No video

SAFARKAYGI UG DHEERA LUG AH

  Рет қаралды 22,157

Caalin Abyan

Caalin Abyan

7 ай бұрын

#somali #travel #travelvlog #Iskudar to #Lafarug . .
#somaliland #hargeisa #2024 .
#gacanlibaax #mountains #foryou #fyp #fypシ #foryourpage #expolore #tour and #tourism #somaliland and #somalia .
#subscribe #share #like .
‪@caalintechnologyinstitute3924‬ ‪@Caalinonline‬ ‪@SomaliCamelBoy‬ ‪@caalinAbyan‬

Пікірлер: 213
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
WIXI FARIIN AH #Instegram NOOGU SOO DIR MAHADSANID. instagram.com/caalinabyan?igsh=cDJ1YWY2a25xcWdu&
@abdirahmanahmed9677
@abdirahmanahmed9677 7 ай бұрын
Bal Ila so hadal
@abdulraven4970
@abdulraven4970 Ай бұрын
Caalinow wado baabuur marto ma jirtaa oo iskudar iyo kulmiye isku xidha?
@user-gp1so6sr2t
@user-gp1so6sr2t Ай бұрын
Masha alaah walalo waa xagee meshaan anaga qurbo jog ayan nahay meshad mareyso no sheeg hargeysa mey u dhowdahay
@abdulraven4970
@abdulraven4970 Ай бұрын
​@@user-gp1so6sr2twaa tuulaa iskudar iyo xiinweyne(dalaw) waa gobolka saxil galbeedka degmada sheikh waana buuralayda golis ee gacanlibaax.
@abdulraven4970
@abdulraven4970 Ай бұрын
@@user-gp1so6sr2t waa 60 miles from hargaisa. Waana galbeedka sheikh gobolka saxil buuralayda golis ee gacanlibaax
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 7 ай бұрын
اللهم صلي علي سيدنا ونبينا محمد، صلي الله عليه وسلم
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
scw.
@aboudeh_
@aboudeh_ 6 ай бұрын
i got what i want real life experience, and adventure thanks ....
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
It was 7 hours time 🕰️ but I recorded only 5 hours’ I will try it again and again insha allah . You always welcome brother.
@Materno1
@Materno1 7 ай бұрын
KZfaqrka asala sxb hore u soco.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
Gud waan ku salamaya.
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 5 ай бұрын
WAA DHAGAXA SAAFARE LAA YEEDHA KAA BLUE
@Axmedgeeley
@Axmedgeeley 12 күн бұрын
Waa meeshee magaaladee
@caalinAbyan
@caalinAbyan 12 күн бұрын
Wa saaxil degmada sheekh meel la yidhaa isku dar. Ilaa dalaw .
@caalinAbyan
@caalinAbyan 12 күн бұрын
Wa saaxil degmada sheekh meel la yidhaa isku dar. Ilaa dalaw .
@Rabica-zb1js
@Rabica-zb1js 7 ай бұрын
Mansha allah halkaa barerkayagu dagaa
@raybadlebi5000
@raybadlebi5000 7 ай бұрын
Deegan qurux badan
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
Mahadsanid
@GaraadCabdale
@GaraadCabdale 4 ай бұрын
Fadlan xoolaheena iyo beeraheena aynu ka shaqaysano, fadhiga Jaadkana aynu joojino.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Wa talo fiican.
@faridwiser5441
@faridwiser5441 7 ай бұрын
Jecliyaa inaan dahabka ka soo saaro Buurta.inshallaah.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
So diyar garaw.
@user-gp1so6sr2t
@user-gp1so6sr2t 23 күн бұрын
Dahabka wuxuu yalaa booromo meshan waxaba ma yalaan waa dhagax miiran
@kingsiisoco
@kingsiisoco 6 ай бұрын
Amazing view ❤❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
It really is! Thanks.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 6 ай бұрын
Walahay video wacan
@wm9669
@wm9669 7 ай бұрын
Allahuma barik I like this kind of video. Authentic and informative
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
Glad to hear that
@ish2573
@ish2573 6 ай бұрын
Mashallah nice view sxb
@faridwiser5441
@faridwiser5441 7 ай бұрын
Allah yarxam hu. Aniga Awoowgay Xaaji Aadan buqul buurahan ayuu ku aasan yahay. Allah yarxam hum dhamaan.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
Amin alle ha I naxariisto dhaman.
@user-gp1so6sr2t
@user-gp1so6sr2t Ай бұрын
Amiin waa xagee dhinacan hargeysa miyey u dhow dahay
@s-hayna6421
@s-hayna6421 7 ай бұрын
maansha allaah waa ilaahsy nahadii , caalin abyan mhdsanid bro
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
Ada mudan.
@user-kr2pj9mn4h
@user-kr2pj9mn4h 7 ай бұрын
Masha alaah
@ismail-zb1vy
@ismail-zb1vy 7 ай бұрын
Waana ku mahadsan tahay hiwshaan iyo muuqaalada aadka u qurux badan keep up the good work wll
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
Thank you brother
@SHMH1020
@SHMH1020 5 ай бұрын
Masha Allah video gan inaba caadi mahaa waxaan ku xasuustay yaraantaydii markaan aabahay ilaahay ha u naxariistee la safri jiray. Walaalkay waad mahadsantahay. Runtii nature ka waan jecelahay sidaa darteed soo badli kan oo kale.👍
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Ada mudan wall . Dhul aad u qurux badan weeye aniga laftyda yaraanti aan halkaa mar tagay xasuus aya igu celisay . Goorma kugu dambaysay ?
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Amin aabo allah ha u naxariisto.
@user-gp1so6sr2t
@user-gp1so6sr2t Ай бұрын
​@@caalinAbyanwaa dhinacee dhulkaan oo aad u moodo turub
@user-gp1so6sr2t
@user-gp1so6sr2t Ай бұрын
​@@caalinAbyanhargeysa ayaan i manayaa sanadakan waa dhinacee walal❤
@user-gp1so6sr2t
@user-gp1so6sr2t Ай бұрын
Waa dhinacee walalo ma noo sheegi kartaa
@Dr.HusseinEid
@Dr.HusseinEid 7 ай бұрын
mansha allah waa muuqaal qurux badan
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
Thank you 👊
@khdar8369
@khdar8369 7 ай бұрын
maash alaah
@safa-cb3ox
@safa-cb3ox 6 ай бұрын
Maashaa allaah waa dhul quruxbadan
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Mahadsanid safa
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 7 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
Scw
@Dayib2
@Dayib2 7 ай бұрын
Alla maxaan adhi ku raacay wll waad isoo xasuusisay Dameer Joog, Danbasle, Dhagxanya buur, Kalcaanood, Caday, Mudh adeeryo, Kulmiye, Daracas, Awr fur, dhadhaab, biyaha dalow, geed galoole, Xiin wayne, iyo qaar kaloo badanba waan ka sheegi karaa 😊😊😊
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
Goorma kugu dambaysay sidi qof jooga ayad u eekataye.
@Dayib2
@Dayib2 7 ай бұрын
Mudo waan ka soo maqanay wll
@xasanabdi3013
@xasanabdi3013 7 ай бұрын
Uuu waar hal mqgqc kama fahmin
@user-gp1so6sr2t
@user-gp1so6sr2t Ай бұрын
Waa xagee walal booroma miyaa meshan
@JamalzJamalz-gq2se
@JamalzJamalz-gq2se 5 ай бұрын
Baraka ALLAH Feek walaal
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Amin amin dhamanteen.
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 7 ай бұрын
Maasha alah wa dhul qurux badan
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
Mahadsanid
@abdulraven4970
@abdulraven4970 7 ай бұрын
Mashallah waa dhul qurux badan. dhinaca north xiinweyne buurta garbodiir iyo laaso mahadsanid.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
Buuraha magacyadodo ma wada haysa!
@abdulraven4970
@abdulraven4970 7 ай бұрын
​@@caalinAbyanmayee waxaan maqli jirey garbodiir geelo kuma dhalo.
@Ibnuxmed
@Ibnuxmed 7 ай бұрын
Maansha allaah aadbaad u mahadsanahay walal muuqaalada aadka u qurxoon ee aad nala soo wadaagayso hore u soco
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
Ada mudan.
@Somali_Quiz
@Somali_Quiz 7 ай бұрын
Mashallah
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
Thanks
@faaeem4805
@faaeem4805 7 ай бұрын
Waxa fiicnaan lahayd in cidi Kula socoto, maasha allaah, thanks bro
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
Wixi dambe sxbky ayan is raaci doona. Ada mudan .
@waayo__aarag1
@waayo__aarag1 6 ай бұрын
Caalin abyan imakan kuguso biray sxp keep goin
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
So dhawaw sxb channel ka idinkaa iska leh ana shaqaale free idiiinku shaqaynaya ayan ahay.
@user-lt9xi1kh4r
@user-lt9xi1kh4r 7 ай бұрын
Harusoco wllky qaali ❤❤❤❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
Mahadsanid.
@user-zn6mw1jq9s
@user-zn6mw1jq9s 7 ай бұрын
HI bro watch out the hyena and fox
@user-lt9xi1kh4r
@user-lt9xi1kh4r 7 ай бұрын
Masha Allah wllo waadhulkaygi waxaan arkay dalow.❤❤❤❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
Meel aad ka garty ma jirta
@user-lt9xi1kh4r
@user-lt9xi1kh4r 7 ай бұрын
Awoogay diriir baa ku asan Allah hawnaxariisto
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
Amin alle ha u naxariisto dhamaan.
@se1059
@se1059 7 ай бұрын
Wllo xagay hargaysa ka xigtaa
@safa-cb3ox
@safa-cb3ox 6 ай бұрын
Ala walaalaw dhuxusha kadaaya geedaha quruxda badan waa nabaad guurahayaane walba geedka qalalay shuta
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Wa geedke
@abdirahmanahmed9677
@abdirahmanahmed9677 7 ай бұрын
Asc walaal iiwaran
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 7 ай бұрын
Inno calaamade meeshas wixii lagutijaabinayan inokenaya cilmi bad iikordhisee ❤❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
Mala ma Lugayn kartide ma inaga dhaaftid Dhibta.
@Ci___se
@Ci___se 15 күн бұрын
Safarka kalinimada wakii nabigu inoga digay wll dadku raca ma wayday
@caalinAbyan
@caalinAbyan 11 күн бұрын
Muxu yidhi scw dheh markaad nabiga xusto ama xasuusato! صلى الله عليه وسلم.
@saynebxasan9049
@saynebxasan9049 7 ай бұрын
Meesha bahalo ma Jogan miyaa wa dhìrantahay🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
Shabel iyo libaaxba wu joga waxa dheer masas.
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 7 ай бұрын
Aad baad u mahadsan tahay. Be Carefull brother.❤️
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
Insha allah mahadsanid bro
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 7 ай бұрын
@@caalinAbyan Buuraha Waqooyiga, ee La yidhaa Biji iyo Almis. Kuwaas baan kaa sugayaa siiyaalka dhaw. Walaal.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 6 ай бұрын
Waxaan hayaa qalabka macdanta sheega oo kala nooc nooc ah from.uk waan imanayaa hargaysa isha Alaah
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Insha allah.
@kcabd8889
@kcabd8889 6 ай бұрын
Alla dhulku naxariis daranaa
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Maxad aragty?
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 5 ай бұрын
WAA DHUUL AADA UU QUURUXBADAN OO CAAGARAN
@icecreamgiroontheline
@icecreamgiroontheline 6 ай бұрын
Hudisaa Haladusha waxalayidhah Kaaraha
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Wa afke?
@welcometodjibouti
@welcometodjibouti 7 ай бұрын
Masha allah adventure wanagsan 🤝👍👍👍 wll magalada xaji salax iyo tuulada obsieh video kaso sameh mahadsanid
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
Insha Allah
@user-mf4dd2bh5c
@user-mf4dd2bh5c 7 ай бұрын
❤❤❤
@waayo__aarag1
@waayo__aarag1 6 ай бұрын
❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@user-mz6ct1mm1p
@user-mz6ct1mm1p 6 ай бұрын
Ilma dirir Ayaan ka garaynaynaa xiinweyne iyo qaar kale oo badan.wadadaa waxaan maray 1992 kii
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
User waxan ku mooday dadki 2000 kiiye.
@khadaribrahim6418
@khadaribrahim6418 7 ай бұрын
Siyaaxad. Iyo. Dalxiis. Iyo. Damashaad
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
So diyar garaw marka dambe.
@RuqiyoSaid-wb4cg
@RuqiyoSaid-wb4cg 7 ай бұрын
Bal is ilaali libaaxii shalay raadkiisaaynu arkaynaye
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
Haye insha allah inan qori qaato ma igu kalifaysan mise inan baqo oo iska jogo ayad rabtan?
@RuqiyoSaid-wb4cg
@RuqiyoSaid-wb4cg 7 ай бұрын
Asalna mari hangoolka
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
Wabad I xasusisay waan soo goosty asalkiina.
@khadaribrahim6418
@khadaribrahim6418 7 ай бұрын
Calool. Adeeg. Waa.ilaahay. Wahalki
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
Ilahay aya wax ilaliya allah ayaynu talo saranaa.
@khadaribrahim6418
@khadaribrahim6418 7 ай бұрын
Waa. Sidaythy. Mihimadu. Waa. Alle. Amin. Ma. iisho
@salibanabdullahi6151
@salibanabdullahi6151 7 ай бұрын
Dhulkii hooyo waxad I xasuusisay 1985 Anigoo Marka school ka Nala fasaxo miyiga Dhubato aanu nirgaha ku raacno caalinow Dhullkii hooyo 19992 markan dulcad ka Soo Dhoofay ayaa iigu danbaysay
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Sallo dulcad xage ka daganayd nin aan sxb ahayn malin kadis loo qaaday to Toronto ayad ila ekataye Hhh.
@salibanabdullahi6151
@salibanabdullahi6151 6 ай бұрын
@@caalinAbyan sxb dulcad suuqiisare Ayaan deganayn inkastoo markii hore aanu ku soo dagnay suuqal gabiilay wll ma joogo Canada waxan joogaa maraykan
@hanaddesignens4685
@hanaddesignens4685 7 ай бұрын
Masha Allah Wallo 🫶 🫶🫶🫶🫶
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
Mahadsanid
@faridwiser5441
@faridwiser5441 7 ай бұрын
Waraabaha waqoooyi ee dadka cuna iska eeg.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
Insha allah.
@ismail-zb1vy
@ismail-zb1vy 7 ай бұрын
Asc wll waxaan jeclaan lahaa in aan kulano mar dhaw ayaan wadanka iman doonaa insha allaah ee xagaan kaala soo xiriiraa
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
instagram.com/caalinabyan?igsh=cDJ1YWY2a25xcWdu&
@nourismail4114
@nourismail4114 7 ай бұрын
Wa malema ,mesho
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
Buurta gacanlibaax ee degmada sheekh ee gobolka saxil.
@nourismail4114
@nourismail4114 7 ай бұрын
Ma sha Allah quruxu bana, mesho madan
@faridwiser5441
@faridwiser5441 7 ай бұрын
Meel qurux badan. Dhulkii awoow yaasha.
@maxamuudibraahin5219
@maxamuudibraahin5219 7 ай бұрын
Qaybtii kale ilaa daraygodle mee
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
Insha allah comming soon
@Mohameda1
@Mohameda1 7 ай бұрын
Abdiqani waad ku mahadsantay zxb sidaad codsigii nooga aqbashay bilad sharafbaad u qalaantaa in lugu gudoonsiiyo Muuqaalkaasina xusuusbuu noqon doonaa marka tuuladu magaaloowdo sarfay yeelato waababkana laga gudbo laaminaya yeelato insh Allah
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
Insha allah Malinta fooqaq laga taago waan tagaya wanan so duubaya insha allah . Waxan xasusuta ina cigaal malin khayriyada noogu khudbadaynayay sakadaa soo jeeda iyo tan kalaba guryo gaagab ahayd ayu yidhi maalin aya iman doonto fooqaq laga wada taagi doono halkan way timi .
@Mohameda1
@Mohameda1 7 ай бұрын
Haa zxb rajedii la dhahraa mar uunbay rumawdaa Wadada qaloocan ee rafka ah ayaa loogu horaysiinayaa waxa kelana way ku xigayaan Insh Allah
@abdishoots8504
@abdishoots8504 7 ай бұрын
Yaa Degan Sxb Meeshan Beel Ahaan Dee Barashadu Ceeb Maahee
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
Sawtaan muqalka ku shegay maad daawan miya ?
@abdishoots8504
@abdishoots8504 6 ай бұрын
@@caalinAbyan Waan Daawaday Lkn Kuma Maqal
@abdulraven4970
@abdulraven4970 4 ай бұрын
​@@abdishoots8504muusecabdalle habaryionis
@lixle24
@lixle24 7 ай бұрын
Top 🔝
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
Thank you bro 👊
@mohamoudibrahimelmi1184
@mohamoudibrahimelmi1184 7 ай бұрын
Aadbay u muuqaal qurxoonyiin deegaamadaas aad xulatay, aadbaanay ii soo jiidataa ilaa aan kula dheemeeyo safarkaagaas lugta ah.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
Daqiiqadii imisaad ayad maraysaa inta as dhamaysanayso waan sugaya iso sheeg markaad dhamayso.
@maxamuudibraahin5219
@maxamuudibraahin5219 7 ай бұрын
Gacanbaan kuu taagay
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
Ana labadaba .
@Mohameda1
@Mohameda1 7 ай бұрын
Zxb intaa aad soo duubtabay calaa midhbaan u garanayaa meherada aad fadhiisatayna waa tii ilma faaraxbaan filayaa
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
Aduu si fcn ayad u kala garanaysa libaax.
@Mohameda1
@Mohameda1 7 ай бұрын
Weliba Waxa ka sii fiicnayd in aad waraysi ka qaado qof taariikhada deegaanka haya laakiin waad degdegsanayd zxb
@user-gp1so6sr2t
@user-gp1so6sr2t Ай бұрын
Waa dhinacee walal isheg waan jecleyste waa dalxiis fiican❤
@moqsharf2386
@moqsharf2386 7 ай бұрын
Aslmckum ninyahowni isilaali shalawyad dhaadheer labadii baal eed lahayd mid camerad baad ku hesaa tii kalana hangool waxaad u baahantahey camarad fooda aad sarato markaad degeyso WAA iga TALLO😮😮😮😮😮Mahadsanid
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
Mahadsanid insha allah waan dadaalaynaa .
@se1059
@se1059 7 ай бұрын
Deegaan aad u qurux badan weeye wllo xagay hargaysa ka xigta
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
Waxay ku taaal silsilada Golis ama buurta gacanlibax.
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 7 ай бұрын
Masha Allaah anigo caano geelkadhergay yasida iilugaysiiya intoon lulmo ayaan de….. ya 😂 lugtu wacaafimaad an caadi ahayn
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
Ma caano doonanaa geeli aya dhalaye oo dhawaan aan ubaxayaye.
@saidabdi73
@saidabdi73 7 ай бұрын
Hhhhhh ka da halulmine 😅😅
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 7 ай бұрын
Oo libaax ayaa kuu dhawee iska jir sxb,😂😂😂 Codka libaaxa noo baxaaya miyaanad maqlayn 😂😂
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
Imaka lama maqlo lkn habeen dhawayd wallahi meel igu dhaw ayu ka ciyay.
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 7 ай бұрын
Haa wanmaqlay anba lakin mala libaax muahayn de miskiinka wukuyaacilahaye
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 7 ай бұрын
@@caalinAbyan Cajiib ILAAHAY umadda haka badbaadiyo.
@icecreamgiroontheline
@icecreamgiroontheline 6 ай бұрын
Gabaygii mandhera loririyay Waxa kujiray Inad doxo noqoto dadmaro Iyo inay dameero kaciyan sidiidalaw Iyo inad dalacayso kalador
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Hhhh
@jamalskp7280
@jamalskp7280 6 ай бұрын
Dhagaxa aad uga shakido macdan soo qaad oo furiga ku ururi ilaa aad qalab ku eegtid helaysid
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Gurigu saw buuxsami maayo dhagxan
@user-du3qj4ww8k
@user-du3qj4ww8k 6 ай бұрын
Waxaan ka xasuustaa Ducaale midho timir iyo qudhac galool
@user-kr2pj9mn4h
@user-kr2pj9mn4h 7 ай бұрын
Zaxib kay jamac dhalato
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 7 ай бұрын
Dhul mar iyan ku bixiyay inader walahi ilahay khaayr haku siiyo dhulki aan xoola ku raci jirnay iyad no so duubtay inader geedu galool ma aha inu sogsog yahay iyan uu malaynaya wayo buuraha iyo dhulka gubnka galolku kama baxo galolku oogada iyu ka baxa
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
DHOSOQ IYO BARDE DAYIB MAANYAR IYO KUWO KALE WEYE .
@GuledAhmed-kz5ts
@GuledAhmed-kz5ts 7 ай бұрын
Kaw war xagee qabanysadee waad socotaauune
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 6 ай бұрын
Soomaalida in badan marka ay ka hadlayaan quruxda wadanka kama hadlaan meesha ay joogaan, gobol, degmo iwm Waxay kuu sheegayaan magaca meel tuulo ah...
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Ma IRIR SAMAALA ila hadlaya?
@abdulahimuhamud4024
@abdulahimuhamud4024 6 ай бұрын
SXB ANIGA AYAA QALABKA KEENAAYO XAGEE KALA SOO XARIIRAA
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Tukaankiina magici
@FatoumaMohamedMahdi
@FatoumaMohamedMahdi 5 ай бұрын
MAR HAADAD DEGANKA GACAN LIBAAX YAHAY MEELAHA ADAAG EE DHAADHACA AMBA LA KOORAYA WAXA LAGU SAMEEYAA XADHKO IYO BIRO DHAAGAXA BURTA LAGU GARAACAY SU LOOQABSADO
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Hiking 🥾. Insha allah waan samayn doonaa.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 6 ай бұрын
Masaska iska ilaali geedaha ayey saaran yihiin
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 5 ай бұрын
WAAR DHULKI CIISE MUUSE BAADA DHEXA MARAYSE😅😅😅😅😅😅😅😅
@CaliCabdi-to4ks
@CaliCabdi-to4ks 6 ай бұрын
Zxb meeshan adag maxaa usoo martay ma cidba idiintala meesha
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Qaar ayaan is haynay , oo laha ma so mari kartid !
@olowjumbur1175
@olowjumbur1175 6 ай бұрын
War wax aad taqaanid male sabah waxaa lgaa rbaa waa tuulo heblaayo oo ka tiran gogol heblaayo magaalo heblaayo ilaa tuulo heblaayo 20 km bey is jiraan
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Mahadsanid
@wm9669
@wm9669 7 ай бұрын
My mother is from erigavo I don’t know much about the culture
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
Do you understand somali language or you speak English only?
@wm9669
@wm9669 7 ай бұрын
@@caalinAbyan I understand and can speak a little bit.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
Dats good if you needn’t translator .
@raybadlebi5000
@raybadlebi5000 7 ай бұрын
Qurux da deeganka waxa ka daran 💎 gemstone cegaga buraha iyo dahabka waa degaan dihin oo dal San ah
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
Wa run maalin walba macdan ayan ku turunturoona. Qalab lagu baadho in doono weye.
@hamsekosar1196
@hamsekosar1196 7 ай бұрын
Alaylehe waad lugaysay Caalin official imaka waxaad nagaga dhigtay inaanu videos kaaga sugno
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
Doctor mahadsanid ‘ hadaa inaan dib u dhigo ayay noqonaysaa.🤣🤣🤣
@jamaismail3927
@jamaismail3927 5 ай бұрын
Dalow markaad joogto Cabdi Jaamac dhalato igu salaan!!!
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Maxan ku idhaah!?
@gorgornews-dc8uh
@gorgornews-dc8uh 7 ай бұрын
Heesta dheeraa wadadu wadankuna fogaa walbahaarku kululaa waxaa qaadi jirtay faadumo duur
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
Ya la qaadi jiray.
@gorgornews-dc8uh
@gorgornews-dc8uh 7 ай бұрын
@@caalinAbyan kaligeed
@gorgornews-dc8uh
@gorgornews-dc8uh 7 ай бұрын
KZfaq kuqor hadii aan waraaqaha
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 7 ай бұрын
hudisa iya la yidhada waxay kula baxday barigi uu libaxu joogay dhulka marku dadka qaato iyo buuraha la gali jiray hudisi ama hulushisi iyu la galay marka sidaas bah kula baxday magaca
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
Ha sax
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 7 ай бұрын
FILTERKA KA DAA HAD IYO JEER WALAAL DHULKA QAAR. KAN KAMA HADLAYO. WALAAL MAHADSANID
@user-pc2bt6nb8j
@user-pc2bt6nb8j 7 ай бұрын
markaa ma basaas baad tahay. sowtan aad wixiiba aad sawirtay. naga xishood
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
Wallahi qolo reer miyi ah oo meel aan mar tagay aya igu yidhi eraygaas ‘ Ma ku fikirty inaad tagto meel aan ahayn halkad ku dhalatay.
@abdicuud4492
@abdicuud4492 7 ай бұрын
Ma Cabsanesid Miyaa😢
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
Adventure ahan ayaan laha bal inan samayn karo. Waliba meelo aanan garanayn idinkana idin soo duubo meel aydaan arag.
@XAAJI.
@XAAJI. 7 ай бұрын
Brother please don't record the rocks you know your fone has trucker we know what to do wit them let us come back home brother inshallah don't show no more rocks
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 7 ай бұрын
Sida maska wadada la laab laabo 😂😂
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
Hhhh NIN QURBO JOOGA WADADA GO’oda wayn sida Maska ayu la laabanayay.
@DABCI
@DABCI 7 ай бұрын
Macdantaa banaanka iska taala caqligii lagu guran lahaa oo dadkooda loogu intifaaci lahaa ilaah idinma siin, ethiopianka usoo duuba oo siiya.
@XAAJI.
@XAAJI. 7 ай бұрын
Brother please don't record the rocks you know your fone has trucker we know what to do wit them let us come back home brother inshallah don't show no more rocks 12:55
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
Thank you bro bt i don't shoot in my phone i get used to shoot my camera .
@XAAJI.
@XAAJI. 7 ай бұрын
@@caalinAbyan MASHALLAH brother Thank you king 👑 you are star 💫 keep going forward inshallah we will take that wake together inshallah one love brother 👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑💫💫💫💫💫💫💫💫👑💫💫💫💫💫💫👑👑👑👑👑💫💫💫💫👑👑👑👑👑👑👑👑👑
SAFAR NAGU QAATAY 25 SAACADOOD IN KA BADAN 500 KM !
28:51
Caalin Abyan
Рет қаралды 31 М.
DAYR FADAL’ XAAJI DIRIYE IYO ILAA GAASHAAMO OO LUG AAN KU MARAY !
31:25
Look at two different videos 😁 @karina-kola
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 8 МЛН
Sunglasses Didn't Cover For Me! 🫢
00:12
Polar Reacts
Рет қаралды 5 МЛН
BUURTII LAGU BAABA'AY 1977 | KAARAMARDHA | Ep 44
27:01
Faysal Shaik
Рет қаралды 35 М.
HALKAN AYA BEER LA IGA SIIYAY !
40:21
Caalin Abyan
Рет қаралды 11 М.
SAFAR LUG AH ISKU DAR İLA XIINWAYNE?
21:40
Caalin Abyan
Рет қаралды 4,9 М.
XEEBTAN MA DAGI LAHAYD #2024?
29:24
Caalin Abyan
Рет қаралды 14 М.
Xeebta Somaliland Prt2, 2021
1:20:33
Habarwaa
Рет қаралды 26 М.