7 Calaamadood Oo Lagu Ogaado Dadka Sida Hoose Kuu Neceb ee Kaa Masayrsan

  Рет қаралды 134,001

Wax Ka Barro

Wax Ka Barro

3 жыл бұрын

Hada Dalbo Oo Hada Hel Buugaagta Ugu Saameynta Badan Leh ee Wax Ka Barro Channel:
Sida Loogu Guulaysto Waxkasta Oo Aad Rabto Nolosha: bit.ly/3z699O8
Sheekooyinka Dhiirigalinta Leh Ee Dadkii Guulaha Gaadhay: bit.ly/3OFr9EO
Sida Loogu Qofka Ku Jecel Saacad Gudaheed: bit.ly/3cPsb3W
Sida Dhawr Cisho Gudahood Loogu Ilaawo Qof Aad Jeceshahay: bit.ly/3oyDYGi
Ka dalbo Hada Whatsapp: +252634033789
SUBSCRIBE Haddii aad ku cusub tahay Channel-ka, Gambaleelkana Furo Si Aanay Kuu Dhaafin Muuqaaladu.
La Wadaag Asxaabtaada

Пікірлер: 178
@DHIIRIGELIYE
@DHIIRIGELIYE 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll, xaqiiqdii waa muuqaal muhiim ah
@WaxKaBarroo
@WaxKaBarroo 3 жыл бұрын
DHIIRIGALIYE (Yasir Mukhtar), mahadsanid walal :)
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow 3 жыл бұрын
@@WaxKaBarroo Booqo kzfaq.info/get/bejne/eLZggrR6q72zpIE.html
@khadiijoqiimo4721
@khadiijoqiimo4721 3 жыл бұрын
Kķl
@yahyesiciidcawil3595
@yahyesiciidcawil3595 3 жыл бұрын
Mahad sanid wallo
@manzurmaracade4246
@manzurmaracade4246 3 жыл бұрын
Ddka ineceb ii nolaada si aad u aragtan Gusheyda io dabaaaldagyga Nolosha💚💚
@wanaagsidemedia5051
@wanaagsidemedia5051 Жыл бұрын
Guul pro
@salmanmaxamed6584
@salmanmaxamed6584 3 жыл бұрын
Qofka ugu hireyo oo arakay vidiogan ayan ahay like iisara
@mrfuny1690
@mrfuny1690 3 жыл бұрын
Bal hal faa,ido oo aad ka ha helayso ii sheeg bal saaxiib 🤔🤔🤔🤔🤔
@MustafCabduqaadir-uq5cc
@MustafCabduqaadir-uq5cc 2 ай бұрын
run miya
@suleqahassan5851
@suleqahassan5851 3 жыл бұрын
Calamadahaas oo dhan waxa aan ku arkay ninkayga .. Isagu kuma farxo guula hayga amba degnashahayga. Heer waxan gadhay in aan ka gaabsado anigu jecel gushisa iyo jiritaankena. Waan niyad jabsanahay lakin farxada iyo awoda ciyalkeyga ayaan ka hela iyo anigo aan focus isaga sinin lakin qayrkeey baan la tartama
@drottnin
@drottnin 2 жыл бұрын
Iska fuur wacalka mid faraxad ku sinayaah helasah
@asmamaxamud-nf8mz
@asmamaxamud-nf8mz Жыл бұрын
Guuulayso labada daaroodba queen dumar ciyaalkaga dartoodna waa in aad wax ugu samirta🥰
@dhiirigalinchannel4695
@dhiirigalinchannel4695 3 жыл бұрын
Zubhanallah illahay hanaga fogooye dadka sidaa ah . Waa ma quudhayaan . Ku dadaala guulihiina inaa ay laabta idiinku jiraan illaa intaad xaqiijinaysaan . Markaad guul gaadho illa ka ku neceb sacabkuu qasab kuugu tumi walaahi SURE . Finally i would sag, If you are not willing to risk the usual, you will have to settle for the ordinary." - Jim Rohn Thanks all ❤
@iibgeeyeonlinemarket1210
@iibgeeyeonlinemarket1210 3 жыл бұрын
Hoosaynta fikirka binu Aadamku waa inay ku mashquulaan binu Aadam kale Lakiin qof dhamaystiran markad tahay ku mashquul wax faaiido u leh kan ku neceb iyo kan ku jecel si aad wuxuun u tarto maalha aad nooshahay
@yasminmohamud8826
@yasminmohamud8826 3 жыл бұрын
Thanks teacher wlhi faaiidoyin badan ban ka faiday magaranayo waxan kugu abaal gudo😥🙏🙏🙏🙏🙏
@yousufhassan1206
@yousufhassan1206 3 жыл бұрын
Saluu calaa xabiib 💜scw💛scw💚scw
@khalidhabdilahi3464
@khalidhabdilahi3464 3 жыл бұрын
No views, no comment, 22 seconds, Score
@abdikani4541
@abdikani4541 3 жыл бұрын
Calaamada ah qosolka ee kaftanka waan arkay waaana sidaaa aad u sheegtay
@misshappy8306
@misshappy8306 3 жыл бұрын
Waxaad noso diyarisa vedio badan o ardayda logu talk galay e.g sida kaalinta koobad ,quranka sida degdeg logu dhameyo iyo weliba siyabaha youtubeka ama melaha kle lacag loga sameyo 😁🙂
@jackplayer6240
@jackplayer6240 3 жыл бұрын
M.a keep going wll qali waa wax loo baahanyahay runtii in uu ogaado qofka neceb aad ayan oogu xirnahy muuqaaladada noocan ah soo badi wll qali mahadsanid
@acishaabdiqadir227
@acishaabdiqadir227 3 жыл бұрын
Waa kugu cusbahay waana ka heley kanaalkaada🤗🤗🤗
@rugaalmedia3563
@rugaalmedia3563 3 жыл бұрын
Xasiid ayaa jiro qof walba sida aad utahay ayuu ku kahay qofka aad jeceshay wuu ku jecel yahay iyo qofka aad necban tahay wuu ku necban yahay aniga waan maqaley macalin soo radi adoo mahadsan hormar wacan teacher
@sahrahassan3186
@sahrahassan3186 3 жыл бұрын
Wad ku mahadsantahay sida wanaagsan aad unugu gaideysay jazaka Allah 🌹
@salmanmaxamed6584
@salmanmaxamed6584 3 жыл бұрын
Inta chanalkan xiiseso oo ku xiran like ii sara
@waxsikaleah6653
@waxsikaleah6653 3 жыл бұрын
Mahadsanid wllo xaqiiqatan waa muuqaal muhima
@zalmancabdiraxman1768
@zalmancabdiraxman1768 3 жыл бұрын
Thanks wll waan arkay tan in badan waxa jiray wiil isku class mate ahayn iyo waliba asxab aad iskugu dhaw oo lahas dabecadahas bilowgi hore ma dreemi jirin lkin ugu danbayntii wan ogaday wanan ka fogaday 💪👍👍👍
@nemodiamond6401
@nemodiamond6401 3 жыл бұрын
My teacher aan uxiisnay inbadan oo aan uga baranay wanag iyo faido so dhawow
@sahrahassan3186
@sahrahassan3186 3 жыл бұрын
Masha Allah wan ugu horeyaa waxan rajaynaya inta iga danbeyso like dhac igu siya
@drroble.gurhan3594
@drroble.gurhan3594 3 жыл бұрын
I love it. Bro keep it up
@bwkeenadiid6346
@bwkeenadiid6346 3 жыл бұрын
Mahadsanid Allah haku barakeyo shp
@abdiqaadirgurxan7482
@abdiqaadirgurxan7482 3 жыл бұрын
Mansha Allah wll keep going Love iisaar wll mahadsanid💯❤️
@zamzamcalasmohamedzamzamca4954
@zamzamcalasmohamedzamzamca4954 3 жыл бұрын
Mahadsanid macalin
@sahrosahro6368
@sahrosahro6368 3 жыл бұрын
Thanks brother
@ayanmohamed6089
@ayanmohamed6089 3 жыл бұрын
Masha Allah
@MohamedAli-vs1ge
@MohamedAli-vs1ge 3 жыл бұрын
M,a ustaad keep going
@brguleidzaki7942
@brguleidzaki7942 3 жыл бұрын
Thnkz zo much
@mohametfarah2026
@mohametfarah2026 3 жыл бұрын
Raga laga yaapa inay ku yartahay lkn dumarku mar walpa waa izku caqabad waxna izkuma ogola iam so zorry....😒
@lisabintumaryam8288
@lisabintumaryam8288 3 жыл бұрын
😁😁🙄
@salmahoney5804
@salmahoney5804 3 жыл бұрын
Ragiba naga daray wllo imaka badankodu maskaxday dumar ka noqden
@monam7931
@monam7931 3 жыл бұрын
Mahdsanid bro
@alisadimohamud1776
@alisadimohamud1776 3 жыл бұрын
Mahdsanid wll noso badi
@mustafecabdiqaadirmaxamud4201
@mustafecabdiqaadirmaxamud4201 3 жыл бұрын
Thanks bro that's all true
@user-bn2dm2fl2o
@user-bn2dm2fl2o 3 жыл бұрын
Mahasanid wll🌹🌹😊😊
@mariyaahmed2235
@mariyaahmed2235 3 жыл бұрын
Thank you bro
@sagalabdinour9819
@sagalabdinour9819 3 жыл бұрын
Hormar wcn wll waxabo badn ayan ka faaida wxna jeclahy inan brto cilmi nafsiga inshalah
@haawomohamed8411
@haawomohamed8411 3 жыл бұрын
Thanks you wllo
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 3 жыл бұрын
Welcome khapiir cilmi nafsi ah master our teacher abdi rizaaq
@yusufka7020
@yusufka7020 3 жыл бұрын
Thanks bro
@wayel6515
@wayel6515 3 жыл бұрын
Xarfaan Aan Daris nahay wlle Waa Bartay Manty
@mrkhaire8694
@mrkhaire8694 2 жыл бұрын
M.a wll abdirizak jazakallh
@kiinmahamud4061
@kiinmahamud4061 Ай бұрын
Subxanallah ilahey ha magan galay shartooda
@qadijocismaan2881
@qadijocismaan2881 2 жыл бұрын
Mahadsanid will
@allaaamin5367
@allaaamin5367 3 жыл бұрын
Runti wa wax dhicikara lkn waxa jira dad ku neceb misna aan calaamad muujin ku mahadsanid dadaalkaga annaga ku mudnaanay daawashadeena grty
@sacdiyoshiikh3790
@sacdiyoshiikh3790 3 жыл бұрын
My teacher alle hakuxifdiyo
@sumayasu2618
@sumayasu2618 3 жыл бұрын
Masha allah wlo dabecadaa dad badan ayan ku arkay adigana ad io ad ayad umahadsan thy guuleyso abid wlo
@abdulahidacadchannel4841
@abdulahidacadchannel4841 3 жыл бұрын
Mahadsnid macalin
@captainmastana1691
@captainmastana1691 3 жыл бұрын
Great 💯
@parkmimi6691
@parkmimi6691 2 жыл бұрын
Best channel 🖤🥰
@nimcoaadanyare
@nimcoaadanyare Жыл бұрын
Ok thanks wll
@yasmiin2022
@yasmiin2022 2 жыл бұрын
صح والله العظيم شكرا 🥰🥰🥰🥰
@omarabdulle8523
@omarabdulle8523 3 жыл бұрын
Aniga ayaa ugu horeeya
@Samimusic.1
@Samimusic.1 3 жыл бұрын
Abdirizak Farax phycologist weyn baa tahay zhp keep moving forward ❤️
@caashocilmi7573
@caashocilmi7573 5 ай бұрын
Masha Allaah
@AbdirizaaqZuldaan1
@AbdirizaaqZuldaan1 3 жыл бұрын
50 qof aa like usaaray ee 50 qof SUBSCRIBE iizaara PLEASE
@lugayar9163
@lugayar9163 3 жыл бұрын
Thsnks
@BigBoss-lz7vt
@BigBoss-lz7vt 3 жыл бұрын
Waa isadaa zxp ❤️❤️❤️
@cabdinaasirmaxamuud697
@cabdinaasirmaxamuud697 3 жыл бұрын
Guul wngsn wll hormaran kuu rajeyn
@husnimubarak7531
@husnimubarak7531 3 жыл бұрын
Good
@somaliyounggamer2417
@somaliyounggamer2417 3 жыл бұрын
Aad iyo aad waan ka bogtay zxp ku taageeraa
@Vanilla877
@Vanilla877 3 жыл бұрын
Aad bad u mahadsan thy wll😍😇😇
@Qisas154
@Qisas154 3 жыл бұрын
Mhdsanid wll Abdirizaq wax iga mqnaa ii shegty wll mcn🥰🥰
@maxamediprahim1663
@maxamediprahim1663 2 жыл бұрын
Wallahi wax yaabo badan ayaan ka faa'iiday video gan
@dirsletwo2721
@dirsletwo2721 3 жыл бұрын
Wlhi waan ku jecelhay waan ogad dadbad oo nacbkaygas🍁
@saabirshowofficialabuukar2574
@saabirshowofficialabuukar2574 3 жыл бұрын
Keep going
@muniraquruxofficial2237
@muniraquruxofficial2237 3 жыл бұрын
M.a wallo waxa jirta gabdh aan uga shakiyay in i neceb tahy markaa mar kasta oo ay i aragto huruuf hoose ayay bilowdaa markaa mala odhan karaa way i necebty . Asxaapta isinkuna iisoo sheega wallo cabdirisaaq ii sheeg adna😟 . Mid aan isku class nahy walee wan baraty manta
@dhiirigalinchannel4695
@dhiirigalinchannel4695 3 жыл бұрын
Hhhhh kadaa walaaho ha barane . Waan kula kaftamayaa . Walaalo waxaad ogaataa qalbigaaga waxa uu dareemo inta badan waa run , hadaad dareentay inuu qof ku necebyahay tus wanaag haduu kaa ag dhawyahay hana sii dhex gelin dabeecadihiisa waa hadaad u dul qaadna karto ama xidhiidhka qofka aanad jari karin hadii kale ka fogoow intaad ka fogaan karto . Hana shakiyin wllo waayo shakiga laga shakiyo qof kale waa xumaan . Hubi inuu ku necebayahy ayaan uga jeedaa. Waan rajaynayaa inay taladaydu ku anfacdo. Salaan iga gudoon.
@akyareproduction
@akyareproduction 3 жыл бұрын
Sidee loga aarsadaa qof ku neceb nosheeg macalin
@mohedabdi242
@mohedabdi242 3 жыл бұрын
Just u dhoola cadee,wlhi hub Ka culus oo aad u adeegsan Karto majiro sidan filayo. F.G waa fikirkeyga bro
@akyareproduction
@akyareproduction 3 жыл бұрын
@@mohedabdi242 mhdsnid sxbky
@zakijr838
@zakijr838 3 жыл бұрын
Waan ku salaamay abdi rasaaq
@rashiidisack2844
@rashiidisack2844 3 жыл бұрын
Walal xigadihii noso badi
@maryanmaxamuud3247
@maryanmaxamuud3247 3 жыл бұрын
Hore usoco wll 🥰
@hodanxussen6675
@hodanxussen6675 3 жыл бұрын
Wllhy waa run wll
@queenlayniish5973
@queenlayniish5973 3 жыл бұрын
Keep going wll mcn
@nevergiveup4012
@nevergiveup4012 3 жыл бұрын
Run sheeg badanidaa
@luulismaiil1801
@luulismaiil1801 3 жыл бұрын
Wllo ilaahay maskaxdad ilaahay hakudayo qof aan wax badan kafaaiidney ayaad tahay
@shaficizhavinho7796
@shaficizhavinho7796 3 жыл бұрын
Ubdyrisaq faeah keep goinh wll
@AbshirAadanMohamed
@AbshirAadanMohamed 11 күн бұрын
Waxaan daawanayaa 28/7/2024❤😂😂
@maamshrafyuusuftuureetuure9413
@maamshrafyuusuftuureetuure9413 2 жыл бұрын
Jaza alah
@xasancalaahi1243
@xasancalaahi1243 3 жыл бұрын
M.a waad mahadsan tihiin wayaabo badan baan kaa faa iidy
@munirayusuf5308
@munirayusuf5308 3 жыл бұрын
Qeer.ilahey.haidinkasiyo.ajar.iyo.ixsan
@Xacaate
@Xacaate 3 жыл бұрын
waa sax
@Sheekoshaaxk43
@Sheekoshaaxk43 3 жыл бұрын
M. A legend hory usoco
@muxsincabdulaahimaxamad8226
@muxsincabdulaahimaxamad8226 2 жыл бұрын
7dan calamad kaliya ma ahan qof ku neceb, waa dabeecada, insanka, siduu u badan yahay, inuu insanku, wax damco, awna wax majeersado, waa mid ka mid ah abuuristiisa, ee yaan dadka, laysku dirin, maan gaab badan, ayaa run u qaadanaa, asay ku dirmayaan, ehelkooda, iyo asxaabtooda,
@ikraanmohamed4144
@ikraanmohamed4144 3 жыл бұрын
Waa run Wlhi...anaaba isku arka dhqamadaan. Markaan arko qofaan necbahy
@yusufmaxamed-yh9rl
@yusufmaxamed-yh9rl 3 жыл бұрын
Wad mahad santhy ustad lkn Qofka ku jecel maxa logu ugada .?
@abdiazizali1522
@abdiazizali1522 3 жыл бұрын
Wixi 7 calaamadod kaso horjedana waa dadka ku jecel ❤️
@boqoradaartiska5527
@boqoradaartiska5527 3 жыл бұрын
Keep going wlll
@muntaasquruxwanaag8285
@muntaasquruxwanaag8285 3 жыл бұрын
Macalinkayga keep going my teacher
@raaliyaamohmout7945
@raaliyaamohmout7945 3 жыл бұрын
♥️
@dictorapdiphitah3909
@dictorapdiphitah3909 3 жыл бұрын
Lgend wax badan kaa faaiday wlhi zxp
@nimcohoney2744
@nimcohoney2744 3 жыл бұрын
First comment
@cabdiwalimoohaan4213
@cabdiwalimoohaan4213 2 жыл бұрын
M.a macalin aad ayaad umahadsanthy
@ytmrcalaa8271
@ytmrcalaa8271 3 жыл бұрын
FRIST MAXAN MUDANAHY
@hibaaqcabdi3417
@hibaaqcabdi3417 3 жыл бұрын
Masha Allaah wllkey hore usoco
@aflooxasan9006
@aflooxasan9006 2 жыл бұрын
Nin saaxiibkaybaa sidaaya
@najahqaliqurux4569
@najahqaliqurux4569 3 жыл бұрын
40 second wlhi mrka arkay si niyad ugu farxay mhdsnid wll
@daudjoules6750
@daudjoules6750 3 жыл бұрын
Zxp plzzzzz sobadi video yaa adoo mahadsan
@fggu517
@fggu517 Жыл бұрын
Asc
@dekamohamed4190
@dekamohamed4190 3 жыл бұрын
wll qof ayan jeclahy mana lahad lo siden ugu shegan karaa ama u ogan karaan wllo
@nasrasharifalisharif7563
@nasrasharifalisharif7563 2 жыл бұрын
Mahad sanid wll masha Allah Alle hakuu saaidiyo maskaxdaada
@camaarsomali4168
@camaarsomali4168 3 жыл бұрын
WLL ADUU KAYABAY XAQIIQOOYINKA DUNIDA KA JIRA AYAAD I TUSTAANA MARWALBA WXN KUUGU MAHAD CELIYO GARAN MAAYO MAHADSANIT
@NourAhmed-ku7wo
@NourAhmed-ku7wo 3 жыл бұрын
Qofkinkowaad 1
@faadumomohamed2966
@faadumomohamed2966 3 жыл бұрын
👍👍
@faadumomohamed2966
@faadumomohamed2966 3 жыл бұрын
👌👌👌👌👌👌👌
Muuqaaladii Ugu DAAWASHADA Badnaa Ee Wax Ka Barro | ISKU DAR.
28:35
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 21 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 10 МЛН
小蚂蚁被感动了!火影忍者 #佐助 #家庭
00:54
火影忍者一家
Рет қаралды 45 МЛН
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 7 МЛН
10KA SABABOOD EEY UGUULEYSTAN DADKA XIRIRAN AMA AFKA GAABAN.
11:27
Qaadi Channel
Рет қаралды 28 М.
9 Qodob oo ah sida qofka loo aqriyo isaga oo dhan si dhaqsi ah (Body language)
8:37
baro calaamadaha qofka ku neceb
13:23
Caaliya Shuceyb Channel
Рет қаралды 9 М.
Baro dadka ka MASEERO oo Ku Neceb👈( 3 talabo oo ku cawinayo.....
13:34
7 Caado Oo Burburin Kara Noloshaada | Ka Digtoonow
8:45
Wax Ka Barro
Рет қаралды 56 М.
Mom can't calm cute babies ❤️🍒🍭👧🏻🤩💕
0:13
David Show #shorts
Рет қаралды 7 МЛН
Думал, что нашел сокровище
0:34
Почему?
Рет қаралды 2,4 МЛН
Classmate ruins her dress, but  boy steps in to create a new one #shorts
0:36
BYD U8 танковый разворот
1:00
YOUR NEW AUTO
Рет қаралды 3,9 МЛН