CABDI CAJUUUN FT ISMAHAAN XAASHI HEESTA WAAH WAAH XASUUSTII KULUC FT AAMINA CABDILAAHI

  Рет қаралды 478,725

Digaale Music

Digaale Music

Жыл бұрын

#SUBSCRIBE#LIKE#SHARE#
Name Digaale Yare
Producer / Musician /
KZfaqr /somali social media
Pls Subscribe Like & Share
Fadlan Haka ilaawin Inaad Dhahdo Share Like & Comment.

Пікірлер: 143
@DIGAALEMUSIC
@DIGAALEMUSIC Жыл бұрын
Fadlan share like Lana socda heeso badan oo barnaamijka jimcaha ugu talo galnay oo dhawaan saacadaha soo socda soo deyn doono subscribe soomaliyeey
@ismaaciilciise5173
@ismaaciilciise5173 Жыл бұрын
Legendka cajuun soo daa heesihiisa
@Gabalaxmedia
@Gabalaxmedia Жыл бұрын
Ugaas digaale yare
@Gabalaxmedia
@Gabalaxmedia Жыл бұрын
Legeng - legeng dhalay soo daa
@saadiqmursalsiciid4840
@saadiqmursalsiciid4840 Жыл бұрын
Ani waaku Aaminsanahay zxp waxaa ku dhihi karaa iidaanka fankaa tahay maanta❤️🎹🎹🎸🎷🎶
@khadarcabdijaamac4964
@khadarcabdijaamac4964 Жыл бұрын
Khadar cbdi
@halmanhadamaleh9513
@halmanhadamaleh9513 Жыл бұрын
cabdi ciise cajuun waa quruxloow maanshaa alaah naaga maanshe usoo dahriibe soomaalilaand waaw duq ii baara ana 60 ah
@yasinmaxamed7172
@yasinmaxamed7172 Жыл бұрын
Yaa salaam halkeeday dhigeen abdi cajuun iyo ismahaan mucjisada musica digaale yare Keep going bro
@zainabahmed4198
@zainabahmed4198 Жыл бұрын
Wooow Cajuun caadi maaha qurux iyo codkii oo qofa
@hasanhasandahir9836
@hasanhasandahir9836 Жыл бұрын
Cajuun caanbuu kunoqday duur lagalidi habarti Safiya tusmo.
@aminaofficial4659
@aminaofficial4659 Жыл бұрын
Waaaaaah waaaaaaah axsan cod. Fanaan tagay cajuuun 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏✍️✍️✅✅✍️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@farahdiiriye2612
@farahdiiriye2612 Жыл бұрын
Cabdi cajuun wadinka Masha Allah tabarakalah wallkay cabdi ciise cajun indbidhin ido hòos
@khaalidbaashe8051
@khaalidbaashe8051 Жыл бұрын
Caawa heesahan laqaadayo badankooda waxa hore u codeeyay codeeye MARXUUM axmed gacayte alle ha u isga iyo intii alluftay and hore u qaaday nolol geeriba AAMIIM AAMIIM AAMIIM
@abdiyare4603
@abdiyare4603 Жыл бұрын
Digaale yare waad shidantahay Baryahan Kusoco soo maaweeli bulshada
@mahuraanmedia7303
@mahuraanmedia7303 Жыл бұрын
Laba fanaan oo qaaliya Cabdi ciise cajuun iyo ismahaan xaashi.
@faadumonour666
@faadumonour666 Жыл бұрын
hayaaay cajuun sowtaan sugaan yaqaan moodi jiray (wiyil iyo wayl )waa midkee indr ereyga saxdiisu waa wiyil
@ahmedismail5671
@ahmedismail5671 Жыл бұрын
Wiyil iyo dhasheed ay aheed meesha uu dhahayo weysha. Weyl sidee wax u dhali kartaa? Waaabo ilmaha yar ee l’o-da .
@nimcomohamed5086
@nimcomohamed5086 Жыл бұрын
Ilaahay ha u naxriisto Maxamed Axmed kuluc ❤❤❤❤❤ wadnahayagaada ku nooshahay wali alle vodka aha kuu niiro
@khadraciise2044
@khadraciise2044 Жыл бұрын
Cabdi cajun codkisa caadi mahan sido kle wuxu leyahay jiniyad qurxoon wow Amazing quruxdisa leen fiirsada Anih
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 Жыл бұрын
Hebli ha aragto commentigaga oo haku rifdo 🤣🤣🤣
@hiboahmed8114
@hiboahmed8114 Жыл бұрын
@@rahmaahmed1836 hebel waayo ma islaanta guurstay ninkan inuu xaas leeyahy ma ogid miyaa iyo caruur 😅
@user-im5kl9uq7q
@user-im5kl9uq7q 4 күн бұрын
Waaw waxsuustii kuluc iyo madeq ayan maleya hadan qaldanen
@faaraxcadaad903
@faaraxcadaad903 Жыл бұрын
musicain kan waa khatar wlhi isagaba ka ciyaarsiga fananiinta
@abdigacayte9
@abdigacayte9 2 ай бұрын
Oo ninba timo xamar la odhan jirey oo markii loo taagi waayey Axmed Gacayte alah ha u naxariistee uu lahaa Riwayada oo dhan
@yusufaxmed2590
@yusufaxmed2590 Жыл бұрын
Waaaaw cajuun iyo ismahaan waah, waah waxasaa jacayla waayo waayo
@abdiazisabdilahi8174
@abdiazisabdilahi8174 Жыл бұрын
waaah waah cajuun ahaa zooorogaaal celi libaaaxiii
@faisajama8866
@faisajama8866 9 ай бұрын
Maanshallah beautiful voices ❤❤
@moustaphakaize3191
@moustaphakaize3191 Жыл бұрын
horyaal tv taalow var ma ku soo qabnayaan cabdi cajun
@abdigacayte9
@abdigacayte9 Ай бұрын
Waa Laxankii Fanaankii Qaaliga ahaa Axmed Gacayte Alah ha u naxariistee
@mohamedabdikafiahmed4711
@mohamedabdikafiahmed4711 Жыл бұрын
Waa ka baxsateen labadiinaba. Gabadha waxey u cod u ektahay yurub genya.
@siidcumar-yj1gi
@siidcumar-yj1gi Ай бұрын
Dabetana sidaa walaalahanshantaa ee wadaaga Calan 🇸🇴armuu muuse biiixi arkay heestaan
@sakiaxmedyutebofcificl7193
@sakiaxmedyutebofcificl7193 Жыл бұрын
Woooow legend cajuun rageedi
@mbeenoit713
@mbeenoit713 Жыл бұрын
Ofaa caleeeek 🔥🔥🔥🔥💥 barteeti yaad dhigteen 👏👋
@abdigacayte9
@abdigacayte9 2 ай бұрын
Waa Erayadii labadii majajileyste Boon Xirsi iyo meecaad miigane iyo Riwaayadii niba timo xamar
@husseinhandule
@husseinhandule Жыл бұрын
שלום טובה מוסיקה אני עוהב סומלילנד נאים מעוד , waxan ka dawanaya ISRAEL jeuselam asal reer hargeyasa
@amo6188
@amo6188 Жыл бұрын
way ka baxsadeen wllhi Heestii kuluc iyo aamina Cabdilaahi 👍
@abdiazisabdilahi8174
@abdiazisabdilahi8174 Жыл бұрын
digaaale good musician
@qalisharmarkeabdi5913
@qalisharmarkeabdi5913 Жыл бұрын
Waah lagen dheh
@gobsanciise9843
@gobsanciise9843 Жыл бұрын
libaax codbaa kugu dhan🤦‍♂️🦁🦁cajuun
@abdigacayte9
@abdigacayte9 2 ай бұрын
Labadan Fanaan Salaan Qaaliya
@AbdinaazirKaraama
@AbdinaazirKaraama 9 ай бұрын
Digaale music macalinkaygiiii sharafta badnaa
@user-xl9vv9ol9o
@user-xl9vv9ol9o 6 ай бұрын
Oh my god sxb cajuunow weyli ma dhasheen halkaa iga sax waa wiyil iyo dhasheed sxb weyshu iyadaa dhal ah sac iyo weyshii baa la odhan lahaa hadday ku toosan tahay khaafiyaddu
@elbaa7bash262
@elbaa7bash262 Жыл бұрын
The Legend is BACK 🔥🔥
@saadiqmursalsiciid4840
@saadiqmursalsiciid4840 Жыл бұрын
Cabdi ciise cajuun & Ismahaan Hashi Fanaaniinta qarniga
@ahmedmahamed860
@ahmedmahamed860 Жыл бұрын
Ninkan cabdi cajuun ah qaramiga mesheda uudhiga cod inaba aan cadi ahen akuxiran
@gobaysanetailor5550
@gobaysanetailor5550 Жыл бұрын
Wah wah wale wax baa ka dhacy
@cabadijamac9461
@cabadijamac9461 Жыл бұрын
Yu cunin warabuxu ka ilali weraxa machallah murti intas ayey ku dhantaxay
@abdigacayte9
@abdigacayte9 2 ай бұрын
Iyo laxankii Axmed Gacayte alah ha u naxariistee
@faizam523
@faizam523 Жыл бұрын
Xusuustii Aamina Abdilaahi Xirsi iyo Allah ha u naxariistee Mohamed Ahmed Kuluc, cajuun cod wuu hayaa aad u fiican laakiin xaga ciyaartaa u goysey. 😂🤣😅
@hindinoormuse5966
@hindinoormuse5966 Жыл бұрын
Waa dhigeen meesheedii
@diiniahmed6607
@diiniahmed6607 Жыл бұрын
Cajun is back the master ❤❤
@jamaalmaxamedfaandhe9612
@jamaalmaxamedfaandhe9612 Жыл бұрын
Abdi ciise Cajuun waa legend ninkaasi ninkii ugu hadal haynta badnaa somalida sanadii 2021kii Muxuu wax barty kk
@nickal2018
@nickal2018 Жыл бұрын
In jacaylku wayn yahay wadaadaduda xadiiska sida ay ka wariyeen waxa la yidhi asxaabtii wiilashaa indhaha gabadh waayeel ka heli jirey waatii u saartee ugu keentay weelka wow wow😎
@nasracabdi8596
@nasracabdi8596 Жыл бұрын
Abdicajun nin jira
@HassanAli-ei8vw
@HassanAli-ei8vw Жыл бұрын
The legend is back
@Hassan-tr5ph
@Hassan-tr5ph Жыл бұрын
Digaale yare waa goobe casriya
@aminasalah5190
@aminasalah5190 Жыл бұрын
WAAW MEESHEEDII BAY DHIGEEN
@yahyemadar7517
@yahyemadar7517 3 ай бұрын
Qalinlaha hada❤
@maxcali2757
@maxcali2757 Жыл бұрын
I love this song ❤️
@abdikanihassan5689
@abdikanihassan5689 Жыл бұрын
❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 waaaah cabdi cajuun 🎉❤
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 7 ай бұрын
Wow 🤩 wow caadimaaha heestu 👌👌👌👌✅✅✅✅💚❤️💕
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 Жыл бұрын
Sida wayl iyo dhasheed maaha cujuunow sababtoo ah wayshu ma dhasho oo way yartahay waylna hadalkiisaa daa ee waa sida wiyil iyo dhasheed erayada heesta waxaa leh alle haw naxariistee boon xirsi inkastoo ruwaayada ay wada lahaayeen jilaagii waynaa ee meecaad miigane isna alle haw naxariistee ruwaayada mageecadana waxaa la odhan jirey ninba timo xamar oo hadana xiir heesaheeda 1 waah waah 2 ma degena warkaaguye 3 kuu sheekeeye kaa sheekeeye 4 dheeshka dheeshka dheeshka ciyaartu 5 imaad barane hay nicin Waxaa ka dhiman cidii garanaysaa haku darto Waxaana ka acter ahaa ruwaayada kuluc iyo aamina cabdullaahi xirsi 2aad sahra axmed iyo rooraaye
@aarameeyhussein8800
@aarameeyhussein8800 Жыл бұрын
Legend Cajuun is back❤️❤️
@abdiqanicaddanweyne6148
@abdiqanicaddanweyne6148 Жыл бұрын
Digaale yare music halkeedu
@abdalaa.aligreen6251
@abdalaa.aligreen6251 Жыл бұрын
Erayadii AUN boon xersi, laxankii AUN axmed gacayte, waxa ay kujirtey Riwaayadii AUN meecaad miigane ( nin ba timo xamar )
@yousufismail3134
@yousufismail3134 Жыл бұрын
Wetl iyo dhasheed maaha Wiyil iyo dhasheed Wayshu waxba ma dhasho iyadii baa wayl ah waa neefka saca ah ee yar
@FarahAbdul
@FarahAbdul Жыл бұрын
Good job.😍😍😍😍😍
@galaal6655
@galaal6655 Жыл бұрын
Cajuun meel baD cajilada duubataye iga hagaaji Wiyil iyo dhasheed weeye Wayl maaha
@abdikanihassan5689
@abdikanihassan5689 Жыл бұрын
cabdi cajuun ❤ 🎉 tageero u ahay waligay
@abdisalanahmedali432
@abdisalanahmedali432 Жыл бұрын
Ninkani jiniyaduuuu leeeyhy
@ubahahmed1740
@ubahahmed1740 Жыл бұрын
Legend cajuun❤❤❤❤❤
@sabahegeh425
@sabahegeh425 Жыл бұрын
Legen cabdi cajuun
@bilefma
@bilefma Жыл бұрын
heeska music giisi waxbaa kaqaldan waa bilaa cusbo/milix
@gaasiraguuled8771
@gaasiraguuled8771 Жыл бұрын
Aamina cabdilaahi xirsi ma xasuusto ninkii la qaadijiray wayse soo dhaweeyeen waxoogaa miisiga ayaa aad uga fog kii hore.
@abdigacayte9
@abdigacayte9 2 ай бұрын
LABADA FANAAN WEYKEENEEN CODKII LAXANKA WAA HOGII FUNKA EE HARGEYSA IYO LAXANKII AXMED GACAYTE ALAH HA U NAXARIISTEE
@bossamiir6826
@bossamiir6826 Жыл бұрын
Cabdi ciise cajuun AABAHA SOO NOOLAYN FANKA eesh claa cod
@mohamedabdikafiahmed4711
@mohamedabdikafiahmed4711 Жыл бұрын
Cajiib
@idile9450
@idile9450 Жыл бұрын
Ma tougiiba cabdi cajuun
@fardusaw9688
@fardusaw9688 Жыл бұрын
Ma wax baad wada xadeen?
@kaydkadirir5253
@kaydkadirir5253 Жыл бұрын
Inan wado jirnoo dabeetana sidii Wiyil iyo dhasheed Webiyada kalgacal aan wada dhanaa Ereyada wayl maaha waa wiyil
@JaamalmaxamuudCali
@JaamalmaxamuudCali 8 ай бұрын
Mshlh❤❤
@fardusqawdhan5100
@fardusqawdhan5100 Жыл бұрын
Weyl iyo dhasheed maaha waa wiyil iyo dhasheed
@abdiayjeex2343
@abdiayjeex2343 Жыл бұрын
Waw waw
@munasagal2496
@munasagal2496 Жыл бұрын
Safiya tusmo is watching......
@laylaibraahinlaylaibraahin622
@laylaibraahinlaylaibraahin622 Жыл бұрын
heeskan halkeede dhigen lagend
@ahmedismail5671
@ahmedismail5671 Жыл бұрын
Wiyil iyo dhasheed ay aheed meesha uu dhahayo weysha. Weyl sidee wax u dhali kartaa? Waaabo ilmaha yar ee l’o-da .
@munasar10001
@munasar10001 Жыл бұрын
wah wah what song
@abdimohamed7024
@abdimohamed7024 10 ай бұрын
Taking ❤
@nuuxiyadamediamusic1
@nuuxiyadamediamusic1 Жыл бұрын
Waar maxamed hazzan huzzein digaaale yare Qaraamka dib aad u tun to ayaan taageeraaye soo badi lkn marduuf yaan lagaa ag waayin dee hhhh
@hindihassan1094
@hindihassan1094 Жыл бұрын
Sidii wiyil iyo dhasheed
@nimohirad1699
@nimohirad1699 Жыл бұрын
Cajuunoow waxaa na kaa bartay Safiyo tusmo xasuusnoow walagaa
@hiboahmed8114
@hiboahmed8114 Жыл бұрын
Anigu labadooda midna ma aqoon iyga yun baa iska kaaya barayaa oo jacyl khasaba isku kaaya baray
@user-tr3on2xe3w
@user-tr3on2xe3w Ай бұрын
Kkk waynaka
@farahkhayre7838
@farahkhayre7838 Жыл бұрын
Mashalaah🌹❤️🙏🥰
@ilyaasahmad5123
@ilyaasahmad5123 Жыл бұрын
Gabadhu way cod macantahay lkn fanankale ha lo dono
@cigeoch23
@cigeoch23 Жыл бұрын
Woof jeestooyinkii hore ayuu isoo xasuusiyey cajuun légend 😂
@Abdirashid89
@Abdirashid89 Жыл бұрын
Sxb horta ma waydeen 2 microphones ah.
@farhanshuuriye5060
@farhanshuuriye5060 Жыл бұрын
Erayadii: Boon Xirsi AHN Laxankii: Axmed Gacayte Codkii: A. Kuluc iyo Aamina Cabdilahi Riwaayaddii: Nin ba Timo Xamar ee Boon iyo Miicaad Miigane lahaayeen.
@bashiirmaxamed9875
@bashiirmaxamed9875 Жыл бұрын
👌 👏 😍 👍 🥰 ☺ 👌
@shabeelyare
@shabeelyare Жыл бұрын
Abdi-cajuun stylka halaga hagaajiyo
@xamdacllaahi210
@xamdacllaahi210 Жыл бұрын
Music igadheh 👍👍
@abdirizakjafane1178
@abdirizakjafane1178 Жыл бұрын
Erayadii: Abwaaniinta Meecaad miigane iyo boon xirisi boodya gaab Riwaayadii: Ninba Tima XAMAR Xasuustii: mohamed Ahmed kuluc iyo Amina cabdulaahi xirisi 1979
@ashaabdillahi3536
@ashaabdillahi3536 Жыл бұрын
Dhashii hargeysa
@ashaabdillahi3536
@ashaabdillahi3536 Жыл бұрын
🌷🤍💚❤
@dhabahaye
@dhabahaye Жыл бұрын
Sida wayl iyo dhasheed ❌ Sida wiyil iyo dhasheed ✔
@safiyasiciid3089
@safiyasiciid3089 Жыл бұрын
Wooow yaslalma
@zhaadiyacumarmuxumed3165
@zhaadiyacumarmuxumed3165 Жыл бұрын
asc wllo
@abdiahmed9883
@abdiahmed9883 Жыл бұрын
Wax miyay ku gaadheen wali😭
@idiladanali4196
@idiladanali4196 Жыл бұрын
ilaahey amarkiis inankan heesaha igulama qurxoona i don't know waxaan sawirtaa in uu ku wacan yahay in uu wax uun qoro oo abwaanimadiisa sii kordhiyo , waa aragtideyda.
@Maariyomaxamed-uv6uc
@Maariyomaxamed-uv6uc 11 ай бұрын
I agree
@barbatov288
@barbatov288 Жыл бұрын
Somali wanla yaawe leyla iyo qeys maxa ka gale dad carab ahayen cilmi iyo hodon meyka hdlan 😂😂
@zuleekhaabdi6264
@zuleekhaabdi6264 Жыл бұрын
qoftuu ifraax haragysa u eeekaa
@fariahnoor8185
@fariahnoor8185 7 ай бұрын
Waw
ABDIRISAQ ANSHAX & NIMCO DAGAN | GEELJIRE | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
7:53
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 11 МЛН
Doing This Instead Of Studying.. 😳
00:12
Jojo Sim
Рет қаралды 20 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 10 МЛН
Yurub geenyo Hees Cusub Muna 2014
8:47
SAIM KAMAL
Рет қаралды 487 М.
YURUB GEENYO & CABDI CAJUUN RUUXA GALA BAD WEYN  XASUUSTII AHN S AHMED & M YUSUF
6:49
WAAH WAAH WAXAASAA JACAYLA KULUC IYO AAMINA CABDILAAHI BY GEEDI SHAAMBOW STUDIO
11:28
CABDI CAJUUN QAACI XASUUS AHMED MOOGE AUN KABAN 2023
8:17
Cabdi Cajuun Official
Рет қаралды 60 М.
DEGDEG: Cabdi Ciise Cajuun oo Fashiliyay Wixii Dhacay !
48:38
Horyaal24 Tv
Рет қаралды 82 М.
За девочкой гонится бандит😳
1:00
Trailer Film
Рет қаралды 1,9 МЛН
Смотреть до конца!
0:19
Привет, Я Ника!
Рет қаралды 1,3 МЛН