No video

17 Fanaan Oo Saaran Miiska FAAR-REEBKA FANKA

  Рет қаралды 14,685

Qarniga Hadalka

Qarniga Hadalka

2 ай бұрын

#iskalaaji #fiska #nimco habi #prince istaahil #saynab laba dhagax #dalmaryare #axmed rasta #fanaan #heesta dusha timaha guudka #nuur eebo #ciid batalaale

Пікірлер: 67
@hassanmohamad8755
@hassanmohamad8755 2 ай бұрын
lalabe=diyaar garow madiix=farxad wakkin=dhitin/ dhutin
@ummaisha876
@ummaisha876 2 ай бұрын
Walaaloow erayga faraxumayn iyo kufsi iska daa ,subxaanallaah
@ShaficiAxmad-vq6ri
@ShaficiAxmad-vq6ri 2 ай бұрын
Number one shaafici axned caynab
@aadanqorane9261
@aadanqorane9261 2 ай бұрын
Dadaalkii Socodkii ama hawshii(LALABE) adkayd ee shalay and baan uguriyaaqay ama ugufarxay(MADIIXAY) intaanan tabardarayn ama aanan daciifin (Wakin)kahor . Waan iskudayay
@Cabdiqaniaq
@Cabdiqaniaq 2 ай бұрын
Mahad sanid aduunka dad baa ku nool wali wuu noolyahay af soomaaligu hadaad joogto aidigu
@siradm
@siradm 2 ай бұрын
Waxaro waa aqaannaa oo walaashay baa lahayd Ilaahay ha u naxariisto. Barnaamijkan tvga ayaan ka daawadaa carruur baana ila joogta, aniga laftayduna waa dhibsaday eray bixinta k... wax kale noogu beddel adoo mahadsan. Wax qurux badan maaha.
@Samatarr
@Samatarr 2 ай бұрын
Waynu u baahanahay in caruurta laga ilaaliyo hadallada maskaxda wasakheynaya. In lagu baraarujo dadka barnaamijyada sameeya aad ayay muhim u tahay.
@user-df6ff1nl3o
@user-df6ff1nl3o 2 ай бұрын
Dagen waab lasaara
@aishaahmedali3046
@aishaahmedali3046 2 ай бұрын
M.a❤❤
@maxamedbashiir6155
@maxamedbashiir6155 2 ай бұрын
Afsoomaaligii waa lagu ciyaaray mida kale astaan tv waa qolada fududaysa heesaa in lakharibo qofku haduu a yiraahdo hees aan qaadayaan kabanku wayska diyaar lagana eegimaay cid toosinaya ama odhanaysa wax aad qaaday.majirto
@ahmedrainfall_umii_1
@ahmedrainfall_umii_1 8 күн бұрын
Abwaanada Gadabuursi wali wn kaa sugayaa sxb🙏
@subanschannelwelcome1110
@subanschannelwelcome1110 2 ай бұрын
Very good brother ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@user-vl1ul3dt1k
@user-vl1ul3dt1k 2 ай бұрын
Mahadsanid sida u daba dhigu si fudud ayey murtidii dhaxalka ahayd ugu tumanayaan fanaan ku sheegyadu . Afkii fankii iyo jiilka cusub ba wey ku dhagaroobeene
@adenhassan3725
@adenhassan3725 2 ай бұрын
MASHA ALLAH AFSOOMALI WAA LAGAA BARAN KARAA ADBAAN BANAMIG KAADA U XIISEEYAA KHAS AHAAN MARKAAD FANAANIINTA TUURTA KU DHAGTO LUQADA AYEY INAGA DILAYAAN KASAX
@Samatarr
@Samatarr 2 ай бұрын
Barnaamij wanaagsan oo sahlaya in aynu afkeenna hodankaa baranno
@bilaalmaxamed3410
@bilaalmaxamed3410 2 ай бұрын
Lalabe waa tabaabulshe ama Diyaar garow madiix waa liibaan Wakin waa shaki sidaas Waad salaaman tahay wll Fanaaniintu heeskii iyagoon Xafidsanayn ayey masrax Islasoo taagayaan Waa yaab wlhi
@aliabdulaahi30
@aliabdulaahi30 2 ай бұрын
Lalabo hayaan wakin dhutin ama hitin waaladhihikaraa
@saeedosman3016
@saeedosman3016 2 ай бұрын
Garbaashka Haka daalin
@Warankaa960
@Warankaa960 2 ай бұрын
Lalabe wa go aan Lagaadhay madiix wa arin La ogolaaday wakin waa Warwarka
@nastehcabdullahi850
@nastehcabdullahi850 2 ай бұрын
Dedaalkii ama hawshii(LALABEHII) shalay aad baan ugu farxay ama ugu riyaaqay (MADIIXAY) kahor inta aana daalin (WAKKIN). Waa isku day un
@daalacms1064
@daalacms1064 2 ай бұрын
Waad Kashandhysay Fanka
@timacaddechannel6602
@timacaddechannel6602 2 ай бұрын
Fadlan fanaaniinta beelaha ee qarnigi hore dadka kala bar sida aad u kala bartay Abwaaniinta
@halimonoor388
@halimonoor388 2 ай бұрын
Hadaan isku dayo Lallabe waxaan umalayn diyaar garow ama xidhxidhasho
@cabdiqadircilmi-mx4sp
@cabdiqadircilmi-mx4sp 2 ай бұрын
Lalabid waa hakin ama joojin ama in goanki lagaaray laga laabalabeeyay in lalakala shakiyay oo ladhahay caawa waa guurne ama maguureno Wakin waa wax kaste ama nin kaste ama wiil kaste ,wakin kaste wuxu rabo waluuqda Madiix waa maanso qof lagu amaanayo Ama cod wanaagsan tusaale abwaan gaarriye jiiftada Mandela waxa ku jiray meeris ah, maskaxyahay Rimani ,jiiftada madiix ,masafooy gadood ,maax yahay ha gurin
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 2 ай бұрын
Lalalaabe waa is diyaarin wakin wa dhutin
@AdanSiyaad-mj8jr
@AdanSiyaad-mj8jr 2 ай бұрын
Waa yaab
@Warankaa960
@Warankaa960 2 ай бұрын
Dagal Waab Lasaraa
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 2 ай бұрын
1.Wakin waa Shaki. 2.Lalalabe waa diyaargarow.
@HRU20209
@HRU20209 2 ай бұрын
DANO WAA DHANAANISKA CAANAHA...
@hawoadow2324
@hawoadow2324 Ай бұрын
Lalabe waa bexetaana ama socdala hetena ama dhutin Maddox farxad ama qusula
@djilanisalah2419
@djilanisalah2419 2 ай бұрын
Way dhax fahisten
@halimonoor388
@halimonoor388 2 ай бұрын
Erayga wikin. Asagana hadaan iskudayo waxaan u maleyn xanuun ama qandho jacayl
@mohamedmukhtar8609
@mohamedmukhtar8609 2 ай бұрын
La'Labe: diyaar garow/ tabaabulshaysi Madiix : jeclaysi (u riyaaqid) Wakin : dhutin / Laan-gadhayn
@harigle
@harigle 2 ай бұрын
iskalaji waxuu dhahay deggan waab lasaara mise anaa mooday inta kale lakin waaq bay leeyihiin
@Supper.Killer
@Supper.Killer 2 ай бұрын
Mahadsanid 🎉 sxp
@Atf-ql1sx
@Atf-ql1sx 2 ай бұрын
Aboowe husen awfarah yu Aha isaga
@MoSalah-nw7yv
@MoSalah-nw7yv 2 ай бұрын
Waa nin gabooya
@user-xk5ez9ch3e
@user-xk5ez9ch3e 2 ай бұрын
GABOOYE QABIIL MAHA EE WAA MUUSE DHARIYE AMA MUUSE DIREED ​@@MoSalah-nw7yv
@abdimajid2893
@abdimajid2893 2 ай бұрын
Astaan TV halaga qabto fanka hadaanay dadkan fananiin kusheega ah aanay saxayn
@mohamedabdullahi4652
@mohamedabdullahi4652 2 ай бұрын
Nuur eebo ilko dabar cad kaga yaal
@Matildaschannel-kx8rz
@Matildaschannel-kx8rz 2 ай бұрын
Lalabo udiyaar garaw .wakin tabardari jira haysa awgii.
@degelkhayr
@degelkhayr 2 ай бұрын
Hadii aad wakinayso micneheed
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 2 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkk gaadhi iyadooo ku eryanaysuuu banaan ka galay
@jaroosecumardheere8723
@jaroosecumardheere8723 2 ай бұрын
Dadkani markay hees hore loo qaday ay doonayan miyaanay dhegayisan oo anay dhuuuxin
@idirisaadanmaxamed2796
@idirisaadanmaxamed2796 2 ай бұрын
Dhibku Waa codka Lamariyay mix ka 🎤 Caadi u qaada maxaa loo dhihi waayay ama barnaamij loola yeelan waayay si erayada loo fahmo markaas halaga sexeeee
@salmonkayn7818
@salmonkayn7818 2 ай бұрын
Adigaba dhex galaye Ugaas waxay ku qurux badneed heesta waa la ereyo xumeeyay
@SaalaxYare-vx8ht
@SaalaxYare-vx8ht 2 ай бұрын
😂😂😂😂 war dadka heesaha qaada miyanay so dhegeysan marka hore
@KhadarBasheYusuf
@KhadarBasheYusuf 2 ай бұрын
Siday isu ruxayaan waxaad mooddaa dad af ay garanayaan ku heesaya
@CadeGude
@CadeGude 2 ай бұрын
Kuwii hore khaladkay galeen Hadaan soo gudbino ma sii Deynaysaan
@Cabdiqaniaq
@Cabdiqaniaq 2 ай бұрын
Haa Waa la sii daynayaa haday macquul tahay
@abdirizakhassandini3625
@abdirizakhassandini3625 2 ай бұрын
Sax good
@xuseenmaxamuud2360
@xuseenmaxamuud2360 2 ай бұрын
Lalabe: waa abaabul ama diyaargarow. Wakin: eeg madeydi ka hor. Madiix: 1.hees ama gabay cid aad loogu ammaano. 2. cod wanaagsan oo dheguhu jecleystaan.
@user-uo6up7yz7x
@user-uo6up7yz7x 2 ай бұрын
ASC afsoomaali mayaqaanaan ee adiguna erayga kufsi kadaa heesaha
@abdirizakmohamudelmi1194
@abdirizakmohamudelmi1194 2 ай бұрын
Maxaa iigeeyay soomaaha xaalku! Kkkkk
@boorkakakac
@boorkakakac 2 ай бұрын
😂😂😂😂
@shaaficimaxamuud4109
@shaaficimaxamuud4109 2 ай бұрын
Dembigaa waxa iska leh astaan
@user-mn7gx9tm9d
@user-mn7gx9tm9d 2 ай бұрын
Wakin waa wax aad ka shakinesyso Oodan kal sooni badan ku qabin La labo waa mar ka oowrta lararo Ama ha lagu guuro ama safar ha loogu baxee
@abdiazizhamza5866
@abdiazizhamza5866 2 ай бұрын
🤣🤣
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 ай бұрын
AF iyo Faaf reebna waad ka hadlay Heesbaa la kufsadayna waad ka hadlay Cajaaib
@AbdikhadirAbdiBarre
@AbdikhadirAbdiBarre 2 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk
@saidmohamed5501
@saidmohamed5501 2 ай бұрын
DAD AAN ERAYADA IYO AF SOOMALIGA SI FIICAN U AQOON OO ISKA SOO HEESAYA WAA WAX LALA YAABO OO AAN IS WEYDIINEYN WAXAAAD KU HEESRYSID MAXAY YIHIIN
@CadeGude
@CadeGude 2 ай бұрын
Kuwaa ugqraaca dadkan afsomali Kuma dhaamaan miyaa iyaga May aaxaan
@galoolqudhac
@galoolqudhac 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😮😮😮😮
@HRU20209
@HRU20209 2 ай бұрын
من يتكلم ما لا يفهمه كاللبغاء
@user-uo6up7yz7x
@user-uo6up7yz7x 2 ай бұрын
LEJEN ERAYGA KUFSIGA KADAA ERAY KALE UBIXI
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 2 ай бұрын
Kufsi xun baa heesaha kusocdo
@Yosef-ev6wl
@Yosef-ev6wl 2 ай бұрын
Lalabe diyaar garow,wakin wa dhutin
Jacayl Buka & Nin Beerka Ku Socda  Waa FAAF REEBKA FANKA
35:07
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 20 М.
HEES Usha Maad U Qaban Oo 9 Naagood Rifeen
16:09
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 13 М.
OMG what happened??😳 filaretiki family✨ #social
01:00
Filaretiki
Рет қаралды 6 МЛН
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 32 МЛН
Abwaanada Beesha XAWAADLE  Macawisley Maafiyadii Madhiyay
30:47
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 34 М.
جواد یساری - گلچین | Javad Yasari - Selection
55:56
Javad Yasari
Рет қаралды 14 М.
Q: 1aad Mucjisada Af-Soomaalida
28:15
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 13 М.
OOMAAR BARBAR HEESTII LAGA RAACAY OO HADDA LASOO BANDHIGAY
14:16
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 54 М.
Heesta Liibaan Male Aduun Oo 3 Gabdhood Budh La Dhaceen
10:09
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 10 М.
Fanaanka Nuur Daalacay Oo Xaal Marin La Siiyay FAAF-REEBKA FANKA
27:41