WAXAAN AHAY WAADIGA DUGSIYADA - MAXAMED MOOGE LIIBAAN

  Рет қаралды 357,369

Jaalle Allamagan

Jaalle Allamagan

9 жыл бұрын

waxaan nahay waadiga dugsiyada
waxaan nahay waanada macallinka
waagii baryaba
ubax laga waraabshoo
waxaan ku werweynaa
wadankiina wax u barta
oo xambaara waajibkiisa
wahsan meyno
waaban meyno
warwareegi meyno
wee weecan meyno
guul wacan
cadow ka waabto
nolol wanaagsan
& barwaaqo
nabad lagu wadaagoo
ha ku waaro wadankeenu
wadankeenu waa
wadnihii jirkeena
waraabinaayey dhiigoo
waan ku wardiyeynaa

Пікірлер: 259
@mohamuda.xamaraawi5553
@mohamuda.xamaraawi5553 3 жыл бұрын
Ardey ayaan soo ahaa muddo 16 Sano ah oo aan school iyo jaamacad waday. Hadeer na afar sano ayaan Macallin Dugsi sare ahay Waana ku qanac sanahay shaqada macallinimada, Iyadoo ah shaqo ay Dad badan ka faanaan, kuwana ku meel gaaraan. Sababtuna waa inaan ogahay in Aan dad soo saaraayo, Rag iyo Hablo Barri Noqon Doona Hogaanka Dalkaan. Ardey walba waa ardeygeyg😍
@idmanhaji79
@idmanhaji79 2 жыл бұрын
Waan ka helay feker kaagan. "Macallin hadda kahor wax i bari jiray baan waydiiyay sababta uu u yahay bare iyo in uu ku qanacsan yahay shaqadiisa , wuxuu iigu jawaabay:- "ma garanayo sababta aan u noqoday bare , waligayna kumaan fekerin in aan noqon doono mid dadka wax bara wuxuuna raaciyay hadalkiisii in ay dani ku kalliftay!". Arday aan wax isla baran jirnay mar la waydiiyay su'aal ahayd:- Ma jeclaan lahaydeen in aad macallimiin noqotaan waxay ku wada qayliyeen "maya maya maya"❗ Su'aasha aan jawaabta u raadinayo waa maxaa lagu arkay oo ay qabtaa MACALLINIMADA❔
@mohamuda.xamaraawi5553
@mohamuda.xamaraawi5553 2 жыл бұрын
@@idmanhaji79 Waa shaqo aad u dhib badan xaqiiqatan inay sidaas dhahaanna Gar bay u leeyihiin. Dhibka shaqada awgeed.
@yahyeidiris2245
@yahyeidiris2245 Жыл бұрын
@@idmanhaji79 waa shaqo aad u adag, nacfiga aduun ee ka so galayana buurnyn
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 Жыл бұрын
Qof Jaahil Ah ayaa Neceb Shaqada Macallinnimada waayo Ma Garanaayo Wax uu Dadka Uu U Sheego,Aqoonyahan.walba ee dunida Ku Nool Macallin ayaa Wax Soo Baray, F.Gaar ah Pilotka Diyaaradda Wada Yaa Baray,Kaxeynta..Diyaaradda ...Ma Isagaa Isbaray Dhakhtark Yaa Baray Dkhtarnimda Ugu dambeyn Without teacher NO Life,..Ogoow...thanks.
@hanaali1380
@hanaali1380 Жыл бұрын
Shaqo qaali ah Oo sharaf leh ayaad heysa waad ku mahadsantahay, qoys macalimiin ayaa kasoo jeeda meel walbo oon joogo maclin waxaan u muujiya ixtiraam❤
@abdulkarimfagaase5240
@abdulkarimfagaase5240 6 жыл бұрын
xusuus hore ayey i gelisaa markaan dhageesto heestan. 1993 pan African School iyo safka subixii markaan galno aan qaadi jirnay. Rabi haku naxariisto mooge.
@dillonryan4161
@dillonryan4161 2 жыл бұрын
You all prolly dont give a damn but does someone know a trick to get back into an Instagram account?? I was dumb lost the password. I would love any assistance you can give me
@ahmedissak9089
@ahmedissak9089 Жыл бұрын
Waan ilmeeyaa markaan maqlo heestaan oo berisamaad wacan beey ii tahay laabteeyda raad aan tirmeeyn ku reebtay. Waadiga dugsiyada anagoo arday ah baan subax walba qaadi jirnay. Alla xusuus ❤wanaagsanaa !!😅 iskuulkeygii hoose ee macalin Jaamac iyo 70- aatameeyadii. AUN Maxamed Mooge Liibaan. Liibaantii Janno Allow ku sii.
@baaricunugeey1462
@baaricunugeey1462 6 жыл бұрын
Nashiida carabiya ilmaha kushubeen bal meey tan u fasiraan wahsan meyno waban meyno weecan meyno warwareegi meyno caku iyo dowlad la'aan
@asalsomalilanderhargaysaaw6850
@asalsomalilanderhargaysaaw6850 4 жыл бұрын
Kkkkkk
@user-ir3fb2go5n
@user-ir3fb2go5n 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhhhhh runta
@JaalleAllemagan
@JaalleAllemagan 8 жыл бұрын
waxaan ahay waadiga dugsiyada waxaan ahay waanada macallinka waagii baryaba ubax laga waraabshoo waxaan ku werweynaa wadankiina wax u barta oo xambaara waajibkiisawahsan meyno waaban meyno warwareegi meyno wee weecan meyno guul wacan cadow ka waabto nolol wanaagsan & barwaaqo nabad lagu wadaagoo ha ku waaro wadankeenu wadankeenu waa wadnihii jirkeena waraabinaayey dhiigoo waan ku wardiyeynaa
@farasomalison3011
@farasomalison3011 5 жыл бұрын
Asc walal mahadsanid Yaa alifay heestan
@abdirahmanaadan2084
@abdirahmanaadan2084 4 жыл бұрын
@@farasomalison3011 xasan sheikh muumin ayaa sameeyey
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
Ereyo aan laga daalaynin macaansigooda.
@zahra-wu6vq
@zahra-wu6vq 9 ай бұрын
.
@Sahalali9
@Sahalali9 Жыл бұрын
❤️Heestan dhirigalin bey itahy inzha allh next week waxan bilawi doona jamacad foculty of computer science 🫥🤖inzha allh Guul 🫡wecan meyno wahsan meyno
@iskashi1003
@iskashi1003 Жыл бұрын
Sido kle Anna sanad Kan a bilabayaa B.A
@abdurahimhassan5278
@abdurahimhassan5278 Жыл бұрын
Jaamacadee sxb
@ramlanor3713
@ramlanor3713 3 жыл бұрын
Waaa Malin Ramadane qalbiga uga duceeeye fananke Alle qabriga hauqaboojiyo rabiga sareeeyo raali haka noqdo
@najmomukhtaar5211
@najmomukhtaar5211 Жыл бұрын
Heestan markan maqlo anoo dhan iska ilmeya 😪allow kunaxariiso
@mymounabdirazak692
@mymounabdirazak692 6 жыл бұрын
Allaha u naxariisto abwaankii sameeyey heestan Xasan sheekh muumin oo ahaa abwaan Reer awdal ah oo soomaaliyeed
@abdicanada9489
@abdicanada9489 3 жыл бұрын
Labadoodaba ale hawnaxariisto xasan iyo maxamed
@abdilaahihussencg9169
@abdilaahihussencg9169 2 жыл бұрын
Duucad qabayalad ha ka dhiigin sxb maxamed xassan iyo kooxadab alle ifyo akhiiraba hawo naaxariisto
@shafihussein4433
@shafihussein4433 3 ай бұрын
Waxay ahayd inaad ducada kudarto kii laxameeyay oo ah Cabdikariim ( jiir ) IYO fanaanka qaadayaba oo ah m Mooge dhamaantood Allah ha u naxariisto
@xamsexasan8952
@xamsexasan8952 6 жыл бұрын
Wahsan mayno waaban mayno Warwaregi mayno Esh cala wano alle ha u naxariisto fanan,macalin halyeey maxamed mooge
@kadijaabdi4918
@kadijaabdi4918 5 жыл бұрын
Isaq power fyi the most poetic of all Somalis 🤗🤗Mohamed Mooge
@thefearlesskibaarka9642
@thefearlesskibaarka9642 5 жыл бұрын
@Omar Yare we aren't bro we are the smartest in every side, Simply TOP
@zhazhamoha7608
@zhazhamoha7608 2 жыл бұрын
Messha qabyalada kala tag duliyow
@oldschool9316
@oldschool9316 Жыл бұрын
@@zhazhamoha7608 hoyada usheeg Laangaab Isaaqs are top in every where
@mahadcabdi7539
@mahadcabdi7539 Жыл бұрын
Ogol nahay❤
@CEObydefault
@CEObydefault Жыл бұрын
Why is his clan matter😅dulisanaa
@Kahiyemacqul
@Kahiyemacqul 4 жыл бұрын
Heestaan waxaan bartay 2008 markaas schoolka waxaan dhiganaaye Al-macaarid ee ceel qalow waan uxiisay wlhi long time war wareegi maynoo weecan weecan mayno❤
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 4 ай бұрын
Isku school eheen xasuus wlhi waxaa bartay anigo school la igalin idacadaha ka maqli jirey😢xasuus
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 4 жыл бұрын
Heestan hoooyaday baa ka maqli jiray anigoo yar xasuus😭😢😢 Wadankiina wax ubarta😢 2020 Yaa ila dawanayo Kiilka soo kacayow wanada qata ilmahaaga ha barin qabyalad bar in uu yhy soomali kuna dhazhtay soomalia qurba jogta ban uzheegin kuwa soomalia joogana bara ilmaha tacliimta qabyaladu waatan carrurta ka dhigtay darbi jiif iyo agoon😢
@ismailomarfarah9585
@ismailomarfarah9585 6 жыл бұрын
Waa Erayadii Xasan Sheekh Muumin Codkii Maxamed Mooge Liibaan iyo kooxdii wasaaradda wax barashada ee iftin.AUN labadoodaba Aamiin.
@ibraahimmohaned7176
@ibraahimmohaned7176 2 жыл бұрын
Walal ayaduna heesta kalee wax barashada ee ah (Aqoon la'aani waaiftiin la aan) Waa aqal iyo ilays la aan Ogaada ogaada dugsiyada oooaada Yaa sameeyay heestaa 🙏🏼🖤
@saadagoudal1306
@saadagoudal1306 Жыл бұрын
@@ibraahimmohaned7176 waxaa sameeyay abwaan xasan sheekh muumin allaha u naxariisto
@Abdirisakfaisal
@Abdirisakfaisal Жыл бұрын
​@@saadagoudal1306 muu samayn wll Aqoon la'aan waa iftiin la'aan Abdilahi qarshe baa sameeyay
@Abdirisakfaisal
@Abdirisakfaisal Жыл бұрын
​@@ibraahimmohaned7176 abwaan cabdilaahi qarshe baa sameeyay wll
@axmedxaashi5429
@axmedxaashi5429 3 жыл бұрын
Allah Yarxama Raximin Macalin Maxamed Mooge Liibaan🙏
@cabdallecawilyoohiye5182
@cabdallecawilyoohiye5182 5 жыл бұрын
Suugaantii isaaq rabbow kuu Naxariiso maxamed mooge
@quuenxilajano3219
@quuenxilajano3219 5 жыл бұрын
Amiin
@dmohamed
@dmohamed Жыл бұрын
Heestaan waa in daabuurrada laga qaado ardadana la baro baddalka nashiidooyinka Carabta, waayo micne wayn bay xanbaarsantahay iyo dhiirrigelin.
@hibakhasan1598
@hibakhasan1598 2 жыл бұрын
Heesta waxbarashada xasuustayda anagoo caruura oo dalka UAE 🇦🇪 ka nimi ayaa magaalada hargeisa nalagu daray school sheekh yuusuf kaynuun macalinkii somaaliga ayaa heesta na baray oo ardaydu tabtaas ugu luuqayn jirtay wlhy xasuustay ma ilaawo macalin siciid ardayduu xiisaha ay waxa ku baranayeen ,jawigii masha allah
@asiye717
@asiye717 3 жыл бұрын
🥺🥺🥺 Fankii ,wxbarashadadii iyo dadkii Qimaha Lahaa markan xasusto wxn dhaha maxa mar hore lagu dhali waya 2021✌
@saidmo5990
@saidmo5990 6 жыл бұрын
Macalin Hobal Halgamaa Halyay Qaran oo katagay hadal aan waligiis baaba'ayn iyo murti xiiso iyo macno leh Janadii illaah ha u sharaxo sharafka waynayd aaamiin
@flame_27
@flame_27 6 жыл бұрын
Ilaahay ha kuu naxariisto Macalin, Fanaan, Halyey Maxamed Mooge Liibaan.
@Abdul1842
@Abdul1842 6 жыл бұрын
Waxaan xasuustaa barigaan dugsiga lay qotay sheikh bashiir primary school hargeysa ayaan ka maqli JiraY radio hargeysa wxay Ii noqon jirtay dhiiri Galin 2005 wlah Waa Xasuus Allow noo naxariizo maantana wadanki ma joogo 😍😍
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 4 жыл бұрын
Qabiilka Ku Aaminsan Waa Ku Lumay Ee Been Loo Sheeyay Somalidu Waa Hal Qabiil Oo Is Ku Mida Taana Waxaan Idiinku Cadaynayaa Qofkasta Meelkastaba Ha Joogee waa Walaalo
@ilhamjirde2954
@ilhamjirde2954 9 ай бұрын
Waxaan xasuustey in berri aan ahaa grade 5 aan heestan schoolka ka qaadney xaflad la qabanayey anaka oo ah koox lasoo doortey . Blooming schools memories
@alisaid2008
@alisaid2008 15 күн бұрын
Mirihii xasan sheekh muumin laxankii bashiir xadi codka m.mooge liiban
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 4 жыл бұрын
All Somali They're Brother Any Where They're Living Wbt
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 4 жыл бұрын
Allah Ha Ha u Naxiisto Geesiyadii God Galay
@saadiq.mohamedismail
@saadiq.mohamedismail 5 жыл бұрын
Ereyadii: Abwaan xasan sheekh muumin Laxankii: maxamed mooge liibaaan. Music: kooxda waaberi
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 3 жыл бұрын
Aan kuu saxo music ma ahan kooxda Waabari waa kooxdii wax-barashada Iftiin ama iftin hada sida loyaqaan. Allaha u naxariisto intii dhimatay.
@elias4499
@elias4499 3 жыл бұрын
@@yusufsaid2730 koox iftin waa gaas ma jirin waa waaberi.
@kaynaan.
@kaynaan. 3 жыл бұрын
@@elias4499 ninkani waaberi kamuu tirsaneynaynba cabdoow, fanaan gooni socod ah ayuu ahaa
@elias4499
@elias4499 3 жыл бұрын
​@@kaynaan. Raga muusikada gaaracaya waa waaberi. aweys goobe AU, Cabdulqaadir Muuse AU, Badulqaadir suudani AU, Beerfale AU...... Jiim sheekh Muumin oo laxanka sameeayay waa waaberi weliba heestan marka raadiyo muqdisho loo qabanaayay ninka banak garaacayay waa Jiim sheekh Muumin. Ninkii mushaarka faniinta waaberi siin jiray weli waan nool yahay. iska hadal miyaa waxaaga, mise qabyaalad dad badan ay la bukaan ayaa ka mid tahay. Mooge AU waa fanaan dhex degenaa Xaafada kooxda waaberi la siiyay ex fiyoore waagii danbe. kadibna waqooyi u guuray.
@ibraahimmohaned7176
@ibraahimmohaned7176 2 жыл бұрын
Yaa tiriyaya ayaduna ta odhanaysa Aqoon la aani waa iftiin la aan Waa aqal iyo ilays la aan Ogaada ogaada dugsiyada ogaada
@mohametabdisaahid5171
@mohametabdisaahid5171 3 жыл бұрын
Subax kasta markaan waxbarashada sii aadayo waan dhagaystaa ❤💜🎻
@peacetheworld...........7105
@peacetheworld...........7105 4 жыл бұрын
Reminds me ..... when i was young..... lol..... U keep singing the words....... Nice
@dubadmuse8828
@dubadmuse8828 3 жыл бұрын
1oo3o3o92imk2k3la17244877 empessa ugu shuba?ß9⁰owko10202o2o3o3😀😇😀😚😂😙😂😙🙂😙🙂😃😃😃😃iw2i2o0ⁿ
@nuuraalphi3077
@nuuraalphi3077 6 жыл бұрын
heestan My Graduation Ayaan kuxasuusta Uoh 20/9/2017 Arbaca
@iaw2401
@iaw2401 5 жыл бұрын
Nùura Alphi Anigana waxasoo xasuusta iskuulki ablaal 20004 melahas heestan dugsiyada hose iyo dhaxe nalogu dhige jire xasuus iyo cali duul duul
@asadmuhidin7714
@asadmuhidin7714 5 жыл бұрын
waa heesta ka helo xasuus heestan anigoo ku jiro tartan
@somalistories5037
@somalistories5037 3 жыл бұрын
Macalin soomaaliga noo dhigi jiray ayaa heestan na xafidsiin jiray 2007dii anigoo dugsi hoose dhigta.
@ibrahimamin7598
@ibrahimamin7598 Жыл бұрын
Maanshaa Allah. Waa midhihii the Great Hassan Sh. Muumin iyo codkii dahabiga ahaa ee Maxamed Mooge. Allah ha u naxariisto labadaba.
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy 7 жыл бұрын
uulada ama fasalka 3aad markaan ahaa baan si wacan u xusuustaa heestan classka ayaanu ku qaadi jirnay hoose /dhexe sheekh bashiir hargeisa wow
@hoodoasma4602
@hoodoasma4602 7 жыл бұрын
Ali Hassan waxaan xaostaa galas 5
@wardiqawdhan8418
@wardiqawdhan8418 5 жыл бұрын
Rageedii
@yassinawil5158
@yassinawil5158 3 жыл бұрын
Masha alah wakhtigeebay ahayd
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Xusuus fog maxan ku laabtey😢iyo xiligan Ciyaal Primary school ahaa daaburkan subaxdii ka qaadi jirney wlhi ax wakhtigii hore macanaa❤️
@yusurabdi
@yusurabdi 7 ай бұрын
marka maqlo xaad i kacda heestan🥲
@abdiwelimousse4601
@abdiwelimousse4601 11 ай бұрын
Abwaan xasan sheekh muumin AHUN Kalmado xigmad badan bu alifay
@AmalAhmed-zd1si
@AmalAhmed-zd1si 3 ай бұрын
Allah ha unaxiisiiso mahamed moogeh heestan waxaan qaadi jireyney subaxa hore markaan Ku jirno safka hore. Isguulkii sheekh bashiir 1976 waxaan ahayn Barbaar is jecel waxaan kale oo aan halkan uga ducaynayna maamuulihii dugsiga sheekh bashiir sheekh saban ilaahay ha unaxiisiiso dhamaantood
@z012y
@z012y 4 жыл бұрын
Suugaantii Dalkayga Somaliland 💚💬❤️
@yusufabdullemahamed8770
@yusufabdullemahamed8770 3 жыл бұрын
Sharafta ha uga ciyaarin abwaanka, wuxuu ahaa nin Somali Ah.
@axmedxaashi5429
@axmedxaashi5429 3 жыл бұрын
@@yusufabdullemahamed8770 Somaliland Somali maaha miya?
@ogolow570
@ogolow570 3 жыл бұрын
waa dalkayga Soomaaliweyn oodan qabayaadka iska dhaaf walaal.
@jamisa3668
@jamisa3668 3 жыл бұрын
@@axmedxaashi5429 Ninka YusufAbdulle hadalkiisa wuxuu uga dan lahaa waxay iila muuqataa inay ku dhinac maray.
@braziliano12
@braziliano12 5 жыл бұрын
ALLAHA U NAXARIISTO ABWAAN XASAN SHEEKH MUUMIN HEESTA WAADIGA DUGSIYADA WAXA KU LUU QAYNAYO ALLAHA U NAXARIISTO MAXAMED MOOGE LIIBAAN
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 7 ай бұрын
Dhalinyaroow Wadankiina wax U Barta Waxaan LA Halaynaa Dhalinyarada Soomaaliyeed
@sultanahmedliiban2603
@sultanahmedliiban2603 Жыл бұрын
Heestan dhiirih galin bay iitahay waxan ahay wiil cagta saaray wadadiih guulah iyo barwaaqadah 2023 dhigtanah senior 3 guul insha Allah iyo barwaaqoh iloohoow iifududeeh wax barashada
@xamsekaynan
@xamsekaynan Жыл бұрын
ilaahy hkuu fududeeyo walaal guulayso❤
@mujaahidgeele1212
@mujaahidgeele1212 5 жыл бұрын
Wadankeenu waa wadnihii waraabinaay dhiigoo waan kuwardiyaynaa midhihii xasan sh.muumiin iyo cadkii luxdanaa ee maxamed mooge alle how naxariisto
@Ahmed_Abdirahmaan
@Ahmed_Abdirahmaan 4 жыл бұрын
ilaahey intii wax baratee walidkood & wadankoogaba wax ugu taro haynaga yeelo
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 4 жыл бұрын
Axmed Iyo Maxamed Illahay Ha naxiisto Aamiin
@sparklyyyy837
@sparklyyyy837 Жыл бұрын
Waagi ardayad school ahaa ayaa igu so dhacday xsuus hda 3rd year jmcda maraya in.a guul anigiyo inta ila mida.
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 7 ай бұрын
Allah Ha Ha Naxiisto Ilma Mooge Axmed Iyo Maxamedba
@aishaabdullahi9699
@aishaabdullahi9699 4 жыл бұрын
Wadankiina wax ubarta🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@osmanhassan1444
@osmanhassan1444 7 жыл бұрын
Waxan ahay wahdiga dugsiyada mirihii xasan sheekh muumin iyo codkii maxamed mooge liibaan allahuyarxamu labadaba waxay ahaayeen hormuudka fanka iyo wadaniyada soomaalida xidigo god galay
@cabdishakurnasir
@cabdishakurnasir 11 ай бұрын
heesaha dhif iyo naadirka ee i xasuusiya wadaniyada dalkeyga hooyo iyo inan wax u qabto e aney cidkle uso socon anigoo u dhashey moye alle haw naxaristo maxmed moge liban wxu ha qof umadisa iyo dalkiisa wxtery
@awlayir2609
@awlayir2609 6 жыл бұрын
Mujaahid Maxamed Mooge allah Yarxamak , aad bn uga xumahay inay ajashuu kuu timaado adoon weli dhadhamin midhihii Macaana ee ka dashay Halgankii aad qaybta ka ahayd SNM ee Faqash waddanka lagaga Xorayn Rabay , Reer Somaliland Maaha Kuwo ilaawi doona abaalkaad ugashay . Rest in peace
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 5 жыл бұрын
Qabyaaladbaad ka sheekaynaysaa meel aan looga jeedin
@Wadani1988
@Wadani1988 3 жыл бұрын
@@mohamedshakaal1545 maxa abyalad ah ruuntuu shheegay ma reeru oray adiga abiilwadee
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 3 жыл бұрын
@@Wadani1988 Dunida Idinkii Ciil Daarood Qaba Ayaad xabaal ka Galaysaan Waayo Daarood cadawgii Ma ciil baxo oo Iyagaa mar walba Burhaanta Leh
@Wadani1988
@Wadani1988 3 жыл бұрын
@@mohamedshakaal1545 walaahy adigaa buukaa waar anu idoor mahi nnin dhuloos ah somaliland ahban ahay umada daa darood anaga ahee
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 3 жыл бұрын
@@Wadani1988 kkkk sheego waxaa Tahay Dhulbahante haku gabane Cuqdad Qabe yohow Cadaabtaad la galaysaaye
@zakeriaeid7315
@zakeriaeid7315 4 жыл бұрын
2019/ 11/17 waxaan nahay waadiga dugsiyada waxaan nahay waanada macallinka waagii baryaba ubax laga waraabshoo waxaan ku werweynaa wadankiina wax u barta oo xambaara waajibkiisa wahsan meyno waaban meyno warwareegi meyno wee weecan meyno guul wacan cadow ka waabto nolol wanaagsan & barwaaqo nabad lagu wadaagoo ha ku waaro wadankeenu wadankeenu waa wadnihii jirkeena waraabinaayey dhiigoo waan ku wardiyeynaa
@huodoali
@huodoali 4 жыл бұрын
Waan jclaan lahaa in wakhtigoo nolado wayo waxaa dhamin macna calinka buuluga ah 😭😭😭
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 27 күн бұрын
Fasalka 3aad ee dugusika hoose ayaa ku soo qaatay ma ilaawo waa xasuustaa wlhi schoolkeyga mujamac ibnu Quraa 😢
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO 26 күн бұрын
Degmade waye
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 26 күн бұрын
@@HOREUSOCOwaa magalada Mogadishu
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO 26 күн бұрын
@@ilwaadAbdurashiid4631 ha m.a madino dhankas uku yala sax mise Yaaqshid
@mustafefarah9434
@mustafefarah9434 9 ай бұрын
Heestan doorashadii golaha barlaman ee dhacday 2005 ayaa Cabdi Axmed siciid oo ka sharaxnaa xisbigii udub markii danbana noqday gudoomiye wax barasha gobolka togdheer ayaa qaybta kaydka ee raadiya hargaysa kasoo helay heestan kuna ololay jiray
@user-dg8kn2tj3v
@user-dg8kn2tj3v 8 ай бұрын
Eebbow u naxariisto Maxamed Mooge liiban adigaa awood lehe 🤲
@suldaannuurdhagacun
@suldaannuurdhagacun 9 жыл бұрын
waxan ahay waadiga dugsiiyada waxan ahay waanada macalinka waagii baryaba ubaxa laga waraabsho waxaan ku warwaraynaa wadankina wax u barta u xambaara waajibkiisa wahsan mayno waaban mayno warwareeg mayno waaban mayno warawareeg mayno guul wacan oo cadaw ka waabto nabad lagu wadaagoo ha ku waro wadankeenu wadankeenu waa wadnihii jidhkeena waraabinayay dhiigoo waan ku wardiyaynaa
@fatimaawad4432
@fatimaawad4432 7 жыл бұрын
beel daaje thank you
@braziliano12
@braziliano12 5 жыл бұрын
ALLAHA KUU NAXARIISTO ABWAANKA ABWAANADA SOMALIYEED XASAN SHEKH MUUMIN
@liiyare7534
@liiyare7534 2 жыл бұрын
Markii ugu horeysay aan heestana maqlo waxey eheed 2004 ❤️❤️❤️
@sihaamxuseen3540
@sihaamxuseen3540 Жыл бұрын
When I listen this song I feel good always my fav
@Abra392
@Abra392 Жыл бұрын
Wahsanmeyno waabanmeyno war wareegi meyno wee weecan meyno..... guul wacan ... iyo barwaaqo... Ilaahow inoo fudidee waxbarashada
@suhaybahmed1443
@suhaybahmed1443 7 жыл бұрын
maxmed mooge liiban heestii ardaydaa
@nimc_8
@nimc_8 2 жыл бұрын
Xasuus 2015-kii mar aanu caasimada hargeysa usoo guurny waxan degny xaafada maxamed mooge gaar ahaan jameeca weyn oo laygu daray school la odhan jiray Al-khayr secondary school macalin la dhihi jiry abshir oo xiisada afsomaliga na bari jiray ayaa heestan iyo kuwo kale oo badan na baray markaas ayaana iigu horysy heestan oo waxan ahaa jiilkii dambe ma garanayo hadeer inuu nool yahay macalinkaasi alle ha xafido aakhiro iyo aduunba’e wxuu ahaa runtii macalin ay ardydu wada jeclayd 😊❤️ waxan heestan dib u dhagysanayaa ku dhawaad 6 sano kedib anoo qurabaha jooga 01:56 habeen nimo habeen sabti ah tariikhdu tahay 23.10.2021 xasuus baan galay caawa heestii aan schoolka ka qaadi jirny baan caawa xusayaa oo dhagysanyaa.. Alle hau naxriisto macalin ama mujaahid ama fanaan kii weynaa allah ayaa weyne maxamed mooge liibaan 🥺❤️
@nrx8684
@nrx8684 5 жыл бұрын
Maxamed Mooge Libaan AUNX ❤️❤️
@moogeyareofficial679
@moogeyareofficial679 4 жыл бұрын
Alle Haw Naxariisto Fanaankii/Macalinkii /Mujaahidkii Maxamed mooge liibaan
@abdulrisaaqmaxamedhaaruun3178
@abdulrisaaqmaxamedhaaruun3178 5 жыл бұрын
Ahmed moge muwadin somaliyed sonmali jecel ayu aha alle haku naxaristo
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 4 жыл бұрын
aqoon La,Aan waa Iftliin La,aanee Dugssida aadaa Walaayaal
@taamirhashi5978
@taamirhashi5978 Жыл бұрын
Allah haw naxariisto abwan Hassan sh mumin iyo macalin Ahmed Mooge libaan
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 7 ай бұрын
Woow.❤
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 4 жыл бұрын
Dhanyarooy Soomaaliya waa Soomaaliya Wax Barta
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Жыл бұрын
Legendry m mooge waa erayadii ahn abwaan xasan shiikh muumin
@Qofnaba.
@Qofnaba. 5 жыл бұрын
Hees kamida kuwa nolashyda xasuusta wayn Ku Leh Iyo Abaalka Wangsan ee waxbarshda aan U Hayo Mar walba Oo aan maqalo Wan Oya Walhi oo waxaan darema Tacabka Wlaidkay Igaliayay Si aan U nqodo qof naftisi Iyo Ta walidkisa Iyo wadankisaba Anfaco Alhmdulha manta Waxn Rajayna Yaa Midhii Sanada badan Kahoro La Beray In lagoosto
@hassanmahamed750
@hassanmahamed750 Жыл бұрын
Dhiirigelin nagu filan taariikhdana gashey ayuu nooga tagey mm Allah haku naxariisto macalinkii aduunkoo 😢😢😢😢😢
@captainpusquets9978
@captainpusquets9978 5 жыл бұрын
Allah ku dhowr cimrigagi aya cqli ku cbirtay wadaniyada
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 Ай бұрын
Wooow xasuus ❤
@khadarcabdi3095
@khadarcabdi3095 5 жыл бұрын
guul wacan cadow ka waabto nolol wanaagsan & barwaaqo nabad lagu wadaagoo ha ku waaro wadankeenu wadankeenu waa wadnihii jirkeena waraabinaayey dhiigoo waan ku wardiyeynaa. Alle ha kuu naxariisto Macalin Maxamed Mooge Liibaan.
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 3 жыл бұрын
Ereyadii AUN abwaankii abwaanadii somaliyeed Xasan Sheekh Muumin iyo laxankii mulaxamaystahii waynaa Xadi iyo riwaayadii Gaaraa bidhaan. Codkii AUN macalinkii waynaa Maxamed Mooge Liibaan
@SUHAYB_SAED
@SUHAYB_SAED Жыл бұрын
Ereyadii AUN Xasan shiikh muumin Codkii AUN maxa'ed Mooge
@safiyafiiqle1512
@safiyafiiqle1512 5 жыл бұрын
ma tihid nin si fudud lagu ilaawo mohamed mooge liibaan wanan xambaaraya waajibka wadanka
@hamdiaguuleed1412
@hamdiaguuleed1412 4 жыл бұрын
safiya fiiqle ma9ikp
@KINGHAFIIDFILMSVLOGS-gp8lo
@KINGHAFIIDFILMSVLOGS-gp8lo 6 ай бұрын
Still 2024 😢
@ABDIRAHMAANABDIRAHMAAN-di5rv
@ABDIRAHMAANABDIRAHMAAN-di5rv Ай бұрын
Who is here 2024/5/31
@Somaliilaqsol
@Somaliilaqsol 5 жыл бұрын
ILahay ha unaxariisto janatul fardawsa hageeyo halyay qaran maxamed mooge liban
@nouramohamed3219
@nouramohamed3219 3 жыл бұрын
long live somalia
@cabdicasiiscabdulaahi8354
@cabdicasiiscabdulaahi8354 4 жыл бұрын
Allaha u naxariisto Alfannaan macallin Maxamed Mooge Liibaan
@fuadawil5884
@fuadawil5884 3 жыл бұрын
Waxan ku xasuusta radio Hargaysa.
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 4 жыл бұрын
Soomaaliyeey Bar AmaBaro
@CSheeko
@CSheeko 3 жыл бұрын
Alle ha kuu naxariisto abwaan mujaahid fanaan Maxamed mooge liiban wxn dugsiga hoose ku dhigty 2006 uuladi Date 16/7/2021 Day friday
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy 3 жыл бұрын
Long time ago bro 1975-1976
@drahmeddahir4704
@drahmeddahir4704 6 жыл бұрын
Noolaada Guuleysta Somalia
@mustaphe301
@mustaphe301 Жыл бұрын
Wllhi waxn so xasuustay waqtigi 12aad hadana waxan dhageysanaya 2022 haben 12:50 kama daalo heestan somalinimo
@mustaphe301
@mustaphe301 7 ай бұрын
Alxm after One Year wn kuso labtay 23/12/2023 Anigo waliba jamacada semester 5aad maraya alxm 00:05pm waqti danbe 😢😢😢
@fathihaipesaid
@fathihaipesaid 2 жыл бұрын
Waxaan nasiib u helay inaan wax ka bartay Dugsiga sare ee maxamed mooge ee magaalada hargaysa
@mocharles5641
@mocharles5641 5 жыл бұрын
Waa mujaahidkii waynaa ee ahiciidka u noqday xorayntii somaliland
@user-zt9ks9bh7t
@user-zt9ks9bh7t 5 жыл бұрын
مررررررررة يجنننننن روعه
@fang5776
@fang5776 2 жыл бұрын
Heesta markaan maqlo waan iska ilmeeyaa
@seinabjama4979
@seinabjama4979 Жыл бұрын
Waa lost history ciilow way
@najaahcabdisamed3550
@najaahcabdisamed3550 3 жыл бұрын
Godka lagu janee codkii halaagisa mujaahid aqoonyahan indheer garad macalin halgamaa wadani maxamed mooge liibaan AUN
@abdirahmanwaber6529
@abdirahmanwaber6529 3 жыл бұрын
In lagu wardiyo wadan keena somaliyeed Waa waajib
@abdiladifmohamedosmanabdil6226
@abdiladifmohamedosmanabdil6226 5 жыл бұрын
Heestaan Xasuus gooni ah ayey ii leedahay Xubax walbo ayaa waxaa ka qaadi jiray taabuurka School Markasta aan maqlo heestaan waxaa igu soo dhaco Anigoo uniform schoolka wato oo Tarbuunka ka qaadeyno AUN Abwaankii sameeyey heestaan
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 4 жыл бұрын
Dhanyaroow Dalku Kaad Ku Dhalateen
@user-rw1tv8oj3n
@user-rw1tv8oj3n 5 жыл бұрын
ilahow unaxariiso xasan sheekh muumin iyo maxamed mooge liibaan
@Jibriil4
@Jibriil4 4 жыл бұрын
Rest In Peace ✌🏼
@ahmedmahamudjamac
@ahmedmahamudjamac 2 жыл бұрын
Hambalyo macalin kasta oo wax isoo baray
Maxamed Mooge Ahun | Heestii Waxan ahay Waadiga Dugsiyada
4:54
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 19 М.
MW XASAN SHIIKH IYO ITOOBIYA 23 July 2024
16:18
SHANTA TV
Рет қаралды 479
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 104 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 9 МЛН
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
Gaariye oo Taageeray Khaliif Sh. Maxamed.
14:43
Hassan Horri
Рет қаралды 91 М.
Afrikaay Hurudooy (Sleepy Africa)   Somali Anti-Colonialism Song
5:10
The Potato
Рет қаралды 1,2 МЛН
HEESTA WAXBARASHADA. WAXAAN AHAY WAADIGA DUGSIYADA
2:28
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 195 М.
MAXAMED MOOGE: Heesta Arday- waxaan ahay waadiga dugsiga
2:24
Warfaafiye Somali News And Entertainment
Рет қаралды 155 М.
Maxamed mooge (waxa iman ayaanti ina moge sugaye)
14:16
ABWAAN SHIRDOON OFFICIAL
Рет қаралды 188 М.
HASSAN ,A, SAMATAR; HEESTII MACALINKU WAA WAA WAA
5:36
AWOOWE MEDIA PRODUCTION
Рет қаралды 151 М.
HOOYOY LA'AANTAA ADUUNYADA HUBAASHII EE MAXAMED SALEEBAAN TUBEEC
13:26
Moha deeqsi Officiall
Рет қаралды 430 М.
HEES CUSUB WAXBARASHADA WAXAAN AHAY WAADIGA DUGSIYADA LYRICS 2020 HD
2:10
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 104 МЛН