Xanuunada Nafsiga ah / Muxadaradoo Dhamaystiran / Dr. Mascuud Dadaal

  Рет қаралды 1,908

Dr. Mascuud Dadaal

Dr. Mascuud Dadaal

5 ай бұрын

Goorma Ayaa la Odhan Karaa Qofkani Nafsi ahaan wuu u Caafimaad Qabaa?
Maxaa Sababa Xanunada Nafsiga ah?,
Waswaaska, Hurdo Xumada, Culaysyada Nolosha, Jacaylka dhaliyarada.
Shakiga, Cabsida, Shakhsiyada Xun Iyo Naxariis La'aanta.
Qanjidhka Tayroodhka, Dhicida, Faqriga iyo Xaaladaha Adag iyo Sababo kale oo Keena Xanuunada Nafsiga ah.
Hurdo Yaraantu Waxay Keentaa Xanuun Nafsiya
✅Muxaadaro:- Xanuunada Nafsiga ah oo Drku ku qabtay Masjidka Rashiid Hargeisa, somaliland.
🚦Asxaabtada la wadaag walal
👇👇👇👇👇
Booqo KZfaq-keena
/ @mascuuddadaal
Dr. Mascuud Dadaal

Пікірлер: 20
@mubarigabdilaahi1605
@mubarigabdilaahi1605 3 ай бұрын
JasakaAllah Sidaad nooga faa'idaysay Dr 💯
@AsmaMohamed-ej7sq
@AsmaMohamed-ej7sq Ай бұрын
Ad
@mustafebn14
@mustafebn14 2 ай бұрын
Dr mascuud quite (Qofka wax qiimeeyo waa qof isagu qiimo leh absolutely) Waa waxan usoo raadshay youtube kada thanks ustaad
@NimcoAbukar-zc9td
@NimcoAbukar-zc9td Ай бұрын
Masha Allah dr mascuud wax yabaha Aad sheegtay oo dhan wan qaba maxa talo ah Aad iisineysa 😢
@najmafaarax233
@najmafaarax233 5 ай бұрын
جزاك الله خيرا
@mascuuddadaal
@mascuuddadaal 5 ай бұрын
Barakoow wllo
@MucadCabdi-ne6ww
@MucadCabdi-ne6ww 5 ай бұрын
❤❤❤m,a d,r mascuud
@mascuuddadaal
@mascuuddadaal 5 ай бұрын
shukran wll
@salsabilmohamed9582
@salsabilmohamed9582 5 ай бұрын
Aaad baaan kaga mahdcelina dr, kheerka aad bulshada u faaideneesid.wax badan baan kaa faaiday aniga.
@mascuuddadaal
@mascuuddadaal 5 ай бұрын
Allaah haku barakeeyo wll
@aminomar6660
@aminomar6660 5 ай бұрын
mazha allah جزاك الله خير wax badan waa no iftiimisay dr
@mascuuddadaal
@mascuuddadaal 5 ай бұрын
Allaah haku barakeeeyo wllo
@user-kg7yb9gi7h
@user-kg7yb9gi7h 5 ай бұрын
mahadsanid dr.
@mascuuddadaal
@mascuuddadaal 5 ай бұрын
adaa mudan wll
@user-fg9fp6ut1z
@user-fg9fp6ut1z 5 ай бұрын
Mahadsanid wllo
@mascuuddadaal
@mascuuddadaal 5 ай бұрын
adaa mudan wllo
@MustafeQawrax
@MustafeQawrax 5 ай бұрын
😍😍😍
@MuunaadanC.kariim-zq1fq
@MuunaadanC.kariim-zq1fq 3 ай бұрын
ustaad qofka saxibada badan leh maybaan odhan karin xanuun nafsaniyanayu qaaba
@hamdasulayman8642
@hamdasulayman8642 5 ай бұрын
.dr anigu hurdadaa ayaa igu badan hadaan wax dhiganayo darsiga dhexdisa ayaan gamiba hadan waxdhagysanayo wan gami hurdadaas ayaan isla liidanaa tolow ma xanuunadas ayaa ihaya
@kaltuunsalah2156
@kaltuunsalah2156 Ай бұрын
Degtor labarkaga xage kahela taloyin ban karabsye
Ha Murugoon (1)-  Ku Raaxayso Noloshaada ᴴᴰ┇Abubakar Mohammed
37:08
Abubakar Mohammed
Рет қаралды 70 М.
Sidee walaaca  looga bogsadaa | Dr.liibaan Maxamed Cumar
31:44
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 4 МЛН
Жайдарман | Туған күн 2024 | Алматы
2:22:55
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 1,7 МЛН
Dr.Yacquub oo ka waramaya xanuunada maskaxda iyo astaamaha lagu garto
34:50
"In keeg la jaro oo kaliya ayeynu u naqaanaa Romantic" Dr. Mascuud
1:10:58
7 Fatiha 7 Ayetel Kürsi 7 İhlas 7 Felak 7 Nas Kur'an-ı Kerim Rukye
24:23
fussilet Kuran Merkezi
Рет қаралды 76 МЛН
“Gabadheey jooji farxaddaada aad ku xidhayso Ninkaaga“ Dr. Mascuud Dadaal
36:02