Wararkii ugu Danbeeyey Qaabka Cusub ee Loo badalayo Baasaboorka Soomaaliga & Awooda

  Рет қаралды 24,953

HORUFADHI TV

HORUFADHI TV

9 күн бұрын

Subscribe | Share | Like Comment

Пікірлер: 56
@ElcapitanoLibanKassim
@ElcapitanoLibanKassim 7 күн бұрын
Allow falastiin ugargaar Yaa rabi
@m.k.7788
@m.k.7788 2 күн бұрын
Aammiin
@LightningFx-fv8ji
@LightningFx-fv8ji 7 күн бұрын
Jamacada carabta haka baxdo somalia carab waa lug gooyo somalia carab ma`ahaan
@faadumocali5574
@faadumocali5574 7 күн бұрын
Horufadhi Media Horufadhi TV guulest Allah idin xafido Suleman xaashi eng yaasiin ❤🇸🇴
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz 7 күн бұрын
Guulayso. Idigoo is le arnaad guul daro ku dhacdaa
@cabdimajidibrahim9217
@cabdimajidibrahim9217 7 күн бұрын
Maasha alaah ilaahay haisugu tosiyo xm siaankutalagal aheyn waxwalba oomideya shacabkoda kalajoga qasa ilaadanta galbed gacantana haugeliyo guul dhameystitan o dagdaga insha alaah
@farahhirsi8185
@farahhirsi8185 7 күн бұрын
Waa in laga jaraa magaca hooyada iyo gabder
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 7 күн бұрын
Waa shaqo madaxdaan
@maryamanuur9809
@maryamanuur9809 7 күн бұрын
Mansha ALlaah guul guul guul guulaaysta falastiin idanda rabi❤️❤️❤️❤️❤️🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽
@laylosiyaad-qm8uj
@laylosiyaad-qm8uj 7 күн бұрын
bismillah asc horta markaa dhahdo ganacsatada waxbaan isku darsaneynaa oo maxey kadhigantaa waa aaynu wada shaqeysano oo wada ganacsano maxey tahay qiilka looraadinaa waayaab waxan layabay waxa inaga xaqqa inaga indha tiray subxanallah illahow wadanka noobad baadi aamiin yarabi
@kabdi2408
@kabdi2408 7 күн бұрын
Maxamud cabaas ninka fiican Allah ha u keeno ummadda reer phalastiin aamiin
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 7 күн бұрын
Absolutely
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz 7 күн бұрын
Iam Somali my country Somalia 🇸🇴 idon't care what's you believe
@abdirahmanismailabdi4671
@abdirahmanismailabdi4671 6 күн бұрын
ASC.Mansha Allah Allaha kuxafido Suleyman Xaashi wasaad ushegtaye Cajiib dawlad ganacsatada laganacsaneysa wali lama arag ee wasidee maxase jira Raisalwasare hamze Marjey lotaliyo ayaad sobaxdey ee Raisalwasarnimada iska wareji marjeynimo uun baa kasoraceysee inkastp adan aheyn Calolshaqeyste hadan meshi iyo hawlahi laga filanayey madan qabanine
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 7 күн бұрын
Subxana Allah
@ahmedismaciel5465
@ahmedismaciel5465 7 күн бұрын
MUXUU KUDARSANAYAA GANACSATADA WAXAA. HALKAAS KACAD INAANU. DAWLADBA JIRINE KOOX GANAC SATAAH UU KAMID YAHAHAY
@ElcapitanoLibanKassim
@ElcapitanoLibanKassim 7 күн бұрын
Asc wll xaashi waxa maanta ii muuqatay cudadda caqliga kartida iyo Awoodda Calamka sida laisugu hardinayo iyo huradda dowladii somaliayeed
@MubYus
@MubYus 7 күн бұрын
Baasaaboorka aad ka hadlayso Alshabaab oo dhan ayaa haysata.
@hassannur8022
@hassannur8022 7 күн бұрын
SomaliRepublic and Jamhuuriyadda Somalia are not the same
@CabdiNaasir-443
@CabdiNaasir-443 7 күн бұрын
Bariga africa halagu qoro qaarkalena waxay ka sii jecelyihiin in lagu qoro yurub qaar kalena carab markaa aniguna waxaanba ku qorilahaa baasaaboorka dadka aan wadanba lahayn
@Engayub
@Engayub 7 күн бұрын
واه واه...
@user-om9wu9nc7l
@user-om9wu9nc7l 7 күн бұрын
😭💔🇸🇴 Xiriyada Waa badan yihiin 👍Ma aha kaliya Xutuyiinta 😭💔👍
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 7 күн бұрын
Kkk
@saafi1302
@saafi1302 7 күн бұрын
Somalidu hayaacdadaa hajoojiyaan waayo waanalanacay dalkeena aan iimaansano walaahi sharaf baan yeelaneynaa aan dhisano dalkeena aan maal gashano asagaa lahubaa inaanu ku guuleeysandoono hantideenuna kulumumeyn
@user-om9wu9nc7l
@user-om9wu9nc7l 7 күн бұрын
🇸🇴😅👍 Somaliya Waa Qani Lakiin dad kale ayaa lugu fa iideyaa😭 sidaas aya loogu daray Africa 😭🇸🇴💔 wax dan ah ugu jirto 👍 Somaliya 💔😭 ma jirto 😭👍
@osmanhajiabdi5899
@osmanhajiabdi5899 7 күн бұрын
WAA nin masuuliyada dalka soomaaliya dawladda odhan p.ministerkii xamze maba oga miyaa inu ilaahey kula Xisaabtami doono masuuuliyadda oy ku dhaartey inu daacad ugu Shaqeyn doono waxkastoo dawladdu saneysato waa lagu xisaabin maalinta qiuaamaha ileyn koleyba godbuu gali olagu Aasi doonaa
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 7 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@Selelfiaxmed
@Selelfiaxmed 7 күн бұрын
Passport ka soomaliya markii horeba micno ma lahayn waayo 19 dal oo african ah ayaa sita
@m.k.7788
@m.k.7788 2 күн бұрын
Fasaxa Dal Ku Gal = Visa (Afsoomaali, Afsoomaaliga)
@casalasal6466
@casalasal6466 7 күн бұрын
ASC WLLE WAA SHEEKO GAALED SOMALI IYO XUUTHI AYUU XIDHIIDH KA DHEXEEYAA WAA SHEEKADII CIRAAQ BAA NUKLIYER HAYSATADII LAGU BAABI,IYEY WADANKA CIRAAQ SUURIYA LAGU BURBURIYEY IYO QAAR KALOO BADAN MARKA WARAR KALE NOOGU BADAL BEEBTA GAALADA
@AsiyaFarax
@AsiyaFarax 7 күн бұрын
Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@yusra2501
@yusra2501 7 күн бұрын
Adigun baa sixun ufasiray. Ee dowladu waxay ganacsatada rabta inay ku cawiso waxii aqon ah sixun wax usheg sixir kadaran😭
@NuurcabdiIbrahin
@NuurcabdiIbrahin 7 күн бұрын
Banta regalbed ka iskada wan so dhawaynayna xutiyinta
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 6 күн бұрын
Basaboorka ma loo bedelaa??
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 7 күн бұрын
Acuudu billaahiye, haddii barga afrika dadkoda lagu soo fasaxo soomaaliya waa leynaga qaadayaa dalka ee halaga hortago xukuumada maantay dalka kataliso
@calibare1641
@calibare1641 7 күн бұрын
Badhan inuudhimirka kaxunyahay mahore baanfahamnay
@MubYus
@MubYus 7 күн бұрын
Waligeedba magaca ha laga bedlo wixii la danoono ha lagu qoro , Baasaaboorkaa Alshabaab ayaa qaadanaysa Qaraxyo ku fulinaysa.
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 7 күн бұрын
What is going
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 7 күн бұрын
Hanoolaato
@yarehinho2893
@yarehinho2893 7 күн бұрын
Asc hashi Taas dhib malaha in wax lisku darsado Sweden, Germany dowlada iyo ganacsatada waa shaar marka wax sheegeesid soo bar wadamada Qaar
@ahmadyusuf3360
@ahmadyusuf3360 6 күн бұрын
Xasan shekh hantida qarnka halaga qabto tugada siysinta wa cadwga 1aad ee somlia gancsto sido kale adunk kama jirto dowlad iyo gancsto wada shaqeyn ka dhaxeso lacgta canshurta hade ganacse lugu mal gashto dowlad ine misha jogin qofgi caqli wo og yahy awday canshurt bajajta laga qado
@user-cx6qw3tm4w
@user-cx6qw3tm4w 7 күн бұрын
Kkkk kk caalamka nin walba wuxuu raad sanayaa garab uu kutiirsado waa cajiibe mw Xasan faage Yoow kutiirsahaa Qubuurihii xitaa waa coloobeen dad nool iska daaye
@mohamedhagyabdirisaq9061
@mohamedhagyabdirisaq9061 7 күн бұрын
Waryaa dheh ganasi wanaagsan ....Hassan sh.lacag badan waa u soo xarootay...passaport ma ahan ee waa baaba a ummada somaliyeed.
@updrahmankey
@updrahmankey 7 күн бұрын
Hamzaa halaala hassane waa xaran cidkaa aqrisaneyso maleh cunsuriyahow aan akhiradisa aqanon uf qabiil kacarar markaa istiraa xaashi oo kale aa arkee kalasar warbahinta iyo cuqdada kuheyso
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 7 күн бұрын
Asis xaruntedada Waa putaland Iyo alshaabadee
@ahmedkaka9213
@ahmedkaka9213 7 күн бұрын
War xunsheeg ayaa tahay waligaa
@AhmedWarsame-lh8ug
@AhmedWarsame-lh8ug 7 күн бұрын
Waa khalad aad uwayn in somalia kubiirto bulshada bariga AFRIKA
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 6 күн бұрын
Oo dadkaan dhurwaayada u eg ma somali ba??
@HaajiHassan-te9re
@HaajiHassan-te9re 7 күн бұрын
War beenta dadka ka daah aduunka allaah ayaa maamila dadki been iyo kibir ayey ku hayan
@NorIbrahim-pc7ys
@NorIbrahim-pc7ys 7 күн бұрын
Waxaa fududeeyey in Alshabaab iyo xuutiyiintu isku soo dhawaadan waxaa fududeeyey Madaxweynaha DFS Hassan shiikh mahamuud isaga ka hor warkaan oo kale lama maqli jirin Hassan shiikh mahamuud ka hor Hassan shiikh mahamuud si fudud ayuu Rabaa inuu muqdishow u soo galiyo
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz 7 күн бұрын
Barga af ka miyaa. Laga leeyaha. Kkkkk. Waa sheeko raqiisa sigee baa loogu heshiin karaa. Somali. Ay gaaba heshiin waayay kkkkkk. Sheeko raqiisa horta. Somalidu ha heshiiso. Dawladnimadu. Maaha dukaamo siyaasadina. Maaha. Suuq iyo. Ma sheeko raqiisa oo cucsub buu xasan xabaalihii xitaa. Ganacsi. Bay. Galeen kkkkk. Xasan. Waa lagu arkaa
@AhmedWarsame-lh8ug
@AhmedWarsame-lh8ug 7 күн бұрын
MAOGGOLLIN IN BAASABOORKA SOMALIA LAGA BEDDELO ASTAANTII JAMHUURIYADDA
@qaran-channel-tv4311
@qaran-channel-tv4311 7 күн бұрын
Beenaale weeye kani
@abdirahmanismailabdi4671
@abdirahmanismailabdi4671 6 күн бұрын
ASC.Mansha Allah Allaha kuxafido Suleyman Xaashi wasaad ushegtaye Cajiib dawlad ganacsatada laganacsaneysa wali lama arag ee wasidee maxase jira Raisalwasare hamze Marjey lotaliyo ayaad sobaxdey ee Raisalwasarnimada iska wareji marjeynimo uun baa kasoraceysee inkastp adan aheyn Calolshaqeyste hadan meshi iyo hawlahi laga filanayey madan qabanine
small vs big hoop #tiktok
00:12
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 18 МЛН
The joker's house has been invaded by a pseudo-human#joker #shorts
00:39
Untitled Joker
Рет қаралды 6 МЛН
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 41 МЛН
Ikraan Tahliil ma waxay u gacan gashay Al-Shabaab?
13:00
VOA Somali
Рет қаралды 336 М.
small vs big hoop #tiktok
00:12
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 18 МЛН