XILBAANU KUU DHIIBNEE MAXAAD NOO XADIWAYDEY???!!!SOORAAN IYO JAWAAN 2020 KKKKKK

  Рет қаралды 646,450

SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO

SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO

4 жыл бұрын

🔴 🔴 SUBSCRIBE★SHARE★COMMENT🔴 🔴
★ Sooraan And Jawaan Film Production ★
★★www.sooraanjawaan.com★★

Пікірлер: 437
@mohamedalinur7381
@mohamedalinur7381 4 жыл бұрын
Sooraan iyo Jawaan Tageera weyn from Mogadishu Runtii waxban ka bartaaa Mashlh Guleysta
@nuxurofficial88
@nuxurofficial88 4 жыл бұрын
❤WAXKASTOO MACAAN QURAANKENA AYA KAMACAN❤ like iyo subscribe ta sharaf korkaga ha ahaate
@dachiaizmail4573
@dachiaizmail4573 4 жыл бұрын
😂😂😂😂
@yaasiinaxmed7790
@yaasiinaxmed7790 4 жыл бұрын
warun ta
@djsaaqo5289
@djsaaqo5289 4 жыл бұрын
@@dachiaizmail4573 war soo dhig wax wanaagsan ay umadu ka yabaan
@abdilahiyusuf5779
@abdilahiyusuf5779 3 жыл бұрын
Allow Kuu Naxariso Abwaan Sooran Riwadihisi Hore Baan Kuso Celceshada Ninaan aduunka Loo Daynayn Buu Ahaa 😭
@cagawayne1512
@cagawayne1512 4 жыл бұрын
Inta Rabta in Taxane Sooraan Iyo Jawaan Riwaayadan Wacyigalinta ah Kadhigaan like Saara Janagale Acter Yaroo Soo Baxay buu Noqday walee
@xogtadunida4171
@xogtadunida4171 4 жыл бұрын
9k. 9k p
@maxamedcali270
@maxamedcali270 4 жыл бұрын
Burco waa talent sooraan oyo jawaan jilaaga yaree janagale wuxuu noqonaya acter khatara
@yaasiin70
@yaasiin70 4 жыл бұрын
Maye aniga dhigayga.... Macan ban leeyahaye 😂😂😂😂😂 sooraan nin adag.
@maxamedkarre8075
@maxamedkarre8075 4 жыл бұрын
Janagale wuxuu Matalayaa Wasiir Daacada Jawaana Mid Xoolaha Umada Cuna Sooraana Suldaan Ku Khasbaya Inuu Xoolaha Umada Cuno Waana Dhaqanka Soomalida Iyo Waaqaca manta yaala Fadlan Yaan Lakala ilaawine Lasoo Dhakhsada
@aamiinmukhtaar3681
@aamiinmukhtaar3681 4 жыл бұрын
Qabaxda yar wan kuu saaray sxp 😊👋
@maxamuudidiris8179
@maxamuudidiris8179 3 жыл бұрын
Sooran iyo jawaan
@abdiqaniqadar4095
@abdiqaniqadar4095 4 жыл бұрын
sooraan aabaha jiliinka weeyi noolow adeeroh inta ila taageerta labaduba like isumuujiya bilaa dhiig haygu noqoninee😂😂✌
@SayidAli-eh1lr
@SayidAli-eh1lr 18 күн бұрын
Sorry wll😢
@ahmetkeize1928
@ahmetkeize1928 4 жыл бұрын
Waxii Raggan jecelow Like i saar🤣
@ahmetkeize1928
@ahmetkeize1928 4 жыл бұрын
Hadaand jeclyn mxd liketa ii saarysa🤣
@ahmetkeize1928
@ahmetkeize1928 4 жыл бұрын
@@hamdamoza9035 🤣 De hadaad iga heshay raggaana ka hel😜
@Engqaman
@Engqaman 4 жыл бұрын
@@ahmetkeize1928 hhhhhhhhhh
@aftahkaramah5368
@aftahkaramah5368 3 жыл бұрын
Inta daawanaysa marku sooran Geeriyooday like Alle Jannada hakugu abaal mariyo legend😢😰(26-5-2021)Black day:
@geelegeele3513
@geelegeele3513 4 жыл бұрын
Soraan sowkaa odaygii waar bal ana ugu horeeye likte dhac kusiiya
@youssuffshaadi3159
@youssuffshaadi3159 4 жыл бұрын
Madooyinka aanu ku bixino hab online ah (Sharecada) 1.Qur,aanka kariimka 2:Luuqada Carabiga 3:kutubta Axadiista Hadaba Al Nuur Qu,aan Teachern ka baro Qur, aanka Adiga gurigaaga jooga Fadlan nagala soo xidhiidh what’s app 25263,4480182. Ama Teregarm, ( 252634480182)
@ahmedadan2362
@ahmedadan2362 4 жыл бұрын
Sooraan: Awalbaaba dhiig la'aan ahaa kan kkkkkkkk.
@hodanmowlid8380
@hodanmowlid8380 3 жыл бұрын
Allow ku naxariso abwaan soran
@mohamedhusein6671
@mohamedhusein6671 4 жыл бұрын
Dee sooran lanbarkii islantayduu yeedhiye sooranow islantaydana may kasoo gashay kkkkkk
@maxamedxuseen293
@maxamedxuseen293 4 жыл бұрын
Kadaa sooranow tuuganimo hakula taline
@massmass8300
@massmass8300 4 жыл бұрын
😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁
@abdalaali6591
@abdalaali6591 3 жыл бұрын
Sow adiga xaaskagaba cadeeyey se wax kaa yihiin
@xamsesamaale6389
@xamsesamaale6389 5 ай бұрын
Waxkasto wanagsanba wadbale Illahow kunaxariiso sooran 😢😢
@HoygaXaqiiqda.
@HoygaXaqiiqda. 4 жыл бұрын
Ruwaayad waaqici taaabansa weeye walh rag baan soo xasuuusaty saas ah alle u noqda ayaan leeenahay
@cumarsalaad4989
@cumarsalaad4989 4 жыл бұрын
waa siyaasada dalka sooraan iyo jawaan mashaAllah halkii loo baahnaa baad ka abbaarteen from muqdisho
@ahmeddubow8384
@ahmeddubow8384 3 ай бұрын
Allah ya raxmo,Sooran was a good man.
@abdilaahiibrahimsalah4169
@abdilaahiibrahimsalah4169 4 жыл бұрын
Masha allah waa ruwaayad ka hadalaysa waaqiciga taagan jilayaashana waan uga mahad xelinaya
@farhanwadani5287
@farhanwadani5287 4 жыл бұрын
Kabahuu ku tagay meesha ayuu qabaa kulahaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Like ha isku saarin waligaa
@abdiabdulahi9308
@abdiabdulahi9308 Жыл бұрын
Allow kunaxariiso abwaan soraan
@shuqayomar5092
@shuqayomar5092 2 жыл бұрын
That's true story dooran iyo jawaan all the way from wajir
@maxamedmuuseaxmedliiswaar.348
@maxamedmuuseaxmedliiswaar.348 3 жыл бұрын
ASC sooran iyo jawaan waxaan salata sharcigaad salaman thiin waad soo dhigteen.waliba Ku siigiijiya kuwa hantida dadka cunaaya. Wxii
@somalipure8835
@somalipure8835 4 жыл бұрын
Jilaagaa yaree Janagale Waa Acter ka Kaliyee Badali doona Sooraan Iyo Jawaan
@bustaale6554
@bustaale6554 4 жыл бұрын
Siduu ugu dhawaday markuu jawan u sheegay guriga iyo dhawrka gaadhi ayaan ka helay 😂😂😂😂😂😂
@cagawayne1512
@cagawayne1512 4 жыл бұрын
Inta Rabta in Taxane Lagadhigo Like Saara...... Walaahi Ragani Waxay Taabteen Meel Loobaahna Sooraan Iyo Jawaan Iyo Janagale oo Jilaa imika Soo Baxay ah
@maxamedabdi5716
@maxamedabdi5716 4 жыл бұрын
Hhh
@hodanxusen3320
@hodanxusen3320 4 жыл бұрын
@@maxamedabdi5716 🇸🇴🏞🧱🏖seed xaaran
@libanbile6320
@libanbile6320 4 жыл бұрын
🤣🤣 Wax xalaalaba dunida mayaaliin, sooraan jilaa weeyn 🙌🏽🙌🏽
@caabijamac
@caabijamac 4 жыл бұрын
Labada nin aan tageero soraan iyo Jawaan
@nishowsharif525
@nishowsharif525 4 жыл бұрын
Iskalaaji
@khadarmuhamedchannel
@khadarmuhamedchannel 4 жыл бұрын
Thanks 🙏 soraan and jawaan that’s true history
@heersareofficial7814
@heersareofficial7814 4 жыл бұрын
Aniga dhiigaygu macaan buu lee yahaye sooraan😂
@Khadar-Ali
@Khadar-Ali 3 жыл бұрын
Allow u naxariiso qabrinaga u nuuri
@khadarbidixo2030
@khadarbidixo2030 4 жыл бұрын
Walee soran ismail sugule inuu Somali soo maridoonin😂🤝✍
@Sakariajama
@Sakariajama 4 жыл бұрын
Camarad Buu Gurigu Leeyahay😂🙆😂
@aliwarsame551
@aliwarsame551 4 жыл бұрын
😄🤣😄🤣 anoona wali daawan ban iska qosla markaan sooraan arko
@bashiirmahamed9331
@bashiirmahamed9331 4 жыл бұрын
Ninkan sooran waa mucjizo hadal kastuu yidhaahdo waa qosol😂😂😂
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 3 ай бұрын
AHUN Abwaan Sooraan I Sugule
@sharmarkejama3367
@sharmarkejama3367 4 жыл бұрын
Legend soraan iyo jawan big respact💜🖤👍👍👍👍👍👍
@SALLOPORTAL47
@SALLOPORTAL47 4 жыл бұрын
Mayee anigu macaan baa lahaa😂😂😂 Sooran😃😃
@daryeelemedia9729
@daryeelemedia9729 4 жыл бұрын
Wllhi sooraan Allewaa u,abuuray haybada riwaayadnimo
@kingmolid9582
@kingmolid9582 4 жыл бұрын
Sooraan riwaayad ooo kujiro wxkle wye 👍👍 gacan utaagay odayga
@abdimajiidahmed4535
@abdimajiidahmed4535 4 жыл бұрын
Ruwayadan in badanban sugayay
@khadaromar3404
@khadaromar3404 4 жыл бұрын
Sooran iyo jawan waa ku wa ugu fiican
@xaajixaraabo9402
@xaajixaraabo9402 4 жыл бұрын
Rag culus sooraan iyo jawaan flimantado ama riwayadahodu maaha akhyaali iyo iska metel ee wixii bulshada ka dhex socda ayay ina hor kenan
@user-uv5ib2pp5b
@user-uv5ib2pp5b 4 жыл бұрын
Sooran waa saxdii yasalaammmmmm
@ahmedshaani5604
@ahmedshaani5604 4 жыл бұрын
Macaan ban leeyay bisinka alle hakaa shaafiyo haduu jiro hadii kalena alle hakaa bad baadiyo
@abdirahmanahmedali1451
@abdirahmanahmedali1451 4 жыл бұрын
Part 2 ayaan sugaynaa , si macnaha iyo ujeedada riwaayadu u dhamays tiranto .... Xasuusnaada balanteena
@mahamedabdikariim5377
@mahamedabdikariim5377 4 жыл бұрын
Wdfhh
@dirislecabdi5735
@dirislecabdi5735 4 жыл бұрын
Aniwaxn kuhaysta sooraan qaabka uuuu ufirinayo jawaan marku talefanka kuhadlayo siduu wajiga iyo afka yeelyelayo
@CAAMIROfficial
@CAAMIROfficial 4 жыл бұрын
Ar Sooraanaa🤣🤣😂🙌
@akirtulzaturki8119
@akirtulzaturki8119 4 жыл бұрын
Weysoo rogaan celiyeen sooraan iyo jawaan like.ta isiiya Dee hadaanba idin xasuusiyey
@maxamedabdi5716
@maxamedabdi5716 4 жыл бұрын
H
@yaasiinawilmohamed3054
@yaasiinawilmohamed3054 4 жыл бұрын
Ru waa yadaaan waxay ka tur jumaysa dha linyarada xilka haysa Iyo odayaasha xilka haya Far qiga udha xeeya Waayo odayaaasha qaar Waxay xilka katab cadaan hanti Balse dhalin yarada waxay Raadiyaan magac iyo in La amaano oo ay ka muu qato Daa cad ni mada YAASIIN AWIL MOHAMED
@user-pb5jp5zz2m
@user-pb5jp5zz2m 3 ай бұрын
26 march Ramadan 16 salaaso 18:07 2024
@ancamto
@ancamto 4 жыл бұрын
Abwaan Sooraan ❤💥👌
@Wacyi-Side
@Wacyi-Side 4 жыл бұрын
Birito xiligaas oo kale xalqada 2aad soo daaya 🙏🙏
@xasanmaquusteofficial5145
@xasanmaquusteofficial5145 3 жыл бұрын
Xashiish ka kiila cawaaye soo mahan
@cagawayne1512
@cagawayne1512 4 жыл бұрын
Sooraan mid dhiige leh na Maaha Awalba Dhiig malahayn Wllhy Intaan Qoslay Waar Qaybta Labaad Bal ku dhakhsada hhhhhh
@ahmedlozinho2944
@ahmedlozinho2944 4 жыл бұрын
😂😂😂markizi horapa dhig malahayn kualaha waxpu cuni alaha yelkadize wan udoni👌😂😂
@ahmedmohamudahmedsomali5066
@ahmedmohamudahmedsomali5066 4 жыл бұрын
Masha allah
@mohamettaplouz3195
@mohamettaplouz3195 4 жыл бұрын
Sooran wllhie xayranimada wuu kuzo Baxa😁
@apdikaniyuyo8251
@apdikaniyuyo8251 4 жыл бұрын
Waar captain walhi halkeedu dhigay garacu🤣🙆‍♂️
@apdirizakxasan5478
@apdirizakxasan5478 3 жыл бұрын
haa captaino
@abdulkaderhersi4204
@abdulkaderhersi4204 3 жыл бұрын
Macaan ban leyhy
@c-series777
@c-series777 4 жыл бұрын
Hh waa run walahi
@xamseibnuooglechannel1076
@xamseibnuooglechannel1076 4 жыл бұрын
Xaqiiq hada jirta and weeye Madaxada hada joogta alle hasoo hadeeyo
@mohamuudsubeer5876
@mohamuudsubeer5876 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkk ta ka dhacda wa layaabi😂😂😂😂
@hassanabdidualeh79
@hassanabdidualeh79 4 жыл бұрын
Legends❤️❤️
@hussenmahamed2517
@hussenmahamed2517 4 жыл бұрын
Keeeeb goin g
@cabdirashiidmaxamed660
@cabdirashiidmaxamed660 4 жыл бұрын
Wa xaqiiqadda manta ina haysata
@bilangeneraltradingcompany9804
@bilangeneraltradingcompany9804 4 жыл бұрын
sooraan nin.caadi ah maaha waa nin.maskax badan sida uu u jilay bal fiiriya
@dahirabdiyusuf3040
@dahirabdiyusuf3040 4 жыл бұрын
Woow
@maxamedmaxamuud826
@maxamedmaxamuud826 4 жыл бұрын
Soraaan ❤ iyo jawaan ❤
@tubtatoosan9845
@tubtatoosan9845 4 жыл бұрын
Odaygi soran oo madobayso marsaday 😉
@hodoindho7042
@hodoindho7042 4 жыл бұрын
Waa loo bahan yahay riwaadaha
@yoonisali335
@yoonisali335 3 жыл бұрын
Walahi nimankan wan kuqosla labadaba lambarkoda wahaya Sooran iyo jawaanba 63433 ki soran jawana 63443
@UstadBaxreyn
@UstadBaxreyn 4 жыл бұрын
Rag an tagero wlh wan i din xisaya
@starlanguagesacademy3571
@starlanguagesacademy3571 4 жыл бұрын
Sooraan waa hal abuure aad bulshada u wacyi galiyo daraadiis ayaan mar Burco ugu safray laakn waan so waayey markaas Jigjiga ayuu ku maqnaa
@kalidali8730
@kalidali8730 4 жыл бұрын
Wan salamaya sooran iyo jawaan waxa kale oo an raacinaya baryahan laydin mahayee so badiya riwaayadaha mahadsanidin
@Wacyi-Side
@Wacyi-Side 4 жыл бұрын
Oo marka ma neef baad tahay😂😂
@zheekhahablaha6742
@zheekhahablaha6742 4 жыл бұрын
Sooraan inuu timaha madoobayzo marsaday yaa ila arkay like isku muuji
@abdihakimabdullahiawaale.6735
@abdihakimabdullahiawaale.6735 4 жыл бұрын
Riwaayadaha noo soo badiyay
@ahmedqurxiye3297
@ahmedqurxiye3297 4 жыл бұрын
Inaa lilaah waxay ku tarjumaysaa war la 'aant shacabka iyo weerarnimada qayb ka mid ah siyaasiinta. Sooraan iyo kooxdiisu sir iyo caad ba umada wax way ugu sheegeen balse nasiib darro umadi wali way hurudaa. Allaw umada noo soo toosi siyaasiga si xun u socdka ahna noo soo hanuuni.
@abdimalikawalesaed3854
@abdimalikawalesaed3854 4 жыл бұрын
Jawaanow Sacada ii sheeg. Thankz
@siyaadsomaliosman6313
@siyaadsomaliosman6313 4 жыл бұрын
Sooraan nin loo xiisay
@deeqcumarmaxamed8956
@deeqcumarmaxamed8956 3 жыл бұрын
Waaw
@caaqilabdi6891
@caaqilabdi6891 4 жыл бұрын
7:33 Siniyaduu uyiri markasta isodaya sooraan🤣🤣🤣🤣
@abdihayehashi769
@abdihayehashi769 3 жыл бұрын
Waa riwaayad xaqiiqda ka hadlaysa
@suheebmohamed8128
@suheebmohamed8128 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣 waaan idin xiisay legends noo soo badiya video yada
@abdifataxabdilaahi4099
@abdifataxabdilaahi4099 4 жыл бұрын
Markasta I soo daaya aar sooraanow markaanu ku Aragno waa noo beer casaad iyo wax garadnimo masha allah alle haydin barakeeyo
@zakijr1367
@zakijr1367 4 жыл бұрын
SOORAAN IYO JAWAAN RIWAAYADIHIINII WAAN U XIISNAY NOO WADA INSHA ALLAH
@MohameDBazHE
@MohameDBazHE 4 жыл бұрын
Sooran : Macaan baan leeyahee hhhh
@fahiimajimcaan6350
@fahiimajimcaan6350 4 жыл бұрын
للتتهلللبببببباحح
@ismailebrahem9721
@ismailebrahem9721 4 жыл бұрын
Aar Awalba Dhiigiisu Naf Ma Lahayne Haduu Dhiig Leeyahay Wuxuunbuu Cuni Lahaaye Halkaa Ma Jiifeene. 😂
@abdikadirmohamud6236
@abdikadirmohamud6236 4 жыл бұрын
Hhhhhhhh Wlh Sooraan&Jawaan ilahay Cimrigiina ha dhareeyo
@cabdullaahiyare9951
@cabdullaahiyare9951 4 жыл бұрын
raag culus allaha maxay hadal dhameyeen
@Shortfilms639
@Shortfilms639 4 жыл бұрын
Soraan iyo jawaano soo labtay m.a
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 4 жыл бұрын
Sooraan iyo Jawaan 😂😂 😂
@mr.ismail6713
@mr.ismail6713 4 жыл бұрын
Markasta isoo daaya😀😂😂 sooraan iyo jawaan👌
@famo3369
@famo3369 3 жыл бұрын
War Jawaanow qaadka iska yaree, waxaa kaa caafimaad badan kaana firfircoon Sooraan. Sooran wuu ku dhali karaa. Maantana isaga ayaa kaa yar.
@updy2537
@updy2537 3 жыл бұрын
asc wasomaliya 100 jerquranka halodhameyo
@mohamedibrahim780
@mohamedibrahim780 4 жыл бұрын
Sooraan legend
@deynababdikarim9665
@deynababdikarim9665 4 жыл бұрын
Wow
@gadhleibrahim5259
@gadhleibrahim5259 4 жыл бұрын
Sooran jilaaga ugu jilista fiican somaalida
@xaashicali6770
@xaashicali6770 4 жыл бұрын
soraan iyo jawaan dhamaac
QAYBTA 2-AAD XILBAANU KUU DHIIBNEE MAXAAD NOO XADIWAYDEY??!!!!!!KKKKKKKK
10:36
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 297 М.
RIWAAYAD CUSUB SOORAAN & JAWAAN OO BIYAHII JIGJIGA XADAY
17:56
когда повзрослела // EVA mash
00:40
EVA mash
Рет қаралды 3,6 МЛН
Children deceived dad #comedy
00:19
yuzvikii_family
Рет қаралды 7 МЛН
Получилось у Вики?😂 #хабибка
00:14
ХАБИБ
Рет қаралды 6 МЛН
SOORAAN IYO XUSBIYADA MAXAA KALA HAYSTA 2017
14:26
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 804 М.
SOORAAN IYO  JAWAN   CEERIGAABO
13:41
DJ SOMALI
Рет қаралды 296 М.
SOORAAN IYO JAWAAN RUWAAYADI FISHLAYNTA 2017
7:16
YAASIIN BALBALAADHSHE
Рет қаралды 168 М.
Qosolkii Aduunka Sooraan oo Askari ah Iyo Waxa Qabsaday.
8:13
Qarri Jiqood
Рет қаралды 1,2 МЛН
majaajilo xisbiyada Somaliland.flv
34:41
RSTV09
Рет қаралды 1 МЛН
Basadiir iyo mataan weer filimkii darbijiifka tuuga noqday🤣🤣
10:21
hon farhan Diraac
Рет қаралды 1,4 МЛН
SOORAAN IYO JAWAAN RIWAAYAD CUSUB KHIYAAMO GUUR 2020 HD
17:16
YAASIIN BALBALAADHSHE
Рет қаралды 730 М.
FILM CUSUB BADA SOMALIA SOORAAN,DAAHA IYO CABDI YARE KKKKK
15:39
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 339 М.
SOORAAN IYO JAWAAN FULEY BEEN BADANAA RIWAAYAD CUSUB 2017 FULL HD
24:09
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 4,5 МЛН
Vampire Girls FIGHT Over Boy 😈
0:32
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 10 МЛН
Добейти 100000 подписчиков | Тгк- @Rom4ik539
0:28
THE POLICE TAKES ME! feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
0:31
PANDA BOI
Рет қаралды 19 МЛН
THE POLICE TAKES ME! feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
0:31
PANDA BOI
Рет қаралды 19 МЛН