YURUB GEENYO┇GALAD CAASHAQ┇LYRICS 2020

  Рет қаралды 5,593,674

ZACK FILMS

ZACK FILMS

3 жыл бұрын

YURUB GEENYO HEES CUUSB (GALAD CAASHAQ) LYRICS 2020 BY ZACK FILMS

Пікірлер: 608
@caaqilammiin8830
@caaqilammiin8830 2 жыл бұрын
Ilaahow abwaankii qoray heesta adduuniyo Aakhiro faraxad ugu bishaaree,yurub geenyo iyaduna intaa in la eeg ugu bishaare cod macaan ilaahow ku dhowr
@yaasiincusmaan6163
@yaasiincusmaan6163 17 күн бұрын
21/07/2024 hbn axad ah Kampala meel iska fadhiyaa 😢😢
@almasabdi7981
@almasabdi7981 11 күн бұрын
Mxa kugu dhacay wll😢
@mucashaqasomaliyeed1350
@mucashaqasomaliyeed1350 3 жыл бұрын
Yurub geenyo Hodan Abdirahman Iyo Khadra Silimo Waa Sedexda fanaan Ee fanka Somalida u Sareeya imika 🌳⚪❤️ NaaG kale oo fanaanad ah oo aan Garan dhigo ma jirto Xalimo gobaad Iyo kiin jamac 😂wxaza fanka u haysta is Qaawin 💪😂Lkn Fananin Saxa Hdaad donayso Waa Only Sedex daa
@ClahiDhiinka
@ClahiDhiinka Жыл бұрын
Yurup wlhi heestan kama dhargo waxan mrkle dib ugu naxeysaneyaa 6.7.23 Subax khamis wn uso laban mrkle hadan nolahay i.a❤❤❤
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 16 күн бұрын
NOOLE FANAANAD AH KACOD MACAAN ADUUNKA MADHALAN 😭❤️ SAWTU RAXMA YURUB MAHAMED CABDI GEENYO 🔥
@muxtarim4011
@muxtarim4011 2 жыл бұрын
Dareenku wuu isbdalay, qalbigu waa damqaday, Jirku wuu jiriricooda, maskaxdu waxay dib ulaabtay waayo hore iyo waqti murug leh , yurub geenyo daqiiqada ayaad nolol xiiso iyo murugo iskuju jirta dib iigu celisay, codkaan waxaan ku tilmaamo baan garan la'ahy , Subax arbaco ah 8/12/2021 anigoo miiskayga shaqada fadhiya unbaa nolol kale galay Nolashu waa waayo isgurayo
@ahmedhararnoor2775
@ahmedhararnoor2775 2 жыл бұрын
Nolasha Allah kugu Tageero wll💟🤲
@amaalmohamed1152
@amaalmohamed1152 3 жыл бұрын
Yurub geenyo waleee naag ku coda inaysan sanadkan joogin
@zamzamqueen4033
@zamzamqueen4033 2 жыл бұрын
Ninka ii god gali kari dartay geeri mudan kara ayunbanu gacal nahay 🤩🤩🤩. Qabiil malahan gabadhaha somaliyeed
@BadriyaHusenahmed
@BadriyaHusenahmed Ай бұрын
Aaa ❤😂😢
@Faliseyyyy
@Faliseyyyy 4 ай бұрын
Ninka Iigod Geli karah Dartay Geeri mudan Kara Ayuunban Ugacal ahay😂❤
@Inamohamd
@Inamohamd Ай бұрын
Siin iyo wax ika go.a Allow yaan karadkiyo ii didin karashadu really song 🎵 😢
@xabiboabukar6646
@xabiboabukar6646 2 жыл бұрын
26/11/2021 habeen wacan inta dib ka dawandootA heestan
@abdirasakdauud2092
@abdirasakdauud2092 2 жыл бұрын
Somali Golden Song
@kalimofa6541
@kalimofa6541 9 ай бұрын
Hees qurux badan iyo cod macaan. Belle chanson et belle voix merci
@adanghane6730
@adanghane6730 3 жыл бұрын
Runbaad ka hadshay yaa sowtu raxma yurub geenyo axlaa hees way i taabatay si qoto dheer meeshay ka hadlayso cid badan ayaan si dhaba u garanayn waa dersi ka mida duruusta waayuhu dhigo
@shugrimohamed1287
@shugrimohamed1287 Жыл бұрын
Doqon Yaan ku Garab siin Gacal iyo xigaalnimo Geesi yanan haybtiyo Cidu galo ku nicin reer Ninka ii God Gali kara Dartay geeri mudan kara Ayuun baanu Gacal Nahay🤩
@dalmarg5794
@dalmarg5794 3 жыл бұрын
Hees iyo badh waye runtii Geenyadii fanka 💚💚
@AhmedbashiirsiciidSiciid
@AhmedbashiirsiciidSiciid 3 ай бұрын
Heestan waxaan arkay ayadoo stuteska saxiibtaytaala Ana waan radiyay kadib waxaan ogaaday inay heesta qaaday yurub geenyo ❤
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 7 ай бұрын
Geesi yaan heebtiyo cidu gala kunicin reer war nio gabdhan hesehedana wa cajiib codna ale waku manaystay❤ magaca sawtu raxma dhayal uguma bixin ❤
@wardichannelforeducational228
@wardichannelforeducational228 7 ай бұрын
Allow tolkay Isaaq janada wada gee addunka sharaf bad siisee ❤
@CawoKhadar-md4be
@CawoKhadar-md4be 5 ай бұрын
Amin dhamanten ❤
@Cawooy
@Cawooy 7 ай бұрын
Gallad caashaqayguna Guryasamo Allahayoow Aan lagalo gondaha rays❤🤲
@ayaanlemohamed9448
@ayaanlemohamed9448 3 жыл бұрын
Sawtu rahma yurub geenyo borada codka 😍🤩😗🤍💜😍💯
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 3 жыл бұрын
amazing song, thankx alot miss yurub geenyo
@muxiyadiincabdibadal1092
@muxiyadiincabdibadal1092 2 жыл бұрын
Yaa dawanaya 2021
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
Yurub geenyo 👋❤🙋‍♂️ ♡20 October 2020
@haykalmohamedmuse3535
@haykalmohamedmuse3535 3 жыл бұрын
Meelkaste ma tagan thy adigu walale😂
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
@@haykalmohamedmuse3535 maxa igu diidi ina tagnaado😅🤨🤔
@afyareofficial3050
@afyareofficial3050 3 жыл бұрын
Ilaahada imaso qabn
@mohamedkaise7245
@mohamedkaise7245 3 жыл бұрын
Ninka ii god gali kara dartay geeri mudan kara . Ayanbanu gacal nahy . Usheeg habalaha ✌🏽
@siyaadalmis4303
@siyaadalmis4303 3 жыл бұрын
1
@luulaaka1804
@luulaaka1804 3 жыл бұрын
Raga haloosheego iyagaan abaal lahayn
@saidhussein2679
@saidhussein2679 Жыл бұрын
Inta aan dumar heesa dhageeystay xataa wadanka markuu nabada ahaa dumarkii heesi jiray qof ka cod wanaagsan dhagaheeygu ma maqal xataa sida daganaanta ah eey ugu raaxeeysaneeyso inaba caadi ma aha ,,,yaasalaam yurub
@ugaaskagabdhisaa7954
@ugaaskagabdhisaa7954 3 жыл бұрын
Allow yanan goyn ruux gobanimo daraded galab an u bahna gacan hil isiyay I galay I abal badan😭
@munasaid2433
@munasaid2433 3 жыл бұрын
👏👏😍 sigaaray igu socotaa heestani runtii😍👏😍👏
@mohamed-farhanalicheik2580
@mohamed-farhanalicheik2580 3 жыл бұрын
Eesh Qiyasaak Yurub Geenyo the legend.
@sowturahma3326
@sowturahma3326 2 жыл бұрын
8/8/2022 dhagesanyaa heestan mcn Ninka ii God gali kara ayuun baan u gacal nahay🥺💕✌🏽
@Raaye_Rijaal
@Raaye_Rijaal Жыл бұрын
Gobeey liicoo hajabin Alla maxaay hees tahay Yurub waan kujeclnahay.
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 7 ай бұрын
Magaca sawtu raxma dhayal uguma bixin axya cod ❤😢jecliya alow mar un itus yurub geenyo
@khaalidshiine9228
@khaalidshiine9228 3 жыл бұрын
Ooooof caleeeek waaar like ta iigu qabta soomaaliyeey
@cabdikaafi8031
@cabdikaafi8031 3 жыл бұрын
Soodtu raxma allaaha kudaayo weey naga farxisay
@Joya11
@Joya11 2 жыл бұрын
30/10/2021 ayan dhageysanaya wana marki igu horeysay an arko hestan waana kahelay cidii iga dambeyda 2050 dhagaysan doonta i.a like iisaar dalkana Alle ha inoo nabadeyo ❤️🙏
@basraaden7900
@basraaden7900 2 жыл бұрын
Ninka ii god gali kaara Dartay geeri mudan kara ayuun baanu gacal nahay💉💑🌍❤🔐👑 ali
@ayaanlemohamed9448
@ayaanlemohamed9448 3 жыл бұрын
Sawtu rahma yurub geenyo borada codka 🤩😍😗😇🥰💯
@Hana.MohamedHana.Mohamed
@Hana.MohamedHana.Mohamed 2 ай бұрын
2024ka si aan ugu nafiso usoo raagsadey ❤😢
@najmadhisa1004
@najmadhisa1004 2 жыл бұрын
2022 baan caadi u daawanyaa
@miskiabdimohamad6746
@miskiabdimohamad6746 3 жыл бұрын
Really ✅✍️Erayo Xigmad,dhiri galin iskugu jirah xaladan kujiray kahadlin abwanka qoray allah hakudayo 🤲sowtu Raxma Yurub Gernyo 🙏💋♥️
@ustaadsiciid6951
@ustaadsiciid6951 3 жыл бұрын
Heestani waa heestii heesaha . Like dhac ku siiyaa aadmiyoow
@najiibabdirisak8078
@najiibabdirisak8078 3 жыл бұрын
sawtu raxma codkeeda special waaye wlhi yurub heesaheeda qalbigay taabtaaan
@abdulkadirhaji1749
@abdulkadirhaji1749 3 жыл бұрын
Halkaa kaga Haay sxb
@msiraaji5328
@msiraaji5328 2 жыл бұрын
Waa heesta kaliya ee cunsuriyada looga soo horjeestay si faahfaahsan
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
Zack Films 🙋‍♂️❤️
@saadiomoalin5296
@saadiomoalin5296 3 жыл бұрын
Axsan erayo buuxa mahadsanid Geenyo qurux❤❤❤😍😍😍🙏
@Ahmed.dahir10
@Ahmed.dahir10 3 жыл бұрын
Yurub maxamed Abdi boqorada fanka alla yacizak
@abdirahmanmohamed4209
@abdirahmanmohamed4209 3 жыл бұрын
Mnsha Allah intiiiii is jecelbaaaa ilahay ha isku dayo amiiin amiiiin💋💋
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 2 жыл бұрын
Mar kale ayay genyadi qarnigu gantaal wayn so riday. Allah ya khaliik genyadayda cashaqa YMC
@ahmedhonest5484
@ahmedhonest5484 2 жыл бұрын
War cod macana lkn walal codkan quran ku,aqri
@Maygaag.junior
@Maygaag.junior 8 күн бұрын
taariikhda 30/8/2024 wakhtiga 3:34pm ayaan xigmada heestan sifiican u dhagaysanayaa waliba niyadaan ka dhadhaminayaa midhaha
@najaxismail1581
@najaxismail1581 3 жыл бұрын
Inta dawatay 2021 ismuuujiya
@CabdibadalShabcan
@CabdibadalShabcan Ай бұрын
TariikhaDu Waa,18/5/2024 waxaa,HaLka Caaw ku QoraYa qisaDaYda dhab Waxaa JeclaY inan hodan La dhaho Waa qOf aBaal igu ILaahow, Calaf igu Dar zxp Yeel waxaa La haDalaY Rag Dumarka cisya Hal zxp haLka waxaa ku Soo NoQon Doona MaRkaS haDii alleh ka dhiGo 4,/5/2025 IyaDo Marwo ii ah Hadii ina ugu soo Laabto like isaar 😢
@KIBRAANI5
@KIBRAANI5 Ай бұрын
Ale hydiin rumeeyo ❤
@CabdibadalShabcan
@CabdibadalShabcan Ай бұрын
​@user-ir4wl7rl7f Zhp Mcn 😢Waa is is Fahmi waynay lkn Zxp Hada waa wllshay waana xasus doona Qoralka aan ku soo Qoray Qoraalkyga wa dete 😢
@HodanCady-bb1vs
@HodanCady-bb1vs Ай бұрын
​@@CabdibadalShabcan wllky
@akramaarshe-ji3dl
@akramaarshe-ji3dl Жыл бұрын
Godob yaan aadmiga mid u geesan uur xumo iga gadan❤
@hamdaahmed8771
@hamdaahmed8771 2 жыл бұрын
Heestii kowaad aan KZfaq usoogalay 11/8/2022
@natashachannel1241
@natashachannel1241 2 жыл бұрын
Same🤣🤣🤣
@siraajoogeetube3498
@siraajoogeetube3498 Жыл бұрын
I am oromo I love yurub geenyo song Somali people ❤
@abdijama6521
@abdijama6521 Жыл бұрын
Waa midhihii abwaan maxamed Ibrahim warsame hadraawi .. Maxamed Ibraahin Warsame 'Hadraawi' is widely regarded as the greatest living Somali poet. Born in 1943 in Togdheer, he is known to Somalis as 'Hadraawi', a name meaning ‘the master or father of speech’.
@rajo4654
@rajo4654 Жыл бұрын
Waar heesta Laabsaalah ayaa leh
@shucaybmaxamud2842
@shucaybmaxamud2842 10 ай бұрын
​@@rajo4654 Daaha Gaas dheh.
@sagalmaxamed7998
@sagalmaxamed7998 3 жыл бұрын
MNSHALLH yurub waan kuwata mcn heesta.xujo.ayan.kugujecaladay
@z012y
@z012y 3 жыл бұрын
Boqoradda Codka Yurub geenyo (Sawtu raxma) 👏👏
@cabdifataaxmaxamad7707
@cabdifataaxmaxamad7707 Жыл бұрын
I love u yurub genyo hoyo somaliyed aya tahay waxan ka codsanayaa gabaar ad dashaay
@sharmarkeabdi9107
@sharmarkeabdi9107 3 жыл бұрын
Sawtul Raxmaa Yurub Geeeenyo
@naima5387
@naima5387 2 жыл бұрын
Ninka ii god gali kara ayunba gacal nahay 😩❤️
@user-zo4km1mn8x
@user-zo4km1mn8x 5 ай бұрын
Malin xasus leh aniga india jogaa oo xanunsan ilahayow amurah sahal ❤
@user-br7hs8xs2e
@user-br7hs8xs2e 5 ай бұрын
Ilaahay haku caafiyo walal❤
@user-lj2gr3vu2y
@user-lj2gr3vu2y 6 күн бұрын
Aduun hawli kama dhamaato aduunyada nin nolow mxa aragti ku labaN😢
@BUUQ__SIRAATE
@BUUQ__SIRAATE 3 жыл бұрын
Waaw keepgo geenyo
@najmamohamed3244
@najmamohamed3244 3 жыл бұрын
Hees iyo badha Ninka ii god gali Kara Dartay Geeri Mudan kara Ayuun baaan Gacl nahay Taaz been aheyn 🙏☺️
@hankabonyoutube
@hankabonyoutube 2 жыл бұрын
I think it’s high time we screen Somali songs vet them and award them. This song and one by iskalaaji about betrayal would win big time. The composers and artists both need to be recognized and awarded for the energy and thoughts they put into coming up with this masterpieces. Breathtaking
@daahircabdilaahi8556
@daahircabdilaahi8556 2 жыл бұрын
0
@daahircabdilaahi8556
@daahircabdilaahi8556 2 жыл бұрын
0
@fadumafilsan4803
@fadumafilsan4803 2 жыл бұрын
Ytt
@zamzamyussufali9902
@zamzamyussufali9902 2 жыл бұрын
True Walahi 👍🏼
@stacyokie6280
@stacyokie6280 2 жыл бұрын
Honestly Couldn’t agree more. I discovered this songs not long love it.
@afyareofficial3050
@afyareofficial3050 3 жыл бұрын
Yurub Geenyo geenyada fanka
@cabdiqanimaxamed8942
@cabdiqanimaxamed8942 3 жыл бұрын
Masha allaah sow turaxma yurub nasab kamila
@parkmehra980
@parkmehra980 3 жыл бұрын
Axxxx💔😰 nimay gajo heeso maranthy gushisa😰💔 Friday August 20 9:04pm
@hanuush6787
@hanuush6787 3 жыл бұрын
Ninka ii God Gali kara dartay geeri mudan Kara ayuunba gacal u ahay😂 ❤️👌
@abdishakuurabdullahi9233
@abdishakuurabdullahi9233 3 жыл бұрын
Naagtii god ii galikarto dartay geeri mudan kar ayuunba gacal u. Aha
@najmacanabore6175
@najmacanabore6175 3 жыл бұрын
Runtii waxad moodaa hestan wx muhiim ah oo aad loogu baahnaa iney Ka hadlyso mahad sanid sowtu raxmaay
@sahracisman4351
@sahracisman4351 3 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️😍💯👍👍👍sowtu rahma
@aswanahmed5652
@aswanahmed5652 2 жыл бұрын
Allow yaanan goyn ruux gobonimo Daradeed galab gacanta itagay
@raageyare883
@raageyare883 Жыл бұрын
Sowtu raHMaH🥰
@maxamuudabiib
@maxamuudabiib Жыл бұрын
uuuuuuu
@baxsanqaali5441
@baxsanqaali5441 3 жыл бұрын
Wan tagerayay lkin markn arkay sidey ula dhaqmen ifraax tolmooon waaba nacay 😢🙏🙏
@hanuush6787
@hanuush6787 3 жыл бұрын
Say ula dhaqmeen!? 🤔
@NimcoHuseinMohamedDarajo
@NimcoHuseinMohamedDarajo 8 күн бұрын
2024 Jul 29 7 Ax😥😥😥😥😥
@vidioshorts731
@vidioshorts731 3 жыл бұрын
Anaa Manta Kuu bahan Lkn Dabeecadeyda Xun bad u adkeysan weysay Mcn sorry wlh Anigaa manta dareemaya culeyska Ay ledahay inaana ku cidleeyo Kali kuguma ahan Lkn Wax iga tan weyn Baan kuu qaday oo hadana iga cadheysiiya mar walpa realy wlhi wan ku jclhy Shekadaadu cidna lama wadaago Because anigay cid kasta qaladka iisareysaa Sory sory Xpp Wlhi Xilligan Bey igu daranthy Markaan Soo galo xfda oo aan ka imado shaqada Because Waa xilliga aan kula hadli jiray oo aan ku dhihi jiray haben wngsn malinkan Wuu dhamady kan Imanaya si nabad leh Alle ha inagu gaarsiiyo Xppp love you qalbi.ndra.
@ilhaanjaama4339
@ilhaanjaama4339 2 жыл бұрын
Wadba is ogatahay maxad u xumeysay
@brokenheart-nh3js
@brokenheart-nh3js 2 жыл бұрын
Hno ku noqo oo raali gali hadaad qaladkga ogthy
@cabdirisaqwarsame317
@cabdirisaqwarsame317 3 жыл бұрын
Sawtu raxma axyaa kallah alla haku sharfo yurub geenyo
@habibaali9801
@habibaali9801 3 жыл бұрын
Wow yurub🙏🏆🌟💯👑💐👌👌👍👏
@Hugaanmedia
@Hugaanmedia 9 ай бұрын
Ma aqan waxan laa oyey balse wan iska oyeey dad keygiyow 😭😭🙏🏼
@nistexanishaa6316
@nistexanishaa6316 9 ай бұрын
Amus bby😢
@Hugaanmedia
@Hugaanmedia 9 ай бұрын
@@nistexanishaa6316 haye Wll 🥰🥰
@user-pb8ms9pk2v
@user-pb8ms9pk2v 9 ай бұрын
Wali ma madax banantahay? Aan xalane arimaha ohinta keenay ❤❤❤
@Hugaanmedia
@Hugaanmedia 9 ай бұрын
@@user-pb8ms9pk2v oo hadan madax bananahay maxa xal ah wayahee Wl
@khadarsiciid2148
@khadarsiciid2148 9 ай бұрын
​@@user-pb8ms9pk2vA😅❤ASDFGHJKLZXCVBNM
@sleepingbeauty8035
@sleepingbeauty8035 3 жыл бұрын
Waruunta yurub😘😘😘
@faysamaxamed3932
@faysamaxamed3932 3 жыл бұрын
Waxaqiiq yurub ❤❤❤❤👍👏💪🙏
@istarliina1443
@istarliina1443 3 жыл бұрын
Waaaw yurub genyo hbo hory u soco hes mcn
@MaxamedCali-xz8mq
@MaxamedCali-xz8mq Ай бұрын
5/7/2024 inta dhagaysanysa😮
@SafaApdi
@SafaApdi 23 күн бұрын
15/7/2024😢
@abdi......399
@abdi......399 13 күн бұрын
25/7/2024🥲
@madinamerito4966
@madinamerito4966 3 жыл бұрын
MachaAllah yurub Geenyo nice song
@user-mo7nr1nh6x
@user-mo7nr1nh6x 7 ай бұрын
Waa darsi iyo kalimaad in sidaas loo dhaqmo ey aad u fiicantahay laakin aduunkeedi ma joogno
@qurayshatiinabdi5490
@qurayshatiinabdi5490 3 жыл бұрын
Geesi geesi dhalaya aniga hantiiya illahay ha isku keen keenp faraxadi ayaa tahay
@qurayshatiinabdi5490
@qurayshatiinabdi5490 3 жыл бұрын
@maymuunkaafmaymuunkaaf2582
@maymuunkaafmaymuunkaaf2582 3 жыл бұрын
Ameen abyo wax idin dhibo ilhy idinma tuso
@xamdiqueen4994
@xamdiqueen4994 3 жыл бұрын
Hestan qiro igalisay waxa jiray wiil ijecel walipa sidhaba lkn uma jeedin oo kukle ayan jeclaa kan iga fkira mdanen jirin wax walpo farxdeyda ayu kahor marin jiray lkn kakle ayan rabay wxu lma filan ah oo iikeno ka kle ayan siin jiray nasib dro wuu idhaa wacay waanu iqiyamay gabdho kle ayu lsocon jiray waan murgoday walipa sixun kii ijecla aya ii yimid wax walpo qalbigeyga kujirana waan ushegy waanku qiynay qof xuna ahy ane sasa lay glay waxba kma qarin waan guul daresty kudhahy wu ilmeyay wxuna igu jwapy anaa garb kaga ah magul dresnin ana kujecel hdu kaatagy anaa kaa tageynin waligey aamus anaa kuilowsin ninkaase kdib cshiro aanku ilopa ayu ishegy sawirdisa dlete wax bdan ishegy ilahy bari waqtigeyga dhana ana kula hadlyo waqtigisa dhan anu ila hadli jiray todoba saac hbeninmo marki lagaro callka jar tuko ilahy dhe rabiyow qalbigeyga kasar alxm waan ilobay waxana jeclady asgi ilaa hda waan wada soconaa wlh apalu igaly aan ilopi krin ano garab ubahan ayu gobnimo daraded isiyay hiiil
@mariahassan4843
@mariahassan4843 3 жыл бұрын
Wey usoo jiidatey qisadu runtii jeclaan lahaa inaan isbarno ani oo gabadh soomaliyeed ah Maria hassan Love you😍
@xamdiqueen4994
@xamdiqueen4994 3 жыл бұрын
Apayo love you tou mcnto ane xamdi lay dhahaa qruxey
@user-zf9gd5tp9m
@user-zf9gd5tp9m 3 жыл бұрын
Nolol wacan ayaan idiin rajeynaya wllo iyo guul isku waara abid 💙💙💙
@xamdiqueen4994
@xamdiqueen4994 3 жыл бұрын
@@user-zf9gd5tp9m aamin xpipti alpi
@nasronasib
@nasronasib 3 жыл бұрын
Qof ka Aad jeceshahay sent bari waxaa ka daadsan oo ka fiican Qofka ku jecel xaqiiqo taas baa Ah Aduunka Noloshiisan gaban waa wada cashir xaqiiqdii Aniga Aamus baan Ka dorbiday Jaceel iyo qisadiisa xanuunka badan Ad Adeeg buu ibaray Alhmllaah
@disisfunny88
@disisfunny88 2 жыл бұрын
Abwaankasi waayo midhahan aadka u culusi ay ka soo burqadeen 😍 Fadlan ku dedaala inad soo qortan cida heesta sameysay iyo cida laxamaysey...iwm
@saynabcabdi1090
@saynabcabdi1090 2 жыл бұрын
Iska suug wa arki doonta walala koly waa hes xaqiiqda tabanaysa
@disisfunny88
@disisfunny88 2 жыл бұрын
@@saynabcabdi1090 🌹🌹🌹
@ahmethaar5386
@ahmethaar5386 2 жыл бұрын
sxb waa abwaan shilke burco ayuu ku noolyahay
@roodojamac7625
@roodojamac7625 Жыл бұрын
Wedhsamee
@Sucdiraage
@Sucdiraage 3 жыл бұрын
Doqon yaan ku garab siin Gacal io xigaaanimo Geesi yaaanan haybtiyo Cidu galo ku nicin rer Ninka ii god gali kara Dartay geeri mudan kara Yaaanu gacal nahy🥰🙏
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 4 ай бұрын
Waah Waah Sowtu Raxma Yurub Mahamed Abdi Geenyo ❤❤
@laylohasan7452
@laylohasan7452 8 күн бұрын
Marwalba wan dhageysa heestaan aad baana u jeclahay❤❤
@Amina-tn9sx
@Amina-tn9sx Жыл бұрын
Hestan ad ba u jclhy wlhy ano ad umurgsn gacntana wx ku haysn bu icawin jiry wiil an xiriir lahayn waliba is barny markas hadna si naxaris leh bu I cawin jiry ad ban ku jclhy wllo wallow an hada kla hary Ana an xumeyay sory wllo I.a wan ku abal guddi dona Mar uun😢👍
@umuharun3282
@umuharun3282 Жыл бұрын
Sas maxa usamesay
@apdirahmaanali2709
@apdirahmaanali2709 Жыл бұрын
dantadi markad ka gaadhay miyad ka tagausa sorry😢
@taysaboy4104
@taysaboy4104 Жыл бұрын
Allaw yaan garaadkiyo ii diidon garashadu😢
@ikranabdillahi978
@ikranabdillahi978 3 жыл бұрын
Mash allah May allah keep you 🥰
@lumnaabdi336
@lumnaabdi336 3 жыл бұрын
Galad cashaqaygun guryasama allahayo an lagalo gondah rays 🥰
@xilkasnuurcade1995
@xilkasnuurcade1995 3 жыл бұрын
23/2021 iwatch this video Allow yanan ruux 🤲gobonimo daradeed galab an unahnaa😥 gacan hiil isiiyo 💪🤝iigalay abaal badan😰🙏
@asmabashir8335
@asmabashir8335 3 жыл бұрын
Masha allah ax yaa erayo wlhi qalpigag miyad ka soo xaday 😔🥺😭
@abshirfarah4989
@abshirfarah4989 3 жыл бұрын
Pp
@nasteexqaasim8304
@nasteexqaasim8304 2 жыл бұрын
😰😰😰😭😪
@marylandcaddie4793
@marylandcaddie4793 3 жыл бұрын
Axsan hees qiimo leh
@aminaabdirahman4575
@aminaabdirahman4575 3 жыл бұрын
Waad. Maraysaa. Macanto. Yurub. Geenyo. Allah. Cadawgaaga. Hajabiyo Was A am I in
@cabdifitaaxbiriye7435
@cabdifitaaxbiriye7435 3 жыл бұрын
Zowtu Raxma Zi khazan ku fiirzadaa💓
@Raaye_Rijaal
@Raaye_Rijaal Жыл бұрын
Sowtu raxma. Ilaahoow ducadaan aqbal inooga dhig.
@abdicawil3798
@abdicawil3798 Жыл бұрын
Yurub geenyo waa fanaanad codkeedu itaabto
@SamsamIsmaciil-yl5gj
@SamsamIsmaciil-yl5gj Жыл бұрын
Godobyanaan admiga cidugaysan urxumo❤❤❤❤❤❤❤❤
NIMCAAN HILAAC FT YURUB GEENYO _ WABI JACAYL 2020 LYRICS
7:19
abeeska official
Рет қаралды 2,1 МЛН
YURUB GEENYO HEES CUSUB HAWAAWI LYRICS 2019
7:33
Deeq Darajo Lyrics
Рет қаралды 661 М.
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 39 МЛН
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA | ISHA SACABKA MARI | QAARAMI LYRICS ||
9:39
QAARAMI LYRICS
Рет қаралды 1,3 МЛН
YURUB GEENYO HEESTA QAAMUUSKA KUWII GALAYNU NAHAY HARGEISA LIVE SHOW 2023
7:23
Somali New Entertainment
Рет қаралды 883 М.
YURUB GEENYO┇HADAAN JILAYAA JACAYL ᴴᴰ 2017┇LYRICS
6:05
ZACK FILMS
Рет қаралды 948 М.
ISKALAJI || Laba Wajiile || hees lyrics +2018
4:45
ZAMI FILMS
Рет қаралды 7 МЛН
YURUB GEENYO HEESTII LAANTA UBAXA XASUUSTII KINSI XAAJI AADAN.
6:03
AHMED UBAH MUSIC
Рет қаралды 525 М.
Yurub Geenyo Hees Cusub Niyada Ka Diyaar Garoow Lyrics 2018
6:17
ILKACASE LYRICS
Рет қаралды 2 МЛН
Yurub geenyo Hees Cusub Muna 2014
8:47
SAIM KAMAL
Рет қаралды 490 М.
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 241 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 13 МЛН
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 31 МЛН
Ulug'bek Yulchiyev & Aziza Qobilova - Esim ko'p (Premyera Klip)
3:32
ULUG’BEK YULCHIYEV
Рет қаралды 2,2 МЛН
R-ONE - SENSIZ / СЕНСІЗ (Official Audio)
2:51
R-ONE MUSIC
Рет қаралды 87 М.