Waxay Sameeyeen Wax Cid Uga horaysay ayna jirin | Qowmu Luud | Fandhaal Podcast 49

  Рет қаралды 53,408

Omar Inshar

Omar Inshar

Жыл бұрын

Пікірлер: 126
@salahadinal-ahmed7000
@salahadinal-ahmed7000 Жыл бұрын
الحمد لله الذي عافاني مما ابتلاء به كثيرا من الناس وفضلني علي كثيرا ممن خلق تفضيلا
@Huduhassan5862
@Huduhassan5862 Жыл бұрын
{ وَأَنجَیۡنَا ٱلَّذِینَ ءَامَنُوا۟ وَكَانُوا۟ یَتَّقُونَ } [Surah An-Naml: 53]
@abdullahirajaa9577
@abdullahirajaa9577 Жыл бұрын
Caqliga allaha kuu barakeeyo ustaad👍
@HodanHoussein-qm5ce
@HodanHoussein-qm5ce 4 ай бұрын
Asc cumar inshar wlhi wax badan ayad ka badashay noloshayda waxan ahha qof dacad nimadu ay gadh siisy heer laygu tilmamo shaqsiga ugu doqonsan aduuka markan ku xiidhmay janalkaga wan is badalay ilahay haku xafiido
@xasanmaxamed1881
@xasanmaxamed1881 Жыл бұрын
Allah cumarow maxaan wax badan kaa faa idnay shukran hooyadaa janada allah kawaraabiyo
@khaliilabdikarim7846
@khaliilabdikarim7846 Жыл бұрын
الحمد لله اللذي عافانئ من مبتلاهم وفضلنا علي كثيرٍ ممن خلق تفضيلا
@ibnuabdirahman05
@ibnuabdirahman05 Жыл бұрын
Mansha Allah wll cumar inshaar qof ka xoroobay caqliga liita
@____Cumar____
@____Cumar____ Жыл бұрын
فَاقْصُصِ الْقَصَصَ لَعَلَّهُمْ يَتَفَكَّرُونَ (176) سورة الأعراف Ilaahay S.W qisooyinka waxa uu inaagu soo tabinayaa keliya maaha dad ayey sidaas sameeyey deedna la halaagay ee ujeedka dhabtii waxa uu yahay dhabihii ay mareen inaynaan marin فَاعْتَبِرُوا يَا أُولِي الْأَبْصَارِ (2) سورة الحشر
@mariyamabdiwali4640
@mariyamabdiwali4640 Жыл бұрын
🤙
@user-gb2pp2yg1l
@user-gb2pp2yg1l 6 ай бұрын
Wll towbad maleeyahay qofka sameeyay
@____Cumar____
@____Cumar____ 6 ай бұрын
@user-gb2pp2yg1l hadii aad ula jeedo qofka la yimi ficilkii qawmu luud oo kale tawbad ma leeyahay Haa uu leeyahay lkn kabaa'irta ayuu ka mid yahay ficilkaa samayntiisu
@hamdushmo
@hamdushmo Жыл бұрын
Mahadsanid wll alle ha naga badbadsho sharta iyo dhagarta gaalada
@hassangeylan934
@hassangeylan934 Жыл бұрын
Mahadsanid Ustaad ... Alle ha naga badbaadiyo dhagarta iyo wasakhda gaaladu walaaqayso ...
@alipelley142
@alipelley142 Жыл бұрын
Thanks teacher omar inshar
@salmaali4539
@salmaali4539 Жыл бұрын
❤❤جزاك الله خيراً 😊😢
@cusmanabdulle
@cusmanabdulle Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@mssanuuu4330
@mssanuuu4330 Жыл бұрын
Mahadsanid walal😊
@yasirtrt5412
@yasirtrt5412 Жыл бұрын
Mahadsanid wll cumar
@hoodocali421
@hoodocali421 Жыл бұрын
jazak allahu khayr wlo
@deekasaid966
@deekasaid966 Жыл бұрын
Rabow musiiboyinkan dhacaya adan kamagan galynaaa🤲
@khaalidabdiqadir7918
@khaalidabdiqadir7918 Жыл бұрын
Mahadsanid ustad ❤
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
Horay u soco walaalkay Omar maxamed
@mawlidrashid4057
@mawlidrashid4057 Жыл бұрын
Thanks bro
@fifafootball544
@fifafootball544 Жыл бұрын
Thanks pro I learned a lot of information ❤
@SundusAhmed-xl9kn
@SundusAhmed-xl9kn Жыл бұрын
Waanku salaamay cumar😊
@MarwoCiise-yr8fc
@MarwoCiise-yr8fc Жыл бұрын
Thankyou bro keep going🥰
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh Жыл бұрын
Allahu akbar 😢😢😢😢qisaska quranka noso badi
@isse_09
@isse_09 Жыл бұрын
Salaaman macalin❤🦁
@allaybaday7824
@allaybaday7824 Жыл бұрын
Mahadsanid
@Golxjrdj
@Golxjrdj Жыл бұрын
Subxan’allah Wa Ciyada BillaH 😢
@abdullahijamal10
@abdullahijamal10 Жыл бұрын
Subxaaana alh Alah ayaan kamagan galnay
@apdirisakaadam4496
@apdirisakaadam4496 Жыл бұрын
masha allah sxp waxaad noo soo gudbisaa xaqiiq mawduucyo waaqica ka hadlayaa waxabadanaa aan ka faa idno alleh hakaa abaal mariyo
@yossefaomar506
@yossefaomar506 Жыл бұрын
Thank you my bro waqtigaaga waxaa u hurtay ina bulshada baraarujiso runti waxa ii tahay role model ty again
@ahmedosmanshidane1840
@ahmedosmanshidane1840 Жыл бұрын
الله اكبر الله اكبر
@AliHassan-bc7qe
@AliHassan-bc7qe Жыл бұрын
I learned alot from this podcast, thank you bro for your effort
@abdikariimmohamedhusein2637
@abdikariimmohamedhusein2637 Жыл бұрын
Omar inshar ereygaan marwalbo waad ku celcelisa dad yeysan maskaxdooda laqabsan
@NayraVlogs.297
@NayraVlogs.297 Жыл бұрын
Eregi waye
@feyrouzmahad785
@feyrouzmahad785 Жыл бұрын
Thanks
@alinasir3497
@alinasir3497 Жыл бұрын
10 ugu horeeyay🎉🎉❤
@suldaanmahdi4956
@suldaanmahdi4956 Жыл бұрын
Xagee Laga helaa barta Podcast bro Omar Inshaar isoo jawaab🎉❤
@wallsiman6551
@wallsiman6551 Жыл бұрын
😂😂qoraalka si faseex ah usoo qor😁si uuu ufahmo lacala haduu arko🤓
@Dalmar66
@Dalmar66 Жыл бұрын
Allahu akbar ❤
@axmadyuusufaxmad-qd4xn
@axmadyuusufaxmad-qd4xn Жыл бұрын
Caawa ma Ana u horeeya
@laylocumarcali7875
@laylocumarcali7875 Жыл бұрын
Hello asc yaa cumar waan ku salamay
@ShuceybMahamuud-uo8mj
@ShuceybMahamuud-uo8mj Жыл бұрын
MashaAllah
@ilhanadenilhan6122
@ilhanadenilhan6122 Жыл бұрын
wll omar jazz uu kala kheyran wll
@abassismail5594
@abassismail5594 Жыл бұрын
Allah Akbar
@unknownperson3532
@unknownperson3532 Жыл бұрын
11:50 nabi yaxye maaha ee waa nabi zakariye
@eidbudin9062
@eidbudin9062 Жыл бұрын
Wcs waraxmatulahi wabarkatu
@nasri8654
@nasri8654 Жыл бұрын
Aadbaad umahadsantahy zxb cumar inshaar alahaku hakuxafido alahaku xafido alahaku xafido alahaku xafido alahaku xafido alahaku xafido alahaku xafido alahaku xafido alahaku xafido alahaku ❤alahaku xafido alahaku xafido alahaku xafido alahaku xafido alahaku xafido alahaku xafido alahaku xafido alahaku xafido alahaku xafido Wlky noloshayda waxbadan baad ka badashay Ala hakaa abaal Mariyo jasaakumu laah cumar inshaar jimco wanaagsan
@yaxyecali5232
@yaxyecali5232 Жыл бұрын
Nebi sakariyuu ahaa ❤❤
@ShuceybMahamuud-uo8mj
@ShuceybMahamuud-uo8mj Жыл бұрын
Subha allaah
@mustafemahmuud8867
@mustafemahmuud8867 Жыл бұрын
Wnku smly
@memonxalima4499
@memonxalima4499 Жыл бұрын
Let’s go 100k
@faadhigotahliil1371
@faadhigotahliil1371 Жыл бұрын
Allah waxa uu yiri waxa ay la imaden xuman aysan la iman qom ka horeyay waxa ana u cadabnay cadab aan la cadabin qom ka horeyay 😶🙃
@user-gb2pp2yg1l
@user-gb2pp2yg1l 6 ай бұрын
Wll cumar towbad keen maleeyahay qofka sameeya
@muhamedsamater3863
@muhamedsamater3863 Жыл бұрын
Alle hanaga bad baadiyo
@naazirjowhar4192
@naazirjowhar4192 Жыл бұрын
sidaa qisadaan noogu fasirtey wn kaga mahad celineynaa wll omar
@kabaalowedward6062
@kabaalowedward6062 Жыл бұрын
ilaahow shartooda iyo waxa ay noo maleegayaan naga qabo
@miss.qoryoley
@miss.qoryoley Жыл бұрын
Cod macan ayadehay wll noso badi plz inan dhageyso kama daalo qisoyinka noso badi
@TOMJERRY-lw9ly
@TOMJERRY-lw9ly Жыл бұрын
Sh. NIN WAX BADAN WX KA OG DUNIDA WAA LOO BAHAN YHY EE WX BDN SOO DHIG SI WX LOOGA LA BAXO. THANKS 👍
@abdisamed889
@abdisamed889 Жыл бұрын
Allah Ayaan kamagan galaynaa shartooda
@munasarabubakar117
@munasarabubakar117 Жыл бұрын
subxanallh
@Mohanabditube
@Mohanabditube Жыл бұрын
Su'aala ku weydiina ustaad fadlan iiso jawab Nabi ibraahim nabi loud uu adeer u ahaa sax waana isku qoom sidee uu nabi luud qoomkisa kunoqdeen kuwa loo diray
@bowbowle2002
@bowbowle2002 Жыл бұрын
Nabi kasta qoomka loo diray baa loogu yeeraa haduusan ka dhalan xitaa.
@Dalmar66
@Dalmar66 Жыл бұрын
Ustaada no so badi qisooyin sidaan oo kale ah plz waxaan ahay wiil dhalin yare aad ban u jeclahay qisooyin dadkii hore
@beksiali6404
@beksiali6404 Жыл бұрын
Ashahaataay barnamujyadada waxan kalosocdaa magalada borama
@PooloPool-nv1fx
@PooloPool-nv1fx 2 ай бұрын
@abuukarfaarax9137
@abuukarfaarax9137 Жыл бұрын
walaal cumar sharaf korkaaga ha ahaato imaaratka carabta ka hadal ciidamo somalia ka sameysteen
@abtimedia8454
@abtimedia8454 Жыл бұрын
subax
@ilyasmohamud9462
@ilyasmohamud9462 Жыл бұрын
Wcs
@farxaancabdi1632
@farxaancabdi1632 Жыл бұрын
subxanllh ilahow na amaanso onodanbi dhaaf
@SnoopDogg4874
@SnoopDogg4874 8 ай бұрын
24:20
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 Жыл бұрын
Mahad sanid ustad
@abdullealiayaanle3902
@abdullealiayaanle3902 Жыл бұрын
wlahi wa somanahaye muqalkan inta dhagaysanayay taxi ayan wada magalada helsinki waxan indhahayka saray isla sacadan an dhagaysanayo muqalkan 2 dumar oo afka iskula jiro qomaluud ah subxnaalah
@updirahmanshaacur8983
@updirahmanshaacur8983 Жыл бұрын
macalin qofka madhashada ah waxay ahayd nabi yaxye hooyadiis ee ma ahayn nabi yaxye xaadkiisa aan ku saxee macalin😎
@haachannel8793
@haachannel8793 Жыл бұрын
Quranka tafsirkisa baro wall
@Xawa_A
@Xawa_A Жыл бұрын
Wuxuu ka waday nabi zakariye cs. Nabi yaxye hooyadiis.
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 Жыл бұрын
First like
@salahzeyn5518
@salahzeyn5518 5 ай бұрын
إِذْ قَالَتِ امْرَأَتُ عِمْرَانَ رَبِّ إِنِّي نَذَرْتُ لَكَ مَا فِي بَطْنِي مُحَرَّرًا فَتَقَبَّلْ مِنِّي ۖ إِنَّكَ أَنتَ السَّمِيعُ الْعَلِيمُ (Al-i'Imran - 35) Xusuuso markay tidhi Haweenaydii Cimraan Eebow waxaan kuugu Nadray waxaa uurkayga ku jira inuu Xor kuu ahaado (Cibaadadaada) ee iga aqbal adiga umbaa wax Maqleoge ehe.
@yaasirahmed566
@yaasirahmed566 Жыл бұрын
5:11
@abdulahixasan6798
@abdulahixasan6798 Жыл бұрын
Alahu akbar
@AliIbrahim-tu8dg
@AliIbrahim-tu8dg 4 ай бұрын
28.2.2024
@apdimaajidmoh9325
@apdimaajidmoh9325 Жыл бұрын
وما هي من الظالمين ببعيد kuwaas daalimiinta kama foga cadaabkaas lacagta ku bixinaayo ku dadaalaaayo
@user-gb2pp2yg1l
@user-gb2pp2yg1l 6 ай бұрын
Wll qofka sameeya towbad maleeyahay
@apdimaajidmoh9325
@apdimaajidmoh9325 6 ай бұрын
@@user-gb2pp2yg1l haa
@maxamed9397
@maxamed9397 Жыл бұрын
walaal falastiin kasoo hadal
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 Жыл бұрын
Kusaliya xabibkena
@asliqueen9875
@asliqueen9875 Жыл бұрын
Wll ma i cawin kartaa waxaan rabaa inaan youtube sameysto plz
@asliqueen9875
@asliqueen9875 Жыл бұрын
@@camaarsomali4168 sidee isku helnaa hyee wll
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow Жыл бұрын
waxa aad rabto waanu naqaanaa may dhihin ee Cumaroow waxay dhaheen "waxa aanu rabno waad taqaannaa.
@xamaas
@xamaas Жыл бұрын
Fiiro Gaar eh Anbiyada xaasaskood alle wuxu ka ilaaliyey in ee sameeyaan gogol dhaaf taas kuma jirto dambiyada lagu heeysto wayo alle wuxu ilaalinaa Nabiyada sharafkooda
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 Жыл бұрын
Lkn gaalnimo oo ka weyn beyba ku dhex jireen xaaska nabi luud iyo xaaska nabi nuux
@shaaficiaxmed2670
@shaaficiaxmed2670 Жыл бұрын
Allow muslinka hasoo gaadhsiin
@raaliyocadeey5605
@raaliyocadeey5605 Жыл бұрын
49 dhan ma marona ani waso dahe😢
@LibanMuxamad-xk9nz
@LibanMuxamad-xk9nz Жыл бұрын
Asc sxb videoga ma qaadan karaa Social media masoo gashtaa Copy roght ka cml
@PooloPool-nv1fx
@PooloPool-nv1fx 2 ай бұрын
J 18:04 2024❤❤
@Ogsoor
@Ogsoor Жыл бұрын
SubxnallAh
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 Жыл бұрын
Qiiq mahee waxay shidi jirtey dab qiiqa dabka ayaa keena
@PooloPool-nv1fx
@PooloPool-nv1fx 2 ай бұрын
J
@Dowlo_-2k
@Dowlo_-2k Жыл бұрын
LGBTQ+ LOVE is loved ❤
@faatmaabdallah4637
@faatmaabdallah4637 Жыл бұрын
Waa waxay cadaanku kaa dhaadhiciyeen
@ayanhibo14
@ayanhibo14 Жыл бұрын
Cadabka Allah sug o umadda muslimiinta la dhexbax
@PooloPool-nv1fx
@PooloPool-nv1fx 2 ай бұрын
J 18:04 2024
@caydaro1664
@caydaro1664 Жыл бұрын
wali lama kulmin mana maqal qof la yidhaahdo LUUD tolow ma ficilkaa xun ee ay qoomkiisu ku kaceen ayaa ay dadku uga dheeraadaan inay ula baxan ubadkooda magacaga NABIGAN {CS} haa uun kolay say iila badan tahay.
@AbdisalammohamudHanshi
@AbdisalammohamudHanshi Жыл бұрын
Nabiga magaciisa ceeb mahan lkn waa runtaa sidaas ayeey dadka uga carareen magacan lkn waa magac saalim
@masudfarah-2414
@masudfarah-2414 Жыл бұрын
Ada sual is waydiyay Adana isku jawabay walalkeyow 😂
@Huduhassan5862
@Huduhassan5862 Жыл бұрын
Waa run ana ma maqal qof loogu magacdaray nabi LUUD( CS)halkay nabiyadoo dhan aan u arakay qof loogu magacdaray Lakin HUUD na ma maqal
@ubaxayaan4811
@ubaxayaan4811 Жыл бұрын
Marka qoom sii socdaan cumaantoodaaa soo daahirta Taariikhda is daba taal ayada laga akhrista waxa so socda, aadanuhu wa isu egyahay, ficiladooduna waa isu egyihiin.
@faysalmuuse7026
@faysalmuuse7026 Жыл бұрын
This will no longer be inshALLAH.
@elmanmohamed118
@elmanmohamed118 Жыл бұрын
Kuguma raacsani mesha dhahday is caawinta iyo Marti soorka rer galbeedka way Ku xunyihin maran aniga rag kle Somali ah tahriib Poland Ku marenay maamo polish cadaan gaal ah sfcn noso dhawesay ango hooy laan ah wxa fcn sidedadba qofka marku wax so jedinayo si cadalad ah cadiifadu Ku yartahy inu uso jeediyo qofka imagine qoys Somali ah miya Marti soori laha ama caawin laha dad ayga Ka diin duwan kana midab duwan arinta Marti soorka iscaawinta WA dhaqan maahn diin wanka yeeli Kara carabta Aya Ku fiican lkn WA arin diin may Maya dadka qawmuludka la dhaho WA dad aduun iyo aaqiro Ku silcay waxn rajenya in ficildas maran fogen Dabar GOI donan si uusan ilaahay no halaagin
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 Жыл бұрын
Yacni sida ubadan yihin buu kahadlaya
@mariahappy9532
@mariahappy9532 Жыл бұрын
Hal qof bulsho laguma tusaleyn karo
@elmanmohamed118
@elmanmohamed118 Жыл бұрын
@@mariahappy9532 Hadi bulshada reer galbeedka ay ahan lahayen dad cawan ah naxaris daran dadka aan so dhaweynin dalalkoda loma kla cararen hdan dhihi lahyn dhaqalo Aya lo ordaya waxa Jira dalal islaam qani ah lacag fiican laga samen Karo sida sacuudiga 🇸🇦 Qatar emiradka carabta saso tahy badana waxa lo arka meel aan laga so dhaweynin naxarisna aysan kujirin
@mumtazmohamed-ke6nn
@mumtazmohamed-ke6nn Жыл бұрын
​@@mariahappy9532 abayo carabta Galada Aya ka naxarisbadan walhi hada runta laga hadlo qomkaas illahay hadhabar gooyo Galada inta kaxonti oo Somali ah ay so dhaweeyen madhawa carabta iyago Muslim isku shegaayo sidaas may noosa maynin adeerkay 18sano ayu kunoola sacudiga intaas sharci daro ku joogay bal may iska dhafan Umay naxarisanin runta hadi laga rer galbeedka Aya ka naxaris ficn carabta dad badan o aan aqaano ayay si xun ugalen wa xasadiin
@AyaanleEric-xf4cm
@AyaanleEric-xf4cm Жыл бұрын
Qooma luud dad Jira oo waxe doonan sameeyo waye aduunkan waa la nolada waan la dhintaa waxa kasto waa heshiis dadka ugu qiimaha badan aduunka waye LGBT
@ayubdhagacade8854
@ayubdhagacade8854 Жыл бұрын
magaca luud fasirkiisa wa hagaajiye ama muslix qommkaas baa inuu hagaajiyo baa loogu so diray
@user-yx5ud6yp3s
@user-yx5ud6yp3s 3 ай бұрын
Ma sha Allah ❤❤
@mahdiabdirizakmohamed
@mahdiabdirizakmohamed Жыл бұрын
Hada umada soomalida way dhinteen sababtoo ah naagta xunta eee ilhan cumar layirahdo somaliya markay timaday wax cubsuriyad ah lamayna kulmin oo xata waxa laga dhigayay qof aad uwayn marka soo lama dhihi karo wa latageeray qoomu luudka ileen haday tageertay way kamid tahy dadba ku fana oo uhysata inay qof sharafle tahy
Mussoorie Mein Aisa Hoga Socha Nahi Tha | RealTalk Clips
28:21
RealTalk Clips
Рет қаралды 1 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 74 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 12 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
Khadir | fandhaal Podcast | Qiso Micno Weyn Xambaarsan .
29:51
Omar Inshar
Рет қаралды 120 М.
Aamusnaanta  | Awooda Qarsoon ee aamusnaanta :
10:17
OGAANSHO
Рет қаралды 486 М.
Qorshaha aan noloshayda ku badalay !
27:17
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 195 М.
Daawashada Xun | Gaashaan | Marabtaa in aad libaax noqoto ?
19:53
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 74 МЛН