Sheekh Xasaan Xuseen Aadan(Abuu Salmaan) iyo Abdi Aziz Gurbiye-Wareysi Taariikhi Ah

  Рет қаралды 278,466

Gurbiye

Gurbiye

10 жыл бұрын

Cabdi Casiis Axmed Gurbiye oo ah aqoonyahan iyo khabiir cilmiga Warfaafinta, Kana qalin jabiyay Jaamacado Caalami ah, ayaa wareysigan xiisaha badan ee Sheekha caanka ah ee Xasaan Xuseen Adan ku qaaday magaalada Nairobi.
• Sheikha oo qalbigiisa u furay Cabdi Casiis Gurbiye ayaa ka jawaabay su'aalo adag oo ku saabsan: Islaamka iyo Islaamiyiinta, Xarakaadka Al-shabaab iyo Xisbul-islaam.
• Sidoo kale Abuu Salmaan ayaa wax laga waydiiyay Xasan Sheikh, Prof Jawaari, Faarax Sheekh C/qadir iyo Shakhsiyaad kale.
• Wareysigan Taariikhiga ah ayaa sidoo kale lagaga hadlay Waddaniyadda, Midnimada iyo ku dhaqanka shareecada Islaamka. Abuu Salmaan ayaa qiray in Wareysigan oo kale aanan abidkii lala yeelan,
• Dhinaca kale Cabdi Casiis Gurbiye ayaa u mahadceliyay Sheikh Xasaan X. Adan(Abuu Salmaan), kuna amaanay sida geesinimada leh ee uu su'aalaha uga jawaabay!
Wixii talo iyo tusaale ah: gurbiye

Пікірлер: 206
@Gurbiye
@Gurbiye 10 жыл бұрын
Boggan Ustaad Cabdi Casiis Gurbiye, waxaa uu ku farxay shacabka Soomaaliyeed ee daawaday ama soo booqday wareysigan qiimaha badan. Gurbiye iyo asxaabtiisa ayaa balan-qaadaya inay halkan kusoo bandhigi-doonaan Wareysiyo qiimo badan inshaa-alaah.
@xaajicumarcabdi610
@xaajicumarcabdi610 2 жыл бұрын
Mansha alllh hadii
@AtawxiidWasunnah
@AtawxiidWasunnah 4 жыл бұрын
Sh Xassaan Jazakallahu khyrn Janada Ayaa Noo Balan Ah
@muhammadal-afazy9588
@muhammadal-afazy9588 Жыл бұрын
Masha allah! Weligay hore uma arag ninkaan sheekha waraysiga ka qaaday nin lamida oo booskiisa ku jira. Sida uu usoo diyaar garoobay, wakhtiga u ilaalinayay, ugu foojignaa wareysiga iyo sheekha labada ayaan waxaan u dhigo soo waayay
@haji352
@haji352 Жыл бұрын
Jazzakallahu khair Sheikh Xassan May Allah, grant you more xikmad. iyo may Allah grant you more cumri iyo cafiiyah amiin
@ibarahimmaxamad1244
@ibarahimmaxamad1244 3 жыл бұрын
masha allaah shiekh xasaan xuseen. waa shiekha aan tagero 100%
@user-pr3dg2lf2q
@user-pr3dg2lf2q 11 күн бұрын
شيخ حسان کثر الله امثالك
@shaaficiabdicali
@shaaficiabdicali Жыл бұрын
masha Allah
@MucbaadNuur
@MucbaadNuur Ай бұрын
Maasha alaah geesigii muslimiinta zamankan sh xasaan xuseen abuu salmaan
@abdiadendigale
@abdiadendigale 10 ай бұрын
Sheikh Hassan MashaAllah Alle haku barakeyo. Waa Geesi Deen IYO dalbo u halgamo.
@macalinmohamudismail3673
@macalinmohamudismail3673 5 жыл бұрын
شيخ حسان كثر الله أمثالك
@daarultawba516
@daarultawba516 6 жыл бұрын
MashaAllah...Allah nagu canfaco muxaadarada.
@abdullhiissaq1585
@abdullhiissaq1585 6 жыл бұрын
الله أكبر! الله أكبر! الله أكبر!.
@macalinmohamudismail3673
@macalinmohamudismail3673 5 жыл бұрын
شيخ حسان إني أحبك في الله
@macalimayuubmacalimaxmed2284
@macalimayuubmacalimaxmed2284 Жыл бұрын
اللهم احفظنا من شیخنا واصلح دینه
@mmohammad3160
@mmohammad3160 8 жыл бұрын
MASHA ALLAH aad Baan guy farax san nahay sheiq xasaan xuseen
@marianjama4401
@marianjama4401 8 жыл бұрын
j
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy Жыл бұрын
بارك الله فيك يا شيخ حسان وجزاك الله خير الجزاء
@user-yn1uz2ku5d
@user-yn1uz2ku5d 6 ай бұрын
شيخنا الحبيب شيخ الإسلام حسان حسين آدم ابوسلمان حفظه الله ورعاه من كل شر و مكروه
@awilfanto332
@awilfanto332 7 жыл бұрын
mnshalah allah ya xafiduk sheekh xassaan xuseen aadan 😍😍😍😍💘
@gujhgyuuhgtyikbfsegdyijgf8073
@gujhgyuuhgtyikbfsegdyijgf8073 7 жыл бұрын
Awil Fanto z
@daarultawba516
@daarultawba516 6 жыл бұрын
MashaAllah...dacwada halagu dadaalo.
@abdullahimohamud9652
@abdullahimohamud9652 8 жыл бұрын
الله يحفظك يا شيخنا ويبارك فيك...
@macalimayuubmacalimaxmed2284
@macalimayuubmacalimaxmed2284 Жыл бұрын
Masha Alaah Ale hakuxifdiyo
@ogaan3648
@ogaan3648 8 жыл бұрын
حفظه الله ورعاه شيخ حسن إنشاء الله
@abdirahmanmohamed9064
@abdirahmanmohamed9064 2 жыл бұрын
Masha Allah
@ruweeydocalu7730
@ruweeydocalu7730 3 жыл бұрын
M.a xafidulaah sheqeyga
@warfadayur1301
@warfadayur1301 5 жыл бұрын
Baraka Allahu Fiyk Sheekh
@shekhabdale8504
@shekhabdale8504 2 жыл бұрын
mnshallah sh xassaan Xusen Alle cimrigiis ha kuu barkeeyo xaqiiqata waxa iga faraxad badan in aan cimarigayag Alle waxan ka baryay ina aan Cimrigaayga hal mar aan kula kulmo mnshallah
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy Жыл бұрын
أللهم الف بين قلوب العلماء وأصلح ذات بينهم
@aliwarsame6461
@aliwarsame6461 9 жыл бұрын
Maasha allah sheeq xasaan xuseen noolow sheeq cimre dheer iyo cunaado suuban
@xasanyusufcabdillaahi978
@xasanyusufcabdillaahi978 5 жыл бұрын
maasha allaah sheekh xassaan waa libaax
@JcylJcyl-w3k
@JcylJcyl-w3k 4 күн бұрын
Alaah ha xfdiyo
@SmilingChocolateStrawber-oz2st
@SmilingChocolateStrawber-oz2st 7 күн бұрын
Sh xasaan xusen adam xafida hulah waraca❤
@xamsecabdi3762
@xamsecabdi3762 4 жыл бұрын
Maasha Allah sheikh caalim ah cod kar ah
@bitucabdiraxman5449
@bitucabdiraxman5449 6 жыл бұрын
ALLE HAKU XAFIDO sh xasaan ALLE Dartii kuujeclahay wlhi
@maryanruunxirsi405
@maryanruunxirsi405 4 жыл бұрын
Mansha Allah Allah sh
@maherali7101
@maherali7101 5 жыл бұрын
شيخ حسان حبك في الله
@hamsakassim4290
@hamsakassim4290 Жыл бұрын
M .a
@saudaadan1079
@saudaadan1079 6 жыл бұрын
Sheekh xasan xAfida uhallah
@abdisitarahmed9888
@abdisitarahmed9888 8 ай бұрын
MashaAllah Sheikh Hassaan Hussein iyo Wariye Abdiaziz
@katrasaleban63
@katrasaleban63 7 жыл бұрын
masha allah
@abullahiadam4618
@abullahiadam4618 8 жыл бұрын
هذا عالم الأمة،حفظك الله
@deeqacabdala7330
@deeqacabdala7330 6 жыл бұрын
rrfds lolaaa l
@faraxxirsi9018
@faraxxirsi9018 5 жыл бұрын
ليس حافظ الامة ولكن خرب الامة
@faraxxirsi9018
@faraxxirsi9018 5 жыл бұрын
ا
@macalinmohamudismail3673
@macalinmohamudismail3673 5 жыл бұрын
Farax Xirsi كذبت
@sheikhabdiladifabdikarimma532
@sheikhabdiladifabdikarimma532 Жыл бұрын
بل شيخ الإسلام
@farhiyomohamed4473
@farhiyomohamed4473 9 жыл бұрын
Masha Allah shaykheena Allaha sugo Allah na ha nagu anfaco waanadiisa amiin
@muxyadiin42
@muxyadiin42 10 жыл бұрын
asc wr wb mansha allaah qofka somalida iyo dunidaba oo gu samayn badan waxaa loogu magacdaray sheekhul islaam abusalmaan allaah ha xifdiyee waa ninka kaliye ah ee shuhbaadka culuma usooga iyo ictisaamka radiyay waa ninka ku dagaalamay carabkiisa iyo qalinkiisaba wakhti ay ragbadan cabsadeen waraysigana waakhatar unkastoo wariyaha uu ku cusubyahay waraysiga
@Gurbiye
@Gurbiye 8 жыл бұрын
Mahadsanid walaal.
@maxamedsiraaji4916
@maxamedsiraaji4916 6 жыл бұрын
Muxyadiin Xassan
@cabdulaahisunni3434
@cabdulaahisunni3434 6 жыл бұрын
masha llah
@qudusborte8990
@qudusborte8990 5 жыл бұрын
mashaa alha sh xasaan xuseen alh hakuxafido
@iskaashatomakufto1041
@iskaashatomakufto1041 8 жыл бұрын
sheekh xassaan xusseen abuu salmaan geesi geesi dhalay oo rabbi yaqaan ah
@dholayarewarsame9610
@dholayarewarsame9610 5 жыл бұрын
Tagerayasha shine culay ee Habar Yonis 😢 gashed year is your birthday 🎂
@qaalidcali9916
@qaalidcali9916 4 жыл бұрын
Manshaa Allah Shiiqunaa Xafiduhullaah
@liikaawo
@liikaawo 10 жыл бұрын
Maasha Allaah Sheekhena caanka ah Sheekh Xasaan Xuseen (Abuu Salmaan).. Alle haku dhowro.. Amiin..
@halimahussein2824
@halimahussein2824 7 жыл бұрын
Liban Ahmed Abdi
@abdikhaaliq3587
@abdikhaaliq3587 5 жыл бұрын
sh xasaan xusen aadam abuu salmaan nin caadi ah ma ahan
@nastexoabukar7483
@nastexoabukar7483 4 жыл бұрын
Maashaa allaah ilaahow carabkaaga diinta ku ilaali iimaankana kuu waasici
@XAQSOORMEDIA
@XAQSOORMEDIA 4 жыл бұрын
Maasha allaah cabdicasiis waraysigani waa waraysi aad u qiimo badan
@acazaam
@acazaam 6 жыл бұрын
xasaan xusein aadam allahayow kubarakeey ilaahow kuxifdi mashallah
@XAQSOORMEDIA
@XAQSOORMEDIA 3 жыл бұрын
Waa waraysigii ugu adkaa ee mid ka mid ah Culimada aan ka dhagayso fikir ahaan rag aqoon leh ayaa is waraysanaya ayaan qabaa
@MustafaAbdiAli
@MustafaAbdiAli 3 ай бұрын
Masha Allah 07.04.2024 Baan Daawanayaa !.
@abdikarinamaal-yl3mf
@abdikarinamaal-yl3mf Жыл бұрын
Mansh allah Shekha xassan mathalkaga alle habadiyo
@Zakapha
@Zakapha 10 жыл бұрын
sheikhul islaam Illaahay habarakeeyo hana xifdiyo.....
@abdirahmanrhoble936
@abdirahmanrhoble936 6 жыл бұрын
Allahow kugusug xaqa kugunadil
@jimaleahmedahmed6696
@jimaleahmedahmed6696 4 жыл бұрын
Asc sh hassan Hussein Allah yahfadaka
@yasirkheyratyasirkheyrat8657
@yasirkheyratyasirkheyrat8657 5 жыл бұрын
Mashaallaah umadan shekheda
@halimaali1730
@halimaali1730 6 жыл бұрын
mashallah sheikh Xassan Xuseen
@elninoo1986
@elninoo1986 10 жыл бұрын
Sheikh Nairobi Joogo oo alshabaab Taageersan waligiisna aan Fikirkiisa & Mabda'iisa ka gaban' codkar ah oo aan Nixin walahi sheikhan waa ka Qeyliyey aniga Noolow inkastoon alshabaab an Necbahay anigu, Liibaan aduunka & aakhiraba.!
@awilfanto332
@awilfanto332 7 жыл бұрын
Fernando Torres allah yaa laga cabsadaa walaal
@moalinyariisow5674
@moalinyariisow5674 5 жыл бұрын
Fernando Torres b
@adarmohamed7373
@adarmohamed7373 5 жыл бұрын
Sheekhaw kamaad jawaabin waxa fashiliyay rabiicul carab waxay ahayd dimuqradiyadii bay wax kudooranayeen shacabkuna ku dhawaaqayeen taasbaa fishilasay
@walantaawaka17
@walantaawaka17 5 жыл бұрын
Fernando Torres qaain
@drayoupabdalla2736
@drayoupabdalla2736 5 жыл бұрын
Waa libaax gesi ah an baqin towxidkuu kucadeyaa carabkisa munafiqin gala racda ah iyo galada ayuu kabaqin waa libax barqo jogo adigana munafaq urayo ayad tahay
@abdikadir22abdi27
@abdikadir22abdi27 4 жыл бұрын
Xafidahulahu sheikh xasaan xusein
@abdikadirhassan4305
@abdikadirhassan4305 8 жыл бұрын
Shiikh Xassaan ilaah hakuxifdiyo adigo xaqa tagerahayana haku oofsado
@user-qk5od6wc2w
@user-qk5od6wc2w 9 ай бұрын
❤❤❤❤
@abdiasisabdiasiss5744
@abdiasisabdiasiss5744 5 жыл бұрын
maashaa allaah
@AdowHasan
@AdowHasan Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Khadar-Ali
@Khadar-Ali 4 жыл бұрын
Sh.xassaan yaxfid ka lah
@ruunabdullahi6736
@ruunabdullahi6736 5 жыл бұрын
Shiiq xassan xuseen Aadam ALLE ha xifdiyo
@liikaawo
@liikaawo 10 жыл бұрын
waa wareysi aad iyo aad u xiisa badan oo umadda soomaaliyeed anfaci doona Mustaqbalka..
@Gurbiye
@Gurbiye 8 жыл бұрын
Shukran Sheekh Liibaan Axmed,
@warfadayur1301
@warfadayur1301 5 жыл бұрын
insha Allah, waa kii anfaca hadeey kudhaqmaan, wuxuu sheekhu marwalbo kuwaaniyo ummada ilaahy xaqa hanawaafajiyo
@muusemuuse238
@muusemuuse238 4 жыл бұрын
Jasaaka laah khayr shaykhul islaam
@ilyaas-sh-aadanaldabaqeyni6532
@ilyaas-sh-aadanaldabaqeyni6532 9 жыл бұрын
شجاع ابيُ رجل تتحالفت له حملة إرجاء العالمية ثبت كالله
@zamzamaadam7575
@zamzamaadam7575 Жыл бұрын
Xasaan allaah ha ku hadeeyo diintu waa nasteexo dil maahee
@nagskwwy1qeuwacqg38
@nagskwwy1qeuwacqg38 Жыл бұрын
شجاعنا
@maxamedcabdi7379
@maxamedcabdi7379 5 жыл бұрын
sheikh xasaan alle hanookaa xafido
@nagskwwy1qeuwacqg38
@nagskwwy1qeuwacqg38 Жыл бұрын
Haye
@farhanqassim7233
@farhanqassim7233 7 жыл бұрын
Sh Xasaan mawqifkiisu wuu cadyahay
@bintuabdrhim3501
@bintuabdrhim3501 4 жыл бұрын
Illhey ha xifdiyo sheekhaan oo aan zaaid ujecel cadowgana allh ka qabto
@tayaritayari7338
@tayaritayari7338 9 жыл бұрын
masha,allah
@user-sp7jj5jx5e
@user-sp7jj5jx5e 5 жыл бұрын
شيخ حسان احبك في الله
@xafsacabdiraxmaan7000
@xafsacabdiraxmaan7000 4 жыл бұрын
Masha alah
@sheekhabdiqadir966
@sheekhabdiqadir966 10 жыл бұрын
xafidakalaah yaasheekhnaa alaw kaadhawr isha cadawka
@muxyadincabdi1298
@muxyadincabdi1298 4 жыл бұрын
M,a Allah sh
@abshircadaan5875
@abshircadaan5875 4 жыл бұрын
Qoraalka amaanta Niikuu u badan yahay & taageero indho la'aan ah lagu sii luminayo Khawaarijka Muslimiinta Gaalaysiiya Shaydaan Xasaan Xuseen Aadan!
@abdiazizibrahem8170
@abdiazizibrahem8170 5 жыл бұрын
Sheekh Xasaan Allah hasoo hanuuniyo dad badan oo muslim ah ayaa lagu dilay fatwo uu sameeyey
@rampatuga5390
@rampatuga5390 2 жыл бұрын
Maya waa beenta, dad badan oo islamka dhakraaye buu ka dhiidhiye Waa halyeey sheekhena xassan xussen
@user-sn5kx5mc5h
@user-sn5kx5mc5h 7 ай бұрын
Sheikhul Islam Hassan Hussain Adam Abu Salman liwaha islamka xafidhuhullaha wa gesiga islamka
@ayaanabdi4286
@ayaanabdi4286 5 жыл бұрын
Ilahay haku sohanuniyo hanuunka alla hayee xasan xusenow
@fardowsaabdirahman4440
@fardowsaabdirahman4440 2 жыл бұрын
Art
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Жыл бұрын
Ninkaan Waa Wahaabi Al Shabaab Ah
@kerowcade129
@kerowcade129 8 жыл бұрын
مكائد أفعمت مكرا لأمتنا *** تكاد منها الضخور الصم تنفطر ليس العجيب الذي بانت عداوته *** لنا ومنه أتانا الضيم والضرر بل العجيب الذي من ظغي أمتنا *** يكون عونا لمن خانوا ومن طلموا ياأمتي إن هذا الليل يعقبه *** فجرا وأنواره في الأرض تنتشر والخير مرتقب والفتح منتطر *** والحق رغم جهود الشر منتصر بصحوة بارك الباري مسيرتها *** نقية ما بها شوب ولا كدر مادام فينا ابوبكر البغدادي شيخ خلافتنا *** بمثله يرتجي التأييد والطفر وأبن لادن كم تهفوا القلوب له *** ويطرد الهم عنها وجهه النضر والحمد لله فالآمال مشرقة مادام *** في صفنا عبد القادر مؤمن او حسان أهل التقوي والنهي والعلم علمهما *** هما لهدي البلاد الشمس والقمر حسان يا سلم الديان طلعته ******* فقيها شيخنا وألرأي معتبر بيانه ممتنع سهل وممتنع ********* كلامه لؤلؤ ألفاطه درر يحبه كل قلب مؤمن ************ وتري قلب المنافق بالأحقاد مستعر
@eksbukisaouykjacumar9819
@eksbukisaouykjacumar9819 8 жыл бұрын
-
@Abu_Salman_Somali
@Abu_Salman_Somali 8 жыл бұрын
كلما طهر لكم قرن قطع والحمد لله قطع ابن لادن وسيقطع قرن البغدادي
@aminahirsi1658
@aminahirsi1658 7 жыл бұрын
العبد الفقير I
@WarbaahintaIslaamka
@WarbaahintaIslaamka 2 жыл бұрын
Sh Cabdicasiis 🤸
@ARdaygashxasaan-ws1go
@ARdaygashxasaan-ws1go Жыл бұрын
😁
@abdihassan1610
@abdihassan1610 5 жыл бұрын
Geesi aan gaban weeye alaha sharf iyo karaamo siiyo
@muminmohamed6494
@muminmohamed6494 5 жыл бұрын
Shiikh xasaan xuseen allaha dhowro waa shikh aan ka ganban in uu cadeeyo xaqa iyo baadilka Allahu akbar
@SalaadCalishacbaan-vp2sf
@SalaadCalishacbaan-vp2sf 8 ай бұрын
M.a shiikheena argagaxisa ma.ahan
@maxamedyare5293
@maxamedyare5293 3 жыл бұрын
M.a
@cabdallacaraale7531
@cabdallacaraale7531 Жыл бұрын
Sheykhul islaam xassaan alle hku xifdyo
@MaxamedCabaas-ug5bk
@MaxamedCabaas-ug5bk 14 күн бұрын
Sayid maxamed cabdile xasan gabaygi caqiiqadada ma dhageysateen
@user-sn5kx5mc5h
@user-sn5kx5mc5h 7 ай бұрын
Sheikhul Islam Hassan Hussain Adam Abu Salman liwaha islamka xafidhuhullaha wa Sheikha kaliya Runta kahadla Wana gesiga islamka
@mahamudh6983
@mahamudh6983 7 ай бұрын
Xilligan waan yaraa diintana aad baan u necbaa..Alxm Allihii nacaybkiii iigu badalay jacayl
@abdirahmansaid1970
@abdirahmansaid1970 5 жыл бұрын
مجاهد الصومالى
@abshircadaan5875
@abshircadaan5875 4 жыл бұрын
Xasaan Takfiiri Gaalo (Kenya) ku dhexnool Suufinimo waxuu yaqaan kusoo bartay kadiba ku Caasiyay! Nin kasta oo ay umadda Muslimiinta wada Qurraafi & Gaalo ku sheega sida Khawaarijka Xasaan Duul ka AWOOD BADAN (USA) ayuu Allaah swt ku Saladaa!!!
@cabdulahidubad2018
@cabdulahidubad2018 2 жыл бұрын
Waa sunta ka ilmeysiisa gaalda iyo gaalo raacyada adoo kale ah
@rampatuga5390
@rampatuga5390 2 жыл бұрын
Suufi waa gaalo, in lagu soo barbaaro kama turjimeyso in eey saxanyihiin
@user-nb2uj3uj9q
@user-nb2uj3uj9q Ай бұрын
ناصر الدين الشيخ حسان
@ikranyasin7792
@ikranyasin7792 5 жыл бұрын
Alaha kuxiftiyo sheekheena
@cabdulahidubad2018
@cabdulahidubad2018 2 жыл бұрын
Wariyaha waa sheydaan madoonaaya inaad tahay argagixisa macneheed war waxa Su aaal xumaa sheydaanka sheikha sifican ula hadal
@ibrahimmahdi805
@ibrahimmahdi805 6 жыл бұрын
ثبتوا منهج هذا الشيخ
@shaficiaden5331
@shaficiaden5331 4 жыл бұрын
M,a
@qalbidayax2739
@qalbidayax2739 5 жыл бұрын
Culumada*,soomaaliyeed*dhamaantood,maqaldanyihiin,xisaan,kaligiis*miyaasaxn,waandiiday
@sakariyeabdulahi4811
@sakariyeabdulahi4811 2 жыл бұрын
Yaaa kugu yiri culumadi dhaman wey qaldanyihin xasan bees aya saxan majnun mathy
@josephkrem6086
@josephkrem6086 8 жыл бұрын
shekh xasaan waxan leyahay culimada isfahma ugas in wanaagsan baatahaye
@axmeddhahirxuseen7472
@axmeddhahirxuseen7472 4 жыл бұрын
Masha allaah sheekheena sh xasaan allaah haku xafido
Ali Harare, Sh Xassaan Xuseen Iyo Jawaabti Majeerteen La Siiyay
18:44
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 45 МЛН
Heartwarming: Stranger Saves Puppy from Hot Car #shorts
00:22
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 21 МЛН
3M❤️ #thankyou #shorts
00:16
ウエスP -Mr Uekusa- Wes-P
Рет қаралды 14 МЛН
Waraysi Kulul SH.Xasaan Xuseen laqaaday Arima Badan Cadeeyay
19:56
WAREYSI GAAR AH: Waayaha Nololeed ee Sh. Maxamed Cabdi Umal
41:42
Khaalid Foodhaadhi
Рет қаралды 271 М.
Maxaa Udhexeeya Wahaabiyada iyo Sufiyada || Sh Xassaan
25:46
Daarul Xadiith
Рет қаралды 64 М.
Q4aad ll Muxaadaradii Al Qowlul Amiin ll Sh Xassaan Xuseen
2:27:32
Sunna Media
Рет қаралды 23 М.
Sh Xassaan oo ka hadlay dhacdadii Galdogob
14:05
Qalaafe Media
Рет қаралды 33 М.