Xeebta Oogu Quruxda badan DJIBOUTI 🇩🇯 | Ep 72

  Рет қаралды 12,505

Faysal Shaik

Faysal Shaik

2 ай бұрын

#africa #somalifolklore #somalilanguage #somalilifestyle #somalinomads #somali #somalia #somalilandvisit #somaliacity #somaliland

Пікірлер: 73
@kyletyson1155
@kyletyson1155 Ай бұрын
The people of Jabuoti are the real Gobta ay somalidu sheegto. I'm watching you from Florida, Jacksonville
@kyletyson1155
@kyletyson1155 Ай бұрын
Manasha alle faysal . Tani waa soo dhowayntii Qarni. I'm so proud of reer Jabouti.
@abdirahman-tq4tn
@abdirahman-tq4tn Ай бұрын
I am coming Djibouti 🇩🇯 From hargeisa somaliland ❤ Waan ku salaamay faysal . Peace ✌️
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 Ай бұрын
Waan kaa qaaday wll. Peace ✌️
@hellahella1153
@hellahella1153 Ай бұрын
Mâcha Allah dhulka afared allah barakeyey alhamdou lillah
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i Ай бұрын
KENYA 🇰🇪. DJIBOUTI 🇩🇯. IYO. SOMALIA 🇸🇴. WAA..DAD WALAALOO AH
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i Ай бұрын
😮HAMPALYO HAMPALYO. Ku DALKEENA JAMHUURIYADDA DJIBOUTI 🇩🇯 ♥️
@hamoudjibril294
@hamoudjibril294 Ай бұрын
Welcome to Djibouti
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 Ай бұрын
Thanks wllo
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 Ай бұрын
Imisa Lagu seexda Hotelkaas, ?
@ashamuse7410
@ashamuse7410 Ай бұрын
Waaw runti hada unbaad so rasmi ah u dalxiistay waxaa kaloo aan ogaaday farqiga u dhaxeeyo dhulka somalidu dagto
@Umumaysa96
@Umumaysa96 Ай бұрын
Maashaa allaah jabuuti ma ogayn in ay sidan u cajiib badantay thanks wllo quruxdaas oo dhan ayaad noo soo gudbisay
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 Ай бұрын
Mahadsanid 🙏
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 Ай бұрын
Masha Allah I have never thought that Jibouti is so beautiful and their hospitality is absolutely amazing
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 Ай бұрын
Small country but super beautiful
@NasserHassan-xd2fc
@NasserHassan-xd2fc Ай бұрын
Waxaan ka mid ahaa dadkii kaa soo raacey isoilo kenya markaad mareysay ilaa Jabuuti safarkaaga hal muuqaal ima dhaafin lkn Kenya Deegaamka somalida Ethiopia somalind ilaa Buurrta daalo Boorama saylac ilaa jabuuti lkn iminka uunbaad heshay dadkaaagii Reer jabuutigu waa dad bilaa xasarada oo Happy iska wada ah masha allaah inkasta oo an jeclaaa in safarkaaga baaskiilka Boorma ilaa lawyo cado sameyso.hadana waxa saamixi waayey nolosha iyo cimilada wakhtiga xagaaga aad ku soo hagaagtey Goor lucky Bro wax fiican baad sameysay meelo badan baad na bartey oo kala duwan mahdsnid
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 Ай бұрын
Mahadsanid sxb. Waa ii farxad weyn
@Geelljireqoqay
@Geelljireqoqay Ай бұрын
Wonderful sights to see, black man enjoying his beaches without seeing white skin, Mahad Illah Ayaa Iska Leh!!
@user-zu4eq1hv4k
@user-zu4eq1hv4k Ай бұрын
Asc feysal sheekh
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 Ай бұрын
Wcs
@hassenabdullahi6487
@hassenabdullahi6487 Ай бұрын
Keep going legenow ❤😊
@mousamooge8228
@mousamooge8228 Ай бұрын
Djibouti sida cunto macaan ugu imaw. Geeska dhan jabuti cuntadeeda ugu sareesa
@user-yu4do9kw7l
@user-yu4do9kw7l Ай бұрын
I have been to Djibouti last year, I will never go back ever again dictator president, corrupt government and people who are living unbelievable conditions. 😡😡😡😡
@mouhiodinef50
@mouhiodinef50 Ай бұрын
Why can't you appreciate the positive side you hatter 🤬🤬😡
@omarahmed-jl4hz
@omarahmed-jl4hz Ай бұрын
He's must be from Somaliland..
@user-yu4do9kw7l
@user-yu4do9kw7l Ай бұрын
@@omarahmed-jl4hzget a grip Oromo😂😂 Somaliland is part of Somalia 🇸🇴
@mukhtarhassan2150
@mukhtarhassan2150 Ай бұрын
Qimah hotelka ii sheeg habeenkii please masha allah i will come to jabuti
@akhalif579
@akhalif579 Ай бұрын
Waar waad mahadsantahay fasalow Aaron bal carte 6 soo eeg deeganka iyo hoteladi ku yaaley, I hv been long time Djibouti. Waab jeclahay masha allah. Dee guudja na soo eeg.
@galanne-ey2015
@galanne-ey2015 Ай бұрын
Merci beaucoup pour ce magnifique reportage de mon pays djibouti ❤❤❤
@anissahassan9932
@anissahassan9932 Ай бұрын
Faysal cheick mashallah tu a visites les meilleurs plages de djibouti inchallah je viens en hiver you are the best KZfaqr 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇰🇪🇰🇪🇰🇪
@geelleafrax8238
@geelleafrax8238 Ай бұрын
Masha allah aad beey u qurux badan tahay xeebtaan
@AhmedAkOfficial1
@AhmedAkOfficial1 Ай бұрын
Dalka Djabouti Faysalow waad Ka Gayoon ladahay Si fiican bey kuu Sagootinayaan
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i Ай бұрын
KU SOO.DAHWOOW. DALKEENA JAMHUURIYADDA DJIBOUTI 🇩🇯.
@abdirahmankoronto2815
@abdirahmankoronto2815 Ай бұрын
Fei, salamia mkenya mwenzetu. Viva bro!
@Sumaya-el2fx
@Sumaya-el2fx Ай бұрын
First comment maanta aniga waye😅
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 Ай бұрын
Second ✌️
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 Ай бұрын
Masha Allah, meeshu Qurux waynaa
@fathiabdillahi5611
@fathiabdillahi5611 Ай бұрын
Ku soo dawaw Djibouti ❤❤❤❤❤
@halimafarah9820
@halimafarah9820 Ай бұрын
ManshaAllah TabarakaAllah
@user-oi7gn9rc8h
@user-oi7gn9rc8h Ай бұрын
masha allah Djibouti 🇩🇯 wa qurux,Leo umekutana na mutual wa yumbani Kenya 🇰🇪 ❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 Ай бұрын
Kabisa
@Ahmedmahadcaruus
@Ahmedmahadcaruus Ай бұрын
Masha allah wlcme to xamar brother
@user-tt3ew9mb4l
@user-tt3ew9mb4l Ай бұрын
Djibouti 🇩🇯 qurux badana
@ibraahimmuusexasan4410
@ibraahimmuusexasan4410 Ай бұрын
waa raaxaysatay wlh m.a
@hassanmuhammed5487
@hassanmuhammed5487 Ай бұрын
Asc. Safarkaagii Nairobi ilaa Somaliland waxaad aheyd nin free ah oo kaliigii ama asxaabtisa magaaloyinka dhex mushaaxaya. Laakiin Djabuuti dowlada ayaa kusoo dhaweysey gacanta ayaa lagugu hayaa meelaha dalxiiskaa lagu geeyaa waa wax fiican. Magaalooyinki aad Baskiilka ladhex mari jirteyna waan kaa sugeynaa inshaa Allaah. Waad mahadsantahay.
@abiabi2393
@abiabi2393 Ай бұрын
👍✅❤️
@NasroMaxamed-ty9jk
@NasroMaxamed-ty9jk Ай бұрын
Xamar maa imaada pro
@abdimuse7911
@abdimuse7911 Ай бұрын
Qoraxdii Dhacdaba Qiseey, Subaxii Keentaa
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i Ай бұрын
HAMPALYO HAMPALYO HAMPALYO. FAYSAL SHEIKH. KU SOO DAHWOOW DALKA JAMHUURIYADDA. DJIBOUTI 🇩🇯
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v Ай бұрын
Faysal mid kuu e.g. ban argnaa
@somaligroupgemeston8933
@somaligroupgemeston8933 Ай бұрын
Sxb caasimada jabuuti ayan u baahanahay inan arko ee caasimada gal
@maanta3chirdon481
@maanta3chirdon481 Ай бұрын
Welcome to Djibouti faysal
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 Ай бұрын
Thanks wllo
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 Ай бұрын
ASC FAYSAL QURUUX MAHAD SANIT ❤❤👍
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 Ай бұрын
Wcs wll. 🙏
@casiocurious8744
@casiocurious8744 Ай бұрын
your accent is slowly changing to Waqooyi one 😆
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 Ай бұрын
Really? Waryeeee 😂😂
@abdirahmansalaan5564
@abdirahmansalaan5564 Ай бұрын
Wan kusalmay faysal //mayd canaante tiktok//😂
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 Ай бұрын
Waan kaa qaaday sxb 😂
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 Ай бұрын
Jabuuti haka xorowdo fashiistaha ini geele iyo Gaalka Fraansiiska
@Khabir252
@Khabir252 Ай бұрын
sable blanc 💯❤
@cilmicismaankhaan6736
@cilmicismaankhaan6736 Ай бұрын
Maxay yidhaahdeen reer Jabuuti niis macneheedu waa xeeb kkkk
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 Ай бұрын
Niis waa carada xeebta 😂😂
@user-qn6qp3kc7m
@user-qn6qp3kc7m Ай бұрын
MAANSHAALLAH faysal dalmar ku soo noqo dalkay somaliland dhinac iyo xeebahaygi baa ku dhimanee waad ku mahadsantahay sida quruxda iyo qiimaha leh ee aad u soo bandhigtay dhulkeena baxda weyn ay somaalidu dagto ha ahaato somalia,wadankay somaliland,jamuuriyad,iyo waliba kenya oo aan filanayo intaad martay in ay tahay dhul somaalida lag dhacay waqtigii gumaystayshi xuma ee islaam la dagalku u dheer ALLEWEYNE WAXIDKII inta ciidmad shisheey ay joogan dhulkeena wali waa iska gumeysi qarsoon ALLE ha ka saaro BI IDNI LAAH❤❤❤❤🤍🤍🖤🤍🤍💚💚💚
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v Ай бұрын
Faysal dagal magaraneyside jabiyo cabin reer mombasa mitihide
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 Ай бұрын
Clamadaas halkaas ka babanaya xitaa kii Dalka Soomaliya kuma jiro kawran
@medelmimedelmi
@medelmimedelmi Ай бұрын
Go to île moucha
@2am997
@2am997 Ай бұрын
Deegaanka Canfarta iyo Somalida Djibouti keebaa qurux badan?
@Saajac2024
@Saajac2024 Ай бұрын
Deegaanka canfarta ayaa quuxbaan waayoo dhiirtaa maa jaaraan . Miid iyaa kamiid ah matkuu haadlayoo waa laa dheeysaan , xitaa maa doodaan sideenaa soomalidaa .
@abdirazakfarah425
@abdirazakfarah425 Ай бұрын
Inaa nakala sartid maa bilowday 😂😂
@2am997
@2am997 Ай бұрын
@@abdirazakfarah425 Adeer Ilaahay (SWT) ayaa ina kala saaray oo inaga dhigay kala laba qoomiyadood (Canfar & Somali). Dhulku dadka waa u dhex dhiishaa se ninba meel dhigtaa. Waxaan ka hadlayey Deegaanada Faysal soo marayey kuwa Canfarta ayey ku yaaliin meelaha Dalxiiska Djibouti ugu badan. Just an observation.
@Saajac2024
@Saajac2024 Ай бұрын
@@abdirazakfarah425 mayaa saxiib , raali nooqoo daad midaa ayaa nahaay.
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 Ай бұрын
Masha Allah I have never thought that Jibouti is so beautiful and their hospitality is absolutely amazing
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 59 МЛН
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 56 МЛН
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 106 МЛН
Dhulkii mucjisada | Lake Abhe | DJIBOUTI | Ep 70
15:08
Faysal Shaik
Рет қаралды 10 М.
Geesaleey: Beerta Timirta ee Ugu Weyn Geeska Afrika.
7:21
Astaan
Рет қаралды 207 М.
DEEGANKA HULQABOOBE (Somaliland)🙌🪐🐎❤️
11:17
ASHRaF CaDDaaNi 🪐🐎
Рет қаралды 5 М.
Cuntoyinka wadada Hargeisa || STREET FOOD IN HARGEISA
16:00
Zizu Channel
Рет қаралды 104 М.
Qabrigii SHEEKH ISXAAQ
15:11
Qays Qeyser
Рет қаралды 337 М.
Safarkaygi Dire Dawa | my journey to  Dire Dawa
9:46
DEEQSI MAN
Рет қаралды 12 М.
我说我不是故意的,你们信吗
0:25
侠客红尘
Рет қаралды 2,2 МЛН
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
1:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН