WARARKII UGU DAMBEEYAY DAGAALKA MAGAALADA LAASCAANOOD

  Рет қаралды 21,732

HBN Online TV

HBN Online TV

Жыл бұрын

WARARKII UGU DAMBEEYAY DAGAALKA MAGAALADA LAASCAANOOD
#HBNOnlineTV
👉 / @hbnonlinetv
👉 / hbnonline
👉 / hbnonline
👉 / mowliidsons
👉www.hbnonlinetv.com

Пікірлер: 61
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Жыл бұрын
Maan sha allah Garaad Geesi taariikhda ku xusi insha allah guul reer SSC Khaatumo State guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta adeer calanka buluuga ah ee shanta xidigood leh calan aan ahay SSC Khaatumo State No No
@mahdibahdoon9742
@mahdibahdoon9742 Жыл бұрын
Guul SSC of Somalia 🇸🇴 💪 ♥
@Abdirahmanmohamed5104
@Abdirahmanmohamed5104 Жыл бұрын
Xuduudada SOMALILAND gorgortan maleh ee diigiina naladhaafa.
@ibrahimmahamud7852
@ibrahimmahamud7852 Жыл бұрын
Xuduudkaaga ingiriiska udoono , meeshaa raggii ingiriiska ka xureeyay koofina afka ciida udaray baa joogee , caruurtaa aad magaalooyinka kasoo qafaaleysaan meeshaa haku halagina , dhulkaa geesiyadii daraawiishtaa ingiriiska meeshaa ka xureystay baa lagala tashanayaa maalin baad riyooneysaan malaa caruurtii 90 kadib dhashaa tahy
@warfaaden6369
@warfaaden6369 Жыл бұрын
Caalamka oo dhan ayaa aragtay inay argagaxiso joogto laasacanod
@Abdirahmanmohamed5104
@Abdirahmanmohamed5104 Жыл бұрын
Waar ma anigaa waalan mise cadanbaa laga heesayaa. Inkii soojoog lagawaayey Maaha kani.
@Waryaa123
@Waryaa123 Жыл бұрын
Haye abti hadalkooda muxuu❤habeen hore abti macaan hadalkaada muxu ahaa ha gubato somaliya hadaad tiri abti hoog waan arkaaye hiil baan ahay Hadhow ha ilaawin waxaad ku diidey markii hore Tabtaas ba i heshay
@mohamudsuleiman4972
@mohamudsuleiman4972 Жыл бұрын
Somaliland is fighting alshabaab pĺus u the reporter who is a sympathies
@mahadabdihassan3326
@mahadabdihassan3326 Жыл бұрын
Guul guul Muse iyo inta la wada walah hoojiyo
@abdikarimyusuf6141
@abdikarimyusuf6141 Жыл бұрын
Gees kasto Somalia xabad baa kasocoto! Waali waaye
@xuseenmedia
@xuseenmedia Жыл бұрын
Allaw sahal amuura adigaa awoodle ayaan daro waa tan oo kale
@elyasdjima5729
@elyasdjima5729 Жыл бұрын
War Brent’ iskadaya
@Tasniim1
@Tasniim1 Жыл бұрын
Ninka maanta masaajidadii hospital kii wax yaabihii aasaasiga ahaa & caruurtii dumarkii madaafiic kusoo tuuraya ninkaasi waa nin noocee ah?
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 Жыл бұрын
Waa argagixiiso dhiigya cab ah
@hasna6169
@hasna6169 Жыл бұрын
Asc ALLOW SAHAL
@xuseenmedia
@xuseenmedia Жыл бұрын
Alshabaabta aduunku sheegay maxa ka jira garaad jaamac
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme Жыл бұрын
xayawaan kaa cawaansan weli ma arkin. "Garad Ali" waa uun magac. liisna waa uun liis!. caruurta keliya ee rumeysan kara waa cawaan adoo kale ah.
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 Жыл бұрын
Muse bixi umad laguma amini karo waa in cafimadkiisa maskixiyan la baaro farintan waxaan u diryaa besha calamka
@salaama9744
@salaama9744 Жыл бұрын
Wariyev waraysigaagu ha ahaado mid lagu qanco meeshan waxa galay waa wax laga soo shaqeeyay mud dheer baroortuna orgiga ka wayne waanay cadaan ujeedaduna waa mid qarsoon oo dhaqaale iyo afgaarta gobolka ka shishaysa
@elyasdjima5729
@elyasdjima5729 Жыл бұрын
Kuusobeer
@Bashker002L
@Bashker002L Жыл бұрын
Ilahi ha kala qawojiyA
@wadhafwadhaf5793
@wadhafwadhaf5793 Жыл бұрын
Garaadka qori baa LAGU hayaa OO sidaa dheh baa LAGU leeyahay,waa nin afduub loo haysto,
@Shucayb_mohmet
@Shucayb_mohmet Жыл бұрын
Aduunku falastiin bu wax u qaban laha😅
@abdisharif8315
@abdisharif8315 Жыл бұрын
Dagaalkaad ka hadlaysaa ma shalay baa mise waa maanta?
@abdiali4626
@abdiali4626 Жыл бұрын
laas caanood dad kibray ayaa waalay caano kadhan garaad shaydaan
@Faisalhassanrabah
@Faisalhassanrabah Жыл бұрын
Laascaanood argagixisadii alshabaab ayaa ladagaalamaya somaliland
@barkadabdi198
@barkadabdi198 Жыл бұрын
Jabhadaa Faqashta tagersaan wanuu qabanaynaa. Somaliland ceel ayan kala so baxnay calan shaydana maa ogaliin
@smarter6973
@smarter6973 Жыл бұрын
Garaadow iyo kuwo kale ee dagaalka ku baaqay idinkaa ka masuula dhimashada dadka Akhiro. Ninkii dagaal iyo dhiig ku faraxsanow ogaada Alle kaala xisaabtami doono🥺
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 Жыл бұрын
Allah reerku munafiq sanaa, yaa soo duulay oo reer degaankoodi ugu yimi? Schooladi iyo hospitalaadi iyo caruurtodi laayay?? Sow mahan adeerka muuse bixii oo dhiiga dhulbahante xalaleeyatay??
@siyidcalimaxamed1400
@siyidcalimaxamed1400 Жыл бұрын
Walaal yaalo illah kabaqa waxadku kardagaalimeysan washa cabkiin xabada xalmageento meqad aasten iyo shale war illaah kabaqa halajojiyo dagaalka labada dhinac wax caqli kujiro mali miyaan
@abdirahmanali6104
@abdirahmanali6104 Жыл бұрын
Soomaaliland guf ayuu ka galay dhulbahate waxay ka dalbadeena waa ay helayaan
@deeqsamater9445
@deeqsamater9445 Жыл бұрын
Colaada joojiya oo nabada ka shaqeeye
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 Жыл бұрын
Odoygaan muse judaan umada alle ha ka qabto aduunkana alle ha ku cadaabo wiilal uusan dhalin ayuu halaagay
@hoppy123a
@hoppy123a Жыл бұрын
Somaliland Nabad nabsi kama gasho dagaalna kuma degdegto, hadii ay kacdona mahadho ilaa iyo ay ka salgaadho xudunta cadowgeeda, Laascaanood na kama wado waayo waa magaaladeedii oo waa meel ay dhisaysay ilaa iyo 1991-kii lkn cida ay dagaalka Kula jirtaa waa cadaan daahir yaa shamis???
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 Жыл бұрын
Dee ka sal gaadh yaa kaaga futo xun waxaad ka hesho cid wax ha ka siin
@nimcoqueen6127
@nimcoqueen6127 Жыл бұрын
Illaahay hakala qaboojo. Hana is kugu yimaadaan miiska . Wada hadalka si xal.looga gaadho. cabashooyinka.iyo waxay tabanayaan. Walaalaheen..waxanleeyahay garaad jaamac. markan colaada.aad hurinaysid. Adiyo saaxiibadaa. Iyo markan.Aad nabad wade iskagadhigaysid. Beeshacaalamka. Waa markee.
@deeqsamater9445
@deeqsamater9445 Жыл бұрын
Dagaalku dhibaatadaas ayay lewdahay Colaadu dhubaatadaas ayay leedahay Ee aqligu hashaqeeyo
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme Жыл бұрын
waa saas! bal noo wad sheekada! haaheey!. Saxaafadii waa la idinka dheereeyey. Qorina waa leydinka badiyey!
@puntlandland2679
@puntlandland2679 Жыл бұрын
Khawarijta SNM iyo Alshabab SOMALIA 🇸🇴 walaga xoreynaya.
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 Жыл бұрын
Isaaq wuxu maatida uu laynaya waxa u sabab ah rajadii uu dhulbahante ka lahaa aya dhamaatay, waa ka aargoosasho iyo ciil. Ssc tagtay ee taa ku bararuuga 🇸🇴🇸🇴
@deeqsamater9445
@deeqsamater9445 Жыл бұрын
Colaada waxabay bur burisaa ee waxaba madhisto
@haydar378
@haydar378 Жыл бұрын
Calanka tawxiidka alaw ha naaqusin
@puntlandland2679
@puntlandland2679 Жыл бұрын
Alshabab iyo SNM wa khawarij ku dhuunta diinta islamka.
@ibrahimhassan2023
@ibrahimhassan2023 Жыл бұрын
Ka daab kadaab dhalay waa inoo iyo London hadaan gacan wax kaaga qaban waayo
@mabruukabukar6682
@mabruukabukar6682 Жыл бұрын
Siilkii hooyadaa ayaad waxgaarsiin bal wakaasee udhowow hadaad nin rag tahay ma runta ayaad diidan tahay inlasheego garac
@Sharmaemail
@Sharmaemail Жыл бұрын
Biixi Allaaah cadaabo waa daaalim diig cab ah
@Imanibrahim1983
@Imanibrahim1983 Жыл бұрын
I know one thing (Dhulbahante) is very violent human beings and fighting is their DNA.
@abdikarimyusuf6141
@abdikarimyusuf6141 Жыл бұрын
Who told you? That everybody can be violent
@Imanibrahim1983
@Imanibrahim1983 Жыл бұрын
@Abdikarim Yusuf honestly am not dhulbahante but this guys are war machine when it comes fighting the have no respect no human trust me.
@abdikarimyusuf6141
@abdikarimyusuf6141 Жыл бұрын
@@Imanibrahim1983I’m also not dhulbahnte but if you Somalia there’s war almost everywhere in Somalia
@abdisharif8315
@abdisharif8315 Жыл бұрын
Warkaagu dhinac ayuu ka raran yahay ee saaka meesha uu ka bilaabmay iyo halka la kala joogo waa kaa khaldan tahay
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme Жыл бұрын
Hadduu idinla jiri jiray, hada isbedel!.
@jamelmixile2298
@jamelmixile2298 Жыл бұрын
Xoolo xasuus baa socda kula wax ka qabo dee imisa ayaa lagu lahaa nabad baa lagu dharka. Aqoon ma leh dhulbahante .waxa iska barta sida borama oo kale
@sittiregion6490
@sittiregion6490 Жыл бұрын
guuuuuuuuuul guuuuuuuuuul insha allah smlnd
@isisisraelsecretintelligen9933
@isisisraelsecretintelligen9933 Жыл бұрын
SNM WAA KU JABEEN 3 MAALMOODBA MAYDKOODII BAY QAADAN KARI WAAYEEN
@abdikhadirfarah7415
@abdikhadirfarah7415 Жыл бұрын
Mawalid dhex dhexad kama tihid arinta lascanood wayo dadka aad warkooda soo dansi ama warsnansi waa dhinaca somaland kasoo horjeeda
@HBNOnlineTV
@HBNOnlineTV Жыл бұрын
Walaal adigoo ku mahadsan fikirkaaga, ka HBN ahaan waxaa naga go'an dhexdhexaadnimo iyo inaan runta ka sheegno cid walba oo iska soo horjeeda. Masuuliyiinta Somaliland ee gobolka ka soo jeeda iyo kuwa kalaba waan wacnay laakiin cid diyaar u ah hadal ma jirin, tan kale hadda sow warka kuma jirto warka Somaliland ka soo yeeray, waliba maalmo ka hor sow ma ahayn markii aan soo daynay khudbadii Madaxweyne Biixi ee uu uga hadlayay xaalada Laascaanood, adigoo fikirkagaa xor u ah hadda wax jira inaad inoo sheegto ayaa muhiim ah. Mahadsanid
@abdikhadirfarah7415
@abdikhadirfarah7415 Жыл бұрын
Mahadsanid mawliid lakiin adiga miyaad aragtay shacab mamuulkiisa dhahayo Uma bahin ama ha Naga baxo Hada London hadii shabku dhahaan ha Naga baxan macquul miyaa? Aniga labada qolo midana Mahi adigana Waan ogahad matihid lakiin xeeraka saxafada Kuma jiro in hadii meel arin ka dhacado in qolo kaliya warkooda kor u qaadi wadana ku mahadsntahay Jawabtada
Which Senior Tories Could Lose their Seats?
9:25
TLDR News
Рет қаралды 267 М.
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 33 МЛН
когда повзрослела // EVA mash
00:40
EVA mash
Рет қаралды 4,3 МЛН
HABARYOONIS oo HUWAN si adag ugu Hanjabtay
12:05
Ubaxle Media 24
Рет қаралды 3,8 М.
deg deg dhagayso cashirka loo dhigay muuse biixi
20:41
Shacab TV
Рет қаралды 1,1 М.
🚓КОПЫ явно такого НЕ ЖДАЛИ🫣#shorts
0:19
Найди Влада на стадионе
0:26
ЛогикЛаб
Рет қаралды 4,2 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
0:18
MrBeast
Рет қаралды 28 МЛН
Поймал редкий кадр🤨
0:22
FERMACHI
Рет қаралды 2,7 МЛН