Barbar "hada ka hor ayaa waashay maxaa dhacay ka dib" Qosolka Aduunka"

  Рет қаралды 151,564

Xogmaal Media

Xogmaal Media

Ай бұрын

Oomaar Barbar "aniga hada ka hor ayaa waashay maxaa dhacay ka dib" Qosolka Aduunka"

Пікірлер: 178
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw Ай бұрын
Oomaar Nin soo jabay dheh Waa dhulmar. C salaan hareeri Mahadsanid
@Hubimahomed-mg4lz
@Hubimahomed-mg4lz Ай бұрын
😂😂😂😂
@Bashka-nm7wg
@Bashka-nm7wg 17 күн бұрын
❤ kkkk wali❤
@Umm_HN
@Umm_HN Ай бұрын
Alaha kaa madoobeyo codka aad heeha kuqaadeysid mid ku akhriya ilaahay kitaabkiisa Allah kaadhigo aduunyadaad iyo aakhiradaada Ku anfacaya Allahu yahdiig
@WaayoArag.
@WaayoArag. Ай бұрын
Naa wiilka ha habaarin. Ilaahay codka macaan ha u daayee, ma in uu codka riyaha oo kale yeeshaad rabtaa😎
@Umm_HN
@Umm_HN Ай бұрын
qof muslin ah hadaad tahay hadalkaa kuma aadan dhiirateen , ama jahli ayaa ku haya itaa kuu dhaafimaayo, laakiin hadaad muslintahay Allah yahdiig wabilaahi towfiiq
@yusufcade5410
@yusufcade5410 Ай бұрын
😊😊
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Ай бұрын
Thanks Hereri ❤❤❤❤ for sharing with us this wonderful interview 🙏
@NicomoDollar
@NicomoDollar Ай бұрын
Showga aad ladahay waxqeer ah allaah hakugu badajoz alle wax uurali kayahay mafiicno fanka ilaaheey kamadooweyo aamiin yaa allaah
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Ай бұрын
Masha Allah barakumu Allah jamiican ❤❤❤❤
@abdisalanadan7878
@abdisalanadan7878 Ай бұрын
The p.f he is talking about is plasmodium falciparum that causes cerebral malaria which can even cause coma and death 😂😂😂malaria awashi😅
@Yuusuf-Adam143
@Yuusuf-Adam143 Ай бұрын
Walaal ma faranji baa tahay?
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 Ай бұрын
Plasmodium falsiparum is the worst. SOOMAALIDA aad bay ugu taqasustay noocaan malariyada oo waxy dhahaan PF ayaa hayso qofkaan ama PF ayaa igu dhacday. 😆 Walciyaadu billaah.
@abdisalanadan7878
@abdisalanadan7878 Ай бұрын
@@Yuusuf-Adam143 I'm clinician.
@YassinAmigoAhmed
@YassinAmigoAhmed Ай бұрын
By tsetsefly or 😂😂😂
@farxanmohamed4871
@farxanmohamed4871 Ай бұрын
❤❤laba qof umada ku qaaliya weeye hereri iyo barbar
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE Ай бұрын
Oomaar is not easy
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 Ай бұрын
masha allah i love him ❤because he is honest and kind person
@Dugsiiye2002
@Dugsiiye2002 Ай бұрын
Masha allah barbar Omar waa legend really true legend
@nurtoalasow7862
@nurtoalasow7862 Ай бұрын
C/salam waa faniy tii xuftaa walida
@Oumalkermohamed-xe8pd
@Oumalkermohamed-xe8pd Ай бұрын
😂😂😂😂😂
@AyanAbdillahi-yk8rd
@AyanAbdillahi-yk8rd Ай бұрын
Omaar Barbara waaaa ku salamay wlhi waa jeclahy warasigisaa😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MrSultaan99
@MrSultaan99 Ай бұрын
Oomaar waa nin funny ah,. Shout out to Oomaar.😂😂😂
@Qurunwareejiiye
@Qurunwareejiiye Ай бұрын
Two legends
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Ай бұрын
Masha Allah Oomaar Barbar is a wonderful legend. Dumaashi ❤️ ♥️ ❤
@Abdulkhaadirahmed
@Abdulkhaadirahmed Ай бұрын
Dhimar tagay dhamaan kuma soo laabto ilaah haku soo hanuuniyo qofkasto waxoow raadsada qofkiisa manta hadii aad sidaan ku dhimato tacsiyadaada waxaa soo buux dhaafinaayo fanaaniin sheekh hadoow dhinta tacsiyadiisa culimo ayaa soo buux dhaafinaayo bal dib u eegis ku sameeyo labadaas qof isku karaamo miyaa jawaabto waa mayo gafkaayno iyo geeridaayno ilaah makulmiyo
@caarre9267
@caarre9267 Ай бұрын
Alleelahay waraysigii hore ee gabadhii kaa qaaday baa ka funny sanaa
@fatimanour9793
@fatimanour9793 Ай бұрын
Hareri Legend Iyo Barbar
@AbdillahiHoussein-um2vm
@AbdillahiHoussein-um2vm Ай бұрын
barbar
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si Ай бұрын
2 Legend baa is wareysanaaya Ragedii Esh calaa Kaftan, Haaye Haaye 👍
@RobbieMJ
@RobbieMJ Ай бұрын
Came 2017 in Canada but live in Windsor ON for 9 years. Do the math 🫤
@shiinebeatsofficial1597
@shiinebeatsofficial1597 Ай бұрын
2015 buu imaaday Canada 🇨🇦 2017 fankuu kusoo biiray taaarikhda ha isku qaldin
@RobbieMJ
@RobbieMJ Ай бұрын
@@shiinebeatsofficial1597 2017 un ban maqlay in the interview. Wax 2015 kuma jiro mesha. But it's OK
@zeinabhirsi6071
@zeinabhirsi6071 Ай бұрын
ManshAllah that song belongs to .Roda-kheef 😊
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 Ай бұрын
ASC. Mj. Waaxan. Nimankooda. Ku. Jeceelahay. Laabusaka. Aliigaanati. Maasha. Allha. WaA. Idiin. Salaamay. From. Buraco
@QoryoolayGoojacade
@QoryoolayGoojacade Ай бұрын
Uganda good county
@deeqaomar2142
@deeqaomar2142 Ай бұрын
Oomar is smart man
@deeqocabdisalanwarsame6444
@deeqocabdisalanwarsame6444 Ай бұрын
Mid yar oo fani ah kulaha Nakafali miyaa xerada qaxotiga ee Uganda kkkkkkkkkkkkkkkk
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 10 күн бұрын
Heesta ugu horaysay anigaa Toronto kaga duubay videoga bishii August 2017
@sakinamoumin9998
@sakinamoumin9998 Ай бұрын
Omaar cadi maha 😂😂😂😂😂😂😂
@Amuula
@Amuula Ай бұрын
Omaar haduu waalnaan jiray xitaa anaga shacab ka ahaan Waa noo fiyowyahay😂😂😂
@farhioadenwarfa
@farhioadenwarfa Ай бұрын
Malaariyaa ku dhacday
@user-zc4gx4hn3m
@user-zc4gx4hn3m Ай бұрын
😂😂😂
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 Ай бұрын
Wadaaddu inay habaaraan maahynevinay uduceeyaan ayeey ahayd
@user-ry9vx1wn7i
@user-ry9vx1wn7i Ай бұрын
Omaar isnot easy😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤
@abobasement346
@abobasement346 Ай бұрын
Omar waa so funny waxaan kah helah sidu u lah hadlo gabdhahah
@khadrafarah5488
@khadrafarah5488 Ай бұрын
ILAAHOW SILAAMKA IYO SOOMALINIMO NAGU HANONI AAMIIN❤❤❤❤❤
@abdiganidagane3567
@abdiganidagane3567 Ай бұрын
Oomaaar in cumar ladhaho maaanta ayaa iigu horeeysaaa. Midda kale waaba nin funny ah
@user-wf3ym7rn1r
@user-wf3ym7rn1r Ай бұрын
Omaar xariif magaalo
@HassanAli-gs2ls
@HassanAli-gs2ls Ай бұрын
Kkkkk hees sagaal nin diideen 😂😂😂😂😂kal iyo laab aan u qoslay
@aweysmusse9227
@aweysmusse9227 Ай бұрын
Naag miya hesta 🤣😂
@user-mg4fk3hg2i
@user-mg4fk3hg2i 28 күн бұрын
Kkkkk heeta barbar waxaan kamid ahaa dadkii barbarka isu tuuray waan xasuustaa qofyarbaan ahaa😅😅😅
@user-lj1ly8fv7j
@user-lj1ly8fv7j Ай бұрын
Oomaar heesbaan hayaaye ma laxamayn inader
@abdiwaliosman4706
@abdiwaliosman4706 Ай бұрын
Subxaanalaah Dad salaad ku jiro Istuuray kulahaaaa Salaada ayaaaba saaas ula sahlan Istaaqfurullaah
@Lakimohamed197
@Lakimohamed197 Ай бұрын
waaalaaa aaaaa wr kanaaa
@umulkheyrmaxaud5018
@umulkheyrmaxaud5018 Ай бұрын
wallee oomar inoo heesay ahay ma ogeen inkasto aan jeclayn heesaha aan u badneen heesaha soomaliya, So nice story Mr oomaar. lkn Oomar waxaa ku arkay oo ku bartay instragm, ka asiga iyo saar sheekadood hhhhh so funny waye labadoda keep going
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 Ай бұрын
Waa nin qalbi saliim ah oo dadkiisa jecel ogna abaalka loo galay. Maashaa'Allaah walaa quwwata illaa billaah. Allaha kugu hanuuniyo dhinaca khayrka iyo cibaadada heesahana kuugu badalo Qur'aanka xifdintiisa iyo baristiisa. Abwaanimadana u badasho music la'aan dumar dhex gal la'aan Inshaa'Allaah waayo fanka iyo murtida kuma xirno oo qura inaa dumar dhex yaacdo oo music tunto. Adoo dhowrsan oo iska ilaaliyay wuxuusanvRabbi raali ka aheen ayaad dadka usoo gudbin kartaa wixii wanaagsan oo ku dhaanto.
@KingAkwadani-fu4pq
@KingAkwadani-fu4pq Ай бұрын
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii Soo booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 Ай бұрын
Omaar funny waaye smart ah m.a fanan dhemeystiran iga dheh xerada qaxotiga ugand e Nekavali cida so marta ba ka shekeyn karto xeradas Nin rag wa kasii maray jab omaar jabkiisa ma qarsan koleey
@ikram_moHameD123
@ikram_moHameD123 26 күн бұрын
Ala OmarOw 😂😂😂
@katuunomar2814
@katuunomar2814 Ай бұрын
Is not easy onaar
@Hadan-hu5rk
@Hadan-hu5rk Ай бұрын
Cabdisalam kulaha waayaqaaniin markaad haaye haaye noqoto 😂😂😂😂😂😂
@XussenAbukar
@XussenAbukar Ай бұрын
Hhhhhhhhhh hhhhhhhhhhh hhhhhhhhhh hhhhhhhhhhh hhhhhhhhhh hhhhhhhhhhh
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 Ай бұрын
Cumaar. Can Ku. Jeceelahay. Mafaano. Jaabakiisi. Hoore. Buu. Kashakeeyaa. Waa. Waxii. Soomaaray. Waa. Nin. Raageeda. Maasha. Allha. From. Buraco. Cuumaar. Guulaso. Walaalo
@abdiganidagane3567
@abdiganidagane3567 Ай бұрын
Oomaaar in cumar ladhaho maaanta ayaa iigu horeeysaaa. Midda kale waaba nin funny ah. 9 nin diideeen kulahaaa
@aminamohamed3387
@aminamohamed3387 Ай бұрын
Wa rer miyi walidu wax fcn umaleya fany bu karadinaya
@farhiyadahir3725
@farhiyadahir3725 Ай бұрын
Soomalida vadankood waa waalan yihiin qaasatan caruurtii ku kortay burburka dalkena dagalkaan joogtada ah waali buu nagu keenay
@mrnobody3714
@mrnobody3714 Ай бұрын
777 like baby
@shukrigure581
@shukrigure581 Ай бұрын
Mr kadhaa
@khadraawiblogger7832
@khadraawiblogger7832 Ай бұрын
Oomaar waraysi mayaqaan hadalka wa la wadaa 2 eray lagagama jawaabe
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 Ай бұрын
Nakifali network gi 😂😂😂😂😂😂😂
@SOMALIHOMEIMPROVEMENTS
@SOMALIHOMEIMPROVEMENTS Ай бұрын
😅😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mohamedabdulkadirosman7860
@mohamedabdulkadirosman7860 Ай бұрын
😂😂🏃
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 Ай бұрын
Wcs rag culus salama wllo
@kenanhaji4816
@kenanhaji4816 Ай бұрын
Warmaa galey noqonayo war cadi naga gaday legend
@MohameddaudHassan
@MohameddaudHassan Ай бұрын
Ninkaa n wareysi badan nooga soo qaad
@iloveyouallah2381
@iloveyouallah2381 Ай бұрын
Allahayaw miirka hanaga qaadin aaamiin
@fartuunmohakhlif8075
@fartuunmohakhlif8075 Ай бұрын
M a❤❤
@SaluuglaSiciid-qm3sy
@SaluuglaSiciid-qm3sy Ай бұрын
Masaajid qoflaga habaaray barbar iskadaayoo afkuu udhacaa
@smj8982
@smj8982 Ай бұрын
😂😂😂
@luulxasan3211
@luulxasan3211 Ай бұрын
Ana mid cusub baan kuu bixiyey nag-nag
@sahraisaaq5854
@sahraisaaq5854 Ай бұрын
Cajiib
@NimcoAbdulaah
@NimcoAbdulaah Ай бұрын
La,a maxan jeclaa heestii indhaha aragaaga doono iftiin ka helo agtaada Idheh erayadaadii macan 2018 heestii aan ku bartey oomar😮🎉
@Aniga-pu2ye
@Aniga-pu2ye Ай бұрын
Cabdi salanow ilaah ka cabso cumar fanaan maaha ee fanaan hanooga dhigin
@suaadmursal6673
@suaadmursal6673 Ай бұрын
Omar is funny
@mumtazabdiqadir1400
@mumtazabdiqadir1400 Ай бұрын
Wlhi wan runtiis aniga bahashaa igu dhacday wana waalan gaadhay
@ebyancadeyxaaji245
@ebyancadeyxaaji245 Ай бұрын
Hereri waxaan jeclaan laheen wareesi nolashaada ah😊
@fadumojama22
@fadumojama22 Ай бұрын
Omar wa geesi
@baahkaxaaji1119
@baahkaxaaji1119 Ай бұрын
Ilahoow cabdi salana matii xufta aheyd 😂😂
@habiboaden1766
@habiboaden1766 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@aliawil1492
@aliawil1492 29 күн бұрын
7 days madness 3:42
@user-pz6hy1bs2c
@user-pz6hy1bs2c Ай бұрын
Asc Heestan barbar waxaa iska leh nin magaciisa la yidhaah Yusuf Maasho oo hadda ku nool magaalada Diri Dhabe. Wa billahi tawfiiq.
@ummabdullah9637
@ummabdullah9637 Ай бұрын
hhhhh netwaaga yaah beerta jacaylkana wa la dhihi jiray meeshaas dhuudhi ban ku xasuustaa
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Ай бұрын
Heesta reer Djibouti laga soo xaday dheh
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg Ай бұрын
Wuu is ilowsiinayaaa
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg Ай бұрын
Barbarian dheh
@gardodifardoodi
@gardodifardoodi Ай бұрын
Ifahansi sidee loo soo xaaday
@Dagan721
@Dagan721 Ай бұрын
Omar Bar Bar iyo Abdi salan Hareri labo jeclahay nolada
@khadrafarah5488
@khadrafarah5488 Ай бұрын
Anig oo h Isaaq ookah GX Garxejiis waxan.jeeclahay Soomali oo midah ilaaho nasii kuwo nagu xukuma xaqa kiitabka iyo Sunaha Aamiin❤❤❤
@duceysanali9024
@duceysanali9024 Ай бұрын
Amiin ilahey somali ha mideeyo
@xaliyamohamed5223
@xaliyamohamed5223 Ай бұрын
😂😂😂😂
@foos81
@foos81 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 Ай бұрын
Abdisalaan hereri Wariye caana Saxafi wayn oo Somaliyeed .
@The-informed
@The-informed Ай бұрын
Hadeer inad waalan yahay ma’is ogtahay😂
@mustafemaxamuud553
@mustafemaxamuud553 Ай бұрын
Ninkii ina hereri miyu so dhacay wayo Cid walba wuu waraystaa imika macal tiktok laydi
@elmiabdullahi1960
@elmiabdullahi1960 Ай бұрын
Wariye Cabdisalaan Ibraahim Hereri, wariye Soomaaliyeed oo ruug cadaa ah, baranaamijyadiiso waa kuwo soo jeeda sho leh, Oonaar Barbar isna waa comedian iyo fanaanan inta .
@timacaddechannel6602
@timacaddechannel6602 Ай бұрын
Omaar inuu waalida dhaqanta yahay mar horaan dareemay😂
@user-fw5my7im9h
@user-fw5my7im9h Ай бұрын
Kkkkkkkk 😂😂😂😂
@user-bz9sf3mt8w
@user-bz9sf3mt8w Ай бұрын
Waxan ku maahmaahnaa Dhimir baxay dhamaan kuma soo noqdo. Kan inuu waashay. Waan u maleen jiray
@rahmafarah6892
@rahmafarah6892 Ай бұрын
Ame kaneeca haysay ilen tasa wali u eg qandha hade kugu qabato
@hodanabdirahman9882
@hodanabdirahman9882 Ай бұрын
oo maar wa qosal miiran 😂😂
@amaaladem3486
@amaaladem3486 Ай бұрын
Nin nag nag badan kkkkk
@janira7480
@janira7480 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@MouadJames-ts9xw
@MouadJames-ts9xw 25 күн бұрын
Putin celui-là il m'a fait rire 😅😅
@user-le6pf7wt7b
@user-le6pf7wt7b Ай бұрын
Wax jecel ma arkin alaha u naxariisto dadka dhintay uma quuro waa qabiileyste cag ma dhige iyo cawkaa ka fican
@Aniga-qn9iv
@Aniga-qn9iv Ай бұрын
Ma waalidii xufta ahayd 😂😂😂😂
@xirsinoor3536
@xirsinoor3536 Ай бұрын
Ma hadaa qof fiyoow u egtahay subxaanka yaa cadiim
@user-wy1hm7km5d
@user-wy1hm7km5d Ай бұрын
Abdisalan ayaamahan daad walan daad ramriqa abaa ma ka daamadye
@user-wf3vt3op1q
@user-wf3vt3op1q Ай бұрын
Cabdi salan heeri mabitooy labaad waraysanaysa waa buranbur
@cabdilaahiyuusuf2274
@cabdilaahiyuusuf2274 Ай бұрын
BR cabqariweeye miya marka, caadi ma u dhahdo inaa dadka waalwalan xikmad ka baarto🤣😂😂😂🤣
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 Ай бұрын
Kaneecadii Uganda ayaa cuntay. Walahi xumadeedu dadka way waashaa.
@Aniga-qn9iv
@Aniga-qn9iv Ай бұрын
Sax waa lagu waashaa kaneecada
@MunaHassen-bj8sb
@MunaHassen-bj8sb Ай бұрын
😂😂😂😂matii xofta ahayd
@AyoshAnood-ux6oc
@AyoshAnood-ux6oc Ай бұрын
Ma tii xufta aheed ku yee ninkani waba funny
@saf1090
@saf1090 Ай бұрын
Wajidha iyo majidho ma isku qaban jidheen. Ooraahdaas waxaa ku shactireynjirey. Xeynoosh sanqool. 2003 baan bbcda kadhageystay.
@khadrafarah5488
@khadrafarah5488 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Please be kind🙏
00:34
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 190 МЛН
1 or 2?🐄
00:12
Kan Andrey
Рет қаралды 33 МЛН
Sigma Girl Past #funny #sigma #viral
00:20
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН
Omar Barbar iyo Gabadhi jaceylka bisha uu oyneysay maxa kala qabsaday
40:58
REHUBCO waxay hormuud ka tahay farsamada casriga ah ee Solar-ka
30:01
Abdisalaan Hereri oo ka jawaabay 20 su'aalood oo la waydiiyey
27:44
Xogmaal Media
Рет қаралды 136 М.
XAALAD VILLA SOMALIA AMAR ALLE LAAKIIN 4 jul  2024
14:09
SHANTA TV
Рет қаралды 370
Marish Beauty oo Ka Naxisay Oomaar Barbar ilinta Kasoo Daadatay
20:23
Живые куклы и злая племянница! Часть 3! #shorts
0:35
Сначала скажи, а потом не мамкай 🗿 #shorts
0:16
Вика Андриенко
Рет қаралды 2 МЛН
Sion princess funny Haribo Donuts 🍊🚆😅🤣
0:35
SION /紫音
Рет қаралды 6 МЛН
Vampire Girls FIGHT Over Boy 😈
0:32
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 9 МЛН