7 Dhibaato oo ay Kaliya Dadka Caqliga Badan la Kulmaan

  Рет қаралды 25,690

HOYLAMP

HOYLAMP

3 жыл бұрын

Dadka caqliga badan, maxay tahay dhibaatooyinka ay la kulmaan dadka caqliga badan. calaamadaha dadka caqliga badan ay leeyihiin ama caqabado iyaga u gaar ah.
haddaad nagu cusubtahay waxaad noogu soo biiri kartaa adigoo SUBSCRIBE dhaha channelka HOYLAMP / @hoylamp
sidoo kale haddii aad dooneyso inaad barnaamijyadeena kale ee muhiimka ah aad la socoto,
waxaad nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Facebook: / hoylamp
Instagram: / hoylamp
Twitter: / hoylamp
Tiktok: www.tiktok.com/Hoylamp

Пікірлер: 96
@Yaasir_1
@Yaasir_1 3 жыл бұрын
Wll sidee qof caaqil ah u caajis badanyahay iga daadagi taas wll mahadsanid
@HOYLAMP
@HOYLAMP 3 жыл бұрын
Walal qof walbo oo Caaqil ah micnaheedu ma aha inuu caajis badanyahay. Lkn marka la fiiriyo daraasadaha arrinkaan lagu sameeyay Caajiska wuxuu kamid yahay waxyabaha caqabada ku ah dadka Caqliga badan. Dadka Caqliga badanna qasab ma’aha in ay hal wax dhammaan ka wada sinnaadaan.
@amaalabdifatah9527
@amaalabdifatah9527 3 жыл бұрын
qofka caqliga badan uu ka hadlayo waa dadka maskaxda ka shaqeeya lkn gacmaha ka shaqayn kerin marka qurbaha imaado ayaad ogaan kartaa dadka waa laba qaybood
@Yaasir_1
@Yaasir_1 3 жыл бұрын
@@HOYLAMP 👍 thank wll
@Yaasir_1
@Yaasir_1 3 жыл бұрын
@@amaalabdifatah9527 thanks sister
@user-dc1pe5id9r
@user-dc1pe5id9r 5 ай бұрын
Wuxu ucajisbadanyshy wa dad maskaxdodu si fast ah ushaqayso maskaxda sbbla xidhidha weye cajisnimadu iyo hurdo yarida
@khadrawarsame1468
@khadrawarsame1468 3 жыл бұрын
Horta anigu waan isku arky mid mooyee (dhafarka habeenki)
@imranhusein9267
@imranhusein9267 2 жыл бұрын
Ar dadkeena wada cabqari waaye wlhi maasha Allah intan dhan hadey calaamadahaas wada leeyihiin m.a
@kamaalhasan763
@kamaalhasan763 3 жыл бұрын
Wow Asxaabul dhafar ani waye no. 1
@abdiisse5696
@abdiisse5696 3 жыл бұрын
Sxb xage kalaso xariiri karaa dhibato ihesato🥺🥰
@hodonawil7025
@hodonawil7025 3 жыл бұрын
Masha Allah waa barmaamij qiimo leh qodobka 1aad mar mar aan horay useexan marna aan cadi useexdo kan labaad mooyee inta kleba wan leeyahy mhdsanid Saad noola wadaagty walaal ❤️❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏👏👏👏
@xasanbk7550
@xasanbk7550 Жыл бұрын
Dhaman waan leeyahay sifoyinkan runtii
@adamcalihafow5354
@adamcalihafow5354 2 жыл бұрын
Haa in badan ayaan is ku arkey Calaamadahan..
@asadcabdirisaq7894
@asadcabdirisaq7894 3 жыл бұрын
Mashaallah mashaallah keep going walaalka😍💯
@engadammohamed3416
@engadammohamed3416 3 жыл бұрын
Masha allah dhamman calamadaha waan leyhy mhdsanit wlloh
@somkey4647
@somkey4647 2 жыл бұрын
Masha Allah dhamaan calaamada haas waan leeyayah
@amaalabdifatah9527
@amaalabdifatah9527 3 жыл бұрын
dadku waa laba qaybood qaar maskaxda ka shaqeeya iyo dad gacmaha ka shaqeeya tusaale ahaan qof maskaxda ka shaqeeysiiya ma awoodo sidda shaqooyinka guri dhiska waxyaalaha gacmaha laga sameeyo sidda farshaxanka marka qofba wax ayuu awood u leeyahay
@imranhusein9267
@imranhusein9267 2 жыл бұрын
Maku fahmin
@khadraguuleed3058
@khadraguuleed3058 3 жыл бұрын
Mnsh allah wll hore usoco
@Islaam1442
@Islaam1442 2 жыл бұрын
Manshaa allah WlloH maanta markii aan isku arkay astamaha aad sheegayso gabi ahaan waxa ay ii noqotay dhiiri galin
@ASALAFGOI
@ASALAFGOI 3 жыл бұрын
Thanks brother
@Sabirinali-rn4wv
@Sabirinali-rn4wv Жыл бұрын
Wxaas dhan waa haybad alle ayaana ugu mhdinyaa inaan 6 kamid ah leyahy
@user-ir4mv3co7p
@user-ir4mv3co7p 2 жыл бұрын
Dhammaan wallaahi waan is ku arkay
@ujeedoofficial8748
@ujeedoofficial8748 3 ай бұрын
Wall siddsas mrr ayaan sidasa ahhanjiray alle waa igaggudbiyay
@malapohmalapo5795
@malapohmalapo5795 Жыл бұрын
Wlhi xanunbaaba moodaye hurdo la.anta iyo in hurdada laga daaho alx ani laysi mahi kumana lado Mel xun xoriyad la.anba darema badn waliba dadka dhan go.anba ka qaata ama wan islayna 😭 qof iga shaki badn majiro cidladaba jeclahy
@user-wd8tc3vt6n
@user-wd8tc3vt6n 2 ай бұрын
Haa wll waniskuarkay 😊
@user-rp2rl3ns6h
@user-rp2rl3ns6h 7 ай бұрын
Dabcan haa mahadsanid wll ❤❤❤😅😊
@haleenaahmed4183
@haleenaahmed4183 3 жыл бұрын
Labda u horeya marka laga reebo dhamaan inta kaleba waan leeyayhay
@sompodcastmedia2023
@sompodcastmedia2023 3 жыл бұрын
I like 👍♥
@hamdayusuf4515
@hamdayusuf4515 3 жыл бұрын
Alx intapa waan leyahay💯
@MaamaaHooyo-sb4km
@MaamaaHooyo-sb4km 6 ай бұрын
Gabi ahan waaisku arke
@batuulomaxamed-gc3ie
@batuulomaxamed-gc3ie 4 ай бұрын
Haa walal astamahan noo dhaan wan soo arkay ❤❤❤❤❤ mahad sanid ❤❤❤❤❤
@HIGSITRADING
@HIGSITRADING 2 жыл бұрын
Walahi inta aad sheegtayba waan leeyahay xataa malahi waxa lamane ah sababto ah waxa aan u aqaan ciyaar ito wakhti lumis sababtoo ah maadama oo aanan guur diyaar u ahayn ma jirto sabab aan lammane u samaysto
@jaceylma138
@jaceylma138 2 жыл бұрын
Haa waan isku arkay
@Nationalchannel1960
@Nationalchannel1960 2 жыл бұрын
Waakuwataa
@munacawo9211
@munacawo9211 3 жыл бұрын
M.ALLAAH dhamaan isku arkay
@Hassanshiine29
@Hassanshiine29 2 жыл бұрын
Anigaa iga hadshi💥💥
@aadanpubg9798
@aadanpubg9798 Жыл бұрын
Haa sxb wan iskuarkay calmadaha
@Xasancadde-gt3yz
@Xasancadde-gt3yz 4 ай бұрын
100%waanleeyahay
@kaafiyobilenuur6782
@kaafiyobilenuur6782 Жыл бұрын
Haah waan iskuarkay ys
@aaminaibraahimayaanle4326
@aaminaibraahimayaanle4326 2 жыл бұрын
Haa wll dhammaan waa leeyahay inta aad sheegtay
@shaafkamedia2763
@shaafkamedia2763 3 жыл бұрын
Waa calaamadaha doqomada
@iqraqueen7408
@iqraqueen7408 3 ай бұрын
Hal midna kma mid tihi😂😂😂
@mustafeciisecali9967
@mustafeciisecali9967 2 жыл бұрын
Wll waqti ayay igu qaadataa inaa qof wart0 meeshaa aan zeexdo waan ka kacaa uun wan seexdaa uun
@wll494
@wll494 Жыл бұрын
Wxn oo dhan aad sheegtay way igu dhaceen ilaa hadana waan ku jiraa
@SUHAYBJOKEF2021pk
@SUHAYBJOKEF2021pk 6 ай бұрын
Haa zxp wxaba aniga ayey i haystaan dadakna ma dhexkalo bdnka kali u socso ayaan ahy waana fakar bdnahy aad ayaan iskaga ilaaliyaa inaan fakar bdn bixiyo
@mohaqadar5096
@mohaqadar5096 3 жыл бұрын
Pro halahaa sheegtay waan ahay
@user-pe6gj7ti3e
@user-pe6gj7ti3e 5 ай бұрын
Dhaman wan ahy 😊
@fmdarmygirl1776
@fmdarmygirl1776 2 жыл бұрын
Zaaid caajisooley uma ah ahi lkin inta kale oo dhan waan leeyahay
@ismaciilfaraxcaarshe6949
@ismaciilfaraxcaarshe6949 2 жыл бұрын
Inader inaga wxa ihaysta dhibaato dadka dhan waxan u arkaa cadow qofka xitaa haddu yahay walalkey ma aamino midda kale habenkii ma hurdo dqdka dhexdooda wan ku diqadodaa waxan haben walba u hurda tagaa eyda muddo 3sano ah ayanne hawshan isku arkay qofka iso waca xiliga an fakarayo waxan iska weydiiyaa suaal talow muxu kuso wacey markaa hadda xitaa gobaha wax laga cuno wan ka lexdaa waxa laga yabaa in aan hal mar isbucii hudhelka galo balse inta kale safari ban wax walba ku qataa
@maxamedxasan5441
@maxamedxasan5441 3 жыл бұрын
Waan leeyahay xalay toban saac ayaa laigu gaaray wllhi
@sumayasuus2626
@sumayasuus2626 2 жыл бұрын
Dhinkas dhan wa iheestaa Marmar dhibkaaas aanba ka fikiraa
@mustafecabdiqaadirmaxamud4201
@mustafecabdiqaadirmaxamud4201 3 жыл бұрын
kelinimda aad ban ujcelhe in an dad ku dhex jiro waxn u arka culyse dhib igu ah
@geeleibraahimcusmaan8041
@geeleibraahimcusmaan8041 Жыл бұрын
Qodobadaan waa kuwa cabada igu ah Saxb waxaa iiga jawabtaa maxaa xal u.ah aamuska? Mahadsanid
@nassiribraahim2584
@nassiribraahim2584 Жыл бұрын
Anigaa ah dadkaa
@ismaacilcalixashi157
@ismaacilcalixashi157 2 жыл бұрын
T Sxb malihi mana Radiyo waxa kale ona leheen jacel gabadh hadaan isbarano waxey rabtaa inaa lahadlo mar kasta oo isoo wacdo 𝐀𝐧𝐚 sida badan maba qabto telka abbto ah ama wa leyla joga ama shaqaa Ku jiraa 𝐀𝐧𝐚 waxan jeclahay Anoo kaligeya inaa lahadlo
@abdirahmanamukhtaar8590
@abdirahmanamukhtaar8590 2 жыл бұрын
Yes
@suhaybcllaahi6455
@suhaybcllaahi6455 3 жыл бұрын
Mahadasanid
@Nationalchannel1960
@Nationalchannel1960 2 жыл бұрын
Sxb dabeecadeydaad sheegtay wllhi
@user-jx4zf6zf4e
@user-jx4zf6zf4e 6 ай бұрын
Waxaabad moodaa in ani laygasameeyyy😢
@user-dc1pe5id9r
@user-dc1pe5id9r 5 ай бұрын
Intanba waan ahay
@sayidhassan5833
@sayidhassan5833 Жыл бұрын
Sxb astaamahaan dhamaantood lkn uma arko anigu caqli badnaan
@saadoali9892
@saadoali9892 2 жыл бұрын
Haa
@HodanIsmaciil-yy6jv
@HodanIsmaciil-yy6jv 7 ай бұрын
Anaa ka mida dadka fakir kabadan hadana aan jecelayn inay dadka la saxiiban
@wahiibabdilahi8792
@wahiibabdilahi8792 2 жыл бұрын
Wall xalka aan calaamadahas UGA gudubno nala soo wadaag muuqalka dambe
@queenqeyriya9505
@queenqeyriya9505 3 жыл бұрын
Waan isku arkay ayaga dhan
@zaamwarzame4616
@zaamwarzame4616 3 жыл бұрын
Waxan ahay shakhsi aad u Caqli badan 🤤😂waxan seexdaa ugu danbyn 1:00 da sababtana in badan ban raadiyay waxan gaadhay heer aan isugu taagi waayo hurdo fiid markaston fiid jiiftona 1:00 gam,aaa waxa kalo proplem igu ah waxyaabo yar yar o normally ah dadkuna waxba kaso qaadin 👌😌😍👋🤤
@adenawalehomar4502
@adenawalehomar4502 Жыл бұрын
Intad shektay dhamantod wanlehay runti lamanahagu markasta sexo iyay idhahda
@yurubahmed2308
@yurubahmed2308 2 жыл бұрын
Wlhi anigu dhibaato badan o aad sheegty aya i hysata habeen kii wan so jeedi kara intan rabo inta badana maskaxda aayan ka shaqy siyaa si saaida mana aqaan sabata tas o hurdada iga kaxysa mida labad inta badan waxan jeclahy inan kaligy ahaado iyo inan aamus naado xita anoo dad kudhex jira anan hadl badn odhan mida sadexaad inanan dadka inyar moyane inta kale anaan is fahmin meshay afr qof maryso hal qof ayan la shekysan kara iyo inanan jeclyn in lay amro lkn hal mid o ad sheegtay o qudha ayanan isku arag taso ah waxn jeclahy meshan sexansyo inay noqoto meel aad u nadafad badan pls maxd igula talin lahyd adigu
@HOYLAMP
@HOYLAMP 2 жыл бұрын
M.a wll, dadka in badan ayaad ka duwan tahay haddii aad inta badan isku aragtay calaamadaha. Waxaan kugula talinayo ayaa ah in aad si fiican uga faa'ideysato habdhaqankaa uu Ilaahay ku siiyay. Nolosha hormarro waaweyn ayaad xaqiijin kartaa.
@faadumomuxameddacar6912
@faadumomuxameddacar6912 2 жыл бұрын
Imtixaan wali madiyarin 8 iyo barkii waxan jira 12 dadkii waa horey sexdden walaahay hadàan is dhoho 1 sexo waliga iguma soo dhacayso waxaan ahay gabar magacaygu waa maryan waxaan aha currad waxaan ahay mid kali ah bilaa saxiib xataa iskuulka malihi waxaan ahay mid fakur badan hadan waxaan ku fakarayo intaan soojeedo habeenkii bay maskaxdu soo dey neysaa hadana imtixaan markaan galayo maxasuusto biri imruxaan baa isugaya hadana wali waan soo jeedaa isoo ducýبسم الله
@ismahaanmohamed2482
@ismahaanmohamed2482 2 жыл бұрын
12jir mobile isticmalaya iska jajabi mobilka hbo markasa wax baranaysaye
@faadumosiciid2536
@faadumosiciid2536 2 жыл бұрын
inaad ani iga hadleebaa moodaayayba🤣🤣
@dawahmuxaadaro7151
@dawahmuxaadaro7151 2 жыл бұрын
Calamadahaas Waan is ku arkey
@hoodomohamed4466
@hoodomohamed4466 3 жыл бұрын
Caajis, dhafar, Xoriyad la'aan meelna Ha u dhaafin
@asmafurin7162
@asmafurin7162 3 жыл бұрын
Wllhi intba wn leyahy aan ka aheen hurdada habenki wa un sidan anigu doono hdan doono xili hre wn sexan kraa hdan donana hbnka dhan wn so jeedi kra
@markahorealaah8793
@markahorealaah8793 3 жыл бұрын
aniga dhamaan intaan aad sheegtay waan leeyahay san
@sharmacadewaawiilgeesi6613
@sharmacadewaawiilgeesi6613 2 жыл бұрын
Waan isku arkay 7 dhibaato oo aad sheegtay mhadasanid
@bubggirl5952
@bubggirl5952 3 жыл бұрын
M,a dafarka io googasha kaldadsan io xoriyo la,aant waisku arkey halhas🥰🥰😙❤
@IsraIsra-id6hs
@IsraIsra-id6hs Жыл бұрын
Haaa waliba waxa dhan waay iso mareen dhamntoodna waan isku arkay😐
@xassanxabbad750
@xassanxabbad750 3 жыл бұрын
Yaab inta aad sheegtay ayaa ba ahay inad isoo ogaatay ayaaba uqaatay wlh
@faraxdagan7507
@faraxdagan7507 3 жыл бұрын
2bada hore mooye inta kaleba wan leyahay
@cabdilaahiciiseismaaciil6855
@cabdilaahiciiseismaaciil6855 2 жыл бұрын
Has qaarbaan isku arkey
@SharmaakeAadan-hj2eb
@SharmaakeAadan-hj2eb Ай бұрын
Walhi 7 wanleeyahay
@NimcoDegan-ch1rh
@NimcoDegan-ch1rh Жыл бұрын
Ani wàaye
@abdimahamedali8144
@abdimahamedali8144 4 ай бұрын
,5 xabo uun baad sheegtay taliye
@bushrahafsa931
@bushrahafsa931 2 жыл бұрын
All way isomaren 🙄
@qadrokeyf4341
@qadrokeyf4341 3 жыл бұрын
Haakuligoodba
@hamdidaudmohamed4466
@hamdidaudmohamed4466 2 жыл бұрын
Wasax
@allawayn
@allawayn 2 жыл бұрын
Qaar ayan isku arkay dabeecadahan
@Zirka-ez9ey
@Zirka-ez9ey 3 жыл бұрын
Wll anuu wxba ma akhriyo mxaa sameeyaa si aan u akhriyo wll isoo sheeg ilaahy baan kugu dhaarshee
@HOYLAMP
@HOYLAMP 3 жыл бұрын
Wll waxa ugu horreeya ee aan kuugu la talinaayo waa in aad ku bilowdaa buug aad jeceshahay ama mowduuc aad xiisaynayso ka hadlaayo, sababta oo ah waxa ugu horreeya ee qofka wax akhriska nacsiiyo waa in waxa uu akhrinaayo ayna macno u sameynaynin. Maalin kastana haba yaraatee waqti u qorshee aad wax akhriso. Waxa ugu muhiimsanna waa in aad isku daydo in waxa aad akhrinayso aad jeclaato, xitaa haddii aad jeclayn isku day in aad jeclaato buuga aad akhrinayso. Maalmaha ugu horreeya ha isku qasbin in aad wax badan akhriso, noloshaada lamay qabsan isla markaana in aad nacdo ayaa dhacaysa. Si tartiib-tartiib ah ku billoow ilaa aad kala qabsanayso, maalinba maalinka ka dambeeyo sii siyaadi waqtiga aad wax akhriska u qorshaynayso. InshAllah muuqaal ayaan uga hadli doonaa mowduucaan oo faahfaahsan.
@Zirka-ez9ey
@Zirka-ez9ey 3 жыл бұрын
@@HOYLAMP thanz wll
@mustafecabdicusman8445
@mustafecabdicusman8445 3 жыл бұрын
Shaman isomaren
@motivationsnature8946
@motivationsnature8946 3 жыл бұрын
4 clmdo ayaaba iigu jiro 7 cmldo
Haddii aad intaan Sameyso Kalsooni Rajo Haka sii Qabin
6:48
Astaamaha Lagu Garto Qofka Fariidka
8:58
MarjaanTube
Рет қаралды 14 М.
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 8 МЛН
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 133 МЛН
Ma Tahay Qof Xishood Badan oo aan Dadka Dhexgeli karin?
8:03
Astaamaha dadka caqliga badan
6:52
Filo Academy
Рет қаралды 7 М.
7 dhaqan oo maskaxda dhib u geysta
11:15
Caafimaad News
Рет қаралды 139 М.
SIDA UGU WANAAGSAN EE LOO LA DHAQMO QOFKA XAASIDKA AH?!
23:53
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 11 М.
5 caadooyin la yaab leh oo ay leeyihiin dadka caqliga badan
4:35
AYuub Bashiir
Рет қаралды 7 М.
xiriirka u jar !  Nooca saaxiibada kamid ah , tilmaamo xun xun
12:35
Afarta Nooc ee Shakhsiyadaha Dadka   Midkee Tahay
3:18
HOYLAMP
Рет қаралды 6 М.
Dadka Aamusan Iska Ilaali | Dabeecada Dadka Aan Bulshada Dhex Galin
13:18
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47