Xabad ayay Maskaxda uga dhufteen wajiga ayay ka jabisay walina waa ay raadinaysaa oo ma..see more

  Рет қаралды 18,308

Illintir

Illintir

13 күн бұрын

#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Пікірлер: 59
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 12 күн бұрын
Subxaana allaah illaaow umadan somaaliyeed u gargaar hooyana wiilkeeda uso dhawee amiiin amiiin yaarabi
@farhiyahhassan6784
@farhiyahhassan6784 10 күн бұрын
Mamadaas suuqa xoolaha ayaan daris ku aheyn ilaahey hauaqasiro wiilkeeda ❤❤❤
@user-lx3ev4yf4j
@user-lx3ev4yf4j 11 күн бұрын
Ilahayoow u sahal rabiyoow raxmanoow asigoo nabad qabo aamiin aamiin aamiin yaa rabi
@farhiyaosman8828
@farhiyaosman8828 12 күн бұрын
Subhanallah Allayoow dulmiga dalka ka jiro umada ka qabo
@Alxamdulillaahi
@Alxamdulillaahi 12 күн бұрын
Inaallillaah wainaa ilayhi raajicuun Allow hooyooyinkeen unaxariiso
@anigawaye1354
@anigawaye1354 11 күн бұрын
Wallee rag baddan iyo dumar baddan meelaha saag saagaya uqubo waalid ayaa haysa.
@fowzia-hy6fc
@fowzia-hy6fc 9 күн бұрын
Aad iyo aad waan u ducaynaynaa Allaha soo hadeeyo xaqa waalidka ku leeyahayna Allaha garansiiyo
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 12 күн бұрын
Asc hooyo mcn allaha ku xifdiyo illaahay hakuu sahlo maamo mcn
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 11 күн бұрын
Allaha usoo dhaweeyo wiilkeedii hana u soo sikhiro insha allaah
@aminoaden6671
@aminoaden6671 12 күн бұрын
Allah ha u sahlo asago nabad qabo
@hawosheik3670
@hawosheik3670 12 күн бұрын
Allow u sahal wiilkeeda maamadaan
@AlasaddowMahamuud
@AlasaddowMahamuud 10 күн бұрын
Habaryar caasho sheikh garweyne allow sooifi ducale hussein nour
@user-sr8ft6vt3y
@user-sr8ft6vt3y 9 күн бұрын
Subxaan laah illahay ha u soo sahlo wiil keeda hooyo mcnto
@maslah345
@maslah345 12 күн бұрын
ALLAHA USAHLO WIILKEEDA OO NABAD QABA
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 12 күн бұрын
Subxaana Allah. Allahayoow waalidkeen u wada naxariiso. Hooyadaana u sahal wiilkeeda
@shaxshaxlowgaxafada5813
@shaxshaxlowgaxafada5813 12 күн бұрын
subxanallaah Allow usahal wiilkeeda Allow iyadana caawi yaa Rabi
@ashanur7166
@ashanur7166 12 күн бұрын
Bismillaahi raxmaani raxiim
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 12 күн бұрын
Amiin yaa Rabi Raxman
@user-wq9yi1rb2t
@user-wq9yi1rb2t 2 күн бұрын
Allah usahlo hawarir mcn
@sareedo8184
@sareedo8184 10 күн бұрын
Allah hausahlo wiilkeda 😢yarabi
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 12 күн бұрын
Allaahu macakum.
@yamosalah1949
@yamosalah1949 8 күн бұрын
Allaha kushlo hoyo insha allah
@xalimosacdiyo-jn8vk
@xalimosacdiyo-jn8vk 12 күн бұрын
ax ax allaha usha hlo 😢😢
@maxamedmaxamuud1705
@maxamedmaxamuud1705 12 күн бұрын
Ilaahay hakuusahlo wiilkaaga hana kuuhanuuniyo
@user-zw7dl3ym8n
@user-zw7dl3ym8n 12 күн бұрын
Illhey ha u sahalo
@naimahussein2420
@naimahussein2420 11 күн бұрын
Edo caasho garwayne alle ha sahlo wiilkeeda
@maryanmohammed9927
@maryanmohammed9927 11 күн бұрын
Abayo mataqanaa mamada ya xabada Ku dhuftay😢
@user-bu2yt4ij9v
@user-bu2yt4ij9v 12 күн бұрын
Allha u sahlo wiilkeeda
@sadam1318
@sadam1318 12 күн бұрын
subxaanalah ilaahow kuu soo birbiri hooyo
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 12 күн бұрын
Allaha u sahlo wiilkeeda
@sahrash.7544
@sahrash.7544 11 күн бұрын
Illaahoow hubkaan naafo iyo geeri umada baday illaahow gacan aamina naga gali .
@user-er4ll2tm4o
@user-er4ll2tm4o 12 күн бұрын
maxaa uga hor istaagtey daaruufaheeda inay ka hadasho laga yabee inay caawin heli lahayd? mamada labo xanun ayey lanooshahay midna waxba kama waydiin midna inay ka hadasho adaa u diidey.
@halimajeylani9243
@halimajeylani9243 11 күн бұрын
Abyo ama abwe ninkan maa ilayabtay asiga in yputube lacag ka helo wo raba in maskinta xawinad daadka ka maqnyihin in hela waku mhsanyhy lkn darufaha marka sheekan daba afka gestart bisinka side arsaqada ka hor istagi kato warwalalow qof San u dhiman cabashada ka dhageyso warka ka dhur daadba cawinaya subaxanala
@Maryamo_9
@Maryamo_9 12 күн бұрын
Alle ha usahlo
@user-rv1ux3vh1k
@user-rv1ux3vh1k 12 күн бұрын
Allaha kuu sahlo mamo hyo
@MohissFoodspice
@MohissFoodspice 11 күн бұрын
ALLOW HOYADAN UFUDEY
@user-bf8oj2pb4b
@user-bf8oj2pb4b 12 күн бұрын
Waxa layiri niinad dhashay kuma dhalin
@easylife3453
@easylife3453 11 күн бұрын
ASC kusodawada channel cafimad iyo faida badan leh
@user-px8uz8mr5k
@user-px8uz8mr5k 12 күн бұрын
Ramad
@AsmaBashir-ws3rx
@AsmaBashir-ws3rx 10 күн бұрын
allha sahlo
@maryanyusuf4911
@maryanyusuf4911 10 күн бұрын
Hadii ownolyahy hooyadii mcn oo dhawacas kuyal uu ka amusay wlhi waxu dhalo aya sidas ugelayo waaridka xaqooda hala ilaaliyo
@user-px8uz8mr5k
@user-px8uz8mr5k 12 күн бұрын
🌜
@saciid_iid
@saciid_iid 9 күн бұрын
Dadka soomaaliland cunsuri kusheegaan. Naag mareexaanu guursaday waaka buriyeen cunsurnimo ku sameeyeen guriye dumiyeen
@luckycosh175
@luckycosh175 12 күн бұрын
Sorry 😔 hooyo macan
@umuabassrahma3301
@umuabassrahma3301 12 күн бұрын
Wll xamar hospital miskaha madaweya ado mahadsan
@siradtosane6680
@siradtosane6680 9 күн бұрын
Waxan umaleynaa Soomaali waxey la degi weydey waa dulmiga lakalagalayo
@abdiazizelmi5886
@abdiazizelmi5886 11 күн бұрын
Wiiil farxaaan la dhoho oo marna ogaadeeen sheegan jiray dadka qaaar dir u sheegan jiray baaan garanayaaa lkn ma hubo inuu ninkaaa yahay
@AlasaddowMahamuud
@AlasaddowMahamuud 10 күн бұрын
Asaga waye anfilaa wll marboo kismaayo tagaay ayuu cida soo wacaay markasoo dhahy magaceyga waan badalaay farxaan baan baxsadan cml
@AlasaddowMahamuud
@AlasaddowMahamuud 10 күн бұрын
Wll soo xaqiiji😢
@sacdiamohamed2203
@sacdiamohamed2203 10 күн бұрын
Ninkas 2 mida inow tahribay o dhintay iyo inow alshabab ku biiray ow dhintay wayo magacada waxa bedesha alshabab ale ha u sahllo
@Fowzia69
@Fowzia69 12 күн бұрын
WAR NIN YAHOW WIIL AYAAN DHAWAYD AY SOO DAYSAY HCT AYAAN DOONAYAY DNA IN NALOOGA QAADO OO DAD KALE AY KU SASABANAYAAN LACAG OO QURBAHA KA YIMID MARKA NINKAASI MAAD NOO SOO FADHIISISID MEESHIISA OO AAN DNA KA QAADO
@umumascuud3307
@umumascuud3307 12 күн бұрын
ooo ma wacdaan
@Fowzia69
@Fowzia69 12 күн бұрын
@@umumascuud3307 maxaaan wacnaa rag baa haysta oo lacag ka samaynaaaya HCT kuwa la dhaho ka dibna lacag fara bada ayay ka qaateen naaag joogta GERMANY AYAA lacag ku harqisay WIILKIINA LACAG AYUU QAATAY OO DNA MA SAMAYNAYO ISLAANTAAN BAA I DHASHAY AYUU YIRI ANAGUNA ANAGAA DHALAY WALALKAY AYAA DHALAY 100% WUU U EG YAHAY IN AAN DNA KU XAQIIJIYO BAAN RABNAY WALAAL
@umumascuud3307
@umumascuud3307 12 күн бұрын
@@Fowzia69 lcg waa mucjizo ma dad baa ka maqneyd mise lcg
@Fowzia69
@Fowzia69 12 күн бұрын
@@umumascuud3307 WIIL BAA NAGA MAQAN WALALO OO WALALKEY DHALAY KUWA HARGAYSA JOOGA OO HCT AYAA LACAG INTAY QAATEEN WIILKII NAAG AAN DHALIN YIRI RAAC IYADAA KU DHASHAY MARKA ANIGUNA CADEENTA DNA AYAAN RABNAY MARKA CABDI CASIIS ILINTIR IN UU NINKA DNA NOOGA QAADO AYAAN RABNAY
@halimajeylani9243
@halimajeylani9243 11 күн бұрын
​@@Fowzia69asiga lacag mu rabay maxa ka qaldan mid kale nagta marko nacdo hada dhalin weyso tureysa😢
[실시간] 전철에서 찍힌 기생생물 감염 장면 | 기생수: 더 그레이
00:15
Netflix Korea 넷플릭스 코리아
Рет қаралды 38 МЛН
Qoys shini ku degtay oo dhimasho iyo dhaawac ah.
10:28
MM Somali TV
Рет қаралды 4,2 М.
Maxaad Kaadida geella u cabtay sheekhoow? Wareysi xiiso leh
19:05
Xogmaal Media
Рет қаралды 55 М.