$1,000 Ka Samee YouTube Adigo Wajigaaga Muujin - Make Money on YouTube Without Showing Your Face.

  Рет қаралды 20,505

Omar Roshid

Omar Roshid

5 ай бұрын

Halkan Iska Diiwaan Gali facacusub.io/
$1,000 Ka Samee KZfaq Adigoon Wajigaaga Muujin - Make Money on KZfaq Without Showing Your Face.
✔️ You can Contact me Here:
► Instagram: / omarroshid
► Email: engroshid@gmail.com

Пікірлер: 147
@Cabuudi502
@Cabuudi502 5 ай бұрын
Wanku talo jira i.n 2025 bast KZfaqr in somali 😂🙌🏾
@user-ry9dq7zh1f
@user-ry9dq7zh1f 5 ай бұрын
Ruweyda style❤❤
@5somtv
@5somtv 13 күн бұрын
Thnks Wllka 🙏
@maxamedosmanyusuf2512
@maxamedosmanyusuf2512 2 ай бұрын
Masha Allah jazakallah qeyr
@Islaam252
@Islaam252 3 ай бұрын
Mahadsanid wll
@omaraniym
@omaraniym 4 ай бұрын
Awesome video bro. WOW 🔥
@Omarroshid
@Omarroshid 4 ай бұрын
Thank you, brother I'm glad you enjoyed the video.
@SharaxaadaFilmada1
@SharaxaadaFilmada1 4 ай бұрын
Suaal maku waydiin karaa​@@Omarroshid
@Umuyousouf
@Umuyousouf 3 ай бұрын
Wllo sual khulasada filimada halkay kakenan ilel filimada walaysku qabsada hadya copy noqdan wllo halka lagakeno nosheg ado raliya ilaha vedio yada lasogaliyo channel ka dadka ayan garan wayey meel lagasoqato​@@Omarroshid
@MOOZAAN
@MOOZAAN 3 ай бұрын
Keep going bro
@Islaam252
@Islaam252 3 ай бұрын
JAZAKALLAAH
@Yooco.
@Yooco. 5 ай бұрын
Insha allah Anna maalin ayaad channelkayga kasoo hadli doontaa
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Insha allah walaal Horay usoco.
@user-tv8yd2tw5y
@user-tv8yd2tw5y 25 күн бұрын
Thank you shp❤
@Abdifitahabdullahi8654
@Abdifitahabdullahi8654 5 ай бұрын
Mahadsanid
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Mahadsanid walaal
@user-ep3ck8dz2e
@user-ep3ck8dz2e 3 ай бұрын
Thanks pro
@CamirAcademy24
@CamirAcademy24 5 ай бұрын
Masha Allah ilaahy ha kuxiftiyo wll🎉
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Mahadsanid walaal
@Nolol_Toosan
@Nolol_Toosan 2 ай бұрын
​Inaad Somalia ku sameesato iyo inaad Europe ama America ku sameesato, sameeyn noocee ayay ku leedahay revenue-ga ka sameyn karto channel-ka @@Omarroshid
@BilyaanFilms
@BilyaanFilms Ай бұрын
After 3month daawanaa mahadsanid wll0
@SOMZONETECH6129
@SOMZONETECH6129 5 ай бұрын
Keep up ❤
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Mahadsanid walaal, guuleyso
@anabchannel3670
@anabchannel3670 5 ай бұрын
Ohhhhh
@user-ry9dq7zh1f
@user-ry9dq7zh1f 5 ай бұрын
walaal barasho iyo dhiirragaliye kasoo hadal❤
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Diyaar waaye walaal
@ALMAHDI12677
@ALMAHDI12677 4 ай бұрын
War zhp studio waayayba ima soo baxayo
@Hayaanpodcast
@Hayaanpodcast 5 ай бұрын
Sxp codkaaga wuu fadhiyaa wllh
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Mahadsanid walaal
@SULDAANYARE17
@SULDAANYARE17 3 ай бұрын
Zhp sidee loo sameeya youtube Community iyo playlists
@Maslaxgoox
@Maslaxgoox 5 ай бұрын
Thanks bro
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Mahadsanid walaal
@xubimedia1060
@xubimedia1060 5 ай бұрын
Alla wll yaa iga cawinaya sid alogu xidho acount😭👋icaawiya wllyaal😊
@Maxamedadan65
@Maxamedadan65 5 ай бұрын
Waan dhamaystay🎉
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Mahadsanid walaal, waxbadan waka faa'iiday markaas.
@maryanhappy5356
@maryanhappy5356 5 ай бұрын
Hore usoco ❤
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Mahadsanid walaal
@Funnyclips527
@Funnyclips527 4 ай бұрын
Sideen kugu mahadceliya sxp
@Bushraqal
@Bushraqal 3 ай бұрын
Filin marabi ina digo waxkale isheg
@IkraanAli-uf1db
@IkraanAli-uf1db 2 ай бұрын
Sidee usameeya walal
@faham6920
@faham6920 5 ай бұрын
Nin wanaagsan
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Mahadsanid walaal
@user-kd6oo1nc9f
@user-kd6oo1nc9f Ай бұрын
Pro side losameya heso ama heesta iyo codka seleskosara
@Hayaanpodcast
@Hayaanpodcast 5 ай бұрын
Asxaabta filim soo koobida jecel isoo booqda
@C9funny
@C9funny 5 ай бұрын
Macalimu 🎉🎉🎉 guleeso number one
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Mahadsanid walaal, guuleyso
@SAMIIR10921
@SAMIIR10921 5 ай бұрын
Omerka uu sheegi jiray warsame bade adiga somaha wll ee content creation wax ka yaqaanay
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Haa walaal si fiican
@SAMIIR10921
@SAMIIR10921 5 ай бұрын
Way kaa muuqata masha Allah
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Mahadsanid walaal
@mustafefuad
@mustafefuad 26 күн бұрын
sxb editingka envato ayaad isticmaashaa
@KunasoMedia54
@KunasoMedia54 5 ай бұрын
War legend-yow guuleyso safar cusub ayaa ii dirtay'e.😅
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Mahadsanid walaal
@destevano66
@destevano66 4 ай бұрын
Shp sidee scripts loga hela websiteyada
@user-gh7rk5fq6t
@user-gh7rk5fq6t 5 ай бұрын
Inta youtube daawaday nin kaa wanaagsan walige ma arkin alaha ku barakeeyo masha allah, hal su,aal kaliya wataa caawa baa igu kaahoreso su,aasheedi hore youtube kan baa igu jawabtay waa fahmay mideeda labaad waxa weeye anigoo heesto passport kenya tusaale ahaan waxaa ku qortay youtube inaa kenyan ahay lakin xamar baa jooga tusaale verification numberka somalia inaa katago oo kenya aado maa qasab ah mise kan somalia verificationka numberka iskaga xiran karaa mahadsanid
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
waad ku xiran kartaa adigoo somalia jooga walaal Verification maahan wax culus, Mahadsanid.
@user-vv3be6ul6t
@user-vv3be6ul6t 4 ай бұрын
Guuleyso wll wax badn ba ka fahme
@Omarroshid
@Omarroshid 4 ай бұрын
Mahadsanid walaal, guulayso.
@relaxationshort4k751
@relaxationshort4k751 4 ай бұрын
Thankz pro waxaa Ka soo hadashaa copyright Ka iyo warbixin ku saabsan plz
@Omarroshid
@Omarroshid 4 ай бұрын
Insha allah walaal mahadsanid
@Maxamed_Axmed_Media
@Maxamed_Axmed_Media 5 ай бұрын
Cidiba daawan mayso
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
walaal bilaawga markaad tahay daawasho badan ma helaysid is adkeey muuqaalo fiicana samee.
@IkraanAli-uf1db
@IkraanAli-uf1db 2 ай бұрын
Midh.maan fahmin.icawi muqalka.xiga 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@user-ry9dq7zh1f
@user-ry9dq7zh1f 5 ай бұрын
ma ognahay kasoo hadal ❤❤❤
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Hyeh walaal waa diyaar
@MrGaweete
@MrGaweete 5 ай бұрын
Ustaad thumnailka nagu cawi sida aan xogtisa u radinayo iyo sida an usameynayo midkooda oo kle ( chanelka an xogta kaso qadanayo thumnailkisa) mahadsanid
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Hyeh walaal mahadsanid
@hennafoosladan6773
@hennafoosladan6773 5 ай бұрын
4 sano ka hor ayan buxiyay sharudaha ilaa hadana wax lacaga kama sameen ee ma qeebti caruurta ka soo galay
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Walaal qaab aad waxku wado ayay wax ka qaldanyihiin markaas waxaad ubaahantahy inaad saxdoo.
@abdirazakabdirashid8259
@abdirazakabdirashid8259 4 ай бұрын
Macalimu waxaa isheegta youtube af carabiya ku baxaayo sidee ugu turjumi kara hadii ee luqada wax yar igu adag tahay no faaiiday macalimii mahadsanid
@Omarroshid
@Omarroshid 4 ай бұрын
Halkaan ka daawo walaal t.me/Omarroshid
@faham6920
@faham6920 5 ай бұрын
Legen
@user-ry9dq7zh1f
@user-ry9dq7zh1f 5 ай бұрын
ANNAGA pRODUcTloN❤❤❤
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Hyeh walaal waa diyaar
@anwarksi
@anwarksi 5 ай бұрын
Taladaada wan qaatay ßro Ani mowduuca crimes&waxyaabaha la xiriira ayaan mar hore doortay
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Waa si wanaagsan brother, horay ugal bilaaw haka cabsan insha allah guul ku rajaynaa.
@𝖹𝖺𝗄𝖺𝖺𝗓𝗂2
@𝖹𝖺𝗄𝖺𝖺𝗓𝗂2 Ай бұрын
Wll ano somali jogo makasameesankaraa😢
@Qulaasadaqisooyinka
@Qulaasadaqisooyinka 4 ай бұрын
Please aniga wxd ii sheegtaa video gan aad hda soo dhigtay sida loo edit gareeya waa ubahanahy ama meeel igu tilmaam yacni KZfaq sheegyaa ila sheergare wlo mhdznid❤
@Omarroshid
@Omarroshid 4 ай бұрын
Walaal ma jiro muuqaal gooni oo sharaxaaya qaabka Editing kaan, mahadsanid.
@Mohametabdi4
@Mohametabdi4 3 ай бұрын
Adigu Lacag Yar Kama Sameysid
@ALmt-Hasanat
@ALmt-Hasanat 5 ай бұрын
Wll youtube short kaso hadal pls 🙏 sidee lacag loga sameeyo
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
walaal muuqaal ayaan kasoo sameeyay halkaan ka daawo: kzfaq.info/get/bejne/pNljaMuo36ibeI0.htmlsi=dh_B3tose2VEtKIS
@ALmt-Hasanat
@ALmt-Hasanat 5 ай бұрын
@@Omarroshid mahadsanid walaal.
@palestine12
@palestine12 5 ай бұрын
Zhp adoo mahadsan ma noo sheegi karaysaa sidaa 200k ku gaadhsiisay isagoo 3 video bas aad soo galisay
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
walaal mahadsanid, kanaalka horay ayaan usoo dhisay waxkale ayaan kusoo gudbin jiray hada ayaan qaabkaan ubadalay.
@user-tf1kw8ie4d
@user-tf1kw8ie4d 3 ай бұрын
Kawaramo kanaal faafin dacwada diinteen
@RaahipPro
@RaahipPro 5 ай бұрын
Maclin corus crypto currency ah ma haysaan kaas ayaan u bahanaahy
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Maya walaal wali courses kaas ma diyaarsana.
@ameinfarhan7733
@ameinfarhan7733 5 ай бұрын
TikTok Creativity Program Beta ka soo hadal wll
@knowit1m
@knowit1m 4 ай бұрын
Kama shaqeeso somali dhexdeeda bro
@user-ik2cl1qy3e
@user-ik2cl1qy3e 5 ай бұрын
inader gacaliye su aal waxd hystaa 200kee wax kabadan wxdna soo gelisay sadex muuqaal machanelkaa cusub oo kuu qarxay mise muuqaaladii ayaad ka saartay?
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
walaal mahadsanid, kanaalka horay ayaan usoo dhisay waxkale ayaan kusoo gudbin jiray hada ayaan qaabkaan ubadalay.
@queenliza596
@queenliza596 5 ай бұрын
Linktree sida looxiro affiliatemarketing kasohadal
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Hyeh walaal
@Hacker14640
@Hacker14640 5 ай бұрын
Thanks 👇
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Mahadsanid walaal
@user-sr2du9bh9f
@user-sr2du9bh9f 5 ай бұрын
Tummel
@Motivation-11584
@Motivation-11584 5 ай бұрын
Oo hadaad filim turjuntid soo copyright lagugu qabsanmayo
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Way jirtaa in Copyright lagugu qabsado, balse qaad loga taxadaro ayaa jirta markii Editing ka la joogo walaal.
@user-gh7rk5fq6t
@user-gh7rk5fq6t 5 ай бұрын
Walal si qaas inaa kula soo xirira raba numberkaaga ayaa kaa codsan laha adigol mahadsan mana aragno lin kigaaga numberkaga
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Mahadsanid walaal, waxaad igalasoo xiriiri kartaa Instagram ka.
@GrowYourBrain2
@GrowYourBrain2 4 ай бұрын
website codka i sheg wll❤
@Omarroshid
@Omarroshid 4 ай бұрын
Podcast.adobe.com halkaas kagal walaal
@canabmahamud255
@canabmahamud255 3 ай бұрын
​@@Omarroshidwalal caawin ka raba ma i cawin kartaa aad igu mahiim tahay
@destevano66
@destevano66 4 ай бұрын
Dhibatada ugu weyn weaxey iga heystaa script fikrad kama hayo shp waaxan jeclahay inaan ka hadlo criminal +dhaca +dilka marka waxan ka dhaqaq la ahay mesha ka keeni lahaa scripts
@Omarroshid
@Omarroshid 4 ай бұрын
walaal script ga ma adko ha isku adkayn bilaaw muuqaalo cinwaanka aad dooratay ah ku bilaaw fikirkaaga iyo waxaad ka fahantay waxaad gaaraysaa adigoo perfect ku ah scripting ka. Mahadsanid walaal, guuleeyso
@SAMIIR10921
@SAMIIR10921 5 ай бұрын
Sxb intee kaalasoo zidhiidha
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Walaal Instagram ka ayaad igalasoo xiriir kartaa
@Achref9
@Achref9 5 ай бұрын
Aad ayaad umahadsantahay walaal
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Mahadsanid walaalo.
@maxamedxaydar234
@maxamedxaydar234 5 ай бұрын
Sxb ii qiimee channel kani
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Mahadsanid walaal, fikrado fiican ayaan kula wadaagi oo ku anfacaaya Instagram igalasoo xiriir, hadii alle idmo
@Mehraz_pro
@Mehraz_pro 5 ай бұрын
@@Omarroshidsxbow ani Ma ilawadaagi karta sxb
@farduus7587
@farduus7587 5 ай бұрын
Side losameyaa KZfaq
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Muuqaalka ayaan ku sheegay si fiican udaawo walaal.
@Amiin-dk6tu
@Amiin-dk6tu 5 ай бұрын
Adi xagee ka keentay waaxaan oo subscribes ah
@Zakari2
@Zakari2 5 ай бұрын
Channle lagatay waye 😢
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
waan soo dhisay walaal.
@Zakari2
@Zakari2 5 ай бұрын
@Omarroshid urun aha 😆
@Zakari2
@Zakari2 5 ай бұрын
@Omarroshid lkn yakadhacde
@Zakari2
@Zakari2 5 ай бұрын
@Omarroshid codka xata masodhacde adi wanbakashakie
@Abdalemuuse33
@Abdalemuuse33 5 ай бұрын
Cumar codka sida loo duubo ma i bari
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Walaal waa waxa ugu fudud inaad codkaaga duubto
@Abdalemuuse33
@Abdalemuuse33 5 ай бұрын
@@Omarroshid waa sax wan ogahahay lakiin waxan ku duubo ma ila wadaagi
@Abdalemuuse33
@Abdalemuuse33 5 ай бұрын
@@Omarroshid Sports ka iyo Diinta iyo arimaha dulshada sxb ayaan kasoo hadli lahaa muqaalada Sports iyagu waa kuwo fudud lakiin Wax aan codka ku duubo ayaan lahay sida in cod dheer oo lagu raaxeysan karo u duubo
@Asad.hagio27120
@Asad.hagio27120 3 ай бұрын
Sxb
@yuusuffillo9134
@yuusuffillo9134 5 ай бұрын
Waalaal veiwskaga iyo subscribers kaagu ismalaha see wax ujraan😂😮
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Walaal mowduuc la fahmi karo maahan, waqti yar kadib waan gaaraynaa halkaad nala jeceshahy
@yuusuffillo9134
@yuusuffillo9134 5 ай бұрын
@@Omarroshid inaad nafahansiiso ayan jeclaan lahayn💗😭
@ahmedlakin
@ahmedlakin 5 ай бұрын
Sxp KZfaq ina furtaa rabaa maxan sameyaa 😂ila tali
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Muuqaalkaan hadaa daawatay waxbadan wuu ka anfici doona safarkaaga KZfaq, kaliya bilaaw walaal.
@user-eo6bu3fi5w
@user-eo6bu3fi5w Ай бұрын
Facebook lacag waa laga sameeya sxb muqaal ka sameee
@qadrokeyf001
@qadrokeyf001 5 ай бұрын
What's up kaga isodir wallo ado mahadsan
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Walaal Instagram ka ayaad igalasoo xiriir kartaa.
@maxamadaljibriili2274
@maxamadaljibriili2274 5 ай бұрын
Niyow bal chennalkan soo eeg @dhaqaalaha
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Haye walaal
@user-xc3rx8my9w
@user-xc3rx8my9w 5 ай бұрын
Thanks bro
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Mahadsanid walaal
Qaabka wax looga barto youtube ||  qodobadan  raac
10:32
Mubarak Hugur
Рет қаралды 32 М.
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 17 МЛН
ПОМОГЛА НАЗЫВАЕТСЯ😂
00:20
Chapitosiki
Рет қаралды 3,5 МЛН
Comfortable 🤣 #comedy #funny
00:34
Micky Makeover
Рет қаралды 11 МЛН
PRANK KII UGU XUMAA TEAM 27 KAGA AARSADAY WEE MATAGEEN🤮😱
18:44
SHEEG CODKAN YAA LEH GAME ADAG
21:26
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 169 М.
Sidee Ayaa Loo Sameeyaa Digital Marketing?
10:39
Warsame Bade
Рет қаралды 21 М.
Sidee Ayaa Online Lacag Looga Sameeyaa?
24:48
Warsame Bade
Рет қаралды 13 М.
11 Samee Si Aadan U Guuldareysan.
12:56
Warsame Bade
Рет қаралды 28 М.
DILAAGA QARSOON
31:23
King Ceyda
Рет қаралды 124 М.
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 17 МЛН