XANUN! WAALI AYA UDHOWAHAY LAKULAN JACAYLKAGI HORE PRT 6

  Рет қаралды 154,356

Ridhwan Issack

Ridhwan Issack

Жыл бұрын

#SUBSCRIBE #LIKE #SHARE

Пікірлер: 832
@hassanhuseen5058
@hassanhuseen5058 Жыл бұрын
Shukaansiga badan iska daaye Iskadaaya waa waqti lumis iyo jaceel been ah wallahi waa waali aan laga soo laban karin waa waqti lumis shaydaanka iska naara ilaahay kuxirnaada alafkiina waa cunaysaan wax culays ah majiraayo cibaada hala badiyo deganaasho iyo caafimaad ayay laadehay Guur markaad isku diyaaris ayaa la dadadayaa loona diyaar garoobaa Ee waxan ma,ahan isguursi ee waa kala guur Kusaliya xabiibkeena scw🍁🌻🥀🥀
@drsaishocuud1496
@drsaishocuud1496 Жыл бұрын
Scw beenta mhn shukansiga hada jiro waa waqti lumis dhalinta ayago diyaar u,eheen bee galaayan dhibatadan cml iyo kasiidarn ayee kala kulamaan, wllhi jecel dhan waa iskadaaye mrkaa daacad tahy aaba lagu dhibateya mxaa iisoo arkay hadamba qof jeclaan oo nafteyda jeclado malii dhibaaa anyway wax hala barto hala shaqesto gabar iyo wiilba mrkasa helaysa waxa jeceshahy allane iskuxerto oo cibadadiisa kumashquusho wx wlbo hoostade imaanayn I.a🙏✌
@MM-cp9px
@MM-cp9px Жыл бұрын
Waa runtaa👏
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Жыл бұрын
Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah ❤💞🕋
@fardowsosaid4043
@fardowsosaid4043 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw
@fardowsosaid4043
@fardowsosaid4043 Жыл бұрын
Scw scw scw
@Tasniim1
@Tasniim1 Жыл бұрын
SCW ❤️
@abdullahiabdirahman6011
@abdullahiabdirahman6011 Жыл бұрын
SCW
@yurubkulane2717
@yurubkulane2717 Жыл бұрын
Scwscw scwscw scw scwscw scwscw Scw scwscw scw scwscw scwscw scw scw scwscw scwscw Scw scwscw scw scwscw scwscw scw scw scwscw scwscw Scw scwscw scw scwscw scwscw scw scw scwscw scwscw Scw scwscw scw scwscw
@xayaatiqalbi1028
@xayaatiqalbi1028 Жыл бұрын
Waxan halkaan fariin uga dirayaah Gabadhi sababtah u la heeyd in aay Qalbih walaal keed dhibtoh walahi ruux hadu ku cafiyoh xitaah waxan kaah hari doonin xanuunkah aad mar siisay dhib walboh u la kumaah iyo xanuun maalin baad dareemih doontaah Masha allah Anigah alxmdlillah weligeey Qof kamah sheqeeyn dhib kiisah amah dhib keedah hadanah alle☝🏼 ayaan kah magan Galay insha Allah
@cumeerfans941
@cumeerfans941 Жыл бұрын
The best person and the most knowledgeable and the most shy all allah created is our prophet Muhammad 😍😍❤❤صلي الله عليه وسلم
@maxamuudcabdi6690
@maxamuudcabdi6690 Жыл бұрын
عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله
@fartuunmali761
@fartuunmali761 Жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم
@nashwanmedia4246
@nashwanmedia4246 Жыл бұрын
Scw
@fardowsosaid4043
@fardowsosaid4043 Жыл бұрын
Scw scw scw scw
@Munira_Abdi
@Munira_Abdi Жыл бұрын
Waxani waa qorshe laysla ogaa huuno is adkee faji caadiya laguu walaaqaye 🥲 Booski alle aad dhigi lahayd baad bini aadmi gelisay🥺 salaad baan isku mashquuliya ha odhane kal iyo laab salaadda ugusoo jeenso iyo cibaadada Alle qalbigaagana udhiib Rabbigaa isagaa quluubtu gacantiisa kujirtaaye
@najibofficial9758
@najibofficial9758 Жыл бұрын
Wlh adigaa ayaa fahmay waxa meesha kasocda...excuse looga tago ayaa larabay, gabdaha wey iska war hayaan
@AinsaFamliy
@AinsaFamliy Жыл бұрын
☝️😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲
@maretule7430
@maretule7430 Жыл бұрын
Ax qalbiga I xanuuney illahay qalbiga haku qabojiyo wll runti wan daremi kara xanunkaase badal kheyr qaba insha allah 😪
@khaldaantube59
@khaldaantube59 Жыл бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed scw scw ( NNKH ) ❤❤💞🕋✔✔✔h
@hidaayoabdinaasir1165
@hidaayoabdinaasir1165 Жыл бұрын
Salalahu calayhi wasalam
@fardowsosaid4043
@fardowsosaid4043 Жыл бұрын
Scw scw scw scw
@umumohamed8264
@umumohamed8264 Жыл бұрын
Scw scw scw
@yurubkulane2717
@yurubkulane2717 Жыл бұрын
Scwscw scwscw scw scwscw scwscw Scw scwscw scw scwscw scwscw scw scw scwscw scwscw Scw scwscw scw scwscw scwscw scw scw scwscw scwscw Scw scwscw scw scwscw scwscw scw scw scwscw scwscw Scw scwscw scw scwscw scwscw scw scw scwscw scwscw Scw scwscw scw scwscw scwscw scw scw
@fadumo3290
@fadumo3290 Жыл бұрын
Wiilkaan waxaan waxaan kula talin laahaa waa ka weynahay hooyaan ahay meel oo ka laaban karo maantoow joogaa woxoow sheegay gabadhaas ineey xanaaq badan tahay qofka xanaaqa badan inta badan isku dhacaa soo noq noqda maanta ilmo kuuma heyso mana isqabtiin sidaad sheegtay kawaran hadad isguursataan ilmo dhashaan bacdeena xanaaq joogto ah xalna aadan uheyn owlaada meesha joogto weliba labada qof ee isqaba isku dhocooda hadoow bato ilmaha waa saameyaa saameyn weyn maskaxiyan jir ahaanba ama waxaaba dhici karto kala tag dagdaga inta badana xanaaqaa sababa marka inteey goori goor tahay ilaahey bari qalbigaagane adkeyso jecel damboo kudhacana iska jir intaas waa hooyo nimo
@xalaalquute5027
@xalaalquute5027 Жыл бұрын
Thnks hooyo mcn🥰
@peyonzee3195
@peyonzee3195 Жыл бұрын
Lkn dadku mawada dabeecad fiicna dadkana alle ma simin mnta mrkay kala tagan barina mid kle ayey la aadaysa dabeecadas wx labadali karo na maha kolay fikir kaga ilama saxana hoyo
@halimsaadiaadow657
@halimsaadiaadow657 Жыл бұрын
Saax hoyo, I really agree, Shekadhan hadan fahman wa Hanaq mala yacni
@sacdiyamuuse8975
@sacdiyamuuse8975 Жыл бұрын
Hadal qof weyn hooyo mcn
@xayaatiqalbi1028
@xayaatiqalbi1028 Жыл бұрын
Asc walaal ridhwaan please jooji o jooji in aad ku qososhaah Qalbih walaalka o xanuun sanayoh wuxu la mid yahay wiil kaan Qof dhiig baxayoh welibah hortaada yaalah adigah sidah go, aan kah I gaari la yreyd wa hal keedah Qalbigah ku Qarsoh please ka daa dhibanaha kula so xiriirah ama ku yimaadoh adiga inta kaliya ka Qaldan lkn sidaadah kleh waxa tahay ok ma Qaldame wa allaah wa Codsi please jooji Qosolka🙏🏼
@xamaraawiboy3144
@xamaraawiboy3144 Жыл бұрын
Sami nin adag noqo wiil Qurux badan ba tahay 👌 naftada jeclaw 💯✊ Naftada ixtraam✊💯 Sallaada badi iyo Tasbiixda 💯✊ sxp Hori usoco Tan kale Fakirka iska dhaaf Badal keeda play station Ama PABG isku mash quuli Brother Wax ku jeclado mawaneesid ✊💯
@rodri__99_8
@rodri__99_8 Жыл бұрын
Ciyaal PUBG salaan sare saxiib
@sahraabubaker1579
@sahraabubaker1579 Жыл бұрын
Waxaad u shegtay Dhan waa run balse awodas maheysto waxa kaliya oo u bahan yahay waa cid mada Daliso u duceyso tusta cida u yahay
@Yahyebashir2012
@Yahyebashir2012 Жыл бұрын
waxa layaabay raga sabankan qorkood magacanakii bey naka ceebeyeen waxaad modaaa dumar ayaga dhan jiljileec war yee @USTAAD XALIYE dawado si aad rag buuxo u noqotaan
@hibobadal3473
@hibobadal3473 Жыл бұрын
Wll qali tallo wanagsan baad siisay in ilaahay kuanfacan rajaynayaa
@ismahanabshir2436
@ismahanabshir2436 Жыл бұрын
Quruxdisa mxaku tosy 😂😂
@Sharma_Ubdiqader
@Sharma_Ubdiqader Жыл бұрын
kusaliya rasuulka mhmed scw ❤️☝️
@kingmuza3396
@kingmuza3396 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw
@jawharaxasan5120
@jawharaxasan5120 Жыл бұрын
Wll mcn horta anigu jacayl magaranayo jacahl lkn wuujiraa jacal balse adaa lagaa rabaa isgiijin takale salaatuayl usookac dhowr habeen walh iyadaa kuu so ooyi doontee adigu samir baryadaAlana badi
@sahramahamedchannel6330
@sahramahamedchannel6330 Жыл бұрын
Scw
@beelamaxamed4203
@beelamaxamed4203 Жыл бұрын
Scsw scsw scsw
@nuuxabdi6014
@nuuxabdi6014 Жыл бұрын
Scw scw scw
@abdifatahbashir2892
@abdifatahbashir2892 Жыл бұрын
Jaceyl xasid mawayo runtii Lkn waxa yab aah qof ladahay xirir aya leyahay o waxas o dibato sameneyso💔 Dumarow qofka kujacel io kan kunaceb iskumid mahane kala firsada
@sheeko9
@sheeko9 Жыл бұрын
Habaryarow canug yarbaa tahay Hadey kujeceshahay sahalkas kaagama tagteen waxbarashada Yeykaa mashqulin ado waxbarasho hasto ina jecel afarihisa gasho Aba qalad ah iska ilow horay usoco habo qof xanaqbadan bari kudhaqmi meyso waayo isma fahmeysan Habo tan kuma jecla allaha kubogo dhayo nin raga tahee jiljileca iska daa inta waiga wano
@nasraismail4230
@nasraismail4230 Жыл бұрын
Habo wiil yar oo qurux badan baatahay gabdhaha soomaaliyeedna way badanyihiin gabadhan kaliya ma aha qof iinsaan ah sidan dhan ha ujeclaan illahay jeclow hana isku bahdilin qof iinsaan ah maba qabtide hadii aysan wanaag diyaar u ahayn.faraha kaqaad qof iinsaan ah maxaad sidan dhan isku bahdilaysaa xanuun kasta oo ku hayya wuu dhamaan doonaa maalin maalmaha kamida adkayso habo horayna usoco insha allaah Illahay qalbiga hakaga reebo
@khadijaawesi1435
@khadijaawesi1435 Жыл бұрын
Asc uduceeya wiilka soomaaliyeey mida saan ugashey midkasii fiican inuu allah ku irsaaqo aamiin aamiin yaarabi qalbigana allaha udejiyo aamiin aamiin yaarabi 💯💯💯💯💯💯💯💯💯
@majidcade4733
@majidcade4733 Жыл бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw 🤲
@abdullahihussein3808
@abdullahihussein3808 Жыл бұрын
صل الله عليه وسلم
@fardowsosaid4043
@fardowsosaid4043 Жыл бұрын
Scw scw scw
@Marianmoha
@Marianmoha Жыл бұрын
Mashallh waa wiil yar oo daacad ah. Waxaan rajerynaa inay ku fahmi doonto. Duceyso walaal Alle ka bari in kuu so celiyo haday kheyr ku thy hadii kle qalbigaa ka saaro.
@Amiira96
@Amiira96 Жыл бұрын
Team keygi single ka ahaa away wax hala barto hala shaqeysto walidka halaga duceysto hana loo duceyo wax walbo indhaha aan ka dawano alhamdullilah na aan dhahno
@farxiyomahamed8272
@farxiyomahamed8272 Жыл бұрын
Aad i aad sis alx 🥰✋
@mudahikosman4145
@mudahikosman4145 Жыл бұрын
ALHAMDULILAH 😁❤
@nagaadjamaal2778
@nagaadjamaal2778 Жыл бұрын
Qalbi jabkii hadan ka soo kabtey Alxamdulillaah ❤️🥰
@zamzamcalicalasoow8071
@zamzamcalicalasoow8071 Жыл бұрын
Alxamdililah
@ac7495
@ac7495 Жыл бұрын
Alxamdullilah
@xayaatiqalbi1028
@xayaatiqalbi1028 Жыл бұрын
Waxan kula talin lahaa wiilkan walaal keena ah in uu u cararo dhanka allah o u sacabada🤲🏼 u dhigtah welibah asagooh u ilmeey naayoh ducadii sanah haka dhigtoh rabiyoow halkiih i roonadi gaah iga cilmi badaneh iguhogaamih Qalbiganah iga yeel mid xasilan o adigaah wehel ii ahe ha i hoojin hana i cidleeyn insha Allah kedib wax walboh way u hagaagih doonaan wan ka damqaday sidah aay ula dhaqan tay aduunkah sidaas ah Ruux hadiih aad si dhab ah u jeclaatoh u ogaadoh intah badan waxa dhacdoh Qisadaan culeeys walbaah fudeeyd ayaah ka dambeeyoh wadka bogson doontaah walaalkeey xanuunka iskah saar All Xasuusa heedah kuna biir bulshadah xiliya diih wadah hadal kiiniiiih ku bixih la ku lankah Allah badi saliga raduulka صلي الله عليه و سلم wad guleeysan doon taah Bi,idnillah Allah hana tusoh adigoh mar labaad nasoh hor fariistay o farax san naga Qosli Naayoh Amen yaa Allah Amen🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@maahirkee3656
@maahirkee3656 Жыл бұрын
Abaayo jcylka maa laga bogsoodaa
@khadarroyz7009
@khadarroyz7009 Жыл бұрын
Mahadsanid wllo🙏
@xayaatiqalbi1028
@xayaatiqalbi1028 Жыл бұрын
Masha Allah adiga mudan walaalkey alle haku Boogah dhayoh lkn isku day farxadah waxay taal Allah xagiisah walaahi anigah ayeey iguh dhacday Qisadaadah mid la mid ah Allah markan iskuh dhiibay o aan si gaar ah ulah kaliyoobay ayaan Bogsooday ducadah badih xiligah dambeh habiin kiih duko o duceeysoh All iska saar wixi xasuus ah Qalbiganah uga cafih si Weeyn bal wad arkih doon taah cafimaadka iyo farxadah badi istaqfaartah iyoh saliga nagi صلي الله عليه و سلم Maalinah Qoraal amah wici taan dhan kaagah ah yuu Gaarin badsoh ku dhex jirkah bulshada please Naftaadah marnah ha Canaanan o kuh dheh Filoh Qeyr ducadah badih sldah kuh dhex ooy kunah sali rasuulka صلي الله عليه و سلم 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼
@xayaatiqalbi1028
@xayaatiqalbi1028 Жыл бұрын
@@maahirkee3656 mahad sanid walaalkeey haa walaahi waanah cudur aan ka war heeyn ilaa qofku la noqdaa daris maahe dadkah kle waxaybah kuuguh tilaamayaan Qof waalan amah Doqon ah amah doqon midnah ha ilaabin Qof hadiih aad u jeclaatoh si xad dhaaf ah wuxu ku dhaawici doonaah si kasii weeyn o aad u daran Waxa laguh guleeystaah kaliyah jecelkah Allah iyo rasuulka waxa sadex ku ah jeceelka waalidkah intah kle intah badan jecel koodah Guul kamah gaartid ilaa mid Allah kuh wanaajiyay maahe jecelka waxah badan dad badan o ka bogsooday hadiih aay kusoh dhacdoh xasuustih xanuunkah ahaayd waxay noqdaanbah Qof kle Welibah ogaadan in aay Layaab ahaayd mahad sanid 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼
@maahirkee3656
@maahirkee3656 Жыл бұрын
@@xayaatiqalbi1028 xayat adi waligaa wax majeclaatay
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 Жыл бұрын
Rali noqo wllky dhibtan waa qofta dhexdiina ka shaqaysay lkn waxaa la rabay sxbtaa inay marna nacabka warkiisa dhageysan lkn Isfahan xumadu dad badan ayey qalbiyada ka dhawacday walahi , dadka dadka isku dirayan waxaan leeyahy qof aan ku jeclayn xoog laguma heloh ee yaan leysdaalin lee, wllky adigan qalbiga Allah kuu qaboojiyo🤲🏼🤲🏼🤲🏼qof wanaagsan Allah ku siiyo🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@aminaahmed8028
@aminaahmed8028 Жыл бұрын
Ilaahey qalbigeeda hakuu galiyo inta aad jeceshahay in lamida waa hadeey qayr kuu tahay hadeeysan qayr kuu aheeyn Ilaahey ku abuurtay jeclow isagana haku jeclaado Aaaaamin aduunyada xaaladeeda waa saas waa imtixaan Ilaaheyna waa ku fiirina imtixaanka fal celinta aad kasameeyso laba kastoo si dhaba isku jecel Ilaahey waa urumeeya jecelkoda ee ilaahey bari hadeey dhab kaa tahay jeceelka
@muxammad2777
@muxammad2777 Жыл бұрын
Adeer qoftaa kuma jecla, haddii ay ku jeceshahay 1. Wax kasta oo dhaca kaama tagteen, 2. Xiriir cusub dhaqsidaa kuma samaysateen 3. Xiriir markii ay isku daydo jacaylkaagii ayey soo xusuusan leheed kadibna waa kuu soo noqo leheed 4. Sida ay kuula hadashay kuulama hadasheen xoogaa qadarin ayey ku tusi leheed 5. Qaladkaaga way kuu cafin leheeed 6. Xanuunka aad dareentay mid la mid ah ayey dareemi leheed, 7. Marki ay codkaaga maqashay farxad ayey la ooy leheed 8. Meel kasta kaama block gareey leheen ugu yaraan meel aad ka hesho waa kuu samayn leheed. 9. In aad isleedihiin ayey ku dareensiin leheed 10. Wixi dhacay way kugu qabsa leheed waadna buuqilehedeen ayaamo badan badan, ooyin calaacal feer, masii wadaa caddeymaha mise waa kugu filan tahay adeer ? Ninyahoow qof aan ku jecelayn ayaa ku dhaaftaye alxamdulillaah dheh iskana sabr wallaahi waad ka gudbaysaaa waa hubaa. Midda kale waxad sheegtay in ay kulushahay oo ay xanaaq badan tahay, plz feker adeer, hadhoow waalidkaa iyo walaalahaa xataa lama heshii karayso. War qoftaa haddii aad qabto xataa fur aan ku dhihi lahaa marka maadaama ay hadda iyadu kaa tagtay war alle ku shukri,
@faatiomar278
@faatiomar278 Жыл бұрын
That's true gabadhas maysan jeclayn wiilkan qof kujecel si masto kugu xanaqo inu hadalkaga maqlo bu jecelyahay kamana tagi karo wax kasta kusame qof wax jecel dhiig maleh sidan ba lagugu sameye isma dhahayo kaliya wanagaga u muqanaya ilhay qalbiga ha u dajiyo gabar wanagsan o jecel haku aadiyo miskin qalbigan ka oye walhi marku yiri waali ban ku dhawahay iyo sida bila xurmada ay ula hadashay kii taladas qaata allha ka dhigo guul u rajeynaya😢🥰🥰🥰
@hidaayocusmangacal7973
@hidaayocusmangacal7973 Жыл бұрын
Ani xitaa jacayla ihayo
@muxammad2777
@muxammad2777 Жыл бұрын
@@hidaayocusmangacal7973 alxamdulillah dheh hee
@ikranhassan359
@ikranhassan359 Жыл бұрын
Wlh wa runta sax waye /100/100 hn
@MJ-gg4je
@MJ-gg4je Жыл бұрын
Naftaada muhimada sii akhii, haysu ciqaabin qof aan kuu ogaynba, kun baa abaal kugu qaba, 👏👏
@cilkaysalanowsalanow2673
@cilkaysalanowsalanow2673 Жыл бұрын
If someone is loyal to and to truely love to you he will never try to hurt you and and make you suffer what i can see here was that lady she was just acting she never love to you i could have urged to you to continue your life your very humble innocent caring person trust Allah pray as much as you can make yourself busy with your abjecive try to develop yourself and priorities yourself and the rest will came later quick healing my brother life will never disappoint with you i.n
@mayo3034
@mayo3034 Жыл бұрын
Sometimes girls behave arrogantly and disrespect the person by the name of jealousy without even getting the bottom of the situation they decide to hurt the one who loved them the most. Cool down bro, you are a young man with a bright future ahead, don't let your self down to what hasn't been decreed for you. move on, there are more well educated bright Somali girl around. I hope one day you will find the right person for you that will eternally live with you Insha'Allah.
@farxaanyare8410
@farxaanyare8410 Жыл бұрын
.
@binthassan3577
@binthassan3577 Жыл бұрын
inshaAllah ,ur absolutely right
@I.F.J
@I.F.J Жыл бұрын
Bala bala bala bala mxay tahy naa caadi u hadal waxan fahmi mayne 😳
@qamarabdi254
@qamarabdi254 Жыл бұрын
@@I.F.J Waah marka lahu leyahy waxbaro waa markan okale bro hadii aad hadhal wabagsan kuhadli karin waa inad iska amusto na kulaha🙄
@I.F.J
@I.F.J Жыл бұрын
@@qamarabdi254 Qamareeeeey Qamareeeeey sida tahay iyo sideedaba hhhhhhhhh naaa wanaga ku heesnay xataa maxa naga rabta xpp 😅
@abshiroomaar5541
@abshiroomaar5541 Жыл бұрын
Waxan Amiiny inu jiro jecl lkin qof ku jecl wlhi kama amusi karo teda kale telka gaga in ad qof u dhibta aya qalad ah artintu wa labo in ad adiga qayanty iyo in adiga laguu tashty le waye ok taladan ku siinayo waxa waye keep going iska ilow in ad naf kale isku bahdisho please waxan u arkaa qof an ku rabin iyo in ad wax kale naga qarinasyso
@raxmamaxamed1245
@raxmamaxamed1245 Жыл бұрын
Laa ilaaha ilalaah sidaa ay wiilkaa ugashay waalo Gali doonaa insha'Allah wiilkana Alle qalbiga ha uga reebo insha'Allah jecylku waa mar aad garayn weydo iyo mar aad garayn weydo markaa gabartaas wey garayn weydey sorry 💔💔💔💔💔
@abdiwali2008
@abdiwali2008 Жыл бұрын
أللهم صل وسلم علي سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا طيبا مباركا فيه Kusali xabibkaka akhii
@cabdiraxmaanoffical3328
@cabdiraxmaanoffical3328 Жыл бұрын
Wll . Nolosho waa adkaysi nabi maxamed scw diinta dhib ka so maray manta waad arakga inta qof ee rumaysay . Mar prother ragu jileec kuma fiicana wayahaga laabta ku hayso 💔🖐
@suhaybhuud1378
@suhaybhuud1378 Жыл бұрын
أللهم صل وسلم على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@maxamuudcabdi6690
@maxamuudcabdi6690 Жыл бұрын
عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله
@sahramahamedchannel6330
@sahramahamedchannel6330 Жыл бұрын
Scw
@fardowsosaid4043
@fardowsosaid4043 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw
@fardowsosaid4043
@fardowsosaid4043 Жыл бұрын
Scw scw scw scw
@zakarie112
@zakarie112 Жыл бұрын
(Dhagar qabe abees iyo halaq lama dhunkado'oo dhabta laguma qaatee . haweenka ka dhiganoo ninkay dhinaca saaran ka jaqaaya dhiigee💔😰) Katir maaanka Pro waqtiga aydunto hakugo qaadate isku dayna farxadaada ind so ceshato 💯🖤
@abdirahmancsk117
@abdirahmancsk117 Жыл бұрын
Ax ax Waa Wiil Daacad Ah Oo Si Dhab Ah U Jaceyl😪Lkn Maanta Lagu Beeray Xanuunyo Murugo iYo Walwal😰Wiilkan Darteed Ayuu U Diiday Gabar Kale Oo Runta U Sheegay iNuu Jaceyl Kale Leyahay🥲Balse iYada Ma Dareemin Dhibka Heesto Wiilka Waa Ogaan Kartaa Qofka Qofka Kale Kugu Diraayo😱Waxaa Layabanahay Si Ee U Hadleyso Mudo Yar Ayee Kala Maqan Yihiin Kulahaaaay Xariir Kale Ayaa Leyahay😭Ax Ax Awal Maxaa Been Ugu Shègtay Jaceylkaga Haduu Yahay Mid Been Ah Xaqiiqda Waxaa Ogaan Doontaa Maalinta Aad La Kulanto Xanuunka Maanta Haayo Wiilkan😪Dumaroow Walalahiin iNtaa Jaceyl Ku Abuurtan Sidan Ha U kalinay Naxariisto Waa Loo Baahan Yahay😭😭🙏
@drmuuse7525
@drmuuse7525 Жыл бұрын
Waan ogahay inayna isku mid ahayn gabdhaheena soomaaliyeed Inta ugu badan waa gabdho aad u naxariis badan lakiin waxaa jiro gabdho ka mida oo magaca la wadaga inta ay jeceylka kula soo galaan iska kaa dhiga inay ku jeceyl yihiin markaad u naxariisato xaq dhawrto wanaajiso meel kasta ka dhisto kugu abaal celiya inay qalbiga kaa jabiyaan oo dhawac ku yeela Hada wiilkan Mid la mida way isoo martay balse halkii baan ku daayey sobobto ah sobob cad ama khalad cad ooy igu haysay May jirin Marka wllkan waxaan leehay Waad helaysa gabadh soomaliyeed Oo aad u wanag kuna dabacsan Ka dhib qof aad aqoonin Wax kasto xasuus ahaan ku haysatid iska saar waqtigi aad wada hadli jirteen ama aad xidhiidhi jirteen wax kale ku badalo Ugu danbayn sidaadii baad ku soo noqon
@hooyadasuheyb6920
@hooyadasuheyb6920 Жыл бұрын
Sax waaye walalkey dumarka somaliyed isku mid maahin walaahi sidaas darded waxa jiro rag ayagana dumarka markey jecladan jecelka ay jecelyihiin xitaa Xuman kusameyo marka isku mid maahin raga iyo dumarka dhamantod waxa jiro rag xun iyo dumar xun lkn wey yaryihiin dumarka xun raga badan waliba Xuman ayee ugestan ayaga 🥺🥺ilahey qof kasto qof jecel calaf haigudaro hada ani mid saaid ijecel ilahey midna woidhawacay waliba kan ilmaha dhalay waaye lkn badal qeer leh helay alxamdulilaah
@drmuuse7525
@drmuuse7525 Жыл бұрын
@@hooyadasuheyb6920 Waa runtaa walasheey way jiraan waxaa kaloo jiro rag badan oo aad u wanagsan aan u qalmin insidaa Loo galo markaa waa inaan la iska jiraa wll
@farxiyomahamad3374
@farxiyomahamad3374 Жыл бұрын
Bentaa maaha aboowe way jiran gabdho wilasha dhib ugaysta intay iska dhigaan inay ku jecelyihiin balse100/100 wiilashaa qiyaano badan
@farxiyomahamad3374
@farxiyomahamad3374 Жыл бұрын
@@hooyadasuheyb6920 waa sax abayo gabdhaha iyo wiilasha wiilashaa qiyaano iyo dhibaato badan gabdhaha ugaysta marka inta is jecel alle haisku soo dhaweeyo
@hooyadasuheyb6920
@hooyadasuheyb6920 Жыл бұрын
@@farxiyomahamad3374 aamiin yarabi🤲inta isjecel Alle calaf haiskugudaro
@simaneygacal4968
@simaneygacal4968 Жыл бұрын
Be strong man and move on you can meet someone better than her
@nuurcool
@nuurcool Жыл бұрын
Aynu ku salino nabiga Alle jecla ee diinta qaliga ah in soo gadhsiyay Scwscw
@naimacali360
@naimacali360 Жыл бұрын
Scw scw scw
@sahramahamedchannel6330
@sahramahamedchannel6330 Жыл бұрын
Scw
@caniitamoh2839
@caniitamoh2839 Жыл бұрын
Sorry wllhi aboowe wiil qurux badan ayaa tahay never give up bro ❤
@adnaanmohamed4450
@adnaanmohamed4450 Жыл бұрын
qurux badnaan waxpa mashegeyso gabar haday mar kurabin lama soo celin karo
@safiaindhayare2385
@safiaindhayare2385 Жыл бұрын
This boy has a diamond heart it’s not easy to get some one like this bro keep goin don’t look back u deserve some one better than her
@talasameabdihasan4343
@talasameabdihasan4343 Жыл бұрын
After three weeks Ayay xidhiidh samaysaty anniguna after 4 years waan ku dhici la'ahay inaan xidhiidh samaysto 😄 waa iska sidan markad jacayl kasoo aamin baxdo ee Aad aaminto lacag yeelo kadib 4 xalaal ah guurso 😋
@mohafarxaan1750
@mohafarxaan1750 Жыл бұрын
Ku raacsanahey lpx🤣
@esyakitchen
@esyakitchen Жыл бұрын
Afkala ka aarsanHhhhh
@engrxiddig
@engrxiddig Жыл бұрын
Legend baa tahay😄😁
@samiyamohamed3708
@samiyamohamed3708 Жыл бұрын
Aad iyo aad😂✌️
@maxamedsalad5897
@maxamedsalad5897 Жыл бұрын
Aad ito aad
@guulwadeonline8794
@guulwadeonline8794 Жыл бұрын
The best person and the most knowledgeable and the most shy all allah created is our prophet Muhammad
@queenleyla3329
@queenleyla3329 Жыл бұрын
Sorry abwe I can feel ur pain jacaylka dacada u qabto inta kadareemoya😭
@axmedrashiid8263
@axmedrashiid8263 Жыл бұрын
Be strong bro you can meet somebody way better then her. Never give up man 💪
@shiineshorts4447
@shiineshorts4447 Жыл бұрын
Hal mid oo aan ogahay aya jirto in sida aad hada iyada ugu baahan tahay iney iyada kugu so bahan doonto oo ay kuso raadin doonto waliba xili adan u baahnen oo aad noloshada ka saartay Is adkeey zxb rabine tallo saaro 🤝👍
@hindisac7758
@hindisac7758 Жыл бұрын
Come on brother you are young man life goes on move forward and forgot about the past life there is no really love 😘
@dhereye3202
@dhereye3202 Жыл бұрын
Keep going my brothers ridhwan isaq 💯💖💪
@SuheybElmanowlimbo
@SuheybElmanowlimbo Жыл бұрын
Self love comes first bro. Stay strong stay gucci
@zermohamedmahamoud5932
@zermohamedmahamoud5932 Жыл бұрын
War is dakee oo horay usoco adr taan 9 sano jecla ee aana indho kale lahayn ba iga dhaqaqday oo an ilawe 3 todobad anu nag kuma aaminee is adkee waxa xaqiiqa ah hadadan khayanadas lug kulahayn inay ayadoo qoomamaynaysa inay malin kusoo wiciye be strong and keep going ,grils are more than her
@asmaahmed4575
@asmaahmed4575 Жыл бұрын
Sifiican ayaad ula talisey qof Aad jeceshay hadad weydo micnaheedu maha inaad nolosha ka dhacdo iska waddo noloshaada aniguma qofkan jeclaa 4 yrs ayaanka tagay marka be strong
@zermohamedmahamoud5932
@zermohamedmahamoud5932 Жыл бұрын
@@asmaahmed4575 sikasta how adkate wa xaqiqa inad ilaawi hadad adu horay usocoto
@asmaahmed4575
@asmaahmed4575 Жыл бұрын
@@zermohamedmahamoud5932 hhhh waa runtaa qof aan xidhidh jaceyl ka so halaabin ma jiro xaqiiqdii lkin waad iska hilmaamaysaa si dhakhso waliba
@mamamumtqz3219
@mamamumtqz3219 Жыл бұрын
sagal sano ma beer bad faleysay
@adeshkaofficial1094
@adeshkaofficial1094 Жыл бұрын
Always waiting this videos bro...nosoobadhi sxb
@waasac114
@waasac114 Жыл бұрын
Sxb jaceylka waa cudur lakin rag waa kii calool adeeg lahaadaa sxb gym isku mashquuli oo bulshada dhex gal wax walbo oo xusuusteeda kugu soo celin kara tir tir sida sawiradeeda, qoraaladeeda ,telkeeda iyo wax walboo aad ku xusuusan karto GYM gal iskana ilaali inaad keligaa noqoto bulshada badi allaha kuu yasiro
@juwayrioalinoor3216
@juwayrioalinoor3216 Жыл бұрын
Xanun waye wlhi qofka mar ki aad jeclhy anku ogen xanun waye 😭
@atharmursal2633
@atharmursal2633 Жыл бұрын
Waaaw so painful wlhi I fell sorry for this yang man walalkey qaali be strong enough to move forward with your life Realy respect is important for Everyone the way you speak and the way she act is big diverent insha.allah you will find the right person for you insha.allah
@leylomahamud6448
@leylomahamud6448 Жыл бұрын
First person bal hayla dhaafina like ta♥️👌
@aishayusuf4545
@aishayusuf4545 Жыл бұрын
Fiiri walalkay gabadhaas isaga tag inayna kujecelayn ayaa laga yaabaa waan kula talin aboowe intayna xanuun kugu ridin raadso Somali gabdho waa kabuuxan . Guur marabto gabadhaas. Gabar kafiican oo ka dabeecad wanaagsan ilahay haku siiyo walal qaali ah.
@hamdiali3711
@hamdiali3711 Жыл бұрын
Sorry sxb Gabdhas go'an ka qaado wayo Gbdho badan ayda ka wngsn wad heli karta qof aadan ku rapin inad isku hor bahdisho ma wngsn Nin adag iska dhig😭
@mahdimo6276
@mahdimo6276 Жыл бұрын
Qalbiga qofku raaco wee adagtahay sida loga reebo dabcan afka wee ka fududahay lkn qofki so maro aa dareemi karo
@bakarinhopoi7418
@bakarinhopoi7418 Жыл бұрын
Be Strong Bro and Never give up 💯✅ This is Exam !!
@basharyare1157
@basharyare1157 Жыл бұрын
Walalkey be strong dumarka marka la baryo wey uga darta dumarka dabeecadood ah ninka baryo wey ma cararan iyo midka calaacalka badan wlhi waan dareemi kara xanuunkan qof waliba wey soo marta waan laga kabsada qalbiga Allah haku qabojiyo ee hori usoco
@nalkaayyy3190
@nalkaayyy3190 Жыл бұрын
Wllka fikir xun ayaat aaminzanthy
@Cici_mimi
@Cici_mimi Жыл бұрын
Yaa Waxaas Kuugu Yiri? Hadaaddan U Calaacalin Dumarka Oo Aadan Isku Bihin Bihin Oo Dhulka Isdhigin Haddaa Maa Caay Iyo Inaad Timaha Jiiddo Beey Kuugu Aqbalin. War Fikir Qaldan Baad Aaminsantahay Waligaa Jacayl Runa Helimeeysid.
@nastexoabdullahi2859
@nastexoabdullahi2859 Жыл бұрын
Wll alaah ayaa koonkan nakeenay asaga ayaana nagu dhex maamula asaagan qorshihisa socdaan wlll salaada badi,quraan aqriska badi,tasbiixda sdokla badi ,hubaal qalpigaaga allah aya kuu qabojinayaa kuna xasilinaya waa adokla qaofka waxba kuma dheera ee ka tasho allah saaxiibkaga ugu dhow ka dhigo allihi ku asturay adigo saaran saqafka macsida, kuma fadeexenayo adigoo ku jira garbaha toobada i.a dadadl oo kasii badi wad gaari guushaad rabto🤲😍😍
@inasheikhdahir6647
@inasheikhdahir6647 Жыл бұрын
Sorry 😔 bro nolasha wa waregto dhulka hais dhigin keep going bro 🥰
@hodanulusowyusuf8710
@hodanulusowyusuf8710 Жыл бұрын
Salaada mashquul maaha ee waa naxariis wlll
@halimsaadiaadow657
@halimsaadiaadow657 Жыл бұрын
✔️
@tajirfilmes6567
@tajirfilmes6567 Жыл бұрын
Kii ugu xarista badan ugun dulqada kaa badan waa nabi muxamad salalhu caly waa salma kuu sali wall scw scw scw ❤️❤️❤️❤️
@halimasacdiya63
@halimasacdiya63 Жыл бұрын
qofku rabto ma ah gabar bil waxan dhamayn ad kala maqantihin oo xirir samaysatay ka tasho wll 🙏
@raj20192
@raj20192 Жыл бұрын
Nin dumar isku qabteen waaye Beer wax jecel waa bastamiir😅🤣🤣
@nimcoahmed7658
@nimcoahmed7658 Жыл бұрын
Hhhh wllhi wad iga qoslisay 😅
@asmacumarelmi6955
@asmacumarelmi6955 Жыл бұрын
Dhiblow kkkkkk
@quruxsan70
@quruxsan70 Жыл бұрын
Haa walahi walal aniguba xaladas miid kadaran ayaa kujiraa raga qaarna wa wax alle laga magan galo Alahayow adiga arinkeyga kudhibtaay allow qalbigaaa I qabiin😭
@luulmohamed7472
@luulmohamed7472 Жыл бұрын
Waliba lagdeen sır dumar lahana salgaaro Anna sabaxata soobaray Wana kakacay boowe
@kalthonmohammed1113
@kalthonmohammed1113 Жыл бұрын
Be strong and never give up bro
@Zahra-fq3fe
@Zahra-fq3fe Жыл бұрын
The best berson ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw scw scw
@hanimuhidin2707
@hanimuhidin2707 Жыл бұрын
It's ok bro just move on life is too short
@jamalegalow.9127
@jamalegalow.9127 Жыл бұрын
Maasha Allah bro ridhwan Issack islaxu beyna nas ya kujirta jazakumu Allah kheir
@akjunior474
@akjunior474 Жыл бұрын
Am really sorry brother. Take heart. Learn from it. It's turning point and it bears an important lesson. Remember Almighty Allah designs this for you for a purpose. It meant to make you a better person. Correct yourself and move on, am sure a person with a golden heart like this of your's will definitely get someone great. So focus on changing your life you will surely get someone better than her in all the means.
@hafsamhd6329
@hafsamhd6329 Жыл бұрын
" jiir ahaantayda hitaa wuu isbadale " this touched me wlh🥺😰😰am so sorry wlh abowe ....qof si xad daaf wax ujeclaade oo hadana kugul dareyste lee kufahmi karo🙏...
@xalaalquute5027
@xalaalquute5027 Жыл бұрын
Aadbaan uga xumahay wllhy Gabdhoow sidaan miyaa hadda noo garateen ilaahow taas adaa ujeeda sidey waxyeelayso ilaahow kajaasey waaku baryi wiilkaanna qalbigiisa uboogadhay zxp adna jcyldhan iskadhaf ilaa aad calfkaada kahelysid ilaahow adaa caadil ah ee adoomadaada u kala gar naq🤲🥺🤧
@hothanmohamett3201
@hothanmohamett3201 Жыл бұрын
Nimnka xtaa way dhawacaN gabdhah
@zeynuumohaa5170
@zeynuumohaa5170 Жыл бұрын
inta gabdho Malin walba oyneyso kudheleysin ma araktan miyaa
@xalaalquute5027
@xalaalquute5027 Жыл бұрын
@@zeynuumohaa5170 waa ujeedna lkn idinka bahdilba noogu dartaan iyo ciqaab alle god naara idinku shubyay hhh
@Mfadalyar27
@Mfadalyar27 Жыл бұрын
Be strong 💪🏿 waa cadi zxp kumeysan jecleyn . Wax maser ladhaho majiro naftaada runta usheg
@Fatma_932
@Fatma_932 Жыл бұрын
Axx aad ban uga xumahay wiilkan yar qof daacada ayu u eg yahay badal kheyr insha allah💔
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry Жыл бұрын
Brother forget about her Life is short look for someone else 💪🏽 sorry 💔💔🥺🥺😩😭
@abdullbinabdibinabdi4742
@abdullbinabdibinabdi4742 Жыл бұрын
My brother never look back you will get someone better than her. self love is everything
@yussufeyabdii
@yussufeyabdii Жыл бұрын
Am advising the Young boys & girls not to invest in someone before marriage, real love will come after marriage otherwise what you have now is just lust not love.
@marialaki9415
@marialaki9415 Жыл бұрын
Ax runti xalada wilkan haysata anigay ihaysta wana xunun ilhy subxana wtc mahe qof loshegto ama wx kaqaban karo malah ilaa rabil calaminka mahee qisadan anigay igu dhacaday sxpty rumad baa qofkii an jeclaa igu dirty asaguna wuu aminay wxn arky halmar is badal ah meel wx kaqaldan yihin bn garan wyay lkn ayada isheegty o igu tidhi anaa kafogeyay ee iska kay cafi wana iska cafiyay wlhi waayo wxn amin sanhy qadarta alle lkn wxn daremaya very painful
@issackahmed4868
@issackahmed4868 Жыл бұрын
You can adore yourself, bro don't get involved in love when you learning for work, be wise and create love when can afford to marry. Self-love is more important than all that. Love yourself
@isninohassan4074
@isninohassan4074 Жыл бұрын
Subxanallah nin rag oo san ujelecsan waligey wey idine🤭
@issackahmed4868
@issackahmed4868 Жыл бұрын
@@isninohassan4074 sister we call it love, and is the weakness of every human being only that we're all different in limits
@ziyadhosseyn5938
@ziyadhosseyn5938 Жыл бұрын
@issack Ahmed, Same thought brother. Self-love is more important than heart break
@xamdimaxamed6171
@xamdimaxamed6171 Жыл бұрын
Wan ka xumahy wlhi lkn wilka nambarki xage ka heli kara
@xamdimaxamed6171
@xamdimaxamed6171 Жыл бұрын
Jah nin saan I jecel allah I sahlo
@ziyadhosseyn5938
@ziyadhosseyn5938 Жыл бұрын
I support you brother, take heart and move on with your life. People stay in relationship for more than 5 yrs and still break up one day, but yours is only 3 weeks. Work on self esteem and self love.
@nastexonalka3617
@nastexonalka3617 Жыл бұрын
Wllo Masha allh wiil dulqaad leh aya tahay ale ha is ku kiin keeno sheydaabka ale ha idin ka dul khaado
@umalkhairsayid8894
@umalkhairsayid8894 Жыл бұрын
Xiiriirka noocan oo kle ah ee wiil iyo gabar ajaanib isku ah ay sameynayaan waa Tan sababta ay diintu u xarimtay. قال رسول الله صلى الله عليه و سلم ( يا معشر الشباب من استطاع منكم الباءة فاليتزوج و من لم يستطع فعليه بالصوم فانه له وجا ) Allah SWT waxaan ka baryayaa inuu inagu hanuuniyo xaqa . Kolay hadaynu dhalinyarta hada joogta nahay waxyaabo badan baynu u nugulnahee . استغفرك اللهم و اتوب اليك .
@amalahmed6596
@amalahmed6596 Жыл бұрын
When we love unconditionally, keeping aside everything starting from our self-respect. We give them the power to treat us miserably. The person you love the most will hurt you if you allow them to. Please first learn to respect yourself. Otherwise if today it is this person tomorrow there will be someone else who might treat you more badly.....Bro Make yourself your priority first....!!!
@updyrahmaanahmed926
@updyrahmaanahmed926 Жыл бұрын
Ku sali nabiga scw scw scw
@hibamsalaad9842
@hibamsalaad9842 Жыл бұрын
Jecelka dhabta ah waa inaad Allah jecelaata oo qalbigaada aadan siinin qof bini aadam ah, waa in uu xaduud yeesha qofka aad xirirka la'leedahay jecelkiisa. Qalbi aan Allah (swt) jecelkiisa laga buuxin, waxaa udanbeyso bahdil iyo nolol xumo.
@nimcaan7626
@nimcaan7626 Жыл бұрын
War niyaw jacaylku waa xanuun lkn wax walba oo adag waxa lagaga gudba Alle ood ku xidhnatid saladada tukatid week wad ilawaysa qofku waa ibnu aadam way is badali karta
@muqtaarosmaan4225
@muqtaarosmaan4225 Жыл бұрын
Waaw sxb is adkee wey turan yahiin gabdha somaliyed oo wanaag badan wadna heli insha allh
@abdalaabdihussein1967
@abdalaabdihussein1967 Жыл бұрын
Horta waan ka xumahay waxa kugu dhacay walaal Kooow Aamiin inay qaddar tahay marka labaadna waxkastooo dhacay maysan ahayn inaad timaadid public oo emotionalkaaga soo bandhigtid sax sikale iskuday inaaad uraaligelisid hadaaad waxba qaban kariwaydana Illaahay talasaaro ugu dambayn waxaan jeclaaan lahaa inaad aragtid therapists ku taqasusay Cilmi Nabsiga oo Muslim Ah Evaluation sammeee isbedel weyn baad dareeemaysaa Mental Health is really Center ka wadnahaagana Allaah laheee kusoooceli Attachmentskaaasi waaa cudur
@Maryam-zd2gb
@Maryam-zd2gb Жыл бұрын
Alla xanunwayna miskin allow usaqir wad ujeda adonkada su usilicsanyahee adana xaqiqdana naga oge yaarabi🤲🤲🤲
@mohamedismaaciil40784
@mohamedismaaciil40784 Жыл бұрын
Sxp talo hoo. Dumarka teeda aan kuso jedin layskuma mashquuliyo.. Gabadhana horted waad noleyd.. Horta shekdada waaqalad fahan jira balse hadi adoo wax fahansinaya haday qadan ladahay..iska ilow mid ka khayr badan ayaad heli. Sida laysku ilowsiyana raac tilmamahan.. 1.alle bari sidhaba.. 2.adkaarta badi. 3.ismashquuli. 4.tus naftaada aad dhibayso in qofka san utahay uu dhan kaqoslayo adoo oyaya. 5.ogow gabadhan iney jiran dadkaqalisan sida hooyo macaan.. Hooyo macaanta saasa ayaa geeri ku xukuman mise waa shaqsi qaar kafcn jiran. 6.naftaada tus inay farxadeda iyadu samaysato oonad qof aanku ogayn aad u oydo 7.salatu layl tuko.. Mhdsanid
@fardowsamohamed3745
@fardowsamohamed3745 Жыл бұрын
Sorry abwe midkale oo kakheir badan Allaha kusiyo inshaallah ❤❤❤❣
@badrimaxamed7558
@badrimaxamed7558 Жыл бұрын
Somali ayaa laga helaa dad aan caadi ahayn prO hal talaan kusiinaa saHip waxaad la dagaalamaysaa noloshaada oo ardaynimaad kujirtaa Mida maxaa la dhaHaa kama samri Karo adi maa dhalay MiDa kale maxaad noloshaada qof ugu xidhaysaaa oo aad nafTaaDa upahdileee apti saas kuuma fiicna
@barbatov288
@barbatov288 Жыл бұрын
That's the point 👉 sxb waxa muhiim aah inad ka hesho goanka swbtey uqadate kadib goan ka gaar
@boharyare
@boharyare Жыл бұрын
My brother concentrate on your studies thanks 👍
@hamdiahmed7761
@hamdiahmed7761 Жыл бұрын
Ogu horeeyn waan ka xumahy walalkey dhibka gaaray jcl lagu cidleeye waa xanuun badantahy💔😥 waxan ku dhihi lahaa walalkey horta ma eheyn sidaas dhan inad qof bini adam isku raaciso is adkeey nin rag ayuu Allah kaa dhigee samir Allah talo saaro inuu qalbiga kuu qaboojiyo schoolkada iyo waxa barshadada sii wado
@nalnol4492
@nalnol4492 Жыл бұрын
Niyada Qeyr Usheeg waxwalba Wey hagaagi doonaan Insha.allaah
@suleimanomaromar4372
@suleimanomaromar4372 Жыл бұрын
If you want to mend your heart, do this. 1: delete the number of the girl 2: delete her memories, though it is had to delete the ones that is in the heart. 3: Go back to Allah with sincere repentance thats where you are valued brother. 4: A void to be alone. Make busy yourself.
@faizahassan3824
@faizahassan3824 Жыл бұрын
This is real love Allaha kuu soo celiyo walaal wan ka xumahay waxa kugu dhacey I feel bad sometimes some girls they don’t deserve love hadii ay ku diido keep going mid ka qeyr badan Allaha kuugu bedelo insha’allah I wish you all the best
@mohamedali-qr9wz
@mohamedali-qr9wz Жыл бұрын
Wey jirtaa Qofku aad is jeceshihiin marka uu dareemo inaad saaid u jeceshahay Dan kama galo inaad jecyl laxanuunsantahay iyo inkale. Waa Qof eey waa yuhu jeexjeexeen.
@nasrasdannasraadan4170
@nasrasdannasraadan4170 Жыл бұрын
😂😂😂
@farhiyawidhwidho3877
@farhiyawidhwidho3877 Жыл бұрын
Walahi ilahayba kudhaartaye waxa tahay saan kadaremayo wanaagi oo qofa iska samir walal Amba waxa igu dhacday qisadaada mid lamida oo kadheer ilaahadana waan kujira oo kama dhamaan ila hada ololkosi igu sii jira waan samra waan ducaysta oo Allah iska narya iska cibadausta _ saladu niyada ayay kudajinaysa quraankana iska aqriso 😥😥😥🤲🤍
@qalanjomohamed9515
@qalanjomohamed9515 Жыл бұрын
Khadro wiilka u naxariiso ALLAHA ku naxariste
@apdikhaalaq133
@apdikhaalaq133 Жыл бұрын
Ma taqaanana😂👍
@Islamicvideos75009
@Islamicvideos75009 Жыл бұрын
Just be strong and concentrate with your life bro
@ilyaascartan4689
@ilyaascartan4689 Жыл бұрын
Nairobi raga joogo jileec badana walaalayalow😂😂😂
@samiyohassanbeder2382
@samiyohassanbeder2382 Жыл бұрын
Jaceylka ka geenaya😳ee Nairobi kuma xirna
@ilhaanitamxmud2873
@ilhaanitamxmud2873 Жыл бұрын
wali ciyaal ayaa thy ee waxaa ogaata nafta qofke rabto dadka kale wey uga jilcanthy
@mahamudmk9073
@mahamudmk9073 Жыл бұрын
Warya Naga hisho
@abdirahimhyder5975
@abdirahimhyder5975 Жыл бұрын
Allah ku qaboojiyo walaal qalbiga runtii waa Dareemi kara runtii mid aniga igu dhacday hadaa soo Ban dhigi lahaa adiga ridwan issac ah xitaa waa qiiron leheed balse Alhamdullilah Allah noo sahlo mid qeer qabto
@asmadahabo6472
@asmadahabo6472 Жыл бұрын
Been badana😂😂😂😂
QALBI JAB! KAMA FILANEYNIN QALBIGA AYAY KAJABTAY S3P004
17:43
Ridhwan Issack
Рет қаралды 136 М.
AX! NIN ITOOPIAN  8 SANO XAARAN IGULA NOOLA DHIBKA IHESTO HADA
21:58
Ridhwan Issack
Рет қаралды 166 М.
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 6 МЛН
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 45 МЛН
WAXAN KAGA TAGAY FOLXUMADADA😫 ( Ex-Taada Wac )
12:43
Zaki Somali
Рет қаралды 71 М.
PRANK KII UGU XUMAA TEAM 27 KAGA AARSADAY WEE MATAGEEN🤮😱
18:44
OOMAAR OO CADEEYAAY DADKA DHIBATADA UGEYSTAY😭😭😭😭😭
9:54
SADIYA MOALIM QISAAS OFFICEL
Рет қаралды 657
XANUN! QALBI JAB KALE DUMARKI QIYANO RAGA ISKA BAREJEYNAYO
14:55
Ridhwan Issack
Рет қаралды 159 М.
DOOD! XASKAYGA DARTA UFURAY ADNA WA IDIDAY NUUNAY IYO BULLE
18:41
Ridhwan Issack
Рет қаралды 150 М.
MAMADI WIILKA MAGAFE KAHESTAY & NIN CAWINAD UBALAN SADAY SI XUN UGALAY
45:57
SAFARKEEDA IYO GUURKEEDA KALE DOORO !!!
17:20
Qurux Ku Dhiigle
Рет қаралды 246 М.
AX GABAR MA SAN LOBAH DILA LKN DHAGARTEDA KAWEN TIJABI Pt78
12:58
Ridhwan Issack
Рет қаралды 200 М.
AX! NINKAYGA HABENKI NAAGU KUQARWA ITIJABI TIJABI JCYL Pt71
10:30
Ridhwan Issack
Рет қаралды 122 М.
GET BURNED BY TOUTCHING A POT OF CARDBOARD!#asmr
0:18
HAYATAKU はやたく
Рет қаралды 15 МЛН
Это реально работает?!
0:33
БРУНО
Рет қаралды 4 МЛН
Папа гений
0:23
Вельзевул
Рет қаралды 3,4 МЛН
Я НЕ ОЖИДАЛ ЭТОГО!!! #Shorts #Глент
0:19
ГЛЕНТ
Рет қаралды 2,1 МЛН