HUSEEN ALI MIRAALE HEESTII WANAGAN DUMAR UGEYSTAY 2023

  Рет қаралды 606,305

SHIINO STUDIO

SHIINO STUDIO

Жыл бұрын

XASUUSTII SALAX QASIN CODKII HUSEEN ALI MIRAALE MUSIC BY ABDIRAXMAAN ISTINLE FARSAMADII SHIINO STUDIO

Пікірлер: 143
@maankamaanka-zl9jl
@maankamaanka-zl9jl Жыл бұрын
Ax Yaa dunyaaa waxaan dhageysanayaa 1:00 habenimo 12bisha kowaad sandka cusub 2023 waqtiga ha idiin wacnaado inta aragty qoraalkeyga🥺🥺🥺🥺🥺
@ugbaadcaliibrahim4554
@ugbaadcaliibrahim4554 Жыл бұрын
2:30 malin jimacah xaldu igu adgty 2/17/2023😭
@laacibsoojabay2105
@laacibsoojabay2105 Жыл бұрын
@@ugbaadcaliibrahim4554 maalin axada 2023-03-12 xaaladu ijeexjexday
@JamaalMaxamed-jg7vp
@JamaalMaxamed-jg7vp Жыл бұрын
​@@ugbaadcaliibrahim4554 ilaahay Ayaa Kuu Sahlayaa Wllshey Qlli Hays dhiibin Waligaa Never Give Up❤
@nimoabdillahi9902
@nimoabdillahi9902 Жыл бұрын
​@@ugbaadcaliibrahim4554 😅e😊 pp😊
@HamdiHassan-zm6xf
@HamdiHassan-zm6xf Жыл бұрын
Sido kale waxan dhageysanya maalin axada 8/13 😢 qofkaas nabsigeyga in uu ku soo dag dago ayaan Ala u ga baryayaa
@Suusaan8890
@Suusaan8890 6 ай бұрын
3 February 2024 ban dawan culayska allow iga dulqaad riyooyinkeygana allow ii rumee asxapey iso duceyaa
@WarbixintaBukhaari
@WarbixintaBukhaari Жыл бұрын
Miiraale iyo Istiinla hees qaaliya oo erayo culus ayay na xasuusiyeen. Waa xusuustii Saalax Qaasim Naaji.
@khadriinqaali2513
@khadriinqaali2513 Жыл бұрын
Waaa xili danbe tiktok heestan ku arkay markii igu horeesay oon maqla waaye 5/2/2023 wax heyntu mar fcna i taabatay sanadkan allah ha ino qurxiyo intaa murugsan murugta allah ka qaado
@abdirahimabdullahi4768
@abdirahimabdullahi4768 Жыл бұрын
sidokale anigaba maamo qaadeysa tiktok ayaan arkay markaasey itaabatay waana soo radshay
@updaleosman8387
@updaleosman8387 Ай бұрын
Sanadku waa 2024/ 6/ 12 / 5:41 sac Heestaaan waxaa dhageysanya waqti wadanka libya🇱🇾 stress ku dareemyo iyo xalada xun dadki dad iigu so keeyo khaatan habadey oo wadanka amerca mudo 20 sano ku dhaqan ay block isartey ano dhalinyar oo da yar 19 jir ah isoo duceeya wixi iga nolol damneeya
@HamseyasinAhmed
@HamseyasinAhmed 20 күн бұрын
​@@updaleosman8387Legend dhibta laguma waaro Libya iyo dhibteda wan garanaya hadana wan jooga i.a guul✍️
@safiyoabdullhi997
@safiyoabdullhi997 Жыл бұрын
Welgaaku haduna buxin Wedhaado itaal yaraa Walee wayba yaraty wedhayda xita aniku qald lahayn 😭😭 yarabi ada wx walba ug dadka ad wx siisay hdana naku diganayo naga qabo sharkoda😭🤲 4/2/2023
@aishamohamed883
@aishamohamed883 Жыл бұрын
Zorry wlzhy wn kuLa daremaYaa wlhy
@barawaani7519
@barawaani7519 Жыл бұрын
Heestan sideedii sano u danbeeyeyba bishiba mar baan dhageysaneyey yadoo salaax qaasim qaadayo Marxalado Kala duwan sideeda sanaba meel baan Ku xanibnaa dad badan OO family keyga sida aderray iney arimo IGA caawiyaan baan waydiistey lkn telephone NADAy IGA dansadeen hada arimahaygu waa isku hagaageen isoo duceeya in inta dhiman ilaahay ila garab Gallo asxaapey raguna xoogiisa ha maallo rag waa meel xun jooge raga Aad ehelka tihiina is barta xilliyada ADAG haka xishoonine si marka ilaahay isugu kaa beego Ragu Ku Kala soocnadaan hadii Kala garan maysid ileen garaba maad waydiisane xitaa si kasto noloshu kugu adagta hadaad is maareyn karto waa muhiim inaad ogaato qofka wax Ku taraya iyo Ka AAN Ku Kala fureyn
@nimcoaxmed9308
@nimcoaxmed9308 6 ай бұрын
Wan ilmeyay wallhi walalka koley ku tahay baraydu waydaysana 😢
@assadhade7568
@assadhade7568 Жыл бұрын
Igula raaxayso qormada heestan Tasoo daren gooni ah igu leh Ereyadii abwaan mohamed aadan dacar Laxankii salax qaasim oo marka qaday hestan xusen halkedi buu dhigay Waxay kujirtay ruwaydii beeni Waa run fan waa kii hore Wakhtigu nacaseeysanaa Waayuhu niya badan ogaa Dhalintu waji garadsanaa Weelkaagu hadaanu buuxin Wax saarku ku qaban ogaa Weedhaadu itaal yaraa Walalkaa koley ku tahay Baryadu weydeysanaa Wax hayntu mar fiicanaa Wax hayntu mar fiicanaa Wanaagaan dumar u geystey Abaal hore looga waayey Miyey wadhidu iga raacday Miyey wadhidu iga raacday? Jacaylku rag wirsigiisa Waxyeelo unbuu yaqaane Warmaha yaa noogu dhiibay? Wadkiyo noloshuu hayaa Isagaa wax bixiyee Ana aan wakiishee Illahye illahey wanaagsanaa😭 Haddaan waashoon wajaqay Wareerkan rabaa daweeyee Weynoow mahaddaada weeyee Allaa weynoo waaxidee Allaa weynoo waaxidee ILAAHAY WANAAGSANAA Haddaan waaya arag ahee Wanaajiyoow i wanaaji Waddada toosan nagu hagaaji Waynoow naga dhaaf dambiga oo Waddada toosan nagu hagaaji Waynoow naga dhaaf dambiga oo waddada toosan nagu hagaaji Aamiin Aamiin Aamiin.
@booska9466
@booska9466 Жыл бұрын
Adiga laftaadu dib uso dhegayso salax qasim halkeedi madhigin xuseen
@DonKijandhe
@DonKijandhe Жыл бұрын
Heestan magaceeda iska sax sxp Saalax ba lahaaye
@guledbashe9538
@guledbashe9538 Жыл бұрын
Very good music and true legend 🙌 miirale Please heesaha miirale so badiya idinko mahadsan
@ahmedmohamedabdi5249
@ahmedmohamedabdi5249 Жыл бұрын
Yaa ka soo maqlay tiktok heestaan aniga cml ☝️
@hamdibeelakpp7427
@hamdibeelakpp7427 Жыл бұрын
Wlhi waa ilmeyaa heestan 2023/01-13 musqusheeyda dhexdeeda 👋
@abdihusn2323
@abdihusn2323 Жыл бұрын
Ellen geed dhimatay ayaad thy waxaana cadayn uha kow inaad musqusha telefone la gasho.mida xegta ineey hees qalbigaga ilmo ka keento
@khanbyud2436
@khanbyud2436 Жыл бұрын
Sorry 😞
@inagulled9048
@inagulled9048 Жыл бұрын
Way hagaagi wlal mustaqbal fiican wku rajeynayaa illahayna tallo saaro. Aad bay u xanuun badantahy kaligaa inaad oydo
@JamaalMaxamed-jg7vp
@JamaalMaxamed-jg7vp Жыл бұрын
Hays Dhiibin Nolozha Ha Ka Quusan Allah Waa Kuu Joogaa Isaga Beri Kuma Qadinaayo Wllhi
@sucaadhassan6277
@sucaadhassan6277 Ай бұрын
Cawaa Ayaan gaan sadaayi inaan dahariibo ilhyi I cwa adiga waxade iso duceeya duruuf baa iwaad wlhy wlidkayi yaan u bixi iduceeya😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@natashanalka884
@natashanalka884 9 ай бұрын
Xasuus 29/10/2023
@bisharGellowMahad
@bisharGellowMahad Жыл бұрын
Poetry and literature on motion here.men that produce such epic piece should have a chapter in the annal of somali history.as ethnic Somali from Kenya who, albeit the hurdles laid amongs us in form of international state borders still cherish our interconnectedness with the people of somalia, allow me to send my unwavering words of love this great artist.respect from Seoul,south Korea
@yassinkhalif2976
@yassinkhalif2976 10 ай бұрын
Sad to have a population of almost 2 million occupying 35% of land mass in kenya without having artist, great poet and generally literature in the Somaliweyn world not even one band that records music unlike the other 4 stars.something must be done to support fanka iyo sugaanta in the NFD region . they're totally out of the game.
@musedhere5561
@musedhere5561 8 ай бұрын
waxani waa afkee
@MohamedMohamed-qh7cj
@MohamedMohamed-qh7cj 8 ай бұрын
The credit all goes to the original both the producer and Fanaanka at that time from SOMALILAND!!!
@bisharGellowMahad
@bisharGellowMahad 6 ай бұрын
​@@musedhere5561it's English Mr muse
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 11 ай бұрын
Lafahaaga ufaan xafidal quraan noqo caruurtadana ilaah kuuxafidaay hadalka xarig laa aan kudabraa
@Ahmed-Jaliil
@Ahmed-Jaliil Жыл бұрын
Rug-cadaa Miiraale.🔥🔥🔥
@AbdikadirAbdinur
@AbdikadirAbdinur 3 ай бұрын
May 9 ,2024 qof walbo wal wal haysto alle ha ka dul qaado,
@XuseenMaxamed-gk8ro
@XuseenMaxamed-gk8ro 26 күн бұрын
Walalka kolay kutahay baryadu waydaysana 😢😢😢
@hangoolhangool7551
@hangoolhangool7551 11 ай бұрын
Run badan qof waxb hyasaa cidan waxb kama qorto waa xaqiiqo 😢😢😢😢😢
@user-ly5oy2pn8z
@user-ly5oy2pn8z 7 ай бұрын
Ax Heestan waxan dhegaysan jirey 2022 bishi 12 hada wan kabaxay wixi marka daremayey Alx I am happy ❤
@najiibmhersi512
@najiibmhersi512 Жыл бұрын
Hussein Heesta sidaad ugu xaragotay cod allaha noo kaa daayo
@khanbyud2436
@khanbyud2436 Жыл бұрын
Allaha cumriga ha u barakeeyo fanankan wlahi heestu cusbonayysiista ayayku ficnatahy
@marwa1000
@marwa1000 Жыл бұрын
Yaa qaaday
@hanaabdi9748
@hanaabdi9748 6 ай бұрын
2024😢😢😢😢😢 weylkaada haduu buuxin weedhada i taal yaraa
@alaskafingaflip6531
@alaskafingaflip6531 10 ай бұрын
Wax heyntu mar fiicana😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@raxmoaadan4137
@raxmoaadan4137 Жыл бұрын
xuseen cali meyraale maxeey ka yaqaanaan cajiib isaga iyo maxed ibraahin gacan waa isku fan
@asadsalad5752
@asadsalad5752 Жыл бұрын
The one and only real hero none other than them life legend ❤❤❤❤ yaa Hussein miraale Ever generally parson even thumbs is up for you lovely one a unique voice the good one ❤❤❤❤
@youngcadde5310
@youngcadde5310 Жыл бұрын
Wow hees iyo bar meel bey IGA tabatay waa true story 🔥🔥🔥♥️
@hassandubowahmed7898
@hassandubowahmed7898 Жыл бұрын
Very emotional song hussein ali
@OmarFarah-p6h
@OmarFarah-p6h 3 күн бұрын
Hi
@burhaancirro7705
@burhaancirro7705 11 ай бұрын
Axsan fanaan❤
@mohamednoor4405
@mohamednoor4405 Жыл бұрын
Riwayati gabow hasusti Salah kassim 1988.fantastic voice talented singer nice voice true y❤❤❤❤
@Caaqil-yare1
@Caaqil-yare1 7 ай бұрын
Ax dunyaa Time ku waa 2:00 hapenimo Wxsaarku ku qaban ogaa Iga danbeeyoow hapeen wngzan 😢
@yusufdiriye2031
@yusufdiriye2031 Жыл бұрын
Walahi waa hees itaabaneysa aniga
@user-kn8zg2xi1j
@user-kn8zg2xi1j 7 ай бұрын
Cawaan kuqayilayaa aniga io zaxiipkay Ahmed xaaji😊
@ahmedaarka1276
@ahmedaarka1276 Жыл бұрын
Happy Eid Al Adha 28/06/2023 Wednesday 🎉🎉😍 Illahay Wanagsanaa Alhamdulliah 🙌
@sunnyd7802182546
@sunnyd7802182546 Жыл бұрын
Miraale. U did man good one 🎉
@mustapheahmedhirad113
@mustapheahmedhirad113 6 ай бұрын
Qofka U Horeeya ee 2024 Dhagaysanaya Baan Ahay😢
@mohammadaskaricaruur2967
@mohammadaskaricaruur2967 Жыл бұрын
The legend MIIRAALE
@aminadaud9376
@aminadaud9376 Жыл бұрын
Hu is from tiktok 💔🥺😭
@hannahsheikhnour3080
@hannahsheikhnour3080 8 ай бұрын
4:10 love it 🥰 4:20 🥰🥰🥰🥰🤲🏾🤲🏾🤲🏾
@abdiwahaab4028
@abdiwahaab4028 11 ай бұрын
Axsan cod iyo ereyo wax ku ool Fanan Hussein Ali miraale 👌
@nasraabdidahir2497
@nasraabdidahir2497 Жыл бұрын
Wlh waaa rantiis waala maxuuu iii qabtaaa
@MohamadAli-tc3kx
@MohamadAli-tc3kx 5 ай бұрын
Ma jecli fanka lkn ninkani codkiisu waa another level qofka aan sidaas u heesi karin fadlan hays dhibin
@Zr-Muparik_
@Zr-Muparik_ Жыл бұрын
Wax Hayntu Mar Fiicana 😢 10.8.2023
@mohamedcabdiahmed6382
@mohamedcabdiahmed6382 10 ай бұрын
Ax Yes man
@cabdixasan1437
@cabdixasan1437 11 ай бұрын
Waxan dareemaya rag badan in ayla kulmeen arimahan oo kale axyaa fanaan mr miiraale waxadareemikara qofkii wanaagsameya
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Great song legend brother
@abdikarimmibrahim591
@abdikarimmibrahim591 Жыл бұрын
Legend Miiraale
@cabdishakuursheekh6106
@cabdishakuursheekh6106 9 ай бұрын
miiraale wallee waa big legen waa ii qarsoon cod iyo naaxiyad waa 100%
@aishamohamed883
@aishamohamed883 Жыл бұрын
Wxn dhaGayzanaYaa 24/3/2023 WaLipa aniGoo xaaLaD xnun aH dremaYa qof wlpa oo heeztaaN zoo raadiYay dareen GooniYa ayuu uzoo raadiyay ilaahyow qalpiyadeena qapooji
@genabdiasismahamedkorsni-zl5qd
@genabdiasismahamedkorsni-zl5qd Жыл бұрын
Gen Abdi asis
@fawziaahmad9159
@fawziaahmad9159 Жыл бұрын
Ya salaaaaaam ❤️
@Yusra765
@Yusra765 Жыл бұрын
Saturday 17 June 2023 sacadu 1:50 xalada ad ayey igu xuntahay allow allah
@EngineerSaidguure
@EngineerSaidguure 2 ай бұрын
Walalka koly kuthy wx hyntu mar ficnaa😥😥
@somsan2076
@somsan2076 Жыл бұрын
Nice song
@HodanXasan-om8or
@HodanXasan-om8or 8 күн бұрын
Tiktok heeso naga qarsoona ayan kafa ida bes un huuno❤😂
@charkodeqsalampeace1919
@charkodeqsalampeace1919 2 ай бұрын
Waa ereyadii abwaan Maxamed Aadan Dacar iyo riwaayaddii caanka ahayd ee "Beeneey waa run ".
@Mohamedleader1
@Mohamedleader1 Жыл бұрын
The legend with gold voice
@ahlamahmed2412
@ahlamahmed2412 Жыл бұрын
Waxhayntu mar fiicana
@fankafanka8369
@fankafanka8369 5 ай бұрын
Cajiib musi waaaw
@OgadeenBus
@OgadeenBus 3 ай бұрын
Fanaana tu fanan
@sahraali6994
@sahraali6994 Жыл бұрын
Powerful ❤❤❤❤❤
@abdiazizbarre
@abdiazizbarre 10 ай бұрын
Haa waa hees qiimo badan
@mohamedsharif2022
@mohamedsharif2022 9 ай бұрын
Awesome voice one hundred percent
@user-ze2nn8xp3r
@user-ze2nn8xp3r 5 ай бұрын
10/2/2024 malin sabtiYa😢
@liiyadaniels7661
@liiyadaniels7661 Жыл бұрын
Okay, can someone provide contact details for Miirralle? Need his talents for a project-lol How do you get a hold of these old school talents who don’t utilize social media?? Lmao
@fahadahmed5068
@fahadahmed5068 Жыл бұрын
Your right it’s the 90s and 2000’s artists that don’t utilize social media
@cabdifitaax5354
@cabdifitaax5354 11 ай бұрын
Heestaan saalax qaasim Naji leh.
@hanishsalad7425
@hanishsalad7425 Жыл бұрын
18/1/2023 xasus ii ahan donta😢
@nawalqurux7768
@nawalqurux7768 Жыл бұрын
Best song 8/1//2023
@user-cn4ko4ui1t
@user-cn4ko4ui1t 5 ай бұрын
❤❤❤❤lacagtu sidii roobkii bay iigu daaysaa good aan dherayn😂😂😂
@abdikadiralimaykal9184
@abdikadiralimaykal9184 5 ай бұрын
Heesta Ano murugeysan aya dhageysanoya o I heysato qisadan Qof Muhim I ah aya iga xiran hadan awodi laha lacaqta lo heysta wan u diri laha wax heynto mar ficana sax waye runtii Allah haka so dayo cadowga gacantisa 🥺😢 nolol qurux bdn aya u rajeynaa 😢 11 /8/2023 wa tarikh an ilawi donin 🤲😢
@nuryousuf5147
@nuryousuf5147 Жыл бұрын
Waaw mee sheedi buu dhigay alfanan heestan
@s-hayna6421
@s-hayna6421 6 ай бұрын
ooof cleeeek nice voice
@ubahcabdulahi8039
@ubahcabdulahi8039 Жыл бұрын
11/2/20223😭😭
@sahraali5002
@sahraali5002 10 ай бұрын
Baba aweis u jeedaa
@haboncabdi9048
@haboncabdi9048 Жыл бұрын
Hestan waxad moda in aniga laay sameyey wlahi ilayhow aniga muurad lehba naga so faarxi 🤲🤲🤲🤲🤲
@mnz2028
@mnz2028 Жыл бұрын
Amiin wllo xaga rabiga ucarar rntii hesaha habadsan 2bada marxaladoodba "farxad/murugada"
@geedisocod
@geedisocod 7 ай бұрын
Hees i badh
@Shoocaar
@Shoocaar 11 ай бұрын
. Thisguyislegend❤❤
@maddaale8199
@maddaale8199 Жыл бұрын
Heestan Macno Weyn Ayay Lee Dahay Waxaana Fahmi Qof Xaalada Ay Ka Hadlayso Ku Sugan Allow Riyooyinka Noo Rumee
@hodansuuqyare4870
@hodansuuqyare4870 11 ай бұрын
Aamin
@aliomar3082
@aliomar3082 Жыл бұрын
Hambalyo
@user-nd4ws3eo3s
@user-nd4ws3eo3s 9 ай бұрын
Wow❤
@user-hx7oy8wo9e
@user-hx7oy8wo9e 6 ай бұрын
😔
@OsmanabdillahiOsmanabdillahi
@OsmanabdillahiOsmanabdillahi 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedfaraah4754
@ahmedfaraah4754 Жыл бұрын
Xaqiq wayen hadlad heesta aad bay ii taaban welkagu hadusn buxin iga gadan wll ka koly kuu tahy barto binaa adan qar maleh
@missgaani2781
@missgaani2781 5 ай бұрын
Wax hayn Ty mar fiicanaa 😢
@user-fn1bp7jg1y
@user-fn1bp7jg1y 8 ай бұрын
Ruwayadi beeney waa run codki salah qasin lama kobiyen karo
@abdinasirmohamed9565
@abdinasirmohamed9565 Жыл бұрын
Abdijabar Alqaliiji miyaa ama Waa indhahayga 😮😮
@abditrs7963
@abditrs7963 Жыл бұрын
Miraale weeyi ninkani
@kinghanadofficial7928
@kinghanadofficial7928 Ай бұрын
Wax hayntu mar fiicanaa😭🤦🏾‍♂️
@haboncabdi9048
@haboncabdi9048 Жыл бұрын
😭😭😭😭
@hibaaqahmed9351
@hibaaqahmed9351 Жыл бұрын
12/1/2023 ilahaw adaanu ku wakilanay
@aminaomarali2491
@aminaomarali2491 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭sad
@axmedqadar699
@axmedqadar699 Жыл бұрын
Ax
@AhmedGeedi-ql3fg
@AhmedGeedi-ql3fg 11 ай бұрын
Intee tiktok kasooo raacday 🤙😁
@mohamedabdihakim8344
@mohamedabdihakim8344 6 ай бұрын
hestan inta tiktok ka soracday😂😂
@my7412
@my7412 9 ай бұрын
Hestaan waxaay igu leedaha xasuus goniah anoo cunig yarah 1993 barteedi buu dhigay
@mnz2028
@mnz2028 Жыл бұрын
23/2/2023
@moxamedhussein144
@moxamedhussein144 6 ай бұрын
Riwaayadii beeneey waa run miiraale caadi ma aha
@hamzikovereem6789
@hamzikovereem6789 Жыл бұрын
Golden voice
@DonKijandhe
@DonKijandhe Жыл бұрын
This guy is really true legend
@alimohamedsiyaad5468
@alimohamedsiyaad5468 11 ай бұрын
​@amiirra3238are 6:03 8
@mohamedadenhussein6219
@mohamedadenhussein6219 9 ай бұрын
​@amiirra3238😊❤
@nimadahir5649
@nimadahir5649 10 ай бұрын
😅😊
HUSEEN  ALI  MIRAALE HEES XUSUUSAH 2021
5:28
SHIINO STUDIO
Рет қаралды 900 М.
HUSEEN ALI MIIRALE HEESTII NAGAADI 2023
5:59
SHIINO STUDIO
Рет қаралды 4,2 МЛН
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
MrBeast
Рет қаралды 119 МЛН
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 10 МЛН
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 29 МЛН
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,6 МЛН
NEW SONG MIRAALE - jeeb madhan 2021
5:18
Miiraale Channel
Рет қаралды 80 М.
**Saalax Qassim | Abaal
6:43
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 607 М.
ISMAIL AARKA & AYAAN WADANI | NEW SOMALI MASHUP | OFFICIAL VIDEO 2023
7:48
Sir Mohamud Xasuustii Axmed Mooge Liibaan 2018 4K
6:17
Xogmaal Media
Рет қаралды 1 МЛН
Heestii Nagaadi fanaan miiraale 2022
5:50
filfil studio production
Рет қаралды 938 М.
HUSEEN ALI MIIRALE & SACIIDO MUMIN HEESTII RAXMAD 2023
9:28
SHIINO STUDIO
Рет қаралды 512 М.
Khaalid Dhoobo Xasuustii Kuluc Heesta Diiga BulshoTv qaraami
8:25
Bulsho News
Рет қаралды 2,4 МЛН
Wardheer - Miiraale . Qaaci. Music by - Ali kaban iyo abdinur
6:21
Madaale Productions
Рет қаралды 519 М.
JAMAL & GANJA, ИРИНА КАЙРАТОВНА & КАЙРАТ НУРТАС - TUN (LYRIC VIDEO)
3:41
ИРИНА КАЙРАТОВНА
Рет қаралды 1,3 МЛН
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 68 МЛН
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 246 М.
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 1,4 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 13 МЛН
Kenjebek Nurdolday & Baller - sokpe#сокпе#сөкпе
3:10
Kenjebek Nurdolday
Рет қаралды 258 М.
Жандос ҚАРЖАУБАЙ - Ауылымды сағындым (official video) 2024
4:25
Жандос ҚАРЖАУБАЙ
Рет қаралды 111 М.