Yurub Geenyo Hees Cusub Niyada Ka Diyaar Garoow Lyrics 2018

  Рет қаралды 2,051,955

ILKACASE LYRICS

ILKACASE LYRICS

6 жыл бұрын

Ilkacase Lyrics
ilkacase
Lyrics
SOMALI
Hees Qoraa

Пікірлер: 468
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12 4 ай бұрын
Waan ogahay inaa dib u soo fiirisay heestan miraha macaan😊❤️haddii aad iga danbayso like-ta dhiig kaga keen.❤️😂
@AbdikadirAhmadAhmedbadawi
@AbdikadirAhmadAhmedbadawi 2 ай бұрын
Ax ya xasus heestan ano wada shekeysaneyno jeclan jiray waliba qof wlbo cadow nagu noqdey 2022 mantana wxn nahay family buxa waliba gabar ba ino jogta waliba tariqdu tahay 26 bisha 5 sanadku wa 2024 malin isnin ah sacadu wa 14:28 duhurnimo wooow allow isku kaya barake
@umuhmicraaj3369
@umuhmicraaj3369 Жыл бұрын
Isoo duceeya mar dhaw Guur ayan gali raBaa WaxaN la aqal galI doNaa Wiil aan wada socoanY 5 year isoo duceeyay in illhay isku kaaya barakeeyo noloshana aan isku FahaNo 😭🥰 Guur waa masuuliD
@iam.legendar
@iam.legendar Жыл бұрын
alle hakugu guuleeyo wll
@abdimohamed7425
@abdimohamed7425 Жыл бұрын
Shanta sanno ma jaamacad baad baranayseen
@iqrobashi7247
@iqrobashi7247 Жыл бұрын
Is hanto Abid wadajira walashay 🥰
@hudoxurmo2141
@hudoxurmo2141 Жыл бұрын
@@iqrobashi7247 *****8888888888888𓂻𓃗𓂻𓃗𓃗𓃗
@hamzekozar6316
@hamzekozar6316 Жыл бұрын
Insha allah ilahay hayskukiin khayro wll
@armaanyareofficial6113
@armaanyareofficial6113 4 жыл бұрын
26/8/2020 Anigo fadhiyaa mehered carabi ledahay oo kutaala magalada Istaanbul ee dalka turkiga ayaan Dhagaysastay sacaduna waxay ahayd 1.00pm hees qaliya waye
@khadarxaajixasan6931
@khadarxaajixasan6931 3 жыл бұрын
Markaa maxaan Kuu Qabanaa
@beer-lula_22
@beer-lula_22 2 жыл бұрын
Dhaxaan farax naawilee Samirka noloshaa ku sugay Wakaa nasrigii curtee Niyada ka diyaar garow ❤❤❤❤💋 Dadbaa dad isjecel necee Dhagaha nacab ha u ergeyn Weeraha nabarada ka taga Naxliga yaan cidi ku farin Kashana cadho ha u nugleen😭❤ ❤❤❤❤💋 Naf qaybsi markaan ku bidey Nabdiga wehel baan uhelay Nuurka caashaqa ubaxay Waxaan ku nageeyay dookh ❤❤❤❤💋 Xulkii naflahaa tehee Siduu nabdigeygu rabay Nasiibku haduu aqbalay Niyada ka diyaar garow ❤❤❤😭👫🌍💏💍👰
@doualehm5552
@doualehm5552 2 жыл бұрын
Mahamed hassan lafol
@munirmahdisaid7429
@munirmahdisaid7429 10 ай бұрын
2:30 2:31 2:31 2:31
@yurubsaladmohamed2904
@yurubsaladmohamed2904 4 жыл бұрын
Heestan xasuus igu le dahay wllhi ax Qalbiga ka dareemay😭😭🤦‍♂️👋
@daahiromar7178
@daahiromar7178 Жыл бұрын
Naftani kaligaa ku jecel
@abdirashidmustaphe5701
@abdirashidmustaphe5701 6 жыл бұрын
Niyada ka diyar garow 👌👌 yurub geenyo masraxyadii wy ku taben xqiiq 👏👏
@nadamuctar5602
@nadamuctar5602 2 жыл бұрын
🥹 naf qaybsi markan ku biday…nabdiga wehel ban u helay…♥️🥹 nuurka cashaqa u baxay…waxan ku nageeyey dookh♥️♥️. 4/05/2022….. 11:50p.m saq dhexe❤️‍🩹!
@peerlula
@peerlula 9 ай бұрын
same nhy 11:50 dhagesanayaa lkn varxad lama dhagesanayi qalpiga igupanaya sowturahma ina wehel iithy🥺
@Janno190
@Janno190 3 жыл бұрын
Midhaha heesta 100/100 Codka waa queen of the voice 100/100 Waan ka helay 💋❤♥️❤♥️❤❤❤
@Malloofficial1
@Malloofficial1 5 ай бұрын
ahey ah ax waleee waa hees still watching 2024 sawtu rahma yurun geenyo Dadbaa dad isjecel nacee niyada ka diyaar garoow😢😢😢❤❤❤❤
@anashashiali-we3tb
@anashashiali-we3tb 7 ай бұрын
Who listen 2024❤😩
@kaltuunmohamed7399
@kaltuunmohamed7399 6 ай бұрын
Me 😊
@sundusbashir
@sundusbashir 6 ай бұрын
Aniga kamid❤
@anashashiali-we3tb
@anashashiali-we3tb 6 ай бұрын
@@sundusbashir 🙌🏽❤️
@CumarMoha-wd8pt
@CumarMoha-wd8pt 6 ай бұрын
@CumarMoha-wd8pt
@CumarMoha-wd8pt 6 ай бұрын
​@sundusbashir
@zaajinabees8824
@zaajinabees8824 5 жыл бұрын
Niyada kadiyaar garow sowtu raxma yaa ila dhegaysanaya sandka cusub 2019
@leylodagan3524
@leylodagan3524 4 жыл бұрын
waa sidaaa
@asadapdirahman6387
@asadapdirahman6387 6 ай бұрын
2024 ma jogta allow cimriga noo barakee
@FaraskaMadow-tb9mb
@FaraskaMadow-tb9mb 4 ай бұрын
2024 hadaa nooshahay Cimriga alla hakuu barakeeyo
@Malloofficial1
@Malloofficial1 4 ай бұрын
​@@asadapdirahman6387aamin zxp qlih wakhti tagey xasuusti wlhie 😢❤
@Ibraahim_Sm21
@Ibraahim_Sm21 6 жыл бұрын
Ax hees mcn😥💖💖💖 Dhaxaan faraax nawiile Samiirkaa noloshaaaan Ku sugaay waka nasrigii Curtee niyada ka diyar garow😢💖😘
@chanelkanewska3758
@chanelkanewska3758 3 жыл бұрын
Comment aan kugu arkin ma jiro my brother adress kaaga maan jogaa mise 😂😂😂😂😂😂😂
@user-rj2lr4pb7y
@user-rj2lr4pb7y Күн бұрын
Omg anoon cidna jacoeyn baan heestan ka heley lkn i.a ❤😂😊
@mohmethameineprahem8543
@mohmethameineprahem8543 2 жыл бұрын
22.11.2019 Galab jimce ah waxay ahayd is barashadayadii u horeysay waxa is kaaya baray wiil aan asxaab dhow aheen oo iyada saxiibteed ay sheeko wadaag ahaayeen (xiriir ka dhexeeyey) maaLintaa kadib marba marka ka danbeey xiriirkayagu wuu sii fogaanaYeY mar kastana waan is arki jirney. Badanka waxaan isku arki jirney schoolka madaama oon isku school aan ahayn ayadu Form1baY ahYd anna Form2 hal sanaan ka sareeyey markuu xiriikayagii uu mudo hal sanno socdey waxa ku imi xiriirkayagii gaab baa soo kala dhex galay muddo bil ku dhow maanan wadda hadal kadib baan dib u heshiiney kadib muddo wuxuu xiriirkayagu uu sii socdoba inanta inaabtigeed iyo eedadeed oo ay la jooGteyba xiriikayaga ogaadey kadib xaafdii wey ka tagtay sidoo kale magaaladii waxay u wareejisatey schoolki magaalo kale kaas oo caqabad ku noqdey xiriirkayagii gaab kale maadama oo anaan wadda kuLmeed si real ahna isku arkeyn hadda ani waxaan ahay form four iyana form three mudada schooLkayga waxa ka dhiman kaliya 10 days waxaana uu familkayga igu cadaadinaya inaan dalka ka tago oo wadan shisheeye aan u tago wax barasho anna marabo inaan baxo oo waxaan rabaa inan inantii aan jeclaa aan nolol la wadaago oo aanan meelna aanan marnaba ka aadin waayo waxan ka cabsanaya in calaf nakaLa geeyo hadaan wadanka ka baxo Marka azxaapey ila soo taliya oo sidee iificn maxaanse sameeya
@umuhmicraaj3369
@umuhmicraaj3369 Жыл бұрын
Wll ma is hesheen inantI 😭 qoraalkaaga waan ka ilmeeyay dadaka qalpiga jilicsaN ayan ahaY😭😭
@deeqsanqueen2844
@deeqsanqueen2844 Жыл бұрын
Axdi kala gala🥺
@Malloofficial1
@Malloofficial1 4 ай бұрын
Wll qli aad waxbarashadada hadad dacd isu tihin si dhab ahna isku jeceshiin isma waayi doontan i.a 😢❤
@nawaalosmaan1194
@nawaalosmaan1194 6 жыл бұрын
woooow wax tahay fananka kaliya oon kuraxeyto heesi hiisa horey usoco quruxey yurub geenyo
@Inamohamd
@Inamohamd 14 күн бұрын
Dad baa dad is jecel necee dhagaha nacab ha u Erkeen weeraha nabarada ka taga naxlika yaan cidi ku farin kashana caro ha u nugleen 23 July Tuesday 😭😭😭💔💔
@alinhojuinjrjr1146
@alinhojuinjrjr1146 6 жыл бұрын
Dadba dad is jcl nacee Dhagaha nacab how ergeyn😏☝ axyaa hees thnks ilkacase masuul🙌🙏
@mahadofficial4379
@mahadofficial4379 6 жыл бұрын
Dhaxaan farax naawilee Samirka noloshaan Ku sugay waa kaa nasragi curtee niyada Ka diyaar garoow. Yurup genyo bast songs one love
@maryanabdirahman8565
@maryanabdirahman8565 4 жыл бұрын
Naf qeybsi markan ku biday Nabdiga wehel baan uhelay Nastexeyga 💛🙈🤭💍
@jamiilacabdi5909
@jamiilacabdi5909 3 ай бұрын
@bushraali2629
@bushraali2629 4 жыл бұрын
naf qeybsi markaan ku ba biday nabdiga wehel Baan u helay Luur caashaqa u baxag waxaan ku nageeyay dookh
@abdulahikeno7092
@abdulahikeno7092 3 жыл бұрын
Niyada garoow sowtu raxmad 2014 baa jacayl uqaaday ilaa hada waan jeclahay
@laxawmiaofficial6800
@laxawmiaofficial6800 2 жыл бұрын
Anoo kale😂😂😂
@user-ol7kg4wq2l
@user-ol7kg4wq2l 19 күн бұрын
Xasuuus 2019 hestan wxa ii qadi jirtey gabar aan aad izku jecleyn hada lkin caruur ayey ledahay wana la qabaa ana cidlo😭💔
@ilhancaraaye5801
@ilhancaraaye5801 6 жыл бұрын
waaaaw Erayo laxan cod an kala dhicin Geenyo nolow Jacayl iyo calaacal sad miyan u lenahay🌹🌹😘😘
@empiresaara9927
@empiresaara9927 4 жыл бұрын
Wakaa nasrigii curtee Niyada kabdiyaar garow❤️
@HodanCabdi-b4v
@HodanCabdi-b4v 8 күн бұрын
Never forget wllh allhyow qalbiyda dhawcn ay qalfoofta noga teen noo qabooji😢😢😢😭😭
@abaasnalka2128
@abaasnalka2128 6 жыл бұрын
walee heesaha laabsalax ee yurub geenyo qaada wey qarxaan maasha allah jiro jooga.
@sacdiyabintiibrahim6128
@sacdiyabintiibrahim6128 2 жыл бұрын
Adunkan waxan kala yabey qofka adiga jecel asagane kujeclen😥
@hoodoabdisalaan7935
@hoodoabdisalaan7935 2 жыл бұрын
Who listen 2021 😭❤
@prettynimco629
@prettynimco629 6 жыл бұрын
Yurub geenyo wa marki ugu horeyse and ani wax igu sabsan and qado ax aax aaax 🌺❤️😞
@hamdamoha37
@hamdamoha37 6 жыл бұрын
Pretty Nimco Allah ha ku rumeyo
@prettynimco629
@prettynimco629 6 жыл бұрын
Hamda Moha amiin amiin wllshey qli
@mustafesaciid1808
@mustafesaciid1808 6 жыл бұрын
#
@wiilhog6788
@wiilhog6788 5 жыл бұрын
Lol
@MohamedAli-yn8ui
@MohamedAli-yn8ui 5 жыл бұрын
I feel same
@farahabdi1885
@farahabdi1885 6 жыл бұрын
Yurub mohamed abdi dhal gobeed baad tahaye hore u soco qurux saneey😍
@robloxfan6936
@robloxfan6936 5 жыл бұрын
Heestan hees waa dhaafte yurub yaasalam cod aa xabeele heen afkaga caano luguqabey
@muhimfarhan4018
@muhimfarhan4018 6 жыл бұрын
mcha allah horeh uuzocoh yurub fanandaydah aantageroh ilkacazeh mhdzanidiid indro zidokleh hore uuzocoh
@gureymohamed679
@gureymohamed679 18 күн бұрын
Axyaa Ereyo, luuq, laxan iyo Muusig ayaa is helay.
@qunyarsocod6737
@qunyarsocod6737 3 жыл бұрын
Yaa 2021 dhegaysanaya😂
@amiraalf5000
@amiraalf5000 6 жыл бұрын
Wow esh caal hees sowtul ramax yuruba geenyo 😍
@wafdi_alqa6986
@wafdi_alqa6986 5 жыл бұрын
Dhaaxaan Farax naawilnay Samirka Nolashan kusugay ax yaa hees 2018 Yaila dhagesanaaya
@saidadubai6984
@saidadubai6984 4 жыл бұрын
Esh cala hess
@hamdamuzthape7768
@hamdamuzthape7768 4 жыл бұрын
Yaa dhegaysanaya 2020🤣
@zoumayaadam4239
@zoumayaadam4239 4 жыл бұрын
Ani wlhy gacloy🤭😂
@aarkasoomalida7723
@aarkasoomalida7723 4 жыл бұрын
Hamda Mustafe aniga april 21, 2020 monday 😱. Dhaxan Farax naawile .....
@isracabdiomar837
@isracabdiomar837 3 жыл бұрын
Aniga
@miamaria2145
@miamaria2145 3 жыл бұрын
2021 la jooga here
@cadnaanibraahinbile167
@cadnaanibraahinbile167 3 жыл бұрын
Me
@naimaabdi9651
@naimaabdi9651 6 жыл бұрын
Naf qeybsi markaan ku biday nabdiga wehel Baan helay luur caashaqa ubaxay waxaan ku nageeyay dookh😍
@MrTrinitothebone
@MrTrinitothebone 5 жыл бұрын
@ILKACASE LYRICS My First Time listening to Her and Loving it Already
@axmedarshe2557
@axmedarshe2557 6 жыл бұрын
WWWW HEESTAN YAA KA HELAY☝☝☝☝☝❤
@queenaxlaam5274
@queenaxlaam5274 6 жыл бұрын
Axmed Arshe aniga ka helay walee way maraysaa heestu
@masaaricartan3846
@masaaricartan3846 6 жыл бұрын
waankahely
@farhiyoabdi3734
@farhiyoabdi3734 6 жыл бұрын
axmed arshe wwww aniga kahelay masha Allah
@ishwaqyusuf1793
@ishwaqyusuf1793 5 жыл бұрын
Aniga wll
@nasarcabdi4738
@nasarcabdi4738 5 жыл бұрын
ax axaxax
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY 3 жыл бұрын
Ya dhagaysana 2021 ♥️👋🅰️🅰️😘
@yaxyemaxamed8744
@yaxyemaxamed8744 3 жыл бұрын
Masha Allh was hees Asal Ah
@SalahAbou-jw4mb
@SalahAbou-jw4mb 8 ай бұрын
Ya dhagaysana 2023 oo sidhamanamaya 4 December Turkey inta igadanbaysay wani salamaya sobtu raxma yurub maxamed geenyo
@asadapdirahman6387
@asadapdirahman6387 6 ай бұрын
30 January 2024 17: 40
@Mohamedahmadleabdi109
@Mohamedahmadleabdi109 Жыл бұрын
Yurub maxamed cabdi geenyo messiga Fanka Nafqaybsi markaan ku biday nabdiga wehel baan uhelay❣🙌
@marwaanchanel9636
@marwaanchanel9636 6 ай бұрын
Still I listening 🎶 ❤😢
@hamzesalan8528
@hamzesalan8528 3 жыл бұрын
Inantan markuu cawke lahaa waa ❤Sowtu Raxma______ayaan gatay🌹
@mawliidmahamoud5203
@mawliidmahamoud5203 5 жыл бұрын
Niyada ka diyaar garaw (heestii qarniga ) #YURUB GEENYO NOOLOW INTAY NOLOLI JIRTO
@daahirabdi1862
@daahirabdi1862 3 жыл бұрын
Waa Friday, 20,2021, markii ugu horaysay een heestan dhagaysto.
@user-tz1rx2ee3i
@user-tz1rx2ee3i 21 күн бұрын
Ilahayow qofka jeclhy san jeclhy igaga dhig oo calafka igugu dar hadu qof wanagsan yahay
@mobaragmohamud1923
@mobaragmohamud1923 2 жыл бұрын
Dhagaha Nacab ha u Ergeyn💯
@saadoahmed4068
@saadoahmed4068 6 жыл бұрын
mansha allah waxaasa heesa alaw daa yurub geenyo
@FaadumoAbdullaahi-jh8fx
@FaadumoAbdullaahi-jh8fx 4 жыл бұрын
Dad baa dad is jecel nacee dhagaha nacab ha u ergeyn wwwww axlaa kalaam
@geelari8239
@geelari8239 6 жыл бұрын
Y urub I love you sister I wish you all the best,
@saynabahmed8706
@saynabahmed8706 3 жыл бұрын
Heestab waxan dhegeysan jirey 2018kii anigu joogey burco waxn ku xasuusta wiilkn izjeclyn o zfr ku maqna itopiya aya iso diry zorry wlhi😭😭
@nawalnalka6366
@nawalnalka6366 5 жыл бұрын
Wlhi boqorda codka ku aamin sanhy
@nuuriyeshop230
@nuuriyeshop230 2 жыл бұрын
Best wlhi aad bay iideeqday heestni Alle codkana ha udayo Niyada kadiyrgarew
@xamdaismail8250
@xamdaismail8250 6 жыл бұрын
Waw waleee yurub geeyo ereyada laabsalax si fcbad ugu sooo baxaysaaa love you yurub geeyo
@user-fj7pf7sm6m
@user-fj7pf7sm6m 5 жыл бұрын
Wawa
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 6 жыл бұрын
Welcome back laabssalax jecliyaa erayadaada sawtul rahma yurub geenyo
@gabdhsomali7920
@gabdhsomali7920 5 жыл бұрын
Wooooooow niyada ka diyar garoow
@Ibraahim_Sm21
@Ibraahim_Sm21 6 жыл бұрын
Heestn wey ii mrty 💕👋
@faxicalixirsi8492
@faxicalixirsi8492 6 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare Meel walba taagnow
@naanaalla3977
@naanaalla3977 6 жыл бұрын
Naftani kaligaa ku jecel ❤🔐
@muniirshakulmohamed9380
@muniirshakulmohamed9380 6 жыл бұрын
Satu Raxma😍 wali Dheef baa kugu dhan wale😘
@abdurazaksomali5101
@abdurazaksomali5101 5 жыл бұрын
Naftani kaligaa ku jecel nasteexo irmaan kusoor qalbiga caashaqa ku nool nitaaqiyo hawl kadaa 😢😢✔✔
@footballgoalsandhighlights8854
@footballgoalsandhighlights8854 3 жыл бұрын
Yaa daawanya 2021
@drsmanaalsaed9539
@drsmanaalsaed9539 6 жыл бұрын
Yurub xbt laabsalax erayadiisa iyo codkaagu is lehba
@noradinomer5457
@noradinomer5457 Ай бұрын
waxa ila wadagtay boqradayda qalbiyadayada ayay si toos ah uga hadlaysaa waxan rajaynaa dookho na midayay ducadayadana rabi noo aqbalY inan wada jir ku dhagaysano incha allaH😫♥️ 24/6/2024)) haben isninaH😫♥️🫅🏼
@AHMED-ot5xv
@AHMED-ot5xv 6 жыл бұрын
Best Song Thnks Ilkacase Lyrics
@naciimabintuheef7504
@naciimabintuheef7504 6 жыл бұрын
Sowtul raxma heestani weykaa gadan tahay hadhaafin hargeysa iyo laabsalax
@cismanabdi830
@cismanabdi830 6 жыл бұрын
Sowtu Raxma yurub Maxamed Abdi geenyo codkeeda waxaan xasuusta fanaaninti hore khadra daahir magool zahra axmedgeenyo heesaha laabsaalax udhiibo way Ku soo baxda love you geeyo.and laabsaalax
@jonasmk8231
@jonasmk8231 6 жыл бұрын
Cisman Abdi edadeed ayaad ilawday fadumo cabdilahi kaahin (Maandeeq)
@fathiamoulouki6587
@fathiamoulouki6587 6 жыл бұрын
fananadaa yurub aad ayan u jecelahaay hesahedaa wanaa fananaad aad qimoo leeh djibuti
@fathiamoulouki6587
@fathiamoulouki6587 6 жыл бұрын
yurub aad ayay u ficantahaay wanu jecelahaay reer djib.
@alfahajjiofficial
@alfahajjiofficial 6 жыл бұрын
GEEENYO HOOYADA FANKA HADA SOWTU RAHMA 💋❤💋
@muhiimdeeqaali5513
@muhiimdeeqaali5513 6 жыл бұрын
Wakaa nasrigii curte niyada ka diyaar garow allaylahe hees iga dheh sowtu raxma indr noolow
@zuuzxupi8012
@zuuzxupi8012 6 жыл бұрын
Pqoradi codka allow ku dhawr 👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼
@ayshahmadridistagril5328
@ayshahmadridistagril5328 6 жыл бұрын
Mahad celin gaara ilkacase lyrics & yurup geenyo hore usoco huuno 😘😘🌹 dad baa dad is jecel nacee 👂🌹waa hees iyo badh 😘😘
@waxkabarotechnologycusub1371
@waxkabarotechnologycusub1371 6 жыл бұрын
heesta wan ka helay yurubkeeya
@Askalyrics
@Askalyrics Жыл бұрын
Dadba dad is jecel nacee dhagaha nacab hau ergeyn weeraha nabarada ka taga naxliga yaan cidi ku farin kashana cadha hau nugleyn hees iyo bar maba ka xiiso dhaco heesaha yurub sowtu raxma xasuus haben 09 febraury 2023 waxan joga gunie bissau
@ayaanumu8585
@ayaanumu8585 6 жыл бұрын
Sowtul Raxma Yurub Geenyo 😍😍
@subeermohamed4034
@subeermohamed4034 6 жыл бұрын
Mzha allah Abwaankii ulada qarniGa iyo SowtUl raxma Allaylahe wx is helay erayo laxan music iyo Cod Nice song
@user-lz3zl3hx9f
@user-lz3zl3hx9f 6 ай бұрын
Naftani kaligaa ku jecel😩🥺
@geelari8239
@geelari8239 6 жыл бұрын
Walaal macaan hard I a an dhagaysan codkaada ma seexdo s idaas u agro taageeraa wayn ee a an ku hayo, macaanta duco ayaan ku dhaafay,,
@shakrashorts
@shakrashorts 6 жыл бұрын
geenyoy codkaaga love an ku ahay
@naruuracadey7798
@naruuracadey7798 3 жыл бұрын
Nafqaybsi markaan ku biday nabdiga wehel baan uhelay❤❤❤
@khaalidkhadarcabdi768
@khaalidkhadarcabdi768 3 жыл бұрын
Dadba dad is jecel nacee Dhagaha nacab hau er gayn Weeraha nabarada kataga Naxliga yaan cidi ku farin Kashana cadho ha unuglayn
@user-bh7cs4ls4t
@user-bh7cs4ls4t Жыл бұрын
Naftani kaligaa ku jecel Nasteexa irmaan ku soor qalbiga caashaqa ku nool hintaaqiyo hawl ka daa
@ridwaanmaxamedaxmed3221
@ridwaanmaxamedaxmed3221 6 жыл бұрын
wooowo ax ax ax waan ooyayay wlhi niyada ka diyaar garow
@labajireomar1285
@labajireomar1285 6 жыл бұрын
Yurub afkaaga caaano laguqabay ustaad laabsaalax wuu ku mahadsanyahay midhaha macaan ee maskaxdiisa kasooburqaday
@qardayusuf6611
@qardayusuf6611 5 жыл бұрын
Wwwww sigooniya ayeyba itaabaty mis dhahden
@khadarkadleye1503
@khadarkadleye1503 5 жыл бұрын
Masha Allah yenyo ax yaa fananad cod macan
@ugbaadaragsan189
@ugbaadaragsan189 6 жыл бұрын
Yurp geyo Tgera Balhi 💞💞💞
@zakariyehazanali1157
@zakariyehazanali1157 14 күн бұрын
Weeh weeh Dadbaa dad isjec nacee...✌️
@MunaMunamuhumed
@MunaMunamuhumed 7 ай бұрын
😢2024 dadba dad is isjecel neceb Yurub geenyo ❤
@abdiraxman3456
@abdiraxman3456 6 жыл бұрын
Areyada iyo laxanka uu laabsaax sameeyo furinlana tumo yurubna qaado hees u daa
@ahmedaltoalfanan9681
@ahmedaltoalfanan9681 6 жыл бұрын
Yurub na wata isasoo xadirisay shashadaha kyra maqnyde sawtu rahma
@Cirro2011
@Cirro2011 6 жыл бұрын
i still listing this song
@rashka2038
@rashka2038 7 ай бұрын
Naftan kaliga ku jaceyl Nastex irmaan kusoor qalbiga cashaqa ku nool hintaqiyo hool kadaa😭❤️ 31.12.2023 Sunday 💜
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 4 ай бұрын
Waah waah Hala Suma Hala 2024.
@hibaaqsuldan4335
@hibaaqsuldan4335 6 жыл бұрын
Walee anigi waam kaqayliyay abwaan laab salaax nolow abwaan
@khaledcalwaan1267
@khaledcalwaan1267 4 жыл бұрын
yurub geeyo nolow
@muhuyidiinmaxamed8467
@muhuyidiinmaxamed8467 2 жыл бұрын
Waa heestii ugu wacnid abid
@khaalidola1296
@khaalidola1296 6 жыл бұрын
Thnkz ilkacaase😍😍
YURUB GEENYO HEES CUSUB┇GARYAQAAN LYRICS┇NEW SOMALI MUSIC 2019
6:43
Caaqil Yare Official
Рет қаралды 305 М.
YURUB GEENYO┇GALAD CAASHAQ┇LYRICS 2020
5:19
ZACK FILMS
Рет қаралды 6 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 68 МЛН
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 28 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
Yurub Geenyo Hees Cusub Qof Kuu Nugul Lama Dhantaala Lyrics 2021
5:48
ILKACASE LYRICS
Рет қаралды 961 М.
Yurub Geenyo (KU ILAAWAY) Hees Cusub 2015
7:53
SomaliNewMusic
Рет қаралды 404 М.
Yurub Geenyo Hees Cusub Hadmaan Jacayl Ka Xoroobayaa Lyrics 2019
7:34
ILKACASE LYRICS
Рет қаралды 373 М.
YURUB GEENYO | ANA LAANTA UBAXA ADAA KUU LULAYAA
5:40
MOHAMED ABDI SHIRE
Рет қаралды 892 М.
YURUB GEENYO ALAW HA INAKALA IRDAYN
8:14
amin dayl elabe
Рет қаралды 769 М.
YURUB GEENYO 2019 HADAAN QALIN IYO WARAAQ
7:48
SULTHAANKA LYRICS
Рет қаралды 757 М.
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
YURUB GEENYO 2017 HEESTA NAXLI
7:47
Waqal WStudío
Рет қаралды 5 МЛН
YURUB GEENYO HEES CUSUB HAWAAWI LYRICS 2019
7:33
Deeq Darajo Lyrics
Рет қаралды 659 М.
KeshYou x Snoop Dogg - Forever Sunday (Official Music Video)
3:06
BM PRODUCTION
Рет қаралды 235 М.
JAMAL & GANJA, ИРИНА КАЙРАТОВНА & КАЙРАТ НУРТАС - TUN (LYRIC VIDEO)
3:41
ИРИНА КАЙРАТОВНА
Рет қаралды 1,3 МЛН
Жандос ҚАРЖАУБАЙ - Ауылымды сағындым (official video) 2024
4:25
Жандос ҚАРЖАУБАЙ
Рет қаралды 101 М.
R-ONE - SENSIZ / СЕНСІЗ (Official Audio)
2:51
R-ONE MUSIC
Рет қаралды 83 М.
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 226 М.
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 1,4 МЛН
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 736 М.