Yurub Geenyo | Yabaal Xasuustii Khadra Daahir | Show Hido Dhawr Hargeisa 2021

  Рет қаралды 396,414

MAAHIR MEDIA PRO

MAAHIR MEDIA PRO

2 жыл бұрын

Buulo Show Hargeisa Goobta : Hiddo Dhawr
Produced by : MAAHIR MEDIA PRO
Yurub Geenyo, Maxamed Bakaal Ciro , Cirro, Kooxda Xidigaha Geeska, Nalkii Rajadada, Mursal, Najma Nashaad hees cusub, Mursal Muuse ,Xariir Axmed, Suldaan Seeraar, Showga Hargeisa, Qamar Suugaani, Kiin Jaamac, nimcaan hilaac, ugbaad aragsan, sharma boy, najma nashaad, hees cusub 2021, Maahir Media Pro,
#Subscribe #MaahirMedia

Пікірлер: 74
@maxameddabaare5658
@maxameddabaare5658 2 жыл бұрын
Waa another level yurub geenyo waa legend shacabka ku wata
@nazdalaan
@nazdalaan 2 жыл бұрын
Thank you for cultivating the Legend Sahra Axmed..
@minganmohamed9971
@minganmohamed9971 2 жыл бұрын
Cimriga allow kuu dheeree khadra daahir cige hooyadii fanka yurub geenyo barteedii baad adiguna dhigtay
@munajamasalah9395
@munajamasalah9395 2 жыл бұрын
Yurub GeenYo Mg Bilash Kuma Bixin Sowtu Raxma Waan Kugu Tuuray Cumamada ❤🙏
@AhmedAhmed-jq9ve
@AhmedAhmed-jq9ve 2 жыл бұрын
Yaa salaam
@libanhussein5340
@libanhussein5340 2 жыл бұрын
Xasuustii mama khadra dahir. Codkii yurub geenyo. Taariikh da 20/8/2021. In ka badan 30 jeer ayaan ku ceshaday. Mama sahra ilays heesta siday ugu raaxaysanayso ayaan aad uga helay.
@abdirizakmuse8872
@abdirizakmuse8872 2 жыл бұрын
yurub geeyo qurux iyo futo udaa futaa saaran runtii
@caaisha71
@caaisha71 2 жыл бұрын
@@abdirizakmuse8872 tiihooyada kawrn
@Hooda36
@Hooda36 2 жыл бұрын
Yurub Geenyo Qurux Iyo Cod Masha'Allaah 👏🌺🌺🌺🌺❤👍
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 2 жыл бұрын
mashallah cod macan thy yurub geenyo
@maguled
@maguled 2 жыл бұрын
Ax yaa xabiibtii Yurub, sawtu raxma ❤❤❤
@Hidokaabchennal
@Hidokaabchennal 2 жыл бұрын
Yurub geenyo paalasha fanka baal baalka mida iyo hees macan
@Siciidiimaan
@Siciidiimaan 2 жыл бұрын
Adiguna yuhuuntii Qalbigeeni wada yiil Yeelahaad u goysee.. Ayaa sax ah.
@huntre_honesty_boy5539
@huntre_honesty_boy5539 2 жыл бұрын
heesaha khadra daahir yurub geenyo ayaa lagu aaminikaraa caadi maaha
@amiiraamran867
@amiiraamran867 2 жыл бұрын
Sowtu raxma boqorada codka 🥰👌
@anabhasan5908
@anabhasan5908 2 жыл бұрын
Waan kusalamay yurubay xanuunkii seka noqotay yurubay saan kuujeclahay xitaa habayn baan kugu riyooday anigoo kula jooga
@ahmedarab2159
@ahmedarab2159 2 жыл бұрын
Liesbian miya tahy side ugu riyooty habeenkii adigo la jogo yaab
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 2 жыл бұрын
Halkeedi Bay Dhigtay Sowtu Raxma Yurub Mahamed Abdi Geenyo Heesti Yabaal Xasuusti Khadra Daahir Cige Erayadi Abwaan Abdi Ali Weyd Allah swt ha u naxariisto Allahuma Aamiin
@caaisha71
@caaisha71 2 жыл бұрын
Iyaduna may dhimatay khadri wll
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 2 жыл бұрын
@@caaisha71 may Dhiman khadra daahir way nooshahay oo hargeysa ayey degan tahay imika ee Abwaanka heesta sameeyey baa dhntay oo aan u duceeyey inuu Alle u naxariisto
@caaisha71
@caaisha71 2 жыл бұрын
@@cismanabdi2416 aaameen wll
@ahmedsocial
@ahmedsocial 2 жыл бұрын
Heestan wa sugayay in laso galiyo thanks
@shugriabdilahi4214
@shugriabdilahi4214 2 жыл бұрын
Wanku taggers wll yurub dareen dhabad.ka heesta
@asmaqani4566
@asmaqani4566 2 жыл бұрын
I love u l love yurub genyo 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🔴💋💋💋💋💋💋💋💋💋
@nawaal1232
@nawaal1232 2 жыл бұрын
Wax kle😍😍😍😍😍🎤🎤🎤🎤🎸🎸🎸🎸🎸🎻🎺
@KadraAbdilahi-pv4ge
@KadraAbdilahi-pv4ge 11 ай бұрын
Macha allah Habo❤❤❤❤❤❤
@mazcudamare7890
@mazcudamare7890 2 жыл бұрын
Yurub maxamed abdi codkii oo gabadha
@kawtharmahamud5452
@kawtharmahamud5452 2 жыл бұрын
Boqorada codka yurub geenyo
@marcosrashka336
@marcosrashka336 2 жыл бұрын
Ayadaha Mahan Eee Waa Yeelaha Qalbigeenii Wada Yiil Ayeelaha Ugoysee ✌🙈
@caaisha71
@caaisha71 2 жыл бұрын
Yurub geenyo zawtu rahma 🖤🖤
@CabdiwahaabjaamacRooble
@CabdiwahaabjaamacRooble Ай бұрын
Manshallah ❤❤❤❤❤❤❤
@mukhtarcali532
@mukhtarcali532 2 жыл бұрын
Wooow yurub geenyo Sawtu raxma
@jimcaalehassan4026
@jimcaalehassan4026 2 жыл бұрын
Weeeh Geenyo
@telectrique
@telectrique 2 жыл бұрын
super chanson yurub geenyo nice nice
@nicimaibrahim5459
@nicimaibrahim5459 2 жыл бұрын
Hees dareen keeda wadata Sowt raxma ❣❣❣❣
@shimbirka.
@shimbirka. 2 жыл бұрын
Aww😊❤️
@ahmedabdi7393
@ahmedabdi7393 2 жыл бұрын
W
@seifdigri6798
@seifdigri6798 2 жыл бұрын
maahir fire
@himomontano3759
@himomontano3759 2 жыл бұрын
Fanku haduu qof ahaan laha khadro dahir buu noqon laha fans khadro dahir sigaar ah baan idin salamaay
@mohameddubatali2042
@mohameddubatali2042 2 жыл бұрын
Love you yurub geenyo
@ahmedyaredhanaane7383
@ahmedyaredhanaane7383 2 жыл бұрын
Ana waxaan yaxoobaa Wali yuururaa meel Shimbiruhu ka yaaceen Xusuustii khadra dahir cige Way keentay yurub geenyo
@calibaashi1653
@calibaashi1653 2 жыл бұрын
Love
@SiciidGabarre2419
@SiciidGabarre2419 2 жыл бұрын
"Qalbigeennii wada yiil Yeelaha u goysee" weeye ee maaha aayadaha
@abdidahiradan9280
@abdidahiradan9280 2 жыл бұрын
Eesh calaa music, cod lagu laray,waaba khadra yar,afkaaga caano lagu qabay abayo mcn,yurub geenyo
@mohamedarton3204
@mohamedarton3204 2 жыл бұрын
Ob ob yurub halkeedii dhigtayee maxaaan ku dhahnaaa khadra labaad
@abdi-hakimhassan681
@abdi-hakimhassan681 2 жыл бұрын
Sutul raxma yaa Yurub
@DrJaceyl
@DrJaceyl 2 жыл бұрын
Ereyadii
@shuriashuria5800
@shuriashuria5800 Жыл бұрын
Sawtu raxma mncha allh Ku raaxaysaty heestan 8 7 23
@QuranAlShifa
@QuranAlShifa 2 жыл бұрын
This is a khadra dahir song qarami
@kayd5054
@kayd5054 2 жыл бұрын
Erayada heesta way kufsatay ceeb in fanaanad dhami garan waydo erayo af-soomaali ah
@mahmedomar3374
@mahmedomar3374 2 жыл бұрын
MEANWHLLEOMAR
@AhmedAhmed-jq9ve
@AhmedAhmed-jq9ve 2 жыл бұрын
Yaa salaam
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
YURUB GENYO .BOQORADA CODKA.HORE U SOCO. I.HOME TOWN LAAS CANNOOD. 😁👍
@nurabdi4969
@nurabdi4969 2 жыл бұрын
Ereyadii Xasan Ganey
@hamidaali372
@hamidaali372 2 жыл бұрын
cod macaanida yurubey waligay gabadh soomaliyed codkaad leedahay majirto wlhi
@axmadaxmad7774
@axmadaxmad7774 2 жыл бұрын
Heesomacaan
@naasirali9061
@naasirali9061 2 жыл бұрын
Faar Baa Ku Haysa Yurubeey Adigaan Ku Yeeshaa ku yaboohiyaa wali yuuskana aday baday waxan xagay ka dhagaysatay inantu waxanay ay heesta ku sheegayso maanay heestii khadra daahir qaadayn heestu sidanay sax ku tahay Adigaan Ku (Yaadshaa) Ku yaboohiyaa wali yuuskana aday (baray) (yablays-ciila) igu riday adiguna (Yaqiintii) qalbigeenii wadayee (ayeelaha) ugoysee Yaadin Waa Adigaan Ku Raadshaa Oo Kale Waxa mushkilad wayna Fanaaniin badan oo fanaan hore hees ka daba qaadaya oo macnaha heesta ay qaadayaan aan Fahmin oo garanayn ujedadii heesta iyo erayadiiba waa dad aad oromo moodayso oo af somaliga Ka Saboola hooy yaan heesaha la kufsan intaasoo eray bay qaladay lagaasoo bax
@mubarakmaal6011
@mubarakmaal6011 2 жыл бұрын
waxa ka daran kuwan ag jooga fanaaninta waaweyn ah ee aan erayada ka sixi karin ee saaqiday
@naasirali9061
@naasirali9061 2 жыл бұрын
@@mubarakmaal6011 saw ma arkaysid sxb
@husseinhandule
@husseinhandule 2 жыл бұрын
abwaanadii somaliland heesahii ay sameyn jireen miyay joojiyen maxa qaldan ,,baryahan fanaaniintu heesahii horey ayay soo cusbonaysiiyan
@kaabedhalfo6265
@kaabedhalfo6265 2 жыл бұрын
Sharmaby
@mukhtaradan9933
@mukhtaradan9933 2 жыл бұрын
NAcBku
@mukhtaradan9933
@mukhtaradan9933 2 жыл бұрын
Asc
@samsambarud4376
@samsambarud4376 2 жыл бұрын
Wooow My beautiful sis Reminds back in days when my family 👪 and neighbours were having good time in Kitale section 19. Kenya 🇰🇪
@xoxo-yg6gb
@xoxo-yg6gb 2 жыл бұрын
Bal naagtan duubidda la dul taagan fanaanada ka warrama. Dabeecad xun ayey faan moodaan somalida qaar
@Amarandamra
@Amarandamra 2 жыл бұрын
Lengd yurup geenyi HoYada Fanka ciyalka dhexe🤣🤣🤣
@kawsarabdirisaq8808
@kawsarabdirisaq8808 2 жыл бұрын
Gabdhan Calaacalku kama dhamaado miyaa horta Anigba saan Heesaheed u Dhagaysanaynay Calaacal socda Noqode Naga daaya Heesaha Aad noo Soo Gudbinaysaan 😫
@abdiqani2133
@abdiqani2133 2 жыл бұрын
Wax kabarta gabadhan oo ragga isujilciya laidinku dhufay ee hhhhh. Yurub waa romantic gii somalida oo qof ah
@qeysmohamed5319
@qeysmohamed5319 5 ай бұрын
Waan ku raaxaystay Heestan Maanta😍❤️
@mustafeahmed4274
@mustafeahmed4274 2 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏
@axmadaxmad7774
@axmadaxmad7774 2 жыл бұрын
Heesomacaan
Yurub Geenyo Xasuustii Khadra Daahir 2020
10:06
Future Brothers Production
Рет қаралды 1,5 МЛН
YURUB GEENYO XAGEEBUU YABAAL / XASUUSTII KHADRA DAAHIR NEW VIDEO. 2024.
6:03
Khó thế mà cũng làm được || How did the police do that? #shorts
01:00
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 55 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 17 МЛН
Ikraan Jaamac | Gunimo Caashaqa Iska Leh  | Show Hido Dhawr Hargeisa 2021
5:23
Yurub Geenyo Marti Gulleen U ahay Xususti Khadra Daahir
6:27
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 104 М.
Khadra Daahir | Yabaal
5:19
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 403 М.
YURUB GEENYO / CUDURKA KAAGALA FARDAHA 2021
7:44
AHMED UBAH MUSIC
Рет қаралды 1,3 МЛН
yurub geenyo dharaartaad faraxsantahay ayey ana ii dhantahay 2017 hd
8:42
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,9 МЛН
YURUB GEENYO HEES XASUUSTII KHADRA DAAHIR HIDO DHAWR SHOW
5:00
Digaale Music
Рет қаралды 2,1 МЛН
🚓КОПЫ явно такого НЕ ЖДАЛИ🫣#shorts
0:19
PUT CARDBOARD TOOTHPASTE ALL OVER ONE’S BODY!#asmr
0:40
HAYATAKU はやたく
Рет қаралды 12 МЛН
And how are they not embarrassed?
0:19
Rinuella
Рет қаралды 27 МЛН
Хитрая МАТЬ делит НАСЛЕДСТВО между ДЕТЬМИ 😱 #shorts
1:00
Лаборатория Разрушителя
Рет қаралды 10 МЛН
Какая погода у тебя за окном? У нас вчера был ураган!
0:40