025 | Ismalure 8 | Kalsoonida bugta ah | xadka iyo xorriyadda shakhsiyeed.

  Рет қаралды 30,789

Sahan Podcast

Sahan Podcast

8 ай бұрын

Kalsoonida dhabta ah, shakhsiyadda dhisan, xadka iyo xuduudka shakhsiyeed ee inagala dhexeeya dadka aynnu wax la wadaagno, xorriyaddeenna shakhsiga ah oo inoo dhawrnaata, dadka kalena tooda aynaan ku xadgudbin iyo in aynnu wax diidi karno, innagana in wax la inaga diidi karo aynnu diyaar u noqonaa, waxa ay ina tusayaan in aynnu nahay dad noloshoodu ay si habsami leh u socoto.
Mashruuca Sahanka oo ka kooban:
KZfaq-ka Sahanka Xogaha:
kzfaq.info/love/MAk...
KZfaq-ka Sahan Podcast: / @sahanpodcast97
Spotify:
open.spotify.com/user/31hpw3z...
Facebook Page Sahanka:
/ aadan.sahan1
Facebook page Aadan-Sahan:
/ aadansahan
Twitter:
AadanSahan?t=ctff...
Instagram:
/ aadan_sahan
Oo ay i noo dheer yihiin buugta aynnu tarjunay, kuwooda soo baxay iyo kuwa soo aaddanba oo kala ah:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Faca Koraya.
3- Ismalure.
4- Loollan.
5- Dabadeed qofna ma hadhin.
6- Waan ku salaamay saaxiib.
7- Casariye.
8- Waayaha Daanyeerta.
Kuwa soo aaddanina waxa ay kala yihiin:
1- الإسلام بين الشرق والغرب
2- حرب الجواسيس في القرن ال٢١
3- اعترافات عشاق
5- في الحب والحياة
7- سيكولوجية الجماهير
Waxa intaasba dheer buugaagta uu tarjumay Jacfar Yuusuf oo kala ah:
1- Wabar.
2- 56 dhibaabo jacayl.
3- مرابط النظام الدولي.
4- عائد إلى حيفا.
5- ارشادات الحياة القصيرة.
6- لغز بربروسا
7- سر آريوس
8- حرب الفاندال
9- المعركة الآخيرة.
10- الرجال من المريخ والنساء من الزهرة.
11- حوار مع صديقي الملحد.
Dhammaan buugtaas inta aan soo bixin si hormo hormo ah ayaan u soo deynaynaa.
Mahadsanidiin.

Пікірлер: 84
@user-ln4om4zj5b
@user-ln4om4zj5b 8 ай бұрын
Aadanow saaxiib buug baan qoray 😊 wlhi marka aan dhameeye farxad ayaan ka helay balse dhibka jiro ayaa ah in aan aqoon qof ila fiir fiiriyo Buugeeya waxa aan bilaabay buugaan ismalure qeeb ka mid ah aniga oo dhageysanaya 😊 mahadsanid ustaad 🤗 Hadane waxa aan rajeynaa inaa bilaabo buugeyga labaad oo aan ugu magac daray ( cibra qaadasho) Hadii aan garab kaa heli lahaay wey wanaagsanaan laheed 😊 sababtuna waa aniga oo qorista iyo af soomaaliga ku xeel dheereen balse wixii la dhabjiyaa ayaa la qurxiyaa 😂 ee ina adeer aadanow garab tusaaleyn ayaa kaa rabay xataa waxaa jiro KZfaq aan wax sidaa eheen ku soo gudbiyo waana kan @canshuur media
@Beylood252Dalal
@Beylood252Dalal 7 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Ina_geesi
@Ina_geesi 8 ай бұрын
Adan sahan wall ilahey cimriga haku dheereeyo akhiro janada alle hanagu kulmiyo dhaman umadan muslim ah 💯🤲 waxad I nogu jirta kalin muhiim ah hda nhy somali
@mahamethahmeth5359
@mahamethahmeth5359 8 ай бұрын
Saaxiib waan ku salaamay, barnaamijka maadaama ad halkan soo galisid dhagaysi isagoo ahna ood Podcast-yada appka ahna soo galisid inaad ino samaysid jeclaan lahaa.
@mustafali7104
@mustafali7104 8 ай бұрын
aad ayaad u mahadsantahay Adan Sahan waxana ku rajaynayaa cimri dheer iyo camal suuban
@madruuri8998
@madruuri8998 8 ай бұрын
Mahadsanid zxp waaya aragnimada intaasoo wadan ku qaadatay ninkaa inaad waqti kooban nagu soo gaadhsiisay. Ilaahay ha ku barakeeyo.
@user-fp7rg1bs2j
@user-fp7rg1bs2j 8 ай бұрын
شكرا لك يا أخي الكريم، وجزاك الله خير الجزاء.
@khaliv67
@khaliv67 8 ай бұрын
Kabankan iyo musigan inaga Daa 😊
@baashifx703
@baashifx703 8 ай бұрын
Mahsanid Ustaad Soo laabasho wacan
@mursalsayed
@mursalsayed 8 ай бұрын
Alle ha ku sharfo ustaad Meel muhiima ayaad umadda soomaaliyeed ugu jirtaa.
@abdidahir9365
@abdidahir9365 8 ай бұрын
Sxb aadan Mudo 4sano kula socda wllhi hal video soo dhigtey ima dhaafin ❤
@user-sz5ge6uv5v
@user-sz5ge6uv5v 8 ай бұрын
Ayyy wa uxiisayy walhi adanow mhdsanid❤
@Abdimalek_Hasan
@Abdimalek_Hasan 8 ай бұрын
qaybihii hore ma heli karnaa zxB
@Haghar2001-yd3hc
@Haghar2001-yd3hc 8 ай бұрын
Thanks brother hal qeybaa so hadheye inooga so dar
@abdirisakmuse7103
@abdirisakmuse7103 7 ай бұрын
Aadnow aadbaad ubahantahy waxabad mooda muuqalkani inuu aniga iga hadlayo waa ihaystaybad xalalkiisa ii tilmaantay waad mahadsanthy 💯
@saidsumaya
@saidsumaya 7 ай бұрын
Excellent work. Thank you sir.
@aarzakiguure4134
@aarzakiguure4134 8 ай бұрын
Ismalure is back
@AbdinajiibMohamed-vb1rw
@AbdinajiibMohamed-vb1rw 8 ай бұрын
Thanks ustaad
@sadiqabdullahi8760
@sadiqabdullahi8760 8 ай бұрын
Thanks a lot Mr. Adan
@khaliv67
@khaliv67 8 ай бұрын
❤Thanks Wllo
@Axmeds222
@Axmeds222 8 ай бұрын
Mahadsanid Mr Aadan 💯
@caishacuud4508
@caishacuud4508 8 ай бұрын
Mahadsanid ustaad
@yaxyecali5232
@yaxyecali5232 8 ай бұрын
Legend of the legend
@aminahusseinabdi4646
@aminahusseinabdi4646 6 ай бұрын
Mahdsanid wllo wn dhameystey 8qeybood ba allh ka awaalmariyo garaadka baa igu ziyaadisey xaqiiqdii 😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@warbixinmedia5966
@warbixinmedia5966 8 ай бұрын
Adiga ayaa mudan wlal waxbadan ayaan kafaaaiday manta podcastigan waxanan rajeynayaa inaad soo badisid .....inshalah❤❤
@mohamudcqaadir
@mohamudcqaadir 8 ай бұрын
Zxp book tii noo sii wad
@user-qs2hx2ng2b
@user-qs2hx2ng2b 8 ай бұрын
Mahadsanid walal
@xikamyare5454
@xikamyare5454 6 ай бұрын
Thank you ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@UmaymomaxamuudAxmad-ns8hq
@UmaymomaxamuudAxmad-ns8hq 8 ай бұрын
Shukran ustaad ❤❤❤😊😊😊
@caydaro1664
@caydaro1664 8 ай бұрын
Mahadsanid walaal🎉
@FatimaMaxamed-xp3py
@FatimaMaxamed-xp3py 7 ай бұрын
شكرا اخي❤
@SOM.CARTOON
@SOM.CARTOON 8 ай бұрын
Sxp waad fiicantahy.laakin hadalada qaar xeeri
@kingpower6909
@kingpower6909 8 ай бұрын
Waan kuslaamay zxp AADAN
@muxammad2777
@muxammad2777 7 ай бұрын
Adiga ayaa mudan oo mahadsan malaayin jeer jzk khayran
@Sahra-qi5sk
@Sahra-qi5sk 8 ай бұрын
mahadasanidi ustaad Aadan 😊😊
@user-hx6wx9lx9i
@user-hx6wx9lx9i 8 ай бұрын
Mahadsanid wll ❤
@Xismaal-media_1
@Xismaal-media_1 8 ай бұрын
Halkan Cadi Usoo Fadhiso Nio Yaa Zxb
@yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu
@yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu 8 ай бұрын
hore usoco zxp noloshu kumaxumayso😊
@Aamiin873
@Aamiin873 8 ай бұрын
Tanks abti ILAHAY haga abaal mariyo anigana ganacu anfaco dhamaan xogaha aadlnala wadato iyo barmijyada iyo bugataba abaal ayaankuuhayaa wllkay
@hibomahamed8546
@hibomahamed8546 8 ай бұрын
Ay barnaamijkaygii mahad sanid wllky adan ilhy cimriga hakuu barakeeyo
@arwamahamud45
@arwamahamud45 8 ай бұрын
Shukrn wllo❤
@Xaali95
@Xaali95 6 ай бұрын
We are proud of you. Sahan family hadii lana dhaho. Inaad nimanka ugu buugaag turjumaad badan ka mid tahay ama aad adigu tahay ba aad baan ugu faraxsannahay. Ilaahay hanoo kaa daayo. Wax badan baan ka faaiday video yadaada intay sahanka xogaha ka bilaabatay aan maanta podcast gaan marayno. Allahuma barik. War niyow 5 maalmood oo lasoo dhaafay baan si xiriir ah video yadaada lasoo qabsanayay. In badan baan ka maqna channal ka markaasan is itkri bal catch up kusamee....sow anigii oo la i arkay anoo lahjadaada ku hadlaya. Anoonan iska war qabin baan erayo iyo lahjad la isku daray oo reer waqooyi ah tuuranaya..family gayga yaab. Naa waqooyina waligaa maadan tagine waamaxay iska yeel yeelku😂. Kasna iga ma ahayn ee hadaladii baa unconcience mind kayga ka buuxsamay😂😂. War badan yaanan idinku daalinine, thank you for the beneficial work you are doing. I have benefitted alot, dabcan by the will of Allah. May he reward you for everything single peice of transformative information i learnt from you. And may He Al-aleem bless you with more knowledge and make you and us grateful for it too. Amin🤲🤍🤍
@mohamudsomali7040
@mohamudsomali7040 7 ай бұрын
M.a maanta kugu so xirmay maqalkana wan dhamaystay cilmi iyo caqlina wan ka fa'idey horey usoco bro
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 8 ай бұрын
Guys Always we need food for thought!
@yuusufindhacad7406
@yuusufindhacad7406 8 ай бұрын
Sxp aad io aad umahadsantahy ❤horumar wacan
@user-fs2eb7jc8k
@user-fs2eb7jc8k 8 ай бұрын
Mhdsnid wll qli ❤ Waan u xiisay bugaan
@Zomalij
@Zomalij 8 ай бұрын
Wlhi l like is buug
@ogaalsaremedia
@ogaalsaremedia 8 ай бұрын
FROM SAHANKA XOGAHA❤🎉
@amancrn8715
@amancrn8715 8 ай бұрын
First viewer 📌
@NASRI-EEBE
@NASRI-EEBE 8 ай бұрын
Waad mahadsanatahay sxp inbadan baan sugayay buugaagan
@hibocadar5342
@hibocadar5342 7 ай бұрын
13:28 😂😂kobka madhaxa gasho ban is iri aaa 😅manooli bisinka somalideyna munafaqnimaasi wan la qabna reer galbeedka 😂
@Filsaniita
@Filsaniita 7 ай бұрын
Rabow raga aadan nooga wada dhig😂
@kibraaniyare-dj4tr
@kibraaniyare-dj4tr 7 ай бұрын
Allah kaa abaàl mariyo waa xog aad iisoojidaty
@CaamirMaxamed-ov7zs
@CaamirMaxamed-ov7zs 2 ай бұрын
Adanow wxaan dhageystaa podcast gaaga marks aan projects ka sameynyo dhanka programming ka wllhi si daacada usoo qoroyaa comment gaan aad baran u qoslaa ereygaa waar markaad tiraahdo Maadaysi io Aqaaonba laguguma gaadhy Aqoonyahan ❤😊
@ismailali7223
@ismailali7223 8 ай бұрын
Aad iyo aad
@kingkang3024
@kingkang3024 8 ай бұрын
👍
@Caaisha..
@Caaisha.. 8 ай бұрын
Abaal ayad iigashe run ahanti axsantu.
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 8 ай бұрын
Qofkii dhamaysan kara podcast yada dhaadheer sidaan oo kale waa qof hormar gaarsi8n kara naftiisa
@xamsedhuux859
@xamsedhuux859 8 ай бұрын
Asc wll adaan waxaa fiicnaan layahayd in aad nosoo dhigto codka bugagta gogal bordhkastiga si aan udhagaysano
@Mohamed_Qadar
@Mohamed_Qadar 8 ай бұрын
❣️❣️❣️
@aweysjanagale3635
@aweysjanagale3635 Ай бұрын
51:12
@Top_G_forever
@Top_G_forever 8 ай бұрын
Mahsanid aadanow zxb sido kalena buugta kalena ku dhex wad allena abaalkaga janno haka dhigo
@user-ie3xc9hu8z
@user-ie3xc9hu8z 7 ай бұрын
Buuga Ismalure halkeen ka heli karaa wll
@khaalidabdiqadir7918
@khaalidabdiqadir7918 8 ай бұрын
mahadsanid ustad adam balse buugan mudo badn raadinyay hadma la daabacaya qaybtiisi 2aad wllo
@sukhra3585
@sukhra3585 8 ай бұрын
Maba la dhagaysan karo waxn si akhlaq leh hadalka u maldah halkan xalqad inteeda hore kaliya dhagaystay buugiiba waa ka booday
@jamiilasaleebaan5408
@jamiilasaleebaan5408 8 ай бұрын
Podcast masoo galisid miyaa ustaad
@user-rv9xv3fo2b
@user-rv9xv3fo2b 8 ай бұрын
Mahadsanid wl intaan iibsaday buugaagan ayay qaar idhafiyeeno badal buu iinoqdayba podcast kani shaqo fiican baad uhaysaa bulshadaada gaar ahaan hadaanu dhalinyarada nahay abaal waynbaan kuu haynaa
@Mohamed-hm7mg
@Mohamed-hm7mg 8 ай бұрын
Xalqadi 1 aad meeday
@DeeqoDeeqo-iz5ne
@DeeqoDeeqo-iz5ne 7 ай бұрын
Aadana guulban kurajenaya
@nimco4922
@nimco4922 8 ай бұрын
Maaan shellh waa barnamij ficn kaso hdl caruurta yar se lo dhisaa kalsonidoda ine waxa diidan se lo baraaa
@Munira58
@Munira58 7 ай бұрын
Google podcast akon inogu same ustad
@abdirashidmohamedhassan1693
@abdirashidmohamedhassan1693 8 ай бұрын
Walal Aniga bugaan fursad aan ku aqriyo waan u heli waayay balse anigoo shaqadayda ku jira baan dhageysta intii aad karto bal ino soo wada gudbi yusan naga kal go'in mahadsanid
@kingpower6909
@kingpower6909 7 ай бұрын
Waar maxaad soo wadaa hhh kftn
@maxamedabdisamad64
@maxamedabdisamad64 8 ай бұрын
#sahan-podcast. Wll google podcast account inooga fur si aan halkaa uga dhagaysano. Mahadsanid wll
@bokaahmed5887
@bokaahmed5887 8 ай бұрын
Sxb forex ilahay ayaa kaa qabtay bro waa qasaaro socoto xalal nimadeedana lama hubo
@user-wi3eg6kz2j
@user-wi3eg6kz2j 5 ай бұрын
Wll anaa ku jiraa khasaaro socoto ma ahan aqoon iyobdadaal bay u bahantahay
@abdikafialiissack5669
@abdikafialiissack5669 7 ай бұрын
Sxb aadan sahan buugan halkee laga helaa?
@DeeqoDeeqo-iz5ne
@DeeqoDeeqo-iz5ne 7 ай бұрын
Casiriyo noso turjom
@hafsayasiin2322
@hafsayasiin2322 7 ай бұрын
Hhhh wle reer burco un thy makarisaa ku baydhaa jubo jawaan😂😂😂
@MubaarigAxmed-mi5kw
@MubaarigAxmed-mi5kw 8 ай бұрын
mahad sanid
@abdikafialiissack5669
@abdikafialiissack5669 7 ай бұрын
Khaasatan Baydhabo malaga helaa?
@mahamedosmaan287
@mahamedosmaan287 7 ай бұрын
Orod Dunida Soo Arag 😂
@Bullale6
@Bullale6 2 ай бұрын
Booraan haddimo ha qodin, haddaad qodana ha dheerayn ku dhici doontaa mooyaane!
@DeeqoDeeqo-iz5ne
@DeeqoDeeqo-iz5ne 7 ай бұрын
Casiriyo noso turjom
037 | Ismalure 9 | Waad dhimanaysaa | Mashruucaaga waaritaan.
27:24
Sahan Podcast
Рет қаралды 16 М.
011 | Ismalure 5 | ciyaarista doorka dhibbanaha!
1:00:47
Sahan Podcast
Рет қаралды 10 М.
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
HOW DID HE WIN? 😱
00:33
Topper Guild
Рет қаралды 40 МЛН
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 49 МЛН
100 Sano oo Geeri ah Kadib Maxaa Dhacay ! | Cuzayr | Fandhaal 48 |
21:31
"Suuqa i tusa!" | Qaanuunka hodannimada kaa xiga.
13:59
Sahanka
Рет қаралды 47 М.
3 dan Nooc ka fagoow: Negative people ll Somali Motivation Podcast
30:01
Somali Motivation Podcast
Рет қаралды 12 М.
Waraysi Aan Siiyay Eryal TV | Weydiimo & Warcelinno Muhim Ah.
46:03
007 | Ismalure 1 | Ha isku deyin! | Danaynta saayidka ah!
48:53
Sahan Podcast
Рет қаралды 41 М.
004 | Akhriska | muxuu akhrisku dhallinta ugu adag yahay?
50:14
Sahan Podcast
Рет қаралды 27 М.
033 | Xaabada Dawladnimada | Kaalay aan wada riyoonno'e!
1:02:51
Sahan Podcast
Рет қаралды 20 М.
012 | Ismalure 6 | wax walba waad ku qaldan tahay!
48:45
Sahan Podcast
Рет қаралды 10 М.
2 Saac oo Xiriir Ah | Fandhaal Podcast | Mowduucyo Muhiim ah .
2:15:43
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47