Wararkii ugu Danbeeyey Qorshaha Kala Go'a ee Somaliland & Cida Kadanbaysa

  Рет қаралды 26,447

HORUFADHI TV

HORUFADHI TV

6 күн бұрын

Subscribe | Share | Like Comment

Пікірлер: 131
@user-tj2pj4ok2t
@user-tj2pj4ok2t 4 күн бұрын
Soomaaliland waa Cadceed Soobaxdiyo nuur Aan Sacabku qarinkarin in loo dabaaldago xaqbay uleedahay Marka horaba dowladbay ahayd madaxbanaan Soomaaliland guul guul
@m.k.7788
@m.k.7788 2 күн бұрын
Soomaali Land= Dhulka Soomaaliyeed. Dhulka Soomaaliyeed Dhammaantiis. Soomaalida Woqooyi galbeed (Sax, Dheh)
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 11 сағат бұрын
Sxb agoontii iyo maatidii daaquudkii afwayne iyo ka hadhay kabaleefyadiisii ee xaaraanta lagu dhalay iyo xoolihii dadweeynaha miyaa reer somaliland wax ka sheegi kara?? Intaad reer somaliland wax ka sheegayso maxaad futada ku daloosha u qarsan wayday?? yaase adiga wax kaa waydiiyay yaaa ilma doofaar???? Ciiil iyo muraaradilaac dartiibaad jiifka qaban waydee - taaha yarayso please,,,, wbtawfiiq
@IsmailIdiriscabdilaahi
@IsmailIdiriscabdilaahi 4 күн бұрын
somaliland iyo somalia laba dal bay kala ahaayeen waxayna isku biiren 1960 waxana laga dhaxlay dhib lakin adigu waxad afka ka dhawraysaa inaad intaa taidhaa
@mohamud12adam50
@mohamud12adam50 4 күн бұрын
Adiga shalay baad dhiibto iyo xasuuqba geaystay. Talada Kuma muuqato miyaa. Adigu waliba dhib sheeganaya. Caqliga ha sheeqeyo
@ansaarusunna123
@ansaarusunna123 4 күн бұрын
@@mohamud12adam50adeer dhib maanan gaysan ee xuduudka somaliland waa muqadas
@kamalhussein5603
@kamalhussein5603 4 күн бұрын
Wax baro waa iga talo jahlibaa waxaan kaakeenayo iyo been lagugu afuufay😂😂😂
@kamalhussein5603
@kamalhussein5603 4 күн бұрын
​@@ansaarusunna123wixii Allah muqasas ka dhigo um baa muqadas la dhihi karaa
@abdiwali1113
@abdiwali1113 3 күн бұрын
Somaliya dawlado kama jirin 1960 kahor waxaa jiray dhul Somaliyed oo koofur iyo waqooyi ah labo dal waxaa loo yaqaan labo dal oo calamo leh madaxwaynayaal leh tastuurkii leh xuduudo leh marka laga reebo geedka yoocada wax calaamad dal ah kama jirin
@asxaabi
@asxaabi 4 күн бұрын
halkani waa BBC DAAROOD
@AbdiqaniwaMohomed
@AbdiqaniwaMohomed 4 күн бұрын
Daarood ma BBC bayleeyihiin mise Runtaa kaxanaaqday
@mohameddahir3227
@mohameddahir3227 3 күн бұрын
Masha allah somaliland guul iyo gobanimoo lojojin mayo ciid kasta oo kasohorjeda qadiyada iyo qaranimada qaranka somaliland Xadudaha somaliland wa lamatabtan wa muqadis Somaliland waxay ledahay haal cadowuu wayo wa somalikushega konfureed Wallohayo itobiyaa wanuu sodhaweynayna
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 4 күн бұрын
British soomaliland government guuul caalamiya hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo
@sharmakeofficial4254
@sharmakeofficial4254 4 күн бұрын
Somalilnd. Allow dhowr
@m.k.7788
@m.k.7788 2 күн бұрын
Soomaali Land= Dhulka Soomaaliyeed. Soomaalida Woqooyi Galbeed (Sax, Dheh) Dhulka Soomaaliyeed Alloow Dhoowr, Aammiin
@asxaabi
@asxaabi 4 күн бұрын
84 sano ayaanu protectorate ahayn 1884 to 1960 ka dib 1960 ilaa 1991 ayaan somalia ku rafaadnay qasaare ugu weynaa, xasuuq dhac kufsi dil shcibkii ka dib ayaan ka dhiidhinay dagaal adag ka markaas ayaan 1991 to 2024 ayaan ku raaxaysanaynaa dib ula soo noqosho xoriyadda
@saidmussa6461
@saidmussa6461 4 күн бұрын
Somalia Dowlad kama jirto waa meel mooryaan dhiigyocab ah ku hardamayan hantida shacabka iyo mida qaran xooga lagu heysto 32sano
@user-dw7lk2wi3n
@user-dw7lk2wi3n 4 күн бұрын
Weriye horta cadifada marka laga yimado adiga iyo kuwa Somalia kufanaya wadan kiina dawlad usameya nabad ka dhiga kadib dawlad shuruc iyo qanun one man one vote one 💕💕💕💕 Somaliland
@user-tj2pj4ok2t
@user-tj2pj4ok2t 4 күн бұрын
Nin isdiidsiiya iyo nin aan isdiidsiinba Soomaaliland waa dowlad xornimo qaadatay 26 Juun / 1960kii markaa Aygu ha iska ciyee Awrtu Waysocon Soomaaliland guuul guuul
@sahromahamud
@sahromahamud 3 күн бұрын
Been Ahan dad Huriya Oo U Shaqeeya Shisheeye Diidan s aQaranimada Soomaaliya Allow caqli Sii🇸🇴🙏
@ahmedafrica7276
@ahmedafrica7276 4 күн бұрын
Somalidu waxay wax fahantaa marka la adoonsado ee dusha laga rarto sida dameeraha Bari markey eithopia idin soo gasho ee borama ay hablihiina ku kufsato Hooyooyinkiina barakiciso uun ha calaacalina Oo qadar alle haka dhigina
@Kabtansuleimaan-kv1lz
@Kabtansuleimaan-kv1lz 4 күн бұрын
Soomaaliya 🇸🇴 Waxay Dawladd ku Noqon kartaa Marka Nidaamka 4.5 Fadaraaliga Ah laga Takhaluso Maamul Goboleedadan Mooryaanka Ahna Ee Mid kasta Mashruuc u gaar Ah Watana iyaga laga Takhaluso Umadd Weynta Soomaaliyeedna Si Cadaalad Ah loo Simo Wadankuna yeesho hal Calan hal Hogaamiye hal Meelna laga Maamulo Magaca Wadankana loo daayo Jamhuuriyadda Soomaaliya 🇸🇴 kaliya
@UpdeynaserEssay
@UpdeynaserEssay 4 күн бұрын
Wlhi wa saxan thy wana kugu tager snhy shekadan waxa kenay gumeystaha waxana la dhaha kala qeybi ee xukun mida kale arinkan gobolada ah oo isdaba ordayo ee wadanka meqo mamul aya ka jiro iyo meeqo wadan ama meeqo calan ayay ledahay wadanka waxad arkeysa gobol somalia ka tirsan hdane halmar calanka wadanka somalia aysan isticmaleynin oo calamo gobol wato iskuna heysta wadan kaga darane madax weynaha somalia amarkisa maba qatan xita ma hoos yimadan xita xil kama qadi karo sarakil uma maga cabi karo dowlada dhan gobolka banadir ayeyba ku egthy oo kaliya mida kale
@UpdeynaserEssay
@UpdeynaserEssay 4 күн бұрын
Arinka gobolada waxa hoosta ka wata dad dan qabiil tabacsan tasoo gobolkasta daba tagan waxeyna uheystan iney wadan yihin
@UpdeynaserEssay
@UpdeynaserEssay 4 күн бұрын
Wadan waxa la odhan karan midka halmamul leh hal calan leh hal cidan leh shantan madax isdaba ordeysa in daqada laga saro calamadan dadki qabyalada waday ay ku hoos dhumayana la tirtiro hda tusale mareykanka wa somalia oo kale maamul goboled aya ka jira balse dadkoda wa isku fikir wa isku calan gobol kasta calan gooni ah ma sameysan karo mana jiro gobol ka hor imaan kara madax weynaha amaradisa mana jiro madax kale sida anaga an ulenahay shan ama lix madax oo midkastana ay gadaal ka tagan yihin qabiilkisa
@UpdeynaserEssay
@UpdeynaserEssay 4 күн бұрын
Somalia hda iyo waqti udhowba wlhi ineysan dowlad noqoneyn mida kale somaliland hal arin ayey inoga fican thy runta wa lama huran somaliland dadkoda wa hal wa isku fikrad wa isku maamul wa isku ciidan wa isku calan hal meel ayana looga taliya somaliland gobolo wey ku yalan balse calamo ma sameystan gobolkastana calanka somaliland aya ku weyn halka anaga somalia ah gobolada adan marna ku arken qof calanki wadanka oo astanta u ahaa wata qofkasta wuxu wata calan goboled hdane uu ku tagerayo qabiil oo kaliya ilaahey aya ino maqan
@KhaloCabdi
@KhaloCabdi 4 күн бұрын
Wall rer somaliland iyagoo dal ah bey idiin yimaadeen maantana waa dal aduunka kajira
@daudyare6882
@daudyare6882 4 күн бұрын
This is it ,s dream 2:14 😅
@abdifatahibnu-sheikh4644
@abdifatahibnu-sheikh4644 4 күн бұрын
Asalamu Calaikum wrt walaal SALIGA NABIGENA HAHILMAMIN WAA FARXAD CIDEED MALMAHAN (SALALAHU CALAYHI WASALAAM)SHUKRAAN
@mhamedshucayp2076
@mhamedshucayp2076 4 күн бұрын
7:55 codowgayagu waa wxii ka naxa nolashayada
@pukhariabdi847
@pukhariabdi847 4 күн бұрын
Somaliland is a different country then failed state
@munahaybe6749
@munahaybe6749 2 күн бұрын
32 Somaliland ban ku caano maalnay ku kornay wax ku baranay Somalia dawlad daris ah ban u naqaane marka meeshada iimanso anaguna meeshayada ayanu imaansanayna Allahmdullah
@danabguuled5491
@danabguuled5491 4 күн бұрын
Saaxiib, waad xsbeebtay sidaac waa waa u lahayde hal kiniin ah bal qaadi oo' dhiigya kuu dejiya. Janhuuriyadda Barkaysan e Somaliland guuleysta e Ka daba calaacalin, way tashadeen dadkaaasi e ishiyo cawrida Ka jeedi, Gurxantaye maxaad tari Qaylisaye maxaad qaban, orod meelaahaa Ka ooyooy,
@m.k.7788
@m.k.7788 2 күн бұрын
ilaaheeyoow Xafid Wariye, Aqoonyahan Suleeymaan Xaashi. ilaaheeyoow Soomaalida isjecleeysii
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 4 күн бұрын
Two countries different countries soomaliland government
@abasemohamed6827
@abasemohamed6827 4 күн бұрын
Fiiri macaan fiiriya?
@munahaybe6749
@munahaybe6749 2 күн бұрын
Wan kala goyna Insha Allah awalba wan kala goanay 19960 intii ka horaysay.
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 4 күн бұрын
British soomaliland government and Somalia italiya between borders afrika
@Togdheer
@Togdheer 4 күн бұрын
Walaaladayo Itoobiya ayaa citiraafkii noo keentay oo heshiis nala gashay. Markii somali oo dhan na cunsuriyadaysay waxaa na badbaadiyay walaaladayo Itoobiya illahay haka raali ahaado ee.
@Cabdiraxman..Mudug.
@Cabdiraxman..Mudug. 4 күн бұрын
Aniga oo walaalkaa somali ah goormaa ku cunsuriyeeyay, Arimuhu wa in aysan iskaga kiin qasmin Shakhsiyaad khaldamay iyo anigoo aan jeclayn in qof reer somaliland ahi maanta xagtini soo gaarto iyo dad waa hore khaldamay ha isku kaaya darin akhii ❗
@kamalhussein5603
@kamalhussein5603 4 күн бұрын
Oromo daan yaa naga aamusiya
@Apdi_maalik
@Apdi_maalik 4 күн бұрын
Aar somaliland maxay cadow leedahay
@awiawi2757
@awiawi2757 4 күн бұрын
no more Somalia waxad kamid tihin Ethiopia iyo Kenya marka Qofkasta wainu fahmaa loma bahnna khurafad iyo calcalka adwado yaa dawder
@XasanIgal-ow9il
@XasanIgal-ow9il 4 күн бұрын
siilka hooyada iyo itoobiantii ureesay kudhashay was nacalakugu taalo
@riin109
@riin109 4 күн бұрын
Wll miyaadan kadaalin somaalinimada, waxaad rabtaa dad cuqdadeesan in aad isku krento😢😢
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 4 күн бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. Waxan dhahayaa miisaska madaxda waxa la dhigaa biyaha ila kabo waana iimaan la'aan ka muuqata maamulka.
@Cabdiyuusuf-tk3yw
@Cabdiyuusuf-tk3yw 4 күн бұрын
Somaaliland guul ❤26❤juun❤loov❤
@user-A.Rashid
@user-A.Rashid 4 күн бұрын
su aan hadan ku waydiiyo itobiya markuu farmajo dhahay saylac iyo berbera idinku wareejin maxaa u taageertay heshiiskaa balse kan s.land u taageeri wayday hadii somali aa tahay oo ka hargeisa joga iyo ka xamr joga kuu siman yihin in somalia la baabiyo oo Somaliland la dhiso ayaa ka fcn in somalia la dhiso oo s land la baabiyo
@pukhariabdi847
@pukhariabdi847 4 күн бұрын
Tororog iga dheh 😂
@MuparakMohameth
@MuparakMohameth 4 күн бұрын
xanuun fdhi media
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z 4 күн бұрын
Xassan duufle gurgurte waxa Ka walaya WA nin asagii xayawanka bila caqliga wax rajo malaha
@lightofmylife2008
@lightofmylife2008 3 күн бұрын
Anigu waxan leyahay somali daad isu talinkarao majiro Ethiopia habloo daayo. Somali waan ka quustay iyo daad ila maanta dashay is haysta ..Tolow somali midaysan ma arkaya in my lifetime
@abdiraahidmohamed417
@abdiraahidmohamed417 3 күн бұрын
Waxba garan maysid
@AsiyaFarax
@AsiyaFarax 3 күн бұрын
Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah Allah scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@suleimankodah5844
@suleimankodah5844 4 күн бұрын
Waxaad ilowdey g21
@ansaarusunna123
@ansaarusunna123 4 күн бұрын
Kuwan somalia degan waan layaabaa dad toodiba aan ka adkayn oo tukale raadinaya adeer dhiigii shalay loo shubay somaliland ku lamidaa ayaanu u shubaynaa hadii doqonimada joojin waydaan ragii shalay dagaalamay kuway dhaleen baa nool
@alisaid6298
@alisaid6298 4 күн бұрын
Wa runta wlhi 😢😢
@AbdifataaxDharab-oy9xt
@AbdifataaxDharab-oy9xt 4 күн бұрын
Somaliland iyo somali laba dal ayey ka lahayeeen zxb Dib isku noqo 😂😂😂😂
@kamalhussein5603
@kamalhussein5603 4 күн бұрын
Waxaas Ethiopian ka ahaw adiga
@faisayussuf6953
@faisayussuf6953 4 күн бұрын
Wariyahu wuu saxsanyahay anaguna hadabu shacaka somaliland nahay wan ku tagerasannahay hadalkas
@user-wf4hc1tz6h
@user-wf4hc1tz6h 4 күн бұрын
Subxana Allah
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 4 күн бұрын
Two countries different countries soomaliland and Somalia italiya between borders afrika
@MuparakMohameth
@MuparakMohameth 4 күн бұрын
Farmaajo media 😂
@HodanAhmed-gz1nc
@HodanAhmed-gz1nc 4 күн бұрын
Somalia elaaha faraj a u furo
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 4 күн бұрын
علم لنسان ما لم يعلم KULAHAA Wxa laga hdlaya rasusha lagu daydo KADAA QURAANKA CAYAARTA
@abdimahamud2519
@abdimahamud2519 4 күн бұрын
Xaashi halagu kala tago Oo Hala kala go o sheeko kunacay
@user-ls9vs6yu3v
@user-ls9vs6yu3v 4 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂 26 juun 1960 ❤❤❤❤ guuuul Soomaaliland
@mustafesulyman
@mustafesulyman 4 күн бұрын
Hooyadaa.haagida.kawas.waxan.aad.isleedahay.fasal..soobaro
@adoonaleadoonale
@adoonaleadoonale 4 күн бұрын
Hadii aadna madaxweyne aheyn walakalago,aa Hadii aad madaxweyne tihiina dalka wadaniyiin ayaa hugaaminaaya Wiil waal dheh
@Ahmed-jk6go
@Ahmed-jk6go 3 күн бұрын
18 mey wuxu u taagan tahay labadi dowladood ee 1960kii isku biirey markay dib u Kala noqdeen mesha Kala go'o ma jiro ee wa Kala noqosho iyo Kala gurasho taariikhda Ben haka shegin cadifadna Haku sheekayn nin waynoo suxufi sheeganaya u egtahe
@abdirahimisse3386
@abdirahimisse3386 4 күн бұрын
Somali iyo shabaab haday heshin lahayen nabad heli laheen. Shisheeyana walga marmi lahay iyo dagaal. Alle ha iskugu keeno heshiis
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 күн бұрын
SNM BAA HAYSTEY WAQOOYIGA SOMALIA GOAANKA SNM MARNA KUMEY JIRIN IN LA KALA GO WAXEY GOAANKA GOOSASHADA QAATEEN MARKII NINKII HUDHEELKA LAHAA CALI MAHDI ALLYA RAXMEE KU DHAWAAQEY IN UU YAAHEY MADAXWEYNHA SOMALI MARKII CAYDIIID XAMAR XOOG KAGA SAAREY JALLE SIYAD TALO XUMIDII CALI MAHDI OO DAWALADII SIYAD BARRE HOOST KAGA SAXIIB AHEYD
@mohoali1393
@mohoali1393 4 күн бұрын
Qudada ku hysa adig iyo 8 awoowe oo dabe xataa kaa bixi mayso faqash faqasha dhalay was hoyada
@ansaarusunna123
@ansaarusunna123 4 күн бұрын
Waxa lagu heshiiyey 5 tii soomali in la midoobo suuragalna way noqon wayday sidaa daraadeed maxaanu iska ag qabanaynaa
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 4 күн бұрын
TWO COUNTRIES BRITISH SOOMALILAND AND SOMALIA ITALIYA BETWEEN BORDERS AFRIKA GUUUUUL BRITISH SOOMALILAND GOVERNMENT GUUUUUUL CAALAMIYA
@user-ox6gm5bs1o
@user-ox6gm5bs1o 4 күн бұрын
Bal eega kuwii dllay Somalinimo ee kaladiray dadki wadadhay ayaa Somali kahadlaya, itobiya hadi ay cadaw tahay adiga iyo reerkinay adeegsataa
@sharmakeofficial4254
@sharmakeofficial4254 4 күн бұрын
Nacam
@user-ox6gm5bs1o
@user-ox6gm5bs1o 4 күн бұрын
Itoobiya hadi aycadaw tahay maxad uhadliwayday Markii ay jigjiga reerkina dhulbahante kushirinayen sii Sland loo burburiyo ileen shirqoolka laascanod itobiya soo ababushay sii ay bada uhesho
@cabdilaahicali1333
@cabdilaahicali1333 4 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂🎉
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 4 күн бұрын
BACAAC BACAAC BACAAC BACAAC BACAAC BACAAC BACAAC BACAAC BACAAC BACAAC BACAAC BACAAC BACAAC BACAAC BACAAC BACAAC BACAAC BACAAC BACAAC BACAAC BACAAC BACAAC BACAAC BACAAC BACAAC BACAAC BACAAC BACAAC
@m.k.7788
@m.k.7788 2 күн бұрын
Adiga Ayaa Bacaacda Haaya
@Fariin214
@Fariin214 4 күн бұрын
Bbc daarood😂
@m.k.7788
@m.k.7788 2 күн бұрын
Waa Jirantahay
@ahmedelmi4884
@ahmedelmi4884 4 күн бұрын
Waxa Somalia ka socdaa waa wax lala yaabo taariikhdan maanta aduunka ka jirta. Madaxweynaha maanta Somalia ka jira waa nin wallaby - waa nin aan ka xishoon qiyamka Diinaha, iyo xeerarka u dhexeeya dadka aduunka ku nool. War ninkan ha baadho meesha Uyghur ka yimi asal ahaan . Waxa uu inaku wadaa meeshii aynu ka nimi 1991. Get rid of him in any way possible - milil korkii lama dhaqo
@endoftimescomingsoon
@endoftimescomingsoon 4 күн бұрын
Marqaan laan sawnagii soo afjarnay ee hubka kadhignay ee ay Oromo futada kagaleen😅
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 12 сағат бұрын
Doofaarkani beeen iyo khuraafaad badanaa !! Ruuxa miyaa beenta iyo lagu dhalay naxliga waa yaabe???????
@user-tf6hj3qy2b
@user-tf6hj3qy2b 4 күн бұрын
Haku daalin waayo qof iyo laboba waa qaldami karaan laakiin miyaad aragtay sedex boqol kudhowaad barlamaana oo aadan garanayn waxay baarlamaan u yihiin ileen waa kuwii qaladka qaban lahaaye halkaa maxaa kaga muuqada in wadan kani goblan yahay weliba inay ka qaldan qabtaan iska daaye waxaa laga yaabaa in ay ka wanaagsan maalin daayeen markaa hadal waa deeysey isma dhaanto iyo dhasheed haku daalin
@ardonoorwardhere8913
@ardonoorwardhere8913 4 күн бұрын
Raga kala go a wado waad ogtahaye u sheeg qabyaalo
@kayseduale1771
@kayseduale1771 4 күн бұрын
Kan xunka ah ee dameerka ah waxa u is barbar dhigayaa risaaladii ilaahay iyo qadaad wayn xun oo daarood ah oo u madax maray somali keligiin u taliya Oo ka mid yahay nacala ku yaalku
@Murtiileqaraamj5798
@Murtiileqaraamj5798 4 күн бұрын
Darood lalanolaan kari waaa sxb
@malyunabdile9960
@malyunabdile9960 4 күн бұрын
Cadan bilaga hemsida argagixiso wa damjadid
@mohamedhasan7231
@mohamedhasan7231 4 күн бұрын
Dalkeena raga madaxda ka ah dalal kale ey kaheestaan dhalashooyin waxa maqlee aa utaagan dorashada dowlad hebel aawadato marka nin noocaas ah man kasugeyna in oo namideeyo oo ah shaqale dowlad kale
@abdullahiadan7470
@abdullahiadan7470 4 күн бұрын
Wali qaabiiba kugudhacaday
@mohameddahir3227
@mohameddahir3227 3 күн бұрын
Majiraan waxa layidhaa somalinimo saabab too ah Ma nin sommali sheganaya ayaa odhan lahaa waligay mantaa malin ay somaliya kaxuuntahay man agar heshiskaa somaliland lagashay itobiyaa daraadeed 1988 wixii dhacay waxay ahayeen been miyaa Kkkkkkkkkk Somalikushega Argagixisada konfureed wanuu fahanaay
@mohameddahir3227
@mohameddahir3227 3 күн бұрын
Kkkkkkkkkk Kkkkkkkkkk jecliya markuu jaboo cadowugaa rer somalilan somalikushega konfureed wan kuraxaysta markuu jaboo cadowugaa rer somalilan somalikushega konfureed Way dhamatay xiligii laguu dawarsan jiraay somali somali iyo waxaa gormaa lagatagay warkaa
@cabdiaadan36
@cabdiaadan36 4 күн бұрын
Adaa waa lan xaashi ,xasan ayaad u taqaan dawlad xasan waa cadow dawladnimo burburiye ah somaliwey
@somalilanddiaspora
@somalilanddiaspora 4 күн бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkk
@ahmedabdi5593
@ahmedabdi5593 4 күн бұрын
Do not mixt up Puntland and Somaliland Somaliland was a country who gained it independance on 26june 1960 do you denied that sir
@ahmedabdi5593
@ahmedabdi5593 4 күн бұрын
This the dreaming man
@m.k.7788
@m.k.7788 2 күн бұрын
Afsoomaaliga ku Qor Faaladaada
@daudyare6882
@daudyare6882 4 күн бұрын
😢🎉❤😢❤😅😮😊😂
@user-wf4hc1tz6h
@user-wf4hc1tz6h 4 күн бұрын
Khalaf wayn
@Axmeddaahir_
@Axmeddaahir_ 4 күн бұрын
Mahadsanid Xaashi.
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 4 күн бұрын
26 JUUUN OK THANKS UK 🇬🇧 GUUUUL CAALAMIYA
@usstarlogistics600
@usstarlogistics600 4 күн бұрын
No more Somaliland Waa isaaq Land Waayo Reer Isaaq la yiraahdo ayaa Waxaa ku hadlay Markaa Lama oran karo Somaliland Fadlan Isaaq LAAND HALA YIRAAHDO
@talasameabdihasan4343
@talasameabdihasan4343 4 күн бұрын
Cadhada yaan lagaa dareemin 😂😂
@superfun1819
@superfun1819 4 күн бұрын
Ohinta yareey
@endoftimescomingsoon
@endoftimescomingsoon 4 күн бұрын
Way bay tahee Mxaa laga sheegi cidwalba oo caqli leh way taqaanaa
@user-A.Rashid
@user-A.Rashid 4 күн бұрын
waxd doonto iigu yeer waa sax lkn ka wrn kuwa somalia ku midaysan ee hadana midna mid uusan dhagaysan ma somalia odhan karnaa mise state failed
@abdulkaderyousefaden7161
@abdulkaderyousefaden7161 4 күн бұрын
Hhhh faqash
@cawlfaraarecawlfaraare4190
@cawlfaraarecawlfaraare4190 4 күн бұрын
Xaashow qabyaalada adiga ayaa kow ka ah alla ha kaa daweeyo
@jamalibrahim2472
@jamalibrahim2472 4 күн бұрын
Baroorood daroodka Wale adiiga ku taal calacaalka
@Abdirahmanyousuf-mw5gz
@Abdirahmanyousuf-mw5gz 4 күн бұрын
QADAADWEYNEY JABTEY ARGAGIXISO JABTEY SOMALILAND KALA TAGNE AYNU KALA QOOMAMO LAANO ..VIVA SOMALILAND GUUL VIVA ETHIOPIA DOWN SOMALIA DOWN XASAN DHADIG DHIMATEY
@superfun1819
@superfun1819 4 күн бұрын
Ninkasta xafadiisa jooga.
@user-wf4hc1tz6h
@user-wf4hc1tz6h 4 күн бұрын
🇸🇴Allah badbaadsho
@m.k.7788
@m.k.7788 2 күн бұрын
Aammiin ilaaheeyoow Badbaadi Soomaalida. ilaaheeyoow Soomaalida Qaar Xureey. ilaaheeyoow Soomaalida Mideey.
@dayibmahmud8739
@dayibmahmud8739 4 күн бұрын
Adigu qabyalada abahed matihid so ooy dee
@user-yq2zz5ug8v
@user-yq2zz5ug8v 4 күн бұрын
ada kow ka ah qabyaalada😅
@mustafecaska3269
@mustafecaska3269 4 күн бұрын
Waan ku raacsanahay saaxiib
@naasirmohamed7391
@naasirmohamed7391 4 күн бұрын
Been iyo xanuun wariyanimo ayaa farxaan duufle kudhacay wxa uu sheego hbn kastana wax eun ahi kuma jiro marka laga reebo wararkii habeen hore ee uu soo dhagaysto mooyaane
@liibaanahmed5636
@liibaanahmed5636 4 күн бұрын
Warunta allah nagaqabto kuwadhibka Somalië kuwado itobiyan wacadaw
@mahadtaleex841
@mahadtaleex841 4 күн бұрын
Dadkaan Ethiopia taageeraya ee wariyahana weeraaraya wa jaajus Ethiopian ah
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 4 күн бұрын
Adduunka horumaray wuxuu Ku horey maray* Feker wanaagsan* Sidaas awgeed Horumarku iskama imaan ee waxaa Ka horreeyey Feker Wanaagsan. Siyaasiga Aaminsan Qabyaaladdu Iney tahay* Halbeeggisa Siyaasadeed" ma waxaan Ka sugeynaa inuu Soomaaliya u keeno horumar? Jawaabtu waa Maya.
@user-ex2xu3ie9m
@user-ex2xu3ie9m 4 күн бұрын
Dalka haa labadbaadiyo soomaaliyey
@bigie2264
@bigie2264 9 сағат бұрын
Kii yaraaye darood ee cuqdadaysna waxba haku soo xoqin bulaacada faqashta somaliland mida kale somaliland dawlad somali ugu horaysay jabuuti manay somali ahayn iyo kuwa axnarada iyo kukuyada aad ka gadeen faragaajoy
ТАМАЕВ vs ВЕНГАЛБИ. Самая Быстрая BMW M5 vs CLS 63
1:15:39
Асхаб Тамаев
Рет қаралды 4,6 МЛН
Whyyyy? 😭 #shorts by Leisi Crazy
00:16
Leisi Crazy
Рет қаралды 20 МЛН
⬅️🤔➡️
00:31
Celine Dept
Рет қаралды 37 МЛН
Soudan : le général al-Burhan à Al-Jazirah après l'attaque des FSR
1:06
africanews (en français)
Рет қаралды 119 М.
SIR LAGA HELAY ITOOBIYA SAYLAC | XOGTA DAAHSOON | UNSC
24:11
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 71 М.
Sir Wayn Tirada Dhimashada Huwanta Dagaaladii udanbeeyey
16:21
ТАМАЕВ vs ВЕНГАЛБИ. Самая Быстрая BMW M5 vs CLS 63
1:15:39
Асхаб Тамаев
Рет қаралды 4,6 МЛН