No video

Xaaji Kaash | Heestii Hay Gabin Hay Goyn | Xasuustii aun Faysal Cumar Mushteeg

  Рет қаралды 84,979

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

Күн бұрын

#caweyskadalmar #srtv #dhaanto
For all inquiries email dalmar46@gmail.com
💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like
somali music

Пікірлер: 55
@luulsuuley1884
@luulsuuley1884 2 жыл бұрын
Maasha allaah heesta kuma durdurin ee barteedu ku ilaalshey jiim sheeg uu xafidey kabanka
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 3 жыл бұрын
Ya salaam I Stand BY U Legend XAAJI KAASH👏 CAWAYSKA DALMAR❤👏👐👍
@cabdifatah8275
@cabdifatah8275 2 жыл бұрын
Ax yaa fanaan xaaji kaash ayaad kaash ayaad noogu dhiibtay Heestan faysal yaa salaam Baraad dhaafisay iteedii Xagaad kuwadaa yaa salaam N
@abdideck2328
@abdideck2328 3 жыл бұрын
waaaw ina adeerky xaaji kaash afkagga caano Lagu qabay waa malmo dunidiye caafimaad ku waar❤🙏❤
@atocareh7066
@atocareh7066 9 ай бұрын
Wow wow wuu keenay axayaa fanaan ❤❤❤❤
@nasserpokie
@nasserpokie 2 жыл бұрын
Fanka iyo suugaanta soomaliyeed waqooyi bay taal dabcan somaligalbeed xagga dhaqanka waa la mid, ninkan heesta qaadayaa halkeedi buu dhigay ama waabu dhaafiyey, maanshalla xaaji kaash, originku waa midhii Cali sugule , laxankii axmed Cali haaruun , qaadisteeda waxa u kala dambeeyey feysal cumar iyo dararamle/ waa war sugan oo ka Soo yeedhay O'Day dhegeysan jiray markay cusbeyd , berri samaad waa badnaa ee nolol aa ka badatay
@MoustaphaMudir
@MoustaphaMudir 2 ай бұрын
Xaaji kaash fanan soomaligeed
@somalilandguuldhe7725
@somalilandguuldhe7725 3 жыл бұрын
Waaw xasuustii dararamle allow u naxariisto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@hassenmakkimahdi3073
@hassenmakkimahdi3073 2 жыл бұрын
Waad keentey ustaad 👌
@nursheofficial8572
@nursheofficial8572 3 жыл бұрын
Horay u soco my grandfather ❣❣😘🌹
@faizam523
@faizam523 3 жыл бұрын
Masha Allah waa fanaan dhameys tiran cod macaan iyo musician buu isku darsatey. Heestii faysal mushtiik si fiican baad u keentey.
@kooriyefaahiye1976
@kooriyefaahiye1976 3 жыл бұрын
Waxa aad shirtimid cod halaasiya iyo music aad u macaan keep going
@mohamedsharif6647
@mohamedsharif6647 3 ай бұрын
Waaaw axsanu sawt Allah yacizak
@hamsegadhka4824
@hamsegadhka4824 3 жыл бұрын
Fasayl cumar mushteeg
@ismaciilaxmednuur6900
@ismaciilaxmednuur6900 Жыл бұрын
Heeska waxa horey u qaaday fanaankii weynaa axmed cali haaruun dararamle Dib ayuu kasoo qaaday feysal laakin labada fanaaan aad ba Leyskugu qaldaa sababtoo ah waxay ahaayeen dad saaxibo iyo qaraabo dhaw isku ah allaha u naxaristo dhamaantodba
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
aamin, heesta kolay AHUN Faysal baa ku soo caan baxay, waa la ogyahay inay ahayeen habarwadaag, kuna dhasheen Xaafada Laba Nuux Hargeysa.
@axmedismaciil4538
@axmedismaciil4538 Жыл бұрын
Alle Ha U Naxariisto Faysal Cumar Mushteeg, Fanaankanina Halkeeda Ayuu Dhigay 08/05/2023, Hargeisa, Somaliland
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@zayidali198
@zayidali198 3 жыл бұрын
xasuusti faysal cumar mushteeek
@mohammedhassen964
@mohammedhassen964 3 жыл бұрын
Ax yaa hees, halkeedi buu dhigay marka uu dararamle qaadayo iyo markan waa isku mid macal muusiga wey keeneen Axsan Ree jigjiga
@mohameddanood10
@mohameddanood10 Жыл бұрын
Baydka 3 ..gayigeena oowayn Guudlayda OO badan .nin dartaa ugolon galay Laba hooyo hanaqeee ..aaa. Aaaa Ninka guuyada dhaqan Galawga iyo fiintii Godirka kuulaheesa Gobey lama coladshee Hay gabin hay GOOYN ....macalin Faysal Cumar mushteeg
@hiigsimedia1892
@hiigsimedia1892 3 жыл бұрын
Nice music
@somalimusicport
@somalimusicport 3 жыл бұрын
Go,e lama colaadshee Weeye meeshuu leeyahay Goday 👋
@TruthTellerMan
@TruthTellerMan 3 жыл бұрын
Go,doy lama colaadsheene weeye go,e maaha
@abdideck2328
@abdideck2328 3 жыл бұрын
waa saxanyhy fanaanku dhaliil ma le
@BLACKFOLKS5
@BLACKFOLKS5 3 жыл бұрын
Go'da'yee lama colaadshee
@munocadey6621
@munocadey6621 2 жыл бұрын
Isagaa kaa saxan gabadh ayuu ka hadlayaa
@munocadey6621
@munocadey6621 2 жыл бұрын
Nin baa heesta qaadayo Iska hubi go'dey waa sax
@davidjohn1285
@davidjohn1285 3 жыл бұрын
heesta waxaa sameey Abwaan Cali Sugulle Cigaal Dun-carbeed, waxaa laxanka iyo luuqda lahaa Axmed Haaruun Dararamle, waxaana mar dambe qaaday Faysal Cumar Mushteeg ilaahay dhammaantood haw naxariisto. aheey ah maxaa rag inaga tagay!
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@user-ts7ou1mt9u
@user-ts7ou1mt9u 3 ай бұрын
❤❤❤
@ducaalenuur7553
@ducaalenuur7553 3 жыл бұрын
Adeero masha allh
@LibanAden-dm7ur
@LibanAden-dm7ur Жыл бұрын
Hees xasuus leh
@ahmedarab2159
@ahmedarab2159 2 жыл бұрын
Ax ilhaan😢
@farxaangeedkabaydh6140
@farxaangeedkabaydh6140 3 жыл бұрын
Mashaalh
@ahmedmoose5159
@ahmedmoose5159 Жыл бұрын
legend
@Cadaroosh
@Cadaroosh 3 жыл бұрын
Dararamle ayaa leh
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
ihn labada fanaan heesaha way kala qaadan jireen labaduba way qaadan
@abdullahiali4343
@abdullahiali4343 Жыл бұрын
Sik soofanka ka dhaaf heesta kaban kaliyah ku qaad
@kamaalilkacase
@kamaalilkacase 3 жыл бұрын
Waad fican tahey lkn Hesta laxinka kadaa wll beydka hore hurdo gama malado jcyl igama guruu galiil yada jidhkeygana qaban Waayey jifkee gayaankisa oo.badan Nin dartaa ugaas Marey Hadaad garasho leedahey go dey lama colaadshee heygabin heygoyn amba kuma colaadshee gudllow libaaxiyo inta bahal gurguurtiyo good iyo Abeesana ninka guri laseexdee oo.uu gubey jceylee gantaalo Uu katagee kana Jarey gasiinki Hadaad garrasho leedahey godey lama gohaadshee Gayigeena oo.weyn guudleyda Oobadan Nin dartaa ugolangoley lama goyo hanaqee ninka galiyadaa dheer goodirka haadkiyo gallawga kula heesaa godey lama guhaadshee
@munocadey6621
@munocadey6621 2 жыл бұрын
Awoowe ninkaani reer konfur maaha lasoco wuu lahaystaa
@mahammudmohammed4922
@mahammudmohammed4922 Жыл бұрын
Adiga ayaa khalad ku jira "Qaban waayay jiifkee" waa wrong, qaban waayay gogoshee ayaa sax ah. Tan kale ninkaani waa best, meelna ma uu khaldin.
@Heartfeltlessons-cx3qr
@Heartfeltlessons-cx3qr 4 ай бұрын
Adiga down ah niyaw ee heesta laabta usii daa
@gabadhboqortoyo6929
@gabadhboqortoyo6929 2 жыл бұрын
Way igu socotaa waxaaso heeso jacayl ahna ragba sameyay hadana iyagaba na xumeeya
@suuzanmohhmed7032
@suuzanmohhmed7032 Жыл бұрын
Kkkkkk waa runta xppti
@SomalilandHajirto
@SomalilandHajirto Жыл бұрын
Laydinma xumayn Karo quruxeey waxaa tihiiiin malab iyo dahab
@dhalboqortooyogm5252
@dhalboqortooyogm5252 2 жыл бұрын
Hhhhhhhhh (go’doy lama colaadshee) weeye eraygu. lkn asagu wuxuu leeyahay (gobeey lama colaadshee) hhh in loo sheegey aheyd. Dhanka kale wuxuu qalday (nin dartaa u golongolay) halka u ka leeyahay (nin dartaa ugees maray). Tan kale (nin galiilyadaa dhammi, goodirka iyo fiintii….) wuu qalday oo wuxuu leeyahay (nin galiilyadaa dhacay) hhhh wuu ku ciyaaray heestii dhameyd. Xasuustii Nuuur eebo allow kuu naxariiso
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@abdullahiali4343
@abdullahiali4343 Жыл бұрын
Batriga delay heesta foori borta baxaa
@mussaaxmad1466
@mussaaxmad1466 3 жыл бұрын
Www
@ismailwadour9510
@ismailwadour9510 3 жыл бұрын
fanaankan kash mahine magaci
@nimcoheegoofficial8846
@nimcoheegoofficial8846 3 жыл бұрын
Axmed nuur ayaa la yidha alle ha daayo wllky qaali
@ismailwadour9510
@ismailwadour9510 2 жыл бұрын
@@nimcoheegoofficial8846 mahad sanid walaal waa fanaan jira
Faysal Cumar Mushteeg Ahun | Hay Gabin Hay Goynin | W Lyrics
5:54
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 31 М.
Underwater Challenge 😱
00:37
Topper Guild
Рет қаралды 41 МЛН
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 43 МЛН
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 21 МЛН
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 54 МЛН
FULL BARNAAMIJ 2020 | XAAJI KAASH | JIGJIGA QAACI SHOW |
38:09
MAAME HD MEDIA PRODUCTION
Рет қаралды 15 М.
Qaraam: Subcis   Al-Ustaad   Faysal  Cumar  (Mushteeg)  AHUN
13:12
Goray Haldhaa
Рет қаралды 973 М.
Saynab Cige Hees Kaban Qaaci : Ha U Tudhin Wax Kaa Tegay
9:00
Maria Channel
Рет қаралды 30 М.
XANFAR YARE KALGACAL DHINTAA WELI DHOWRAYA BARNAAMIJKA CIIDA IYO XULKA FANAANIINTA
10:19
JACEYL IGAMA GUURO DARARAMLE & BOQORKII CUUDKA (AXSAN QARAAMI)
10:49
MUQDISHO MEDIA CENTER
Рет қаралды 201 М.
Qaaci Show 2019
37:40
Tixmaal Media
Рет қаралды 11 М.
Cabdiqani Kaarshe , Heedhe Gabadhyahay Heedhe
7:16
Astaan
Рет қаралды 150 М.
Underwater Challenge 😱
00:37
Topper Guild
Рет қаралды 41 МЛН