No video

WAREYSI GAAR AH: Waayaha Nololeed ee Sh. Maxamed Cabdi Umal

  Рет қаралды 275,656

Khaalid Foodhaadhi

Khaalid Foodhaadhi

2 жыл бұрын

#Subscribe

Пікірлер: 587
@aminacookingandhenna7117
@aminacookingandhenna7117 2 жыл бұрын
ماشاءالله Allaah noo barakeeya sheikh umal cilmigiisa iyo caqligiisa iyo cimrigiisaba allaah barakeeyo dhamaan familkiisa allaah xifdiyo
@kheyrdoon9600
@kheyrdoon9600 2 жыл бұрын
Sheekh Maxamad Allaah ha u barakeeyo cimrigiisa, cilmigiisa iyo caqligiisa wanaagsan. Runti kaalin weyn oo mug leh buu noogu jiraa sheekha, Allaah haku abaal mariyo janada halka ugu sareyso. Aamiin
@fartunabdiasis4732
@fartunabdiasis4732 2 жыл бұрын
Waa runtaaa
@farxiyodaahir9065
@farxiyodaahir9065 2 жыл бұрын
Amin yarabi
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 2 жыл бұрын
Aamiin
@sevenscounty409
@sevenscounty409 2 жыл бұрын
Arr sheykh mahaan, waa ibleys rabi ka furtey
@farxiyodaahir9065
@farxiyodaahir9065 2 жыл бұрын
@@sevenscounty409 subxanalah
@hormarinbulsheed7729
@hormarinbulsheed7729 2 жыл бұрын
Wiilka wariyaha ahi wiil fiican weeye oo akhlaaq leh si wacan ayuu waraysiga uga qaaday shiikha
@abdulqadirmukhtaarsalaad3151
@abdulqadirmukhtaarsalaad3151 2 жыл бұрын
صحيح
@safiaabdullah3461
@safiaabdullah3461 2 жыл бұрын
Maan sha alaah dheh wiilka cenka kareeb
@hormarinbulsheed7729
@hormarinbulsheed7729 2 жыл бұрын
@@safiaabdullah3461 kkkk haye
@muslims_are_brothers
@muslims_are_brothers Жыл бұрын
@@safiaabdullah3461 hhh
@ninween6865
@ninween6865 2 жыл бұрын
Culimadeena waa hantideena Allah noo deesto Amiin Ya Rabb
@abdirizakmohamed1751
@abdirizakmohamed1751 2 жыл бұрын
Allaha barakeeyo Sheekh Maxamed macalin iyo reerkiisaba
@safiyamohamed735
@safiyamohamed735 2 жыл бұрын
ALLAH HA NOO XAFIDO CULLUMADA, AMIIN 🤲🏽🌹
@sevenscounty409
@sevenscounty409 2 жыл бұрын
Waar waa khawarij ninku,waciyahu billah
@musaaabdi4656
@musaaabdi4656 2 жыл бұрын
Amin
@sheikhabdiladifabdikarimma532
@sheikhabdiladifabdikarimma532 Жыл бұрын
Wlhi Aqon umalihid sh umal
@f.mohamed4638
@f.mohamed4638 2 жыл бұрын
MashaAllah TabarakaAllah shekhena illahey habarakiyo cafimad. Cimri deer Allah haino siyo sheikhena iyo culumada damantod mel walboy jogan
@luqmanabdi1714
@luqmanabdi1714 2 жыл бұрын
اللهم احفظنا شيخنا وعافيه وادخله الجنة
@abdirashidabdikadir815
@abdirashidabdikadir815 2 жыл бұрын
فضيلة شيخ محمد معلم عبد أمل ياشيخنا الفاضل حبيب ألملايين حفظه الله ورعاه هو عالم رباني من علماء الصومال❤❤❤❤
@Shihaab464
@Shihaab464 2 жыл бұрын
يا آخي اخذ ر كلمة حبيب الملايين هذه الكلمة هي خاصة لرسول الله صلى الله عليه وسلم لاتستعمل لأحدثاني إلا رسول الله صلى الله عليه وسلم
@mahathussien715
@mahathussien715 2 жыл бұрын
@@Shihaab464 ،اخ
@abdalhayosif9309
@abdalhayosif9309 7 ай бұрын
شيخ محمد عبد معلم امل
@shiikhmaxamed4050
@shiikhmaxamed4050 2 жыл бұрын
فضيلة الشيخ محمد عبد امل حفظه الله ورعاه هو عالم رباني من علماء الصومال
@shukriadde9197
@shukriadde9197 2 жыл бұрын
Shiekh cafimaadkii allaha badiyo barakeyol
@saidali5368
@saidali5368 2 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/m86fiNiqzarTkac.html Sh.xasaan suxeen aadan oo fatwooday mar kale in gaalnimo maslaxo loo gali karo haduu hada ka hor yiri jahli baa ii cududaar ah bal muxuu maanta cududaar ka dhigan doonaa. Dhagayso 2:50 ilaa 4:20 wuxuu yiri shiikhul: "Hadii uu yahay sulxi la is ilzaaminayo oo la to beenraahdo reer hebel wixii rag ah waxaa u xeera 40 wixii dumar ah waxaa u xeera 20 midkaas isaga ah waa qaanuun lagama qayb qaadan karo waa diin la'aan allahuma inaad ka baqayso dhibaato weyn oo burbur keenta oo dhiig badan ku daato inay meeshii ka timaado, adoo markaas raba muslimiintaas kalee is baabi'inaya inaad dhiigoodii badbaadiso markaa iyadaa waad ka qayb qaadan kartaa qaaraankaas. Markaad ka qayb qaadana dhiig Muslim oo Soo socda badbaadi mooyine igama qayb qaadan kartid taageero hawshaan ah li' anuu waa lagu gaaloobi" °°khulaasada hadalkiisa: Sulxiga mulzamka ah ee ay magta ku bixiyaan odayaashu waa qaanuun waa gaalnimo qofkii galana waa gaaloobayaa. kii u gala maslaxo iyo dhiig Muslim badbaadi mooyee. kaas isaga gaaloobi maayo
@Ina-ugaas
@Ina-ugaas 2 жыл бұрын
Walal mashaAllah Si fiican baaad u wareestay,Sualo bulshadu u bahan tahay inay ogaadan bad weydiisay si edab iyo akhlaaq leh mashAllah Allah xifdiyo sheikha iyo wariyahaba.
@khadarabdirahmanyacquub5620
@khadarabdirahmanyacquub5620 2 жыл бұрын
Mansha Allaah walaal khaalid foodhaadhi waxa aad soo qaaday waraysi ka mid ah waraysiyadii ugu mudnaa ee aan daawado. Adiga iyo Sheekh Maxamed Cabdi Umal Alle SWT ha idin Xafido oo ha idin dhowro.
@mohamoudnur5215
@mohamoudnur5215 2 жыл бұрын
Ilaaheey sheekha ha barakeeyo oo ha caafimaadiyo dar ilaahay Ayaan kuu jeclahay wariyahana waa nin degan oo suaale wanagsan Ku waydiiyey ee ilahay haku asturo
@WarbaahintaIslaamka
@WarbaahintaIslaamka 2 жыл бұрын
Waxaad tahay Sheekha Ugu Cilmiga Badan Culimada 💪📚🏇 Geeska Afrika Gaar Ahaan £ Culimada Soomaaliyeed 💪🏆🏇 Caalimka Cilmigiisa Ku Anfacay Dadkiisa & Diintiisa 💪🔥🏇 Sharaf Cizo & Karaamo Korkaaga Ha Ahaato ➡📚💪☑🏇 Sheekh Maxamed Cabdi Umal Caalimka Ummada 💪🌍🏇 Soomaaliyeed 🇸🇴 Aduun & Aakhiraba Guuleyso 💪👑🏇
@suhurisse9301
@suhurisse9301 2 жыл бұрын
Ilahey ha xifdiyo shekha
@abdulqadirmukhtaarsalaad3151
@abdulqadirmukhtaarsalaad3151 2 жыл бұрын
@@fardowsahassan4292 نعم كلهم مشائخنا نحبهم
@u.j7332
@u.j7332 2 жыл бұрын
Waa beentaa waa jaahil xagjira oo dhiiga muslimka xalaashada Waa wahaabi duli ah oo ilaahay ku been abuurta
@Ina-ugaas
@Ina-ugaas 2 жыл бұрын
Waa runtaa wllo lkn Culimada somliyeed hormudka waa sheikha mustafa,dhanka wacdiga yacni Fiqhiga ka dibna wa sheikh xusen cali jbuti. Allah swt haino xfdo culimda
@u.j7332
@u.j7332 2 жыл бұрын
@@Ina-ugaas Waa runtaa Soomaali oo dhami waxay isku wada raaceen Sheekh mustafe inuu yahay culimada Soomaaliyeed Sheekha ugu cilmiga badan
@dont_oppress_theweak4524
@dont_oppress_theweak4524 2 жыл бұрын
We love sheikh Mohamed Cabdi Umal for the seek of Allah❤️
@sevenscounty409
@sevenscounty409 2 жыл бұрын
Ninki nebiga caayey so mahaan. Ibleeyskan illahey haga qabto
@dont_oppress_theweak4524
@dont_oppress_theweak4524 2 жыл бұрын
@@sevenscounty409 Illah kacabso gormu caayey Nabiga scw?
@mohameddahirkeynan5446
@mohameddahirkeynan5446 2 жыл бұрын
@@dont_oppress_theweak4524 Walalkey intaan aqriyey qofki ugu horeyey ee ujwaabo ninkaan caaytamayo ee wax lacnadayo ee Cabdi ugu qorantahy marka please kan cml hoos unbaa loogu duceeya inuu Allah soo hanuuniyo afxumadana kareebo marka waxba ha ujwaabin uducey kaliya inuu Allah soo hanuuniyo
@dont_oppress_theweak4524
@dont_oppress_theweak4524 2 жыл бұрын
@@mohameddahirkeynan5446 Sax wll Allah haso haddeyo inshaAllah
@hafsajamac434
@hafsajamac434 2 жыл бұрын
@@sevenscounty409 shkh mohamed abdi umal nabiga kama jeclid nabigana macaayine shkha afkina foshaxun kadaaya
@maqsuudabdulaahi4516
@maqsuudabdulaahi4516 2 жыл бұрын
Masha allaah illahay ha noo xafido sheikhena qiimaha iyo sharafta badan cimrkaaka iyo caafimaadkaaka iyo caruurtaadaba allaaha barakeeyo
@saidojama1170
@saidojama1170 2 жыл бұрын
Allah hanoo xafido sheikheena Mohamed Abdi Umal cimrigiisa,cilmigiisa,caqligiisa Allaha u ziyaadiyo Ameen Yaa Rabbi
@sevenscounty409
@sevenscounty409 2 жыл бұрын
Kaan iyo sheekhnimo kala foog
@Maxamuud_Filibiin
@Maxamuud_Filibiin 2 жыл бұрын
Masha Allah Sheekh Umal Alle ha xafido Waa Caalim la jecelyahay waana Waalid Umada Soomaaliyeed Qiima Weyn Ku Leh.
@fadumaaden5027
@fadumaaden5027 2 жыл бұрын
Masha allah Sh M A Umul alle haku barakeyo cimriga,cafimad iyo cibado suban alle haku siiyo runti wan ka faide in badan
@abdiwali2775
@abdiwali2775 2 жыл бұрын
ماشا الله الوالد شيخ محمد عبد امل جزاك الله خيرا
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 2 жыл бұрын
Thanks for sharing with brothers 🙏 🙌 ❤
@dhagxtuujin6464
@dhagxtuujin6464 2 жыл бұрын
Aad Baad U'mahdsantahey foodhaadhi, WA weydiimo aad muhiim U ahaa, oo kuween badan, wada rabeen in ey ogaadeen.
@aalazaed3427
@aalazaed3427 2 жыл бұрын
masha allah الله يحفظك يا شيخنا
@sunduskha3711
@sunduskha3711 2 жыл бұрын
Maasha allaah shiikheen qaaligaa Allaha xifidiyo cilmigiisa caqligiisa femlkiisa aamiiiin yaarabi
@mohamedmohamudhaajiyusuf7706
@mohamedmohamudhaajiyusuf7706 2 жыл бұрын
Allle SWT HA NOO XIFDIYO SHEIKH MAXAMED CABDI UMAL
@abdullahiabdirisak7476
@abdullahiabdirisak7476 2 жыл бұрын
masha allaah sheekh umal allaha barekeeyo. khaalid fodhaadhi aad baad umahadsanthay runtii su'aalo maskaxdayada aad uga guuxayey ayaa shiikha weydiisay shukran
@anisaabdalla1678
@anisaabdalla1678 2 жыл бұрын
🇸🇴🇺🇸Mashaa Allah I love Shiiq umuul so much ❤️ May Allah bless him inshaa Allah ❤️🌹🌹🌹❤️🌹🌹🌹❤️🌹❤️🌹❤️❤️❤️❤️🌹🌹❤️🌹
@a.a9584
@a.a9584 2 жыл бұрын
Mansha Allah, Allaha xifdiyo Sheekh Maxamed Cabdi Umal.
@saedhassanabdirahmaan6327
@saedhassanabdirahmaan6327 2 жыл бұрын
Masha allh tabaarakalaah❤ Alle khayr iyo cimri dherer hasiiyo sh.maxamed cabdi umal.
@nasrihassan9327
@nasrihassan9327 2 жыл бұрын
Ilahayow ku xifdi wale umadan somalida wad uso baxday❤️🙏🙏
@sevenscounty409
@sevenscounty409 2 жыл бұрын
Takfiir ma latahay, waa yaabe
@bukariismailbukari9140
@bukariismailbukari9140 2 жыл бұрын
@@sevenscounty409 afkaga uraya kala hurtag sheqa
@bukariismailbukari9140
@bukariismailbukari9140 2 жыл бұрын
@@sevenscounty409 afkaga uraya kala hurtag sheqa
@ayanyusufwarsame291
@ayanyusufwarsame291 2 жыл бұрын
Maanshaallah sheekh maxamed cabdi umal kuwa janatul fardaws dhaxlaya allaha kudaro cimrigiisa allaha noo dheereeyo
@najmamoha63
@najmamoha63 2 жыл бұрын
MashaAllhh 18 ilmo ilahy haku dayo❤
@mohamedabdi6447
@mohamedabdi6447 2 жыл бұрын
Mansha allah sheekha allah barakeeyo cilimi bdn baan ka bartay oo tafsiirka kamid yhy inkastoo uu bilow ii yahay tafsiirka KZfaq ka ayaan kala socdaa
@marwodumar
@marwodumar 2 жыл бұрын
Walal albaab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo hadii aad subscribe iisarto❤️
@haldhaa2420
@haldhaa2420 2 жыл бұрын
Waanku saaray inshallah
@marwodumar
@marwodumar 2 жыл бұрын
@@haldhaa2420 muragada farxaad Allah ha kuku badalo amiin
@haldhaa2420
@haldhaa2420 2 жыл бұрын
@@marwodumar Amiin yaarabi aniga wixii dhib haysto odhan ilahay dhibka haka dulqaado inshallah Jizakallahu khayran wallo❤
@maxamedmukhtaar2118
@maxamedmukhtaar2118 2 жыл бұрын
حفظه الله ورعاه من كل شر ومكروه يارب العالمين ♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 2 жыл бұрын
Mashaa Allah sheikh Maxamed Cimri dheer oo cibado leh Ilaahay haku xifdiyo markasta sheikh Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin🌹
@canabmaxamuud6990
@canabmaxamuud6990 7 ай бұрын
Mansha alah alaha kuxifdiyo sheikhena
@jibrildaahir1329
@jibrildaahir1329 2 жыл бұрын
M.A ALLAHA Ku Barakeeyo Sh.umul Allaha Nagu anfaco cilmigaa nabarto
@MS-vz4ep
@MS-vz4ep 2 жыл бұрын
Ilaahey Sh umal ha xifdiyo. Asaga iyo anagaba dhamaan.
@directoradansougueh4462
@directoradansougueh4462 2 жыл бұрын
Mashalah Allah sh.maxamed Cabdi umal xafi Allah 🥰♥️♥️💯
@ismahanbintufarah2478
@ismahanbintufarah2478 2 жыл бұрын
ما شاءالله حفظه الله ورعاه في الدنيا والآخرة الشيخ محمد عبد أمل
@Axmedmaxa3
@Axmedmaxa3 8 ай бұрын
Wertfhfsa
@mucaadyare2372
@mucaadyare2372 2 жыл бұрын
Xalaqadaani wxaan kasoo daawaday bartaada Facebook ga thanks bro the hardwork 😍😍😍
@abdinurali5671
@abdinurali5671 2 жыл бұрын
Tafsiir ayan ka bartay sheekh Umal as an online method. Ilaahow cimriga iyo cilmiga ubarakee.
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Sheekh Maxamed Cabdi (Umal) Allaha caafiyo
@akramyare1890
@akramyare1890 2 жыл бұрын
de only teacher de only Sheikh Mohamed Abdi Umal sheikh kutubaadi aan kaabartay Allah Nuguka Hafido
@suhurisse9301
@suhurisse9301 2 жыл бұрын
Sheikh Maxamed Umal ilahey hku barakeyo cimri dheerna haku siiyo Wxa tahy sheikha somalida ugu dhaliisha badan Aniga aad ba igu weyn tahy wayo tafsirkaga dhigta ilahey haku sharfo muxadiradadana wan jeclahy Cilmigaga Qaybta Fiqiga ayan jeclahy
@maamoqaali717
@maamoqaali717 2 жыл бұрын
Masha Allah sheekhuna wa ustaadanaa Alle ha ku xafido aduun iyo aakhiraba
@halimahassan657
@halimahassan657 2 жыл бұрын
ASC maansha allaah illaahey ha inoo xafido Aduun hadal liibaan Aduunyo AQirana janatul FARDOWSo Aclaa reer kiina iyo Hooyo macaan illaahey ha xafido
@abdifitahabdi4981
@abdifitahabdi4981 2 жыл бұрын
masha allah waxan fursad u helay in uu tafsiir uu akhriyo anigoo horfadhiya allah ha xifdiyo aduun iyo aakhriba sheekha
@mariyanmariyan874
@mariyanmariyan874 2 жыл бұрын
Allaha kubarakeeyo janatul fardowsa acllaa allaha kugeeyo
@deqalula9707
@deqalula9707 2 жыл бұрын
Ilaahow noo xafid culamadeena🤲🤲🤲
@kadrahassan2567
@kadrahassan2567 2 жыл бұрын
Aamiin yaa alaah 🤲🤲
@odaygaboy1510
@odaygaboy1510 2 жыл бұрын
Masha Allah Shekh Umul Ilaahey Haxaafido
@ahmedromanio
@ahmedromanio 7 ай бұрын
Mansha Allah sh umal allah cimriga haku dhereyo
@lieutenant101
@lieutenant101 2 жыл бұрын
Allaha noo xifdiyo sheekh umal cimrigiisana allaha noo dheereeyo
@nim0abbaas643
@nim0abbaas643 2 жыл бұрын
Mashaa ALAAH hooyo alaah hanoo xafido cimrina ha u barakeeyo.
@sheikhzakaria5147
@sheikhzakaria5147 2 жыл бұрын
Macha allah caalimka umada somaaliyeed sh mohamed apdi umal
@abdulkarimomargoni8788
@abdulkarimomargoni8788 Жыл бұрын
Masha Allaah Tabarakallaah! Rabbigay dhib aduunya iyo mid aakhiraba hakaa haayo sheikhanal faadil. Aaaamin
@engrmohamoudgeelemohamoud2303
@engrmohamoudgeelemohamoud2303 Жыл бұрын
فضيلة الشيخ محمد عبد أُمل حفطهُ الله في أَلدنيا وفي الأْخرة
@user-sl3tx5pe8q
@user-sl3tx5pe8q 4 ай бұрын
Sheekh allaha ku barakeeyo amiin
@nimoaden3873
@nimoaden3873 2 жыл бұрын
Mansha allah alle ha xafido Sheakha iyo dhamman Culumadena iyo Culumada Islamkaba Weriyuhuna aad ayu u mahadsanyahay❤❤❤❤
@nadiaabdirahmannadiaabdira7059
@nadiaabdirahmannadiaabdira7059 2 жыл бұрын
Mashaallah, ilahow nilashena cumulaa nogaa yeel,amin
@AtawxiidWasunnah
@AtawxiidWasunnah 2 жыл бұрын
Masha allah Alle Swt Sheikha Iyo Ahalkiisa Ha inoo Xafido
@sacdiyaxaaji9446
@sacdiyaxaaji9446 7 ай бұрын
mansh allh ilahay haku xafido shekh
@xasanyalamlam6751
@xasanyalamlam6751 2 жыл бұрын
ManshAllah sida aad noogu khitmeysay Allaha u wanaajiya khaatimadada cimri barakaysan iyo janadii firdowsa Allaha kusiiya shiikhana
@xaawomaxamed8701
@xaawomaxamed8701 2 жыл бұрын
Manshaa alaah ilaahayow shiikha nooxifdi shiikh maxamed Abdi umal ilaahy habarakeeyo
@SheekhSAYFULLAAH
@SheekhSAYFULLAAH 5 ай бұрын
بارك الله فيك يا شيخي❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊
@faysawacays2859
@faysawacays2859 2 жыл бұрын
Nacaam wale inti u muudnaayd isaga maraya ilahow noda sheelhayaga daar ilahay ban ku jecalahay shekh umak😍💞💞
@maryanhassan3042
@maryanhassan3042 2 жыл бұрын
Maashaa alaah sheeqa iyo wariyahaba waan salaamay ilaahey sheeqana cimrigiisa ha u barakeeyo
@badriaawad8699
@badriaawad8699 2 жыл бұрын
Maaaaaaaaaaasha allah ilaahay haku xifdiyo Sheikh Mohamed Abdi Umal💯👑💞💞💕♥️♥️👏
@baadodhugad4157
@baadodhugad4157 2 жыл бұрын
Maanshaa Allaah waa Runtii Sheekhay Anoo Jus Camma Fasiri karinbay Macalin iigu yeedheen balse Allaa iirumeeyay
@user-cf6qb3vy5h
@user-cf6qb3vy5h 6 ай бұрын
Masha allah sh wan kusalamay adiga iyo dawadayasha sh mac naha erayga xerow macnahisa yaa ìshegi karo ma ardaybaa
@maryannnnn942
@maryannnnn942 2 жыл бұрын
Maashaa Allah sheeq umul Allah ha ku xafido awlaadaada Iyo xaasaskaadaba Sharma Allah ha kaa siiyo
@thesocialactivist1182
@thesocialactivist1182 2 жыл бұрын
Mashallah Tabaarakallah It is a spellbinding time with Our Sheikh Umal. We learnt a lot from him Xafidhahu Allah
@akramyare1890
@akramyare1890 2 жыл бұрын
Ameeen Ameen yarabi Ameen yarabi Ameen yarabi
@bishaaroaadam3630
@bishaaroaadam3630 2 жыл бұрын
😢​@@akramyare1890 hn . 😊
@akramyare1890
@akramyare1890 2 жыл бұрын
@@bishaaroaadam3630 MxdsniiD SHEIKH MOHAMMED Abdi Umal waxn kabartay dhor kutubo ilaa iyo 8kutuub iyO wulipo tafsir QuraN ila iyo 4jeer
@Dkerriejekrero
@Dkerriejekrero Жыл бұрын
Who asking you
@Dkerriejekrero
@Dkerriejekrero Жыл бұрын
Ya usheegee marka
@deqamusa570
@deqamusa570 2 жыл бұрын
Masha allah tabarakallah illahey ha xifdiyo sheqena ❤️❤️❤️❤️
@AbdullahiBare-jg9ze
@AbdullahiBare-jg9ze 4 ай бұрын
Masha Allah sheikh Mohammed Abdi umal xafidullah wacalimka somaliyed xafidullah yaaaaraabi
@MohamedIbrahim-wq8iv
@MohamedIbrahim-wq8iv 2 жыл бұрын
Allahu akbar oo shekhu ma 54 sano bes ayuu jiraa Xanuunku cimri degdeg ayuu leeyahy Illahow shekha noo caafi yaa rabbi
@ismahanbintufarah2478
@ismahanbintufarah2478 2 жыл бұрын
Amiina amiin wllo
@ciiseileeye4989
@ciiseileeye4989 2 жыл бұрын
Mashallah Allhow ku Xafid Shiikh Umul, Jizakallah Kheyr wax badan buu noo sheega Oo wanaag ah,lakiin kuwii ku waana qaata Allaha naga Yeelo Aamiin yaa rabicalamiin.
@FreemanV99
@FreemanV99 2 жыл бұрын
Sheekha Allah ha barakeeyo, waqtigiisa iyo dadaalkiisana Alle ha ka abaal mariyo, amiin. Waxan aad u jeclaystay hadalka u yidhi ee ah "kenya waxan ka jecelahay inan ku nolaado meelaha Somaalida u khaaska ah" priceless statement in my view.
@ashafarah4621
@ashafarah4621 2 жыл бұрын
Maanshalaah Sheikh umal Alle haku xafido Aduun iyo Aakhiro Awlaadana Alle haku Barakeeyo Inshallaah
@najatahmeed7655
@najatahmeed7655 2 жыл бұрын
Sh umul xafiddullah Shekhen akhito iyo aduunba InshaaAllah amiin amiin amiin
@qalanjaquruxu5966
@qalanjaquruxu5966 Жыл бұрын
Mansha Allah tabarakallah xafidullah sheikh maxamed abdi umal
@abdifatahmohamoud2656
@abdifatahmohamoud2656 2 жыл бұрын
i subscribed your channel because of this clip
@lailo8082
@lailo8082 2 жыл бұрын
Mansha allah, allah ha noo xafido culimadena insha allah
@gaagaacabdulaahi4258
@gaagaacabdulaahi4258 2 жыл бұрын
Jasaaka Allah Sheikh Mohammed Cabdi Umal
@aminahirsi2334
@aminahirsi2334 2 жыл бұрын
Ascw allaha xafido sheekh 1996 aan dhegeysanjirey ila manta manshallah cimriga iyo cafimadka iyo caqliga khatuma da allaha udhereyo amiin amiin amiin
@sahramohamed8755
@sahramohamed8755 2 жыл бұрын
M.a
@abdulqadirmukhtaarsalaad3151
@abdulqadirmukhtaarsalaad3151 2 жыл бұрын
Oohin ku qabane waagi aad dhegeysan jirtay iyo hada waa waqti aad udheer waagaas ushiisi banaanka taaley wax badana jahliga dadka kasaarey
@odaygaboy1510
@odaygaboy1510 2 жыл бұрын
Masha Alaha Abyo Maku Sooxiri Karaa. AbYo
@xumeyraqaali
@xumeyraqaali Жыл бұрын
Maasha alh waa xiliga dhashay halsana kahor
@FadxaMaxamuud-rc9qm
@FadxaMaxamuud-rc9qm Ай бұрын
maashaa alaah ilaahayow noobarakee sheekh a naga soomaliyeed
@kinnur8398
@kinnur8398 2 жыл бұрын
Mashallah tabarakallah sheikhena umul allaha ku xafido akhiro iyo adun allaha kugu libabsho Amin.
@cabdisalaamxaajimaxamed9810
@cabdisalaamxaajimaxamed9810 2 жыл бұрын
Allaah habarakeeyo sheekheenna maxamed cabdi Umal bulshadda soomaaliyeedna boos weyn ugu jira.
@fajr6348
@fajr6348 2 жыл бұрын
جزاه الله خيرا الجزاء
@jacfarabdi940
@jacfarabdi940 2 жыл бұрын
Masha allah allah yaxfadka yaa sheekhana
@shadiyawabari33
@shadiyawabari33 2 жыл бұрын
Masha Allah Illahay adiga reerkagaba ha idin xifdiyo
@thesocialactivist1182
@thesocialactivist1182 2 жыл бұрын
It's a great job brada
@ayandarwiish7114
@ayandarwiish7114 2 жыл бұрын
Mansha allh alla haxifdiyo shiikha
@xasanyuusuf797
@xasanyuusuf797 2 жыл бұрын
الشيخ العلامة محمد عبد أمل حفظه الله ورعاه في الدنيا والآخرة اللهم آمين شيخ الإسلام عند صومال على الإطلاق
@abdikarimhurie5416
@abdikarimhurie5416 2 жыл бұрын
كلمة علي الاطلاق ليس بصحيح .. من علماء الصومال ...
@abdulqadirmukhtaarsalaad3151
@abdulqadirmukhtaarsalaad3151 2 жыл бұрын
@@abdikarimhurie5416 هو عالم سني من علماء الصومال
@siraajdiin7185
@siraajdiin7185 6 ай бұрын
ماذا تقصد على الإطلاق
@Mazim107
@Mazim107 3 күн бұрын
Subxanallah
@abdullahihussein3808
@abdullahihussein3808 2 жыл бұрын
Xog aad muhim u ah jazakallahu kheiran
@bushracusmaan3999
@bushracusmaan3999 2 жыл бұрын
اللهم احفظ شيخنا الفاضل
@binfarascade4391
@binfarascade4391 2 жыл бұрын
Masha Allah Ilaahay sheekha Habarakeeyo
@apdirisaaqpersio9571
@apdirisaaqpersio9571 2 жыл бұрын
Allah culimada hanoo xafido
@hindosmannur7515
@hindosmannur7515 2 жыл бұрын
Ameen
@ayaancabdisalaanbintuberdh2298
@ayaancabdisalaanbintuberdh2298 2 жыл бұрын
Allaah ha barakeyo sheikh
@shukranhassan7879
@shukranhassan7879 2 жыл бұрын
Sheikh ummul I love you sana Sana walah,my fave person
24 su aalood oo wada furriin ah || Sh Maxamed Cabdi Umal
1:25:06
Salafmedia
Рет қаралды 233 М.
ТЫ С ДРУГОМ В ДЕТСТВЕ😂#shorts
01:00
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 8 МЛН
Это реально работает?!
00:33
БРУНО
Рет қаралды 4,2 МЛН
3 Qiso Oo Dad Badan Argagax Ku Riday Sh Umal Sh Mahad Sh Shafici
16:58
Shiicada Sh.Muxamed Cabdi Umal
1:24:44
Baraarug Media
Рет қаралды 289 М.
SU'AALO IYO JAWAABO QIIMO BADAN || Sh Maxamed Cabdi Umal
1:19:22
Daacad Tv
Рет қаралды 10 М.
Su'aalo iyo Jawaabo cusub 2024   Sh Maxamed  Umal iyo Dr Yusuf Axmed
1:53:42
Majlis_ Albayaan _South_Africa
Рет қаралды 17 М.
Sawirkii Andalus oo Soomaalya ka Muuqda Sh umal
1:47:31
Salafmedia
Рет қаралды 104 М.
ТЫ С ДРУГОМ В ДЕТСТВЕ😂#shorts
01:00
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 8 МЛН