XANUN! ANO CUNUG AH AYA INA ADERKAY FARA XUMEES IGU DEYEY

  Рет қаралды 410,058

Ridhwan Issack

Ridhwan Issack

2 жыл бұрын

#ridhwanissack

Пікірлер: 2 900
@sadaammacallim5683
@sadaammacallim5683 2 жыл бұрын
Dunida ma Soo Marin qof lamid ah Nabi muxamed صلي الله عليه و سلم
@queenb1003
@queenb1003 2 жыл бұрын
Salallahu Caleyhi Wasalam
@salmanfarah647
@salmanfarah647 2 жыл бұрын
Scw
@ciiloowkulmiye6481
@ciiloowkulmiye6481 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw ❤️
@ciiloowkulmiye6481
@ciiloowkulmiye6481 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw
@abdikhalifgedi9377
@abdikhalifgedi9377 2 жыл бұрын
Salallahu caleyhi wasalim
@Ebrahim1645
@Ebrahim1645 2 жыл бұрын
😭 😭 Wllhi waa kaxumahay waxa gabdhahaan kudhacay inta iladanqatay farta taago☝
@mariosalaad8086
@mariosalaad8086 2 жыл бұрын
Adi wll argty ani abhy igufsady shib dheh waa aduun dhimaty 😢😢😭😭😭😭😭
@bahjoabdulahimohamud6580
@bahjoabdulahimohamud6580 2 жыл бұрын
@@mariosalaad8086 subxanalh abahii ku dhala oo run aha😳😳😳
@sowdamaxamad7693
@sowdamaxamad7693 2 жыл бұрын
@@mariosalaad8086 Kaas Armu Aabaha hayn Abayo
@haboonabdi5218
@haboonabdi5218 2 жыл бұрын
@@mariosalaad8086 subxanla wll qli
@nadiyazakariye3745
@nadiyazakariye3745 2 жыл бұрын
@@mariosalaad8086 naa maxa ka qaldan wasqad yahay uf maxaa ku hadlee🤔
@itsebyan
@itsebyan 2 жыл бұрын
Been maaha wlh familyga xanuunka kasoo gaaro waa ka xanuun badan yahay kann dadka kale kasoo gaaro 💔😭😭 abayo alle nolasha farxad badan ha kugu siiyo aduun iyo aaqiro nolol qurux badan ayaaan alle jala wa calaa kaaga baryayaa xanuun gudaha ayaan kaa dareemayaa wlh alle ha kuu boogo dhayo ❤️💕
@quruxdumar6034
@quruxdumar6034 2 жыл бұрын
Dhibka ku heesta markaat layaabto dhibkale oo kaa culus baa hareeraha aduunka ka Jira subhanallah 😭😭😭😭
@fatumasheikh9746
@fatumasheikh9746 2 жыл бұрын
Abayo adiga maadhiban. Soorry
@dheeman8930
@dheeman8930 2 жыл бұрын
waa fariid yar oo qurux badan oo qalbi wangsan ❤Ani in la igu sameyey cml u dareemay😢be strong
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Please wll subscribe isar
@asaidiyare7563
@asaidiyare7563 2 жыл бұрын
Abayo subscribe isar
@ridwanabdi8365
@ridwanabdi8365 Жыл бұрын
Shaqo and sister massage xxx and sister massage pron
@triplemhirib.465
@triplemhirib.465 2 жыл бұрын
As she is talking, she is still crying deep at heart😭
@maxamedabuukar1142
@maxamedabuukar1142 2 жыл бұрын
Me too I am crying 😢 sorry wallhi sister I am feeling because wan arkey dhibtadan cml qofkii arkna dremyo wallhi
@maxamedabuukar1142
@maxamedabuukar1142 2 жыл бұрын
Dad ka ay uu shegeyso ani waxn aminsnhy inan ku nafiseyno
@zahraahmed4946
@zahraahmed4946 2 жыл бұрын
@@maxamedabuukar1142 Walahi we are all crying and I can relate to some of her story when body believes you when ur telling them the truth so later on when something happens to u , u gonna say it to yourself why should I tell anyone they won’t believe me 😭😭😭
@CryMeARiver13
@CryMeARiver13 2 жыл бұрын
Most Somali parents failed their children emotionally😭 so sad walahi, Allah isn’t punishing Somalis for no reason. And shoutout to all the good parents!
@appasadammohamed1924
@appasadammohamed1924 2 жыл бұрын
Yeah really
@farhanphilipen7029
@farhanphilipen7029 2 жыл бұрын
Gabar aqli badan oo laciilay oo family ku xumaden ax byoh be happy wad gulaysani wadna farhi inbadan 🥲🔥🔥🔥🔥
@Mubashirbashiir
@Mubashirbashiir 2 жыл бұрын
Runtii waa geesiyad caqli badan oo waayuhu ciileen, gabar xikmad badan aadna u dagan, sorry abayo🥺
@maryannur5352
@maryannur5352 2 жыл бұрын
The fact that she is not crying while narrating her painful story makes me believe that she is very strong. Am proud of you girl. Stay strong 💪😘😘
@abdikhadir2131
@abdikhadir2131 2 жыл бұрын
Yeah offcourse
@hoodoismail127
@hoodoismail127 Жыл бұрын
​@@abdikhadir2131 p0pnb il kpkplppiu7pmhm7mhjj7j7i
@hoobalkiicaankaahaa8636
@hoobalkiicaankaahaa8636 11 ай бұрын
She's crying deep in her heart 😭😭 I feel sorry
@khadaraadan2870
@khadaraadan2870 2 жыл бұрын
Murug badan adduunyooy Kaad miciinka bidaysiyo Markuu kii dad kuu xigay Ku melgaa ku maagaa Meel Aad u carartiyo Waydaa miciin kale.💔💔💔 Waa maalmo koobano Mid ba jaad u eegtee Mabsuud baad ahaanoo Mardhow waad farxaysaa Murugaduna way tegi. Eebbe inta noloshaada ka dhiman Farxad iyo Wanaag hakuugu isleeyo, kuwii ku dulmiyayna hakaaga aar gooyo walaalo.
@boqoradapuntland4985
@boqoradapuntland4985 2 жыл бұрын
😥😭😢 Ooh Yaa allh
@khadarothman6994
@khadarothman6994 2 жыл бұрын
Aamiin Aamiin yaa allah
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 2 жыл бұрын
Allaahumma aamiin midbaan ku odhanayaa walaalo inanta dhibtoodayeeey ilaahay kaabbadbaadiyay in aad is disho ku Mahadi cadowgii nolasha kugu silciyay Mar haduu maanta ceeboobay oo ilaa kuwii uu la dhashay ee aaminsanaa ilaa tuuqabay kuwii uu dhalay yo waalidkii ogaadeen Samir kolay wuu is difaaciye haduu ku caayo oo wax kaa sii xanaajiya uu isku difaaco ha niyad jabin e hore usoco kolay wax aanad filayn oo kale wuu isku difaaci ileen waa neef gawracani geedo Kama weecd o oo sharaftiisa dhimatay wuu la galgalane adkayso ilaahay talo Saaro tasbiixda badi badi waa laguqaboobaaye xuska Ale badi
@samiiroabdulahi9682
@samiiroabdulahi9682 2 жыл бұрын
@jihaanjiinaahmed6152
@jihaanjiinaahmed6152 2 жыл бұрын
Aamiin
@nurkeyali6834
@nurkeyali6834 2 жыл бұрын
I am very much sure that many are battling with mental health,you feel relieved when you speak about it,never be afraid and share with the very close ones.may Allah ease our burden and grant sabr to anyone undergoing such!
@sabdullahi5292
@sabdullahi5292 2 жыл бұрын
I have been crying until the end of the video. She can be my daughter but she is my hero, coming up in public at such a young age and talking.. abuse is there it exist in our communities, let’s open our horizons and focus what’s happening in our families..😭
@kinglaash8369
@kinglaash8369 2 жыл бұрын
Coming here sharing your pain is a living proof that you are really strong girl....keep fighting for your life and we are proud of you.
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Please subscribe isar wlky
@faizam523
@faizam523 Жыл бұрын
Absolutely 💯
@kinglaash8369
@kinglaash8369 Жыл бұрын
@@faizam523 inspiring others to share their pain is itself an inspiration to many people out there who are suffering in silence.
@faizam523
@faizam523 Жыл бұрын
@@kinglaash8369 Agreed with you bro! Wish this stuff wouldn't happened to anyone. Unfortunately, there are bad apples prey on children.
@kinglaash8369
@kinglaash8369 Жыл бұрын
@@faizam523 yeah. May Allah protect our children from harm and every evil out there.
@Histories11
@Histories11 2 жыл бұрын
Qisada gabadhan saan ula ilmeeyay mid lamida hore ugu Manan ilamayn, Allow Qalbiga u qabooji sidokle qof walbo murugaysan Allaha murugta ka dul qaado🤲😭😭
@rahmadayibrahmadayib9874
@rahmadayibrahmadayib9874 2 жыл бұрын
Hadaanahay hablaha somaliyeed waan dhibaateesanahy
@nadarabdifitah8860
@nadarabdifitah8860 2 жыл бұрын
Aamiin
@xilkascabdi6775
@xilkascabdi6775 2 жыл бұрын
Sxb qirojaban la ilmeysay
@shamsofarasle8198
@shamsofarasle8198 2 жыл бұрын
Aamiin yaarabi
@maryamoruun3051
@maryamoruun3051 2 жыл бұрын
Wlhi waa been teed gabadhaan kuma dhicin waxaan ay kasheekeyneyso waa caan raadis magacii macaa wey badalatay yaab
@mwalimuabdirahmandayib4854
@mwalimuabdirahmandayib4854 2 жыл бұрын
The best lesson i learnt from this girl is that, contentment is found by looking those who are behind you i.e the poor and the needy in the society. #ridhwanissack
@fahmaali3542
@fahmaali3542 2 жыл бұрын
Waa gabar cadaab aduun la mariyay. Laakiin waa geesiyd, aqli allah siiyay. Keep going sister. Waa arkaa inaa depressed tahay. Allah tawakal
@nuuradin1maxamuud235
@nuuradin1maxamuud235 2 жыл бұрын
Rabi Swt intii murugo dareemayso haka saaro intii farxad haysatana ha u siyaadiyo❤🤲🤲🤲
@hindanuura9059
@hindanuura9059 2 жыл бұрын
Aamiin ya allah
@xawafarahyonis4801
@xawafarahyonis4801 2 жыл бұрын
aaaaamin ya rabbi
@libaaxbari945
@libaaxbari945 2 жыл бұрын
Aamiin
@mohassan498
@mohassan498 2 жыл бұрын
Xataa ayadoo sheekada ka shekeneso Ayee qalbiga kasii Oynesaa Subhanallah…Nolol Wanagsan oo Farxad iyo Horumar leh ayan Kuurajeyna Abayo qaali..Hadii ee Jirto meel Lagaa heli karo si aan kuu caawino wey fiicnaan laheyd .Adigoo Waliba noo arkaaya inaan Walaalahaga Nahay..GUULEYSO Wll qaali❤️
@haachannel8793
@haachannel8793 2 жыл бұрын
Hadad hesho anigana Ila qeybso councelling ayan sin laheyn
@ivaanahassan5702
@ivaanahassan5702 2 жыл бұрын
Ridwan kala xiriir walal
@qaalidumar9605
@qaalidumar9605 2 жыл бұрын
Ridwan kala xirira siduuu numberkeeda ingu cawiyo 😘
@sadikadow1993
@sadikadow1993 2 жыл бұрын
Iknw her personally
@mohassan498
@mohassan498 2 жыл бұрын
@@sadikadow1993 sidee ula Xariri kara bro
@ahmedadan2754
@ahmedadan2754 2 жыл бұрын
I can stressly say girls are hero only those that saw the sacrifices of a sister can feel her pain am crying watching this 😥 that is torture and mental trauma I feel you sister May Allah give you something that makes you forget all that. A sister is a blessing
@abdiwalihassan5538
@abdiwalihassan5538 2 жыл бұрын
Wan ka xumahay wll mcn farxad iigu nolooow Aktaada majoogin xaqiiq wa aduuN Farxad inta noloshaaDa ka dhiman ku rajeyNaaaa iNSHA Allah
@MahadFiqi-vw2wy
@MahadFiqi-vw2wy 2 жыл бұрын
Gabadhaan dhibka ugu Wayn qabsaday waa qarinta xanuunka haystay Ridwan sxb haddii ay suurogal tahay gabadhaan inaad fariintaan gaadhsiiso> waxaa ila haboon inay laxariirto doctor sphycology si ayada caafimaadkeeda loobadbaadiyo talooyin lasiiyo. > Inay aqrisato qur'aanka kariimka ah Lana saaxiibto iyo inay badisa aqrinta saliga Nabiga nabad-galyo iyo nariis korkiisa ahaatee😍. إذًا تُكْفَى همَّك، ويُكَفَّرُ لك ذنبَك أو كما قال النّبي صلي الله عليه وسلم . Ilaahay caafiyo waa arin murug badan runtii 😭
@iqraabdullahi643
@iqraabdullahi643 2 жыл бұрын
Been waaye wllo wax Kuma dhicin waa Caan raadis
@ayanfarah6434
@ayanfarah6434 2 жыл бұрын
@@iqraabdullahi643 ilaahay ka cabso abaayo Gabadhaan aad u jeedo how emotional ay tahay Caan radis ma ahan ee waa qof dhibaato ku dhacday
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 2 жыл бұрын
@@iqraabdullahi643 Nag waa Cadow Yaahu Naa maxay caan Iyo been ku falaysaa Adiga Allaha kugu rido dhibka qabsaday o kale
@MahadFiqi-vw2wy
@MahadFiqi-vw2wy 2 жыл бұрын
Gabadhaan qof been sheegaya uma eka sababtoo ah dareenka kamuuqada xitaa waa laga dareemayaa murugta soogaadhay😭
@kingboy9353
@kingboy9353 2 жыл бұрын
@@iqraabdullahi643 wllahi naag wa cadow mxa been ushegaysa gabdha true story ayey kasheekenaysa adi sababta aa oga xunthy wxay
@HinterlandLearners
@HinterlandLearners 2 жыл бұрын
Waxaan hubaa tan oo kale in ay ku dhacday kumanaan kale oo gabdheheena ah oo weli hoos u ooynaayo 😭 Wiilashana way ku dhacdaa si la mid ah. Cunug aad dhashay weligaa qof kle ha u dhiibin aan ka ahayn habaryartiis iyo ayaydiis.
@fatumavision8252
@fatumavision8252 2 жыл бұрын
Waliba habaryarta isku hooyada la ah mamada.
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 2 жыл бұрын
Habaryar iyo aayo is the same!😀
@cabdulahicabdicasis4335
@cabdulahicabdicasis4335 2 жыл бұрын
Saxwaye cimriyaa kukorsano alaha nasiiyo inshallah amiin
@hamdaismail4079
@hamdaismail4079 2 жыл бұрын
@@Hussein_Mohmd.. habo hooyo la dhalatey aayo lama mid aha wll
@filzancabdisalan8554
@filzancabdisalan8554 2 жыл бұрын
habryar xitaaa ha udhiiibin wayo aney xanuun imarsiisay😢😢😢
@malia8103
@malia8103 2 жыл бұрын
Waxaa buuxo dad badan oo qalbiga xanuun ugu qarsan abayo Ilaahey haku caawiyo adiga iyo inti kula midka ah 😭🥹
@shokriahasan8316
@shokriahasan8316 2 жыл бұрын
Amiin yarabii
@kaltumamohamed462
@kaltumamohamed462 2 жыл бұрын
you need to be friends with your child so that they share what they go through. Kids go through a lot through family and relatives but they need your trust and support to go through. This girl, me and everyone who sexually assaulted or raped would not have kept this secret if we have some one to talk or lean to . Lets be responsible and be open to our kids
@ismail.mo77
@ismail.mo77 2 жыл бұрын
Ninkaas waa in maxkamad la saaraa , Ilaahay aakhiro iyo aduunba ha cadaabe 😩😩🤬 Sorry abaayo waalahi
@nuuneycabdi4623
@nuuneycabdi4623 2 жыл бұрын
ninkas waxa ka xun abaha ilmihiisa la xawilayo ok
@nuuneycabdi4623
@nuuneycabdi4623 2 жыл бұрын
sababta waxa leh hooyo iyo aabe iyaga wa jibkodii gabay
@nuuneycabdi4623
@nuuneycabdi4623 2 жыл бұрын
wa markan jeclado 2caruur in la dhalo
@nuuneycabdi4623
@nuuneycabdi4623 2 жыл бұрын
nolol kuxirAn dhaqale caabud
@shafinho1775
@shafinho1775 2 жыл бұрын
Sorry wllhi abaayo dhipka waan kula dareemenayaa 😭😭😭
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 2 жыл бұрын
Indha adeeg waa dhameysay👊
@shamsoabdi7768
@shamsoabdi7768 2 жыл бұрын
@@Hussein_Mohmd.. indha aday seeah
@sumeyra_stronggirl__9874
@sumeyra_stronggirl__9874 2 жыл бұрын
Really 😢😢 so painful walhi
@CanabXasan-nr3wb
@CanabXasan-nr3wb 2 жыл бұрын
@@Hussein_Mohmd.. war dabal matahy😰😰😰🤬🤬🤬🤬
@cumarqalif7855
@cumarqalif7855 2 жыл бұрын
😭😭😭😭 sorry wlh abayo qaaliya xanunka waan kula darema 😭😭😭
@inaahmed2719
@inaahmed2719 2 жыл бұрын
Aaad baan uga xumahay aduunka dhib bdan ayaa laga maraaa, wxaan waalidka kula talinyaa ina hadyba noolyihiin ubadkoda haystaan, oo waliba qalbiyan u kariyaan , xoolaha Allah ayaa bixiya , gaajana dhib malahn, gabdhaan qalbiga Allaha u qaboojiyo oo samir ha siiyo, dhibtu aaad bay u badantahy, aniga waxaan dreemay xanuun aan kala kulmay gurigyga iyo waalidkayga , hooyaday rabbi cadaab haka ilaalsho waligay hooyo nimo iyo hadal mcaan I'ma tusin , Dil iyo cay maahee, iyo in kuwa iga yar laygu bahdilo, wnaan jeclahy hooyaday, saaid, wxaan u sheegyo yaa ah inay qofka dhib waara u agysanyso, ciilkii iyo cuqdadii ayaan awoodi waayey, inaan hooyaday dhib u sheegto, wxaan isku dayey inaan guursado qofaan ii qalmin sababtoo ah wxaan dreemaya inaan frxad ka helayo oo xor noqonayo, wuu I bahdili jiray waayo waanba qrsaday lknse alxamdullah kartidayda ayaan ugasoo fogaaday, mudo kadib wiil fiican ayaan guursady, alxamdullah balse wxaan noqday qof cuqdad kusoo kortay oo wx Yar uma dulqaadan karo wxaan aaminyaa inuu ixumynayo, mana ilaawin cuqdadii gurigyga , hooyady yaraantydii ayeeyo ayay ii dhiibtay anoo dhowr sano Jira ayan usoo laabtay, ma xasuusto hooyaday oo Hal maalin I amaantay oo dhahday hooyo waan ku jeclahy, xitaa kalmada hooyo , markaan kasoo fogaaday oo aan waynaaday aan afkeeda ka mqalyaa, waan frxayaaa anigana wxaan hooyo mcan ahayn ma dhaho, wxay la amaani jiray kuwa iga yaryar, wxaan dreemi jiray cuqdad hadana hoyaday waan ka fakaraa waan u duceeyaa, fadlan waalid ubadkiina ilaalsha oo qalbiyan u koriya, oo naxriis siiya inaty yaryaryihiin, a
@raaqiyoabdullahi6569
@raaqiyoabdullahi6569 Жыл бұрын
Gabar san kudhahcda onoga shekese jirti abah ana adih tahay ilhy hakudhipyareyo
@leyloahmedabdimoha857
@leyloahmedabdimoha857 2 жыл бұрын
wllhi caloosha ayaaa iga hurtay abaayo qof weliba wuxuu waxa ku dhacaayo Allah ayaa oqora nolosha sideedaba waxa walbo ku tusaayaaa abaayo salaadaha Allah badso adkaarta iyo saliga nabiga abaayo isniinta iyo khamiis soon abaayo mar waliba Allah taladaada saaro waad liibaanaysaa mar uunba adeer sidaan waaye wllhi
@aaminamoha61
@aaminamoha61 2 жыл бұрын
abayo sliga nabiga badi iyo tasbixda wad ilawasa murudagaase
@lovely-ls5xp
@lovely-ls5xp 2 жыл бұрын
Ooh Emotional damage🥺😢 Ilaahayoow intii dhipaataysan eemurugsan ilaahayoow ka dulqaad Oo farxad iyo raynrayn ugu badal🤲🏻😢
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Please wll subscribe isar
@mubarak3791
@mubarak3791 2 жыл бұрын
Im shading tears. I can’t even listen it all Ridhwan you are too strong to listen to her w lh
@kaltumamohamed462
@kaltumamohamed462 2 жыл бұрын
Sorry for all that you have gone through. I am so so proud of you cominy out and sharing your story . Our people have that mentality nothing happens or you can not sexually assaullted by family . As much as it was hard for me to watch but it reminded of 15 years ago when i was defilled my mom brother and i was not able to say anything at all since i use to be threatned. 15 years later i have never told my family since they will not believe me but those time he defiiled me i felt disgusted , i hated myself and had to go to counselling and get over it . Now Alhamdulilah i have a family and i will always protect my kids
@indadeeqmahmud5916
@indadeeqmahmud5916 2 жыл бұрын
Kaltuma hbo. So sorry mcney. 🤗🤗🤗
@munasangub1307
@munasangub1307 2 жыл бұрын
Very sorry walshy
@faizam523
@faizam523 Жыл бұрын
I'm so sorry sis, I wish it would never happened to you or anyone else. May Allah protect you and your kids. I'm sure you are strong and a wonderful mom. ❤
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil Жыл бұрын
Very sorry sist.
@aishaabdi9897
@aishaabdi9897 Жыл бұрын
Sorry abyo
@Dr-Hashimi
@Dr-Hashimi 2 жыл бұрын
Barnaamijkaan cml noo soo badi, iska dhaaf kuwa rufiyaanimada ah. Gabadhaan iyo inta lamid ah allaha u qaboojiyo qalbiyadooda🤲
@maxamedabuukar1142
@maxamedabuukar1142 2 жыл бұрын
Amiin bro
@abdinasirahmedabdullahi1681
@abdinasirahmedabdullahi1681 2 жыл бұрын
aamiin
@hoodandajiya2023
@hoodandajiya2023 2 жыл бұрын
Amiin🤲
@shamsaakshan8603
@shamsaakshan8603 2 жыл бұрын
Aaamiin
@kiinahmed8059
@kiinahmed8059 2 жыл бұрын
aamiin
@sacdiyoqaasim9534
@sacdiyoqaasim9534 2 жыл бұрын
Subxaanallah.abayo ilahay isku xer salaada duko markad murug darento waxba makugu dhacayo naftan amaano nagu tahay cadaab hamuteesan wixi nafis eh hooyadaa ku nafis bini aadan kale hala wadaagin ilaa hooyadaa maahe ilaahay kabaq manta waa adunyo berina waa aakhiro sabar in badan qalbiga allaha kuu dajiyo abaayadiis
@ahmeyseniorsiniya9579
@ahmeyseniorsiniya9579 2 жыл бұрын
m.a
@caqiilali9639
@caqiilali9639 2 жыл бұрын
Ss
@Hussein.Yare12
@Hussein.Yare12 2 жыл бұрын
Koley waano wey ku dhan thy hadey wax maqlee
@munoadan8342
@munoadan8342 2 жыл бұрын
Aniga waa dermaa gabartaan qisada ku dhacday markaa yar tahay dhibka ku haayo mala dareemayo kibir baa lamodaa inuu ku haayo walshey waxaa kula talin lahaa alle ha u dhiibato talada bili aadan waligiis ku fami maayo mid haduu ku fahmo midaa ku fahmeen waa ku wareeree
@aminaciise9290
@aminaciise9290 Жыл бұрын
Dhuumashadaa ayaa kufsi loo qarinayaa
@hodankeyf3592
@hodankeyf3592 2 жыл бұрын
Store xanun badan Abayo Nolosha inta ku dhiman rabbi waxan kaga baryaya in aad farxad ku dhamesato ❤🥺🤲
@najaxcadaawe5871
@najaxcadaawe5871 2 жыл бұрын
Wllhi nolosha qaar wey iska dhib badan tahay 😭😭 maalin waad farxeysaa insha Allah wllshey iska dulqaado noloshasa saan ka sameysan dadka qaar qalbiyadoda hadii la weydin lahaa waxa ku jira ilinta lam ceshteen wllhi 😪😪 be stronge wllshy 🥰
@kashkaazure2266
@kashkaazure2266 2 жыл бұрын
Very sad qiso xanoon badan balse abaayo wax walbo hada wad kaso gudubtey san filaayo hada kadib waxaad qarsato wey ku qarsadan marka qalad mise xuman lagugu sameeyo at least ka hadal oo la wadaag waalid mise walal kaa garab ka heli karto don’t repeat the same mistake it’s all in the past now wa wax laga so tagey and in life whatever that doesn’t kill you make you stronger After every hardship their ease Go girl stay strong and all the best for the future #Naag_Nool And plz know that all men are not the same the good ones still exist Adeerkaas neh maanta asa ka murugo badan dhimo ceeb reeb dheh balse waxan kugula talin laha forgive and forget noloshaada neh horey uwado guul badan ba ku rajeyna hada quralkaan aragto ❤️🙏🏼🙌🏻
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Wlky subscribe isar please
@abdirahmansaladhassan1799
@abdirahmansaladhassan1799 2 жыл бұрын
How will the perpetrator feel when he sees that little girl he caused so much damage to. I am sorry for what happened to you, and you went through some of it to help your brother make progress in life, that made us feel the girl's love for her brother, and she was always ready to put her brother first. I pray to God for health and longevity
@hodonawil7025
@hodonawil7025 2 жыл бұрын
Subxaana Allah intaan la ogayn baa badan ilaahay xaqa hayna tuso ilaahay walaal qalbiga hakuu qaboojiyo culayskaana hakaa qaado 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@Tatum1988
@Tatum1988 Жыл бұрын
This is what you call a strong woman masha allah and thank you for sharing your story please stay strong and positive you went through a lot I can see in your eyes may allah bless your heart insha allah
@shukricnaasir3688
@shukricnaasir3688 2 жыл бұрын
maanta waa jimce aan badino saliga xapiipkeena scw scw scw❤❤❤
@akjunior474
@akjunior474 2 жыл бұрын
So sad😢 May Almighty Allah grants you strength to overcome all hardships you are facing in life abayo
@shankarsomali6553
@shankarsomali6553 2 жыл бұрын
Sad story 😢😊 wlh Sometimes my be bad Sometimes may be Good Always Allah bless you 🙏
@alinoorhassan3549
@alinoorhassan3549 2 жыл бұрын
Sorry abyow indeed you story has make me to cry 😭 to all brothers and sisters be careful to all those whom you left with our little sisters.
@Masuut11
@Masuut11 2 жыл бұрын
My dear sister you're an Iron lady, I'm sorry all the bad events you met, you taught me to never allow my daughter to stay anyone regardless their age and relationship. I'm also suggesting our parents should never force their daughter a man who never love her not knowing their value. But believe me all the people aren't bad and we pray for you to get prosperity and enjoyable life. This story we request you to write a book. So the next generation will benefit and get a lessons. 😭💔
@ahmeddalab181
@ahmeddalab181 2 жыл бұрын
Sorry sister😞 😥 😿 😞 Kaas walaal ma aheyn waa waraabe🥺😢 Alle ayaa ku tijaabinaya ee u sabir maalin maalmaha kamid ah ayaad farxadda aduunka heli doontaa 🤲
@niciimanalka6693
@niciimanalka6693 2 жыл бұрын
Bismilah dadka isku wada mid maha ilmadeeraday aduunkag i jecelyihiin wiil iyo gabadhba wayna i koolkooliyaan allow idaa ilama c.rahmaansalah idin jecelahay wllday♥️🥰😘
@abdirizaksheikhabdi9838
@abdirizaksheikhabdi9838 2 жыл бұрын
it's a painful story, sorry my sister stay strong 💪
@hamzelove1532
@hamzelove1532 2 жыл бұрын
Nolosheyda ma maqlin qiso ka xanuun badan midaan xitaa inaa la ilmeeyo ayay i gaarsiisay wlhi 🥺 noloshaada inta ka dhiman ha cafin xataa haday kuusoo bandhigaan wxa dunida dul saaran oo dhan, dadka qaaraa iska dhahaayo abaayo iska cafi balaa balaa wxaas ha dhagaysan adi wxaa kala kulmi doonto Allah Swt kolay cidna ma oga 😣 Noloshaada inta ka dhiman ha cafinin cidkasta oo ka qayb qaadatay in noloshaan iyadaba iska gaaban ay xataa farxad yar kuu quuri waayaan adigoo waliba dumar ah 😭 Ani Wxaa kuleeyahay waligaa ha cafinin, xitaa bini’aadamnimada wax kama yaqaanaan dadkaa leedahy waa family kayga, ugu danbayn marka haddii ina adeer kusheega sidaan noloshaada mugdiga uga dhigay uu dunidaan wali kunoolyahy wxaan u rajeynayaa in noloshana uusan ku raaxaysan aakhirana wax wngsn kala kulmin rabigii 😫💔😭🙏🏻
@ifrahabdi5025
@ifrahabdi5025 2 жыл бұрын
😭😭😭😭ala hooyoy allhayow abaayadan waa maalin jumco ah ee qalbiga u qabooji anaga iyo ubadkaanaga sidaan Ha marsiin aamiin yaa rapi🤲🏻😭😭😭😭
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Please subscribe isar wll
@yasminadan3535
@yasminadan3535 2 жыл бұрын
Can we start a go fund page for her?? May Allah reward you for your suffering🤲🏽
@abdallahgure852
@abdallahgure852 2 жыл бұрын
It is indeed a very painful story, only the person who was subjected to this problem can feel this pain. But Alxmdullilah you have now overcomed it. Sorry abayo, This story indicates that you will have a bright future. All the successful pple have passed very difficulties in their life. Love you abayo.
@shafinho1775
@shafinho1775 2 жыл бұрын
هو الله الذي لا إله الا هو الرحمن الرحيم الملك 🥰🥰🥰🥰
@fadumonor868
@fadumonor868 2 жыл бұрын
Sweetie I just want to tell you we love you and we want you here please don’t kill your self💕💕just know that the best people are the ones who had the worst past
@saidoramsey923
@saidoramsey923 2 жыл бұрын
😭😭😭 very heart touching story... sorry my sister I feel the pain with you....💔
@sadaamcismaanahmed9225
@sadaamcismaanahmed9225 2 жыл бұрын
Waa qiso xanuun badan runtii nabar xaqdaro alaha kaga dhigo dhibkasi ad somartey hadana guul iyo horumar wanaagsan kurajeyna sister
@yusuza7938
@yusuza7938 2 жыл бұрын
Alhamdullilah for life..🥀 Alhamdullilah for islaM...🕋 Alhamdullilah for health...💊 Alhamdullilah for wealth...🥰 Alhamdullilah for knowledgE...🖊 Alhamdullilah for evey thing............🥰♥️❣🤲 Lagend ridHwan keep up.......✌
@maryammohamed1788
@maryammohamed1788 2 жыл бұрын
Alaah kucaawiyo Maacaan
@maryammohamed1788
@maryammohamed1788 2 жыл бұрын
Inaasheetid Beey Aheed
@nuramohamed392
@nuramohamed392 2 жыл бұрын
M.a
@hamzashire9306
@hamzashire9306 2 жыл бұрын
This story was Deserve to written in a book . Sorry my siz I even cry 😞💔😭
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Please wll subscribe isar
@johnlewisgamer3159
@johnlewisgamer3159 Жыл бұрын
Waqtiga ku cilay walahi 😥 I am so heart broke 💔 😢 😭
@hakashakin3306
@hakashakin3306 Жыл бұрын
Still she is so young, and she is crying.
@ibrahimabdullahiabdi5450
@ibrahimabdullahiabdi5450 2 жыл бұрын
ManshaAllah waa gabar Soo adkeeysatay balse ninkaas gabadhi nolosha wuu kiciilay dumarka in la ciilo waa daciifnimo otherwise abaayo be brave and continue your way so never give up
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Wlky please subscribe isar
@nuuradin1maxamuud235
@nuuradin1maxamuud235 2 жыл бұрын
18:33 ax inagama mudna inaan dumar ciilnaayee Inagama mudna inaan noloshooda mugdi galinaayee Inagama mudna inaan nabur xun gaadhsiinaayee Inagama mudna inaan qalbiga ka jabinaayee Inagama mudna inaan ilin ka daadinaayee Inagama mudna inan qalbigooda holac ka shidnaaye🔥😥😥😥😥😥
@anfacabdirashiidanfac5361
@anfacabdirashiidanfac5361 2 жыл бұрын
rageena arkan maleh wlhi😭
@marwomaxamed6900
@marwomaxamed6900 2 жыл бұрын
😭😭
@somalimusicpro49
@somalimusicpro49 2 жыл бұрын
😭😭😢😢😢😭😢😥😥😰😰ax ax runtii waa qiso muruugo badan Runtii gabartan waa gabar qalbi wanaakzan
@khayre1332
@khayre1332 2 жыл бұрын
You incredibly showed up your strength towards this sadistic obstacle🔥 Let me write a book about what you basically expressed in this video for life long lessons. 💯
@akocha1048
@akocha1048 2 жыл бұрын
Waligey intaan qiso soo arkaayey qiso ka xanunbadan ama aan xanuun keeda la ilmeeyo maanan arag qisadaan ka hor wllshay mcn wax walba ilahy xagiisa ayaa laga helaa ilahy haka saaro noloshaan mugdiga ah 😥😢
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Please subscribe isar wll
@delmontez4636
@delmontez4636 2 жыл бұрын
This story Is heartbreaking...may Allah give her sabr Nd insha Allah every painful story has a happiness ending
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Wlky please subscribe isar
@Azraq21
@Azraq21 2 жыл бұрын
Mention the importance of mental health in our community only for them and the parents to be like “don’t bring those European nonsense in our ethnicity”🥲 stay strong girl💯 #mentalhealthmatters
@AhmedSalah-gn7uf
@AhmedSalah-gn7uf 2 жыл бұрын
Is that what you said
@nasuutahir6025
@nasuutahir6025 2 жыл бұрын
yeahhh bruh #mentalhealthmatters
@motiveperson143
@motiveperson143 9 ай бұрын
Ani xitaa dhib soo marey 😢
@qaalishmohamedwehliye6601
@qaalishmohamedwehliye6601 8 ай бұрын
@@motiveperson143dad badanba kula mida abayo😭
@fahmohassan7447
@fahmohassan7447 2 жыл бұрын
Wow sad 🥺story wlhi ilaheey hakusacideyo abayo this life is only for test 🤲🏻🤗
@msssuurobadan1548
@msssuurobadan1548 2 жыл бұрын
Sorry mcney 😥 llhey kuma hilmansana manta malin aan ahyn bey kasoo ifbaxysaa hadeysn hadda muziibo helin “إن بطش ربك لشديد” nolasha sideeda waa imtxaan balse ilhey arintaada "إن مع العسر يسر " Hakaga dhigo farxd wartana rabi labta hakuu galiyo duco uun baan ku awodaa☺️🤲🏻in rabi dhagar qabahas kaga aargudo cadaldna dunidan ku hesho
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Please Sister subscribe isar
@waqaayare7324
@waqaayare7324 2 жыл бұрын
Kk
@msssuurobadan1548
@msssuurobadan1548 2 жыл бұрын
@@waqaayare7324 ma wax lagu qoslaa u jedaa Nefsanida😒
@qaalidcabdi8863
@qaalidcabdi8863 2 жыл бұрын
@@waqaayare7324 maxaa kaa qaldan ma wax lagu qosla mesha yaalo jaahil sanida nio😏
@qaalierey8200
@qaalierey8200 2 жыл бұрын
@@waqaayare7324 imaanki ayaa ku daciifsan Allah u laabo 😬
@kingbakarofficiall4247
@kingbakarofficiall4247 2 жыл бұрын
Painful story never give up sister stay strong for ever. Never ever ends challenges of live. Avoid bad people even ur relative. Let me give u my advice never hide for ur sad 😥 share with your best friends girl or boy. May be to give u best advice u will get happy live stay strong 💪 my sister. I am with you
@abdulqanikhalifdahir5747
@abdulqanikhalifdahir5747 Жыл бұрын
Manshallah, shukran for shading light of the typical family abuses seen in the western society and we do have it in our families but it's taboo to talk about it. Please keep your children safe and those that we take full responsibility of the life's. May Allah grant you in the highest place in janah my dear sister. Ameen
@youngmuller3769
@youngmuller3769 2 жыл бұрын
Sorry abayo😭wlh it was very sad moments that u came through.keep being strong and never give up
@dheyman_luul2367
@dheyman_luul2367 2 жыл бұрын
Horta waxaan layaaby hadaan dumar nahay maxaa la inoo ciil ciilaaa familka inta badan wiilasha wax uma geestaan😭😭😭yaa rabbi waxaan ku wysiisaney danbi dhaaf murugo walbo aan dareemyno farxad inoogu badal gabdhaan wlhi xanun aad udaran bey soo martey lehna samir🥺
@aaminasahra5013
@aaminasahra5013 2 жыл бұрын
Wiilashana way ka daranyihiin lkn ma hadlaan inta badan oo dhibkooda wayqarsadaan
@Ahmed_Sigane58
@Ahmed_Sigane58 2 жыл бұрын
Wan qiirooday Runtii Qiso Aan Daawado Tii Igu Xanuun Badan Nolosheyda Ilaahey Ayaa Weyn Oo Waaxid Ah Dadka Familyga Ah Ee Sidaasi Gabdhaha Ugalay Ilaahey Maalinta Qiyaamo Xagge Ka Gali Doonan Dambiyada Iyo Niyada Jab Ee Ugeysayaan Adoomada Ilaahey Abuurtay Aduunka Waa Laga Tagaa Dadow Ogowda 😭💔🥺
@muqdishogirl9244
@muqdishogirl9244 2 жыл бұрын
Be strong abaayo we love youuuuu umada somali oo dhan baa ku jecel
@deqamohamedboqorada2448
@deqamohamedboqorada2448 2 жыл бұрын
wlhi qaracan bisinka waxan dhageystay qisooyin badan oo tan lamida sida lagu iloobo waa adag tahay ilaa seykolagi loo geeyo qof dhib ka dhacay illahay haku boga dhayo 😢😢😢😢
@nimcoismaacil7033
@nimcoismaacil7033 2 жыл бұрын
Fadlan naga ilaaali ridwan 😭😭sheekadan o kale ina nagu bar gooysid. Somalia alle mucjiso deg deg ah haka soo ifiyo. Inta dumar masakin ah dhibay.
@badrudiinchanel9569
@badrudiinchanel9569 2 жыл бұрын
Walaashay habaarku sidiisa ma fiicna teeda waxaad dhahday somali oo dhan soo adiga soomaali ma tihid xitaa hadii aadan joogin wadanaka la soco inay joogaan qaraabdaada iyo dad aad isku dhawdihiin.....shanta farood alle ma simin mid xun waa uu ku jiraa...mid sanna waa uu ku jiraa...xitaa diinteena waa ay diiday habaarka nuucan oo kale...waa tan nabi nuux Cs ku waayay shafaacada qiyaamo oo qoomkiisa oo gaalo ah ayuu habaaray.......kawaran dadka aad habàraysid haday yihiin muslimiin alle u noqo
@zahraabdullahi3008
@zahraabdullahi3008 2 жыл бұрын
Naa wadanka ha habaarin umad badan kala duwan ayaa kunool xagee galaysa haday mucjiso kudhacdo somalia
@samiiha5624
@samiiha5624 2 жыл бұрын
Abaayo 😭😭Naagnool baa tahay hore usoco naftaada iyo farxaadada muhiim ah❤weligaana cid ha dhagaysan
@maxamedabuukar1142
@maxamedabuukar1142 2 жыл бұрын
Ok sister amiin Allah ha uu sahlo
@suldaanxasanwadani4672
@suldaanxasanwadani4672 2 жыл бұрын
Saxiix wlhi gabar karti leh ayaa tahy samiira adigo intaas lagugu sameyay insha allah garab ayad heli dontaa sabarka badi wlshey 😭🙏🙏
@MohamedMohamed-is1ug
@MohamedMohamed-is1ug 2 жыл бұрын
🥲🥲🥲🥲
@rihaabruun3055
@rihaabruun3055 2 жыл бұрын
😭😭💔 wlhi wa qiso xanun badan Intan dawanayay ilmadaa iga socotay dadka qaar wll magalan kuwaso kale alla ka magan galnay waxa tahy qof adag rabi ba ku jecl qalbiga allah ku qabojiyokaliya salada badso habenki uso kac salatul lelka quran aqri so ducoyinka subixi iyo galabti aqriso saliva nabiga badso iyo tasbixa Allah Kuma moga farxad waarta ku rajeynaa abyo🥺
@hodanjama9670
@hodanjama9670 2 жыл бұрын
Alleh qalbiga haku qabojiyo wll mcn raxmaanka ayaan ku baryaya inuu farxad ku siiyo🤲🥺😪😰
@Farhiya.omar1986
@Farhiya.omar1986 2 жыл бұрын
Abaayo aniga waxan kugula talin lahaa hada markey dhagaystaan weerar bay kugu soo qaadi doonaa wad naceebaysay bayna kudhihi doonaan marka telka ka badalo meeshey joogaan kafogow meel ey dhib kale kugu gaysan karaanba iska ilaali ilaahay haku nabad yeelo
@nimconalka4918
@nimconalka4918 2 жыл бұрын
Sorry Abaayo 😢🥺 ilinteyda Waan celin waayey ilaa dhamaad iyo bilaaw cadaalad wanaagsan ayaan ku rajeynaa inaad hesho Samiira😭😭
@nimcomohamedahmed1779
@nimcomohamedahmed1779 2 жыл бұрын
Kula mida ahay abayo nimca yasha maacalol jilcan ma Oki Wllhi
@nimcoali1728
@nimcoali1728 2 жыл бұрын
@@nimcomohamedahmed1779 wllhy waan arkay midaa ma aqaan sababta lkn gabdhaha nimco la dhaho badankoodu way calool jilicsanayihiin runtii
@yahyaleo1455
@yahyaleo1455 2 жыл бұрын
Ani xitaa apyo
@akrammohamettofficial4591
@akrammohamettofficial4591 2 жыл бұрын
Nimco Nalka ...Wlhi wxa caqligayga Gali la walasha Damac😁😁😁 _Cunugta Yar In uu Suxiyo ayuuu Rabay😁😁
@akrammohamettofficial4591
@akrammohamettofficial4591 2 жыл бұрын
@@nimcomohamedahmed1779 sheeko hind Fanproj ka iska Yareeya😁😁
@abdiyeyshahi8656
@abdiyeyshahi8656 Жыл бұрын
Tears of sorrow fall down my cheeks 😭 😭 😭 . Walhi waa aqoon wayey kol ilinteyda sodadatey. Ridwanow qalbi adkidaa 😢😭 😭
@janairoosman8830
@janairoosman8830 2 жыл бұрын
Never heard a sad 😭 story like this be strong walashey 🥺 always u will overcome one day 😭
@walaalzaakir504
@walaalzaakir504 2 жыл бұрын
Emotional 😭 story
@cabdullaahi8342
@cabdullaahi8342 2 жыл бұрын
Subxaanallaah ilaahay qalbiga hakuu kabo ilaahayow waligay gabadh ciil yaanan badin 😭😭😭
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Please wll subscribe isar
@haboonabdi5218
@haboonabdi5218 2 жыл бұрын
Ameen wll
@munoaalo8069
@munoaalo8069 2 жыл бұрын
Wllshey wlhi ilinta iga dhamaatey adigna waad ka sii darneed markey waxaan dhan kugu dhacayey insha aallh maalin uun waa heli doontaa xaquuqdada apyo keep going raaxo wey kuu danbeysaa lkn iyga ma og marka samarka badi mcny waxaan kuu hadlayaa sidii weylaasheyda iyar cml mss you apyo
@haashimmoha9588
@haashimmoha9588 2 жыл бұрын
Wlhi Waa Heartbreak 💔 Nolosha Laguu shegaa Waa iska Caqabado badantahay Ragow Gabdhaheena Sharaftooda yaan laga Dilin 😢
@banadirbaii2201
@banadirbaii2201 2 жыл бұрын
You may have had unfair things happen to you, but the depth of your pain is an indication of the height of your future 😭😭😭😭😭😭
@cadeyosman4106
@cadeyosman4106 2 жыл бұрын
Saddest story😭😭 What hurt the most is to know that those pple are her relatives.🥺😭
@salmaqween22
@salmaqween22 2 жыл бұрын
@bellaguul840
@bellaguul840 Жыл бұрын
Keep going up and stay strong 💪 sister. InshAllah May Allah help you . ❤
@prettyhalishka3818
@prettyhalishka3818 2 жыл бұрын
She made me cry wlhi🥺🥺I'm sorry sis 🥺Nd you're very strong wlhi 😭Allah ku xifdhiyo abayo ❤️
@spanishbowy3161
@spanishbowy3161 2 жыл бұрын
What an innocent daughter of Adam 😢 May Allah Relief ur pain abayo. My Advice in every difficulties moment there is always an easy so don't kill yourself. Read adkar nd make dua. Stay strong Ukhty. You re a queen
@AG-ms9hb
@AG-ms9hb 2 жыл бұрын
I really can't watch this at one time, I have to pause for time to time 💔What makes this story more sad is..her own family making her go through this
@ayaanapi3506
@ayaanapi3506 2 жыл бұрын
Sidookale wllhy😭xagee kala xidhidhna tolow
@caruusustaad3390
@caruusustaad3390 Жыл бұрын
Heartbreaking momentum 💔
@abaasxuseen8150
@abaasxuseen8150 2 жыл бұрын
wllhi waa arin laga naxo qof family xumeeyaan wax kadaran majiro apayo allh talo saaro wax Wallba waa la rakaa waa adunyo waxaan 😭😭😭😭sorry wllhi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🥱
@aliomardeerow5104
@aliomardeerow5104 Жыл бұрын
She is still craying 😔😢😢
@CryMeARiver13
@CryMeARiver13 2 жыл бұрын
I am sorry abaayo I feel your pain😭😭😭Walidiinta Somali da ah khaas ahaan hooyo iyo aabo waa nasiib daro ayagoo nool inay ilmahoodu xaal nocaas ah maraan. Fadlan ilmihiina kalsoni ay wax idinku sheegaan haydinka helaan. I am a mom and I will believe my children over anyone in this world including my own parents. Please protect your innocent children!!! No one backed me up as a child but inshaa Allah I got my kids back unconditionally!.
@xuseenyare450
@xuseenyare450 2 жыл бұрын
😭😢Abayo qof adag ayaa thy niyad kheer usheeg I.A waad guuleysaneesaa 💪
@simbabadboi9516
@simbabadboi9516 2 жыл бұрын
We feel the pain with you our dear sister. And i wanted to add some points on that you could just call the police for help. Ridhwaan i hope you can reach her this message brother. 😥😥😥😥
@shadiyacabdala6283
@shadiyacabdala6283 2 жыл бұрын
sorry abyo 🥺😭waan kuu so duceyna😢be strong shalay manta ku ilow♥️nolol farxad bdn ku rajeyna abyo mcneyy♥️
@fatimaali6799
@fatimaali6799 2 жыл бұрын
SubhanaAllah very Sad 💔 abayo macaan may Allah make easy for you ❤
@issackhassan9298
@issackhassan9298 2 жыл бұрын
Ayyy Sorry,,feeling that kind of sympathetic for her
@ogaalchanel4562
@ogaalchanel4562 2 жыл бұрын
Axxxx😭
@SumayKhadar
@SumayKhadar 2 жыл бұрын
Asc wllo réer jabutiii 🇩🇯ayaan nahay lambarkaa ridawan issack Iso sheg fadlan 🙏
XANUN ANO 14 JIR AH NIN ARXAN LAWE WARABE AH LA IGURIYAY #1
25:17
Ridhwan Issack
Рет қаралды 318 М.
NAAGTI NAF & MAAL UHURAY AYAN UTAGAY AYADO NIN KALE LAJIFO
35:10
Ridhwan Issack
Рет қаралды 636 М.
OMG😳 #tiktok #shorts #potapova_blog
00:58
Potapova_blog
Рет қаралды 4,3 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 11 МЛН
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 14 МЛН
Survival skills: A great idea with duct tape #survival #lifehacks #camping
00:27
SHEEKH MUSTAFA | QISOOYIN OO UGU SAAMEYNTA BADAN_XUL 2024
2:44:02
Madxafka Diinta
Рет қаралды 64 М.
CADNAAN WAX WALBO OO AAN KU DHAHO YES DHEH
25:57
Samia AHMED
Рет қаралды 61 М.
AX ANAGO WALID NA OGENA IS GURSANAY UUR YESHEY TEL DANSADAY
30:35
Ridhwan Issack
Рет қаралды 498 М.
SAMIRKU WAA FURAHA GUUSHA!!@sawdamqaalib
41:09
Sawda Qaalib
Рет қаралды 64 М.
PART 3 NINKI ANO CUNUG AH IGU DAREN AYA ADUNKA IGU SILCIYAY
20:21
Ridhwan Issack
Рет қаралды 245 М.
AX! MARKAN UUR UQAADAY IGU INKIRAY WAA QOF TIKTOK CAAN KA AH
56:43
Ridhwan Issack
Рет қаралды 419 М.
ПРИДУМАЛ ВЫХОД (@inaciomundoafora - Instagram)
0:21
В ТРЕНДЕ
Рет қаралды 14 МЛН
Сначала скажи, а потом не мамкай 🗿 #shorts
0:16
Вика Андриенко
Рет қаралды 4 МЛН
Эмоции💫 | Тгк: D1ashenka✨
0:22
D1ashenka
Рет қаралды 4,8 МЛН
Телега - hahalivars
0:55
HAHALIVARS
Рет қаралды 3 МЛН