HARGEISA AYAAN BAISKIIL LA DHAX KACNAY | EXPLORING HARGEISA BY CITY BICYCLE | PART 1 | Ep 52

  Рет қаралды 47,236

Faysal Shaik

Faysal Shaik

4 ай бұрын

#somaliacity #somalifolklore #somali #somaligalbeed #somalifood #ethiopia #somalilandvisit #somaliland #africa #somalia

Пікірлер: 381
@liina3528
@liina3528 4 ай бұрын
Anaa u horeya❤😂
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
🙏
@nucmannucman-wc6ji
@nucmannucman-wc6ji 4 ай бұрын
Ader hargeysa hano xayeysin Mesha waa bila biyo​@@FaysalShaik1
@Businessflip
@Businessflip 4 ай бұрын
​@@FaysalShaik1 sxb ilaa Burco gaadh please the second biggest city which is neglected by the tourism board and even the KZfaqrs who visit SOMALILAND
@AffectionateJukebox-lg4pb
@AffectionateJukebox-lg4pb 4 ай бұрын
Thank you bro
@mouhyadingantaalo3338
@mouhyadingantaalo3338 4 ай бұрын
Welcome to the Republic of Somaliland, a land of peace and love, a land of stability and brotherhood. You will find in us what you like, my brother.
@user-ik4dt3cj2i
@user-ik4dt3cj2i 4 ай бұрын
Sax
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Thanks brother
@musj21
@musj21 4 ай бұрын
Wata so dhawaynta reer somaliland iyo qalbi furnanta somalida Dhabta ah xornimada u horqadatay 💚⚪️❤️
@aminaomar6271
@aminaomar6271 4 ай бұрын
Nabad ba naas la nuugo leh. Illahay ha u siyaadiyo nabada
@ahashi7828
@ahashi7828 4 ай бұрын
Aamiin Nabad baa Naas la NUUGO leh
@siraji23
@siraji23 4 ай бұрын
Somalilanders are always the best anywhere you go 💯 i have met many over the years and most of them have a good vibe
@AANOUR1
@AANOUR1 4 ай бұрын
Xasan sinaxariisle horta Mahadsanid ninka waad kusoo dhawaysay magaaladeenii Hargeysa, laakiin Magaalada Koone ilaa Koone soo Tus, 🎉🎉
@LegendaryMaestero
@LegendaryMaestero 4 ай бұрын
No matter the politics, as citizens the love chemistry between as Somali stays ❤❤❤
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 2 ай бұрын
Somali Waa Somali uun, xaga seylada kala iibsiga Xadaarad 👍
@hasansudi9404
@hasansudi9404 4 ай бұрын
Saylada Africa ugu wayni waa Ta Burco
@ahashi7828
@ahashi7828 4 ай бұрын
Reer HARGEISA ayaa ka xoogaa reer Burco markii Qaybka mid ah Habarjeclo ay JEEGAANTA ka mid noqotay
@xaqudirir9789
@xaqudirir9789 4 ай бұрын
Galbeed Lo Waxaan Ahayn Ma Iibiyan
@AsuumHossain
@AsuumHossain 4 ай бұрын
​@@ahashi7828ma dadkii bukay ee waadhka dhimirka siyaasada yaalaybaa xagani maaha Facebook,🤣🤣
@AsuumHossain
@AsuumHossain 4 ай бұрын
​@@xaqudirir9789soo dhaaf xeryaha reerihiina oo caasimada kaalay can walla way iibisaayee😂
@hasansudi9404
@hasansudi9404 4 ай бұрын
@@xaqudirir9789 Markana Maxa ku Jaban 🤔
@abdishakurd8090
@abdishakurd8090 4 ай бұрын
mashalah ku soo dhawoow walaal faysal dalkaaga hooyo aaan idin saxee saylada geeska ugu wayni waata magaalada Burco kutaal
@ugbaadagrocare9670
@ugbaadagrocare9670 4 ай бұрын
Haa waa ta Burco. Waana ta Burco saylada xataa la keeno xoolo laga keenay Kismaayo illaa Kiinayada NFD
@AANOUR1
@AANOUR1 4 ай бұрын
Faysal Sheekh oo Hargeysa la qabsaday, Faysal sideedaba waa qod la qabsiga u tababaran❤❤
@iidcalifahie682
@iidcalifahie682 4 ай бұрын
Mansha allah ku raaxayso wadankaagii weeyi cidi kaama laha wll welcome bro
@ramzi5407
@ramzi5407 4 ай бұрын
Good work bro keep going. I'm not from Somaliland rather from Godey Gacalo but again waa dhul somaliyeed, dad somaliyeed. Bro I like the way aadan uga hadlin Politics, qabyaalad etc Lkn Focus kaagu yahay wacyi galin, dalmar ama dhulkaagi hooyo barasho and when I say your motherland I mean every where we somalis live . It doesnt matter what name it got or what region or country. We somali and somaliweyn will come one day again. Muqaaladaada safarka ayaana ah bilawga dhismaha somaliweyn insha Allah. #GreaterSomalia#🇸🇴☝🏾.
@NOREDIN666
@NOREDIN666 4 ай бұрын
U just wasting ur time . Somaliland is Muslim country with Tawheed flag. Its home for who ever is Muslim ☪️ even new baby chlid born in Canada . ARABS and HABASHA are more welcome than Somalia 🇸🇴 . Ha ilaawin Somalilander inanu nahay iska dhal Carab & XABASHI.
@ZAKYAREE
@ZAKYAREE 4 ай бұрын
Here I come Hargeisa, Somaliland🥰❤️
@daadirdaacad501
@daadirdaacad501 4 ай бұрын
Masha Allah si naxaris leh😂😂😂
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Si naxariis leh 😅
@badoolyo
@badoolyo 4 ай бұрын
Insha allah si naxariisleh 😂
@muawiyeawil8430
@muawiyeawil8430 4 ай бұрын
Hassan si naxariisle waad mahad santahay
@ahashi7828
@ahashi7828 4 ай бұрын
Maasha Allah Socdaalka Faysal sheekh ee Somaaliland Guul iyo Nabad Aamiin Aamiin
@SaynabNuur-zu4ib
@SaynabNuur-zu4ib 4 ай бұрын
Masha allaaah tabaarakalaah saylada burcaaweeynbaafilayaa
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 4 ай бұрын
Haa tan Hargeysa waata labaad
@Aamina970
@Aamina970 4 ай бұрын
Haa ta burca ugu weyn 😊
@abdifitahahmedshador628
@abdifitahahmedshador628 4 ай бұрын
M.a hormar wacan sxb sare from Xamar Kaso Salama keep Going👏
@abdilahimohamoud9219
@abdilahimohamoud9219 4 ай бұрын
hargeysa waanu kaa haynaa legend , waa inoo djibouti inshlallah
@user-mr5zc1jh7r
@user-mr5zc1jh7r 4 ай бұрын
Walhi wa nasab reer SOMALILAND aynu ISKA fasaxno si ay dawladaha calaamka uga mid noqdan wayo wa somali dhaba❤
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 4 ай бұрын
Waa shacab Soomaalimada aad ugu weyn wixii siyaasad ah waa gooni , anigoo qoxooti ku ah Kenya oday reer Somaliland ah ayaa garab ii noqday waa dad gob ilaahey ha dhaafo.
@Masdille
@Masdille 4 ай бұрын
​@@mohamedahmed4511Alle ha ku sharfo wll Laba kama kaftano 1.Qaranimadaayada & Qadiyadaayada 2. Soomaalinimada.
@hodanc6255
@hodanc6255 4 ай бұрын
User marka ma waxad rabta inad xuquqda somalida kale ugu tumado hal qabil darti
@hodanc6255
@hodanc6255 4 ай бұрын
Ma waxad kawada odoy isaq ah elen waqoyi dad badan ba dage
@Masdille
@Masdille 4 ай бұрын
@@hodanc6255 wll meeshan Nacayb iyo Calool xumo halasoo dhex galin saaci iska dhig. Waxaa inaga Badan inuu Masuulkaasi Somalilander ahaa ciduu doono haka ahaade
@khadarnur1397
@khadarnur1397 4 ай бұрын
Best video love my people sommer 2024 im there inshallah 💯👊🏾
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Nice people bro
@user-cq5bu8yo8g
@user-cq5bu8yo8g 4 ай бұрын
Manahlh welcome to somalialnd
@Somali830
@Somali830 4 ай бұрын
Aan halkas ka saxo ee saylada Hargaysa ma ahan ta ugu wayn geeska africa saylada ugu wayni wa ta Burco walalkay si naxariisli wu isku yara qalde.Mahadsanid.🙏
@abdulghanihassan3837
@abdulghanihassan3837 4 ай бұрын
Doesn't matter wherever it's, hargeisa and burco both are in Somaliland
@Abdulqani.hussein
@Abdulqani.hussein 4 ай бұрын
MashaAllah Abti Faysal sheikh kusoo dhawoow Hargeisa 😊❤
@NajmaCuisine
@NajmaCuisine 4 ай бұрын
Xabiibkeena MAXAMED Scw aan Ku salino Axbaabii Fil-Caqiida. اللهم صلي وسلم على عبدك ورسولك محمد ابن عبد الله⁦❤️
@Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm
@Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm 4 ай бұрын
Allahumma salli wasallim wabaarik calaa nabiyinaa Mohammed scw scw
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 4 ай бұрын
Sallalaahu caleyhi wasalam
@khaalid713
@khaalid713 4 ай бұрын
faysal shaikh maanta ma xafadayadii ayaad soo booqoatay beerta libaaxyada ina waran cade kenya ilaa s/land waan la socday safar kaaga keep going legend
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Haa Khalid.
@Homoerectus-zd7vc
@Homoerectus-zd7vc 4 ай бұрын
Hargeisa poa sana.❤❤❤
@hassenabdullahi6487
@hassenabdullahi6487 4 ай бұрын
Zxp hargeisa habeenki ayeey shidanthy ee habeen nosoo duub❤
@khaalidcabdiraxmaan4972
@khaalidcabdiraxmaan4972 4 ай бұрын
Welcome soomaLiLand 💚🤍❤️💪🏻💪🏻
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 4 ай бұрын
Masha allah
@user-oy2qg9xz3l
@user-oy2qg9xz3l 4 ай бұрын
I❤ Somaliland!
@zayaamad3080
@zayaamad3080 4 ай бұрын
Ma sha Allah magaaladu nadiif weeye
@anissahassan9932
@anissahassan9932 3 ай бұрын
Welcome to harguesa well done habo 🇰🇪💚🤍❤️🌸
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 3 ай бұрын
Thank you.
@Abdirahmancrr
@Abdirahmancrr 4 ай бұрын
Soodhawow legend
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Thanks brother
@ramasridho5261
@ramasridho5261 4 ай бұрын
This people are wholeheartedly wholesome 🌸💝they are very kind
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
The are very open.
@ahmedmo5495
@ahmedmo5495 4 ай бұрын
Walaahi maalintii aad baafinta islaanta u zamaynaysay ayaan flower ku noqday., ilaa aad gacanta hargeisa oo aan yaraantii geed caanii ku ooli jiray, wellcom faisal. Rer hargeisa. Kalinta, 8aad
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Mahadsanid brother
@nimcomaxamuud8753
@nimcomaxamuud8753 4 ай бұрын
Faysal sheikhow (UNIVERSITY OF HARGEISA) booqo oo vedio nooga samee
@ahashi7828
@ahashi7828 4 ай бұрын
Maayarkii ugu wanaagsanaa ee so mara HARGEISA waxuu ahaa Gudoomiye Bile Rafle Guuleed ee dhisay Hargeisa,Burco, iyo meelo badan oo ay ka mid tahay kaalkacyo maanta waxa halkiisi ku jira Xaafidulaahi mayor Abdikariim A MOOGE Viva Caasimada HARGEISA.
@AsuumHossain
@AsuumHossain 4 ай бұрын
Midh muu qaban bile rafle faqashtaasi maayar eng maxamed xaashi weeji ninka dhisay🫢
@ahashi7828
@ahashi7828 4 ай бұрын
Wakhtigaan ka hadlayo maad dhalan laakiin waa Taariikh Adeer Abdikariim Mooge Illaahay ha na daayo maanta waa xasuus waxaan ka hadlayno.
@omaryusuf7204
@omaryusuf7204 4 ай бұрын
​@@AsuumHossain walaal aniga oo reer hargesia ahaa baa aqaan bile rafle, waa ninka dhisay suuqa xisbiga iyo wadaad 150. Nin adaaa uu qaali aah oo wadaani oo aan qabyalada lahayn buu ahaa. Faqaashna muu ahayn oo waxa dhib ah uuma geysan reer waayoyi, qabiilkiisuna wuxu ah somali ethiopia Xata dawlad Somaliland ayaa mar hargeisa ku casuuntay ee waxaan iloobay inay ahayd dawlad siilanyo mise dawlaadi riyaale
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 4 ай бұрын
Inader bile rafle reerkee ayuu ahaa
@hodanc6255
@hodanc6255 4 ай бұрын
Qofka waxa lagu qemeya dadnimadisa maha qabilkisa yu yahay wa maxay
@ahmedabdi696
@ahmedabdi696 4 ай бұрын
Mansha Allah waa eray fiican sinaxariisle
@calipheabdow6608
@calipheabdow6608 4 ай бұрын
Love my Garisa
@muslimbrother8461
@muslimbrother8461 4 ай бұрын
faysal sheikh ,sooooooooooo dhowow pro hargysa iyo somaliland
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 4 ай бұрын
Fatsalaw allaah haku xifdiyo meel kastaba e muusiga gabay ama geeraar noogubadal anoo barmaamij ka xiisaynaya muusikada ayaa idhibaysa waa codsi amar maaha
@Nimcaancabdiraxmaan-vr5tf
@Nimcaancabdiraxmaan-vr5tf 4 ай бұрын
Waa Naga haysaa
@Deeqayuusuf-rc6mg
@Deeqayuusuf-rc6mg 4 ай бұрын
Noo soo badi muuqalada Caasimada Anagoo ku nool xiise u qabnaa Hadana caasimada
@Deeqayuusuf-rc6mg
@Deeqayuusuf-rc6mg 4 ай бұрын
Hargiesa caasimada Waa nabad mnsha allah ❤
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 4 ай бұрын
Masha allllah nolow❤
@yahyehapip
@yahyehapip 4 ай бұрын
Ku soco wllkey safar khyar waba
@maxcali863
@maxcali863 4 ай бұрын
Masha Allah.
@tormundgaint1022
@tormundgaint1022 4 ай бұрын
Reer Waqooyigu waa dad aad ufiican marka Somalida kale loo ego ku dhexnoolan shaha. My mom is from Hargeisa and I visit them at least once a year. Wa idin salamay sayin hi from Jigjiga hadee😂.. Faysal, you should visit Berbera that is my favorite place in Somaliland❤. Dadkuna wa dad fiican reer Berbera…
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Am doing it brother. Thanks
@bashirhabib4322
@bashirhabib4322 4 ай бұрын
Zxp baskiil ii ibi wallahi aad ayaan ugu baahanahay Allaha ku barakeeye😢
@Lakicali-kq3ng
@Lakicali-kq3ng 4 ай бұрын
Faysalow suqa xoolaha ugu wayn hon africa waa burco ee hargaysa maaha
@engdaakir9900
@engdaakir9900 4 ай бұрын
Welcome to Hargeisa ❤
@Janno190
@Janno190 4 ай бұрын
Welcome bro to somalilland and enjoy your stay
@CabdaleXasan-nd1oz
@CabdaleXasan-nd1oz 4 ай бұрын
Welcome to Hargeisa
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
🙏
@user-ms2hu5jp7i
@user-ms2hu5jp7i 4 ай бұрын
Mashaa Allah ❤ Hayis martiyeen hooyo
@user-hg4ul7tz4h
@user-hg4ul7tz4h 4 ай бұрын
Manshala wll hadaan nahy reer hargeisa wan soo ku soo dhawynaynaa mida kle hargiesa habeenkii qurux badan tahee soo duuub qaaar ahaan maslaha❤
@zubeirwaran-bari8730
@zubeirwaran-bari8730 4 ай бұрын
Xalqadii ugu xiisaha badnaynd ee aan daawado. Mahadsanid wl.
@kaamilabdirahman210
@kaamilabdirahman210 4 ай бұрын
Masha Allah
@habibahussein-eb7ss
@habibahussein-eb7ss 4 ай бұрын
Wan ku salam adiga iyo Hargeisa
@Adahab-313
@Adahab-313 4 ай бұрын
You welcome bro to your Country.
@ibrarasta3022
@ibrarasta3022 4 ай бұрын
Welcome brother si naxariisle❤
@Burco.
@Burco. 4 ай бұрын
Amazing 😻
@nboss8028
@nboss8028 4 ай бұрын
Mansha Allah ❤
@Saidmedia25
@Saidmedia25 4 ай бұрын
Mansha alah walal ku raaxayso Hargeisa.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 4 ай бұрын
Reer hargaysi hii hore xarfaanbay ahaayeen bicycle ka
@binfarascade4391
@binfarascade4391 4 ай бұрын
Faysal Sheekh soo dhawaw
@samirasheik2135
@samirasheik2135 4 ай бұрын
Xfdyagii new hargeisa ❤ Mshlh
@cabdilaahixiis8001
@cabdilaahixiis8001 4 ай бұрын
Iam greeting here faisal shaikh and also hassan he is m.moge village their teenagers and iam saying both of you keep going
@GaradAli-id2uf
@GaradAli-id2uf 4 ай бұрын
7 sanno ayàn ku noolahay hargeisa wallina ma arkin sayladda hargeisa 😂Wallahi waxaan jeclahay inaan maruun kula kulmo❤insha allah
@user-hx6cm4lx2s
@user-hx6cm4lx2s 4 ай бұрын
QoL maad ku xidhantahaY markaa wlllo😂😂
@sir__cmc
@sir__cmc 4 ай бұрын
Hargaysa malaa ma degenid wll
@____Cumar____
@____Cumar____ 4 ай бұрын
Abti in ka bdn baad u qalantaa views iyo subscribers ahaan ba🥇 Ku soo dhawoow jamuuriyada barakaysan ee somaliland 💚🤍❤️
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Mahadsanid brother
@abdukadirnur6110
@abdukadirnur6110 4 ай бұрын
Wonderful city tour. Very friendly and smiling people and the lion is fully relaxed and feeling safe. Thanks Faisal.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
🙏
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 4 ай бұрын
Welcome soodhawoow wll faysal❤❤❤
@XusenMaxamad-je6uq
@XusenMaxamad-je6uq 4 ай бұрын
Masha alah
@fathiahmed3970
@fathiahmed3970 4 ай бұрын
Soo dhaaf Hargeisa iyo Gebilay Mudane Naxariis
@liinjecaddelyrics
@liinjecaddelyrics 4 ай бұрын
Sxb horay usoo soco ilaa iyo muqdisho szb waxaan doonayaa in aan xeebta liido kugu soo dhaweeyo.👌👌
@youngkoma1701
@youngkoma1701 4 ай бұрын
Masha Allah rer hargeisa waa qalbi wanagsan
@radybwoy7548
@radybwoy7548 4 ай бұрын
Big fan bro keep going 💪 ❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Thanks 🔥
@lilchokar23
@lilchokar23 4 ай бұрын
Mahadsanid sxp
@salibanabdullahi6151
@salibanabdullahi6151 4 ай бұрын
Kkkk waxan maqli jiray hebel xiniiyihiisuu banaaka dhigtay
@2am997
@2am997 4 ай бұрын
Faisal Please wear a high visibility vest when riding the bike so you can be seen by motorists easily.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Am considering that one. Thank you for the advice.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Am considering that one. Thank you for the advice.
@CabdaleXasan-nd1oz
@CabdaleXasan-nd1oz 4 ай бұрын
Wxan ka codsanayaa inaad dimaadid xafada xawaadle 😂😊 XAWAADLE STADIUM 🎉 CASARKII FULL FANS 😂😮❤
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 4 ай бұрын
Ma shA alla ❤❤❤🎉👍
@mohammedegeh3598
@mohammedegeh3598 4 ай бұрын
VERY GOOD THANKS MY DEAR HEART'S ❤
@ibrahimmohamoud8236
@ibrahimmohamoud8236 4 ай бұрын
Barakoow sxp
@hamseali9673
@hamseali9673 4 ай бұрын
Well come
@zuldanchannel8190
@zuldanchannel8190 4 ай бұрын
Faysal shiikh sxb ku so dhawooow somaaaliland ❤❤❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Aad baad u mahadsantahay wll
@goodlyrics2243
@goodlyrics2243 4 ай бұрын
Xasan si naxariisle goponimo ninka si wcan baad udal bartee❤
@user-ye2fr9wf4i
@user-ye2fr9wf4i 4 ай бұрын
First❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
🙏
@user-mz6ct1mm1p
@user-mz6ct1mm1p 4 ай бұрын
Waaaaw waad joogtaa hargeisa.hore ayaan kuugu sii sheegay.runtii waad aragtay dabeecaddii wanaagsanaa ee Somaliland.runtii si wanaagsan ayaad ula qabsatay sharaf iyo cisi ayaad Naga mudan tahay welcome
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Aad iyo aad Mahadsanid wll
@araffo
@araffo 4 ай бұрын
M.a keep going wllka 🎉❤
@user-qe7rd3rs3g
@user-qe7rd3rs3g 4 ай бұрын
Barnaamij wacan ayaa wadaa. Nabadgal.
@xidigaha7386
@xidigaha7386 4 ай бұрын
Waa beentii sayladda ugu wayn geeska afrika waa ta burco
@khadarali3140
@khadarali3140 4 ай бұрын
Reer hargeysow inanka so dhaweye
@Suhayb_Mohammed
@Suhayb_Mohammed 4 ай бұрын
Welcome hargeisa sxp👋🏼🥰
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah 4 ай бұрын
War ninkaan baskilka wuxuu ku yahay joker❤
@abdirahmansalaan5564
@abdirahmansalaan5564 4 ай бұрын
The one only legend Faisal sheekh❤
@calipheabdow6608
@calipheabdow6608 4 ай бұрын
Ijaraa
@hiddowacan811
@hiddowacan811 4 ай бұрын
Saylada burco ayaa ugu wayn
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 4 ай бұрын
Haa tan Hargeysa waata labaad
@hiddowacan811
@hiddowacan811 4 ай бұрын
​@@Mo_Daud.2haa wll waa sidaa
@shurealiim9996
@shurealiim9996 4 ай бұрын
Sorry,Kenya ayan jogaa,saylada maxa ladahaa,Bal ishega
@hiddowacan811
@hiddowacan811 4 ай бұрын
@@shurealiim9996 suuqa xoolaha lagu gado
@salebanJamac-ov8tq
@salebanJamac-ov8tq 4 ай бұрын
​@@shurealiim9996 xᴏᴏʟᴀʜᴀ ʜᴀʟᴋᴀ ʟᴀɢᴜ ᴋᴀʟᴀ ɪɪʙsᴀᴅᴏ ᴀʏᴀ ʟᴀᴅʜᴀʜᴀ ᴡʟʟ
@ubahyusuf1064
@ubahyusuf1064 4 ай бұрын
😂😂😂 🦁🦁🦁 Love it 🥰🥰🥰
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 22 МЛН
Does size matter? BEACH EDITION
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 20 МЛН
Heartwarming moment as priest rescues ceremony with kindness #shorts
00:33
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 37 МЛН
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 56 МЛН
Lafo Goray, Jidka Loo Maro Geeska Afrika
8:20
Xaaji Dirir
Рет қаралды 20 М.
SAFAR KAYGII ETHIOPIA | XARSHIN | MOOQORAY | TAAGAN DUUR
11:06
Cuntada Wadooyinka Hargeisa | Street Food in Hargeisa
14:03
Qays Qeyser
Рет қаралды 598 М.
Safarkeyga Magalada Jaceylka BERBERA iyo burta Sheikh⛰️🌊
14:00
الوجه الآخر لليمن - تعز 🇾🇪 Yemen
16:32
Joe HaTTab
Рет қаралды 1,6 МЛН
у Петрова сын родился
0:53
RusRoflTime
Рет қаралды 3,9 МЛН
Ну как вам ответ, а?
0:50
QorabogTV
Рет қаралды 2,6 МЛН
我说我不是故意的,你们信吗
0:25
侠客红尘
Рет қаралды 2,2 МЛН