No video

#1-Shinida Malabka markiiba 50kg - 100kg ayaad ka heli kartaa ee sidaan samee.

  Рет қаралды 25,032

Eelopoly

Eelopoly

3 жыл бұрын

Waxa aad fahmaysaa guud ahaan weelka shinida inta ka soo bixi karta halka mar, Gaaguurta shinida intee in la,eg ayaad u baahan tahay. MALAB! halkii shinni imisa kiiloo ayay kuu samayn kartaa

Пікірлер: 43
@mohamedduale7426
@mohamedduale7426 3 жыл бұрын
Masha Allah Mohamed Shaqo wanaagsan baad wadaa, Hore u soco Eebena ha kula garab galo.
@hooyosom8904
@hooyosom8904 Жыл бұрын
Masha Allaah Jazakumullaahu Khayr
@daahirxirsi446
@daahirxirsi446 3 жыл бұрын
Mash Allah mahadsanid walal
@zhakiip.8.x75
@zhakiip.8.x75 3 жыл бұрын
MaHaDzaNiD wll intey Dadku reaction ku mashquulsanyihiin Ayaad wax wanagzan qabateen Jazakumullahu khayraa
@Eelopoly
@Eelopoly 3 жыл бұрын
Wll soo dhawoow aad iyo aad ayaad u mahadsanid. Waxan aad ugu faraxsanahay Dhiiro gelintaada.
@abdihakimmohamed3134
@abdihakimmohamed3134 3 жыл бұрын
Masha allah mohamed mawlid wax wanaagsan ayaad dadka barasaa sxp hore usoco
@Eelopoly
@Eelopoly 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll soo dhawoow.
@oppaisaitama6947
@oppaisaitama6947 3 жыл бұрын
Maansha allah
@al-amrubil-macruuf7293
@al-amrubil-macruuf7293 3 жыл бұрын
Saxibow dadal wcn insha allah
@salluadow9649
@salluadow9649 3 жыл бұрын
Wa dadasheen wll Allaah hakula garab galo
@abdalleadam2483
@abdalleadam2483 3 жыл бұрын
Wll Gaa Gurta maxa lagu Xidha marka la so qabto
@Eelopoly
@Eelopoly 3 жыл бұрын
Wll Waxa lagu xidhaa xabsiga Boqorada. lkn waad ka maarantaa hadii ay macquul tahay
@somaliboxer967
@somaliboxer967 3 жыл бұрын
M.a wll hore usoco wan ku farxay horumarka aad samaynayso
@Eelopoly
@Eelopoly 3 жыл бұрын
Wll soo dhawoow. Aad iyo aad ayaan kaaga mahad celinaynaa dhiiro galintaada
@ayaalehahmedcumar4070
@ayaalehahmedcumar4070 Жыл бұрын
Mashruucaasi Maalmu Igu Wareegi jiray Lkn Wan iska daayay
@kaderraz4159
@kaderraz4159 Жыл бұрын
Halkee laga hirgaliyay walal
@CabdiZalaanzania
@CabdiZalaanzania 8 ай бұрын
Wll gaaguuta halkee ka helayaa
@adamfarah5123
@adamfarah5123 3 жыл бұрын
Walaal salaamu caleykum. Waxan Rabaa telefankaaga si aan u helo sanduuqa gaagurta.
@Eelopoly
@Eelopoly 3 жыл бұрын
Wacalaykumu salaam, wll soo dhawoow aad ayan ugu faracsanahay in aad nala soo xidhiidho. Falan Ciwaanada WhatsApp ka ee video ku hoos qoran insha'allah. MAHADSANID
@badbaadodhalaan5194
@badbaadodhalaan5194 3 жыл бұрын
Waad mahadsanthn wllo sideen shinida isugu dari karaa casharka soo galiya
@Eelopoly
@Eelopoly 3 жыл бұрын
Insha'allah wll.
@ififaaloraaxo3863
@ififaaloraaxo3863 3 жыл бұрын
Asc sxb cinwaan aan kaalasoo xiriiro isii
@Eelopoly
@Eelopoly 3 жыл бұрын
Wcsww wll soo dhawoow. Aad aad ayaan ugu faraxsanahay in aad nala soo xidhiidho. Nagala soo xidhiidh Ciwaanada Hoos ku qoran. WhatsApp: +252634500139 || +251915750504 Mahadsanid.
@farhiya77sharif5
@farhiya77sharif5 Жыл бұрын
gaaguur maxaa LA dhahaa ?
@culusowdahir4339
@culusowdahir4339 3 жыл бұрын
Sxb waa war laga badbadiyay ee sidaa sheegee ku maynaa arag mudana waa ka soo shaqaynay hadana waa wadnaa oo ku jirnaa wali
@Eelopoly
@Eelopoly 3 жыл бұрын
Culusow Dahir, Wll soo dhawoow- waa Allah mahadii mar hadii aad ba ka shaqayso ama aad tahay ruux aqoon u leh.. Waxan filaynaa inuu jiro wax yar oo xaga farsamada ama fahanka ah, waxan kuu balan qaadaynaa insha'allah intaa iyo in kabadan oo xaqiiqo ah aad gacan taada ku samayso indhahaagana ku aragto. Si aan kuula shaqaqayno nagala soo xidhiidh (xirriir) ciwaanadan hoose si bilaash ah. WhatsApp: +252634500139 ama ++251915750504. Mahadsanid
@user-qu3hb6hp8l
@user-qu3hb6hp8l 8 ай бұрын
M a ❤
@jibriilahmed7361
@jibriilahmed7361 2 жыл бұрын
Waxaa tahay qof maskaxdiisu caafimaad qabto oo isku kalsoon. Halkaa ka sii wad .
@Eelopoly
@Eelopoly 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll, Allaha Ku Xidiyo insha'allah Daa'iman.
@Happyqaali
@Happyqaali 3 жыл бұрын
Asc wall adoo mahadsan telfonkaga maheli karaa
@Eelopoly
@Eelopoly 3 жыл бұрын
@Ubah Qaali: Soo dhawoow. WhatsApp: +252634500139 || +251915750504.
@cabdiqadirmaxamedyusuf6474
@cabdiqadirmaxamedyusuf6474 2 жыл бұрын
Shinida xagee laga keenaya
@Eelopoly
@Eelopoly 2 жыл бұрын
Wll way fududahay, marka aad raadiso aad ay u fududaanaysaa. Caruurta Xoolaha ilaaliya hadii aad waydiiso kuwo badan ayay kuu sheegi doonaan, sidoo kale guryaha xataa waad heli kartaa insha'allah.
@nuuraweys2550
@nuuraweys2550 Жыл бұрын
Halka xabo ee boqorada waa imisa marka lagadanaayo
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 Жыл бұрын
waa lahelaa adoo aan iibsan raadi dad yaqaan lacag badan maaha
@abdourahman8231
@abdourahman8231 2 жыл бұрын
Imisay ku samyesa malaabka wll
@Eelopoly
@Eelopoly 2 жыл бұрын
Wll soo dhawoow, waxay ku xidhantahay Diigaanka aad joogto iyo in ay raxanta shinnidu aad u badantahay
@abdurasaaqayoubmohamedmoha9360
@abdurasaaqayoubmohamedmoha9360 Жыл бұрын
inte beri bay shinidu malab kusamenkarta
@osmanmohamedosmaan1457
@osmanmohamedosmaan1457 Жыл бұрын
Xagee la idin kal soo xiriraa
@Eelopoly
@Eelopoly Жыл бұрын
Wll nagala soo xidhiidh ciwaanada WhatsApp-ka ee ku hoos qoran Barnaamij ka
@muhumednathirhanshi3112
@muhumednathirhanshi3112 Жыл бұрын
@@Eelopoly whtsp kiina meeyay
@NourMohamed-zu3ri
@NourMohamed-zu3ri 3 жыл бұрын
Whatsapp number aan kaala so xiriiro wll
@Eelopoly
@Eelopoly 3 жыл бұрын
Wll soo dhawoow. Waad nala soo xidhiidhi kartaa bilaa shuruud waqti kasta ciwaanada hoosta ku qoran insha'allah mahadsanid. WhatsApp: +252634500139 ama +251915750504.
Kids' Guide to Fire Safety: Essential Lessons #shorts
00:34
Fabiosa Animated
Рет қаралды 12 МЛН
艾莎撒娇得到王子的原谅#艾莎
00:24
在逃的公主
Рет қаралды 45 МЛН
My Cheetos🍕PIZZA #cooking #shorts
00:43
BANKII
Рет қаралды 24 МЛН
Harley Quinn lost the Joker forever!!!#Harley Quinn #joker
00:19
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 25 МЛН
$1800 KU MAALGASHO MASHRUUCA SHINIDA AMA MALABKA 🇹🇷
10:12
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 34 М.
Warbixin:-Maxaad ka taqaan dhaqashada Shinida?
6:56
Somali cable
Рет қаралды 4,1 М.
MUUQAAL XIISO LEH OO KU SAABSAN DHAQASHADA SHINIDA
27:03
Marwaaz Academy
Рет қаралды 18 М.
Xaqiiqooyin Ku Saabsan Shinnida.
6:20
Sahanka
Рет қаралды 32 М.
Warbixin ku saabsan dhaqashada Shinida ee deegaanada Galgaduud.
9:16
Habka Beerista Timirta
11:18
Tigey Baro Dalkaaga
Рет қаралды 29 М.
Barnaamika Gaar ah:-   Waxtarka Malabka Shinida
18:58
CBA TV
Рет қаралды 9 М.
Kids' Guide to Fire Safety: Essential Lessons #shorts
00:34
Fabiosa Animated
Рет қаралды 12 МЛН