No video

QIIMASHAYA QALABKA DIGAAGA

  Рет қаралды 52,579

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

Күн бұрын

Muuqaalkan waxaad ka heli doontaan dhamaan agabyada ugu muhiimsan ee lagu bilaabi dhaqashada digaaga iyo qiimayaashooda.

Пікірлер: 204
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Igala soco aynu kawada xidhiidhno Follow and connect with me on Instagram Www.instagram.com/zakariyecaawiye
@carabcali985
@carabcali985 5 жыл бұрын
Wall ado rali ah lanbarkaaga maheli karaaaa
@mohamedabdilahi417
@mohamedabdilahi417 5 жыл бұрын
Whastpp
@khalidjama3530
@khalidjama3530 5 жыл бұрын
wllo waxaan degenahay magalada berbera temp wuxuu gaadhaa ilaa 40degree markaa ma lagu dhiqi karaa digaag yaryar halkaa
@ccxatube7869
@ccxatube7869 5 жыл бұрын
Waad mutaysatay liek share iyo comment tiba sxb .hadaan kugusuu biiray mahad sanid
@baaburaxma420
@baaburaxma420 5 жыл бұрын
Asc wll mashrucagi halkee kudan beyey maku faa iday
@khayrallesii8278
@khayrallesii8278 5 жыл бұрын
Jaza'ka laahu khayran jazaa Sheekh Zakariye. Masha Allah si Fiican ayaad noogu faahfaahisay.
@khayrwadeyoutub9461
@khayrwadeyoutub9461 5 жыл бұрын
maansha allah jazakaallah khayran shukran walaalo
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Wa iyaak Sh Habib alle haku xifdiyo
@mohamedismail2430
@mohamedismail2430 3 жыл бұрын
@@ZakariyeCaawiye asc
@siadcabdihusen4390
@siadcabdihusen4390 5 жыл бұрын
waad mahdsantahy walal sekeriye abdullaahi cali tababare ganacsi alle haku daayo
@midkuudaranmidkudooranalla4734
@midkuudaranmidkudooranalla4734 5 жыл бұрын
zakariye Abdulahi Ali caawiye zxp libax baad tahay IF IYO AAKHIRO HA IILAN EE ALLE HAKU CAWIYO SAAD NO CAWISAY. JAZAKALLAHU KHYRAN JAZA
@siciidjamaalsalafi2252
@siciidjamaalsalafi2252 3 жыл бұрын
Baarakallaahu fiika niyaw waa kuu ducaynaynaa Sida dhalin yarta soomaaliyeed aad ugu bandhigayso mashruucyada anfaca leh ilaahay hakaa abaal mariyo Kollay wan laxidhiidhay qolodii haysay buugga waanan ka dalbaday Insha allah marka hore aqoontaas waxan ka bilaabi buugga
@cabdallamohamed6608
@cabdallamohamed6608 2 жыл бұрын
Sxb Ma ku soo gaaray buugga ?
@saaqahassan4304
@saaqahassan4304 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll intaad noo faideeysay shasaka allh
@mohamudhassan4053
@mohamudhassan4053 5 жыл бұрын
walaal sakariyow aadbaad umahansanthy hadeer vedioga markaan daawaday wlahy wax badan in ay dalka ka banaanyihiin ayaan ogaaday tanks bro zakariye
@MOHAMEDALI-tj4yd
@MOHAMEDALI-tj4yd 5 жыл бұрын
maasha allaah zakariye aad ayad u mahadsantahay wll hore usoco
@mohamedabdisalaan900
@mohamedabdisalaan900 5 жыл бұрын
Allaha ku barakeeyo wll
@mohamedabdi2501
@mohamedabdi2501 5 жыл бұрын
maashaa alaah walala Zakariye aad ayaa u mahadsan tahay waa barnaamij dhalinyarta sifiican u anfacaya dhabtii lafteyda fursad ayaan u arkaa waana ku mahadsan tahay inshaa allah inta kula soo xariirta ayaan ka mid noqon doonaa
@khadarmohamed8211
@khadarmohamed8211 3 жыл бұрын
Masha Allah alle hakaa abaalmariyo faaidada dadkaaga soomilada ee aad u istaagtay
@amd7630
@amd7630 3 жыл бұрын
كثر الله امثالك اخي الكريم
@Ibnuastra1
@Ibnuastra1 Жыл бұрын
Waa ubaahanahy wll
@fatimafarah6823
@fatimafarah6823 5 жыл бұрын
aad iyo aad bd u mahdsa thy wllo zaki jazaaklaah aad bn u dhanyaynaya barnaamijkan dhaqashada digaaga wx qurx bdn bad la qaybsata walalahaga somaliyed markasta imikna buugsn bn raadin insha alha go forward bro
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Waad ku mahadsantahay walal Barakoow
@daljir1176
@daljir1176 4 жыл бұрын
wax ka heli kartaha mogdisho machine dilaciyha ukunta
@50jir
@50jir 4 жыл бұрын
maasha allah mahadsanid wll waad na dhiiri galisey
@abdullahimo
@abdullahimo 5 жыл бұрын
Asc zakariye walaal waxan joogaa bosaso waxaan u baahnahay in aad isoo gado nafaqada beeraha biyaha lagu beero ee hydroponics nutrients waana maxigro iyo maxibloom ama kuwa kale lacagta waa kusoo dirsanaa hadaad sawiro u baahan tahyna wa kusoo diraa
@mustafemohamed1620
@mustafemohamed1620 5 жыл бұрын
Waan kuusoo iibin karaa waxa aan xidhiidh la leenahay netafim oo ah shirkada ugu wanaagsan ew addun calle 0633464062
@cabdihirsi5285
@cabdihirsi5285 4 жыл бұрын
Wllhy waa mustaqbalka noloshaydu waa digaaga yaa ila mida
@ramloxaji3507
@ramloxaji3507 4 жыл бұрын
aniga
@lunibark9978
@lunibark9978 2 жыл бұрын
aabahay jecel inu digaag dhaqo
@user-go7sb9lj2x
@user-go7sb9lj2x 6 ай бұрын
Wan kusalamay sxb zakariye Aad ayaad u mahadsantahay talooyinka aad bixiso waa kuwo dhaxal gal ah Anigu waxan kamid ahay dadka inta badan kula socda
@mohammedhasan7919
@mohammedhasan7919 5 жыл бұрын
Mahadsanid wax muhim ah ayan kaa faiday
@samsamjimale3556
@samsamjimale3556 4 жыл бұрын
Wll advice ganacsi ayaan rabaa in aad iga caawisi,intee kaaga so xariraa? Mahadsanid
@abdullahiibrahim4879
@abdullahiibrahim4879 5 жыл бұрын
Hore u soco adiga na hormar iyo hal abuur wan ku rajaynayaa
@Zaakirizlaam
@Zaakirizlaam 5 жыл бұрын
Hhhh sakariyoow Shb wlllhi nio waxaad noola Shaqaysa si karti lleh shb qalli Inshalllh shb waan ka faaidaysan doonah inshallh wll qalli Abaalkaaga waan kuu gudi doonah shb
@abdillahiabdisamad6161
@abdillahiabdisamad6161 5 жыл бұрын
Masha allaah sxb khibraadaada iyo warbixintaa aad nala wadaagtay aad baad ugu mahad san tahay bro
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Adaa mudan walal qiimo badan ku leh kanaalkan
@hanadhaanshi186
@hanadhaanshi186 5 жыл бұрын
walal waxaatahay wiil jecel somalidu iney isku filnaan gaarto hadana an xasid aheyn ilaahey ajir iyo xasanaad hakaasiiyo walal adookale waan umaahanahay wlhi
@abdikadirsalad1572
@abdikadirsalad1572 Жыл бұрын
ASC ugz sababta aad isaga iibineysid machine kaaga maxeey tahay . Ma wax soo saar kiisa ku aan mic weeysay
@ahmednokia6395
@ahmednokia6395 Жыл бұрын
Qalabkaa lagu dilaacinayo saan ku helaa wll hargaysaan joogaa
@ilyaassaadaq5301
@ilyaassaadaq5301 Жыл бұрын
Iku sadaqeso ayad mahaye digagina waika leden
@xanjuur0002
@xanjuur0002 5 жыл бұрын
masha alh ilh ajir hakasiyo wll
@fartaahmed2004
@fartaahmed2004 5 жыл бұрын
Mashaa allah jazaaka allah walal
@fardawsosaeed325
@fardawsosaeed325 4 жыл бұрын
Wlle ila so hdal
@safiyamohammedabdule8789
@safiyamohammedabdule8789 5 жыл бұрын
Masha Allah
@yuusufsalaad7148
@yuusufsalaad7148 Жыл бұрын
Qalabka somaliya hdii lakeeno dad bdn shaqo Heesanin Ayey Fursad unoqoneey
@bashirali337
@bashirali337 2 жыл бұрын
Sc walal waxan joogaa London walaal xagee ka helaa buuga
@maxamudaadanbarre1150
@maxamudaadanbarre1150 6 ай бұрын
Waxad nosheggtay 2sano ilaa 3sano haduw igaxumado in ley samenayo ana leyga bedelayo hadey hargeysa xarun kulahen xagenkuceliya
@maxamudaadanbarre1150
@maxamudaadanbarre1150 6 ай бұрын
Dadkiihore cadceda ayey kuegijiren casriga cusub toosh ayaa lagu egaya
@muxsinabshir3790
@muxsinabshir3790 3 жыл бұрын
Wll mcn xagee kalaxariikara
@saidaali8675
@saidaali8675 Жыл бұрын
Halkeen kaala soo xidhiidhnaa ?
@abdirashiddayib3710
@abdirashiddayib3710 5 жыл бұрын
Asc wrx wbrktuh Akhii waxaaan rabaa mashiinkaa beedka inaad isooo iibiiiso ama aaad maclumaad iiga siiiso
@daljir1176
@daljir1176 4 жыл бұрын
mogdisho waa laga heli karaha
@daljir1176
@daljir1176 4 жыл бұрын
wll waxd ka heli kartaha mogdisho
@alfurqaanprimaryschool9808
@alfurqaanprimaryschool9808 4 жыл бұрын
Asc sh sakariye fadlan sida liinta la isugu bacrimiyo ayaan rabaa ee fadlan dagdag iigu soo jawaab
@dahabocabaas8530
@dahabocabaas8530 4 жыл бұрын
walaal hormar ilaah haku gaarsiiyo
@Meeraha
@Meeraha Жыл бұрын
ASC Wll, waxaan ku suganahay Sweden waxaanan u baahanahay “ Buugga dhaqashada-Digaaga” . Mashiinka 56da qaada. Su’aal: waa adiga yidhi digaagu wuxuu u baahanyahay heerkul kulul ee ma waxaad kawadaa xerada digaagu inay wada laydh tahay? Mise nooc kale oo diirimaad ah? Magaalo heerkulkeedu yahay “34C” digaagu ma u baahanyahay kulayl dheeraad ah?
@aishayusufxirsi1733
@aishayusufxirsi1733 5 жыл бұрын
Mahadsanid wllo Waan kaa faaiday Jasaaka allah
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Wa iyaaki wllo muhiimadaydi waa inaan walalahay waxaan ku dhaamo u faaideeyo
@QAYSTUBE
@QAYSTUBE 5 жыл бұрын
Mahadsanid kheyr allaha ku siiyo wlle Instegram ma isticmaalo xgee kale oo kaala soo xiriiraa number ama facebook gaaga iisoo dir wlle
@hanahamid9300
@hanahamid9300 4 жыл бұрын
Zhp Aad baad U Mahadsantahay
@aliadfxc5456
@aliadfxc5456 3 жыл бұрын
Masha llah sxb sara
@maarigadam4835
@maarigadam4835 5 жыл бұрын
Mansha Allah wax weeen baan ka faa iday
@kbpost6947
@kbpost6947 5 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@SARYANGRAPHICS
@SARYANGRAPHICS 4 жыл бұрын
Asc sakrya wad mhdsntyh marka hre. Een waxaan rbaa inan ogaado qiimaha qalab Aan rabo inan ku asaaso shirkad yar oo sosarto plastic and glass bottles
@mohamedabikar4377
@mohamedabikar4377 2 жыл бұрын
masha allah walal qiimaha deliveryga maku jira
@esara.mohamed3888
@esara.mohamed3888 Жыл бұрын
Interested
@maxamedaxmed6324
@maxamedaxmed6324 5 жыл бұрын
Wllo waad mahadsantay xageebaan ka LA soo xidhiidhi karnaa ilahay khair hakusiiyee
@kaysecumar6842
@kaysecumar6842 4 жыл бұрын
Sc.sakariye waxan.ubahnay.telefonkaga
@hayaan2418
@hayaan2418 Жыл бұрын
Lkn su aal waa arin fiican balse koronto lacgtiidu soo qaali maaha soolar mala isticmaali karaa
@ibrahimxuseyn6693
@ibrahimxuseyn6693 5 жыл бұрын
masha allah walal mahadsanid
@mohamedjuujamj5219
@mohamedjuujamj5219 5 жыл бұрын
zxb adiga manala wadagi karta caqabadaha kala kulantay dhaqashada digaaga iyo sababta hada mashiinka iskaka iibanaysid
@ibrahimmohamud3144
@ibrahimmohamud3144 2 жыл бұрын
Asc adiga hada digaaga makashaqeysaa
@xirsi.ducaale
@xirsi.ducaale 3 жыл бұрын
Masha allaah
@abdiselamhajinur4863
@abdiselamhajinur4863 5 жыл бұрын
Maa shaa Allah Allah
@abdirizakraage5873
@abdirizakraage5873 2 жыл бұрын
wll mashiinka 100 doolar ahhageekahelayaa
@apdirihmaanabdilaahi8802
@apdirihmaanabdilaahi8802 2 жыл бұрын
Caanaha riyaha wll talo iga siiih warshad malaga dhigi karaaa
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 2 жыл бұрын
Qoraalka Hala saxo
@caliyowibrahim982
@caliyowibrahim982 2 жыл бұрын
Qalabka Qaalisanaa ! Saaxiiboow Xageen kaheli karnaa maal galin si aan wax soo saar uyeelano
@baylood.germany
@baylood.germany 5 жыл бұрын
Mahad korkaga ha ahaato wll sakariye waan kula soo xiriir doona markaan diyaar soo noqdo insha alh instgramkaga waan haya si aad igu soo gado mishiinada iyo qalabka kale from Germany 🇩🇪
@piamichl7964
@piamichl7964 5 жыл бұрын
Beylood ka sxb waan ku salaamay Share ma galna sxb from Vienna
@baylood.germany
@baylood.germany 5 жыл бұрын
Waan ka qaday sxb waa caadi liph fb ama meel an kala so xiriiro iso qor insha alh
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Adaa mudan walal markasta diyaar baan u ahay inaan inshallah kula qabti waxaad dhankayga uga baahato ilana soo xidhiidh markaad diyaar noqota.
@piamichl7964
@piamichl7964 5 жыл бұрын
+Baylood Ka Lil abdirahim waa instagramka Bro
@Zamzam-qm6xv
@Zamzam-qm6xv Жыл бұрын
Nabarka bugs laga helo waa qalad
@jaamachassan9776
@jaamachassan9776 2 жыл бұрын
Mashinka ukunta oo 100 xabi qaado ayan rabaa walaal
@jilaanikayd4946
@jilaanikayd4946 5 жыл бұрын
Ascbro Fadlan Links yada Maschinen meelaha ama online stores ka laga helo ka description ka noo gureeb please.
@daljir1176
@daljir1176 4 жыл бұрын
waxd ka heleysaha mogdisho
@daljir1176
@daljir1176 4 жыл бұрын
waxd ka heli kartaha mogdisho machine dilaciyha ukuntaba
@user-go7sb9lj2x
@user-go7sb9lj2x 6 ай бұрын
Wan kusalamay sxb zakariye Aad ayaad u mahadsantahay talooyinka aad bixiso waa kuwo dhaxal gal ah Anigu waxan kamid ahay dadka inta badan kula socda lkn walalo wax dhaqdaa digaag dhalmadii ayey yareeyeen digaagi aan haystay Waxan kaaga baahanahay tallo Maxay u bahanyihihiin oon siiya 13:39
@alisharif9545
@alisharif9545 5 жыл бұрын
ASC waxaan kaaga baahanahay magacyada mashiinnada inshalah
@daljir1176
@daljir1176 4 жыл бұрын
incobutar
@abdirahmanmohamed7727
@abdirahmanmohamed7727 Жыл бұрын
Asc zakariye walalo numberkaga xagee ayaa lagaaga so xidhiidhi karaa
@esara.mohamed3888
@esara.mohamed3888 Жыл бұрын
21biri
@dayibaxmed460
@dayibaxmed460 4 жыл бұрын
thank you wll qli
@awalekulmiye4701
@awalekulmiye4701 5 жыл бұрын
Suaal aanu ka weydiiyo walaal digaaga ukuma ha loo dhigaayo ma ku wii digaaga mise iyaguna waa bacramin
@saddambarrow6364
@saddambarrow6364 5 жыл бұрын
2 daba
@al-kheyrherbalcenter3608
@al-kheyrherbalcenter3608 3 жыл бұрын
شكرالك
@profhamse5
@profhamse5 5 жыл бұрын
sakariye mahadsanid sxp
@caarshechannal7866
@caarshechannal7866 4 жыл бұрын
Tnx macalin
@feysalabdirahman1849
@feysalabdirahman1849 Жыл бұрын
Cinwanka ama suuqa aan ka heli karo website laga heli karo
@simranabdimaxamed7226
@simranabdimaxamed7226 4 жыл бұрын
Asc walal mishiinka ukunta qarxyo ayan u baahna mida 10ka xabo qarxso
@qiimanolashachanal8689
@qiimanolashachanal8689 5 жыл бұрын
Wll mishi har baan u baha wll lambarka isoo qor
@daljir1176
@daljir1176 5 жыл бұрын
wll waxn ubahanahay qalabka lagu qarxiyo digaga adoorali ah xagee ka helaa adoorali
@shamsudinmohamed8053
@shamsudinmohamed8053 4 жыл бұрын
thanks wllo
@xalwocumar9041
@xalwocumar9041 Жыл бұрын
Saaxiib mushiin kacan kosamiismahile kara
@aadancilmigayre1136
@aadancilmigayre1136 2 жыл бұрын
war nio lambaradadan maba jiraan mana galayaanba
@maxamedcabdi8405
@maxamedcabdi8405 Жыл бұрын
sxb waxn leeyahy 200 oo xabo oo digaag sxb lkn qalabka xageen ka helaa sxb
@maxamedmahraawi1626
@maxamedmahraawi1626 Жыл бұрын
xagaan ka doonaa walall
@aadanyuusuf4920
@aadanyuusuf4920 Жыл бұрын
Waxan ubaahsnahay
@jokarmaxmed1170
@jokarmaxmed1170 4 жыл бұрын
👨‍💻👷‍♂️👷‍♀️
@hamzagamesom7562
@hamzagamesom7562 5 жыл бұрын
Reer mogdisho qofki ubahan aniga aya uhaayo
@saddambarrow6364
@saddambarrow6364 5 жыл бұрын
Facebook gaada iisoo qor fadlan
@deekmohamed8567
@deekmohamed8567 Жыл бұрын
Asc
@yasinmohamed844
@yasinmohamed844 5 жыл бұрын
walaal magacaygu waa Yasin. waxaan joogaa uk waxaanan jeclaa inaan helo buugan ee mayaalaa uk. thanks
@daljir1176
@daljir1176 4 жыл бұрын
waxa uu yalaha somaliyaha mogdisho machine ka dilaciyha ukunta
@abdullah-el9qq
@abdullah-el9qq 4 жыл бұрын
buugan dukaamada somaalida buu yaaley markii igu danbaysay Birmingham UK.
@faisfarah1620
@faisfarah1620 3 жыл бұрын
Add baad u mahadsantahay u faaiidaynta dadkaaga Walaal ama adeer I aan jaawsynahay baan u Malay ayaa year what’s up ma leedahay aan Kamala soo xirriiro
@mabprez4951
@mabprez4951 3 жыл бұрын
asc waan rabaa mashiinkaas
@abdurazakelmi1779
@abdurazakelmi1779 4 жыл бұрын
asc walaal aad iyo aad ayaad umahadsathy waanankahelay fikradaada iyo qaabka aad usoo gudbisay lakin haan kula kaftamee waxan kuwaydiinlahaa hadaad marka hore bilowday maxaad ujoojisay oo kuhelay,miyaad ku khasaartay mise intaad kafaa'iday ayaad ganacsi kale u gudubtay?
@afkaar7296
@afkaar7296 Жыл бұрын
Mishiinku zxp ma qudhmin karaa beedka ama ukunta
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
May laakiin inaan korontadu ka damin waa muhiim
@siadcabdihusen4390
@siadcabdihusen4390 5 жыл бұрын
walal xagee kahelayaa ukunta
@mowliidsaciid856
@mowliidsaciid856 2 жыл бұрын
Lkn digaaga maxaa fatamiin u ah
@mogadishu2572
@mogadishu2572 3 жыл бұрын
Intee kaala soo xiriiraa sxbow telkaaga
@fardawsosaeed325
@fardawsosaeed325 4 жыл бұрын
Wlle ani somliya bn joga xage ka heli karah
@abdirisaqawil7475
@abdirisaqawil7475 3 жыл бұрын
Sxb sakariye la taliye wacan Ayaa tahay Waad ku mahadsantahy
@ifiyoaakhiro8513
@ifiyoaakhiro8513 5 жыл бұрын
Ninyohoow hore waxaan isku daya waxaan hore un sameeyay meel digaaga lagu xanaaneeyo balse bahalka cuduro badan ayaa ku dhaca daawo ama talaal si loogu helayo ma garan
@gabariwahooyaded6714
@gabariwahooyaded6714 2 жыл бұрын
Ma somalia dhexdeda wll
@amiishchoking4952
@amiishchoking4952 4 жыл бұрын
Xagen
@siraliyoonsiraliyoon6611
@siraliyoonsiraliyoon6611 5 жыл бұрын
Ganacsiga digaga waxan bilabaya 2020 bn bilabaya sxb
@gabariwahooyaded6714
@gabariwahooyaded6714 2 жыл бұрын
Wll maku faaiday oo maku barakoobay
@ubuuxamzaalqoryooliy2972
@ubuuxamzaalqoryooliy2972 3 жыл бұрын
Soolar malugu idicmAALI KARAA MEEL TUULO AH
CAMBE BEERO QAAB CASRI AH OO FAA'IDO BADAN
13:56
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 45 М.
Чёрная ДЫРА 🕳️ | WICSUR #shorts
00:49
Бискас
Рет қаралды 5 МЛН
а ты любишь париться?
00:41
KATYA KLON LIFE
Рет қаралды 3,1 МЛН
Вы чего бл….🤣🤣🙏🏽🙏🏽🙏🏽
00:18
500 DOLLAR KU BILOW MASHRUUC DIGAAG
12:58
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 54 М.
Wax ka Ogoow Caafimaadka Shimbiraha ama Digaaga la Dhaqdo by UofM
19:30
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 1,7 М.
Poulry Production Episode 1
10:45
PARO Orgnization
Рет қаралды 2,1 М.
SIDA LOO BILAABO MASHRUUC DIGAAG
11:37
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 60 М.
5 GANACSI OO XIISO BADAN 2019 LA HIRGELIN KARO
14:41
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 49 М.
3 GANACSI WARSHADOOD ILA DAAWO ( REACTING 3 SOMALI BUSINESSES )
12:34
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 43 М.
GANACSI MAGAALO KASTA LAGA FURI KARO FURSAD FIICAN LEH 🐪🥛
11:23
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 43 М.
Чёрная ДЫРА 🕳️ | WICSUR #shorts
00:49
Бискас
Рет қаралды 5 МЛН