Haddii aad intaan Sameyso Kalsooni Rajo Haka sii Qabin

  Рет қаралды 9,624

HOYLAMP

HOYLAMP

Жыл бұрын

Kalsoonidu waa furaha waxwalba. haddii aad isku kalsooneyn dhibaatooyin nafsiyeed ayaad si joogta ah ula kulmaysaa. hadaba iska ilaali qodoba
haddaad nagu cusubtahay waxaad noogu soo biiri kartaa adigoo SUBSCRIBE dhaha channelka HOYLAMP / @hoylamp
sidoo kale haddii aad dooneyso inaad barnaamijyadeena kale ee muhiimka ah aad la socoto,
waxaad nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Facebook: / hoylamp
Instagram: / hoylamp
Twitter: / hoylamp
Tiktok: www.tiktok.com/Hoylamp

Пікірлер: 29
@HOYLAMP
@HOYLAMP Жыл бұрын
Soo dhawaada saaxiibayaal intiina soo jeeda :) kuwa jiifa beri bay daawane 😀
@HamseKosaar-gd5ny
@HamseKosaar-gd5ny 22 күн бұрын
Waa iroyo qofka qalbiga daboolka kafuraya
@asmagob3745
@asmagob3745 Жыл бұрын
Manshaallh
@anisa1718
@anisa1718 Жыл бұрын
Mahadsanid 💖💖
@Lion_gamer10
@Lion_gamer10 Жыл бұрын
Wll Hoylamb talooyinkaagu aad bay i anfaceen thnks lbh👍🙂
@HOYLAMP
@HOYLAMP Жыл бұрын
Wow aad bay ii farxad gelinaysaa :) soo dhawoow sxb.
@mustafeshaakir8758
@mustafeshaakir8758 Жыл бұрын
Waad I Caawisay Sxb Mahadsanid ✊🏻💯
@fatimaibrahim7757
@fatimaibrahim7757 Жыл бұрын
Walalayal muradan leyahay si niyad leh igu so duceya inu alle I sahlo🥺dhamantena janatul fardow alle ha nagu kulmiyo amiin.
@HOYLAMP
@HOYLAMP Жыл бұрын
Alle muraadkaaga hakuu rumeeyo wll. Aamiin
@qosol
@qosol Жыл бұрын
Aamiin abaayo ilaahay Hakuusaklo muraadkaaga
@ayaanaxmed2549
@ayaanaxmed2549 Жыл бұрын
wll imtixaan ayan galayaa isoo duceeya wll in uu ilahay ii fududeeyo😊ilahay naarta haynaga xoreeyo kusali nabi Muxumed wll salalaahu calayhi wasalam ❤
@Kowsar15
@Kowsar15 5 ай бұрын
Thank walkey 🏃‍♀️
@hassannoorali2586
@hassannoorali2586 Жыл бұрын
Asc asxabta. Setihin. Waxan raajenayo in si fecan cafimad qabtiin. Waad kumahadsantihin damantiin.
@HOYLAMP
@HOYLAMP Жыл бұрын
Wcs wll Hassan
@user-xg4zt2jl7e
@user-xg4zt2jl7e Жыл бұрын
Masha allaah
@abdirahmanmowlid862
@abdirahmanmowlid862 Жыл бұрын
waa arin aad mooda quluubta dadka ku jirto
@alihassanhuseein1680
@alihassanhuseein1680 Жыл бұрын
Mahdsnid ustaad keep going
@AbdirahmaanAbdilaahi-ll9ln
@AbdirahmaanAbdilaahi-ll9ln 10 күн бұрын
😮
@MusseAbdi19
@MusseAbdi19 Жыл бұрын
M.a horay usoco hoylamp
@HOYLAMP
@HOYLAMP Жыл бұрын
Mahadsanid sxb
@tigowofficial9708
@tigowofficial9708 Жыл бұрын
Nio Wlhi Ma jecli in Comment aan Qoro Xaqiiq lkn Adiga Mar Wlba Xalada aan ku jiro aya ka Hadashaa Xaqiiq inta aad shegtay waan sameya wliba dad aan aya u amaanaa waxay qaban xita wan ku amanaaa 📚🙋🏻‍♂️
@HOYLAMP
@HOYLAMP Жыл бұрын
Wow aad baan ugu faraxsanahay sxb, waxaan rajeynayaa in muqalka uu ku caawiyay :)
@mohammedaden1840
@mohammedaden1840 Жыл бұрын
Aniga hal fikrad ayaan kuu haayaa " soo ma jiraan vedio ama muuqalo la istecmaali karo oo islamic ah, waayo waxaad istecmaashaashaa muuqaalo gaaleed"
@HOYLAMP
@HOYLAMP Жыл бұрын
Nio aad bay u adagtahay, intanba saan u filter gareynayay oon u kala shaandhaynayay baan ka soo reebay. Waa intaan islahaa way ugu haboon yihiin. Sxb ila soo wadaag any Islamic clips, markaa waan isticmaalaynaa.
@mohammedaden1840
@mohammedaden1840 Жыл бұрын
@@HOYLAMP masha Allh!! wll waad ku mahadsantahay jawaab celin taada quruxda badn , lkn inkastoo aynu nahay Muslimiin nalagu waa jibiyay indhaha oo aan daboolno kana daboolno xumaha marka waxaan go'aansaday iney fiicneen gaaladaan dhaqan iyo xishood iyo diin toosan aysan haysan annagana wadadooda halaagga ay nagu ridayaan oo aan ka dheeraano si aan iimaankeena u ilaashano .
@HOYLAMP
@HOYLAMP Жыл бұрын
Waa sax walal. Insha Allaah inta karaankeyga ah waan dadaalayaa :)
@maxamedaxmed6517
@maxamedaxmed6517 Жыл бұрын
Sxp aniga ad dayda i dhibta iskuul ka wayo jidh kayga wax ka yar khal dan yihiin sxp naf tay ii kee neen waxan raba sabtida inan qaar dilo hadii la doono anigana ha la ii dilee 47 qof ayaan raba inan qudha dhaafiyo marka laga reebo 6 qof inta kale wan dilaa meshu waa har geisa
@AsmaAhmed-hk1pu
@AsmaAhmed-hk1pu Жыл бұрын
Shaydaanka iskanaar hore usoco waxba kaamaqaadayaan
@horayusocodchannel44K
@horayusocodchannel44K Жыл бұрын
Walaalayaalow subscribe iisaara walaalkin ayaan ahaye isbadal itusa Idin baryaa
5 taan wax ha u ogolaan in ay noloshaada maamulaan
5:10
HOYLAMP
Рет қаралды 3 М.
Dad la Hadalka Maku Dhibantahay? 10 kaan Wax Samee
4:04
HOYLAMP
Рет қаралды 5 М.
- А что в креме? - Это кАкАооо! #КондитерДети
00:24
Телеканал ПЯТНИЦА
Рет қаралды 7 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 80 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 7 МЛН
mardambe kalsooni daro kama caban doontid
3:10
HOYLAMP
Рет қаралды 20 М.
Aad baan Fulay u Ahay, Maxaan Sameeyaa?
4:23
HOYLAMP
Рет қаралды 6 М.
Ma Caajistay? Samee 5 Taan Wax Xiliga aad Firaaqada Tahay
4:23
Mardambe Wax Aad Ku Hadasho Ma Weyn Doontid
3:14
HOYLAMP
Рет қаралды 4,6 М.
Shakhsiyad Adag Maleedahay? 9 Iska Eeg
2:55
HOYLAMP
Рет қаралды 6 М.
Ma Leedahay Shakhsiyada Dadka Xirxiran
2:21
HOYLAMP
Рет қаралды 12 М.
Jooji Warwarka oo Biloow Nolosha
3:09
HOYLAMP
Рет қаралды 3,4 М.
- А что в креме? - Это кАкАооо! #КондитерДети
00:24
Телеканал ПЯТНИЦА
Рет қаралды 7 МЛН