YAA NOLOSHA KUGU SAAMAYN BADAN | ADNAN & SIRKA PODCAST

  Рет қаралды 14,109

AS PODCAST

AS PODCAST

Ай бұрын

Hosts: Dr Adnan & Dr Sirka
Producer: IBrahim CM
Production: ‪@sultaanfilms‬
Follow AS PODCAST on
/ a.s__podcast
/ a.s.podcastt
/ as.podcast8
Follow SULTAN FILMS on
/ sultaanfilms
/ sultaanfilms
/ sultaanfilms
/ sultaanfilms
©2024 ADNAN/SIRKA . All rights reserved.
#sultanfilms
#adnan_sirka_Podcast

Пікірлер: 167
@drjamila8927
@drjamila8927 Ай бұрын
Jazakummullahu Alf khair 🌱 3 hadaf oo qof ka Muslim ka ay tahay inuu u noolaadaa ١. إرضاء الله ☝️Raali Galinta Rabbi ٢. إرضاء الوالدين Waalidkaaga oo Raali kaa noqda xataa hadey diinta iyo caqiidada ku kala duwan tihiin وصاحبهما في الدنياء معروفًا ٣. naftaada inaad anfacdid (Cilmi iyo Maadi iyo duriyyad Saalix) ‏Dadka in aad anfacdid خير الناس أنفعهم للناس 🌱💚
@user-rf2jz8qd3j
@user-rf2jz8qd3j Ай бұрын
Doctors waxaad timaadeen xilli la idiin baahnaa🎉
@allahkariimyaallah7871
@allahkariimyaallah7871 21 сағат бұрын
Dr sirka waa qof aad u fur furan sida wiilkeyga oo kale. Wiilasheyda oo wada ah dr ❤️❤️❤️❤️
@ibrahimhassen9450
@ibrahimhassen9450 Ай бұрын
masha allah,channel ka kaliya ee soomaali leedahay oo aan obsessed ku noqday oo kulli video yada aan daawaday waaye, oo aan airport yada video giina offline ahaan ugu fiirsaday,halkaas ka wada sxb yaal
@CraxmaanMahdi-hw6de
@CraxmaanMahdi-hw6de Ай бұрын
Waan idin salamay drs,waxan idinka codsanya in aad ka soo hadashaan,waxabarshada dalka iyo ta dibada.dhinac jamacada waliba❤
@user-sv3mu9zb8b
@user-sv3mu9zb8b Ай бұрын
Allahu Akbar wlhi suaashaas haddi linweydiin lahaay waxaa ugu jawaabi lahaay sidoo sheikha ugu jawaabay, hadafkyga wa Janada iyo Raali Ahaansho Rabigeega
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali Ай бұрын
👏🏾👏🏾
@ficonlimited5438
@ficonlimited5438 Ай бұрын
RIGHT PEOPLE AT THE RIGHT TIME THANKS ALOT DR"S
@ishrakkhadarshiikh8857
@ishrakkhadarshiikh8857 Ай бұрын
ما شاء الله تبارك الرحمن شكرا اخي إن تصدق الله يصدقك❤❤
@cishqistudio5500
@cishqistudio5500 Ай бұрын
Waxan u soo jeedin laha Dr's ka in ay naga dayaan one week one vedio,waa in ay maalin nooga dhigaan in aan weydiino su'aalo caafimadka ku saabsan maalina muuqalda kale sidan oo kale ah no soo galiyaaan. Wad mahadsantin ❤
@Apeen_maLik1
@Apeen_maLik1 28 күн бұрын
May qaabkey kuwadaan waa ok space kaas wa muhii8m
@Amaturahman14Ismail
@Amaturahman14Ismail 16 сағат бұрын
فَإِذَا عَزَمْتَ فَتَوَكَّلْ عَلَى اللَّهِ 💯👌
@HamdaHassanHagaa
@HamdaHassanHagaa Күн бұрын
Masha Allah Aniga Horta Wlhi dheeligalin baad oo nqoteen
@Bahjabilan23
@Bahjabilan23 Ай бұрын
Ebba mahad leh oo xili fiicn ikiin baray waxaan ahy ardayad Caafimaadka barata jmcda wax badan idinka faaidy inta idinku xirna Mnshlh Hormar weyn dhaqatiirteena❤️
@naimanalka4458
@naimanalka4458 13 күн бұрын
Mnzha allh waa xalqad Shidaal unoqonaysa Nafta. Waad mahadsan tihiin Drs.
@hayatmahdiaden5919
@hayatmahdiaden5919 Ай бұрын
masha.allah Dr's
@user-kl8ji3fc6l
@user-kl8ji3fc6l Ай бұрын
Thnkz two dr to share with us experiences respect
@simaney526
@simaney526 Ай бұрын
Exam ba 3 week iga dhiman mana diyarin madoyinka qar hdalka wllken dr kena sirka wxuu ii noqode motivation thanks guys for sharing with this vedio ❤️😊👌
@hamze7458
@hamze7458 Ай бұрын
Podcast kiina waxan kalasoo baxay in qof kastaa yahay saaxiibadiisa ku xeeran uun. Dhalinyaro asxaabta wanaagsan ee wax aad Kala korodhsanaysaan hala badsado Thanks to the two amazing doctors 😊
@nasramaxamuud123
@nasramaxamuud123 Ай бұрын
Mnsha allah dr sirka and dr adnan kawarama hadaa podcast nooga samaysaan caqabadaha uu wajahao ardayga cafimadka bartay xiliga praticalka uu ku jiro
@amranadan7900
@amranadan7900 Ай бұрын
Allahumma barik I can honestly say this is the most effective podcast I have ever watched. Thank you doctors this is really helpful
@asmaahmed4967
@asmaahmed4967 16 күн бұрын
Masha allah how this podcast so simple and pure waligay podcast somali ah ma dhagaysan lkn kan I love it wllhi sii wada Oo ha joojinina❤️
@KawsarCismaan-y4s
@KawsarCismaan-y4s 4 күн бұрын
Mznha allah
@CrixiinMuuse
@CrixiinMuuse Ай бұрын
Right people right time Thanks alot❤
@iqracabdullahi5821
@iqracabdullahi5821 Ай бұрын
Ay ay thanks yaaqe dr adnan dr sirka🥰🥰
@drnoradin21
@drnoradin21 Ай бұрын
Laba ayaan ka faaiday oo ah Hada samee iyo tawakal ka Alle ha idinka abaal mariyo dr
@drjamila8927
@drjamila8927 Ай бұрын
سبحان الله ، إن تصدق الله يصدقك 💚
@awalehraho9115
@awalehraho9115 Ай бұрын
Thanks Dr sirka
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali Ай бұрын
Idinkaa mudan dhamaantiin Awale 👏🏾
@drguled
@drguled Ай бұрын
Masha allah.. our doctors.. waa mahadsnthn.. maanta waxyaabo badan Ayaan idinka faiday ani ahaan..... wax badan oo ubahnaa ayan idinka faiday..... medical students hda anhy idinka waxaa ka mid thn dhaqaatiirta na hago.. jecel in ey nala wadaagaan wx csb... sidii aan uga gudbi leyhn wxii naga horyimada tusaale siduu dr sirka shegayba mrkii uu internal medicine wxii ku dhcy... anagaa hda wdaadaas soo maroyno sandkii 5aad Iyo imtixanadii gabagabda ahaa oo isku soo wada dhawaday... insh allah guul dhamaanteen aduun iyo aakhiro bo... mahadsanidiin Dr Adnan & Dr Sirka
@cishqistudio5500
@cishqistudio5500 Ай бұрын
Fantastic podcast,ila inti la bilabay ila imika muuqal ima dhafiin wan idinka mahadcelinya aqoonta aad nagu biirisan maalin walba ❤ 👏
@dhiirigalisoSamiiro
@dhiirigalisoSamiiro Ай бұрын
Masha allah❤
@AyaanmohamedHassan
@AyaanmohamedHassan Ай бұрын
Our doctors Waa ku mahadsantihiin macluumadka wanaagsan ee Nala wadaageesan hadaa nahy medical students aad baa ugu baahnhy qibradihiina🎉🎉b Keep going
@idilyuusuf1894
@idilyuusuf1894 Ай бұрын
Masha allh tabaraka raxmaan ani ahaan waxa aad iso jidatay kalmada ah walidka walidkenu waxa kaliya ee aduunka dhan ugu jacelyahay waa ilmahiisa horumargadha oo wax barto waliba waxalaga yaa baa iyagu in anay helin firsado ay waxku bartan allh ha u danbi dhafo oo xadide walidkeena walhi aduunka nimcoyinka ugu waa weyn ee rabbi igu arsaqay waa walidka🥰 Aad bad umahadsan tihiin idinkuna walalyaal🥰
@KhadraAli-ei7qd
@KhadraAli-ei7qd Ай бұрын
Masha Allah dad qiimo bdan Ale haydin Barakeeyo Hunoyal..❤
@istaryuusuf96
@istaryuusuf96 Ай бұрын
Dr's video yasha noo soo badi wax aan idinka faidnee
@maalikibnumaalikmaalik6329
@maalikibnumaalikmaalik6329 22 күн бұрын
Wlhi wakhi aan ubahanaa an arkay videoga. 20:10 imtixaan aan galay walin 3 diisane ugu danbeey waxn soo dhigtay aan ku galay waxn ma akhrin waxn rajenay inaa baas inshllh
@AmalMuse-yt1zk
@AmalMuse-yt1zk Ай бұрын
Thank you DRs wad i dhirigalisen runtii l m student medice
@NasroAbdirahman-pm9lf
@NasroAbdirahman-pm9lf Ай бұрын
Mowduca xiga ijooga dhiga wax aaqriska ustaadiyaal😢❤
@abuubakarmohamed5748
@abuubakarmohamed5748 Ай бұрын
Masha allah mawduuc muhiim ahna weeyan soo badinayana e insha allah .Mida kale waxaan ku dari lahaana e inaad kudartaana madwuuc muhiim u ahna ardeydana e medicine ee dadaalka ,culayska ,hurdo yaridana ,family problem qaar haystana e in aad wax weyn ka taro idinkana alle idinka abaaliyo na e waxa weeyi mawduucaasii books ka course kastana lafdhabar u ahna oo haddii uu ardeygu helo course kaas aqoon waafi ahna ka siinayana e mahadsanidiin.
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali Ай бұрын
Waan ku darsanaynaa qorshaha walaal inshaallah. Mahadsanid abubakr 💪🏽
@suaadmohamoud8636
@suaadmohamoud8636 Ай бұрын
Masha allah maanta mawducu muhiimad garu ilahaa runtii waxa jirtay odhaah uu yidhi dr sirka oo aad modo in ay isoo gadhay wakhtigay ugu munasibsanayd waxa aad hada dhaw galaya exam kas oo aanan udiyaar garobin gabi ahaanba waxa aantijabinayaa arintan drka ushaqaysay oo uu kugulaystay mahadsanidiin dhammantin
@zharifka7530
@zharifka7530 Ай бұрын
Mashaalah Waa Xalqo Mufiid Ah Lknse Soo Badiya Xalqaadka Nocan Ah Time kana Badiya 🙏
@safiyomohamed6265
@safiyomohamed6265 Ай бұрын
Maasha allah waad dadaaleysaan Allah ha idin xidiyo habo
@AymanMohamed-pq5ov
@AymanMohamed-pq5ov Ай бұрын
Thanks Dr's Adnan & Sirka🙏❤️
@muniich1944
@muniich1944 22 күн бұрын
Poadcast giii sadexaad aan idin ka daawaday within tonight am dental student in my final semester aadna waan ooga helay ur Poadcasts❤thanks wllalyl Alle haidin barakeeeyo❤🎉
@dawulqamar7846
@dawulqamar7846 Ай бұрын
Mansha allah tabaraka allah, Hore u socda Dr's dhawrkii xalqadood ee ilaa hada aad soo dayseen, aad ayaan uga faaiday.
@IkraanCadey-fc7qi
@IkraanCadey-fc7qi Ай бұрын
Aamin waa idin jecelhy allh idin xafido dr sirka iyo dr adnan
@Bintsaleh00
@Bintsaleh00 Ай бұрын
Waan kahely mawducaan barakaAllh lakumaa Drs .
@cabdullaahicabdinaasir2943
@cabdullaahicabdinaasir2943 Ай бұрын
Mahadsanidiin Doctors. 😊
@user-er8bx4zd3r
@user-er8bx4zd3r Ай бұрын
Thanks dr ❤🎉
@raxmamaxamuud1841
@raxmamaxamuud1841 Ай бұрын
Mansha Allah 😊 good barnamij kalmad baa aad isameysey”adigu dadalka keen ilahayna talo saaro”. Ardey ahan marka examka ku jiro xisadaha qaar igu adkadan fara batan intaan qaybi intii awoodayda ah ban ilahye inta kalana utala sarta subixi markan galo xisadi si,anan malayn karin noqota fudayd yacni 😢 markasta tala sarashada ilahye iyadoo meesha ku jirta hadana in anad is dhibin tala sarashada alle iyo dadadlkaga marna ku khasari maysid ❤aad baad ugu mahad santihin topic quruxda badan drs 🎉
@drjamila8927
@drjamila8927 Ай бұрын
Another Exciting Episode ❤Dr adnan and dr sirka 🔝🔝
@rahmajaamacibraahim1069
@rahmajaamacibraahim1069 Ай бұрын
Thank you so much Dr Adnan & zirk
@naciimacabdilaahi3282
@naciimacabdilaahi3282 Ай бұрын
Mashaallh mawduuc loo bahnaa bad ka hadasheen 🎉
@sabiriinahmed6369
@sabiriinahmed6369 15 күн бұрын
Oooh! M.a wlhi maan arag podcast kan iiga saamayn badan thanks sirka iyo adnan
@IkraanCadey-fc7qi
@IkraanCadey-fc7qi Ай бұрын
Thans runtii wax badan aya idinka faiday dr sirka iyo dr adnan🎉❤
@farxiyaaxmed614
@farxiyaaxmed614 Ай бұрын
❤️انتصدق الله يصدق❤️
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali Ай бұрын
👏🏾👏🏾
@SuhybaAthan
@SuhybaAthan Ай бұрын
Qodob kastood ka hadashiin wllhi makala dhacaan wllhi darale idin jeclahy wlllahy waxd noo tihin daka ubahan inanu ku dayno dabcan wanu idnku dayan dona wllhi akhiro iyo adunba mel fican bara i.a ❤
@user-gs1uy9ie5u
@user-gs1uy9ie5u Ай бұрын
Masha allh wllo allha nixifdiyo noso badiyey vidioyada idinko mhdsanid
@sundussaid3650
@sundussaid3650 Ай бұрын
Omg ❤ maxaa ku sifeeyaa podcastgaan m.allh xalqdaa part two nooga sameeya plz waan ku faa iidnay
@malyuunmacalinxasan3095
@malyuunmacalinxasan3095 Ай бұрын
Dr adnan shukrn inbdn ayaa nolasheda ka badashy ku xirnaashaha chanalka ❤mnt si wcn adin kaga faaidno adi iyo dr sirka hore u socad wcn
@zariinaabdullahi2291
@zariinaabdullahi2291 Ай бұрын
Maasha allah hormar wacan doctors
@hanaadi-qk9gp
@hanaadi-qk9gp Ай бұрын
Woow ma wl Alleh haydin xifdiyo aad baan ugu faraxsanahay sida quruxda badan aad wax u sojeedisaan runti rag aqoonyahanina tihiin m.a wxn rajaynayaa inaad dad badan roll model u ahaa taan😊🎉
@ShugriSaciid-tc6ql
@ShugriSaciid-tc6ql Ай бұрын
Walal gang aaadbaad u badasheen podcastiga somalida sida khldan ey u istacmalaaan we love you 🎉
@cabaashashi2668
@cabaashashi2668 Ай бұрын
Thanks for what's your haye shared us
@user-vl1ny8mv8t
@user-vl1ny8mv8t Ай бұрын
Masha allah tabarakallah alle ha idin barakeeyo wax badan baan idinka faa iidnay hadan youtup soo booqdo idinkaa idinku idin soo eegaa bal in wax i dhaafay xayisiskaba xiiso usii yeeliaya hunyaal
@fatimahahmed2038
@fatimahahmed2038 Ай бұрын
ما شاء الله شكرآ لكم ان تصدق الله يصدقك. حكمة أعجبتني عجبا❤
@hoodo9260
@hoodo9260 Ай бұрын
Mahadsanidin 👏❤
@Munitar80
@Munitar80 Ай бұрын
Podcastidaan ooohinta ah talooyinka cafimaadka noga badasheeen keeping up with our Doctors❤
@HaansaElectronics
@HaansaElectronics Ай бұрын
mashalh quote ka ugu qurxoon aan maqlay waa qisada internal medicine ka iyo siduu A kuhelay iyo hadii quraanka rafiiq kadhigato aay wax walba kuu fududaanayaan oo ilahy kujeclaanayo iyo in hadafkeenu uu janada noqdo. sido kale sxp yaal waxaan idinka codsanlahaa inaa barnaamijka isku soo diyaarisan si aan wax badan idin kaaga faaidno. ajar alaha idinka siiyo intaa noo faaideeseen
@adarabdi6957
@adarabdi6957 Ай бұрын
I loved wlhi allh haa idin barakeeyo❤
@Kaafiya66
@Kaafiya66 Ай бұрын
Masha Allah waxa aad kahadashaan mawduucyo aad uqiimo badan.
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali Ай бұрын
Mahadsanid Kaafiya 🙏🏾
@doogmedia2345
@doogmedia2345 Ай бұрын
Mahadsanidiin wllalayaal ❤
@Aishaabdiq125
@Aishaabdiq125 14 күн бұрын
إن تصدق الله يصدقك❣️
@asmaindho6130
@asmaindho6130 Ай бұрын
Aadba u mahadsantiin dr adnan iyo dr sirka waxan jecelnay mar Ina video noga samaysan nolosha maser iyo Egyptian follow ship inshalah
@Aishaabdiq125
@Aishaabdiq125 14 күн бұрын
ماشاء الله ❤
@Abdifitahabdullahi8654
@Abdifitahabdullahi8654 Ай бұрын
Alle ha ani xifdiyo dhammaantiin run ahaantii wax badan baan idinka faaiiday waayo waxa aad tihiin saaxiibo ku dayasho leh dhalintuna mudan yihiinn in ay ku xirmaan
@fatimaabdi9523
@fatimaabdi9523 8 күн бұрын
Xaqiiqatan aad ayaan uga helay ,thnks drs
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali 6 күн бұрын
U welcome walaal Fatima.
@Naagnool438
@Naagnool438 Ай бұрын
Barnaamij fiican oo waxbadan ka faa,idnay badnoo soo gudbiseen runtii dhalinyaro qiimo badan ayaa tihiin nosoo badiya muwduucyadan oo kale runtii saxiibadahayga jaamacada ayaan channalkiina baray guulaysta wllayaal❤
@lukmaansheikhhassan3635
@lukmaansheikhhassan3635 3 күн бұрын
Madha allaah dhalin bulsha manfac u leh
@sahromacalin1575
@sahromacalin1575 28 күн бұрын
thanks dr adnan and dr sirka❤
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali 28 күн бұрын
U welcome Sahro
@DrAishaDahir
@DrAishaDahir Ай бұрын
Mashallah Bunka Jimcaha le la dihi Karaa la antis jimcuhu taam ma aha mahadsanidin our Doctors jazakallah khair ❤❤
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali Ай бұрын
Mahadsanid walaal Aisha. Alle ha idin sharfo dhamaantiin 👏🏾
@saciidcusmaan6551
@saciidcusmaan6551 Ай бұрын
CHALLENGE sameeya hal video oo erryo english kusoo dareenin hdalkiina😂
@hamdaali1994
@hamdaali1994 24 күн бұрын
Doctors wax bartay i hope inuu alle unaragyga ii fududeeyo insha allh ducadiina igu kaba❤❤
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali 23 күн бұрын
Guuleyso walaal Hamda.
@cismaan6286
@cismaan6286 28 күн бұрын
Mash allah Drs waad ku mahdsntihiin dadaalkina wacan Waxan raba qodob ah ina kuso kordhisan waxbarashda dalk masar residency or master digree ah mahdsnid
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali 28 күн бұрын
Waa mowduuc muhiim ah qorshaha ayaan ku daridoona insha Allah.
@zeinapabdirahman2710
@zeinapabdirahman2710 Ай бұрын
Thank you ❤
@AymanMohamed-pq5ov
@AymanMohamed-pq5ov Ай бұрын
Next Mawduuc Plz Suu Dr.ku sheegay WAX AKHRISKA NOOGA DHIGA I.A🙏😊
@safiyafarxaan1005
@safiyafarxaan1005 11 күн бұрын
Exam ba 2weeks iga dhiman mana diyaarin madooyinka qaar hadalka Walken Dr kena sirka wuxuu ii noqode motivation thanks
@leylahiraabe7079
@leylahiraabe7079 13 күн бұрын
Thnks brothers ❤
@Udgoon754
@Udgoon754 Ай бұрын
Waqti exam isoodhawaa cabsine i hayse baa dhiri galin idinka helay jazakallah 22:15
@abdifataaxcali7889
@abdifataaxcali7889 Ай бұрын
Dad aan uxiiso cilmigooda romadhal xaga medcine ka
@sundusnour7901
@sundusnour7901 Ай бұрын
Mhadsanidiin dr sirka iyo dr adnan
@user-cp2vl1jq8f
@user-cp2vl1jq8f Ай бұрын
Kumahadsanidiin Dr Adnan iyo Dr sirka ❤waana jeclayn laheyn inaad si joogto usoo dhigtaan❤
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali Ай бұрын
Adigaa mudan walaal. Daawo muuqaal cusub, maalinwalba oo Jimca ah saacadu markey tahay 2.pm insha Allah.
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali Ай бұрын
Adigaa mudan walaal. Daawo muuqaal cusub, maalinwalba oo Jimca ah saacadu markey tahay 2.pm insha Allah.
@user-bz2hx2bd9k
@user-bz2hx2bd9k Ай бұрын
❤❤
@MohamedHassan-se5ne
@MohamedHassan-se5ne Ай бұрын
Aad baa u Mahadsantihiin doctors
@faizasaciid2750
@faizasaciid2750 Ай бұрын
Masha Allah runtii waa podcast aad u muhiim ah, mahadsanidiin Dr. Adnan iyo Dr. Sirka.
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali Ай бұрын
Mahadsanid walaal Faiza.
@user-fc1dr8js3v
@user-fc1dr8js3v Ай бұрын
❤❤❤❤
@Istahil1
@Istahil1 Ай бұрын
"ان تصدق الله يصدقك 🥹"
@adoonalahinaaadan3202
@adoonalahinaaadan3202 9 күн бұрын
Salaamu c. Maansha Allah TabaarakaAllah. Waa podcast aad u qiimo Badan, Waad ku mahadsan tihiin. شكرا. جزاك الله خيرا
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali 6 күн бұрын
Wacaleykum selam. Wa iyaaka walaal. Mahadsanid.
@user-xh5iu7hs1l
@user-xh5iu7hs1l 26 күн бұрын
Mahadsanidiin in badan.
@ASPODCAST-somali
@ASPODCAST-somali 23 күн бұрын
Adigaa mudan walaal
@aminanor5
@aminanor5 Ай бұрын
Mahadsanidiin dhalinyaro.
@axlaamali7560
@axlaamali7560 13 күн бұрын
Stragle life ka nozobadiya wll zheikh muztafe ayaad noobadali doontan incha allahh keep moving guyz🙌🏿
@MohmudTallan
@MohmudTallan Ай бұрын
Masha allah Dr Adnaan inaaad ka soo hadashaan jamcadaha Masar ban codsanayaa diploma ma leeyihin ama digree mise waa master uuun
WAXBARASHADA DALKA vs DIBADDA | ADNAN & SIRKA PODCAST
1:24:49
AS PODCAST
Рет қаралды 3,2 М.
Happy 4th of July 😂
00:12
Pink Shirt Girl
Рет қаралды 60 МЛН
Me: Don't cross there's cars coming
00:16
LOL
Рет қаралды 15 МЛН
DO YOU HAVE FRIENDS LIKE THIS?
00:17
dednahype
Рет қаралды 93 МЛН
Дибала против вратаря Легенды
00:33
Mr. Oleynik
Рет қаралды 6 МЛН
Full Video | NOLOSHA ARDAYDA DHAKHAATIIRTA |  JOURNEY OF MBBS
1:12:00
Awale Podcast
Рет қаралды 4,9 М.
MAXAA KEENA TIMO-DAADASHADA (HAIR LOSS) ADNAN & SIRKA PODCAST
44:50
Somali forex podcast with med Ibrahim abdi
42:50
Med Ibrahim Abdi
Рет қаралды 5 М.
DARYEELKA MAQAARKA (SKIN CARE) | ADNAN & SIRKA PODCAST
37:11
AS PODCAST
Рет қаралды 35 М.
#كارير_بودكاست مع حسام النصري | استشاري استراتيجيات الأعمال
57:12
Sidee kor loogu qaadaa Testosterone ?
13:36
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 102 М.
Naftaada Hadaad Jeclaato | Fandhaal Podcast 117 |
32:30
Omar Inshar
Рет қаралды 51 М.
Isagoo muslimiinta weerari raba ayuu soo islaamay || Qisada Daacigan
23:46
Happy 4th of July 😂
00:12
Pink Shirt Girl
Рет қаралды 60 МЛН