AAMIIN YARE HADAL HAYNTU WAA SHARAF OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

  Рет қаралды 5,663,091

Waqal WStudío

Waqal WStudío

3 жыл бұрын

Aamiin Yare
Hadal Hayntu waa Sharaf
Erayada Abwaan Daaha Gaas
Laxanka Iskiilaji
Music Ilayaas Idiris
Camera Libaan Dahir & Khadar Waqal
Editing Khadar Waqal
Afro Waqal Furinle Production

Пікірлер: 1 500
@mowliidcabdi5746
@mowliidcabdi5746 3 жыл бұрын
hargeysa gacan baan utaagay wlhi waxaas baa fanaan lagaa dhahaa ama waa laiska dhaafaa hees frm Galkacyo mudug somalia
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 3 жыл бұрын
Waa runtaa sxb Hargeysa suugaan qiimo leh ugu tag cajiib. kooxdan caadi maaha iyo abwaan Daaha ku darsoo wiilkii reer Garoowe Iskalaaji ayaa laxamada u saara kooxda in badan malaheyga dhallintuu la dhacay fankooda.
@hamz233
@hamz233 3 жыл бұрын
@@nuurtayga438 sidee u jeeda?
@shadia44shaad52
@shadia44shaad52 3 жыл бұрын
@@nuurtayga438 side mid lo yahay
@lunibark9978
@lunibark9978 3 жыл бұрын
@@nuurtayga438 carab va waa mid
@mohamedesseibrahim3580
@mohamedesseibrahim3580 3 жыл бұрын
MADASHA MURTIDA ABWAANKA KZfaq channel. Ugu kaalay Gabayo , maansooyin, heeso . Jacayl , wadaniyad, wacyi galin iyo madadaalo
@Abdirahiim
@Abdirahiim 3 жыл бұрын
waaaaaaaaw hargeisa qurux badanaa masha alah inta hargeisa kuweynthy like
@Mars-amare
@Mars-amare 3 жыл бұрын
❤💚💚💚❤
@nimcoayaan6197
@nimcoayaan6197 3 жыл бұрын
Waanakan wll
@Abdirahiim
@Abdirahiim 3 жыл бұрын
@@nimcoayaan6197 waan ku arkaa wlshey quruxey❤❤
@maajibofficialmo5842
@maajibofficialmo5842 3 жыл бұрын
Hadaad rabto inaad yaabtoh taabo linkiga 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 kzfaq.info/get/bejne/haeFict7vJa1iqc.html
@sakiguray3248
@sakiguray3248 3 жыл бұрын
💚💚💚💚☁️☁️☁️☁️☁️❤️❤️❤️
@saarasmile8933
@saarasmile8933 3 жыл бұрын
hage noqo marku tago la yidhah hebel hebel hal hays reeba iyo dhaxal intasa iga gadan ♥️ Intii hami leh sideyda 👑😞
@updyrahmanaaran1790
@updyrahmanaaran1790 3 жыл бұрын
2021 inta hees so baxday waa hesti ugu murtid bdned hargeysa hooyga fanka wan idin salamay from dariskina mqdisho
@queennaima7796
@queennaima7796 3 жыл бұрын
Wanka qadne wllo
@cabdimalekhassen4507
@cabdimalekhassen4507 3 жыл бұрын
Kolay matid dhiigyo cabkii
@KhadramahamethAbdi
@KhadramahamethAbdi 24 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉
@apdihakiinadan8021
@apdihakiinadan8021 3 жыл бұрын
inta laxanka iskalaaji ku HaYsata like 👍
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 3 жыл бұрын
Caadi maaha Iskalaji asagoo maraykan jooga ayuu kooxda daaha aad alxaanta ugy sameeya ilaa xad. Waa laxameyste weyn Abdiaziz Iskalaji
@Abshir_ahmett
@Abshir_ahmett 3 жыл бұрын
Woooow isKalaJi WaN WataaH___❤
@nimcoaragsan2984
@nimcoaragsan2984 3 жыл бұрын
𝘸𝘦𝘵𝘵𝘵𝘺𝘶𝘬𝘺𝘳
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 3 жыл бұрын
Laxanka cajiib waaye
@ifraaxfarxaan1681
@ifraaxfarxaan1681 3 жыл бұрын
@@AbdiazizSaidAhmed haaa caynkaa weyan
@ayaanmohamed6186
@ayaanmohamed6186 3 жыл бұрын
♥️👑farxaad ku war qof walibo commentigeyg arka♥️
@asmamohamed4893
@asmamohamed4893 3 жыл бұрын
Sido kale wll ayaan❤
@abdulkadirshire5915
@abdulkadirshire5915 3 жыл бұрын
Sidookale abaayo
@abdirahmanhussein5105
@abdirahmanhussein5105 3 жыл бұрын
Mhd snd wll qaliyah 💖🙏aamiin dhmntn🤲
@ilhaanxasan6735
@ilhaanxasan6735 3 жыл бұрын
Sido kale xabbti 💋
@abdulrahmanahmed2502
@abdulrahmanahmed2502 3 жыл бұрын
Umac 💋💋💋💋 aqiro janadii firdowsa hakaa waraabiyo
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 3 жыл бұрын
Magaalo qurux badan oo cirka mareysa maansha Allaah Hargeysa. Reer Somaliland magaaladaas ha la ilaasho si kastood u kala aragti duwan tihiin, xisbiyana u kala taageertaan. Marna Dulcad, Xarshin, Rabaso, Hartashiikh, Kaam Abokor iwm meelna kama gaaraan Hargeysa. From Garoowe
@alihassa2295
@alihassa2295 3 жыл бұрын
insha allah wll adna shukran tali dhaxal gala ayad na siisay ee ilahay haka jasa'i siiyo wll👏🏼
@mohbulshaawi597
@mohbulshaawi597 3 жыл бұрын
Tan ha u baqan walal ilahay dhib ha ka jiro Somaliland iyo dhamaan Somaali dhulkeeda oo dhan iyo waliba Caalamul Islaam oo idil
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
Thanks wll wad nagu og thy❤🙏
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 3 жыл бұрын
@@amiiraadan3017 Saasaa laydinka rabaa inan yahay. Thanks
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
@@AbdiazizSaidAhmed hye wll qlli🙏❤
@suldaanupthiali1325
@suldaanupthiali1325 2 жыл бұрын
Heestan marka 2milion Gaadho like hayla dhaafin
@oraahsamelyrics9357
@oraahsamelyrics9357 3 жыл бұрын
Abwaan Daaha Gaas Waa Dhiire Galiya inta Badan Heesuhuu Curiyay Maaha Jaceyl Ee Waxey Kahadlaan Nolosha Iyo Qaabkii Aad Horumar Ugaari Laheyd.
@rizaan5301
@rizaan5301 2 жыл бұрын
Nio. Iskilaaji ayuu ucod egyahy
@sacadahmed1622
@sacadahmed1622 Жыл бұрын
Laxanka Ayuu Saaray Iskalaaji
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 Жыл бұрын
@@rizaan5301 Music iyu saray lakin uma cod eega Bk iyu uu cod eegyay.
@mohamedraamoole4072
@mohamedraamoole4072 3 жыл бұрын
Runtii waa hees aad umacaan lkn digriga iyo xuska nabigeena baa kamacaan
@gabadhsharafleh4164
@gabadhsharafleh4164 3 жыл бұрын
Haa
@saadomaxamuud8118
@saadomaxamuud8118 3 жыл бұрын
Haa wll waa runtaa runta uun baad ka heshaa
@shiva-1019
@shiva-1019 3 жыл бұрын
maad iska dhaaftid dhageysiga heesaha hadaad ogtahay digrigu inuu ka mcn yahay,nio somalida waad la yaabaysaa
@nimamuse4917
@nimamuse4917 3 жыл бұрын
masha alah
@qweennatash3013
@qweennatash3013 3 жыл бұрын
@@saadomaxamuud8118 g . q q q
@cabdaledeqsi5065
@cabdaledeqsi5065 3 жыл бұрын
Kusoli nebigeena muxamad scw hana ilawin malinta qiyamaha fadlan ana SUBSCRIBERS ii SAR KZfaq kena cabdale deqsi mahad sanid
@suhuurahmed4327
@suhuurahmed4327 3 жыл бұрын
SalalaaHU calayhi WaSaLaM
@maxamedhajiismail9563
@maxamedhajiismail9563 3 жыл бұрын
Scw scw
@umucabdalla3387
@umucabdalla3387 3 жыл бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW ❤️❤️❤️
@sabaaxzayba4222
@sabaaxzayba4222 3 жыл бұрын
Csw csw csw csw
@xarbiyusuf6113
@xarbiyusuf6113 3 жыл бұрын
Scw
@mansurhistory3346
@mansurhistory3346 3 жыл бұрын
Qof kasta oo caloosha Wax ku Haya ilaahay Ha u Rumeeyo Riyadiisa Aamiin Aamiin 😍😘😪😭😭
@sacdiyomuqtaar8879
@sacdiyomuqtaar8879 Жыл бұрын
aamiin
@ccasiiscumar5786
@ccasiiscumar5786 Жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin
@abwaanIbraahim
@abwaanIbraahim 11 ай бұрын
Aamin Aamin 😢
@jannoomer7263
@jannoomer7263 3 жыл бұрын
Allahayoow nin hoobaan Malab siiya kii hoday Ma hagrade dulqaad badan Adaa u hiilsha geesiga Gobta dhaba hareer gala🥰
@Casmicarafaad
@Casmicarafaad 2 жыл бұрын
Runtii intasa heesta ka helay qof murtida fahma mahane cidkale magaran garto isku xalad banahay baan filin 😂😂😂
@jannoomer7263
@jannoomer7263 Жыл бұрын
@@Casmicarafaad haa aad wllo macno balaadhan baa intaa ku jira
@yonezcrown
@yonezcrown 3 жыл бұрын
Amiin Yare Layaab Layaab Ereyo Dhisan Iyo Muqal dhisan 💯❤
@cabdiaziizboqortooyo765
@cabdiaziizboqortooyo765 2 жыл бұрын
Alle Qurux Badanaaaa Hargeysa Mnshaaa Allah ❣️🙏
@horusocodmedia
@horusocodmedia 3 жыл бұрын
Wow Ish Calaa Qiyaasak Waa Layaab Codkiisa Fanankaan
@mohamedesseibrahim3580
@mohamedesseibrahim3580 3 жыл бұрын
MADASHA MURTIDA ABWAANKA KZfaq channel. Ugu kaalay Gabayo , maansooyin, heeso . Jacayl , wadaniyad, wacyi galin iyo madadaalo
@xamsemaxamed4245
@xamsemaxamed4245 3 жыл бұрын
Barkhad
@hassanabdimacalin9470
@hassanabdimacalin9470 3 жыл бұрын
@Maxamed Soomaali Official uuu u kkuuuuiuu yuk u I'm uuuuujuuuyuuuuuuuuu.
@waalasoodhacay7091
@waalasoodhacay7091 2 жыл бұрын
Hhh
@farhanhdhimbil4998
@farhanhdhimbil4998 3 жыл бұрын
Haddaad abwaan daaha gaasba aragtid filo laxanka iskalaaji😁😁 Rag waaweyn
@talawadeofficial669
@talawadeofficial669 3 жыл бұрын
Run weeeyi
@mahamedaliyi4308
@mahamedaliyi4308 3 жыл бұрын
0:21 intaayar ee bridge ka waxan filayaa inay tahay gabilay gaar ahaan dugsigaygii timcacade secondary school bridge kii loo marayy lkin waxa cadayn doonta inaan run sheegayo love ka waqal studio 😀
@hapoonmahmed2897
@hapoonmahmed2897 3 жыл бұрын
Qalax secandrya ladhaaa wllo
@samiaali5888
@samiaali5888 3 жыл бұрын
Haa waa gabiley qalax secondary school
@mahamedaliyi4308
@mahamedaliyi4308 3 жыл бұрын
@@hapoonmahmed2897 waan garanayaa imtixankaygii 8aad ka ayaan ku galay
@ismo_official
@ismo_official 3 жыл бұрын
WAA ISAGII QALAX
@alihassa2295
@alihassa2295 3 жыл бұрын
1995 anigoo yar oo dugsiga hoose iyo dhexe dhigta ayan ku ciyaari jirnay dooxan oo lakin warabayal badan ayay lahayeen dhashisa ayanu arki jirnay marnarka qar
@suganta.dahson
@suganta.dahson 3 жыл бұрын
wallhi rer somaliland waa dad naga horeeya gacan baan idiin taagay ❤🤍💚
@drxxx1015
@drxxx1015 3 жыл бұрын
There is no such Somaliland but Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@cabdikariinizmaciil3424
@cabdikariinizmaciil3424 3 жыл бұрын
@@drxxx1015 hhh hoyadaba la wasaye inad ka xun tahay wa macqul
@yasinahmedosman82
@yasinahmedosman82 3 жыл бұрын
Somaliland waa Hormuudka Umadda Soomaaliyeed
@najmaartan3472
@najmaartan3472 2 жыл бұрын
@@drxxx1015 😂 you jealous 😂
@aaminaahmed218
@aaminaahmed218 Жыл бұрын
@@drxxx1015 hhhhhhhhh miskiin
@Bn99757
@Bn99757 2 жыл бұрын
Hilac meel ka bilig yidhi ha ku guurin sahan li’ii … Amin Yare he’s my guy …. Ive been support him sand behind him since he was young manshallah
@libaanadan3854
@libaanadan3854 3 жыл бұрын
waxan ahay hoyo somaliyed oo 6 caruura haysata oo bila aba allha unaxaristo xajigaygi hore fadlan wll caruurta bariskoda aya Yutup aga radin subergareb igu sacid adna allha haga dhigo ajar iyo sadaqo
@ugbaadke888
@ugbaadke888 3 жыл бұрын
waan ku saaray walaalo qaali
@umucabdalla3387
@umucabdalla3387 3 жыл бұрын
Waankusara wlshy
@zava4808
@zava4808 3 жыл бұрын
@@ugbaadke888 🎸🎏p0
@mohamedshelare153
@mohamedshelare153 3 жыл бұрын
Waan Ku saraay walal 🙏🏼
@lakicabdi1392
@lakicabdi1392 3 жыл бұрын
Haye
@faaraxkaamil43
@faaraxkaamil43 3 жыл бұрын
Ama sidaas u so heesa ama fanka Iska daaya Ninkaas iyo sharma boy Inta cirka iyo dhulku isku jiraan bay isku jiraan. Fanaankan waa dhamaystiran.🤩🙏
@daauusofficial4253
@daauusofficial4253 3 жыл бұрын
Wakaa ninkaas cirka ku jiraa soo qabta sharma qof kasta afka haku taago 😏😏😏😏
@hodaanqali2644
@hodaanqali2644 3 жыл бұрын
Sharma boy maxad ugu hal qabsan wilka yar cood wuu leyahay miraha iyo laxamada xata asaga samaysta kana caansan heesaha caadiga u uqaado sodhagayso kabacdi Sharma boy wad ogaan coodkisa ader🤔
@daauusofficial4253
@daauusofficial4253 3 жыл бұрын
@@hodaanqali2644 sharma boy yaa usameeyo ereyada iyo laxanka abdirisaq anshax miyaa usameeyo 😅😅😅 soo eeg asiga walaahi been igama aha wiilkaan waa markii igu horeysay een arko heestan waan ka helay lkn 10 sano hada soo socdo magaraayo sharma boy bal eeg ma isku boos baa like uu helo sharma boy iyo ninkaan views kiisa isku dhow 😂😂😂😂😂😂😂😂
@hodaanqali2644
@hodaanqali2644 3 жыл бұрын
@@daauusofficial4253 wa run sharma boy wuu tagay coodna wu leyahay miraha iyo laxamada wu samaysta wilkan ma xuma anigu team sharma boy ban ahay wadan I fahmine Sharma wuu tagay ya latartami✋
@sakikhayre7503
@sakikhayre7503 3 жыл бұрын
@@daauusofficial4253 views wax kale maaha ee soomaalidu waa dadka kaliya ee intooda waalan daawata
@asmaladancumar9217
@asmaladancumar9217 3 жыл бұрын
Waar imika ma iskalaaji baa heesayaa mise aamiin yare Codkagaa laga yaab ❤🙏HARGEISA hoygi fanka 🙏❤
@MrAhmedyaasiin
@MrAhmedyaasiin 3 жыл бұрын
Waar asxaabeey biriishkaa yar ee dhuuban halkuu kuyaalo hala iisheego xamda yar hees ay qaadana waan ku arkay
@amiinyare5042
@amiinyare5042 3 жыл бұрын
HadalHaYntu waa sharaf markad tahay qof HorumareY ✌
@bobplayzroblox8403
@bobplayzroblox8403 3 жыл бұрын
Wale wa runta huno hore u soco 🥰
@Ahmed-3-Abdi-
@Ahmed-3-Abdi- 3 жыл бұрын
really brother. it is true. Thank you so much!.... from my city Hargiesa.
@afdheerecaaradhuub2942
@afdheerecaaradhuub2942 3 жыл бұрын
Legend👊👋
@zaacid1
@zaacid1 3 жыл бұрын
Nio sxb heesta qisadeda manala wadaagto
@nurudinahmed1101
@nurudinahmed1101 3 жыл бұрын
manshalla asks what abayo did to QR and says she will not in the world will be happy with a lot of people who are nejeneyeh who can be in the same place as a member who hehhe is the one who is the one who is not in the world of the lord who can do that to be true ther the only thing to
@abdinajiibmario8890
@abdinajiibmario8890 3 жыл бұрын
Heestan waa ujeedo inta ila fahantay farta taag viva hargaysa somaliland 💚❤🤍
@drxxx1015
@drxxx1015 3 жыл бұрын
There is no such Somaliland 😂🤣but Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ismailupdeirazhid153
@ismailupdeirazhid153 3 жыл бұрын
@@drxxx1015 😂😂😂somaliland
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
haa
@buufiyahaweyn7430
@buufiyahaweyn7430 3 жыл бұрын
@@drxxx1015 hhhhhhhh waa tuma NADAL NADAL NADAL NADAL DHALAY
@halhays
@halhays 2 жыл бұрын
bal i fahasii sxb, yaa loola jeedaa?
@dagan1122
@dagan1122 3 жыл бұрын
Wooow Hees dhaxal gal ah 🙋🥰💯 Laxanka iskalaaj 💯🥰 Music 🎶 ilayaas dirisle 🥰💯 Eriyada abwaan Daaha gaaas💯 Codk amiin Yare 🥰💯💯💯
@adanmahamed2327
@adanmahamed2327 3 жыл бұрын
Erayada:100% Laxanka:100% Music:100% Steyl:100% Editor and camera:100%
@nazroshiikhcabdi7738
@nazroshiikhcabdi7738 2 жыл бұрын
00⁰⁰0⁰00⁰
@mahamedmowlid5411
@mahamedmowlid5411 2 жыл бұрын
Mix waa 00 hadad maqli kartid codkisu wuu soo noq noqonaya. Weliba si qurux badan looma daba saarin. Hadii laga rebi laha anba kalmadaha qaar laso racin laha waa ok. But not like this 💯🙏
@alwanqaadi7197
@alwanqaadi7197 Жыл бұрын
KKK tii u muhiimsanadayd baad ka tahay Voice:110%
@mustafcabdulahi-ih5ww
@mustafcabdulahi-ih5ww Жыл бұрын
000
@fartuuncabaas1354
@fartuuncabaas1354 3 жыл бұрын
Soomaalilaan marhadaad tahay wadan horu maray waa u halista cadaw kiyo hadaaqada dad kula raba hadal heentu waa sharaf markaad hiigsaday meelsare soomaalilaan meel nimco iyo Nabad alaah dhigay tawxiidkaa kujaala calan gaaga alaa ku dhawray maan shaa alaah aloow cadawka kaa qabo aamiin soomaali laand
@mohamedissa7049
@mohamedissa7049 3 жыл бұрын
Asxan fanaan wlhi reer hargeysa runtii idinkaab xaq uleh fanka 💚
@nasteexamohamed9392
@nasteexamohamed9392 3 жыл бұрын
Ogow hanashadaadiyo hiigsigaagu waa wali, Hilaac meel ka bilig yiri haku guurin sahan li’i🙌🙌 Abwaan Daaha Gaas 👏
@mohammed-jama
@mohammed-jama 3 жыл бұрын
*Deganan, Waayelnimo iyo cod dabacsan oo erayo xigamad leg ku lamaan yihiin buu isku koobsaday AMIIN YARE❤👑 well done walalkayow tani hees maahe waa waano iyo wax sheeg murtiyeysane* ❤👑🔥👍
@drmahadahmed516
@drmahadahmed516 Жыл бұрын
Allahyow nin hooban malab siiya kii hoday , ma hagrade dulqaad badan adaa u hiilsha geesiga gobta dhaba hareer gala 🙏🙏❤ qofkii ku xumeeya wanaaji walhi isagoo foorara ayuu dhaqaaqya sharf iyo cisi na waad ka qaadaysa garbkaagana ilaahyba galya
@hafsayamani3211
@hafsayamani3211 Жыл бұрын
Hubaaal waakuguleysan samirka badan anah ogadey taaas I.a guuuul Warta kuligeeen
@mustafe_meeleeye
@mustafe_meeleeye 7 ай бұрын
Hilaac meel kabilig yiri haku guurin sahan li,i gacan haadis beeniyo hadimada dadkaa badan hubsiimada kadhigo sahay
@abdirahmanmohamudali9344
@abdirahmanmohamudali9344 3 жыл бұрын
Heeskaan waxey Daaha ka qaaday Inuu Wali noolyahay Fankii Hore 1970 inaan joogaa mooday❤
@hanaabdicasis123
@hanaabdicasis123 3 жыл бұрын
Ogada ogada ogada tani hees way dhaftaye waa hadal murtiyesan oo dhirigalina qofwalba oo hiigsi leh kor uqadaysa xita kadhacay dhirigalin sinaysaa wow hadan billion views hadan samen karo wn samenlha
@maryamo411
@maryamo411 3 жыл бұрын
Hadal hayntu wa sharaf marka thy qof horomaray🥰✌🏻 Waqalka🥀🤴
@mahamaddaahir6580
@mahamaddaahir6580 3 жыл бұрын
Qeebtan iga gadan Allahyow nin hobaan Malabsiiye kii hoday Mahagrade dulqad badan Adaa uhiilshe geesiga Gobta dhaba hareer gala ❤❤❤❤❤❤✋🥀
@nasriinamagan5738
@nasriinamagan5738 3 жыл бұрын
Hoygii fanka hargeisa ❤ Wax kale waye heestan wlhi Hadal heyntu waa sharaf markaa tahay qof hormaraya 👌
@armaanhassan2675
@armaanhassan2675 3 жыл бұрын
Reer Gabiley in de building 😅❤
@zerqeyz4185
@zerqeyz4185 3 жыл бұрын
Waqal fans ❤ Studio In Big Soomali💯
@hakimproduction7327
@hakimproduction7327 3 жыл бұрын
Suldanka East Africa...galab wanagdan from Eldoret, Kenya💙
@FuzzaBaby
@FuzzaBaby 3 жыл бұрын
Hello Suldaanka Geeska Afrika??
@mohamedhassan3234
@mohamedhassan3234 3 жыл бұрын
Suldaan cag dheeer
@maajibofficialmo5842
@maajibofficialmo5842 3 жыл бұрын
Hadaad rabto inaad yaabtoh taabo linkiga 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 kzfaq.info/get/bejne/haeFict7vJa1iqc.html
@napilahmed4411
@napilahmed4411 3 жыл бұрын
Dadka mar danbe soo galey social mideahu fanny weeyi mid magac ku soo qortaba qofkii ayay moodaan markasey waxay weydiinayan aad yaabaysaa
@SARA-xh9zr
@SARA-xh9zr 2 жыл бұрын
somalidu xasidsanaa war 2 million ee daawatay maxay like u saari wayeen
@wllsalman2513
@wllsalman2513 Жыл бұрын
😂
@somalilanderdhalada7348
@somalilanderdhalada7348 3 жыл бұрын
Heesu qalbiga madoobeyan ee dadkaygow quran iyo diinta ilahay ha garabsano yadaa aduun iyo akhiro na anfacaysa
@abdilahibarakale6638
@abdilahibarakale6638 3 жыл бұрын
Hdaa garnyzo mesha mxaa kudhexkenay😅😅😅
@cabdinuuralpha9344
@cabdinuuralpha9344 3 жыл бұрын
@@abdilahibarakale6638 wax ayuu ku sheegy ka faaidayso
@ahmedqaadiroofficial6182
@ahmedqaadiroofficial6182 3 жыл бұрын
@Somalilander dhalada Meeshaan waxa ka daaran music danbi baa siyaadsan intaad like raadinayso
@sahrayar2525
@sahrayar2525 3 жыл бұрын
waa heestii ugu murtida badnayd ee aan waayadan arko. hilaac meel ka bilig yidhi, haku guurin sahanli,i. midho, laxan, cod isu dheeli tiran
@sadiabare587
@sadiabare587 3 жыл бұрын
Hargeysa hormar wcn walalheena murtida waligey ayaan idinka dambeyn doonaa ❤️❤️
@ahmedmohamoudaliomer712
@ahmedmohamoudaliomer712 3 жыл бұрын
Soomalaay idinku cadaw ha isku ahaanina ee cadaw waa shisheeye😭😔
@updinasirmohammedsaid4157
@updinasirmohammedsaid4157 3 жыл бұрын
The one an only legend #Amiinyare from Mogadishu 🥰
@ABWAANDAYIB-QOODH
@ABWAANDAYIB-QOODH 3 жыл бұрын
Mucjiso heeskan Laba erey oo kamida Maqalkoodaa isoo jiitay! Haddase meel aan tuuro waa ka waayay ABWAAN,MACALIN LAXAM,MUSIC&FANAAN BAA HELAY 🎵🤴👏
@a.darovic112
@a.darovic112 3 жыл бұрын
Hesihi iskalaaji wyeh marki ba wan garty inu wax kuleyahy hestan legent amin yare top✌🏻👏🏻
@sultansomalijr990
@sultansomalijr990 2 жыл бұрын
Ramadaanta wxaaa ka hadhay 2bari cidii gaadhaayi ilahay ha umagad celiso Love ❤️ we are going vies 🤢
@abdisalammohamed4493
@abdisalammohamed4493 3 жыл бұрын
Bridgeka - gabiley Suuqa - Hargeysa Xafda - jigjigyar
@madashamurtiiyomazuulmukht1066
@madashamurtiiyomazuulmukht1066 3 жыл бұрын
Fanaankuna Waa qoloma bro
@cabiir1453
@cabiir1453 3 жыл бұрын
@@madashamurtiiyomazuulmukht1066 waa Jibriil Abokor
@ibrahimhadame4946
@ibrahimhadame4946 3 жыл бұрын
@@cabiir1453 kkkk maaaha waa ciidagale Abokor muuse
@khadaribrahim6418
@khadaribrahim6418 8 ай бұрын
Wiilku. Waa. Gx. Suuquna. Waa. Suuqi. Hargeisa. Kala. Bax. Caadifada. Meesha
@naruuracadey7798
@naruuracadey7798 3 жыл бұрын
Laxanka iskalaji eryada daaha gaas music ilyas Idris Caynaan onther level 🥰🥰
@saacidhussein4655
@saacidhussein4655 2 жыл бұрын
Young man with tremendous talent 👏 hope you huge success brother 🙏
@Ibraahim_Sm21
@Ibraahim_Sm21 3 жыл бұрын
Hadal hayntu waa sharaf kol haada tahay qof Horimaraaay 💧👁💧
@umuamiira5420
@umuamiira5420 3 жыл бұрын
Waale waa heesiyo baaadh👑👌 Ereyada 100 Laxanka100 Music 100 Codka1000
@ugbadcilmi6861
@ugbadcilmi6861 3 жыл бұрын
Heestani way itabatay isoduceya waxan leyahay.murad 21 /7/201
@mukhtaareagle403
@mukhtaareagle403 3 жыл бұрын
GabileY Biriishkii Qalax 😊✌✌
@israalbatross1048
@israalbatross1048 3 жыл бұрын
🥀Team waqal studio nagala yaab📸🔥 ameen yare hal hays wuuw wllhi wax kale weeye 🎤🔥inaba caadi maaha hadal haynta waa sharaf marka tahay qof horumaray iga gadan❤️😊🔥
@halayaahala1710
@halayaahala1710 3 жыл бұрын
Heestan inta fahan san waxay ka hadlayso anuu ninka fahan san baan ahee like ta ha igu boobto
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
Bal inoo sheeg koley duluc ayaa ku jirte
@ahmedgurey1277
@ahmedgurey1277 3 жыл бұрын
@@caashaqalbi882 Dayax Dalnuurshe loo qaaday wll
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 3 жыл бұрын
Waxani hees way dhaaftey murti ayaa ku dhamaatey heeskan runtii Erayadii daaha gaas gacan ban ka tagey laxankii iskalaaji iyo musigi ilyaas idiris 🥰✌️
@amiincaqil4617
@amiincaqil4617 3 жыл бұрын
Waleee watan heestii heesaha eryaty walalky amiin yare wan ku wataa walalkyow 😊😊🌹🌺🌹🌺😊🌺🌹🌺
@FuzzaBaby
@FuzzaBaby 3 жыл бұрын
I'm the first person who commented. Love I saar Team Waqal Studio!
@mubarikmohamed1622
@mubarikmohamed1622 3 жыл бұрын
New M.Mooge-ha qarniga awlaadul caasima
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
ma ciidagale
@mubarikmohamed1622
@mubarikmohamed1622 3 жыл бұрын
@@caashaqalbi882 haa
@xamdikayse9697
@xamdikayse9697 3 жыл бұрын
Hadal hayntu waa Sharad markad tahay qof hurumaray✔️✔️
@colaad777
@colaad777 3 жыл бұрын
Ok.wllo.qli
@Maanjamaall
@Maanjamaall 3 жыл бұрын
Hadal Hayntu Waa Sharaf Markaad Tahay Qof Horumaray❤️🙌🏻
@sharmarkeahmed2932
@sharmarkeahmed2932 3 жыл бұрын
Markasta waxaan ahay qofka kowaad ee comentiga soo qora waqal studio my favorite chanel vivaa somaali weyn 👏
@mohomedyuusuf780
@mohomedyuusuf780 3 жыл бұрын
Woooooow 🥰🥰🥰😍 hargeisa qrx waynaaa💯🤷‍♂️🙆‍♀️ waan ku faanaaa
@kingmustafe7223
@kingmustafe7223 3 жыл бұрын
HARGEYSA HOYGA FANKA >>>> HARGEYSA HADAL IYO XIKMAD LAGUMA GAADHO.
@mohalegend2216
@mohalegend2216 3 жыл бұрын
yakugu yiri
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 2 жыл бұрын
legend waa run
@najaxaxmedabdi7105
@najaxaxmedabdi7105 3 жыл бұрын
WaQaLka iyO HaRgaYZa CaDeY HoYga FaNka AmiN yarE👏🥰❤🌍
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 3 жыл бұрын
HadaL Hayntu waa sHaraF Markad TaHy QoF Horumaray 💯 DaaHa Abdi Gaaz 🩸🥰 Vs Amen yre 💯
@sagaloffical7633
@sagaloffical7633 3 жыл бұрын
Video qayb ka mida waxn ka arkaa bariijka ku yaal gebiley Very nice song😍
@deeqomoalimdaahir1984
@deeqomoalimdaahir1984 3 жыл бұрын
Wlh anoo inta imaan baan is dhahay laxnkan soo uma eka lax kii iskilaaji wuuna noqday kwrn 🥰🥰
@captainmo77
@captainmo77 3 жыл бұрын
Iskalaaji+Amiin+Ilyaas+waqal:super great hit song✌️
@abdirisaaqali454
@abdirisaaqali454 3 жыл бұрын
Ereyada abwaa DaaHa gaaz ❤
@qaanzopoi213
@qaanzopoi213 3 жыл бұрын
Amiir yare Legend to Legend keep going Boqortoyo ku wataa Hestan iga gadan tahy
@Abdiqani.asmar10
@Abdiqani.asmar10 3 жыл бұрын
Amiin cabdi Maxamuud xuseen aamiin diini keep going my big bro ❤️🙏 codka 💯 laxanka 💯 music 💯 video 💯 layaab layaab waqalka
@hujuumyare1368
@hujuumyare1368 3 жыл бұрын
Hoyga fanka ani gacan baa idin taagay woow what a voice what a tongue what song woooow i can't say anything except woooooooow hoyga fanka hormar wcn from muqdisho 🇸🇴🥰
@clraxmaangaasofficial2589
@clraxmaangaasofficial2589 3 жыл бұрын
Waaaaaaw my team waqal very nice job markey gaadho 1 malyan replay iigu sOo gal
@yaxyemohamed6799
@yaxyemohamed6799 2 жыл бұрын
Waaaw walee waa Hees Abaheed Amiin Yare Horay usoco Hadal Hayntu waa Sharaf Markaad Tahay Qof Horomaray waa Xaqiiq🙏🙏❤❤❤❤❤❤
@faadumowarsame7096
@faadumowarsame7096 3 жыл бұрын
Masha Allah eesh calaa hees www run ahantii hees udhigan ma jirto ilxuni kuma aragto Aamiin masha allah
@mohamedhassan3234
@mohamedhassan3234 3 жыл бұрын
Hestan iyo tii Saalax sanaag meel by isku mid kayihiin waqal lxnka Erayda muuqaalka ❤️❤️👌👌
@DAAUUSSTUDIO
@DAAUUSSTUDIO 3 жыл бұрын
Sxb Subscribe ii Saar Adna Eego wll....
@abdirazakibrahim623
@abdirazakibrahim623 3 жыл бұрын
Heestu hdal Kari mysid waa heesihi iskalaji xulan jiray qaadi jiray Lkn fanankani waa top ereyadana dhuuxa iyaguna waa top
@wllashkajr6289
@wllashkajr6289 3 жыл бұрын
Kabti iskalaji ayu xiday😁
@hodanofficial6100
@hodanofficial6100 3 жыл бұрын
Waaryhe abdirisaq iwrn
@abdirazakibrahim623
@abdirazakibrahim623 3 жыл бұрын
@@hodanofficial6100Mansha allah wll
@sacadabdilahiahmed7218
@sacadabdilahiahmed7218 3 жыл бұрын
Xaladad ku jirto garan mayo balse waxan ku rajaynaya farxada adunka taaL oo dhan🌹.
@rweydadiriye8729
@rweydadiriye8729 3 жыл бұрын
Wow Amazing waxani ma heesba mise wax kale aadban uga helay 😍😍😍❤❤❤❤
@Jinoleyyy
@Jinoleyyy 3 жыл бұрын
Ayy Iskalaaaji two nso bxee🥰🙌 Sacn lga Bilaawo Mi.Fav At Thy❤ Hore u scoo Wllo✌
@ahmedabdirashid406
@ahmedabdirashid406 2 жыл бұрын
Waaw Amazing song actually i lissened alot of time It's advanced song and motivational one ✋💞
@muwahipnimcan8923
@muwahipnimcan8923 3 жыл бұрын
Hadalheyntu wa Sharaf Markad They Qof Horumarey😍🌹🖤Wonderful
@hassanmo1237
@hassanmo1237 3 жыл бұрын
Daaha gass🤗
@aichadarar1216
@aichadarar1216 3 жыл бұрын
#Daaha gas #Iskalaaji #ilyasidriss #Waqal #Aaminyare They all are legends, big respect from 🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴. Heestuna waxa ay ku fadhiga micno weyn👏👏👏
@Sahalofficial2825
@Sahalofficial2825 3 жыл бұрын
khadar muuse Team waqal ismuujiya waxyar inooga dhiman 1millionkie halaysu Sheego maanta waqal inagaa gaadhsiin karna
@wacdarohsd9509
@wacdarohsd9509 3 жыл бұрын
OH MY God 👍Coddkisa Oo kaLiya waxx Loo Dhigaa ma Jiraan .....Waan waTaa Amiin Yar3✊✌
@kingmahad2971
@kingmahad2971 2 жыл бұрын
Daaha gaas abwaan hirgalay weeye runtii🥰
@khadarmahdiaxmed6446
@khadarmahdiaxmed6446 2 жыл бұрын
Hilaac meel ka bilig yidhi haku gurin sahan li 🏞 daaha cabdi gaas legend
@zakidheenmedia155
@zakidheenmedia155 3 жыл бұрын
Mnshalah amiin cod iyo heees aad u macan ayuu qaday waxan dhagestay hestan 100 Mar kadaban hada kadib tagerahada sxb guleyso 💪💪💪💪💪
@kaabahamud1168
@kaabahamud1168 3 жыл бұрын
Aar Aamiin yare🥰🥰 ii geeya axsan fanaan Khadar waqal 🥰🥰 Hargiesa hadashay walee ilahayow isha cadawga na garab mari 🤲🤲🤲🤲
@wmjogosaxmed1950
@wmjogosaxmed1950 3 жыл бұрын
Heesta markii igu horaysay een maqlo ayan gartay inu laxanku yahay isqaalaji wan songs of the year wow 👌🏾👌🏾
@MyYoutubeK42
@MyYoutubeK42 3 жыл бұрын
One of the best Inspirational Songs that Keeps You Motivated for your Life 👏👏👏
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
The scenery of the town his walking through the lyrics of the song and the wonderful singer Aamin Yare are great
@shaymaalishabeel8646
@shaymaalishabeel8646 3 жыл бұрын
Bedelkii bk weeye wiilkani 😢rabi cod buu siiyay cajiiba runtii hore u soco wll heesaha wadaniga noso badi❤️🙏
@qaysargaldogob5189
@qaysargaldogob5189 3 жыл бұрын
Wow hees dhiiragalinteda wadata iyo bilicda dhulkayga Hargaiza, Gabiley from Galdogob
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 10 МЛН
AMIIN YARE QABKA FARAS KU SAARAY OFFICIAL VIDEO 2021
3:22
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,2 МЛН
MEGA BOXES ARE BACK!!!
08:53
Brawl Stars
Рет қаралды 36 МЛН
когда повзрослела // EVA mash
00:40
EVA mash
Рет қаралды 4,3 МЛН
ОСКАР ИСПОРТИЛ ДЖОНИ ЖИЗНЬ 😢 @lenta_com
01:01
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
CABDIRISAAQ ANSHAX QOFKI IGU HAWLANOW OFFICIAL MUSIC VIDEO
5:57
Cabdirisak Anshax
Рет қаралды 8 МЛН
AAMIN YARE NACABKU WALIGII HADAALO OFFICIAL VIDEO 2022
4:59
Waqal WStudío
Рет қаралды 3,4 МЛН
Marwaan Yare - WAQTIGA HA ISKA SIIN 2022
5:01
Marwaan Yare Official
Рет қаралды 8 МЛН
MAXAMED MAAME - HALKA IGA MAGTAY MAAN GARAN - OFFICIAL VIDEO 2023
4:26
Waqal WStudío
Рет қаралды 13 МЛН
SAALAX SANAAG-ISMAAN DHAAF-OFFICIAL VIDEO 2023
5:09
Saalah Sanaag
Рет қаралды 11 МЛН
AMIIN YARE KUMEE BOQORADAYDIIYEY HAWRAAR CIID PROGRAM 2021
6:29
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,8 МЛН
AMIIN YARE MIYAAN KUU CUNTAMI WAAYEY NEW OFFICIAL VIDEO 2023
4:37
Hawraar Music Production
Рет қаралды 13 МЛН
AMIIN (DIINI YARE) XUSUUSTII CABDI DIINI DAYAX BAND LIVE SHOW 2019
8:32
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,4 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
akimmmich
Рет қаралды 1,4 МЛН
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 280 М.
BABYMONSTER - ‘FOREVER’ M/V
3:54
BABYMONSTER
Рет қаралды 59 МЛН
Kendrick Lamar - Not Like Us
5:55
KendrickLamarVEVO
Рет қаралды 49 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 246 М.