XUSUUS REEB : FADHI KU SALAAN PART 3

  Рет қаралды 32,849

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

7 жыл бұрын

KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
www.horncable.tv/

Пікірлер: 34
@faham6920
@faham6920 4 жыл бұрын
Sheeko wase waaye odeyga, u daa dheh ninka sheekada yaa allaaah
@musemustaphe182
@musemustaphe182 7 жыл бұрын
Mansh Allah barnaamij fiican weeye
@abdihakimmohamed2561
@abdihakimmohamed2561 Жыл бұрын
ALLA HAWNAXARIISTO sarkaalkaas muwaadin dhabuu ahaa wuxuu diidanaa waxa maanta taagan markuu diiday fakradii khaldanayd ee SNM ulla timi ee ahayd inuu Ethiopia utalaabo taladaas uu soojeediyey ee ahayd aan Siyaad Barre khaarajino ayaa sax ahayd si aanu waddanku uburburin mujrim Maxamed Kaahin waakaas maanta shacabka rasaasta ku furaya.
@haragwaafi8335
@haragwaafi8335 4 жыл бұрын
Wallaahi Janaralku waa nin adag ku lahaa Isaga waa Siyaad baree aad dilno isaga kkkk
@kamalahmedhurre8330
@kamalahmedhurre8330 7 жыл бұрын
Wariyuhu iyadooo sheekadu meel macaan maraysa ayuu Ka dhabqinayaa
@kalihaid4878
@kalihaid4878 4 жыл бұрын
Haa waa washin wariye maaha
@kalihaid4878
@kalihaid4878 4 жыл бұрын
Wariye kani maaha
@kalihaid4878
@kalihaid4878 4 жыл бұрын
Waxaad moodaa in isaga loo sheekenayo
@Wadani1988
@Wadani1988 7 жыл бұрын
pr4 aaynusuugi ookukluul 1988
@abdiraxmaansheeqmuqtaar2252
@abdiraxmaansheeqmuqtaar2252 6 жыл бұрын
Jenaral sax aan laweydin Galathea wariyaha waa saxsa tahay inuu qadka suaasha kusoo celiyo
@Wadani1988
@Wadani1988 7 жыл бұрын
Horn cable TV qaybti 4 aaad meedaay
@MohamedHassan-wu9ij
@MohamedHassan-wu9ij 7 жыл бұрын
fadlan part 4 baan idinka warsugeeynaa.
@shiineaxmed1923
@shiineaxmed1923 6 жыл бұрын
Waa taariikh fiican
@Wadani1988
@Wadani1988 7 жыл бұрын
ilhaaw qaranka Somalilnad nooodaa amiin like isaraaa
@AhmedAli-sf2ji
@AhmedAli-sf2ji 7 жыл бұрын
Aamiin
@minaah3646
@minaah3646 7 жыл бұрын
Ameeeeen
@Wadani1988
@Wadani1988 7 жыл бұрын
mina ah tnks ind
@rexamin
@rexamin 7 жыл бұрын
Fadhi kusalaan xog badan halaga qabto aad buu u wayo aragsanyay halaga faa ideeyo
@hanadsiciid1672
@hanadsiciid1672 6 жыл бұрын
War ninkii AF xumaa
@sugaanmaal5778
@sugaanmaal5778 7 жыл бұрын
Subscribe iisara abwan reer burco ah
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 6 жыл бұрын
Waar yaa Muslim ah oo Ducaale Barnaamijka ka qabta. Sheekadiiba sawkan murameka fhigaya. Adeer haddaad adigu taariikhdaa og tahay, dad baan ogayne udaa odaygu ha u waramee. Haddii kale inta aad adigu suaasha is waydiiso, haddana isaga jawaab!!
@kalihaid4878
@kalihaid4878 4 жыл бұрын
Waa run waxaad moodaa in isaga loo shekeenyo
@user-ur4kf5np3v
@user-ur4kf5np3v 3 жыл бұрын
Soomaalia ilaahay Dawlad danbe isugama keen daro cawaan aynu wax ku darsanay oo ku khasaarnay ayay noqdeen lkn maanta ilaahay xamdigii Somaliland aqoonsi kaliya ayaa ka maqan waa Dawlad dhamaystiran koonfurna Wisaayadii 50kii ayay dib ugu laabatay oo midawga africa ayaa ka taliya.
@foox4080
@foox4080 2 жыл бұрын
Xamar malaha maadan imaan afar million ayaa keligeed kunool somaliland oodhan ayada ka dad badan kana dhaqaale badan. Soomaalia dowlad la aqoonsanyhaay oo awoodleh ayaa kajirta ee inadeer dadkiina dhinac karaaca cuqdada iska dhaafa.
@abdulkadirwalayo1499
@abdulkadirwalayo1499 6 жыл бұрын
Barnaamijkan xusuus reeb waa mid aad u xiiso badan laakinse "Anchorman" ayaa la mooda inuu sheekada dhexda ka galayo. Waxa haboon in qofka la wareysanayo loo daayo si sheekada loo bogto
@franklinrosevelt758
@franklinrosevelt758 7 жыл бұрын
waa halyeeyada qaranka somaliland
@xasanxasan1921
@xasanxasan1921 6 жыл бұрын
ninkan ducaale waan ka shakiyey
@farazahmed1022
@farazahmed1022 5 жыл бұрын
War layaab!!!! Dadkan reer waqooyi waxan kula talin laha walalyaalow dhulkiina cidi idinkuma haysatee sariigto oo sheekooyinka aad ka dhigaysaan taariikh taariikh MA ahane isceebsada. Ninkaan waa qofkii iigula yara macquul sanaa oo taariikhahan kawramo inkastuu isagana sariigasho xumada Ay ku barxan tahay....... Allow xumaan baan kaa magan galnay... AMIIIIIIN
@husseencagta6034
@husseencagta6034 4 жыл бұрын
Genarku wax badan ayu kashifay in ay iidorku tuurta ay ku qaadi jireen gaalada barbara ilaa buurta shiikh adoonsi ahaan .
@user-ur4kf5np3v
@user-ur4kf5np3v 3 жыл бұрын
Ilaa hindiya ilaa dhulka Soomaalida oo dhan ayaa qaadi jirtay lacag ayaany ku siin jiray lkn umadaha kale ee africa iyo hindiya kumuu siin jirin. Ee caqli duqsi wax haku eegin.
@mohamedabdulqadir9790
@mohamedabdulqadir9790 Жыл бұрын
Wareysi maahan waxaan aan faano ee haa iidheh waaye,
@daahiradanhersi595
@daahiradanhersi595 6 жыл бұрын
soomaalida waxaa caadadeeda ah in marba kay isku reer yihiin ay yidhaahdaa waa nin aqoonbadan oo halyey ah markaas sidan qaran kuma noqon karaan way cadahay hagusii darnaadeen qolada isaaq eh
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 жыл бұрын
Daahir sxb waa runtaa soomaaliga kay is xigaan haduu xaarka cuni jiray waa aqoonyahan waa halyey waa geesi waa halgamaa markaa sooaali waa arinkeeda
XUSUUS REEB JANARAAL (FADHI KU SALAAN) PART 1
31:04
Horn Cable Tv
Рет қаралды 155 М.
Baranaamijka Xusuus Reeb Iyo Proff Cali Khaliif Galaydh Part 1
48:15
Horn Cable Tv
Рет қаралды 109 М.
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 9 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 56 МЛН
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 6 МЛН
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
Xusuus Reeb - Kornayl Ismaacil Baruud - Q2aad - Ducaale - S2E07
31:07
General Doolaal (Caanaboodhe) maxaa lagu xusuusan doonaa?
49:29
SOMALILAND NEWS - MIX MEDIA
Рет қаралды 1,4 М.
HAWLGALKII SNM EE MIISKA SARAAKIISHA (Cabdisalaan Turki) p2
25:14
HASSAN PANORAMA SHOW
Рет қаралды 199 М.
Barnaamijka Xusuus Reeb= Marti Cornel Xasan Khayre Parti 4
41:59
Horn Cable Tv
Рет қаралды 55 М.
Barnaamijka Xusuus Reeb Oo Dhamaystiran
1:59:21
Horn Cable Tv
Рет қаралды 180 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 1,4 МЛН
Dj Jack SpaRRow - Akbar Ghalta Bahiati ( Slap Remix Arabic ) #TIKTOK
2:21
Dj Jack SpaRRow
Рет қаралды 1,2 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
akimmmich
Рет қаралды 4,8 МЛН
BYTANAT - ҚЫЗҒАЛДАҒЫМ
2:24
BYTANAT
Рет қаралды 44 М.
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 127 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 10 МЛН