"Xasan Sheekh Aniga iyo Adiga waxba nooma dhaxeeyaan,53-sano ayaan jiraa Adigana 70-sano ayaa jirtaa

  Рет қаралды 1,553

Somali cable

Somali cable

9 күн бұрын

"Xasan Sheekh Ustaad Aniga iyo Adiga waxba nooma dhaxeeyaan,53-sano ayaan jiraa Adigana 70-sano ayaa jirtaa,Mucaarad ayaa nahay,Shacabka noo soo duceeya,
Baarlamaanka waan ka shakisanahay Xildhibaanada waan ka shakisanahay,marka waa in aan keenaa Sheekh Rusheeye"

Пікірлер: 15
@user-lz1kf3lj3z
@user-lz1kf3lj3z 8 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 8 күн бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@habraactv3799
@habraactv3799 8 күн бұрын
Xasan halaga bilaabo rusheynta wallee waa walanya
@LST25
@LST25 8 күн бұрын
Lahjadiisa waa lahjad lahu qoslo Waa in la mamnuucaa lahjadaan Caamiga ah
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 8 күн бұрын
xasan sheekh kabilaaba rusheynta oo xata kursiga madaxtooyada rusheeya oo rusheeyaha weyn keena
@user-lz1kf3lj3z
@user-lz1kf3lj3z 8 күн бұрын
DADKA KU HADLO AFKA SOMLIDA AANAN EHEEN SOMALI AH SAX WAAN IDNKA QABNEYNAA DALKEENA OO IDNKU DHAX GARAACI DONAA BARLMANKEENA
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 8 күн бұрын
heedhee intad da' ada iyo intaasan jira kumashquuleysan wax qabad iyo hiigsi sare kumashquula
@user-rn6gi8yl3z
@user-rn6gi8yl3z 7 күн бұрын
Qutbadisa xikmat ayakujirto e sifican u dhageysta
@user-rn6gi8yl3z
@user-rn6gi8yl3z 8 күн бұрын
Tankiyu
@cayaarshealiomar877
@cayaarshealiomar877 8 күн бұрын
Waa feera hadlay ninkan
@user-rn6gi8yl3z
@user-rn6gi8yl3z 8 күн бұрын
Kkkk
@off473
@off473 8 күн бұрын
Bal fiirsha ninkaan weyn wuxuu ku hadlaayo shacabka Somaliyeed ciyaal muu u maleeyey war dadka ka hor leexda dadkiinaan jeebkooda ku caqliga ah
@MaslaxJanuzaj-ue2ii
@MaslaxJanuzaj-ue2ii 8 күн бұрын
Mucarad Cadeystay 😂
@SomaliaYoutube
@SomaliaYoutube 8 күн бұрын
Baarlamaankan waa ka shakisanahay😂
@odayjama1829
@odayjama1829 8 күн бұрын
Tuug iyo daalinkii ay doorteen bay isku dhacay ilaah umada hayniga qabtoh
Does size matter? BEACH EDITION
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 16 МЛН
Best father #shorts by Secret Vlog
00:18
Secret Vlog
Рет қаралды 17 МЛН
Жайдарман | Туған күн 2024 | Алматы
2:22:55
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 1,8 МЛН
Amal group oo magaalo cusub oo casri ah ka dhisaysa Garoowe
38:38
Hereri Media
Рет қаралды 77 М.
FARAX MACALIN NIN NAAGTAADA U JEEDA GABADHAADA LAGUMA KARO
14:59
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 121 М.
Shirqoolkii dilka ee Fahad Yaasiin.
11:24
Shabelle TV
Рет қаралды 69 М.
kiiska Ardaygii lagu dilay Muqdisho & Maxkamadda Ciidamada..
22:35
Somali National Television
Рет қаралды 69 М.
YAA DILAY XAASKIISA
31:46
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 79 М.
Maxey ka faaiiday Habargidir dagaalkii Farmaajo ?
5:18
Dahir Alasow
Рет қаралды 45 М.
''Sayidku Diin uma Dagaalamayn'' Boqor Buurmadow'' Taariikhda Daraawiishta
45:56
ELSAR MEDIA PRODUCTION
Рет қаралды 20 М.
Does size matter? BEACH EDITION
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 16 МЛН