XAAFADA QAAR MASAR OO GURYAHA LASOO GARAACAYO IQAAMANA LAYS WAYDIINAAYO MALAYSKU DHACAA GURYAHA?

  Рет қаралды 1,400

Fardowso iskufilan channel

Fardowso iskufilan channel

16 күн бұрын

Try the free video editor CapCut to create videos! www.capcut.com/t/Zs8ryVGvc/

Пікірлер: 18
@user-ls7kb8be1v
@user-ls7kb8be1v 13 күн бұрын
Aaamiiin
@fowziyoahmed3975
@fowziyoahmed3975 12 күн бұрын
Masha Allah waa ruuntaa abayo masar waa wadan amaan ah ❤ waa wadan habeenkii xiliga rabto socoon kartiid alxamdulilah waa magalo aad kuu noola mudo 3 sano markii laga imaado wadanka somaliya waa wadaanka kaliya aan jeclahay inaan kuu noolado ilahay masar haa xifdiyo dhiibna ilahay haka qabto ruuntii ceeb mahan hadeey wadankooda amaankiisa ila shanayaan waxaa jiro dad badan oo wadaanka sharci la aan kuu dhax nool masar dadka qaar waxaa eey kaa dhaxwadan wadanka amni daro dadkaas iin laqabto waa muhiim jazakallah khairan sis ❤❤ ilahay haku xifdiyo shaqada umadada uu heeyso ilahay ajar iyo xasanaad hakasiiyo ❤
@munahussein9687
@munahussein9687 14 күн бұрын
Allaha idin xafido masar hunguregoda wa badanyahay
@Yaboy.22
@Yaboy.22 14 күн бұрын
Amiin yaarabi
@Niinaegal
@Niinaegal 13 күн бұрын
Abayo jazakAllah. Videoyadaada aad ayaan uga faaiidnaa sidafiican aad nolasoo sharegaraysid waanankugu raacsanahay in adoo lacagtaada labaaxayo xumaan adiga iyo ilmahaagaba laguugula dhaqmo. Abaayo bishadanbe ayaan masar usoo guurayaa InshAllah markaa abayo please list of schools fiican iyo meelaha aymagaalada kaga yaalaan video noogu soodheeg adiga oo mahadsan ❤
@user-et3eb8ti4r
@user-et3eb8ti4r 14 күн бұрын
Wcs jasakallahu qayr
@user-tl6ts3fi5b
@user-tl6ts3fi5b 13 күн бұрын
Masha allaah abaayo mahadsanid ❤❤
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 13 күн бұрын
Wcm jazakalaa kheer
@Yaboy.22
@Yaboy.22 14 күн бұрын
Maansha Allah tabarakalah ❤
@user-cb8cr2er9u
@user-cb8cr2er9u 14 күн бұрын
Mash Allah ❤
@maslah345
@maslah345 14 күн бұрын
AMIIN YAA RABI
@user-yi4dr1mp9w
@user-yi4dr1mp9w 13 күн бұрын
abayo cunug laba jir ah hada xanaano geeyo maku qaadan karaa iqaamo
@fardowsoiskufillan
@fardowsoiskufillan 13 күн бұрын
Maya
@MohamedOsman-tg8ik
@MohamedOsman-tg8ik 14 күн бұрын
Abayo ka wrn inaan u so gura rabaah hooyo lix caruur heysata ahay markan so guro markiba iqamada ma la sina iyo qabka ku helayo ifahan sii abayo
@fardowsoiskufillan
@fardowsoiskufillan 13 күн бұрын
Haa walal
@AbdiazizcadeAxmed
@AbdiazizcadeAxmed 12 күн бұрын
Ma hubtaa ana waan soo socdaye ​@@fardowsoiskufillan
@ZakGele
@ZakGele 11 күн бұрын
School ayaad ilmaha u xareysanaysa sidaas ayad ku qaadaneysa insha Allah
@helloworld-oj9co
@helloworld-oj9co 14 күн бұрын
sudaani xaafadahee buu degan yahay aanu iska ilaalinno
Kheemaha kugu filan ood guri kudagi karto by fardowso iskufilan channel ♥️
9:35
Fardowso iskufilan channel
Рет қаралды 4,8 М.
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 58 МЛН
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 23 МЛН
Qaxootiga masar malaga dhoofaa maclumad kaarka qaxootiga ah?
10:54
Somali Family
Рет қаралды 1,1 М.
Nolosha Soomaalida dalka Masar - Somalis life in Egypt
12:56
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 83 М.
Xaafad casri ah oo laga dhisaayo Muqdisho.
18:15
Jimcaale Deals
Рет қаралды 67 М.