WARAYSI:-Wixii aad leedahay ayaa lagu dagaalamaa,Anaga Dowladda waxaan uga soo tuug tuugnay inaan

  Рет қаралды 10,820

Somali cable

Somali cable

15 күн бұрын

WARAYSI| "Wixii aad leedahay ayaa lagu dagaalamaa,Anaga Dowladda waxaan uga soo tuug tuugnay inaan bisha Ramadaan la kicin dadka Xaafadda Dab-damiska weyna ogaayeen,Shacabka samir Alle hasiiyo" Xildhibaan Dhabancad.

Пікірлер: 50
@malaboa591
@malaboa591 14 күн бұрын
Waa Runtiis xildhibaanka baadida hadeey kugu raagto inaad leedahay ayaad moodaa Illaah dadka soomaaliyeed xaqa ha tuso oo iimaanka Allaha u sugo Inshaa Allaah
@JAMA_BARRE
@JAMA_BARRE 14 күн бұрын
Talo waayeel OO Garnaqsi ah weeye
@maryammoalem6280
@maryammoalem6280 13 күн бұрын
Masha Allah ❤👏👏
@fadumaali4556
@fadumaali4556 14 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤🎉🎉🎉🎉❤🎉🎉🎉❤Masha Allaha
@user-mg8er6id5q
@user-mg8er6id5q 13 күн бұрын
Waa run baadi kugu raagtay hantidaadaa lamoodaa. That's a perfect way to put it.
@iskufilan1223
@iskufilan1223 14 күн бұрын
Masha Allah tabarakallah 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤🎉🎉🎉❤🎉🎉❤❤🎉🎉🎉🎉
@Hugeii-sr4iv
@Hugeii-sr4iv 14 күн бұрын
Dal hureeye xasan shekh hore usoco
@meyremeyre8078
@meyremeyre8078 13 күн бұрын
Hg Ninkii ugu caqli badnaay futa cad
@iskufilan1223
@iskufilan1223 14 күн бұрын
Dalxureeye horey u soco❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️✅✅✅✅✅✅
@jamilanor653
@jamilanor653 14 күн бұрын
Dal dumiye noqon mar dhow hadu wax ka badalin sidan.
@AliAbdi-ny1db
@AliAbdi-ny1db 13 күн бұрын
Hasan shiq xaq ayukutaganyah​@@jamilanor653
@meyremeyre8078
@meyremeyre8078 13 күн бұрын
Hg falastiin kulaabta dhulkiina no more mooryaan
@HUSSEIN10764
@HUSSEIN10764 13 күн бұрын
Qabuuraha waan aragnay dab damiskana waan arag yaa ku xiga?
@user-he6jg9rv5u
@user-he6jg9rv5u 14 күн бұрын
Asc saxwaye waxadan la heeyen laheeli mayo. 34 eeydaganayen soomaali. Cafiis haweeydisten waxa waa danguud doowladana yeey sin dadkale sidisi hakuso celiso dabdamiski hore
@adoonaleadoonale
@adoonaleadoonale 14 күн бұрын
Xildhibaan qaran
@Waloos
@Waloos 14 күн бұрын
Waryaa odaygu waa bagaatee,(waa gadan yahay) xaguu rabaa beri in uu xil u soo doonto marka maatadiisii hortiisa lagu laayo, ileen teendhadii aa loo socdaa oo meeshaan qof iyo cod wax la yiraa ma jiri doonaane.
@mancityfan660
@mancityfan660 13 күн бұрын
Meesha baadiyo miyaa meesha rabto ad iska dagee shati uma haystan dabdamiskan dadka iyo dal ayaa u baahan
@asadxuseendasar1950
@asadxuseendasar1950 14 күн бұрын
Kkkk waa wax garad
@ahmedabdirisaaq7567
@ahmedabdirisaaq7567 14 күн бұрын
Waa tuug
@jamilanor653
@jamilanor653 14 күн бұрын
Dadka in meel la dajiyo miyey ahayn marka hore.
@fe8445
@fe8445 14 күн бұрын
HG xaaraan ma rabto. Kuwa leh maxaa looga guuray ma waalan tihiin? Ma wax aynaan lahayn baa dhiig ku daataa oo dawladana qalqal lagu geliyaa iyadoo Abiy Axmed kaabiga noo fadhiyo. Guryaha dhaadheer eed dhisteen hadii dab ka kaco yaa deminaya? Sax Xildh. Dhaban Cas.
@alisha33.
@alisha33. 14 күн бұрын
Yaa ka leh dhulka doqon yahow
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 12 күн бұрын
Afku kugo, ee iska aamus daciifyahow.
@abdurahmanali4374
@abdurahmanali4374 14 күн бұрын
Odeygaan waa xildhibaanadii boosaska dhulka dabdamiska wax laga siiyay.
@AliAli-yl5rh
@AliAli-yl5rh 14 күн бұрын
War sax ah ayaad ku hadashey xildhimaan dadku waa inay u hogaansamaan amarka dowlada cid walba oo dagan dhulka dowlada how diyaar garowdo inay ka guueto dhulka dowlada
@yaxyeabdullahi7092
@yaxyeabdullahi7092 14 күн бұрын
Warkaas dhaban cad ayaa miir qaba waxma garatada iyo mucaarad qaskoodi waaye
@ahmedabdirisaaq7567
@ahmedabdirisaaq7567 14 күн бұрын
Kii ku so doorata ka xun waayandaro dhulkii dawlada waa lahaysta kan ninki qayr ka suga xun
@saidahmed-vt4ew
@saidahmed-vt4ew 13 күн бұрын
Bal cunugaan yaa kadhigay wariye ..halmar laga maqlimaayo dhulku waa dhul dowlo.
@ahmedabdirisaaq7567
@ahmedabdirisaaq7567 14 күн бұрын
Odygii laalush qaataha waakan
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 14 күн бұрын
Dawolda hadii dhulkaas ay iibiso maxaa laga yeeelayaa?? Teeda kale dawolda dib udejin ha u sameyso shacabka
@jamaalaxmed-eo6yt
@jamaalaxmed-eo6yt 13 күн бұрын
Walaashay wixii dhicidoona mustaqbalka Allah ayaa og laakiin anagu waxaan ka hadli karnaa waxa hada jira taas oo ah in dhulkaanu yahay dhul dowladu leedahay dadkaasna mudo aad u dheer ayaa lasiiyay marka aan joojino dab hurinta oo aan ka shaqayno sidii aan u caafin lahayn dadkaas inaan si Somalinimo ah gargaar iyo garab iyo talo fiican siino. Dadka 35 ayay dowlad lahayn marka way hilmaameen nidaamkii dowliga ah oo ah iska daa dhul ay dowladu leedahaye dowladu waxay xaq iyo sharci u leedahay inay gurigaaga kaala wareegto ayadoo danta guud cuskanaysa magdhaw waliba inta suuqa uu kajoogo kayarna kusiin karta. Xamar oo dhan ayaa lagu dhisay in Qabuuro iyo dad laga saaro oo ay dawladu lawareegto way soo jirtay wayna jiridoontaa marka dab hurinta qabyaaladaysan aan Somaliyey iska dayno InshaAllah. Allah SWT haku cizeeyo walaashay dowladnimadeeniina Allah hanoo soo cesho waayadan iftiin ayaa soo baxaayee yaanan qabyaalad ku daminin InshaAllah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@bazeera5520
@bazeera5520 14 күн бұрын
Meel maxaad ugu diyaarin waydeen marka aad cagaf cagaf la galiyo. Guryihii ay dhisteen mar kale ma dhisisan karaan xitaa haddaad Dhul sisaan. Odagan warkiisa wax tar ma leeyahay
@daacad7278
@daacad7278 14 күн бұрын
Meshaan waa ladhisi rabaahe kaguura ayaa ladhahay maxay utashan waayen xiryaha qaxootiga ha'aadeen
@abdulfatahyusuf8669
@abdulfatahyusuf8669 14 күн бұрын
@@daacad7278markaa ciilantahay wxa la isku dayaa inad gacantaada ku aarsan kartid ee lama sugo intad ka maqasho musiibo aya dhacday taasi wa ku daciifnimo ader dadka aad u ciilantahay ayaga caasimada ka taliya ninka aysan xirin mala xiri karo taliyaha police ka banadir wa taliye mahdi wa ninka ciidanka maamula wana nin hg ah taliyaha guud ee somalia police ka ku xiga wa taliye kaniif waana ninka ciidanka police ka somalia xukuma marka nuucan tahay dowlad laga xigo ha isku dayin inaad nafis ku raadsato meel kale nafis karaadso bro😀😀😀😀😀
@abidazizmaxamedwardhere5757
@abidazizmaxamedwardhere5757 13 күн бұрын
Mar ki hore yey kala tashteen markey dagaayeen saw ma ogeen in ey tahay meeshu dhul dawlo cirka la caweeya
@alisha33.
@alisha33. 14 күн бұрын
Tuugaan nacaska ah fiiri wuxuu ku hadlaayo afwax cunay xishoo
@yusufabdimohamed3101
@yusufabdimohamed3101 14 күн бұрын
Xisho adiga ayaa raba xaraan in adkunolato
@fe8445
@fe8445 14 күн бұрын
Adeer HG in Xamar la hormariyo ooy noqoto caasimad Soomaaliyeed oo caalami ah bay doonaysaa. Dhulka dawlada oo dhan waa laga guurayaa. Marmarsiyo dambe iyo HG baa dhul dowlo degen ha na dayso. Waxanaga baa naga badan.
@ibraahimmahamud5148
@ibraahimmahamud5148 14 күн бұрын
Wlh waxaa hubaa inta hanti xamar taalaa hg baa ugu badan , dad yar oo qorey dab shidan la ordayaa yuusan umaada oodhan lagu haligin , mooryaan qabiil walba oo ahaadaba markuu danihiisa waayo kaar qabiil yaa tolooy buu afka yeeriyaa , dalku dowlad buu leeyhy , lkn dad waa weyn oo kuhayaa xiligii cali iyo ceydiid baa loo labanayaa ban maqlayey dad nuucaas ah juhala ah baa dadka kudhex jira , khawawrijtana arimahaa waaba jaaniska ey sugayaan in umadda qabiilo madaxa iskugu geliso markaa shacabka iyo qof waliba muqdisho mustaqbalkeeda rabaa waxaa dani ugu jirtaa amni iyo kala danbeyn , dhul dowlad ninkii dagan abgaal ama hg ha ahaadee hadii loo digey waqti lasiiyey waa in uu raadsadaa meel uu madaxa lagalo lkn dhul dowlo baan qasab kudaganaanayaa hada sharci maaha nidaamna maaha taas
@bazeera5520
@bazeera5520 14 күн бұрын
Muse suudi maxaad u rari waydeen dhulka awdegan asagu maleh
@Hugeii-sr4iv
@Hugeii-sr4iv 14 күн бұрын
Muuse waa abgaal is kumid matihiin muuse wuu kaa sareeyaa muuuse waa nasab Adeer muuuse adowgaa hoos Hiraab wey soo dhamaatey hee
@abdulfatahyusuf8669
@abdulfatahyusuf8669 14 күн бұрын
@@Hugeii-sr4ivasaga soomaheyn ninka ku cataabayay hg sacad saciid ee tuugayay malin cad ee laha maanta na caawiya oo garab nasiiya kkkkk asaga sownahen ninki wiilka yari parlamanka istaagi karidi rabay ee laga tuugay dadki difaacay ayanu kamid aheyn in wiilka muse daanga jabin hadana anigabaad nagu yuuseysa dowlad aan anigu kaa xigo oo ciidanka banaadir iyo ciidan somalia an kala maamulo taliye mahdi oo saleban ah iyo taliye kaniif oo sacad sacid ah midad is laheysiin karta dowlad aad marti katahay😀😀😀😀😀
@ibraahimmahamud5148
@ibraahimmahamud5148 14 күн бұрын
Walaalow aniga abgal ah kuna garnaqayaaa , ciduu doona ha ahaadee qofkii dhul dowlad degan waa in uu baneeyaa , xasan shaikh qabyaalad ma qoro axmed daaci siduu ugaley waa lawada ogaa xitaa amisom baa lqgu weerarey markaa muuse suude ama shaqsi kale ha ahaadee seefta waa wada saaranthy ee magaalada dhanka ey kanuureysey waa in laga soo bilaabaa sidaa iyo dhanka waqooyi loosoo wadaa hada sheekadaa mafahnty
@ayaanlebashiir7832
@ayaanlebashiir7832 13 күн бұрын
Muuse dhulka uu dagan yahay dowlad ayaa bixisay hub ayuuna ku badashay doodna kama taagna xitaa majnuunka iyo abuu camaar ayaa isku dayay in ay Qadar ka gataan oo safaarad ugadisaan balse wey ku fashilmeen
@KUSOWQAWDHAN-f6c
@KUSOWQAWDHAN-f6c 14 күн бұрын
Dawladdu xaggay joogtaa?! Wada tuugo shuraakoowday baad tihiin ee masaakiinta usaga taga, hadii kale Gen-Z u diyaargarooba, waxaa la idinku soo daadandoonaa baarlaanka sidii Nayroobi
@user-ns7df1zk5k
@user-ns7df1zk5k 14 күн бұрын
Nacalad baa kugu taaal ima matashid
@iskufilan1223
@iskufilan1223 14 күн бұрын
Masha Allah tabarakallah 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤🎉🎉🎉❤🎉🎉❤❤🎉🎉🎉🎉
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Lizzy Isaeva
Рет қаралды 64 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 68 МЛН
ТАМАЕВ УНИЧТОЖИЛ CLS ВЕНГАЛБИ! Конфликт с Ахмедом?!
25:37
WARARKA SOMALI CABLE TV IYO C qaadir DulyarI 22  07 2024
20:00
Somali cable
Рет қаралды 2,3 М.
Shamuurey oo 5-bilood kadib Dareewalnimadiisii dib ugu laabtay.
7:54
kiiska Ardaygii lagu dilay Muqdisho & Maxkamadda Ciidamada..
22:35
Somali National Television
Рет қаралды 71 М.
Amal group oo magaalo cusub oo casri ah ka dhisaysa Garoowe
38:38
Hereri Media
Рет қаралды 105 М.
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Lizzy Isaeva
Рет қаралды 64 МЛН