Awoodahaaga Kici oo Mustaqbalkaaga Sameyso!

  Рет қаралды 32,217

Abdiwali Khalif

Abdiwali Khalif

Күн бұрын

Qeybaha Muuqaalka:
0:00 Buugga
0:35 Afeef
1:40 Sheeko
3:35 Casharka Sheekada
3:54 Awoodda Alle Na Siiyey!
6:55 Kuwan haku dayan!
10:00 Sadex Samee
10:40 Sadex Iska ilaali!
13:00 Mustaqbalkaaga Sameyso
18:08 Dhamaad!
Daawasho Wacan.
1. Talooyin Waxbarasho:
• Shahaadooyin Ka Qiima ...
2. Takhasusaadka Jaamacadaha Lagu dhigo
• Waa Maxay Engineering?...
3. Sookoobid Buugaag (Barnaamijka ILA AKHRI). Sida kuwan hooose:
* 7 Habits of Highly Effective People:
• 7da Caado Ay Leeyihiin...
*Buugga Deep Work:
• HOWLKAR -- Deep Work -...
*Atomic Habits:
• Isbadallo Yaryar, Horm...
*How to stop Worrying:
• Jooji Walwalka Bilow N...
*Finish What you Start:
• 1/2 Saad waxaad bilowd...
*Sidey meel sare ku gaareen:
• Sidey Meel Sare Ku Gaa...
4. Sheekooyinka Camoo Aadam:
• Natiijada Qaadashada T...

Пікірлер: 98
@AliKhan-Somali
@AliKhan-Somali 5 күн бұрын
Ustaadi illahay swt ajar hakaa siiyo mudo 1 sano laga joogo ayaa soo gudbisay buugan aad soo koobtey maanta ayaa dhagaysanaya waa ku mahadsantahay Ustaadi
@isxaaqahmed9590
@isxaaqahmed9590 Жыл бұрын
Kusaliya nabiga salalaahu caleehi wasalam
@user-jq7et9gf7w
@user-jq7et9gf7w Жыл бұрын
أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
@bisharosharif8090
@bisharosharif8090 Жыл бұрын
Macalin thanks video shekoyinga dadki hore amaa culumadi hore waxay horumarka iyo xifdiska kugaren
@dejisnet6904
@dejisnet6904 Жыл бұрын
mahadsanid ustaad
@abudhayib___6915
@abudhayib___6915 Жыл бұрын
M.a Ustaad Kuma Dhahayo keep Going lkn waxan ku leyhy Nolosheda Badalkeda Allha aya igu ka sababay🙌💖💪😊 ilahay Haku Barakeyo💪🙌❤😊
@muxudinnur1000
@muxudinnur1000 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@faidoabdi4868
@faidoabdi4868 Жыл бұрын
mahadsanid in badan ustaad❤
@alihassanhussein5948
@alihassanhussein5948 Жыл бұрын
Jasakallah keyr ustaad run ahantii wax badan ka faaiday Allah ku barakeyo
@maslahmohamed1515
@maslahmohamed1515 Жыл бұрын
Mahadsanid walal.
@OgaalSaxan2023
@OgaalSaxan2023 Жыл бұрын
Mahadsanid wll Allaha kaa abaal mariyo
@moustaphaomer9093
@moustaphaomer9093 Жыл бұрын
Maşhlhh jaza kallah kheyr ustad
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Жыл бұрын
Mahadsanid ustd Salaam Brothers and sisters
@ahmedzaki1894
@ahmedzaki1894 Жыл бұрын
MshAllh ustaaaad wax badan baaa noo faideysay alla jar haka siyo 🙏
@husseinmursal7830
@husseinmursal7830 Жыл бұрын
masha allah mahadsanid wll allah ku barakeeyo
@abdihakimyusuf2285
@abdihakimyusuf2285 Жыл бұрын
Shukran ustaad
@Zahruush
@Zahruush Жыл бұрын
Allh ku xafido ustaad❤🤲
@amiiradadan4444
@amiiradadan4444 Жыл бұрын
Masha allh jasakallah kheyr wll
@nuurreabdikarin3971
@nuurreabdikarin3971 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad in badan baan kaa faiday ee allaha ku xifdiyo
@shucayb-samir5878
@shucayb-samir5878 Жыл бұрын
Callaykuma Salaam, Ustaadii Soo Dhawoow.
@mohamedmustafe7858
@mohamedmustafe7858 Жыл бұрын
Shukrn ustaad❤
@AhmedAli-mo4ji
@AhmedAli-mo4ji Жыл бұрын
Mahadsanid wllkey , u alwys trying to help the youth , jazzaka allah ❤
@xogtacaafimaadka2590
@xogtacaafimaadka2590 Жыл бұрын
Shukran ustd....
@yaasiinibraahim3619
@yaasiinibraahim3619 Жыл бұрын
الله يجزيك تكلمت باحسن الموضوع الله يزدك علمك وفهمك الله ينورك 💚💚💚 💚💚💛💛
@farxaandhuux2179
@farxaandhuux2179 Жыл бұрын
Masha Allaah hirusoco ustaad waad noo faaiidaysay
@walalqalbi8740
@walalqalbi8740 Жыл бұрын
Masha allh Akhii, Jazaklh
@Zahruush
@Zahruush Жыл бұрын
Masha allh Ustaad bugaag soomali ah oo ugu smaeynta bdan noso gali
@jowhar9388
@jowhar9388 Жыл бұрын
Mansha Allah wll
@user-bu3ny9zm4i
@user-bu3ny9zm4i 6 ай бұрын
mahadsanid wl
@mohamedabdikhalifkhalfo2276
@mohamedabdikhalifkhalfo2276 Жыл бұрын
M.allh ustaad alaha ku xifdiyo
@habibokhalid9679
@habibokhalid9679 Жыл бұрын
Ilahay khyr haku siiyo aduun iyo akhiraba wllo
@rayaanali6721
@rayaanali6721 Жыл бұрын
Muuqaalo faaiidooyin leh jasaka allh wll
@maxamedyuusuf6593
@maxamedyuusuf6593 Жыл бұрын
شكرا لك على حرصك لتنمية عقول ماتت من زمان
@user-jq7et9gf7w
@user-jq7et9gf7w Жыл бұрын
و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته يا اخي الغالي ألله يحفظك و يطول بعمرك ماشاء الله والله صح كلامك جزاك الله خيرا
@yasmaofficial
@yasmaofficial Жыл бұрын
👏👏👏👏🌷🌷manshllaah ustaad khayer alaha kusiiyo latalintaada
@queenxayat7443
@queenxayat7443 Жыл бұрын
Mansha allah 🥰🙏
@abdirahman418
@abdirahman418 Жыл бұрын
Masha allah runti buugan wa akhriyey wa buug aad muhim u ah qofki raba waxa uu ka heli kara Somalibooks
@hawayurubmohamed4460
@hawayurubmohamed4460 Жыл бұрын
Thank you Eng🙏
@faraxali6550
@faraxali6550 Жыл бұрын
M.a allaha kuxiftiiyo wllo
@duceysane3322
@duceysane3322 Жыл бұрын
Maasha.allaah
@user-vf7sj8gi9x
@user-vf7sj8gi9x Жыл бұрын
Masha Allah maskaxdhise aya itahay Allah hanoka xifdiyo walalkey
@farhiamohamed5853
@farhiamohamed5853 Жыл бұрын
Allah hakuxafido walalkega muslimka ah
@maxamedibraahim6967
@maxamedibraahim6967 Жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاء ، Ustaad waxaad noo soo badisaa buugaagta
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 Жыл бұрын
Asc walalkey mashallah mashallah
@Amein_Suleiman
@Amein_Suleiman Жыл бұрын
I support you Abdiweli Khaleif May allah honor you You gimme important ideas
@HassanMohamed-ul2qr
@HassanMohamed-ul2qr Жыл бұрын
Machallah ❤❤
@nimcofaacul2638
@nimcofaacul2638 Жыл бұрын
Wcs walalky Abdiwali runtii waxa aan kaafaaiday xisaab maleh waxaa tahay mid kamid ah dadka mudan in ladaawado in lataagero mudan Ajar Alle hakaa siiyo halkas kasii wad ilaahay ayaa ajar kaa siine
@abdinurfarah109
@abdinurfarah109 Жыл бұрын
Eng. Waan ku salaamay, runtii aad iyo aad ayaan kaaga mahadcelinayaa inaad qeyb kanoqoto dadyowga umadooda waxtara, aad beey u yartahay inta wax aqrisa balse waxaa badan inta wax dhageysata, oo dadka qaar waxey dhahaan anigu buugaas ma aqrinkaro laakiin markii documentary laga soo dhigo ayaan si fiican u daawan doonaa. Ustaadoow waxaan kuu rejeynayaa inay umadda soomaaliyeed dadaalkaada ka faa'iideysandoonaan ayagoo howlmaalmeedkooda gudanaya, Xalqadaan aadka u qiimaha badan waxaan dhageystay anigoo socodkeyga wata. Ugu danbeyna sixid yar, Afsoomaaliga malahan xarafka Z ee marka la aqrinayo Sina waxaa markiiba kugu soo dhacaya sino ee waxaad ka dhigtaa Sinna samee Sinna iska ilaali, runtii anoo socda markaan arkay waxaan is iri koley cinwankaan sharaxaadiisa dib ayaad ka fahmi doontaa balse markaan dhameystay ayaan fahmay ujeedka cinwaanka.
@cabdiwali
@cabdiwali Жыл бұрын
Mahadsanid Digtoor Abdinur walaale adi iyo dadka kale ee wanaagsan dhiirigalintooda shidaal ayey ii tahay. tan kalmadda ciwaanka ka muuqato walaale sina haddii sinna la dhaho shad ayaa galayo oo ereygi qofka inuu si kale u qaato ayaa laga yaabaa marka sidiisaan u deynaynaa.
@abdiqanigadhyare7973
@abdiqanigadhyare7973 Жыл бұрын
Waan ku faraxsanahy anoo dhameystay xalqadiihii buugii ultralearning in mowduuc kalloo mihiima soo dhacey Mahadsanid ustaad
@axmedculujoog3421
@axmedculujoog3421 Жыл бұрын
Ibraahiim alfiqi Waxaan la sheegay in uu ahaa ninkii ugu horeeyay ee carab ah oo soo gudbiya khuraafaadka العلاج بالطاقة الكونية
@zmt170
@zmt170 Жыл бұрын
Masha Allah wa muuqaal aad u wanaagsan waxyabaha aad kaga hadashana waxaan filayaa in laga faa'ideysan doono. Engr tankale maalmahaan lagaama hayo muqaalo aad uga hadleysid Civil Engineering wax-yaabaha la xariira waxaa ka codsan lahaa ina kaso hadasho inbadan oo muuqaalo kan xiga kaso sameysid. I.A
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 Жыл бұрын
Mashallah mashallah 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍🤝👏
@haw_6060
@haw_6060 Жыл бұрын
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك
@mariammohmut7946
@mariammohmut7946 Жыл бұрын
Buuggan waxaan akhriyay anigoo iskuulka sare bilaabay markaas wuxuuna ahaa buuggii 1aad aan akhriyo runtii waqtiga aan buuggaas akhriyay aad buu ii caawiyay wxn layaaabay ayaa ahaa inaan waqtigaa cudurdaarrada iyo caqabadaha ku illawsiinkara hadafkaga iyo awooddaada Annan midna lahayn oon si dhaba u aaminay waxwalba oo buuga ku qornaa keliyana aan dafirayay in waxna aanay iga hor imnkarin immika on weynaaday jaamacad ka baxay buugaag bdna akhriyay haddaan buuggi ku noqdo way adkaanaysaa inaan awoodahaygaa aamino challenges iyo cudurdaaarro bdna wn samaysanayaa!!!shukrn wll inshallah inuu na anfaco
@axmatmaxmet5929
@axmatmaxmet5929 Жыл бұрын
Mahdsnid ustaad waxbadan baad noo faaidaysay alle hangu anfoco anaga adna alle haka abaal mariyo
@AbdulganiMohamudBarre
@AbdulganiMohamudBarre Жыл бұрын
masha alaah aad iyo aad ayaa ugu mahadsantahay sida fasaaxada leh ee aad noo dhiira galisay ilaahay haku barakeeyo ee waxaa jecleestay haday suura gal tahay marka qof uu go aan gaaro si uu ama waxubarto ama uu yoolkiisa ugaaro waxaa jirta asxaab ama caqabado badan soo soo wajaha iyo sida loomaareen karo sxbkaa oo aan kaa xanaaqin inaa usheegto qorshahaaga iyo inaadan hayn waqti aad dhumiso
@cabdiwali
@cabdiwali Жыл бұрын
Sxbka kaaga xanaaqayo inaad dantaada ka shaqeyso oodan waqti lumin ha xanaaqo ee iska daa. mid wanaagsan oo waqtiga aad iskala faaideysataan ayaad heli, kaana sameyntiisa xun ayaa kaa hari. Inaad sxbka waqti lumiska badan iska reebto Waa mid kamid ah go'aanada adag iyo geesinimada qofka laga rabo si'uu heer u gaaro. Taas micnaheeda ma aha inaad xumeyso oo sixun oola hadasho ee waa inaad runta u sheegto qofka si'uu kuu barto inay dhab kaa tahay wax qabsi iyo waqti ka faaideysi marka danbe asagaaba kaa hari ama kusoo raaci.
@amiinabdiazizyare2230
@amiinabdiazizyare2230 Жыл бұрын
Aad io Ad ustaadi 🧠👆no more
@safamohamed7441
@safamohamed7441 Жыл бұрын
Ustad abdiwali allah ka abal mariyo 🙏🏻
@Fandhaal1
@Fandhaal1 Жыл бұрын
Walal waxaan rabaa inan gaadho 1k tira aahan ma badana lkn xagayga waxay ka tahay 1m
@Hoodaale1
@Hoodaale1 3 ай бұрын
Ustaad salaam xageed ka dhacdey
@EARTHSPORT200
@EARTHSPORT200 Жыл бұрын
Aad u mahadsantahay ustaad waa xalqad aad u qiimo badan oo wax badan iftiiminaysa sidoo kale qodobada aad sheegtay ee cudurdaarka aan ka dhigano waa jiraan intaas aad sheegtay
@alishakiraqiyaar7220
@alishakiraqiyaar7220 Жыл бұрын
Mahsanid
@ahmedarab2796
@ahmedarab2796 Жыл бұрын
Asc Waad mahadsantahay Ustad Cabdiwali ciwaanka mowduuca waxaa u dhigi karnaa sidan ( SI NA SAMEEYNIN SI NA HA SAMEEYNIN )
@EARTHSPORT200
@EARTHSPORT200 Жыл бұрын
Aad ayaan kaaga mahadcelinayaa talooyinka aad i siisay
@renaadruun940
@renaadruun940 Жыл бұрын
Ust. Waxaan rabaa information ah In QATAR laga Certification ka Business ka iyo sida lagu tago.
@abdihakimyusuf2285
@abdihakimyusuf2285 Жыл бұрын
Ustaad waxaa laga sheega maxaa ka jiro taariikhdiisa
@sakipoi5986
@sakipoi5986 Жыл бұрын
Qaarne waxee leeyihiin aduunka Muslim looguma talagelin galada aduunka la siiyey anagane aaqiro Waa caqliyada gaaban ee bulshadeena ay Ku marmarsiyoodaan
@ebraahimabdulrazak121
@ebraahimabdulrazak121 Жыл бұрын
M.allh wa buug aad uqimo bdn dhab ahaan 2qodob inta bdan dadk ku kenta in esan wx qabsan midk kowad waa iska fogeenta qaldadkg adigo sabb uga dhigayo dadkle dartood inoo kugu imaden iyo inaa ka cabasatid wajihida culesyada nolosha adig iska dhadhicinayo inee adagtahay ina laga gudbo
@daadir2020
@daadir2020 Жыл бұрын
M.a
@abdisalaamcumar3883
@abdisalaamcumar3883 Жыл бұрын
Asc wll aad ayaad umahdsthy Allah kuxafido wll intaas kadib wll Dr IBRAAHIM Alfiqi waxn ka akhriyay bugag aad ubadn Intaas kadib bugaan waaan ubahnahy isagoo somaali ku turjuman hadii aad garanyso meel laga helo Ila sooo wadaag wlll
@user-oh2kl2xr7b
@user-oh2kl2xr7b 13 күн бұрын
Bookga english name kusheg plze
@rahmacige9251
@rahmacige9251 Жыл бұрын
Walaal waxan ahy qof overtinker ah ee sida la iskaga daweeyo muuqal nooga soo samee hadad igu dhaanto wall 😌
@hassannurhassan7924
@hassannurhassan7924 Жыл бұрын
Waxbaan faaiiday alx
@carabofficial3789
@carabofficial3789 Жыл бұрын
You hope your person who is reading books Reading is a food of brain also the more you read tha more you know Allrigth very much
@yaxyecali5232
@yaxyecali5232 Жыл бұрын
Kasoo hadal buuga aabe qani iyo aabe faqiir ah soo koob macalin
@mouhyadinabdi7052
@mouhyadinabdi7052 Жыл бұрын
أخي أنت من الشباب الذين أقتدي بهم وأتابعهم عن كثب ،حزاك الله خيرا
@Abdul1842
@Abdul1842 Жыл бұрын
👍
@faraxali6550
@faraxali6550 Жыл бұрын
m.a
@drsadiaahmed8321
@drsadiaahmed8321 Жыл бұрын
I am struggling with my self 😩 waxbarashada ma sahlana
@cabdiwali
@cabdiwali Жыл бұрын
Same here, keep fighting you will win insha'allah. No pain no gain
@ahmednouraseer1794
@ahmednouraseer1794 Жыл бұрын
Ustaad aaway qaarigii
@cabdiwali
@cabdiwali Жыл бұрын
wuu soo socdaa wlle.
@macalimquranonline
@macalimquranonline Жыл бұрын
Adobe Pro 2022 last finish mara. Aan gaadho export ka ma arko waayay maxaan sameeya teacher???????
@cabdiwali
@cabdiwali Жыл бұрын
Ctrol+m isla qabo
@Abshaw6
@Abshaw6 Жыл бұрын
Adigu hadda ma cid baa dhaliilaysaa mise dhiiri galin weye waxagu dhibka somalida haysta waxa weye waxban umad usheegin bay leeyihiin eed iyo dhaliil bay ku bilaabin kuna dhammayn insaanku wuxu ubaahanyahay daganaan iyo in qofka wax la jecleysiiyo qof asba isku mashquulsan hadaa mashqul kale iyo waa liidata kusii furtid maxaa siyaadise Ani ahaan hada mowduucan ciwaankiisa waan xiiseyey markii aan arkay markiise aan dhagaystay waxaa moodaa qof qaylo soo doontay cml iyo canaan cajiib badanaa
@Wartaxogaha
@Wartaxogaha Жыл бұрын
Mahad sanid ustaadi
@user-oh2kl2xr7b
@user-oh2kl2xr7b 13 күн бұрын
Kan wacunug yar kuwa dawladu haysta aaba hantidodavladhaca oo ibiya raqis ninkas cunugi makusolabtay qayano
@yasinmowlid9278
@yasinmowlid9278 Жыл бұрын
Asc ustaad waxaan ahay wiil Qawatimay drugska hadii aan is ticmaalin laab cariiri iyo murugo ayaan dhex galaayaa hadii aan isticmaalaneh Qoomama ayaan ku jiraa ustaad runtii Nolol sida naarta oo kale ah ayaan ku jiraa hami aduunyo ayaa igu Jiro lkn ma awoodi riyadeyda in aan raaco waayo nafteyda konraroolkeeda waxaa la wareegay daroogada plz plz si islaan nimo ah talo iyo tusaalo haleygo sada Qeysto 😢💔😭
@cabdiwali
@cabdiwali Жыл бұрын
Duceyso wlle kuna celceli ducada ilaa alle kaa kaafin doono. Wanaag ayaa qalbigaaga ku jiro mar hadaad qoomamaysayno alle kuma hoojinayo. Anina wixi talo ah dib ayaan kasoo gudbin.
@abdiY99
@abdiY99 Жыл бұрын
Sinna samee sinna iska ilaali
@Kurtun170
@Kurtun170 Жыл бұрын
Soomalidi caqligooda waxa ay ka isticmalaan -100 oo kasii hoseeso 0
@nancyjohn2609
@nancyjohn2609 Жыл бұрын
Ustaad marashada luuqada carabiga maso dalban karaa with out degree.
@Sulub2233
@Sulub2233 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@walalqalbi8740
@walalqalbi8740 Жыл бұрын
Masha allh Akhii, Jazaklh
@umulkhayrmaxamuud4187
@umulkhayrmaxamuud4187 Жыл бұрын
Dadka waxa ubadan ee wakhgiga kalumiya ama awoodooda ka qariya zamankan waa isticmaalka badan ee social midiaha sidaruuxu isooga jari karo ama uuna wakhgi badan ugu lumin lahayn intarneetka iyo moobeelka xalaqo nooga soo diyaari mahadsanid
Sababaha Caajiska Keeno Xiliga Waxakhriska/Diyaarinta iyo Xalkooda!
16:40
RICH DAD POOR DAD || Hordhac Cajiib || ILA AKHRI Q-1AAD
28:24
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 43 М.
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 15 МЛН
1/2 Saad waxaad bilowday u dhameyn laheyd!  ||  ILA AKHRI
15:36
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 19 М.
4 Dabeecadood oo ay leeyihiin dadka nolosha ku guulaysta.
6:45
Waxa Aad U Baahantaahy  Waqtigaan | Fandhaal Podcast 56 |
30:55
Omar Inshar
Рет қаралды 63 М.
Waxqabadkaaga suu u bato: Sadex iskadaa! Sadexna Samee!
12:54
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 75 М.
Sababta Aadan Waligaa Isu Badalaynin |
15:11
OGAANSHO
Рет қаралды 94 М.
HOWLKAR -- Deep Work -- ILA KAHRI
30:26
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 82 М.