Wasiirka Tiktok oo su'aalo kulul lagu karbaashay "Musaqmaasuqa iyo arimo xasaasi ah

  Рет қаралды 45,490

Xogmaal Media

Xogmaal Media

Ай бұрын

Wasiirka Tiktok oo su'aalo kulul lagu karbaashay "Musaqmaasuqa iyo arimo xasaasi ah

Пікірлер: 264
@rnproduction4503
@rnproduction4503 Ай бұрын
Nasib xumada soomaaliya haysta qofkaas baa wasiirka gaanshandhiga bariiska ka sheekeyna war dhalinyaradooo wadankan hallaga tashado
@koozhinmali7707
@koozhinmali7707 Ай бұрын
Waa saxantahy wlle Lkn halaga tashado ha dhihine Aan u tashano dheh
@American_patriot110
@American_patriot110 Ай бұрын
Qofwalbow mamul goboleedkada dhiso
@aaminaa341
@aaminaa341 Ай бұрын
From AL-SHABAB member to the Minister of Defence of Somalia. What a joke!
@AizackYussuf
@AizackYussuf Ай бұрын
And nothing you can do about it young kid
@akshaale
@akshaale Ай бұрын
Adam kofi is ok👌 Ahmed madobe is ok But Waziir Abdikadir is a terrorist kkkkkkk what a funny novel😂😂😂😂
@AizackYussuf
@AizackYussuf Ай бұрын
@@akshaale All these from the channel Soo post gareeyey waa very stupid people imagine waligiiis urur xitaa kama mid noqon but coz he is Rahweyn Al shabaab waaye Reeerihiina wasa dheh
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u Ай бұрын
Hadii ay qaraxyada naga joojin lahayeen madaxweyne ayan siin lahayn wasiir daaye
@laydhcaafimaad1814
@laydhcaafimaad1814 Ай бұрын
Hadduu backet/deysan yahay maxa boorsada ay ugu ridan waayeen oo bacda ugu ridey?????
@bagafweli927
@bagafweli927 Ай бұрын
The Minister of Defense was asked to explain the Turkish navy stopped over in Mogadishu and he explained it is like going to a restaurant. Adio! May Allah bring experienced, patriotic, and honest leadership.
@Abdullah_Abudujana23.
@Abdullah_Abudujana23. Ай бұрын
😂😂😂
@somalilandnew
@somalilandnew 24 күн бұрын
yamyam iyo qadadweyn caqligeedi buu hadlay! ciyalka tiktok weeye
@user-xh2yk9cp8p
@user-xh2yk9cp8p Ай бұрын
Wasiir ka iyo wariyaha waan salamaya iyo dhaman u mada somaliyed. Wasiirka gadaashiisa waxa ka muqda dayuurad. dayuurad milatari iyo mid shacabna midna ma haystan😂 😂👎🤷✈️🛳️ all bila damiir
@aminaali2334
@aminaali2334 Ай бұрын
Ciidanka naxaad ugu Hambalyaysay sida aad u shirqooshi iyo sida Gaajadu u dishay Taas maa Hambalyo ah xaqooda aad ku Raaxaysatid subxaanalaah
@maxamedadan35
@maxamedadan35 Ай бұрын
WAA TUUG INDHO ADAG
@fiidowmrk
@fiidowmrk Ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada wada dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@abubakarsheikh4740
@abubakarsheikh4740 Ай бұрын
Nolow jalle wasiir❤
@shantasomaliyedigabadan7588
@shantasomaliyedigabadan7588 Ай бұрын
Ala kanaa nocan alle dalka haka qabto wasiir kushega ah
@ahmedyasin8544
@ahmedyasin8544 Ай бұрын
Kan ma aha wasiir, wasaaradana wuu ceebeeyay. Waa in la badalaa
@SaidMohamed-ev7so
@SaidMohamed-ev7so Ай бұрын
Wasiirku sideen ugu aaminaynaa lacagta cashuurta iyagoo askarta bariiskoodii lacunay???
@mysalah06
@mysalah06 Ай бұрын
Why don’t they ask the same questions to the president?
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 Ай бұрын
Madaxwaynaha shaqadiisa ma ahan wasiirka gaashaandhiga ayey shaqadiisa tahay you better understand that secondly you have to write your own language to the comment section
@ubeydhirsi3217
@ubeydhirsi3217 Ай бұрын
Tuug baahan khayr maleh wlhi
@mohamedosman8437
@mohamedosman8437 Ай бұрын
Wlahi waa wasiir daacada oo cod kara Lkn dadkeena ayuu wanaagu dhibaa wasiir jira ayaad tahay horey usoco
@ifrahabchir4223
@ifrahabchir4223 Ай бұрын
Duwlad maha wa tuug soo shaqatag tey somalii Allaha uu gargaro
@sadiacabdi1536
@sadiacabdi1536 Ай бұрын
Warranty washer maha ee qof kale noo keen ninkii isku sawiray ciidankii baccalaureate ku dhooyaya isku sawiro kan waa saqajan waxaan dad maha ee kuli waa isku mid wariye waad ku mahad santahay sidad noogu soo gudbisay ❤❤❤❤
@abdikarinisnail5240
@abdikarinisnail5240 Ай бұрын
Indhaha Suu ka siiyo inkaar kugu dhacdey, ha na salaamin tuugyahaow.
@munahussein9687
@munahussein9687 Ай бұрын
Cidan somali ma heysate Allaha u gar gaaro wa wada mooryan
@huseinnadaara6557
@huseinnadaara6557 Ай бұрын
Wasiirka Dalxiiska in layiraaa ay aheyd midkaaan . Uma qalmo wasiir ciidan
@aaminojubooy9203
@aaminojubooy9203 Ай бұрын
Wasiir 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪
@zeinabhajiyassin9293
@zeinabhajiyassin9293 Ай бұрын
Waa dowlad gaajeysan oo mooryaan tuugo ah ha dii ay hawo ka gashay saadkii ciidamada somali alle ha u gargaaro kuwani dawlad maaha
@KeynaanMohamud-qy8tp
@KeynaanMohamud-qy8tp Ай бұрын
War kan si sax ah waxba oo kama jawaa baayo haduu kadaray bacda cuntuuu kuwatay kulahaa garaam kii looku tala galay asoo kalaa daaro iyo dalxiis ku suu bisto madax weyne xasanba ciidanka wuxuu rabo ayuu ka sheeki jiray ma mantaad ka gubaneysiii
@gellegaab8735
@gellegaab8735 Ай бұрын
Waxaanoo kale ayaa wasiir ah waxmatare doqon aqoon laawe meesha ujooga inuu dhaqaale sameeyo oo keliya ilaahay ayaa idin maqan
@Abdullah_Abudujana23.
@Abdullah_Abudujana23. Ай бұрын
Subhaanallah is this guy the minister of defense of somalia or a restaurant chef or maybe a story teller Even he doesn't have the decipline of a minister.
@Halkaynoomaraysay
@Halkaynoomaraysay Ай бұрын
Goor man arki dona masuul ogol fashilkisa xileed. Wasirku waa in xilka laga qaadaa sida ugu dhaqsaha badan waa ku fashil may xilkiisa. Maxkamadu cadaalad ha sameeso hadi wasiir ku jiro xitaa hala xukumo.
@Ahmedhassan-zd1wp
@Ahmedhassan-zd1wp Ай бұрын
Ciidan Wax wadamo kale kucaawiyeen ayaa laxaday markaaa ayuu kuleeyahay. Isla’Xisaabtan ayay dowladu Caan kutahay
@user-ig1um5og9l
@user-ig1um5og9l Ай бұрын
Kaamanan qaadin salamanca waayo waxaan aamin sanahay dhibka jira inaad adigu wado
@Idafa-mu4yj
@Idafa-mu4yj Ай бұрын
Waa tuug xaaraan ah Waxaana keensaday mooryaankii waynaa musuqmaasuqlowgii damiirlaawaha ahaa ee xasan sh maxamuud xattaa ra,eeso wasaaro muusan keenin
@mcabtijoma9501
@mcabtijoma9501 Ай бұрын
asc walaalaha somaaliyed runta hadii lga hadlo anaga dowladaan maba dooran
@MOHAMEDALI-tb8uy
@MOHAMEDALI-tb8uy Ай бұрын
Good job mudane waziir mahadsanid
@sawdaibrahim4503
@sawdaibrahim4503 Ай бұрын
Nahabsanaa kani wabu isxanaji waxad samayseen o can o banaanka yala ayu raba in u Sacabo kuqariyo Subxanallah 😢😢😢😢😢😢😢
@ahmednurmohammed
@ahmednurmohammed Ай бұрын
Shacabka Somali waay khaldameen tug waay dorteen
@umumahmadumumahmad7856
@umumahmadumumahmad7856 Ай бұрын
Shugran wasiir warunta wadshaqaysen
@abdiahmed4160
@abdiahmed4160 Ай бұрын
Kan Wallahi uusan u qalmin xitaa, manager iska daa Wasiir. Somaliya waxay heli lkartaa qad aqoontii iyo xirfadii lef, laakiin waxaa laga doortay kan iyo kan caafimaadka oo kale. Ilaahoow wadankeena u gargaar!
@SaidMohamed-ev7so
@SaidMohamed-ev7so Ай бұрын
Asc weriye calaamaddii yuhuudda astaanta u ahayd baa wasiirka xafiiskiisa ka muuqatee waxaana lagu eedaynayaa inuu ahabaab lashaqeeyo, marka ma la oran karaa Ashabaabna yuhuuddaa adeegsanaysa? Mahadsanid
@hersonmalaque3865
@hersonmalaque3865 Ай бұрын
Suaale kul kuluul iyo isdifaacid kalsooni ka muuqato.
@libaaxsankakatabtay1097
@libaaxsankakatabtay1097 Ай бұрын
Incompetent corrupt government… the sooner they leave the better for Somalia… Xassan maa dhargay waa xayax bahan Allah swt sii deg deg hama dhafiiyo ..amin amin
@hiesharbiodowa6405
@hiesharbiodowa6405 Ай бұрын
Sidee Tuug wax loogu dhibi karaa mar haddi qofkii taageerayey uu Arko musuq joogto ah oo cad
@rocky4066
@rocky4066 Ай бұрын
Kuwa baraha bulshada wax ku qora waa damiir laawayaal oo waxa xun hunguri ka galo
@user-fy7cu1wj2x
@user-fy7cu1wj2x Ай бұрын
Arka gadaashiis calamada yahuudi Arka maaha xidigtii Soomaaliya
@somalilandnew
@somalilandnew Ай бұрын
dayuuuskan ciyala suuuqa ah baa wasir ah! yamyam iyo qadadweyn caqli maleh
@sharmaanbeek4696
@sharmaanbeek4696 Ай бұрын
Kan waziir maahin
@SurprisedSaxophone-iu5dh
@SurprisedSaxophone-iu5dh Ай бұрын
Wasiirka suaasha badan ka daa tiktok live aya ka sugeenaa
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 Ай бұрын
Eeygii ku dhal was waala ogyahay adiga inaad adeegsatay waxba ha is kululeey adeer waalaa sareeyaa ee sheydaankii meesha ku keenay wuu ogyahay🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 Ай бұрын
Sax waaye shacabka waain dowlada Ku kalsoonaadan madaxda Qaranka iyo madaxwaynaha waa astaan Qaran . "Fiyuuska ha laga dhaafo"
@farhiaali3873
@farhiaali3873 Ай бұрын
Waa madaxda tuuga ah adigan shame on you
@yuyuhaji2163
@yuyuhaji2163 Ай бұрын
War wuxu indha adaka ma wuxu umaleya ine dadku caqli lahayn
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 Ай бұрын
Qaybiya qaday qawl rag weeyee qaybiya cunay rag qaadan kariwa xasanow makhayada ciyaarta kadaa Allow sahal !!!
@hiesharbiodowa6405
@hiesharbiodowa6405 Ай бұрын
Waa sheeko yaab leh oo taariikhda militeriga soomaaliya haysta waxaa la musaqay taageeradi ciidanka imaaradka siin jiray hadda waa musuq cusub oo ciidankii danab ee mareykanku taageeri jiray
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 Ай бұрын
War kan halaga qabto ciidanka asagaa dhameeyey wiilashii dhalinyarada ahaay waana aragtaan in imaaraadka ay difaacayeen ee Allah hanaga qabto munaafaqiinta iyo dalaaliinta cadowga u adeego ee dhexdeena ku jiro aamiin soomaali alley leeyihiin ee Allah ha badbaadiyo dalka iyo dadka soomaaliyeed aamiin
@adanabdullahi2108
@adanabdullahi2108 27 күн бұрын
War u crazy boss
@bezani
@bezani Ай бұрын
Nimaan talin jirin hadduu taliyo nimaan tagi jirin baa taga!
@aaminaa341
@aaminaa341 Ай бұрын
This guy must be the most incompetent individual to have held a ministerial portfolio in Somalia.
@jabriilwadani457
@jabriilwadani457 Ай бұрын
Hadal wa Lahadli kara Lkn ficilk iyo Hogaamiyanimada waxay Ubahanthy Indher Garadnimo iyo Daacadnimo Ilaahow wadanka No Hagaaji
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr Ай бұрын
Kan iyo shabaab labay kala yihiin. Kan waa Mooryaan oo dilaa. Shabaab dawlad cilmaani ah, kama qeyb galeeso. Warkoodi waa cad yahay calmaani waligood lama fadhiisanayaan, mana heshiinayaan
@cabdimahad1142
@cabdimahad1142 Ай бұрын
Daruufu meey adiga ka muqato ilaahey na kiin dhaafi
@abdikarinisnail5240
@abdikarinisnail5240 Ай бұрын
Wasiirka gaashaandhiga ee tuugada.
@DiiriyeFaarax-ff3gd
@DiiriyeFaarax-ff3gd Ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 MURÙGO ALEHAKUGURIDO WASIIRSHABAAB MAXAKAMADD HANALOOSARO
@NAAJIMEDIANETWORK
@NAAJIMEDIANETWORK Ай бұрын
Asaga sirtii ciidanka faafinayo asaga meelwaba la tagan sirihii ciidanka waa nin iska ciyaarayo oo anba fahansaneyn waxa ow masuulka ka yahy
@garastv1126
@garastv1126 Ай бұрын
xogmaal media warbaahiin weyn baad tihiin title ka aad ku soo qortey ma ila qurux badna masuul kasta su,aal waa la weydiin kara wasiir tiktok oo su,aalo lagu karbaashey ma ila qurux badna cinwankaas
@mahadafdhuub9130
@mahadafdhuub9130 Ай бұрын
Wasiiir Ethiopia dhulkeena Ma damcine way haysta Marka iyadoo awal qori Caradiis ku haysatay somali Galbeed bay hadana badii Usoo dhigtay
@user-ig1um5og9l
@user-ig1um5og9l Ай бұрын
Adieu waxaanu warka ku haynaa inaad imaaraad wasiir u tahay maxaad kaga jawaabi wasiir
@mohamedosmanhassen1911
@mohamedosmanhassen1911 Ай бұрын
NGO caadi ah waaye kuwaan
@user-fy7cu1wj2x
@user-fy7cu1wj2x Ай бұрын
Tuugan ayaa wasiir noah
@muhamuse8134
@muhamuse8134 Ай бұрын
Meesha raashinka lagu dhacey ma ahan ururka hoose ee waa Shirkada la siiyey in ay raashinka soo gado ayaa musuq maasuqdey ..
@horijoogmedia
@horijoogmedia Ай бұрын
Tuug bariis xaday
@ahmed16-uy3mc
@ahmed16-uy3mc Ай бұрын
Xilbuu hayaa dadna ma qancin karo waxba kaman fahmin hadal badan iyo tayo la an ayn arkay kaliya
@Abdullah_Abudujana23.
@Abdullah_Abudujana23. Ай бұрын
Decorations buu ka hadlaaya isaga xafiiska uu dhax fadhiyo ma arko 😂 wuu xiiqay siduu isu difaacaayay.
@topone8381
@topone8381 Ай бұрын
Ninkii cidanka dhmyay 😢😢😢😢
@HorseedAirbnb
@HorseedAirbnb Ай бұрын
Wa nidaam la aan ee nidamka iska saxa dheh nio
@hiesharbiodowa6405
@hiesharbiodowa6405 Ай бұрын
Waa nasiib daro in dadna taageero ay siinayaan masuulayiinti sare ee wasaarada gaashandhiga iyo madaxtooyada dalka
@Caliya7
@Caliya7 Ай бұрын
Dhibaato iney kujiraan waa la ogyahay laakin ma ahan in aduunka dhan latuso duruufta aad kusawireysiin waayo ma ahan keliya somali cida arkeyso.
@halwoali5532
@halwoali5532 Ай бұрын
Wasiirkii ninkani caruur cml ayuu ula hadlay ulama dhaqmay
@saynabmoamiin3634
@saynabmoamiin3634 Ай бұрын
2024 daldub loogumaysto Tariikhdii 1960 Manta ayayka liidataa gumaystaha la jeceel yahay waa na noocan ookale Asal somalibaydan ahayn
@ceelsheekhofficial4504
@ceelsheekhofficial4504 Ай бұрын
Kani waa Doqon, aan xataa geeridi Nabiga an ogayn
@dayless_funs
@dayless_funs 12 күн бұрын
عليه افضل الصلاة والسلام
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Ай бұрын
Oo maa adiga iyo reer xasan sheekh lala xisaabtamo askarta adinkey idinka aragtey
@AISboqor
@AISboqor Ай бұрын
Waxa wasiirka gadaashiisa kamiiqda soo ma aha xidigtii yahuudda?
@FatmaNuuro23
@FatmaNuuro23 Ай бұрын
Warka hada la wado oo ah in askar lagu qabtay iney saadka ciidanka xadeen, waxa jira dad ka sii waa wayn ayaga oo ka madaxsan oo sheekada dhaca ciidanka iyo qasnada dowlada horey u bilaaben, marka sheekada kor halaga soo bilaabo..
@hiesharbiodowa6405
@hiesharbiodowa6405 Ай бұрын
Indha cadeyntiisa yaa laga garanayaa inuu Tuug yahay , caddeymaha baadhiista dawladii deeqda iyo taageerada militeriga ay soo saartay waxay qeexaysa inay lug ku leeyahiin isaga iyo Amar vila Somalia ka yimid
@mohamedsandheere6339
@mohamedsandheere6339 Ай бұрын
Soomaalia ma dageyso dad nocan ah inta xilal u hayan oo Aan wax aqon ah u le heyn dowlad nimada qof tuug ah in wax xado moyane caqli yad kale an ba la heyn aya mel walba qabiil lagu geeye Xassan maafiyo iyo koox diisa maafiyada ah Ee dalka ku hab saday Alle ha ina dhaafiyo dalkii mooriyan diirata ah aya ku hab satay Xassan Sheikh dowladii ba wuxu ka dhigay company uu le yahay so sad 😭 soomaalia cadalad bay rabta soomaalia madaxweyne dacad ah ayay rabtaa Allow ino keen madaxweyne daacad ah tuug Aan aheyn danta dalka ka shaqeeya
@user-uh5hc8ei5g
@user-uh5hc8ei5g Ай бұрын
Kkk indhaha karideen wlhi
@fanaxlowga68
@fanaxlowga68 Ай бұрын
warkan xilka xassn sheikh intu jogo ha iska qaato waxa uu doona iska daaya wa tug cadi qata ah
@American_patriot110
@American_patriot110 Ай бұрын
Dowlad majirtee qowalibow maamul goboleedkada ino dhiso
@ambarashkir3336
@ambarashkir3336 Ай бұрын
Tuug tiktoker ah😮😮😮
@DalmarXaashi
@DalmarXaashi Ай бұрын
Kadhab illahy kafurtay oo shabab lashaqaysta
@mustafgabo6192
@mustafgabo6192 Ай бұрын
Tuug kaa indha adag
@aichamoussa9235
@aichamoussa9235 Ай бұрын
Minister of TikTok
@keyfmahmud5291
@keyfmahmud5291 24 күн бұрын
Ninkan waa tuuuuuug tuugdhalay
@abdiwahabadanabdiwahababdi1487
@abdiwahabadanabdiwahababdi1487 Ай бұрын
Wallahi naseeb Dara weyn Aya haysata wasir tiktog oo shabab ah Aya babiye oo tug ah sadki ayu xadayaa rasaatena lasima waa u xadaya
@SuperExcuse
@SuperExcuse Ай бұрын
Wasiirka af lagaadada kadaa wax cad hadii aad heyso isoo dir ama Noo sheeg 😊
@saadaqkhaliif
@saadaqkhaliif Ай бұрын
salamaad war calamada ka danbeyso wazirka kawran
@hindarooble4075
@hindarooble4075 Ай бұрын
NINKA WAX INDHIISA MARKAAD EEGTO IN AANU QOF FIICAN AHAY WUXUU ILAAWAY ILAAHAY IN UU ARKAYO, TAKALE WAX UU ILAAWAY QABRIGIISII WALEE ILAAHA HALKEED KA GALI ADIGA IYO KUWO BADAN OO KU LA NOOC😕
@KeynaanMohamud-qy8tp
@KeynaanMohamud-qy8tp Ай бұрын
Adikaa ninka dhiiqada kujira lacak tiisa cunayo 😮😮😂😂tan kale dhaliisha saad ooku gubanayaa xukuu mada manta jookto shaly iyo manta farqi ween baaa u dhaxeeyo
@yahyegani8164
@yahyegani8164 Ай бұрын
Indhihiisa ayay kamuuqataa inuu lug ku leeyahay isaga iyo xasan dameer
@weriyeshaacir7374
@weriyeshaacir7374 Ай бұрын
Zoomaali khaladka markuu masuul galo waxaaa uu ku mar msrsiinyanayaaa Dawlado waaweyn bay ka dhacdaaa.
@mustiabukadir1082
@mustiabukadir1082 Ай бұрын
Waxan wazir maha wa tug. Somalia wa wadan fashilmay cidanka canshu umad kale lagucawinay. Kuwan Dowlad iskushega ah wey xadayan tugo Illah kabaqenin.
@mohamedfarah1269
@mohamedfarah1269 Ай бұрын
Ninkan uma qalmo masuuliyad ciidan iyo mid umadeed xitaa ilama ahan inuu u qalmo ama uu awood mamul u leeyahay mida qoyskiisa ..wuxuu u qalmaa qaqlayaasha tiktok l..lkn xasan sheikh dookhiisa ama dadka uu isleyahay waad is fahmi kartaan waa wada nuucaas😢🥵🥵
@mysalah06
@mysalah06 Ай бұрын
Your office is nicely decorated why?
@mohamedmohamed-cs1wq
@mohamedmohamed-cs1wq Ай бұрын
TikTok game money
@hussein1211
@hussein1211 Ай бұрын
Wariyahan wa Lalushan yahay S,alo mühim ah ma weydinayo TikTok isagaa messha ka oday ah
@XaredAliofficial
@XaredAliofficial Ай бұрын
I,am just hier😂😂😂😊
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp Ай бұрын
Ninkaan qibrad ciidanba malahan waa in xilka laga qaadaa
@user-ig1um5og9l
@user-ig1um5og9l Ай бұрын
Dawladaha waxaa wasaaradaada kadhacaa meet at kadhacdo bal adieu noosheeg?
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 1,6 МЛН
WHY DOES SHE HAVE A REWARD? #youtubecreatorawards
00:41
Levsob
Рет қаралды 43 МЛН
🍕Пиццерия FNAF в реальной жизни #shorts
00:41
Они убрались очень быстро!
00:40
Аришнев
Рет қаралды 1,4 МЛН
Omega Boy Past 3 #funny #viral #comedy
00:22
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 36 МЛН
waar dag dag ah
8:31
Jubba Media
Рет қаралды 234
Musasalka ilmadii Qarsoonayd maxaa xiga, Waraysiga Jilayaasha oo...
33:30
Abdifatah Sablaale Travel & Vlogs
Рет қаралды 8 М.
Taariikhda Qabiilada Soomaalida & Asalkooda Qaybtii 2aad
45:48
Sayid Abdirahman
Рет қаралды 96 М.
RUWAAYAD MIYAA DAGAALKA ISRAA'IL & IRAAN? Xogta Daahsoon
1:04:22
Xogmaal Media
Рет қаралды 300 М.
Mr. Krabs's Regret #spongebobexe #shorts
0:11
ANA Craft
Рет қаралды 18 МЛН
ToRung comedy: baby play magic tricks😍
0:18
ToRung
Рет қаралды 28 МЛН
ПРОВЕРИЛ НА ПРОЧНОСТЬ (@novayaeracom - Instagram)
0:16
В ТРЕНДЕ
Рет қаралды 3,5 МЛН
Самый ХИТРЫЙ малыш!😂
1:00
Petr Savkin
Рет қаралды 4,7 МЛН