YouTube Heesta Calanka Puntland 2010

  Рет қаралды 633,168

Mahad Abdi Ali

Mahad Abdi Ali

14 жыл бұрын

Пікірлер: 1 000
@abdiwaligumbe323
@abdiwaligumbe323 2 жыл бұрын
Heestan Waxan ku dhagaysanayaa Dhusamareeb Caasimada Galmudug Mantay o ah 4/6/2022 wllhen Reer Puntland Cisi iyo sharah I love Somalia 🇸🇴 ❤ ♥ 💕 💓 💖
@mgulled7974
@mgulled7974 2 жыл бұрын
I love gureceel, somalia hanoolaato👍
@faadumofani5615
@faadumofani5615 Жыл бұрын
Thnks wllky😍😍
@iknow_my_enemy9750
@iknow_my_enemy9750 Жыл бұрын
Nagu sln Dhusamareeb sxb.
@abdiwaliguumbe6046
@abdiwaliguumbe6046 Жыл бұрын
@@iknow_my_enemy9750 Waan kugu Salaami Sxb🥰
@abdiwaliguumbe6046
@abdiwaliguumbe6046 Жыл бұрын
@@faadumofani5615 Mhd snd Abyo
@hassanhashi793
@hassanhashi793 2 жыл бұрын
Heestan wlhi qalbiga ayay i taabatay weliba calool XUMO ayaan daremay anigo aan kasoo jeedin puntland . Waan idin jclhy wllhy from SOMALILAND 💚🤍❤️
@mgulled7974
@mgulled7974 2 жыл бұрын
Love you too brother noolow 👍
@ahmedaden1280
@ahmedaden1280 Жыл бұрын
We love you too Brother ViVa Somaliland
@jaweriyiabdinasir9795
@jaweriyiabdinasir9795 Жыл бұрын
Waad nala dhalay boowe waxa tahay wiil puntlan 😍😍
@abdullahimahamudbile
@abdullahimahamudbile Жыл бұрын
Viva Jamhuriyadda barakeysan💪🏽 from puntland
@puntlandland2679
@puntlandland2679 Жыл бұрын
That's Somali blood in your vains
@abdirsaksaid2903
@abdirsaksaid2903 3 жыл бұрын
23 September 2020 ban soo booqday heestan. 10 sano kadib 2030 hadii eebe NAFTA nagu garsiiye qoraalkan hadaad aragto fadlan ixasuusi .🇸🇱
@aliimoha9439
@aliimoha9439 3 жыл бұрын
2021
@hibomaxamed8529
@hibomaxamed8529 3 жыл бұрын
Wallhi waad hami dhertahy bowe ma🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💘❤💘💋
@abdirsaksaid2903
@abdirsaksaid2903 3 жыл бұрын
@@hibomaxamed8529 mahad sanid baayo allaha ku sharfo❤
@mushtaaqqurux5311
@mushtaaqqurux5311 3 жыл бұрын
@@abdirsaksaid2903 cimri dheer iyo cafimad Allah hanagu gaarsiyo
@abdirsaksaid2903
@abdirsaksaid2903 3 жыл бұрын
@@mushtaaqqurux5311 aamin wll dhmaantayo bash bash iyo barwaaqo allaha nagu gaarsiiyo 👍
@ducaalexasandu3783
@ducaalexasandu3783 3 жыл бұрын
2013 ayaan ku dhegaysanayey burco manta anooo hargeisa jooga 2020 dhegaysanayaa mana ihi reer puland lkn waan jclahay heesta ilaahay amarkii nolada reer puland
@ogaansho7953
@ogaansho7953 3 жыл бұрын
🥰
@naruuracadey7798
@naruuracadey7798 3 жыл бұрын
Thanks wll mcn ❤
@ahmedaden1280
@ahmedaden1280 3 жыл бұрын
Thanks bowe we love too
@maryanaxmed9494
@maryanaxmed9494 3 жыл бұрын
Bwe qalbiga idinka jeclanahy alle haydin Barakeeyo ✋
@ekrambihi2544
@ekrambihi2544 3 жыл бұрын
Mahadsanid wllo👑♥️🤴
@abdirahmaanmohamedali64
@abdirahmaanmohamedali64 3 жыл бұрын
Respect from Dariska xalaasha GALMUDUG
@khalidmohamed5760
@khalidmohamed5760 3 жыл бұрын
Much respect Brother ❤
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 2 жыл бұрын
Lejenaw mahadsanid 2022 Baan dhagaysanayaa Ana from Gaalkacyo
@cabdikaafidaahir929
@cabdikaafidaahir929 Жыл бұрын
Puntland abtiyaashay gob gabi dhashay i love you from cabudwaaq 🇸🇱🥰❤🇱🇺
@wlldayax9895
@wlldayax9895 Жыл бұрын
Aad iyo aad Taliye👏
@odayfaranbiyorka6323
@odayfaranbiyorka6323 Жыл бұрын
@lulabi8837
@lulabi8837 6 ай бұрын
​@@odayfaranbiyorka6323❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@lulabi8837
@lulabi8837 6 ай бұрын
Ok❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@yuskavichkhaliif
@yuskavichkhaliif 9 ай бұрын
Qofkii iga dan beeya 22/9/2023 isoo xasuusi markale heesta calankkeyga ilove puntland🇸🇱 4ever🎉🙏
@abdiwali2130
@abdiwali2130 Жыл бұрын
2023😂👋ya ila dhageystey hestan puntland🇸🇱👑❤💪
@shukrijamal6145
@shukrijamal6145 Жыл бұрын
me
@alitaabdi
@alitaabdi Жыл бұрын
Aniga😇🇸🇱
@ibrokeybinharbi6060
@ibrokeybinharbi6060 Жыл бұрын
Ani
@mumtaazsaid3103
@mumtaazsaid3103 Жыл бұрын
Ani
@rooshaanahmed1308
@rooshaanahmed1308 Жыл бұрын
Aniga💚
@asadmohamedjabka8136
@asadmohamedjabka8136 2 жыл бұрын
Heesta yaa ila dhageysanya 2022 iso booqo😭😭😭😭😭
@ruwaydasaid5640
@ruwaydasaid5640 2 жыл бұрын
Aniga
@abdiwaligumbe323
@abdiwaligumbe323 2 жыл бұрын
Wan Kula Dhagaysanayaa Pro
@hodanmaxamed5928
@hodanmaxamed5928 2 жыл бұрын
Me
@raxmomohamed4884
@raxmomohamed4884 Жыл бұрын
Aniga bowe
@luuljaamac2023
@luuljaamac2023 Жыл бұрын
Aniga 😭😭😭😭
@FkaFka-nz3gn
@FkaFka-nz3gn 2 жыл бұрын
I'm from warsengeli wan jeclahey heestan puntlandernimo dhiman meyso ilove puntland
@mgulled7974
@mgulled7974 2 жыл бұрын
Warsengeli ❤️👍
@puntlandland2679
@puntlandland2679 Жыл бұрын
Boqortoyo 🩸🩸🩸
@dramaqueen9455
@dramaqueen9455 2 жыл бұрын
😭🇸🇴 calnkii puntland baa kuyaal cirifkaagee 🇸🇱✌️ 🇸🇴cawaaale ha ooyin 2/10/2021 hdd iga danbeyzo izoo xzuuzi inaa markle zoopoqdo i lov my two flag 🇸🇴🇸🇱❤️
@nadahussein44
@nadahussein44 2 жыл бұрын
24 may 2022 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@khadroqiyaasoffcial
@khadroqiyaasoffcial 2 жыл бұрын
Kaalay hee kkk
@zamzammuhumed5198
@zamzammuhumed5198 2 жыл бұрын
Come back queen I love puntland inkaston kaso jeedin hoyadey mcn iyo labadeyda wiil ba idinka dhashay m.a xasus 23jun2022
@XawoMaxamud
@XawoMaxamud Жыл бұрын
31 / 12 / 2022
@ibrokeybinharbi6060
@ibrokeybinharbi6060 Жыл бұрын
17 February 2023😭💔
@Internut1985
@Internut1985 2 жыл бұрын
Woof Viva Puntland what a song 🎧!!!! Boqortooyo 👑 salam kashka iyo laabta ka soo go’day From Saldanadii Garxajis ee SOMALILAND
@mgulled7974
@mgulled7974 2 жыл бұрын
Mahadsanid 👍
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 2 жыл бұрын
Sharaf iyo karaamo wlaal saajin
@hanaialie4470
@hanaialie4470 2 жыл бұрын
Wan kaa guddoonay bwe
@caliadan442
@caliadan442 2 жыл бұрын
Waa ka qaadnay saldanada faca wayn
@Sooyaal252
@Sooyaal252 2 жыл бұрын
Saldanadii Garxajis Gobta somaliyed👑👑
@dugsiyekilwo3222
@dugsiyekilwo3222 6 жыл бұрын
Hestaan 2010 ayaan nairobi ku dhagaysan jiray Maanta waxaan jogaa south Africa Waa 2018 waana dhagaysanayaa Mana ahi ree puntland lkn waan jeclahay dadka iyo degaankaasba😍😍😍😍😍
@Nada-ir9ok
@Nada-ir9ok 6 жыл бұрын
Dugsiye Kilwo wan ku jeclanahay wall one love all somali we are one
@sammoses8639
@sammoses8639 5 жыл бұрын
Heestan waa wax kale putland'na dhaqana kuma lihiye
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 5 жыл бұрын
Zxp heestaan xaqiiq bay kahadlin cawaale ha ooyin wllhi cawan dhagaysanaya sanad guurada puntland 1 Aug 2019
@cabdinaasirismaaciil4454
@cabdinaasirismaaciil4454 5 жыл бұрын
Sxb Aadbaa u mahadsan tahay wall sida aad u jeceshahay walalahaaga adigana qalbigooda wanaag waara allah kuu galiyo Allha ku barakeeyo wall
@istahilhassan3638
@istahilhassan3638 4 жыл бұрын
♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@ismailmohamed6657
@ismailmohamed6657 2 жыл бұрын
we love Puntland I from Beledweyne Lkn waa jeclahay gobalada Puntland dhamaan🐫🥰
@ismailmohamed6657
@ismailmohamed6657 2 жыл бұрын
@@naima5387 Ani Xaawo taako ayaa ku dhashay Gaar ahaan Nuur xawaad Jawiiilna waxba iima galin madaxweynehana qabyaalad uma saaran ee waa madaxweyne taariikh nagu leh umada somaliyed
@hanaialie4470
@hanaialie4470 2 жыл бұрын
Why aanaan isu jeclayn soo walala ma nihin 💙🤍
@abdullahialiabdi5046
@abdullahialiabdi5046 8 жыл бұрын
butland waan jeclahay walee shacabkooda waa shacab wngsn oo garanaya somalinimada waxeey thy jira oo jooga reer butland
@cabdicasiis-hd8fg
@cabdicasiis-hd8fg 2 жыл бұрын
Hees aan jeclahay 🤍
@ducaalexasandu3783
@ducaalexasandu3783 4 жыл бұрын
mahi putland lkn waan taa keeraa from hargiesa somaliland
@hafzaelmi6457
@hafzaelmi6457 3 жыл бұрын
Nasab kaamila rer hargaysa gobtii somaliland ♥️♥️
@zakiboy2792
@zakiboy2792 3 жыл бұрын
Boqrtyo sidoo kale💖Puntland io somalilan waa daris angaba hargeysa wn jecelnahey💥💯💯
@naruuracadey7798
@naruuracadey7798 3 жыл бұрын
Bqortoyadii ❤💉mhdsanid wll
@bile5784
@bile5784 3 жыл бұрын
@@naruuracadey7798 waxa heestan garankara ninka dhulkiisa difaacisa wllhi ku wayay wllky ay waqti dheer isugu kaayo danabysay iyo labo wllhi ilma adeeraday rumaad ah intaba difaaca dalkooda u geeriyodeen iyagoo ahaa geesiyal lagu dhaato
@naruuracadey7798
@naruuracadey7798 3 жыл бұрын
@@bile5784 walaal qali ilaahy naxariis waarta ha siiyo 😭🤲
@amiinyarechannel8374
@amiinyarechannel8374 3 жыл бұрын
From koonfur galbeed ilove you my walaalaheyga
@ruweydaabdullahi8213
@ruweydaabdullahi8213 3 жыл бұрын
😍💋💋💋❤️❤️
@cabdullaahiismaaciil5708
@cabdullaahiismaaciil5708 3 жыл бұрын
Soo dhowow brother
@cabdullaahiismaaciil5708
@cabdullaahiismaaciil5708 3 жыл бұрын
Viva Puntland May Allah protect my homeland
@hanaialie4470
@hanaialie4470 2 жыл бұрын
We love you too wallky
@maryamahassanosman8294
@maryamahassanosman8294 Жыл бұрын
My
@yasinalih6685
@yasinalih6685 3 жыл бұрын
Heenan waxaan dhageysan jirey 2011 oo jooga koofurta gobolka mudug xaradheere hdana wxaank ka dhageysanaa caasimada muqdisho ree abtigey viva puntland ❤❤🙏
@mohamedabdi6266
@mohamedabdi6266 3 жыл бұрын
Heestaan aawadeed ayaan maanta KZfaq usoo galay goos goosyadeda ayaa icajabiyay mana ihi from puntland lkn heestan ayaa ideeqday 😘 Waana hees uqalanta maqaamkaan mid kaweyn Cawaale🇸🇴 cadawgaa cagta ka hoos👏
@cabdullaahiismaaciil5708
@cabdullaahiismaaciil5708 3 жыл бұрын
Maqaamka dadka samaystay baa baxsha calankooda ayaanay ugu deeqeen. Ee Bax sakiin liq haddaadan jeclayn
@mohamedabdi6266
@mohamedabdi6266 3 жыл бұрын
@@cabdullaahiismaaciil5708 fahanka afsomaliga miyaa kugu adag meel aanan kaala hadlin ku dhufsataye se uqabasho maleh warkadu qof ciiloon baad umuuqataahe haku saantiran gobta puntland iyo guud ahaan mida somali.
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 3 жыл бұрын
@@cabdullaahiismaaciil5708 .dadkaani wax yar oo wanaag ah haday ku arkaan puntland waxay leeyuhiin soomalinimada ka fiican kkkkk. Simalinimada ayey ku qaraabtaan .waa wada sakiin dhultaal.. Allaw puntland noosii wanaaji .aamiin .
@ahmedaden1280
@ahmedaden1280 2 жыл бұрын
Raali Ahow AbasAbdi Xeyle sida ka muuqata kuma uusan fahmin waadna ku Mahadsan tahay sida heestan kuula fcn tahay waana kula in heestan saaxada heesaha lagu so celiyo siiba maalmaha la xusayo 1da August.
@Spyyg
@Spyyg 5 ай бұрын
@@mohamedabdi6266wa oromo waxu hau jawabin 👌
@ridwaanbashiir2091
@ridwaanbashiir2091 3 жыл бұрын
Ayadoo qoraal ah noo soo geli plz akhii umada reer puntland meelkastood joogtaan samo ku waara💙⚪💚
@apdulldye4619
@apdulldye4619 3 жыл бұрын
Musigta aya caloosha ihurise ....anigoo Reer puntalland eheen lkn somalinimadha aya iguweyn ....love puntaland .. jubbaland Ogadenia and Nfd ...one love ♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴
@micraajmohamed3979
@micraajmohamed3979 4 жыл бұрын
from Galkcyo puntld 2 april 2020 bn soo boqday hestan qofki wdani somali ah way ka ilmaysin ilaahow dalkena cadow ka dhawr
@AdamRobinho
@AdamRobinho 3 жыл бұрын
Love putland From xamar 🙏🇸🇴
@maryamcawaale7636
@maryamcawaale7636 2 жыл бұрын
Somlia somali leh
@AdamRobinho
@AdamRobinho Жыл бұрын
@@maryamcawaale7636 saas waye
@abdixiissharif6831
@abdixiissharif6831 3 жыл бұрын
Waxan kasojeda nfd puntland wa dadka an ugujeclhy somali oo dhan oo dhiga somalinimo kujirto ...❤❤❤
@puntlandforce6383
@puntlandforce6383 3 жыл бұрын
Mahadsanid wllakeen ❤
@msssammy
@msssammy 2 жыл бұрын
Sidoo kle waa nii jeclnahy wllah nfd🥰🥰🥰
@maryanali8196
@maryanali8196 2 жыл бұрын
Heestani putland way i jeclaysiisayba jiroo jooga putland from soomaliland 17 07 2022
@CABDULAAHI_QARXIS
@CABDULAAHI_QARXIS 8 ай бұрын
Puntlandnimadu macaanaa wxan hubaa inaad heestan miraha mcn dib usoo booqtay hdaad iga dambyso like dhac kusii🤙🙏🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
@abdulsaeed5540
@abdulsaeed5540 Жыл бұрын
Puntland is a nation within a nation. This song is full of Somali poetry with a great rhythm. It really touched me as a genuine Somali hailed from North Eastern Somalia. Visited a beautiful European nation for a week but my ancestral land of Puntland, Somalia is millions of times more appealing to me than a foreign land, can't ever compromise Somalia, love it, love it Alhamdulillaah.
@yaqubhajji1825
@yaqubhajji1825 Жыл бұрын
Be blessed bro. I like your patriotism❤️
@abdulsaeed5540
@abdulsaeed5540 Жыл бұрын
@@yaqubhajji1825 Yes brother, Puntland is untouchabe and Las'anod will be free from the Oromos ASAP.
@yaqubhajji1825
@yaqubhajji1825 Жыл бұрын
@@abdulsaeed5540 InshaAllah bro i pray the same may Allah grant our brothers in sool region peace and unity. I've never been to Somalia but i yearn to visit one day because i believe that's where the umbilical cord of my grand grand-parents are buried. From Garissa, Northern-easten,Kenya.
@salataress2
@salataress2 Жыл бұрын
Am gonna cry now
@abdimahad8653
@abdimahad8653 2 жыл бұрын
Heestan manta dhagaysay mana ihi rer putland wayo ani somali oo dhan jecaly wa nin rer burco burcana idin qeexi maayo somalinimo inaga badan💖💯
@mgulled7974
@mgulled7974 2 жыл бұрын
Noolow sxb, I love burco👍
@kingabdalemaalik5909
@kingabdalemaalik5909 2 жыл бұрын
Burco show waa dadka jooga show waa majeerteen Dib jiray War kaalayoo walaalahiin nimcada la jaqa muusa handaraab waxba idiinma hayee Wiil cumar maxamuuda oo shafka iskaga kaadsha
@ismailiska5264
@ismailiska5264 2 жыл бұрын
Legend
@alitaabdi
@alitaabdi Жыл бұрын
nasab gobatahy wllo 🥰
@aishaahmed7021
@aishaahmed7021 2 жыл бұрын
Heestan mrksta wn kusoo noqnoqdaa si aan u dhageysto Waxaa mahad leh ilaahaygi Puntlander iga dhigay calankana astaantayda ka dhigay wax aan arko aragiisa calankayga Puntland bn u jeclahay Cisi ku jir weligaa ciiltiroow❤ 💉 Ilaahay ha inoo siyaadiyo Nimcada Midabka Cagaarka iyo cadaanka ee calankayaga ka muuqda 🤲
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 2 жыл бұрын
Mar aan dhagaysanayey wareysi laga qaaday senator gaagaab oo kamida raggii wax ka aas aasey Puntland waxa uu dhahay hadal cajiiba kaasoo ahaa somalida waxay ku liibaantay oo aysan aad ugu baraarugsanayn ayaa jira waxa lagu liibaanay oo Horey iyo hadaba dadka wada waa dumarka si gaara markii 1998 lagu heshiiyey dhismaha maamulka puntland dadkuna aysan wax weyn markaa haysan waxaa hiil iyo hooba naftooda u hurey waxay ahaayeen dumarkeena sharafta badan markaas garoowe tuulo ayey ahayd xerada 54aad ayaa lagu qabanayey aas aaska maamulka dumarkeena sharafta badan waxay marwalba garab taagnaayeen ragooda iyagoo weliba markaas duruuf adag dalka ka jirtay gaar ahaan maamulka oo markaas la dhisayey dhaqaale la sheegana uusan jirin Waxaan ku keenay erayada heesta ku jira ee oranaya " dumar ka carooda ragg ciil bixi waayey" Sharaf iyo karaamo ku noolow walaashay waaxid From #Gaalkacyo
@mustafebulshaale2648
@mustafebulshaale2648 3 жыл бұрын
Heestaan oo aan ugu jeclahay Heesaha Puntland waxaan garoowe ku dhagaysan jiray 2012 maanta markale ayaan Kampala ku dhagaysanayaa 2021 Agoosto oo maalmo naga xigto sanad-guyradii 23aad ee Puntland.🥰
@richkavij1436
@richkavij1436 2 жыл бұрын
Nio ana hadaa kampla ku dhagaysanaaya
@jamachasan6519
@jamachasan6519 Жыл бұрын
Kampal 2022 bisha 9 /9kida
@carafaatcabduwahab9113
@carafaatcabduwahab9113 Жыл бұрын
@@jamachasan6519 kampla malmahan waxan dhof ahyn Loma jogo miya
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 жыл бұрын
Rabbiyow cabsidaaban cidlo ufadhiyaaye Somali caymi amin yaa rabbi.😭🙏🏼 PUNTLAND & SOMALIA ba rabbi kor haka yeelo.❤
@abdallaboss1
@abdallaboss1 Жыл бұрын
Ader Cali Puntland cimri dheer caafimaad iyo cibaado suuban bn kuugu ducaynay , dhaxalka suugaaneed ee noo reebtay heestaan baa ugu qaalisan. Sanad guuradeenu way dhawdahaye nabad ku damaashada Puntlanders 🇸🇱🇸🇴❤
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 6 ай бұрын
kudayo puntland heestaas xitaa waa iconic
@khaliifafarah1548
@khaliifafarah1548 Жыл бұрын
Abtiyaalow heestaan hooyadey ka maqli marki igu horeysay guuleysta oo jira jooga. From xarardheere mudug galmudug somalia
@Hafsahubi
@Hafsahubi 7 ай бұрын
Heestaan waxaan dhagaysan 04 december 2023 habeen aan safar garowe ah u baxayo oo galkio ka tagayo Puntlanda waxay ku sugantahay xaalad adag wlhi heestaani waxay ka mid tahay heesaha aan aadka u jeclahay Eebbe ha ii danbi dhaafee Waxaan soo booqan doonaa Commentigaan iyadoo Puntland ay ka gudubtay Marxaladaan😢 I Love My🇸🇱
@wacan698
@wacan698 7 ай бұрын
Sidii kheyr ina adeer ❤❤
@MuscabDesign30000
@MuscabDesign30000 6 ай бұрын
Sxb ma soo booqatay hadda putland waa nabad haddii aad caafimaad qabto waxan rajeunayaa inad iiga soo jawaabyo
@Hafsahubi
@Hafsahubi 6 ай бұрын
@@MuscabDesign30000 haa wll qali waan soo nabad noqday😍❤️
@haawoali5442
@haawoali5442 3 ай бұрын
Alx hada nabadweeye from garoowe ❤
@Dacwahmedia
@Dacwahmedia 4 жыл бұрын
heestan calanka puntland wn dhageysan jiray balse waxn ahay rer jubbaland rer puntland one love wlhi
@haajifaisalyusef1118
@haajifaisalyusef1118 4 жыл бұрын
Reer Jubbaland,💜💜💙💙💚💛❤️💗🖤💜💙💙💚💚
@najmahajji5108
@najmahajji5108 3 жыл бұрын
Markaan Heestaan Dhageysto Waan Ilmeeyaa 😥😥 Allow Adaa Iga Dhaliyey dhulkuu Barakada Lahaa💙⚪💚
@abdifatahabdilaahi324
@abdifatahabdilaahi324 9 ай бұрын
Waa hees dareenkeda leh from hargeisa allé somali ha isjecleysiyo ❤
@hassanqeyr8234
@hassanqeyr8234 3 жыл бұрын
Music ta calosha igooyse😭anigo Nairobi kasibaxayo meel buuro marayo dabeel qabow wajiga igamarte heestan wey noshidned ilin ban iskucelin wye😭Somali dan wainjeclahay
@sacido9681
@sacido9681 2 жыл бұрын
🥺😢😭😭💙🤍💚
@yahyeraam1437
@yahyeraam1437 5 жыл бұрын
Viva puntland 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱 ileyn somali kala yaacdaye 💪💪💪💪🤞✌🖖👊🤛🤜✊like ku qabo hada muwadin puntlander tahy
@ahmedsomali3746
@ahmedsomali3746 5 жыл бұрын
Wax kala yacay majiro sxb puntland waa Somalia Somaliyana waa puntland
@kigutlvcazbio2372
@kigutlvcazbio2372 5 жыл бұрын
Ahmed Awil Hhhhh puntland wa somalia lkn somalia puntland maahan saa ulasoco
@ahmedsomali3746
@ahmedsomali3746 5 жыл бұрын
@@kigutlvcazbio2372 way tahay sxb maxa yeelay halka meel oo Somalia mantay lagu gamban kadho waa puntland M. A 🇸🇴🇸🇱
@yahyeraam1437
@yahyeraam1437 5 жыл бұрын
@@ahmedsomali3746 wa runta zxp somalia wa puntland wa dad jecel iney somali isu kenan wana sida lo asasay balse suurta geli weydye ee waxan oran laha waxa inta iska deysan yuusan wakhtigu idinkaga lumine ictiraaf haloo radsho qaranka puntland 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
@ruweydaabdullahi8213
@ruweydaabdullahi8213 3 жыл бұрын
@@yahyeraam1437 yaahu uf ictaraf iyo qurun ma rabno Somali nima na deqda
@hodanarche6992
@hodanarche6992 3 жыл бұрын
Boqortooyadi Majeerten Nolaada Hunayal From Dhulbahante🐎💕
@Yacquub21
@Yacquub21 2 жыл бұрын
Puntland daarod waa u dhanyahay in yar mooye dhulbante xitaa wey ku jiraan from mj
@dalhagaaje6660
@dalhagaaje6660 2 жыл бұрын
Puntland qof kasta oo somali ah cid ka xigtaa ma jidho soo dhawaada walaalayaal.
@jaweriyiabdinasir9795
@jaweriyiabdinasir9795 Жыл бұрын
Adba waad tahy rer puntlan macaney
@WHO2024
@WHO2024 Жыл бұрын
Hodan Arche, Baayo Gobtii Darwiish adba Puntland wax baad ku leedahey ee ha is martiyeen. 😘
@puntlandland2679
@puntlandland2679 Жыл бұрын
LIBAXYADI DARAWIISH MAHAD SANID PUNTLAND 🟢⚪🔵 MJ KALI MAHA LEELKASE GARI KOMBE HARTI ☝️
@Sooyaal252
@Sooyaal252 2 жыл бұрын
Heestan markan dhagaysto wan qiroodaa wllhi I'm proud to be Puntlander🇸🇱🇸🇱🇸🇱♥️♥️👑👑
@quraishabdihabashow8593
@quraishabdihabashow8593 2 жыл бұрын
Heestan waan jeclahay Waa hees qani ah Waa hees wadani ah Waa heesti ummada dhan Reer putland jira oo jooga Somalia hanolaato 🇸🇴 cawaalow jir oo joog Caradii dinta iyo calanka kudartee ❤ Love from Nairobi Kenya 🇰🇪 and the year is 2021
@WHO2024
@WHO2024 Жыл бұрын
Waa habeen Sabti ah November 5th, 2022. Heestan qiiro iyo hilow bay igu beertey dalkeeni suu aha iyo xaalka maanta taagan. 😭 Waxaan leeyahey reer Puntland horey u soco. Waa gobti Somali...Shaley dhaley baa halqabsigoodu noqdey. Waa arrin ku dayasho muddan leh. Taasna waa wax qofka caafimaadkiisa iyo jiritaankiis u fiican. Waa in laga gudbaa wixii dhacey. Taariikhda aduunka waa in aan wax ka barana. Dalal cadow isku aha oo 100 sano ka badan is dagaalayey baa hada saaxiibo ah oo danta shacabkooda nool waqtigan ka fakira. Somali oo sinji, diin iyo af ka dhexeeye maxey isku fahmi la'yihiin?. Allow dalkeena nabad nooga dhig oo ummadaas muslimka ah qalbigooda isku keen. Aamiin.🙌🏽 Yaan la quusan.
@hilaachilaac
@hilaachilaac Жыл бұрын
Aamin insha Allah Aamin yaa rabi yaa Allah Aamin
@wlldayax9895
@wlldayax9895 Жыл бұрын
Amin🤲🤲
@rahmoahmed5253
@rahmoahmed5253 3 жыл бұрын
Waxan ku dhegaysanya Beljuim mala 10 jeer wan dhegaystay heesta igu socota iyo jacaylan rer putland uqabo wa dadka somali ugu wanagsan calankodina gacantanku sita boqortoyo i love rer putland from somaliland 🇭🇺❤🇸🇱
@mohpower9619
@mohpower9619 3 жыл бұрын
Duriyada dariska xalaashaa ciid wanaagsan belguim kaa soo salaamayaa!
@mohpower9619
@mohpower9619 3 жыл бұрын
thanks boqortoyo ❤
@rahmoahmed5253
@rahmoahmed5253 3 жыл бұрын
@@mohpower9619 wan kaqaday wll an Beljuim ban ku asalamay
@queeenanaa3811
@queeenanaa3811 2 жыл бұрын
Mcnto tnks we love you too❤️🥰
@hanaialie4470
@hanaialie4470 2 жыл бұрын
Love u more sisy ❤❤
@maxamedxuseen2533
@maxamedxuseen2533 2 жыл бұрын
Wllhi Ilaaa 2014 waan Dhagaysanaya waana jeclahay Ree butland mana Ihi From Burco 2021
@kingabdalemaalik5909
@kingabdalemaalik5909 2 жыл бұрын
14 ilaa hadda hadaa dhagaysanaysid welcome muwaadin aan is aqoon bad tahay boqortooyada wey ku jeceshahy bilaa damiin baa lagugu aqbaly majeerteeniya hanoo laato amiin ...
@salmaanfaxdi3248
@salmaanfaxdi3248 Жыл бұрын
Mhdsanid Wan oghanhy in rer somalilnd yihiin gob iyo nasab ilhay nabadiina ha idin dhowro
@trumpppl2024
@trumpppl2024 4 жыл бұрын
I love you walaalaha reer puntland.. heestaan oohin bay iga keentay waa hees qiiro xambaarsan 😢😢😭😭😭😫😭 viva puntland... viva all somalian people's
@samirbadan6053
@samirbadan6053 Жыл бұрын
Ciiltire 😰❤🇸🇱inadan Cidloon Ban ku siyy Cadkyge From Nag Dhulbahanta ala mxn Jeclhy Calankyga🥰
@Puntland1
@Puntland1 8 ай бұрын
Dhulbahante wa uso DHINTAY Puntland 🇸🇱 iyo SOMALIA 🇸🇴 🌿 inadeer Geesiyal ba tihin Darawiish ah SSC/ Khatuma nolow
@omarsuleyman2826
@omarsuleyman2826 9 жыл бұрын
Puntland Alloow Dhowr Viva Puntland Viva Cawaale Viva Calanka iyo Dawlada iyo shacabka Puntland jiroo joog walagiin Guuuul...
@MohamedAli-xh8vt
@MohamedAli-xh8vt Жыл бұрын
Asc sxb mnoshy
@BostowBostow-ci8ih
@BostowBostow-ci8ih 9 ай бұрын
I aamin☝️ heestaan weey iga ooysiisay😭😭😭😭🇸🇴❤️🎤🔥🤛
@cayshocuud990
@cayshocuud990 3 жыл бұрын
calooshaa ihurtay markii uuyiri Raboow cabsidaadaa cidlo uu fadhiyaa soomaaliya caymi heestan putland ookaliya looma qaadin wadankayga waan jeclhy illahay ha nooga qabto ALshabaab aamiin yaa rabi😭😫😫😭😭😭
@mumtaazsaid3103
@mumtaazsaid3103 Жыл бұрын
Ameen
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 жыл бұрын
Walee puntland way u hiilisay cawaale calankii waa soo noqday allow noo adkee inta dhiman noo dhamaystir somaali ka saar qabyaalada
@jeryandere2776
@jeryandere2776 4 жыл бұрын
wxa soo dhow malinti ugu farxada weyneyd malmaha waa 1st ama kowda bisha sidesdaad ilaaah baa nasiiyey like dhac iyo dhuc ku sii wxi ah teamkazow🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿❤️❤️❤️❤️
@iimanabdulqadir1925
@iimanabdulqadir1925 8 жыл бұрын
wllhi wan qiroday marku yiri rabow cabsidaban cidla ufadhiyaye. soomaaliya caymi
@Dacwahmedia
@Dacwahmedia 4 жыл бұрын
wlhi ilinta ayn ceshen wayay allow rer puntland dhowr
@munoqueen660
@munoqueen660 2 жыл бұрын
😭😭😭❤
@AW-GA
@AW-GA 3 жыл бұрын
it touches my heart I have never listened to a song of such value May God grant peace and prosperity to Somalia♥ ️ ♥ ️ From Jigjiga
@mahadmohamud8836
@mahadmohamud8836 2 жыл бұрын
Guul punland
@boqorhooto2987
@boqorhooto2987 Жыл бұрын
it is just song :)
@DEEQOXasan-vh8cw
@DEEQOXasan-vh8cw Жыл бұрын
@@mahadmohamud8836 lw
@yuukaanaofficial9906
@yuukaanaofficial9906 Жыл бұрын
Hees qiiro galinaysa qof walbo Somali ah I love you puntland 🥺😭♥️
@khayr.shorts
@khayr.shorts 2 жыл бұрын
Heestan waxaan dhegeysanayaa 1 Augosto, waxaana marayaa kalawereega barxada garoowe dhexdeeda oo isu diyaarinaya sanad guuradii ♥️♥️
@khayr.shorts
@khayr.shorts 11 ай бұрын
1/8/2023
@abdirahmanramos6386
@abdirahmanramos6386 2 жыл бұрын
Hestan marki igu horeysay ano turkiga joga ayan maqlay wali wiil saxibo nahy aya rer puntland aha wn runti hesta nolada rer puntland awowe from jabuuti 🇩🇯🥰
@MohamedAli-xh8vt
@MohamedAli-xh8vt Жыл бұрын
I'm feeling goosebumps. Hestaan ya dhageysanaha 2023
@ahmedabdi2593
@ahmedabdi2593 Жыл бұрын
Calankii puntaland baa kuyaal cirifkage
@zekeriyeqarbe
@zekeriyeqarbe 7 ай бұрын
🇸🇱🥺😭❤️
@mustaphedonyaale9388
@mustaphedonyaale9388 2 жыл бұрын
Hestaan waan ku ababay waana hesta aan ugu jeclahay heesaha puntland loo qaday my homeland 🇺🇿❤
@msssammy
@msssammy 2 жыл бұрын
Calankii puntlnd baa ku yaal cirfkaag🥺🥰am so proud to be puntlnd gril👸🦄😩
@farhiyoshire2430
@farhiyoshire2430 11 ай бұрын
1 August 2023🇸🇱❤
@TH0M4S123
@TH0M4S123 6 ай бұрын
28 December 2023❤ 🇸🇱 from dhuloz 🐎🩸,❤
@roodaadam8345
@roodaadam8345 2 ай бұрын
7777777777878777877⁷8
@user-go3gy1kf8k
@user-go3gy1kf8k 25 күн бұрын
😊😊😊😊😊😊😊😊0
@pqrdahidirisxaajifaarax5275
@pqrdahidirisxaajifaarax5275 4 жыл бұрын
Noldah in bdan umdda reer puntiland 💝💝💝💝💝💝🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱 puntilander girl
@AFI_SHH
@AFI_SHH 3 жыл бұрын
🥰
@rushka6527
@rushka6527 3 жыл бұрын
December 28 2020 ayn dhageysani hayaa Cawale ha oyin🇸🇴🇸🇴😭😭
@rahohussen8528
@rahohussen8528 3 жыл бұрын
❤️❤️✋🏻
@kaamilcade214
@kaamilcade214 3 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🤮🤮🤮
@FkaFka-nz3gn
@FkaFka-nz3gn 2 жыл бұрын
Maaanta wa dorashadii somalia 🇸🇴 Viv Deni4somalia Hassan Ali Khaire 4president Great again somalia 🇸🇴 I'm proud puntland
@saidabdi6327
@saidabdi6327 Жыл бұрын
31.12.2022 From jigjiga love Somali people ❤️
@bashiirhassan5037
@bashiirhassan5037 2 жыл бұрын
Hada dawaneysid heest 2022 like Saar😁😁😁
@ahlam13123
@ahlam13123 2 жыл бұрын
Cabaar ban KZfaq Ka radinayey heestan inyaroo qof status kiisa aan Ku arkay baan ka helay😘 puntlland I like it. Somalia allow caymi🇸🇴
@shuceebshariif5577
@shuceebshariif5577 2 жыл бұрын
Boqortooyada majeerteen noolaada from habar gidir
@teetee210
@teetee210 2 жыл бұрын
reer abtigay idin jeclahay from mj
@Yacquub21
@Yacquub21 2 жыл бұрын
Puntland mj bas ma dago daarod oo dhab baa leh
@user-id7eh9ow3i
@user-id7eh9ow3i 11 ай бұрын
8/8/2023 heesta calanka Puntland ku seexday ❤🇸🇱
@CanabdaahirXade-cv9we
@CanabdaahirXade-cv9we 10 ай бұрын
27/8/2023
@munadalac1700
@munadalac1700 Жыл бұрын
Heestaan waa mid Qiiro & Dareen wadato walahi waan Ooyey anigoo aan Reer Puntland ahayn. Walaalahen Waa idin jecalahay Dadka somali ugu Gobsana Tihiin Ebidkiina Farxad & Nabad kunoolaada oo Cadowgina Hajabo
@mgulled7974
@mgulled7974 Жыл бұрын
Muna mahadsanid abaayo noolow ❤️👍
@mumtaazsaid3103
@mumtaazsaid3103 Жыл бұрын
Sdo kle nolow apyo🥰
@xaawo1
@xaawo1 Жыл бұрын
Muno sharafeey adaa mudan ilaaaheey soomaali mida cirif ka cirif haynoo soo celiyo
@istahilabade5152
@istahilabade5152 2 жыл бұрын
It touches my heart Rabow cabsidaaba cidlo ufadhiyaaye somali caymi aaamin illahyow somaliya qaranimaddeda usoo celi Iam from jig jiga somali galpeed 😭
@mgulled7974
@mgulled7974 2 жыл бұрын
Mashallah sister ❤️
@HodanMohamud-ci5rt
@HodanMohamud-ci5rt Жыл бұрын
I just love this flag from Kenya ♥️🇸🇱
@abdulahihussien1444
@abdulahihussien1444 2 жыл бұрын
Heestan waan iska jclhy waan ku safri jiray. From balad wyne. Hees aan jclhy. Butland nolaada
@dhurdebaryare9078
@dhurdebaryare9078 2 жыл бұрын
Heestan ayadoo ciidan dul saaran ayaan arki jiray. Laakiin 2022 ayaa ogaaday in puntland loo qaaday. Waa hees qiiro iyo dareen badan
@sacdiyamaxamudcigaal2756
@sacdiyamaxamudcigaal2756 Жыл бұрын
Been maaha reer puntilnd waa sokeeye lahubo❤❤🥰
@Kweensunami
@Kweensunami Жыл бұрын
I love puntland from oGaadeen
@puntlandland2679
@puntlandland2679 Жыл бұрын
Dhiiga 🩸🩸🩸
@khadroqiyaasoffcial
@khadroqiyaasoffcial 2 жыл бұрын
I love puntaland from galmudug 🩸💖💯
@shaknur7575
@shaknur7575 2 жыл бұрын
We love you too dear.
@xuseencabdule1721
@xuseencabdule1721 2 жыл бұрын
M.a
@mgulled7974
@mgulled7974 2 жыл бұрын
Khadra Deriska mahadsanid ❤️
@puntlandland2679
@puntlandland2679 Жыл бұрын
Galmudug 💙🤍💙🙏
@MrEgal02
@MrEgal02 11 жыл бұрын
great song, viva puntland viva somalia viva ali hasan warsame viva mohmed awale libaan
@abdiasiisklarabdiasisklar8597
@abdiasiisklarabdiasisklar8597 2 жыл бұрын
🥰
@maajigallaf
@maajigallaf 7 ай бұрын
2024 inta wadaniga ah ee dhagaysanaysa Rer Puntland-ka Xalaashaa ❤🇸🇱🥺😊
@queenayaanita
@queenayaanita 4 ай бұрын
Illhy ha ku dhowro abwe putlander saxa thy🇸🇱❤
@maajigallaf
@maajigallaf 4 ай бұрын
@@queenayaanita Aamiin Walasheyy mcn sido kale allaha ku xifdiyo❤️👸🙏
@abdimaalikibraahim8353
@abdimaalikibraahim8353 2 жыл бұрын
Wlhy heestan markaa maqlo dhiigaa ikaca ilaahay amrkiiz 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇴❤
@fartunhusen1648
@fartunhusen1648 Жыл бұрын
Hestan waxan ku dhagaysanayaa Jigjiga 30/12/2022 waa malin jimco ah oo sanad u danbaysaa Rabow cabsidaabaan cadlow fadhiyaaye soomaalia caymi 😢🤲
@mumtazmohamoud9210
@mumtazmohamoud9210 10 жыл бұрын
Waaaaaw macha allah viva puntland i love them noolaadaa waligiin cadawgiin hajabo
@dreamgirl4587
@dreamgirl4587 3 жыл бұрын
Heestaan iska jeclhy 😥🇸🇴🇸🇱💜☪️🕊️buntlnd forever💜💋🖤🔐🥀🍯
@najahsaid1162
@najahsaid1162 Жыл бұрын
Heestan waxan dhagaysan 14/11/2022 9:48pm anigoo aad uga xun aad uga xanaaqsan naago xamar jooga Ay Ciiltire 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱 ku jar jareen hal mar hadaa indhaha saari lahaa dhilooyinka nolosha ku gubi laha wlhi
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 3 жыл бұрын
I love this song but I am from somaliland. I wish we can settle our differences without any bloodshed.
@jh-mt6yw
@jh-mt6yw 3 жыл бұрын
👍🏽
@puntlandforce6383
@puntlandforce6383 3 жыл бұрын
Inshallah no fight between somali people we are all muslims
@jh-mt6yw
@jh-mt6yw 3 жыл бұрын
@@puntlandforce6383 warya change ur name to somaliforce
@MalakAden
@MalakAden 2 жыл бұрын
Insha allah we will one day hduu alle idmo😍💙
@queenhusen8296
@queenhusen8296 Жыл бұрын
I love this song but I am from somaliland. I wish we can settle our differences without any bloodshed.💚🤍❤
@garaadhassen06
@garaadhassen06 Жыл бұрын
Wlhi hesaha calankena loo qaday tanan ujclhy jiriirica igu jajabta viva puntland dadkygi halkanan idinka wada salamy❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 11 ай бұрын
Mnsha Allah sanad guuro wacan shacab weynaha reer Puntland state Of Somalia.
@samiira-ms2hp
@samiira-ms2hp Жыл бұрын
17/3/2023 Ya iladawanya walipa dagaalki idooor io Dhulbahanteee form Dhulbahanteee ❤🥺
@ahmedHassan-bd7ix
@ahmedHassan-bd7ix Жыл бұрын
2023 ba dhagysanyaa kama daalo Hestaan wa jeclhy 🇸🇱🇸🇱😍😍
@naqiibnuur5691
@naqiibnuur5691 Жыл бұрын
I love you puntland from galmudug
@ismailicc9709
@ismailicc9709 3 жыл бұрын
2021 hada so poqotay puntland isgaro from muqdisho love you puntlnad
@idilmahamud6493
@idilmahamud6493 Жыл бұрын
Beautiful song of puntldlands I love all Somalia ♥️
@mahadmaxamed8452
@mahadmaxamed8452 3 жыл бұрын
From Galkacyo GALMUDUG waan taa geera puntland dheriskayga walaaltinimo my neighbor and my brotherhood peace and love always PUNTLAND IYO GALMUDUG JIROW OO JOOGA WALIGINA IN SHAA ALLAH MAY ALLAH SWT PROTECT ALL SOMALIAN IN SHAA ALLAH 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤ ONE LOVE SOMALIA
@jh-mt6yw
@jh-mt6yw 3 жыл бұрын
Galkcayo waye puntland
@mahadmaxamed8452
@mahadmaxamed8452 3 жыл бұрын
@@jh-mt6yw no problem hadi peace laguwada jogaya wa kheir waye
@khalidmohamed5760
@khalidmohamed5760 3 жыл бұрын
Nooloow bro. Respect
@mahadmaxamed8452
@mahadmaxamed8452 3 жыл бұрын
@@khalidmohamed5760 sido kale ina adeer
@ahmedaden1280
@ahmedaden1280 2 жыл бұрын
Puntland iyo Galmudug waa walaalo daris wanaag, nabad iyo nimco ku wada noolada
@anisobarre1274
@anisobarre1274 3 жыл бұрын
Heestan waxaa dhageysan jiray 2010 anoo jogo casumada puntuln garowe ❤️❤️🇸🇱 ilahow dhulkena noxiifti
@lulabi8837
@lulabi8837 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nadiiraelmi472
@nadiiraelmi472 2 жыл бұрын
Waxan dhagaysan yado sanad guradi putland ka dhimanty Malmo yar heestan wan jecly hampalyo poqortoyada putland karamad ledahin from duriyada 💚🤍❤
@mgulled7974
@mgulled7974 Жыл бұрын
Mashallah sister, duriyada reer binu isxaaq waa salaamayaa 👍
@deupcominggangster5435
@deupcominggangster5435 2 жыл бұрын
This Song really Touched my feelings 😪 may Allah Grant peace to OUR Beutiful Country SOMALIA 🇸🇴 💙🇸🇴
@_wll____
@_wll____ Жыл бұрын
Viva puntland dadkaygii dhiigaygii dheecaankaygii ii noolaada❤❤❤❤❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💪
@siigoiskadhaafwll098
@siigoiskadhaafwll098 Жыл бұрын
30 Mar 2023 baan dhagaysanaya heestan 12sano kadib hadii lagaaro 2040 ixasuusi wakhtigaas inan madaxweyne ahay ba macquula siyaasadan saaid ujeclahay markad qoralkan aragtaba iso xasusi wll🥰🙏🇸🇱
@MohamedCawil-jq5cc
@MohamedCawil-jq5cc Жыл бұрын
Hyee🇸🇴🇸🇱😎
@AbdiwahabMohamed-sr7dv
@AbdiwahabMohamed-sr7dv 3 ай бұрын
In aadan ciloonbaa ku siiyay cadkayge cawala ha ooye😢 Calankii puntland ku yaal cirifkage Cadaanka ka muuqa cadiyo nabad weeye cawale hawaye from galmudug iyo love you puntland💔
@abdirahman1799
@abdirahman1799 4 жыл бұрын
Cawaale ha Waayin Calankii Puntland ba cirkaa baba naya my home I love dhul udug 🇸🇱🇸🇱❤❤💪💪
Puntland ku dayo- Cali Xasan Warsame
6:05
somalia24tv
Рет қаралды 531 М.
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 96 МЛН
Survival skills: A great idea with duct tape #survival #lifehacks #camping
00:27
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 14 МЛН
Heesta calanka Puntland
6:05
Mohmud Abdulle
Рет қаралды 373 М.
Qeylodhaan, Qaylodhaan
7:11
KOOXDA QEYLODHAAN
Рет қаралды 4,8 МЛН
Hees cusub  heestii   dhaqanaa puntland dhul wanaagsana abdicasiis  iskalaaji  iyo  yurub Geeyo
4:58
Mohamed Elmi Cabdille Ciiltire Ciiltire
Рет қаралды 277 М.
Heesta Puntland By Maryan Mursal
3:52
KaliMahrani
Рет қаралды 88 М.
PUNTLAND SANAD GUURO WACAN FARSAMADII:SAMATAR SAID SALAH
10:03
samatar said salah
Рет қаралды 643 М.
Puntland Caynshe Part One Video, Heestii Calanka Puntland
6:14
Sanaagpost
Рет қаралды 348 М.
Hees Cusub Saado Ali Kibirkii Maxaa Helay
8:38
TheSaadoAl
Рет қаралды 621 М.
HORSEED PUNTLAND, VIDEO-2011
13:17
Sanaagpost
Рет қаралды 325 М.
Hees Bal Arag Dhulka Puntland Kooxda Minnesota 2014
8:33
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 4,9 МЛН
HEESTA KU DAAYO PUNTLAND sax
7:19
KS Media
Рет қаралды 97 М.
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 246 М.
QANAY - Шынарым (Official Mood Video)
2:11
Qanay
Рет қаралды 794 М.
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
2:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 17 МЛН
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 77 М.
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 1,2 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 217 М.
Serik Ibragimov - Сен келдің (mood video) 2024
3:19
Serik Ibragimov
Рет қаралды 1,6 МЛН