YAAB! XASKISA IYO 2 NAG KALO SHUKANSADO AYU TIJABIYAY Pt89

  Рет қаралды 326,461

Ridhwan Issack

Ridhwan Issack

2 жыл бұрын

#SUBSCRIBE #LIKE #SHARE

Пікірлер: 2 500
@ismaip1
@ismaip1 2 жыл бұрын
No twitter ❌ No Facebook No Instagram ❌ No KZfaq But over 2 billion followers That is our Teacher of the world prophet MAXAMED ﷺ ❣❣ Scw ﷺ SCW ﷺ
@aishayosef160
@aishayosef160 2 жыл бұрын
CSW❤
@ahmedsomali6486
@ahmedsomali6486 2 жыл бұрын
Sallalaahu Calayhi Wasalam ❤
@ASMReatingfood12
@ASMReatingfood12 2 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@nanaynanay1590
@nanaynanay1590 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@mohammedadem7879
@mohammedadem7879 2 жыл бұрын
@@ASMReatingfood12 scw
@NoorBehrozz
@NoorBehrozz 2 жыл бұрын
Xaaskeyga oo sidaa daacad igu ah wlhi sidaas uma bahdisheen ciil badnayeey😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@cabduqaadircismaan4553
@cabduqaadircismaan4553 Жыл бұрын
Yyyy
@aydarusabumaida657
@aydarusabumaida657 2 жыл бұрын
Sxb nin nasiib xuna tahay noloshada mugdi aye kusi socota adna waxa tahay qof iftiin kacararyo mugdigana xiiso uqaba runta hadan kushegana qoomamo aya ku dambeyn donta Sxb Xaaskaga marwalbo qiimenta kawadaa sii cidna hala barbardhigin damac wu kugali kara nin raga tahay lkn qofta carurtada hoyadod noqotay madaxa korkisa lasaara cidna lalama simo. sxb marku gabalka kudhaco ayu caqligaga sonoqon dona markasna waa mar ay irid walbo kaso xirantay cid kunaxrisatana ad weysid. Qofka kaliya naxris ku mujin donana wxy noqon donta xaaskagan ad hada dhawaceysid Caqligaga hada hashaqeyo sxb
@samsamxajiisaxan1844
@samsamxajiisaxan1844 2 жыл бұрын
Nin raagadee bad tahy
@fardowsaabdi949
@fardowsaabdi949 2 жыл бұрын
Aqliga ilaahy hakuu xiftiyo
@maandaahir239
@maandaahir239 2 жыл бұрын
haaa
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 2 жыл бұрын
That's right... Very well Said brother
@fahadabdialicadaawe6506
@fahadabdialicadaawe6506 2 жыл бұрын
Right
@najiibalpha3905
@najiibalpha3905 2 жыл бұрын
I would advise you to give up childhood you have someone who loves you and keep her heart because someone who loves you is hard to find. Ramadan Kariim!!!
@abwaanmaxamudkoofiyo7287
@abwaanmaxamudkoofiyo7287 2 жыл бұрын
Wiilkan xaskiisa iyo hablaha kale tijaabinaya talo ahaan waxan ku odhan laha gabadh wanaagsan oo daacada Ayaad qabtaa balse Adiga kaama muuqato inad tahey nin masuula ee Weli waxad iska dhex dabaalaneysa sheekadii iyo ciyaarihii dhalinyaranimada waxay aheyd intaadan guursan inad marka hore hawlahan soo dhameysato hadal iyo gebogebona waxan ku leeyahey kadhex bax waxan aad ku dhex jirto oo reerkaaga si sharafle oo ninimo iyo masuuliyadi ku jirto udhaqo hadii aad saas sameyn weydo maraan maanta aheyn Ayaad farta dhexda ka qaniini doonta
@umumaahir9022
@umumaahir9022 2 жыл бұрын
Abwaan maxamud nin caqlii bdn ayaa tahay mashaaAllah koley hadu caqlii usaxiib yahay wuqadan donaa taladadaa mhdsanid wll
@mohamedomar7764
@mohamedomar7764 2 жыл бұрын
@@umumaahir9022 talo tii eheed ayadoo dhemestiran wan hestaa balse waxan wey iska dheh only
@filfilocAhmed
@filfilocAhmed 2 жыл бұрын
Sax sax
@abwaanmaxamudkoofiyo7287
@abwaanmaxamudkoofiyo7287 2 жыл бұрын
@@umumaahir9022 Mahadsanid walaashey sharafey
@maryamoruun1532
@maryamoruun1532 2 жыл бұрын
Talo waad siisay haduuq qaadanaayo
@hmm1699
@hmm1699 2 жыл бұрын
I don't blame myself when I say "Am not ready to love"
@t.k_official6
@t.k_official6 2 жыл бұрын
You are on the right track
@falxadoali4153
@falxadoali4153 Жыл бұрын
Ygjff
@ayanmohamed5115
@ayanmohamed5115 Жыл бұрын
Same wlhi jacel is a distraction to me i am forcusing to become successful then everything else will follow me at the right time
@hmm1699
@hmm1699 Жыл бұрын
@@ayanmohamed5115 great
@maskahaji6450
@maskahaji6450 2 жыл бұрын
Aniga Waxan Ale Ka Baryaa Inaan Xaaskiisa Helo ilmihiisana Adeer U Noqdo 🤣🤣
@maryamahassan377
@maryamahassan377 2 жыл бұрын
Kkkk alha ku aqbalo
@naimastar9366
@naimastar9366 2 жыл бұрын
ridwan waydii lambarkeeda wuu ki siinaya
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 2 жыл бұрын
@@maryamahassan377 Maxaa ninka reerka uga habaaraysaa
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 2 жыл бұрын
Maska ma naagihii baa arlada ka dhamaaday markaa naag nin qabo ku ducaysanaysid?
@MohamedOmar-lr9zj
@MohamedOmar-lr9zj 2 жыл бұрын
adaaba Mas ahee, armaad asaga kasi daran tahay 😉
@abwaansharmaarkeofficial
@abwaansharmaarkeofficial 2 жыл бұрын
Ninkaan qof ka doqonsan waligeey ma arkin Alla jaahilsanaa waxu Reerkiisii intuu bur buriyay ayuu hadane rabaa inuu reer kale dhisto isagoo waliba sabab u ahaa qoyskaas dayacan bur Burkiisa Waliba doqonimadiisa xadkeey dhaaftay Gabadha 3 sadaxaad ee taleefanka ku jartay fahantayne inuu ridwaan yahay qofka soo wacaayo codkiisane garatay ayuu lee yahay iyadaan jeclahay Alla doqon aan dantiisa ogeyn badanaa Xaaskiisa oo caruur u heyso ayuu dayacay markaasuu lee yahay 4 afar ayaa ilaahey ii Baneeyay Tii hore ayuuba sharafteedii iyo mustaqbalkeedii ku ciyaaray iyadoo waliba hooyo ah oo cunig u heyso dhaadhaan lee dhihi karaa kan oo kale
@nasrinafilmsvlogs2871
@nasrinafilmsvlogs2871 2 жыл бұрын
Raguu ısu heystaas 🤣🤣
@caaishac1989
@caaishac1989 2 жыл бұрын
Dhaa dhaan wuu dhaafay xaqiiqdii
@caishamaxamuud4875
@caishamaxamuud4875 2 жыл бұрын
Walaahi waa dhaadhaan kan oo kale ilaahoow naga qabo😱😱😱😱😱🥺🥺🥺🥺🤔🤔🤔🤔🤔
@hmm1699
@hmm1699 2 жыл бұрын
Abwaan wax garad ah Nasab nasab Dhalay.
@layloxuseenmaxamed6526
@layloxuseenmaxamed6526 2 жыл бұрын
Kan doqon inuyahay wayba cadahay uuf
@aka.commando
@aka.commando 2 жыл бұрын
Xaas jecel asagoo heesto ayuu sidaas yeelaa 😭😭😭😭 qalbi jab waaye wlhi war ninyahow xabadaada iska iimaanso anaga waanba la,nahaye wax najeclaado
@hodoayanrobleh7242
@hodoayanrobleh7242 2 жыл бұрын
Mashalllah qof fican bada tahi lakin qofkan mesha tagan ba ninba cebeyi
@laylamohudin8145
@laylamohudin8145 2 жыл бұрын
Oh🤒🤕😒
@xubimaxamuud8153
@xubimaxamuud8153 2 жыл бұрын
kk raga doqomada dhibkasa lugu qaba nin an ahay afar ba la i baneyey kaga dhagtay
@dont_oppress_theweak4524
@dont_oppress_theweak4524 2 жыл бұрын
MashaAllah mid kheer qabto Allah kusahlo wll
@Ahmedramaas
@Ahmedramaas 2 жыл бұрын
Xaas Ninkeedii dhahaya waan kuu baahanahay ii imow, ayadana dhahayso xilligii aan rabo ayaan kuu imaanaya, Walaaley anigoo xaasle ah iskaabulo ma noqon karo maqaayad wax kama cuni karo, Ku jawaabeyso Allaa kuu qadaray ee sidaada ahow. Nin kasta Dantiisa wuu yaqaanaa
@monaabdullah7350
@monaabdullah7350 2 жыл бұрын
تقبل الله صيامكم وطاعتكم 🌛❤ دعاء الصائم مستجاب قال ﷺ: "إن للصائم عند فِطره دعوة لا ترد" ادعو لأنفسكم وأحبائكم اذكروني بدعوه 🌙❤
@farehamuhamed5283
@farehamuhamed5283 Жыл бұрын
Salallahu calayhi wasalam
@ziyadahmed9003
@ziyadahmed9003 2 жыл бұрын
Wiilka Waxaan Odhan Lahaa Sxp Gabadh Wanaagsan Oo Daacad Kuu ah Ayaad Qabtaa Lkn Adi Kaama Muuqato in Aad Tahay Nin Masuula Waayo Siduu u Hadlayey Ayay Ka Muuqataa Please Si Sharaf iyo Masuulnimo Ku Jirto U Dhaqo Reerkaaga Hadii Aad Taas Samayn Waydo Maalin Aan Maanta ahayn Ayaad Ogaan Doontaa Qiimaha Reerkaaga Qoomana Kugu Noqon Doontaa Gabadhaasna Kuu Noqon Doontaa Wax Aad u Qiimo Badan
@salmaanyarrepro3924
@salmaanyarrepro3924 2 жыл бұрын
Masha,allah wlh gabadha xaaskiisa waa qof qiima bdn waliba hadal macaan oo xig mad leh ayee ku hadleesaa sxp waad nasiib badan ee xaaskaga ilaasho kuwaan kale u gooy brother xaas qiima bdn saaidne ku jaceyl ayaa heesataa wlh sidaan ka dareemayo she have more valeu for four wifes bcz ayada kun u dhigantahy take care for u family sxp
@layloibraahin715
@layloibraahin715 2 жыл бұрын
Wey ficnaa laheyd inoo taladaada qato lkn dhalin yara nima heeeso
@Top_G_forever
@Top_G_forever 2 жыл бұрын
@@layloibraahin715 raga Somalida ee wakhtigan nool dugsiyo masuuliyada lagu baro Bay u baahanyihiin Ninku hadu dantisa ku foofayo cibadadiiisa ilashanayo qoyskisana uu ilaashanayo cid kaleba maysaga haleelaya In wax damac la dhaho inu jiraba mabu ogaden hadu mashqulsanyahay qofku
@zahraali8928
@zahraali8928 2 жыл бұрын
Yea walahi that’s right bro it’s so sad he must feel guilty
@layloibraahin715
@layloibraahin715 2 жыл бұрын
@@Top_G_forever haa walalo 4ilahey baneeye ey maqleen qaladna waa ka fahmeen oo ilahey ma dhihin gurigii hore bur buriya
@asturan9013
@asturan9013 2 жыл бұрын
Sax talo fcn waye
@marwodumar
@marwodumar 2 жыл бұрын
Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💓❤💟
@zakiboy242
@zakiboy242 2 жыл бұрын
Wanku sarey
@zakiboy242
@zakiboy242 2 жыл бұрын
Abayo
@ayanosman9970
@ayanosman9970 2 жыл бұрын
🙏 Amen 🙏 waa ku sarey quruxey hore u soco
@hiboabdulaahi375
@hiboabdulaahi375 2 жыл бұрын
Hadan ku xanaqsanahay macnaheedu maha inaan ku necbahay caruurtayda abahood bad thy 😭😭😭😭😭😭 wllhi nin an u qalmin weyan gabadha
@malirasta2688
@malirasta2688 2 жыл бұрын
Sorry wall ragga Inta badan dhaqankaas ayee leeyihiin
@filsanaadan2761
@filsanaadan2761 2 жыл бұрын
Dhabti Umaqalmo waa istubid
@qumanhassan7812
@qumanhassan7812 2 жыл бұрын
Haa wax jira mahan kaas wanba naxay mey sas tiri oo waliba ilmaha ayaa meesha jooga
@Anjaliicali44cm
@Anjaliicali44cm 2 жыл бұрын
Doqon waaye naago jacel uf
@hiboabdulaahi375
@hiboabdulaahi375 2 жыл бұрын
Guurka la guursado ayaa dadka u kala hadaf ah qof iska guurso dheh reer bn lee yhy buu u guursada qof jacayl u qabo gabadh buu u guursada qof ilmo jacayl dartiis qof dhawrsanaan darteed wiilkan waxa ii cad wala guursada ee guurso in ku guursaday oo anu ilmo iyo naag toona jacayl u qabin
@axlaamali7560
@axlaamali7560 2 жыл бұрын
Mj waa caqli badanyihin kulaha😂😂anaga nalama gaadi karo😂😂😂
@faatiomar278
@faatiomar278 2 жыл бұрын
Haa xbbty gabdhahenu way aqli badanyihin ilhay balayada hanoga qabto🩸❤️🇸🇱🇸🇱🥰👑
@zuniahmdy4893
@zuniahmdy4893 2 жыл бұрын
@@faatiomar278 waa leynaga wareeray wallahi
@skillzonetoday
@skillzonetoday 2 жыл бұрын
Masha allah xaasku innaba caadi ma ahan, allah isku barakeeyo. Bal eeg sida ay ugu wanaagsantahay isaga🤗 masha allah. 👉 Bro xaaskaaga ku ekoow
@mahadyare6945
@mahadyare6945 2 жыл бұрын
Saacadaan lajoogo kan inuu single yahay yaa igu raacsan 😁😁naag leysuma jilciye public aa leysku fashilaa 👍😀😀
@susucadeofficial12
@susucadeofficial12 2 жыл бұрын
indho adeyg buu dhameeyey ihope in ay daawato gabadhisu insha allaah
@abdllahabdllah3037
@abdllahabdllah3037 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@asturan9013
@asturan9013 2 жыл бұрын
Xaqa fashily hada iny xaskisu muqalkan aragty ba macqula
@anisaabdiqadir3701
@anisaabdiqadir3701 2 жыл бұрын
Wllhi Ani xitaa Waa Yabanhy Inuu single yahy Wan igahy😅😅😅😅
@najmaabdi4867
@najmaabdi4867 2 жыл бұрын
Edheb maqabo latumo ukufiican yahay
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔❤
@nasriina7718
@nasriina7718 2 жыл бұрын
Kani hoosta ayuu ka washey SubhanAllah. Haa waa sunnah in la gursado xasas badan LAKIN sunnada ka ma mooqato. Tiisa kale xaaskisa buu qalbiga ka jabinayaa oo cadowgeeda ayuu u jibiyey. In shaa Allah nabsigeeda ayuu heli doona.
@moonlightbintusharif4333
@moonlightbintusharif4333 2 жыл бұрын
I wish all of them will watch this vedio so that they will take action about thiz guys that is when he will understand what love means
@zack.dempsey.10
@zack.dempsey.10 2 жыл бұрын
Hahaha no need to. Cus he can have four if he wants. It ain't like he commit sin
@drzahrasheikh9599
@drzahrasheikh9599 2 жыл бұрын
Am one of them and I will just forgive him 😌😨
@saidhashi2856
@saidhashi2856 2 жыл бұрын
I don't have a problem of him talking to many girls.....As Somali people say...Gabar boqol nin bay shirisaa, kadib hal ayey kala baxdaa. Asagaba way u banaan tahy camal. But washing his dirty linen in public is not good.
@zack.dempsey.10
@zack.dempsey.10 2 жыл бұрын
@@drzahrasheikh9599 😆😆😆 Wife material
@AhmedMohamed-et1mv
@AhmedMohamed-et1mv 2 жыл бұрын
@@zack.dempsey.10 do you mean Not wife material 😃. Afar ayaa loo Baneeyay
@Queen-official
@Queen-official 2 жыл бұрын
Xaaskeyga waan jeclahay kulaha adigu meeqa qalbi ayaa leedahay maskiinta nin meesha kuma heyso wlhi balse nasiibkeed
@sadamsuldanmahamud998
@sadamsuldanmahamud998 2 жыл бұрын
Mar waliba Qalbiyada daacada ah waxay mudanyihiin mahelaan lkn qaarkood ayaa samirka iyo daacadnimada guul ku gaadha Inkastooy xidhiidhadu kala culusyihiin oo waliba way kala muhiimsanyihiin marwalibana mudnaanta kobaad xaaska ayaa leh wiilkana waxan u rajaynayaa inuu xaaskiisa dhowro niyad ahaan iyo qalbi ahaanba Ramadan mubarak 🙌🙌🙌
@amein___kiile22
@amein___kiile22 2 жыл бұрын
true bro🥺
@anabmustafe2497
@anabmustafe2497 2 жыл бұрын
Mncha allh
@drssamirosmanmohamed1025
@drssamirosmanmohamed1025 2 жыл бұрын
Saxiix bro
@Captain-abdi
@Captain-abdi 2 жыл бұрын
Madaremeysid ruux qalbigisa ku siye ina ku cayarto ilaa adiga ey kgu dhacdo qalbiyada daacada wxan u rajeyna wax wlbo qeyra in uu alle u sahlo i.allh😓
@iqraahmed7133
@iqraahmed7133 2 жыл бұрын
@@Captain-abdi amin yarabi
@faadumoaweeys8872
@faadumoaweeys8872 2 жыл бұрын
Ridwan wll barnamijkaga Wan aminsanaa lkn ninkan oo kle marka Nalaso hor istagtay waxan daremay inu peen yahy marka dhesha Naga daa🤣😂
@abdulahiisse7321
@abdulahiisse7321 2 жыл бұрын
Subxanallah ninkaan maxaa kaqaldan plz gabadha aad qabtit waa queen ayada lee ku ekaaw maskiin 😭😭sorry abyo ilahey ninkaada iyo familykaaga hakuu xifdiyo
@naimadaud657
@naimadaud657 2 жыл бұрын
Waa nin maskaxiyan xanuunsanaya🤔 iyadoo labo gabdhood daacad u noqdeen weli tii sadexaad ayuu ka xunyahay in ay telka qaban weysay una muujiyey inuu iyada jecel yahay🤨 hadii ay garaad leeyihiin sadexdaa gabdhood ninkaa wey isaga tagi doonaan waa tacbaan wareersan🤕🤒
@rayanmohamed6730
@rayanmohamed6730 2 жыл бұрын
Haa quruxey hadu nin cafimad qabo yahay xaaskisa markow la hadlay ayu dhihi laha ridwan gabadha sadaxad waxba ha iwicin tii horeyna raali noqo aniga xaaskeyga iga badan 4dhan waye wlhi hadalkisa ugu dambeyey sidas cml ayan ula yabay xata ridwan aya galti dareemayey
@mumtazbintiahmed7860
@mumtazbintiahmed7860 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@abdirahmanbashir5021
@abdirahmanbashir5021 2 жыл бұрын
Naagaha wagaan ninki sidaa yeelo lee asxankoda yaqano .
@naimadaud657
@naimadaud657 2 жыл бұрын
@@abdirahmanbashir5021 taa ka aragto ku samee nacasoow bacaac😊😇 gabadhaada lee ka war haay yaan lagaa silcin waa hadaa kartidaa leedahay🙄😊😇
@xamdiabdullahi2500
@xamdiabdullahi2500 2 жыл бұрын
Sxiix
@abdulkaderhassannur9637
@abdulkaderhassannur9637 2 жыл бұрын
Dhaadhaan eey eeydhalay ah waaye wlh noocaano kale waaye waxa nagihi qalbiga kajabiyey xaas jecel oo carur uhayso ayuu waxas kusameyna wlh gabdhaha waxay noo caayaan waxba kajira kano kale baa magaci nogadhelay sorry abaayo adiga iyo carurtaba meesha oday idinma joogo 😥😭😭
@xamdimaxamed119
@xamdimaxamed119 2 жыл бұрын
Waxnba nin ku nacay waa saano kle😏🤨
@abdulkaderhassannur9637
@abdulkaderhassannur9637 2 жыл бұрын
@@xamdimaxamed119 dadku mawada sina waa sidii shanta farood ookale hada midkaan laxda ah ee cawaanka ah ookale ayaa kujiro iyo kuwo kale oo badan dhanka naagihina kuwo asaga kadaran baa jira marka rag iyo dumarba dad fiican iyo dad xun intaba weeleyihin balse doqonkan ayaa madaxa ixanunjiyay wlh
@kifoxasan7411
@kifoxasan7411 2 жыл бұрын
nimanka somaliyed laguma kalsonan karo badankod walhi in lagursadano ama xidhiidhlala sameyo ma istahilan if😭😭😏😤
@xamdimaxamed119
@xamdimaxamed119 2 жыл бұрын
@@abdulkaderhassannur9637 sax waa ragiyo dumarba way isku laban yihin balse saadani lama eegi karo wahi jirka idamqaday markan arkay sidani😥😭😭
@abdulkaderhassannur9637
@abdulkaderhassannur9637 2 жыл бұрын
@@kifoxasan7411 ragina dumarka ayeey kasheeganaayan oo sidaad aragtay ugalaayaan naagihi waxkale iskadaaye ayagoo laqabo ayeey rag kale xiriir lasameenaayn meeqo naag oolaqabo ayaa inta lawacay latijabiyey kadibna marki lawacay aydhehen waaliiqabaa qalbi jab marka ragana kama liitaan eeda dhineceena wax waan kuleenahay
@truecomment3650
@truecomment3650 Жыл бұрын
Soomaalida Africa nolol BUUQ AH ayey ku jiraan taasoo keenaysa duruufta dhaqaale iyo dadka badan waayo qof walboo la waco meel buuq buu ku jiro ee nasiino iyo waasac ma heesto. Ilaahay faraj ha inoo furo aamiin❤
@najmomohamud2341
@najmomohamud2341 2 жыл бұрын
Gabadh qalbi wngsan buu qabaa allha kaga dhigo mid dacad ah abyo 🥰Ma ranaba nin aan ku jeclayn ha isku liidin ileen qiimahaga ma garanyee
@MrLooyaan
@MrLooyaan 2 жыл бұрын
Shiine Aan kula Taliyo Xaaskaaga Gabar Daacad Ah Waaye Dadkuna Waa Isqilaafaa ,Waana Heshiiyaa Ee Reerkaada Ku Ekoow
@abdikadirgarad8872
@abdikadirgarad8872 2 жыл бұрын
Shiino aan kula taliyo wllo xaaskaaga gabar daacad ah weeye really pls dadkuna waa isqilaafaan waana hashiiyaan ee reerkaada raali gali waxana iska daa waa iga waano wlltinimo balse you will regret one day for sure, Haddii afar laguu baneeyey ma’ahan inad waxan oo kale sameeyo wado loomaro ayaa jirto Anyway, It’s sad
@shukriqaalihaaji3990
@shukriqaalihaaji3990 2 жыл бұрын
Naagtiii,nin soomaali u ooyso, naarta allha geeyo, ileen dareenka jaceelka EY u qaaday ayuu leeyahay naag hadeey see rabto u ueshid weey kugu tiigsanee caqligiida waa intaaas Alle idiin cadaab ninaaa, waa noo nacay nin iyo qiyaanidiisa
@shukriqaalihaaji3990
@shukriqaalihaaji3990 2 жыл бұрын
Jah alla ciiil badanaaa, Kan nin mahan, iyadaa jaceel dhaba u qabto mooyee isaga waa qiyaanoole
@qaliyeyqalbigahaigasiininq4927
@qaliyeyqalbigahaigasiininq4927 2 жыл бұрын
Allaah qalbiyada hanoodhooro wiilkan xaqa allaah fahansiiyo
@Osman-Asma
@Osman-Asma 2 жыл бұрын
😥😥😥sorry wllshay xanaan walahi ninka saa ku dacayacay kuna cayaaray qalbigäga ix Tirami waayay guurkiina inaanu mid kalena dhaqanay lakiin waxad tahay gabdh qalbi fiican alle qalbigaaga hakuu qaboojiyo qaali dumareey sorry 😭😭😭😭😭
@ubaxmaxamuud6577
@ubaxmaxamuud6577 2 жыл бұрын
Ilahay Ha uqabuujiyo mid kafiicana ilahay ha usahlo lkn wàa laga qurux badnaa qof dhan oo xaaskaaaga inaad gabdh kale kadooratid sorry abaayo😢😭
@naciimomaxamadhassan9778
@naciimomaxamadhassan9778 2 жыл бұрын
@@ubaxmaxamuud6577 .
@deymaney
@deymaney Жыл бұрын
Uff kaas intu ii hos saxdo xaas uma noqon laheyn🤨lagama yabo kaas ufff🤧🤧
@shukriahmed4346
@shukriahmed4346 Жыл бұрын
Wan ka xumahay. Xanaan Allaha qalibiga ku qaboojiyo. Badal khayr qaba Allah ku siiyo
@sadamhussein8606
@sadamhussein8606 Жыл бұрын
The dude has the mantle to induct the upcoming men conference.
@fartunyussuf1220
@fartunyussuf1220 2 жыл бұрын
😂😂like seriously am giving up of getting married for real
@abdullahisheikh1096
@abdullahisheikh1096 2 жыл бұрын
But why
@YuuAden8
@YuuAden8 2 жыл бұрын
Don’t give up the man’s are not the same
@abdirizakdaahir7882
@abdirizakdaahir7882 2 жыл бұрын
Dadka kale nasiib badan wlh asigoo xaas xalaal uuheesto oo hadane jaceyl naago kale raadinaaa 🤘
@_afardhaan8250
@_afardhaan8250 2 жыл бұрын
Nimcada dadka way uga darta nazib mahe wa doqon
@aishaahmed4400
@aishaahmed4400 2 жыл бұрын
Kan waan iska furi lahaa vedioga kadib
@abdirizakdaahir7882
@abdirizakdaahir7882 2 жыл бұрын
@@_afardhaan8250 dhibka dhan damaca badan waaye 🤣
@abdirizakdaahir7882
@abdirizakdaahir7882 2 жыл бұрын
@@aishaahmed4400 ha dag dagin damiir iskuyeel gurikaaga dhaqo 😁😁😂
@cabdiqanitorays88
@cabdiqanitorays88 2 жыл бұрын
Illahay afar uu ubaneyay munna Kuwa kale gursan karin
@najaadmohmoutt874
@najaadmohmoutt874 2 жыл бұрын
Ninku waa shalmad raac waynaady abo Salah😂😂😂😂😂😂
@ayaannour5838
@ayaannour5838 2 жыл бұрын
kulahaa naagaha majerteen weey caqli badan yihiin 🤣🤣🤣
@zuniahmdy4893
@zuniahmdy4893 2 жыл бұрын
😂😂😂😂 wallahi Waan qoslay!
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 2 жыл бұрын
Waa runtiis, Majeerteen ka ummadda soomaalida 100 sano bey ka horreeyaan!
@azwanqueeen3925
@azwanqueeen3925 2 жыл бұрын
Indha adeYgii oo qofa waliGaY Kano kale ma arag wlhi😅😅😅
@sharmakemoha8713
@sharmakemoha8713 2 жыл бұрын
Kkkkkkkk muna iga qoslisay waan jeclahay kula lahaa miskiin
@seerinapea71
@seerinapea71 2 жыл бұрын
Dacda utahye mskinta
@hooyadasuheyb6920
@hooyadasuheyb6920 2 жыл бұрын
@Aisho Abdalla maskiin gabdh lsiray Uma xumo
@hooyadasuheyb6920
@hooyadasuheyb6920 2 жыл бұрын
@Aisho Abdalla haa abaayo nin kushegi maayo gabadhas aniga layabi maayo waayo waa qof aan loshegin waxa jiro
@sadaammacallim5683
@sadaammacallim5683 2 жыл бұрын
Kkkkkk wlhi wax la layaabo waaye waxaan
@hoodoeprahim2683
@hoodoeprahim2683 2 жыл бұрын
Ilaahayaw qof aan wax ogayn ha cadaabin
@sadiyaissa9079
@sadiyaissa9079 2 жыл бұрын
😂😂Welcome to single nimo gabdh daacad u ah intuu helay oo ka tagy buu hadana labaduu la sheekaysanyy tii telka ka qaban wayday rabaa, 4 ilahy baa ii baneeyy kulhaa hal ba ma dhaqi kartide see 4 u dhaqee wllhi cidda gabar ku siisanysa la yaabanhy😂
@qumanhassan7812
@qumanhassan7812 2 жыл бұрын
🤣🤣😂😂ayaa intan Filmkan lasocday kan igu darneed ar qofkan naaguhu xey ku arkeyn
@ashamohan7617
@ashamohan7617 2 жыл бұрын
Welcome to single life because when they see this video they're going to leave you 😁
@daudsancho7264
@daudsancho7264 2 жыл бұрын
u are right wlh ..his game is over
@hamdamohammed7574
@hamdamohammed7574 2 жыл бұрын
Kkkk kani miyanu inan somaliyed la hadlin bismillah Ilaahay hanaga ilaaliyo
@sacidismail7307
@sacidismail7307 2 жыл бұрын
Thas is really
@daudsancho7264
@daudsancho7264 2 жыл бұрын
hope u are not single hope so
@ashamohan7617
@ashamohan7617 2 жыл бұрын
@@daudsancho7264 I thinking his already single 😂😂
@axlaamali7560
@axlaamali7560 2 жыл бұрын
Oh xaazkiiza she is so sweet 🥰Nin waji awalpa malahayn ninow waanan waligey kuaamineyn 😡😡😡
@hindaismail1002
@hindaismail1002 2 жыл бұрын
Waxa ficned labada kaleba inay ku laydhiyan kan jacayl inlasiyo umaba qalme
@jabirahmed2176
@jabirahmed2176 2 жыл бұрын
Ooo hadaa gursata hataaa aa ma amineysid
@naimastar9366
@naimastar9366 2 жыл бұрын
ninkas waa nin nacas ah wlh wan ka xumahay abayo ilaahay qalbigisa hakusoo jeediyo ninkaga subhanallah ilaahay ka baqa firi inay idinka qiimo badanyihin dumarka sharaf ayu ilaahay siiyay gabdhaha la qabo kalmad qurux badan ayaya ku hadashay hadaan isku dhacnay micnaheeda maahan inan ku nacay ilmaha abahood aya tahay 🥰🥰🥰
@Nature_motivation.2024
@Nature_motivation.2024 2 жыл бұрын
This is best dramatic relationship so far!
@farhanadde8
@farhanadde8 2 жыл бұрын
Kan nin mahan
@idowgaucho9720
@idowgaucho9720 2 жыл бұрын
Shabeel nagood waye kaan 😂😂😂ridhwan come up again
@hoodoeprahim2683
@hoodoeprahim2683 2 жыл бұрын
Sadexdan gabdhood haday daawadaan video gan isaga maxaa u dambayn 😂single ku boos ha u baneeyaan
@jowharahassan3162
@jowharahassan3162 2 жыл бұрын
Bal kano kale kawaran nasiibdaradiisa xaajiyadiisaaba saasujecele maxaawaalaya mow caruurtiisa fiirsado xaasjecelbuuba heestaaye
@hibanura1929
@hibanura1929 2 жыл бұрын
@@jowharahassan3162 Kan 3 dooda hadey takan xitaa umamaleynaayo inuu uhitinaayo waayo wijikow qarsaday wijikis gubtaha kkk
@nastehoahmed3122
@nastehoahmed3122 2 жыл бұрын
Walahi gabadh aad u wanagsan baa thy abayo lkn kan nin kuma noqonaayo si kasto u jeceshahay ama u yahay ilmahaaga abahood mar labad iyo mar dada xaas ba kan nin kuma noonayo shit qalbiga ayaa I gariray ilmahagaaga Alle hakula garab galo 😭😭😭😭😭😭
@naadirosayit701
@naadirosayit701 2 жыл бұрын
Gabadha aad qabtid maxaa ooga dib mariisay
@ftshmh4761
@ftshmh4761 7 ай бұрын
Khaain inaanan la khiyaamin rabo😂
@mariacarabiyo3230
@mariacarabiyo3230 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن بس الله يكون عونك يارب 🤲 الله يحفظكم ويخليكم يارب العالمين 🤲🏼 اللجميع مسلمين
@maxmedcabdalle6280
@maxmedcabdalle6280 2 жыл бұрын
اللهم آمين يارب العالمين وإياكم يا اختي الكريمة
@ahmedjrahmedjr6542
@ahmedjrahmedjr6542 2 жыл бұрын
Nin raga waa kii hal marwo leh 7 cisho ka mid bil walbo dalxiis u wada ayaa la dhahaa kan naago badan kharaarkey leedahay ayuusan ogen ama waa doqon kan naagtaada ayadad ka dhigan kartaa aroosad cusub 1000 jeer intaad nooshahay ee naago badan laguma liibaano doqonow aniga ma guursan lkn lagama yaabo inaan labo guursado ✌️⚔️❌❌❌🔕
@sunduznour7721
@sunduznour7721 2 жыл бұрын
M.a wiil wngsn🥰🥰
@marwomaxamed6900
@marwomaxamed6900 2 жыл бұрын
Wlahi been maaha wll dhalinyaranino waalaysa
@amiiromohamed1167
@amiiromohamed1167 2 жыл бұрын
Adokle wa dhif iyo nadir
@halimaibrahim4471
@halimaibrahim4471 2 жыл бұрын
Ahmadow run allaah ka dhigo wil jira tahr
@munahassan5165
@munahassan5165 2 жыл бұрын
😍😍😘
@sahranura741
@sahranura741 2 жыл бұрын
Waligaa daacad ahaaw. Xanan jacaylka iyo daacad nimada ayay wax kataqaan🥰❣💯
@muniishmanka6573
@muniishmanka6573 2 жыл бұрын
This is so painful Ridwan dadka saan camal ah anoso gudbin please 😢 🙏
@AhmedMohamed-et1mv
@AhmedMohamed-et1mv 2 жыл бұрын
Allah ayaa u ogol xanuun ma aha abaayo caadi iska dhig
@zamiiramose486
@zamiiramose486 2 жыл бұрын
Allah u ogol lkn wali xanuun waaye alla yaa dumar kaadhiga wadadii loibaneeye muu qaado wax walbo wada loomaraa jirto lkn kan masuul maaha adigana waad uegtahay saan filaayo walaalhaa saan amaa lagusameyaa
@AhmedMohamed-et1mv
@AhmedMohamed-et1mv 2 жыл бұрын
@@zamiiramose486 walahi adaan dumar ahaan lahaa wax rabi xalaaleyay maan xarimeen. Tankale naagtii uu qabay guriga hooyadeed ayaay aaday. Video Markle daawo. Zamiira waxaa is laaha waad zamir badantahy 🤔
@abdialpha
@abdialpha 2 жыл бұрын
Wax cajiib ah ayaan Ku arkay online relationship Ka oo ah gabdhaha 80% waxay xiiseeyaan (bad boys)
@Gift606
@Gift606 2 жыл бұрын
Wa runta
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 2 жыл бұрын
Absolutely 💯
@katrakhalif9798
@katrakhalif9798 2 жыл бұрын
Maya makuguracsani lknse dadka qaar ayeey ufududahay inay dadka kadhadhiciyaan fikradahooda rag ama dumarba
@abdialpha
@abdialpha 2 жыл бұрын
@@katrakhalif9798 aad Iyo aad way jiraan dad saas ah
@qaalidaahir4196
@qaalidaahir4196 2 жыл бұрын
Ma xiiseyan aan fila ee ma ogankaran qofwalba wuxu tusa intisa fican wllo
@yahyachinaofficial3599
@yahyachinaofficial3599 2 жыл бұрын
Go and find your wife and apologies she is the one who needs you all the time.....so leave the rest brother nobody is loyal to someone who is not engaged
@riyafaria7557
@riyafaria7557 2 жыл бұрын
Go apologize to your wife
@dalkaab1436
@dalkaab1436 2 жыл бұрын
ما شاء الله Hanan سبحان الله ALLAH SWT 🎤☝️🤲🏻 haku xafido Insha'Allah jazakallahu khaira walal qali ah
@adeshibnushurie4553
@adeshibnushurie4553 2 жыл бұрын
Chine keep going bradaa ur a man and half hhhhhhh wlhi dacaad ban uqosleey yaap badanaa adunyado 🤣🤣
@zakali3622
@zakali3622 2 жыл бұрын
fun fact.: some men are actually struggling to win the ❤️ of a single lady but this guy is phenomenal, not 2 but 3 of them. dude do u want to become hypertensive. gud luck.
@itadori7270
@itadori7270 2 жыл бұрын
Speaking tryna act cool lol 😂 af soomali ku hadal nio dhiiqa tahe
@mohamedgabana8300
@mohamedgabana8300 2 жыл бұрын
he has manhood
@ldnkhl7407
@ldnkhl7407 2 жыл бұрын
@@itadori7270 stop being rude 😢laga yabo inuu somaliga ku adagyahay! And that’s fine too😅
@ayaanabdirahmaan5411
@ayaanabdirahmaan5411 2 жыл бұрын
First recorect your speak
@mumtazbintiahmed7860
@mumtazbintiahmed7860 2 жыл бұрын
Absolutely he is Ultra legend 🤣🤣
@huskaabdulahi7891
@huskaabdulahi7891 2 жыл бұрын
If things continue like this then when will remain all of us Single 😂
@zaadiqcde6438
@zaadiqcde6438 2 жыл бұрын
😁😁😁
@nimiogedi3621
@nimiogedi3621 2 жыл бұрын
Very true
@huskaabdulahi7891
@huskaabdulahi7891 2 жыл бұрын
@@nimiogedi3621 haa wlhii
@huskaabdulahi7891
@huskaabdulahi7891 2 жыл бұрын
@@nimiogedi3621 yh
@manaalabdikariim4741
@manaalabdikariim4741 2 жыл бұрын
Nin walan wayee wlhi kan sabbto ah 10 bil baad naagta qabtaa shime 5 bil naag ku radinesay subxnalllah
@garadkaofficial1395
@garadkaofficial1395 2 жыл бұрын
Nin ragi waa ki ka adkaada xasakiisa.😅
@Asli256
@Asli256 2 жыл бұрын
indho adayga kan war xaskaga sida ugu ciyarin dumarka ma riyo moodaysa😀
@caworashiid4023
@caworashiid4023 2 жыл бұрын
Xanaan welcome garoobada zhp nin waa shalmad raace illhy hakula koriyo ilmaha hana kugu bdalo mid kaliga kugu kooban🤣
@abshiraismael7277
@abshiraismael7277 2 жыл бұрын
SubxanalAllah🙆🏻‍♀️🤣Saanaa nodanbeysee, Ya Rabbi🙏
@munishmunishaa5178
@munishmunishaa5178 2 жыл бұрын
Subhnllh😢 Waar Ninku Qiyaana bdhnaaa🙄yaahuuuuu Koley Muno Hdaay Damiirledhahy Kaan Wey iskaga Hare Xanan baaayO😢Dacaad baatahye koley kaan uma Eko Nin isbadalayO waayO ba Alla Qabtaaa huno🥺😬hdu isbadl Sameyn lhaa hda buu smeyn lhaa😏Oo Intuu Dhoho Xaskeyga Waa Dacaad buu Kuwale Mesha ugu hari lhaaa hda labo Gabdhod buu Niyada Kajibiyay Waxey Ila tahy Kaan Aqirkeee Mid mel Abaar AaX buu Soo Istagaayi🙄
@farhanyare2555
@farhanyare2555 2 жыл бұрын
Sorry sister i feel your pain xaskaga o ku dhahysa hdan ku xnaqsanhay mcnahedu mhan inana ku jeclen o waliba ka muuqato inay kuuxistay wlhi i'm so sorry sistr lkn wxba hka tagin ina Nolasha la qadato isku day o ad wx walba fahnsiiso mhn Ninki ku qalmay🙏
@akramak8649
@akramak8649 2 жыл бұрын
Digniin number aadan aqoon ha qaban 😂 i can't wait part 90
@anzalfarhiya9862
@anzalfarhiya9862 2 жыл бұрын
Mohoo igu haleey 😂😂😂
@haniaden2700
@haniaden2700 2 жыл бұрын
Maxa dhacayo hadii la qabto
@Saara604
@Saara604 2 жыл бұрын
Mawa qabto ani🤣
@asturansal2676
@asturansal2676 2 жыл бұрын
wan qabana adi dacad matihid somaha way no tala 😂😂
@munaawoowe7052
@munaawoowe7052 2 жыл бұрын
Igu haleey
@ZeroToHero2023
@ZeroToHero2023 2 жыл бұрын
My take on this episode is that: It's SUNNAH to MARRY MORE THAN ONE WIFE BUT i wouldn't have advised the guy to confess his two other relationships live on the cameras to bring more trust issues to his marriage and to avoid heartbreaks to the other two ladies. He should have managed all this by himself without causing any harm to his wife, muno and amino. Or if he wanted to know if he's loved by all the ladies he should've contacted ridhwan via online to HIDE his IDENTITY and NOT in front of the camera.
@CAPTAIN_MUNIR
@CAPTAIN_MUNIR 2 жыл бұрын
✌️✌️✌️
@sahrocali5512
@sahrocali5512 2 жыл бұрын
Kuli amuu Isla waya wayaabe
@abdulrahmanbinali3051
@abdulrahmanbinali3051 2 жыл бұрын
You need to open psychology classes for guys like this.
@tjgaming2.0
@tjgaming2.0 2 жыл бұрын
Yup, agreed, this boy must be irresponsible or ignorant why would he do this to destroy his marriage for what reason? Also ridhwan shouldn't release the whole video, that's a real exposed why bro?😑
@saidhashi2856
@saidhashi2856 2 жыл бұрын
He is not doing anything wrong Shariah wise, but he should not put his private life in public domain. He looks not so smart guy to me.
@t.k_official6
@t.k_official6 2 жыл бұрын
😂 😂 Marku ridwan kudhahy cebtadha adhaa banaka keeny ayaanba qosol ladhinty
@abdirahmanmuse9933
@abdirahmanmuse9933 2 жыл бұрын
Qalbi Dhagax Hadaad Maqli Jirtey Waa Cabdi gan Meesha Taagan
@amiiraabthishakuur5913
@amiiraabthishakuur5913 2 жыл бұрын
Haa walaalhi Waa bilaa damiir caadi ah uf
@nimcoabdulrahim9500
@nimcoabdulrahim9500 2 жыл бұрын
Barnaamijkan malinba malinka kadabeeya xamasad buu yeelanaya😜😭😂
@genyoismacil2080
@genyoismacil2080 2 жыл бұрын
Walhi wa run gabdhah majerten wa caqli badan yihin sa aniga ka dhashe🇸🇱🇸🇱🇸🇱💪
@nuuradin1maxamuud235
@nuuradin1maxamuud235 2 жыл бұрын
17:30 wlhi hadal qalbiga taabanaya ma anaa ku nici kara caruurtayda aabahood ayaad taheee😥😥😥
@issackahmed4868
@issackahmed4868 2 жыл бұрын
Life will be hard if you don't assess earlier Ramadhan mubarak
@shuddusndhdjd8919
@shuddusndhdjd8919 2 жыл бұрын
😂😂🤣🤣🤣🤣
@faisaahmed2312
@faisaahmed2312 2 жыл бұрын
I don't know what I'm watching this guy is not reality he's in a lalalala world n may Allah save those women heart because this guys is careless who he affecting emotional ... Woman please listen every man aren't husband not worth your time with man child
@asmaabdirahman3683
@asmaabdirahman3683 2 жыл бұрын
runtii faan ayey kaa thy lkn waad ku mustaqbal wayday
@dekhaabdullahi3997
@dekhaabdullahi3997 2 жыл бұрын
So painful walahi Ridwan inu sogaliyo ma ahen video gan gabarta qalbigeda kama u fakarin 😥 Ya Rabi qalbiga uqaboji... runti kan wa zero zero ah
@Hani_MAX
@Hani_MAX 2 жыл бұрын
Subhanallah. Qiyaanooloow .diinta oodhan 4 naag bis ey iska dhidhiciyeen .naagta 1 horte daacad unoqo wax kasto ey ubaahantahey sii .Markey kuu ogalaato naag kale .markaas guurso naag kale .ilaahey ha isoomarsiinin .Kan camal. Allahumanajinaa.
@shukrinur3956
@shukrinur3956 2 жыл бұрын
WHAT TYPE of LOVE IS That CHEATER is a CHEATER! Hadaa daacad ahaan leheed waad qurux badnaan lahayd you don’t even deserve any relationship what a looser he has the gut to expect an honest relationship; what goes around comes around..
@Aisha-uf8ey
@Aisha-uf8ey 2 жыл бұрын
Inta markuu 30maraayy ugu danbeeysay isoo raaca😂😂🏃‍♀️🏃‍♀️
@rahiimamuuse5469
@rahiimamuuse5469 2 жыл бұрын
me 😀😃
@malyuuncabdinaasir6261
@malyuuncabdinaasir6261 2 жыл бұрын
Wlll waan ku baryaya xaaskaaga ha niyad jabin walaahi miskiintu waa daacada iga wanagsan aniga gabadhaas
@abdisamadboya5522
@abdisamadboya5522 2 жыл бұрын
Naagtan xalaal miiran waye oo saafi 🥰 gabar daacad ah allah ii sahlo
@rahimamohamed5488
@rahimamohamed5488 2 жыл бұрын
Legend waye niinkaan😅😅😅😅😅 Wlhi niin aadaag waaye Bartaan kuu yaabeybaan waali faadiiyaa Ridawan waa musibkale gbdh muna siduu shakiiga ugaliyeybaa iigu dharan
@ibrahimmohamed-wo2dx
@ibrahimmohamed-wo2dx 2 жыл бұрын
I was wondering the same bt she didn't give attention to ridwans confirmations and the other hand this guy caadi ma'ahan 3 dhan anigane 1 kii ayan la'ahay hahahaha
@_afardhaan8250
@_afardhaan8250 2 жыл бұрын
Maxa legend ah wa doqone
@ac7495
@ac7495 2 жыл бұрын
@@_afardhaan8250 hhhhh
@emmyyyyusuf1662
@emmyyyyusuf1662 2 жыл бұрын
Legendimada khalad kafahante wllhi😏😏😏
@_afardhaan8250
@_afardhaan8250 2 жыл бұрын
@@ac7495 🤣cadha iga qabaty
@abdialpha
@abdialpha 2 жыл бұрын
Ninkaan waa legend,lkn kaliya wuxuu dayacay mas'uuliyadii (responsibility)
@MohamedAhmed-gg6zc
@MohamedAhmed-gg6zc 2 жыл бұрын
Wlhi wey Dhacdaaaa
@ahmedabdirahmannoor8066
@ahmedabdirahmannoor8066 2 жыл бұрын
Libaahii oo nin ah keep going niyow 😂😂😂
@MOHA_Edits10
@MOHA_Edits10 2 жыл бұрын
War xaas fiican heesta xaaskaada dhowr ciyaarta iyo damaac badan meel xun ii ka tuurin 😒
@triplemhirib.465
@triplemhirib.465 2 жыл бұрын
Am worried of his wife .innocent highest order and Allah loves that .but what he did is even against religion. Exposing to the public. I felt her for sympathy wlhi May she not get fainted I.a.
@yasminequeen5250
@yasminequeen5250 2 жыл бұрын
Hhhh
@triplemhirib.465
@triplemhirib.465 2 жыл бұрын
Where loves coming from We are discussing and raising point serious issues or ur happy with it
@abshirmoalimali2292
@abshirmoalimali2292 2 жыл бұрын
Gabdhaxa majertan iga dhex caqli ayey leeyihii😀
@bahjoinacrashiidbahjoinacr7399
@bahjoinacrashiidbahjoinacr7399 2 жыл бұрын
Mahdsnid 🙏🇸🇱
@farhiyoaadan7622
@farhiyoaadan7622 2 жыл бұрын
Hadaad yapantahy like sar hhhh indha adkaa ninkan Bismillah
@harunhamdi4782
@harunhamdi4782 2 жыл бұрын
Thanks wllo nabarkada isodir
@anwarkamaal7267
@anwarkamaal7267 2 жыл бұрын
Legend always legend nin goaan leh kuso bro wanku wataa
@haliimohusseinali9923
@haliimohusseinali9923 2 жыл бұрын
Kornaageed kabo isma dheera midii aad haysataba hadaad haysan waysay midkale maxaad ku hanan kartaa wlh waa yaab qof aan isagaba daacad ahayn ayaa rabo in dacad loo noqdo sorry wlh ragii fiicnaa dhamaa doqon iyo bahal baa isku haray
@amiinsosman8161
@amiinsosman8161 2 жыл бұрын
Haliimo waaruntaa rag majiro waqtigaan rag waaragii hore .
@Captain-abdi
@Captain-abdi 2 жыл бұрын
@@amiinsosman8161 🤣🤣🤣 anaga mxeynu nahay
@mohamedomar7764
@mohamedomar7764 2 жыл бұрын
Halimo husen maheysan weynine balse damac iyo raga weywada dhashen
@ayanabdirasheed8849
@ayanabdirasheed8849 2 жыл бұрын
@@mohamedomar7764 ilaah isku xir xaaskaga ilaasho
@amiinsosman8161
@amiinsosman8161 2 жыл бұрын
@@Captain-abdi wax la idinku tilmaamo lama yaqaano 🤔 markaan arko raga saan u dhaqmaya ayaanba guur oo dhan ka niyad jabaa😔
@safkaabdikadir2166
@safkaabdikadir2166 2 жыл бұрын
This man is brave enough 😅😅
@somalisujuu2592
@somalisujuu2592 2 жыл бұрын
This must be a written script 😳😳😳😳 How on earth can this happen in front of our eyes🤣😅😅
@halimsaadiaadow657
@halimsaadiaadow657 2 жыл бұрын
😔😔😔I just knew he lied about him being married the way muna confidently said she loves him. Damerkiyow deeeh😏
@musemuse1507
@musemuse1507 2 жыл бұрын
Ninkan wuxuu noo sheegaya waxba kama jiraan asaga iyo 3 hablood waa dad soo heshiiyay marka midna tel demi ayaa ladhahay
@abdineymarsanto5369
@abdineymarsanto5369 2 жыл бұрын
@@musemuse1507 se wax kayihin nio ninka darenkisa firi hadey Ben tahay dareen been manoqdo😜
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 2 жыл бұрын
@@musemuse1507 wax ila Fahmay adaan Kaa Arka
@musemuse1507
@musemuse1507 2 жыл бұрын
@@abdineymarsanto5369 saxiib dhalinyartan danbe mafahmi kartid waxay kuu sheegayan iyo waxa qallbigooda ku jira ismalahan
@halimsaadiaadow657
@halimsaadiaadow657 2 жыл бұрын
@@musemuse1507 maybe 🤔
@fartuunnuur5067
@fartuunnuur5067 2 жыл бұрын
kan cml damac kaqoq wye balAyo aruuri dheh xaaskisa qalpi jab usoo hoyey mel cidlaaa wax loga tago ayuuu istahilaa 😢😢😢
@mssramla2900
@mssramla2900 2 жыл бұрын
17:27 wlh waa jiriricooDay😭😭Axxx🥺
@zakihanad5329
@zakihanad5329 2 жыл бұрын
Man and enough ... Be strong always guyz is adkeya raggow sitha yowgan
@sabarin1999
@sabarin1999 2 жыл бұрын
Ramadan Mubarak ya Muslim ☪️
@nimcosandhere5937
@nimcosandhere5937 2 жыл бұрын
Allah berka waa xaskaag heyso illahay hada taqaan😪
@maahirkee3656
@maahirkee3656 2 жыл бұрын
Kan dhanwalba inuu seegay ayaan umalayn
@ftomahas2488
@ftomahas2488 2 жыл бұрын
Masha Alllh waqti la Radiyo maba garin xabdada illaah ha kuu barakeyo ku dhihi lahaa
@faysalhanadhanad5421
@faysalhanadhanad5421 2 жыл бұрын
Maxamed cumar oo ku magac dheer shiine waxaan kuu rajaynaya inay wax walba uu allaah kuu toosiyo hada labadaba waa daacad nin rag ayuu allah kaa dhigay xal un raadi hadii arinta cakirantana xaaska always insha allaah
@H-Abdull
@H-Abdull 2 жыл бұрын
Ilahy midkan oo kale wax hanogu darin SubxanaAllAh he is Narcissist😏
@shukriamohamed428
@shukriamohamed428 2 жыл бұрын
Allahayow Amiin Amiin ya rabi
@saafaaxmed6418
@saafaaxmed6418 2 жыл бұрын
AMIIN yarpi 🤲🏾
@riyafaria7557
@riyafaria7557 2 жыл бұрын
He is narcissist wlhi
@ladnaanofficial7430
@ladnaanofficial7430 2 жыл бұрын
Amiin
@fartuunaadam9097
@fartuunaadam9097 2 жыл бұрын
Wale sanaa wiil yara thye za mustaqbal la,an iskugu ridysa 🥺😀wle 2xasle nolosha ku harsan mysid hora loso arky😀👍
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 2 жыл бұрын
hhhhhhhhh
AX! VISA-HI EBER NIN MARAYKAN JOGO ISKU TIJABISAY.... Pt130
17:10
Ridhwan Issack
Рет қаралды 131 М.
LABADI NAAG ISKU SHUKANSANAYA ISLA HADASHIYAY ASO QADKA KUJIRO
26:18
Ridhwan Issack
Рет қаралды 39 М.
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 67 МЛН
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 11 МЛН
QALBI JAB 2 WIIL AYAY TIJABISAY MXA KARACAY TIJABI SXB Pt38
10:19
Ridhwan Issack
Рет қаралды 278 М.
FILIMKII QARNIGA: QIYAANO DUMAR
12:23
SONNA PRODUCTION
Рет қаралды 1 МЛН
JACEYLKA SANADKA❤️QEEBTA_1 |MUSALSAL CUSUB 2024 |SOMALI TIKTOK CHANNEL
3:29
Somali Tiktok Channel 🇸🇴
Рет қаралды 759
XANUN! LACAGTI BIIL ISIN JIRAY IDIDAY ITIJABI XAASLE NOQDAY
15:04
Ridhwan Issack
Рет қаралды 142 М.
QALBI JAB! KAMA FILANEYNIN QALBIGA AYAY KAJABTAY S3P004
17:43
Ridhwan Issack
Рет қаралды 136 М.
Doing This Instead Of Studying.. 😳
0:12
Jojo Sim
Рет қаралды 23 МЛН
#cat #shorts Rescue Adorable Kittens
0:50
Shohel Is Back
Рет қаралды 28 МЛН
All creatures are from God #jesus #jesuschrist #jesuslovesyou
0:19
Jesus By Your Side
Рет қаралды 59 МЛН