif1436
@cabdiladiif1436 10 ай бұрын
Abti waad ku mahadsantahy mabay xamileenba masaakiintu jabkii so gaadhay iyo niyado ka jabta ee intaa mooraalka u dhisayso wad ku mahadsantahy
@AbshirMohamud961
@AbshirMohamud961 10 ай бұрын
Puntland wa inay sitoos ah ugu birto dagalka hadi aya labad dhinac iskashadan wahubal in ay kasari karan snm
@samoc5405
@samoc5405 10 ай бұрын
Badhyo culus maxamud saleebaan miyey ka maqneyd😂😂😂
@wayyoarrag7574
@wayyoarrag7574 10 ай бұрын
Allow khatumo u hiili
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 10 ай бұрын
isaaq ba soo duuley oo daalimina ilaahow jabi bal qofka hargeysa kasoo duulay lascaanod dad kudhibateynaya qofkas wa xawayaan
@armaan7498
@armaan7498 10 ай бұрын
Mahadsanid 😊
@abobasement346
@abobasement346 10 ай бұрын
in shah Allah waa lagah gulaysan Argagixisadah snm
@warfaaden6369
@warfaaden6369 10 ай бұрын
Kkkkkkkk warka saxda ah sheeg 😁
@hodanc6255
@hodanc6255 10 ай бұрын
Wa mamulka hargaysa dheh wana qabil kalimada ad isticmalayso ka firso
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 10 ай бұрын
Allaha argagaxisada SNM ku jabiyo dagaal walba, maxaa yeelay waa dulmiilayaal raba inay ssndulle iyo qasab ku maamulaan SSC KHAATUMO STATE.
@AbdilaahiAbshir32-qq6vf
@AbdilaahiAbshir32-qq6vf 10 ай бұрын
guul guul inshalaah
@abdulahihassan6781
@abdulahihassan6781 10 ай бұрын
Dagalkani marrag ma dhafo miyanan
@abdullahicarab4936
@abdullahicarab4936 10 ай бұрын
Wllhi walayab maxa lagasiiya somalilan umada rer sol mey faraha kaqado
@shariifshariif9414
@shariifshariif9414 10 ай бұрын
Galan midia
@fanah6741
@fanah6741 10 ай бұрын
Iskadhewaxaad doonto waxaadku fashilantey dilkii abwaanjaamac kadiye
@abdikadirmuse2595
@abdikadirmuse2595 10 ай бұрын
🎉🎉
@mohammedzaki4
@mohammedzaki4 10 ай бұрын
Guul Somaliland ciidanka qaranka 😅
@gedefletv6049
@gedefletv6049 10 ай бұрын
Guuli kaa dheer ina abaarso
@shariifshariif9414
@shariifshariif9414 10 ай бұрын
Benaalle
@abdirahmanmohamud1635
@abdirahmanmohamud1635 10 ай бұрын
Hhhhhh kulahaa butland sitoosa hawgasho adeer majeedheen.waxba lama hadhin.dhabayaco waytaqaanaa holoca ciidamada slaand
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 10 ай бұрын
BAL BEENALAHAN EEG HYWANTAA SOO WEERARTEY OO KI BALAN QADEY INEY SOO WEERARAYAAN
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 10 ай бұрын
Dadka HARTIGA ah waxaa loo baahan yahey gurmad degdeg ah.
@hodanbashir7886
@hodanbashir7886 10 ай бұрын
🤣😁😁🤣
@Abdirahmanyousuf-mw5gz
@Abdirahmanyousuf-mw5gz 10 ай бұрын
Beenale Beenale dhaley faqash qudhun dhaley goobjoog MAMODA GOJACADE! MARAAGA ! XADKANA YAHEYSTA VIVA SOMALILAND GUUL ALLOW DHAWR AMIIN
@superfun1819
@superfun1819 10 ай бұрын
😅😅😅😅
@ayanlehadan2299
@ayanlehadan2299 10 ай бұрын
Benale
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 10 ай бұрын
Galydh media sarkaalkii hogaminaayey hawanta taas baad ku qarineysaa been ka sheegeysaa somalilanad mida kale taliyshii madaaaficada oyo ciidan uu watch ayaa ka soo goostey huwanta
@abdisahalqaylo8812
@abdisahalqaylo8812 10 ай бұрын
Runtu kula qaraaraa,iyadaase qalbiga kuugu jirta,weligaaba been aad ogtahay isku maaweeli,Labour la gaaddiwaa,mraaga iyo goojacade
@abdirahmanmohamud1635
@abdirahmanmohamud1635 10 ай бұрын
Dhulbahante oo reer slaand ah ayaa majeedheen galaaftay ookhiyaamo faan been khiyaali kunool
@cabdikariincabdikariinxuse6917
@cabdikariincabdikariinxuse6917 10 ай бұрын
Hhhhhh beenale guusha dagaalbu qarinaya
@kayhass2510
@kayhass2510 10 ай бұрын
Jabhada argagixisada Muuse wa kujabaysaa meesha 32 dawlad beena wa lasoo afjaray
@MubYus
@MubYus 10 ай бұрын
Beeenta dhabayacada ma aha war lagu kalsoonaan karo.
@superfun1819
@superfun1819 10 ай бұрын
Ooy
@AbdicasisDahir
@AbdicasisDahir 10 ай бұрын
​@@superfun1819qwertyuiopggf
@dahabzame9020
@dahabzame9020 10 ай бұрын
Guul ciidanka qaranka somaliland
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 10 ай бұрын
MAJNUUN MUUSE JUUDAANOOW XABBAD MASIIBO AH WADNAHA KAAGA DHACDAY OO ADDUUNKANA SILAC KU NOOLOW AAKHIRANA CADAAB DARAN.
@khadarahmed3774
@khadarahmed3774 10 ай бұрын
Hadaad aragtaan kanoo cabaadaya reerkoodii waala karbaashay ❤
@Redspittingcobra
@Redspittingcobra 10 ай бұрын
Daarood wax iska celin waa. Sideed bilood ayuunbay leeyihiin Maraaga ayaanu qabsaney. Daarood Siyaad Barre kama dambeyn. Maxaa yeelay waa qabiilka kaliya ee maanta qabiil kale oo Soomaaliyeed dhul ka haysto. Khalad ha iga fahmina in aan idin dhiiri galiyo ayaan rabaa.
@SultanAhmed-et3vc
@SultanAhmed-et3vc 10 ай бұрын
MR. OOYAAYE 8 BILOOD BAAD BAAD BAROORANEYSEY, OO AAD BEEN AKHRIYEYSEY, NIYAD JAB WEYN WAABA KU HEYSTAAYE , XADHIGNA IYO IN LAGU SOO QABTONA MIISKA AYEY SAARAN TAHEY, WAANAD GURAN DOONTAA MIDHAHAA,
Kiiska Ardaygii lagu dilay Muqdisho iyo Maxkamadda Ciidamada..
22:35
Somali National Television
Рет қаралды 61 М.
Me: Don't cross there's cars coming
00:16
LOL
Рет қаралды 15 МЛН
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 54 МЛН
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 4,3 МЛН
HALKUU MARAYAA DHAAMKA KAL-QORAY EE UGU WEYN SOMALILAND
9:44
Hargeisa Water Agency
Рет қаралды 5 М.
Ответ Хасана Халитова наложнице кремля каДырову (на Чеченском языке)
5:30
𝐊𝐇𝐀𝐒𝐀𝐍_𝐊𝐇𝐀𝐋𝐈𝐓𝐎𝐕
Рет қаралды 63 М.
Me: Don't cross there's cars coming
00:16
LOL
Рет қаралды 15 МЛН