xiriir sumaysan | Calaamado Muujinaayo in aad ku jirto calaaqo sumaysan .

  Рет қаралды 36,974

Omar Inshar

Omar Inshar

8 ай бұрын

Пікірлер: 162
@xamsebaatir4432
@xamsebaatir4432 8 ай бұрын
I am 23 years old and I don't still make girlfriend I love my money and my work😂 thanks bro
@Bakar_macalin_mohamed
@Bakar_macalin_mohamed 8 ай бұрын
damiin😂
@Abdifatah5792
@Abdifatah5792 8 ай бұрын
😂😂goood
@shedo7275
@shedo7275 8 ай бұрын
Same here bro just turned 24 I don't do girlfriends
@farhiyashilaabo6012
@farhiyashilaabo6012 8 ай бұрын
Imagine having 2024 ex right now 😭😂
@ayuubpoi9571
@ayuubpoi9571 8 ай бұрын
​@@farhiyashilaabo6012😂
@Ogsoor
@Ogsoor 8 ай бұрын
Aniga XIRIIR waa ku jire blse wan jaray Alx Noloshayda Hada anigaa Sidan doono Umaamulo 🥰🥰🥰🥰🥰
@nimconalka4344
@nimconalka4344 8 ай бұрын
Ana xalaadan ku sugna 3sano kahor Alx ugu dhanbeyn Illhay baa indhaha ii furay wana soo afjaray waana ka nastay o noloshaydan ku raaxaysta on ku mashqula wixi ka dambeyey xirir danba go.aan baan ka qaatay marki aan isku filnansho gaaro guurna diyar u noqdo baan raba inan xirir caafimad qabo on igu dheeranin iyo qof aan shaqsiyadeyda dhabta kula daqmi karo inan baadi goobo insha Allah wayo zamankan waxa xirir aynu u naqaano badankeen wa waqti dubis iyo wax aan faido lahayn iyo horu socod toona marki inyar laga reebo
@suhaibahmedabdirahnmaan6747
@suhaibahmedabdirahnmaan6747 8 ай бұрын
Xiriir malihi alx cida sidayda salaamayaa
@luulsacdi1858
@luulsacdi1858 8 ай бұрын
Anigu xiriirkaan wan ku jiray balse wanka baxay alx
@user-jn9gr7sj9c
@user-jn9gr7sj9c 8 ай бұрын
wxa soo hoos galaya xarirka kaala dhaxeyo asxptada
@natukon1992
@natukon1992 8 ай бұрын
​@@user-jn9gr7sj9c hadaan xidhiidh maqalno waxaan u malaynayaa waxkale😂
@Bullale6
@Bullale6 8 ай бұрын
Yaasalaam! Nuxurka Podcast-gan waa inaad ka kor ahaata Xiriirada khiyaaliga ah, ka kac Fadhiga Shaqayso, wax baro, wax akhriso, is dhis❤
@laylacalimaxamuud-xr3cv
@laylacalimaxamuud-xr3cv 8 ай бұрын
Wallahi waan ku jiri jiry xiriir saas ah lkn ilaahybaa faraj iiga bixiyey mar qudha alx 🤲
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 8 ай бұрын
Waa hubaal in dad badan oo wanaagsan ay ku saamoobeen xiriiro xun xun ama aad u liita ♎
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 8 ай бұрын
💯
@abdiazizabdiaziztaraa4776
@abdiazizabdiaziztaraa4776 8 ай бұрын
Wan jeclan laha inan sida omar okale inad da yartenu ku bararujiyo sida an aniguba daremayi 3year ago hada ugu yaraan an wax ka badali mowjidaha badi nimada iyo hiigsi laanta wcs dhaman team fandhal iyo ogansho
@hadillaium
@hadillaium 8 ай бұрын
Bdnka soomalida toxic relationships wxee u yaqaanin true love ❤️ 😂😂 mahadsanid omer😊
@SmileFestival2013
@SmileFestival2013 8 ай бұрын
Waaba qaladka ugu weyn ee dhalinyarta kujiraan Gaar ahaan faaraxyadeena
@somalidocmantery9692
@somalidocmantery9692 8 ай бұрын
😅😅😅😅😅
@Dhamaystiren
@Dhamaystiren 8 ай бұрын
Hhhhhhh😂ha wlhi
@hadillaium
@hadillaium 8 ай бұрын
@@SmileFestival2013 soo mhn bdnkooda waa narcissistic saas keeneyso inee toxic noqdaan
@NUURIYE.
@NUURIYE. 8 ай бұрын
​@@hadillaiummacalimada waa fahmey😂
@runkasheeg9317
@runkasheeg9317 8 ай бұрын
Waxaan ku jiray xiriir sumaysan mudo 10 sano ah Allah baa iga saaray hadda Alx waxaa igu hadhay Qalbi xanuun ii soo duceeya in Allah in uu qalbigayga ilowsiiyo dhacdooyinka foosha xumaa ee la igula kacay
@asioaxmed875
@asioaxmed875 8 ай бұрын
Ilaahay ha kaadulqado qaali saliga badso iyo xuska alle ilaahay haku waafajiyo
@abdullahciise80
@abdullahciise80 8 ай бұрын
🙏🙏🙏🙏 cajiib walal waa xaqiiqo jirta ...
@QANCIYE_FILMS
@QANCIYE_FILMS 8 ай бұрын
Golden voice🎉😊
@Ahmednor7
@Ahmednor7 8 ай бұрын
Muuqaalkan indhaha ayuu ii furay, mahadsanid ustaad❤
@naimaabduqadir9906
@naimaabduqadir9906 8 ай бұрын
Ilaahow xariir ku dhisan bila cadadis isii,cawa waxan go an ku garay inan so Af jaro xarirka isku koobsaday intu wallken omar no sharaxay runti Ana wax badan iskuku wacan lkn istiil wa nolahy Qof ii qalmo An is fahano wan helaya im shalh ,
@Beylood252Dalal
@Beylood252Dalal 8 ай бұрын
Sis guuleso waxan kugu dari lahaa go an ka yeelo adiga lkn tala hadey ku gu darsadan ushek hadeyna chose Kada ehen markaste taada No1
@Dhamaystiren
@Dhamaystiren 8 ай бұрын
Alx 2022 ayaa iigu dambeysey qofkii ugu toxic sanaa ayan ka saaray ❤isbedel weyn aya iga muuqda alx horumarkayga ayunban ku mashquulsanay xata waqtigii ayaa waasic iinoqdey
@Xayaat-omar
@Xayaat-omar 8 ай бұрын
Hdda ma dhagesta mise bari dhagestaa omar kheyr bdn allha kusiiyo
@farhiyashilaabo6012
@farhiyashilaabo6012 8 ай бұрын
Kulamida ahay walahi download idhi hadhow qadada kukarsana insh allah
@abdishakuursaciidmahamed2514
@abdishakuursaciidmahamed2514 8 ай бұрын
​@@farhiyashilaabo6012 😂
@marwanyare6082
@marwanyare6082 8 ай бұрын
INSHAAR noolw wll guul..Falastin. inshalh...alha jabiyo.. Gaalada.Qaniisiinta ah
@koofi508
@koofi508 8 ай бұрын
Ustaad cumar mahadsanid
@farhiyashilaabo6012
@farhiyashilaabo6012 8 ай бұрын
Xidhidhada toxic ga ah wa waxa ogumuhimsan eey tahay inad kaweynato lkn taas adaba ubadhedhay in lagu bahdilo been lagu shego xoriyada laga qaado imika anu qof ban ogatagtay silent_treament uu usiyay darted side ani marna ilasohadle marna iga amuuse you have to ask him/her waxa kudhacay lkn wa gorma magarane wa marka mankagu dadadu kaweynato wa markad gubato gadh herka ah inad Maya odhan kartid Horta💯
@abdiazizabdiaziztaraa4776
@abdiazizabdiaziztaraa4776 8 ай бұрын
85 oh MashaAllh sometimes wax ad u muhim ah oo adan daremi kari ayan modan in adigu nola sokamariyo waqtiga. Qaliga wacya galinta ku nixiso adun iyo aqiro alle haka abal mariyo i.a
@rahhmamohhamed9027
@rahhmamohhamed9027 8 ай бұрын
Mahadsanid ustaad noo soobadi muuqaaladan oo kle sbbtoo ah sanadadan danbe waa la isku dhiban yahay
@user-pu3ew5yd7y
@user-pu3ew5yd7y 8 ай бұрын
Run ahantii wax jira bulshadenana kubadan waliba aan anagunaragnaynmarkhatina kanahay ayaad shegtay wll cumar majadsanid Qof kasta oo xidhiidh sumaysan kijira fadlan katasho wll anagaa ragnay shaqsiyadada iyo nagtadaba waad waayi hadad kusii jirto
@mariamm.sheikhw1522
@mariamm.sheikhw1522 8 ай бұрын
Xalka soo raaci ustaad, shukran ❤
@cumarxakameeye3097
@cumarxakameeye3097 8 ай бұрын
Mahadsanid mclin omar in shar❤
@abbaskhan5405
@abbaskhan5405 8 ай бұрын
Saakay waa aamini waaye xilliga aad soo galisay😅
@iamzaki5027
@iamzaki5027 8 ай бұрын
cawa xiligaan socota see cml
@rahimaali5762
@rahimaali5762 8 ай бұрын
Alla waxaan xasuusta Bari aan 3 bil la joogay gabadh aan qaraabo nahay siday NAFTA igu dhibtay wax soo iibsadaba waxay igu tidha mn xidheen wxn ilaa aan gaadhay shaygan soo iibiyaba in aan Ka qariyo markii danbe wlhi wn la joogi Kari waayay San Ka imid dadka noocaas ah markad la nooshahay waxaad mooda in aad naar yar ku dhex nooshahay anigu wxn rabo Ayn gadan jiray oo mn Ka yeeli jirin lkn hadalkeeda cidhidhi badan Ayn Ka dareemi jiray
@KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt
@KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt 8 ай бұрын
Jazakallaahu kheran
@drssagalsuuro878
@drssagalsuuro878 8 ай бұрын
Mahadsanid ustad
@edowaligey9595
@edowaligey9595 7 ай бұрын
Thank you so much ogansho ❤
@Koofile
@Koofile 8 ай бұрын
Mahadsanid brother
@spongebobsquarepants4079
@spongebobsquarepants4079 8 ай бұрын
Absolutely ✅️
@AhmedBincabaas-id1iy
@AhmedBincabaas-id1iy 8 ай бұрын
Podcast_gaan waad Nagala soo daahday wllhi anyway Mahad sanid.
@user-ey6pj1wm1f
@user-ey6pj1wm1f 8 ай бұрын
Mashaallah ❤
@Salim_Abdalla
@Salim_Abdalla 8 ай бұрын
Alx salad subax xada so tugdi 😮‍💨❤️
@user-vw1ey5ce4v
@user-vw1ey5ce4v 8 ай бұрын
Mahadsanid wllo 👏🙏
@user-rg4ro4we9t
@user-rg4ro4we9t 8 ай бұрын
cumar fadlan videoyaayadii soo badi waan saluugayaa
@RealAbdalla110
@RealAbdalla110 8 ай бұрын
Cumar video Yada lacag ayu kasemaya lkni anako sarir kujifna an dageysana 😢
@M.khaliij.
@M.khaliij. 8 ай бұрын
Waa buriyay waana ka fogaaday qof nocaasa wax daremay culeys iyo is tarees waxaanba u maley qofkaas ino xanuusanyahy ..sidiso okale ina noqdaa ka baqay waana is mac salameynay waayo waxaan ka kari waay si tabiciya ila dhaqan
@Alinoor-zm2hm
@Alinoor-zm2hm 8 ай бұрын
M.a my teacher ❤ u wll
@mohamedbashirmohamed7706
@mohamedbashirmohamed7706 8 ай бұрын
ustaad omar inshar 💥💥💥
@user-sm9jo5lp8g
@user-sm9jo5lp8g 8 ай бұрын
Mahadsanid🎉
@ismailaadan9940
@ismailaadan9940 8 ай бұрын
Soomalida Af-soomalina wey ka Tageen luuqad kalana ma gaarin , war luuqadiina isaga hadla Somali ayaa la hadleeysaane
@qadrodahir7896
@qadrodahir7896 8 ай бұрын
Masha Allah tabarakalah jazakalah kheyr waxan ka Codsall marking ad so galeyso iyo marking ad ka baxeyso in ad u duceyso walaalaheyn falastiin anagan aaminta an dhahno mahadsanid
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 8 ай бұрын
Mahadsanid istaad
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 8 ай бұрын
Walahi wa iga qoslisisay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅
@mubaarakmogadishawi
@mubaarakmogadishawi 8 ай бұрын
Mahadsanid ustaad cumar inshaar ❤❤❤
@maryamaabdallahi7493
@maryamaabdallahi7493 8 ай бұрын
Dadkas khiyaaliga ah xage ku noolyihin aniga been been nolosheyda maba ku wadi karo really life ba aqaana waqtiga ha iska lumini waa qali ka faaideysti😢😢
@hodoali5714
@hodoali5714 8 ай бұрын
Mahadsanid wlo
@qarawe07
@qarawe07 8 ай бұрын
Waad mahadsanthy wll
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 8 ай бұрын
War omar dadkan wadado bay iskaga ka dhigayan waa wada😮 dad drama badsaday🎉🎉🎉😅 alxamdulilah hadanana labo labadas ku jirin❤❤😊🎉
@drkaremphmohmoud
@drkaremphmohmoud 7 ай бұрын
Walaal, omer. Podcast noo samee Adigoo. Mahadsan.
@Maryama_cabdillahi
@Maryama_cabdillahi 8 ай бұрын
Waa mahadsantahay walaalkay.
@abdirahmanabdinur2892
@abdirahmanabdinur2892 7 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله تعالى وبركاته
@sirmoha.editor11
@sirmoha.editor11 7 ай бұрын
18:36 absolutely
@qurux1113
@qurux1113 8 ай бұрын
ولاتستوى الحسنة والسيئة ادفع بالتي هي أحسن فأدالدى بينك وبينه عداوة كأنه ولي حميم
@AyaanleCabdi-nt4dy
@AyaanleCabdi-nt4dy 8 ай бұрын
Ha ha yaraysanina wax yaabahaas xidhiidh waabaysan waa arin jirta
@schlapbachtransportag4182
@schlapbachtransportag4182 8 ай бұрын
Mahdsnid bro
@MohaAbdi-sr7kp
@MohaAbdi-sr7kp 8 ай бұрын
Barnaamij anfac leh
@user-ns3qd2vd9m
@user-ns3qd2vd9m 8 ай бұрын
Isoo duceeyo xarirkaas aniga ku jiro wlhi blhi qalpika i xanuunayi😢😢
@Aix988
@Aix988 8 ай бұрын
Ku duceynaya anba wn so marey si dhirigali noloshada hore mari
@NayraVlogs.297
@NayraVlogs.297 8 ай бұрын
Same
@user-ns3qd2vd9m
@user-ns3qd2vd9m 8 ай бұрын
@@Aix988 thnks
@mohamedalimohamud-fm8si
@mohamedalimohamud-fm8si 7 ай бұрын
Keep going ❤❤
@Amirada_Sunduz
@Amirada_Sunduz 8 ай бұрын
I'm single koleey naftyda inaa farxd leee xiriir igu filan😊❤
@nashortfilms1376
@nashortfilms1376 8 ай бұрын
wale waa runtaada wale wa runtaada
@cwaasacfaarax4713
@cwaasacfaarax4713 8 ай бұрын
Omer inshaar ❤
@SirTa-NolosHa.
@SirTa-NolosHa. 8 ай бұрын
Alx waa ka nastay gabar yar iyo buuqeed shaqadayda, cibaadadayda iyo gym tayda Alx ilaahay baa mahad usugnaatay kadib Ustaadka.
@user-bb4lb7gh3b
@user-bb4lb7gh3b 8 ай бұрын
I hope to recover as quickly as possible
@LibaanMedia
@LibaanMedia 8 ай бұрын
Run weeye xiriirada qaar waxa dhaama inaad xidho sii socoshadiisa waayo waxa lumaya dhamaan biniaadanimadaadii oo dhan run ahaantii ani ahaan waan dhadhansanayaa podcastigan waayo waxaanba ku suganahay wakhtigan xaadirkaaa
@user-yt4pf7yo2g
@user-yt4pf7yo2g Ай бұрын
Hanbalyo sxp kanaalka ogaansho 1malyan was kuu habelyeynayaa sxp horley usoco❤❤❤❤❤❤
@sharifoali5503
@sharifoali5503 8 ай бұрын
Somaliya xaaladeeda ka soo hadal without siyaasad
@unitedstatesofsmlya3374
@unitedstatesofsmlya3374 8 ай бұрын
Wlh nolosha dhabta ka hadashay!!
@AbdinasirDahirHashi-tb7um
@AbdinasirDahirHashi-tb7um 8 ай бұрын
ASC wll omar inshar midas aniga ayeyhada iheysa
@Farmino9
@Farmino9 8 ай бұрын
Iam 19 year old i don’t have a Girlfriend i love my money and my job So iam happy ❤thank you bro ❤😂
@Alon_404
@Alon_404 8 ай бұрын
markii horeba gf dhaqan uma laheyn waa wax laga keenay reee galbeedka. caadi u hadal nacas yahow
@Siciid12
@Siciid12 8 ай бұрын
​@@Alon_404been ma ahan nin iyo naag meesha ay iskugu imaan karaan only waa guur sheeko iyo saxaabiibtinimo raga ayaa lala wadaagaa waayo ayaka ma damcaysid waligay gabar saaxiib xitaa iskuma dayin xitaa dumarka social mediyaha ku jira jirkooda is kaadaaye wajigooda xitaa ma fiiriyo ❤
@Farmino9
@Farmino9 12 күн бұрын
@@Alon_404 yaku weydiiyay nefoow 😏😏
@mariankasim-go8le
@mariankasim-go8le 8 ай бұрын
Jawaan ciida waaye waliba lkn lugumala qaban doonee markaa la dhacdoo feer ka jabtaa ka tagee ok
@abdulahiqurbo4
@abdulahiqurbo4 8 ай бұрын
M.a wllo waxaan ku faraxsanahay inaan ka mid ahay dadka kaala socda xagaan
@somy.com6
@somy.com6 8 ай бұрын
18:31 😂😂😂 wlhi nin wax badan og ayaad tahay cilmiga allaha kusiyadiyo
@justforidea1282
@justforidea1282 8 ай бұрын
Dee omarow waxad Ka shekaynay qof laga adagyahy, yacni qof baqaya. kasi xidhiidh maaha
@Ogsoor
@Ogsoor 8 ай бұрын
Wllhi wan Qoslay waa Qof la caburinayo qofkaas😂😂😂😂😂
@omarmohamoudrp4do
@omarmohamoudrp4do 8 ай бұрын
Mahdznid Ustaad omar❤
@mohayaasir1812
@mohayaasir1812 8 ай бұрын
Manshallah maclin Omar respect wow
@abdishakuursaciidmahamed2514
@abdishakuursaciidmahamed2514 8 ай бұрын
Wllhi Xili Aan Ubahnaay oo Mantay cid iiga Baahi Bdn eysan jirin Ban La Kulmay Videogan mahad sanid @ogansho
@Maxamed-sb3vo
@Maxamed-sb3vo 8 ай бұрын
Usteed finanka ka so hadal
@dhuuhdesigner8912
@dhuuhdesigner8912 8 ай бұрын
Waa aniga qofkaa xun 😢sorry❤but wan ku jeclahay qofkasow
@nimconalka4344
@nimconalka4344 8 ай бұрын
18:33 😂 wale wa runta kuwo badan baa nocaasa Allow inta xirir sumaysan ku jirta ka saar o wax ka kheyr badan ugu badal
@abdiali3923
@abdiali3923 8 ай бұрын
Gacmo isdhaafo ayaa galadi kujirtaa
@CabdileHassan-hz9mw
@CabdileHassan-hz9mw 8 ай бұрын
Ninkan ma inuu ciyaal usheekaynayuu namoodaa horta wuxuu rabaa inaan carabta caabudno
@abbaskhan5405
@abbaskhan5405 8 ай бұрын
Hadeeysan ku anficin iska bax wll
@asmoabdinor9087
@asmoabdinor9087 8 ай бұрын
Walal luqada carabiga ajnabi nagama ahan waa waajib inaad barato si micnaha qur'aanka ufahanto luqada somaaliga iyo luqada carabi waa luqado diimeed waa mahadsantahy
@kinghamaaz1352
@kinghamaaz1352 8 ай бұрын
Cinwaanka meesha kuqoran ma arkeysid jaahil maa tahy carabigana waa kugu waajib inaad barato salaadaada qur'aanka carabi waaye
@rooraayecali7939
@rooraayecali7939 8 ай бұрын
Yaa ku qasbaya oo dhageyso kugu yiri. Haddaadan rabin isaga bax meesha.
@SUHAYBJOKEF2021pk
@SUHAYBJOKEF2021pk 8 ай бұрын
Naseexo kugu socota sxp {wll hadhibin naftaada oo hana cadaabin hadii ninkan aad rabin iskadaa maxad isku dhibaysaa wll naftaada ka adkow]
@hanefa283
@hanefa283 8 ай бұрын
Naagahii soo maalida nin xaaraan ka ah lacagtiisa ayey rabaan Train dheereeya hamaree
@nasiib631
@nasiib631 8 ай бұрын
😂😂😂 ma mid ba kudhacdy
@amalismail7772
@amalismail7772 8 ай бұрын
Toxic relationship it’s very bad ❌🤭
@asmoabdinor9087
@asmoabdinor9087 8 ай бұрын
Gabi ahanba mafiicno in shaqsiyadada aad ubadasho qof kale baniadam ah hadi larabo halugu qaato hadi larabo halugu diido haddi aad iska dhigto qof kale waxbadan masiiwadi kartid ee waxba haxiiqin
@xamdabasha3927
@xamdabasha3927 28 күн бұрын
Walhi bilhi tolahay waxa tosbu ihaysta waliba wa saxibkay danta isku kaya xidhay moye isku dabecdba manhin
@salimagent9394
@salimagent9394 8 ай бұрын
Bro mice Naha mice Naha Habadine bro ee micena buxa noso gudebii
@Ahmedabdilnasir
@Ahmedabdilnasir 8 ай бұрын
Xiriir marka maqlo ciil baa iqabta, 2018 baa khiyaali iigu danbaysay 😅
@Siciid12
@Siciid12 8 ай бұрын
War ani sidaa u soo jabay dhulka laygu jiidayey hada guur iyo kacsi ba waa nacay 40 guur laan waa gaari karaa 22 sano jiraa 19 marka jiray hadaan naag arkin ama guur niyada aan gashanin waa waalan jiray 😂😂
@Nafisa23-uz3yf
@Nafisa23-uz3yf 8 ай бұрын
Laxowla wa iga qoslisay omar😂
@laylacalimaxamuud-xr3cv
@laylacalimaxamuud-xr3cv 8 ай бұрын
422
@Sanyo2c
@Sanyo2c 8 ай бұрын
3am🎧🐐🫶🏻
@user-kt4cu7du1c
@user-kt4cu7du1c 8 ай бұрын
Abayo ila qabo kulahaa xagee lowadaa😂😂
@duulqarneeynduulqarneeyn5913
@duulqarneeynduulqarneeyn5913 8 ай бұрын
Barnaamijkan falasoofku wuxuu la hadlaya dhalin yarada xaga jacaylka iyo qaraamka hhhhhhhh
@hana8824
@hana8824 8 ай бұрын
Dumarku waxay sidan udhaqmaan markay ninka nacaan ama kuwooda aan caqligabadnayn markay arkaan in ninkani yahay nin aad ugunugul ayada lakin nimanku badanaa sidan way udhaqmaan markaad inbadan jeceshahay aaminto waliba aad usheegto meelaha aad kanugushahay tusaale markaad tiraahdo in layfuro waan necbahay ama kalinimada waanka baqaa naagta aan caqliga badnayn iyo nimankan sidaa ufekeraba waxay kasimanyihiin markaad go’aan kamadanbaysa kagaadho ayay dhulka isdaadiyaan oo baroor bilaabaan 😏
@cawildaaci9077
@cawildaaci9077 8 ай бұрын
Mahad sanid
@ismailali7223
@ismailali7223 8 ай бұрын
Somalida kaas wexy dhahdaa daniiste
@sahan233
@sahan233 8 ай бұрын
Kan dumarka miyaa mise
@amalismail7772
@amalismail7772 8 ай бұрын
Jacaylka halka dhinac ah naftaada aya ku bahdilmaysa, xidhiidhka hadaan labada dhinac laga wadayn, iska jooji
@ahmedafgooye3427
@ahmedafgooye3427 8 ай бұрын
Not interested in relationships, free life 😂❤
Always be more smart #shorts
00:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 47 МЛН
Heartwarming: Stranger Saves Puppy from Hot Car #shorts
00:22
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 20 МЛН
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 30 МЛН
Khadir | fandhaal Podcast | Qiso Micno Weyn Xambaarsan .
29:51
Omar Inshar
Рет қаралды 119 М.
Mowduuc Muhiim ah | Fandhaal Podcast 65 |
40:20
Omar Inshar
Рет қаралды 40 М.
Maanta kadambe Si aanan Qadaadka lagaaga Dharbaaxin .
14:57
OGAANSHO
Рет қаралды 241 М.
069 | 27 | Siyaad Barre siduu kacaanka ku abuuray.
21:45
Sahan Podcast
Рет қаралды 49 М.
المهدي الحقيقة الكاملة وكل ما يجب أن تعرفه
3:05:58
على خطى الحبيب
Рет қаралды 100 М.
Hadii aad ka jawaabto Su'aashaan waad Xoroobi | Gaashaan 1 |
18:22