No video

Aan Damaq Jaceyl (Lyrics) Axmed Mooge Libaan

  Рет қаралды 2,226,534

VivaSomalia1

VivaSomalia1

10 жыл бұрын

Пікірлер: 1 700
@fardousjamadualeh8822
@fardousjamadualeh8822 3 жыл бұрын
2021 yaa dhageysanaya like igu qabo saan u ogaado in la iga danbeeyo😊♥️
@abdihakin1454
@abdihakin1454 3 жыл бұрын
Jin ma tahay 5bilod ka hor a ledahay 2021 i saara
@fardousjamadualeh8822
@fardousjamadualeh8822 3 жыл бұрын
@@abdihakin1454 wa sii ogaa in 2021 la gaadhayo adiguna reply so glaysid😂😂
@olaadali3507
@olaadali3507 3 жыл бұрын
@@fardousjamadualeh8822 Billee Xoog Baad iiga Qoslisay 😂
@fardousjamadualeh8822
@fardousjamadualeh8822 3 жыл бұрын
@@olaadali3507 inader way na kalifayan de😂
@zmartking6110
@zmartking6110 3 жыл бұрын
@@fardousjamadualeh8822 huno manad kafikirin inadan gadhayn wll
@hudeifisuleiman9170
@hudeifisuleiman9170 3 жыл бұрын
Wixii dhagaysNyaa 2021 ee jacayl hayoo like😭😭❤
@cadar1499
@cadar1499 2 жыл бұрын
2022 aniga hada
@idmaanimahamedshekh6303
@idmaanimahamedshekh6303 2 жыл бұрын
Me
@nasraabdi4249
@nasraabdi4249 Жыл бұрын
​@@cadar1499 2023
@Abdirisakfaisal
@Abdirisakfaisal Жыл бұрын
​@@nasraabdi4249 1week ka hor baad bixisay salamulah 😊
@sharmaarkedahirshukri5085
@sharmaarkedahirshukri5085 5 жыл бұрын
War qof dhageesanaayo majiraa 2019 farta taag bilaa cleek 👍
@umuasmaaofficial5738
@umuasmaaofficial5738 5 жыл бұрын
Haa
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 5 жыл бұрын
sharmaarke Dahir Shukri Anaa Dhegeysana Caawa O bishutahay 5/17/2019 xagaraga waahabeen Sabti Soogashay weliba 💓 I always love the MOOGE boys Allah Yarhamuh Raaximiin❤️
@khathrauhmeth982
@khathrauhmeth982 5 жыл бұрын
Me EID muparaK 👏❤
@ahmadkaafiak6745
@ahmadkaafiak6745 5 жыл бұрын
Haa
@soomaaliweyn215
@soomaaliweyn215 5 жыл бұрын
10.6.2019 aniga baa dhageysanaya
@abdullahiabdichannel3227
@abdullahiabdichannel3227 2 жыл бұрын
Waxaan dhageysanaya subaxnimo Axad 24/7/2022 Waqtiga waa 🕓 8:43 Waa maalin aan nafteyda waqti la qaadanaayo oo aan fasax ka ahay meel yar oo aan ka shaqeynayay. Waa heesaha aan ugu jeclahay Axmed Mooge
@zahra11573
@zahra11573 3 жыл бұрын
Waxey ugu darney markaan dul imi kaan dunida rabay 🙈hadalba sow maan kari waayin 💔😪 caku iyo xishood dumar
@najahdhawre3670
@najahdhawre3670 Жыл бұрын
😅😅😅 taasi xishoodki daaqaday ka tuurtay
@jabirabdullahi5968
@jabirabdullahi5968 Жыл бұрын
Cajiib!! Waa hees aad u macaan badan oo kulmisatay music, cod iyo laxan aad u macaan. Miraha heestana dareen gaar ah ayay leeyihiin, waxaase dareemi kara bahda jaceylka. Allow kuu naxariiso legend Axmed Mooge liibaan. Codkaaga waad noogu raaxeysay, eebe janadiisa hakugu irsaaqo. Aamiin🤲🤲
@ZahraAhmmad
@ZahraAhmmad Ай бұрын
😂😂
@rashidmohamed866
@rashidmohamed866 5 жыл бұрын
Caawa hadaan heli lahaa tan dunida u jeclaa oo garayskii furatay oo siidaysay timihii walee inaanan dadba weydiiyeen waxan ka yeelilahaa ilaahow igu sin intan u tagayo ❤️👸🏻
@dhamistiraN
@dhamistiraN Жыл бұрын
Hhhhhhh
@shukrimaxmuud7200
@shukrimaxmuud7200 Жыл бұрын
🤣🖐mehashu
@najahdhawre3670
@najahdhawre3670 Жыл бұрын
😅😅😅😅😅😅
@nasraabdullahi9406
@nasraabdullahi9406 Жыл бұрын
Ma heshay😅
@israbintucabdullah9369
@israbintucabdullah9369 Жыл бұрын
Kuso boqonay boqorkee maa heshay taa dunida rabtaay
@Halleyte
@Halleyte 4 жыл бұрын
2020 sanadkan waxa jira dad badan oo commentigayga akhrin doona igana danbeya waxan inilehay ilahay talo sarta inshallah dhawaca iyo dhibta jacaylka mar un baad ka baxaysiin
@maxamedcali6657
@maxamedcali6657 3 жыл бұрын
Heestan waan ku guursaday dhiiri galin macnaha ijeclaysiisay gabadhadaydii
@asmasulaiman6939
@asmasulaiman6939 3 жыл бұрын
@@maxamedcali6657 ale haku barakeyo wllo😍
@suuleeycade4027
@suuleeycade4027 2 жыл бұрын
Madsanid wll
@Abdikrmhajji1
@Abdikrmhajji1 2 ай бұрын
2024 ban akhrinqya😂
@abdullahiumal5489
@abdullahiumal5489 2 жыл бұрын
Qofka 2022 dhagaysanayoow farta soo taag bilaa calayk...❤👍
@amrankhaliif1391
@amrankhaliif1391 Жыл бұрын
,☝️
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
@abdiqaniahmed2641
@abdiqaniahmed2641 Жыл бұрын
Waxaan dhegeystaba waa qaraami
@zakimoha4773
@zakimoha4773 Жыл бұрын
@abwaanmuusecirro965
@abwaanmuusecirro965 Жыл бұрын
@@amrankhaliif1391 waxan kutali lahaa inanad dhafin keef keeef keef gadhaaaaan
@sirwaan
@sirwaan 4 жыл бұрын
2020 Heestsn yaa dhageysanayo oo dadkii hore ah Old is Gold 😍🥰😍🥰
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
Aniga
@abdulkadirainab8098
@abdulkadirainab8098 3 жыл бұрын
Aniga oo ad qaraamiga ujecel jooga sxb 2021 malin.axad ah o fasax ahay from Turkey 🇹🇷🇹🇷
@mohamudhajji5704
@mohamudhajji5704 3 жыл бұрын
@@caashaqalbi882 aduu inan yar baad tahay hhh
@hassandaahirhdaahir1118
@hassandaahirhdaahir1118 2 жыл бұрын
@@caashaqalbi882 pĺh
@marianruun1157
@marianruun1157 4 жыл бұрын
2020 wixi dhagaysa wa idin salamay from canada ❤❤❤💔❣
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
Waankaa qaad nay anagu dalkayadii hooyo ayaanu kueaaxaysanaynaaa from somlia
@s-hayna6421
@s-hayna6421 4 жыл бұрын
xbiibi
@s-hayna6421
@s-hayna6421 4 жыл бұрын
oooof alow ku nxariso aamin aan damaq jacayl xxxxxxx
@pallina6793
@pallina6793 4 жыл бұрын
Hi dear, from Italy
@s-hayna6421
@s-hayna6421 4 жыл бұрын
Rosalie hi ros
@abdirisaaqiise141
@abdirisaaqiise141 4 жыл бұрын
2020 yaaa dhegeysanaayo farta taag like kuqabo si an u ogado in la iga danbeeyo
@drsaishaabdirahman5928
@drsaishaabdirahman5928 4 жыл бұрын
Me😍
@muniiroali4552
@muniiroali4552 4 жыл бұрын
Abdirizak Isse aniga
@nadiaandamal6993
@nadiaandamal6993 4 жыл бұрын
Abdirizak Isse ☝️
@naseexoqalanjo
@naseexoqalanjo 4 жыл бұрын
Me
@ogaalkacaalamka1798
@ogaalkacaalamka1798 4 жыл бұрын
Hees waa tii hore
@diegocosta6634
@diegocosta6634 3 жыл бұрын
4:15 PM talaado 12 January 2021 Germany qolkayga fadhiga iyo baashaalki caawa iyo Axmed Mooge lipaan xasuus wlh waayihi qurxoonaay ee nabada iyo Xmr cadeey allaw noo soo celi farxadeeni horo iyo dalkeeno nabada🤲🤲🤲😘😘
@mariammustaqem2940
@mariammustaqem2940 3 жыл бұрын
Allah kuu so celiyo xamar oo nabda😇
@abdishakurabdi5190
@abdishakurabdi5190 6 жыл бұрын
Heestaan Waxaan dhageysanayay Habeen aan naag mehersanayay Shiikhi iimeherinayy ayaa yiri warheesku macaanaa
@mahamedwardi2996
@mahamedwardi2996 6 жыл бұрын
abdishakur abdi wlhi waad iga yaabisay kkkkkk sheekhaa
@abdiyare742
@abdiyare742 6 жыл бұрын
+abdishakur abdi 😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣heesku macaanaa ku yiri
@khalilshurkigaas6078
@khalilshurkigaas6078 6 жыл бұрын
abdishakur abdi kkkkkll
@khaalidbinuwaleed8103
@khaalidbinuwaleed8103 5 жыл бұрын
Rageedii ma qurbo sireed bay ahayd
@salmailyas5016
@salmailyas5016 5 жыл бұрын
@@khaalidbinuwaleed8103 hhhhhhhh allah beerka funny tahay
@karamoige5268
@karamoige5268 Жыл бұрын
One of my Favorite Song 22/05/2023 ● 11:36 Habeenimo Isniina Iyo Magaaladii xadaarada iyo Aqoonta E Boorame.🎻❤️
@abdiwahabboon4927
@abdiwahabboon4927 3 жыл бұрын
Marka qof aad jeceshahay waliba kulankiinii ugu horeeyay aragto kana xishoonayso inaad xitaa u dhawatid adoo u haysta boqorada aduunka ayay heestani qeexaysaa. Alxamdulilah waan haystaa qof aan si dhaba u jeclahay oon ilaashado My Najuu💖🙏🔥
@shukrimaxmuud7200
@shukrimaxmuud7200 Жыл бұрын
💜😍
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 4 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto Ahmed Mooge Liiban
@abdishakourshakti7364
@abdishakourshakti7364 3 жыл бұрын
●WAQTI QAALI AH ●JIIL QAALI AH ● FANAAN QAALI AH ●ASTAAN OO IYADUNA IMIKA QAALI AH AHUN AXMED MOOGE From Jupiter ❤
@mohamedalihagiabba6217
@mohamedalihagiabba6217 5 жыл бұрын
Ayaam Zamaan 1973 golaha murtida iyo madadaalada muqdisho habeenkii laga codsaday in uu ku soo celceliyo ilaa 4 jeer lagama hadli karo codka iyo macnaheeda ujeedada iyo abwaanka curiyey ayaa qiimo wayn lahayd Allah u naxariisto al ustaad Ahmed Moge Liban Shanta Mohamed ayuu matali jiray .M . saleban M . kuluc. M . mooge M . yusuf. .My Nuur giriig
@kamallander6726
@kamallander6726 6 жыл бұрын
Chilling in Hargeysa at ilma mooge area.... ilahay aw naxaristo adero Ahmed iyo walaalki Mohamed mujahiid✊🏾
@apdirisakaadam4496
@apdirisakaadam4496 3 жыл бұрын
Heestan waxaan ku xasuustaa wiil aan sxb nahay sanadku wuxuu ahaa 2019kii wxaan waxa barasho u aadey dalka ethopia haben habenada ka midah anagah oo cashar qolkayaga ku akhrinayah ayuu iiyimid wiilkii sxbka ahayne markaasuu casharkii nagu adkaadey ethopian kunah dad naxariisleh mahoo examka waxay donan ayey kuu soo dhajinayaan markasuu heestan noogu tuurey
@abdirahmancaddaawe5981
@abdirahmancaddaawe5981 5 жыл бұрын
28-January-2019 6:30 Pm Kuala Lumpur Malaysia 🇲🇾 Axlaa hees. Waxay ugu darnayd markii aan dul imi taan dunida rabay 👌
@ruun6820
@ruun6820 3 жыл бұрын
2021 7:30 in Malaysia kuala lumpur manoshahay 🤣🤣🥰
@jogtodhayow1556
@jogtodhayow1556 2 ай бұрын
​@@ruun6820 also KualaLumpur baa joga hestan baa ku turte cawa si jawiga jak unoqdo🤪
@AasiyaAbdalla
@AasiyaAbdalla 6 ай бұрын
Heestan wiil aan is jecelaan jirnay ayaa ii qaadi jiray uu waqtiga ina kala waday dahir isxaaq waqtiga hakuu qurux bdnaado wll🥺💔
@maanyuproductions903
@maanyuproductions903 5 жыл бұрын
One of the best songs by axmed mooge 💖💖👏👏 illahy qabriga haunuriyo ☝
@aishacuud3468
@aishacuud3468 7 жыл бұрын
anigaa markan dhageysto heesihii hore jacayl aan laa aqoonin meel u kaa yimid ayaan dareemaa taloow dadka maa ilaaa qabaan dareenkaas?
@mohamudhaadi4609
@mohamudhaadi4609 7 жыл бұрын
Aisha cuud waa iga qoslisay walaashay jacayl aan la aqoon meel u ka imaaday
@abdifitahahmedshador628
@abdifitahahmedshador628 5 жыл бұрын
Aniga jaceylkeyga waaye cml🤣🤣
@faysalahmed3798
@faysalahmed3798 5 жыл бұрын
aniga waa kula qabaa kkkkkk ma ragtay horta
@sacadxalo1609
@sacadxalo1609 5 жыл бұрын
Ax ax wuxuu sida daruuraha ,heestani haddii aad daynlaa iyaadaba duugoban
@daadshe1022
@daadshe1022 5 жыл бұрын
Wllhi benta maha lagu qabaa
@abdihakimahmed7678
@abdihakimahmed7678 6 жыл бұрын
waxa aan idaynayn dumar iyo dhibtood oo ila durkeee!! very nice song wlhi i'm still listening to night.
@abdihakim_f4
@abdihakim_f4 2 ай бұрын
Who still watching 2024
@CabdiCibaar-nc9cv
@CabdiCibaar-nc9cv 2 ай бұрын
Me pro
@AsmaAhmed-rb4rj
@AsmaAhmed-rb4rj Ай бұрын
👆👆❤😂
@user-ch4oq7oj4z
@user-ch4oq7oj4z Ай бұрын
Me legend
@omarserbiya2007
@omarserbiya2007 5 жыл бұрын
Hees aaan dhagaysto heestii igu horaysay ayaay ahayd axmed mooge andaq jacayl aduun sanadku wuxuu ahaa 1983
@Abdimohamed2795
@Abdimohamed2795 4 жыл бұрын
Rakoor iyo cajal ayaad kadhageysan jirtay ma ahoo?
@yhh1049
@yhh1049 4 жыл бұрын
Oo wll maanad dhiman ba
@updirashiidjama5150
@updirashiidjama5150 3 жыл бұрын
@@yhh1049 😂😂😂😂😂
@maxamedkhadar6905
@maxamedkhadar6905 4 жыл бұрын
Yaa daawanaya dhamaadka sanadka 2019 like ha ila dhafin
@hassanmohamud612
@hassanmohamud612 3 жыл бұрын
Dhamaadka 2020 baan dawanaya
@hasanhusein1673
@hasanhusein1673 5 жыл бұрын
AllayaaH raHma abwaan 👏 👌Hadii qalpigaaga dareen ku❤ 🤘Jiro like isaaar wixii muzlim aH ✌
@hilaaccalimaxamuud3452
@hilaaccalimaxamuud3452 4 жыл бұрын
LAYLA AF QALAAD AQOONTU MIYAAA?
@hilaahilaac9359
@hilaahilaac9359 3 жыл бұрын
Aqoontu waa laba mid waa loo dhashaa midana waa labartaa ee af qalaad maah wllo
@aweysgacalofficial3738
@aweysgacalofficial3738 5 жыл бұрын
Markoo jacelkka haayo Axmed mooge ayaa dhageystaa Waayo asiga ayaa wax wlab iga daadaji Karo marka aan bashaal rabo ax Xasan aadan samatar no jacely waaye ninkaad heesiheeda ileen looma sheekto dumar caashaqaada kulahaaa Xasan 😂😂😂💋❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@yahyeomer6595
@yahyeomer6595 4 жыл бұрын
haaheey Helsinki 19.09.2019 alla wakhtigu muxuu duulayaa waxaan wlhi xasuustaa anagoo yar yar oo iskoolka koowaad ah haweeney waxoogaa xanuunka maskaxdu hayay oo ka xanaaqi jirya iyadoo doog dhex jiiftoo daawayasa ubaxoo markaan u qaadno ayey na eryan jirtay waan ka toocsan jrnay ilaahaow naga dambi dhaaf caruurnimadii haweeneydiina haday nooshahay caafimaad kaamil ah sii hadey dhimatayna u naxariiso
@gutaleali997
@gutaleali997 4 жыл бұрын
Sxb 'caruurnimo waa Cudur laga koro'
@abdiqanimohamed2117
@abdiqanimohamed2117 3 жыл бұрын
Yaxye legend tahay I know u
@jannoomer7263
@jannoomer7263 3 жыл бұрын
Ma wax loo dulqaatad ku odhan jirteen miskiinta😅😅 Amiin wlo
@bayadirabdurazak2662
@bayadirabdurazak2662 Жыл бұрын
Old is gold 2023 Stil I am listening 👂
@shukriosman2864
@shukriosman2864 7 жыл бұрын
الله يرحمه ويغفر ذنبك ويسكنه جنة الفردوس
@qadi7632
@qadi7632 5 жыл бұрын
shukri osman ولو اني مش فاهمه بعض الكلمات بس الأغنية كتير حلوه.ومعاني الي فهمته راقي كتير.
@axmednuur2535
@axmednuur2535 2 жыл бұрын
Aaamiin
@goobjoog7658
@goobjoog7658 Жыл бұрын
Shukri, carabida ma i baraysaa wll?
@Axmeddaahir_
@Axmeddaahir_ 4 жыл бұрын
Heesta aan ugu jecelahay heesaha axmed mooge liibaan allaw kuu naxariiso codka deggen waa sifadiisa
@Sakariye_Akabe
@Sakariye_Akabe 2 жыл бұрын
Cajiib weeye heestani Abwaan.
@mametamein5119
@mametamein5119 4 жыл бұрын
Commentgan inu xasus inoqdan rapa Pls like Saar bro or sis😢
@saadaqcali2237
@saadaqcali2237 3 жыл бұрын
Aniga xitaa wll inshallah xasuus wuu noqonaa ✔️
@hajjimunir9676
@hajjimunir9676 2 жыл бұрын
2022 Yaa Dhagaysana Like isaar wll mcn Hadaad iGa danbeyso oo Heestaan dhagaysanysid 👍❤️ Erayada io Laxankii: Ahmed Salieban Bidde 👍❤️ Codkii : Ahmed mooge Liiban.👍❤️
@abdimooge3469
@abdimooge3469 4 жыл бұрын
Xusuus iska reebaa baan is idhi "Waa maalin arbaco ah beri waxa ay u badan tahay ramadaan 22 bishii afaraad cishriin cishriin ama 2020 Hijrigu waa 1441 bishii todobaad hadan si kale u dhigo waa shacbaan 29 keediii Beri oo khamis ah waxan rajeynayaa in ay ramadan kawsato."
@abdikfilabile270
@abdikfilabile270 4 жыл бұрын
Saxiib Xasuuus Fiican Ayaad Reebtay Heestan Caadi Mahan Xaqiiq Jacayl Ilmo Mooge Waa Kasheekeyeen
@abdimooge3469
@abdimooge3469 4 жыл бұрын
@@abdikfilabile270 haaa sxb lkn waanu soomanahe meesha hanagu so celin hadi kale soonka naga nusqamayee. Waaar ma ramadantan ayaad heeso dhageysaneysa kkkkkk
@abdisalanadan6226
@abdisalanadan6226 5 ай бұрын
Taarikhda hijriyada 1445 bisha shacban 28 10/03/2024 habeen axada soo gelayso Ramadan maalin inaga xigta iinsha Allh cimri dheer iyo cafimaad Alle ha ina siiyo ❤❤❤❤❤ Heestan awoowgey darawal ah Ahmed dirir afyare (sanqadh-yare) jeclaa kana maqlay 2010 darawal ahaa iminka badiyo ayuu degey
@abdimooge3469
@abdimooge3469 5 ай бұрын
@@abdisalanadan6226 Cimri dherer caafimad qab iyo cibaado suuban ban u rajeynayaa awoowgeen. saakase waa ramadaan. ee ramadan mubaarig saxib. F.g : hana so reply gareyne dusha uun igala so soco ilen wa ramadane kkkk.
@qalbiuroonsidahooyadeed2113
@qalbiuroonsidahooyadeed2113 2 жыл бұрын
Qalbi Taabte Ayaa ii soo diray Haben uu igu soo Qarway Cakuye 2bo kala maqan🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰♥️♥️♥️♥️♥️
@abdihakimhassan5907
@abdihakimhassan5907 3 жыл бұрын
Erayadii Abwaan Axmed saleban bide alle cimriga haw siyaaadiyo.axmed moogena alle haw naxariisto. Fc
@user-wy4in8pu3l
@user-wy4in8pu3l 3 жыл бұрын
Anigu maanta ayaan dhagaysanayaa . 29 06 2021 Oo bari inankii marxuum ka heesaya cabdul kariim ahmed mooge loo dhaarinayo xilkii moyer nimo. يا الله يا رحمن xilka ufaydidi. Aabihiina iyo muslimiinta dhamaan u naxariiso.
@user-yi1gw4kj1p
@user-yi1gw4kj1p 4 ай бұрын
Waqtika orod badnaa😭😭😭😭😭
@khalidmohamed1976
@khalidmohamed1976 3 жыл бұрын
2021 January 30 Islamic University in uganda 🇺🇬 mbale hostel ka dhaxdiisa habeen 23:00
@s.8842
@s.8842 Жыл бұрын
Aan damaq jaceyl Dad israba warkood Kaa daadajee Waxey ugu darneyd Marki aan dul imi Taan dunida rabay❤❤❤
@saidawehliye3464
@saidawehliye3464 2 жыл бұрын
Ilmo Mooge fanka somaliya waxa ey u ahaayeen laf dhabar 👌👌👌
@ecosoc3865
@ecosoc3865 4 жыл бұрын
Heart soothing soul music by the legendary Axmed Mooge
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 6 жыл бұрын
Abwaanka Ereyada Le Iyo Fanaankuba Waa Waqooyi 👏👏👏👏 Axmed Saleban Bide. Illahy Cimriga Haw Dhereyo. 😍 Axmed Moge Illahy Haw Naxaristo 🤲🤲🤲
@ashnor2940
@ashnor2940 5 жыл бұрын
marka afka an baranayay ayan dhagaysan jiray india Pune 1983 alf Alle ha ku nax bless all
@jasonwilborn2480
@jasonwilborn2480 5 жыл бұрын
Inuu Hawiye yahay ayaan u haystay waligay. Alla yarxam
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 5 жыл бұрын
Jason Wilborn May Wallo Waa Nin Isaaqa Ilaahay Haw Naxariisto ☹️🤲🤲
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 5 жыл бұрын
Ash Nor Haa Sax Wallo Illhy Haw Naxariisto Marxuumka ☹️🤲🤲🤲
@huseinahmed5083
@huseinahmed5083 5 жыл бұрын
Wllo fanku qabil malaheyn xiliga iyo qolo gara ee nagadayahe
@Abdirahiim
@Abdirahiim 3 жыл бұрын
axmed mooge aun boqortooyadii ciida gale ragii fanka iska lahaa aun huryo aun mxmed mooge aun axmed mooge aun muse qalinle maxmed yuusuf khadra daahir cige ragii fanka xuurtada kuhaystay waagaas ilaa imikana wey ku haystaan 2021 qamar suugani ayaa jooga oo ah fanaanka ugu qalisn iguna shacbiyada badan waqtigan c.raxman oday xamda qali intas ayaan ka xasuustay duriyada lama soo koobi karo fanaanintooda iyo hibadooda hargeisa 31/01/2021 1:38pm axad waxaan jooga hoyga fanka halka ay heestani kasoo baxdey axyaa hees oo hees😘😘
@socdaalali7214
@socdaalali7214 4 жыл бұрын
November 2019 qof dhageysanaya haduu jiro LIKE ii saar
@mohamedabdullahiahmed9960
@mohamedabdullahiahmed9960 4 жыл бұрын
Hhhh nasiib baaba lhyd mr hdaad hbenks meherkgu dhcyey bro
@mohamedmowlid4242
@mohamedmowlid4242 4 жыл бұрын
22 september 2019 mogadishu ..."Waxa aan i daynayn Dumar iyo dhibtood Oo ila durkee.." Intaas ayaa maqan lyricska Heestan waa heesaha dhiiga raaca
@wiilsomalidhaladah9760
@wiilsomalidhaladah9760 4 жыл бұрын
Wlh waa runta aniga ee dhiigeyga raac day sxb wlh blh
@najmakader852
@najmakader852 4 жыл бұрын
Axmed mooge
@geesilibaax941
@geesilibaax941 8 жыл бұрын
heestan waxan ku xasuusta markaan scholka dugsii dhexee ahaa ayaa naloo dhigaay alle janatul fardaawsa haku geeyo Ahmed Mooge
@xasaaabsir4277
@xasaaabsir4277 7 жыл бұрын
geesi libaax
@ahmedibrahim7778
@ahmedibrahim7778 7 жыл бұрын
amiina allow mujaahid axmed mooge liiban
@user-ps3jo3uq7b
@user-ps3jo3uq7b 7 жыл бұрын
Kkkkkk kaama yeelin😂😂😂
@cabdisamedtayyip6993
@cabdisamedtayyip6993 7 жыл бұрын
geesi libaax aar way kaa dhacdee dhulka ka qaad,heestan waa+18, lkn schoolkaga bal noo sheeg?
@abdirizakibrahimismail43
@abdirizakibrahimismail43 6 жыл бұрын
Cabdisamed Tayyip
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii a.s.bide laxankii a.gaceeyte codka axmed mooge liibaan
@khaliifaxmedkhaliifaxmed7663
@khaliifaxmedkhaliifaxmed7663 Жыл бұрын
Waxaa dhagaysa nayaa 8/7/2023' habeen isliina anoo joogay magaalad hargaysa marqaankii ugu wacnaa xuus tii maxamuud axmed bare
@samrahareed3660
@samrahareed3660 7 жыл бұрын
waxey ugu darned markan dula imid taan rabey 👈asxan hees 👌all fanan jir o jog 👍❤❤😍😍😍💕💕💖🌷🌷💖💕😍😍❤❤
@ahmedibrahim7778
@ahmedibrahim7778 7 жыл бұрын
iyadoo doog dhex jiifto 🍀🍀 daawayanaysa ubaxoo🌸🌸
@mohamedtuurrebarrow3801
@mohamedtuurrebarrow3801 7 жыл бұрын
nuney nalka thknz
@abdifatahmohamed5235
@abdifatahmohamed5235 6 жыл бұрын
Abdi. fitaah. Mohamed mhmuud 0743714923..🕊🕊🕊🕊🕊🌹🌹🌹🌹🌹🌹💘💘💘💘❤❤❤❤💘💘💘💘💋💋💋💋💝💝💝💝💞💞💞💞
@abdifatahmohamed5235
@abdifatahmohamed5235 6 жыл бұрын
abaayo macaato sharafeey shakaroon
@safiyadhaqane8601
@safiyadhaqane8601 5 жыл бұрын
Waxey ugn darned markan duln imid taan tablet asxan hees all fanan jir o jgo
@thephenomenon6258
@thephenomenon6258 5 жыл бұрын
Axmed mooge liibaan one of the somali legends
@mohamedahmed8911
@mohamedahmed8911 2 жыл бұрын
Wlhi waa hees cajiiba alle ha u naxariisto legendka axmed mooge.
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
What a legend! Aan Dad iyo maal deeqaha ilaahy kaa dadaajee.❤️
@bushidoshogun4964
@bushidoshogun4964 6 жыл бұрын
One of my Favourite and a all time classic Somali song. Over all out of the two Mooge bothers, Ahmed was more of artist then Mohamed because, Mohmaed was a, teach, a leadening writer of Somali literature, a revolutionists, a instrumentalist, a vocalist and of all one the most prominent patriotic sons of Issaq. And last of the sad story of Mohammad Mooge's death and life should be taught in Somaliland national school curriculum. Because Mohamed Mooge was of one most important architect of Somaliland's revolution its sovereignty and one of the most prestige of the Issaq nation.
@timironly4565
@timironly4565 6 жыл бұрын
Who is still listening 3/2/2018 waaba cajiib aan dugoobin 👍👍
@sacadcabdi9808
@sacadcabdi9808 5 жыл бұрын
2 / 4 / 2019 kkk
@abdirashidmohamed2241
@abdirashidmohamed2241 3 жыл бұрын
Wan kayaabay ilma mooge Alleh hawnaxariisdee
@mrxuux
@mrxuux 4 ай бұрын
2024😢
@MohamedAmin-qj8mx
@MohamedAmin-qj8mx 2 жыл бұрын
2022 still am listening her❤
@rahimadiria6111
@rahimadiria6111 2 жыл бұрын
Kula mid❤
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 Жыл бұрын
Markasta 💕🇸🇴
@abdirahman5673
@abdirahman5673 Жыл бұрын
hhhhhh her or he
@daahircabdi3380
@daahircabdi3380 Жыл бұрын
What do you mean her bro 🤣
@user-wy4in8pu3l
@user-wy4in8pu3l Жыл бұрын
I mean here
@aminguray6799
@aminguray6799 Жыл бұрын
Heestan waan dareemaa; waxaan erayadana u sawirtaa sidii filimka anigoo niyada ku haysta gabadhaan jeclaaa; alla maxay heestahay. Sunday night; 08/07/2023; at hawassa city, Ethiopia. ❤️
@wafdi_alqa6986
@wafdi_alqa6986 4 жыл бұрын
29 novembr 2019 Kenya 🇰🇪 6:22pm Xasus wlh
@hamid-oi1nq
@hamid-oi1nq 3 жыл бұрын
Hees macan wayo
@kiinoowggmu233
@kiinoowggmu233 4 жыл бұрын
majiraa qof dhageysanaayo 2020 farta taag uun❤🙏
@drsaishaabdirahman5928
@drsaishaabdirahman5928 4 жыл бұрын
Me😍
@Abdullahidhaqane
@Abdullahidhaqane 3 жыл бұрын
2021 📻
@tripleabdinho2710
@tripleabdinho2710 2 жыл бұрын
Kiinow
@tripleabdinho2710
@tripleabdinho2710 2 жыл бұрын
Intana ma jogta kk
@queenayaanita9775
@queenayaanita9775 4 жыл бұрын
Haben 20/6/2020 ayan ku dhageysanya Nairobi anigo niyadeyda waxyabo badan ka guxayan ilahey haku simo ku ilahey i qoray o calfkeyga ah 😭❤️❤️❤️🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@weightloss802
@weightloss802 3 жыл бұрын
Aamiin
@hamseosmanalahidangarad4112
@hamseosmanalahidangarad4112 5 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto allahuma amiin 18/07/2019 khamiis 16:19 Galab Aniga iyo saxiibaday ayaa u tabashle tagnay dhul doog xareed iyo dhirbadan leh oo indhaha u wacan kadib waxan si dhakhso leh u xasuusty heestan oo aan yarantydii erayadeeda maqly IYADOO DOOG DHEX JIIFTOO DAWANAYSA UBAXOO
@maanragaragtemaskaxdumardh4221
@maanragaragtemaskaxdumardh4221 5 жыл бұрын
Hees shidan baad xasuusatee halkaa dooga lihi wAa hal kee
@hamseosmanalahidangarad4112
@hamseosmanalahidangarad4112 5 жыл бұрын
@@maanragaragtemaskaxdumardh4221 waa dhulkamida dhulkena hodanka ah una wacan dawashada
@sayidnuur7992
@sayidnuur7992 7 жыл бұрын
who is still listening 2017😍😍😍😍 Hees Gaar Ii Taabato Kama Dhargo!!
@halyeyga12
@halyeyga12 10 жыл бұрын
Adaan ku leeyahay Viva. Mar haddaad kaydkan noo soo bandhigtay.
@Abdiyoooo
@Abdiyoooo 3 жыл бұрын
24-- 06-- 2021 saacadu wa 1.00am habeenimo jawi marqan ayan kujiraa goobtu wa muqdisho cadey , Allow wadanka noohagaaji. Walee qurbo nacas maxa laga reystay War inta marqaamaysa sidaydoo kle anoo taqsiin iitagan ban salaamaya.
@sadakabdieymoy7545
@sadakabdieymoy7545 6 жыл бұрын
dhanka qoraalka waxaan isleeh Qofka qoray heestaan iyo Fanaanka sida uu uleeyahay heesta isma leh Bal ila dhageesta marka uu leehyahay Fanaanku "Ayidoo doog dhax jiiftoo Daawaneeyso Ubaxoo Sow raaxo Damacdoo Durbo gareeyskiifuratoo Siideeysay timahii Aan iri madeeysaa mise waad Dugsiisaa Dibna ma'isisaartaan Yaadooq u helijirayeeey Dadoow dadoow Dadoow MAXAAD KU FALI LEEEYD" meesha uu qofka qoray heesta ku yiri "DADOOW DADOOW MAXAAD KU TALISEEN "maahan ee waa DADOOW DADOOW MAXAAD KU FALI LEEYD. sababtu wexeey tahay waxaalagasoosheekeey waad dareemi kartaan oo abwaanku wuxuu yiri "..Ayadoo doog dhax jiiftoo Daawaneeyso Ubaxoo Sow raaxo Damacdoo Durbo gareeyskiifuratoo Siideeysay timahii Aan iri madeeysaa mise waad Dugsiisaa Dibna ma'isisaartaan Yaadooq u helijirayeeey Dadoow dadoow Dadoow" qof intaas sameeysay dadoow MAXAAD KA FALI LEHEEYD waaaye ee maahan "DADOOW MAXAAD KU TALISEEN" !!
@mohamedjama4810
@mohamedjama4810 5 жыл бұрын
saadiq# wad mahadsantahay inad fikirkaga ka dhiibato. runto qofba sibu u arka , shakhsiyan waxay ila tahay inayna sida aad u shegayso ahayn. markan in badan ku celceliyay tani waa fikirkayga walal. waxanan rajaynaya inay dadka intoda badani sida ay u qorantahay aminsanyihin. bal hada ku celceliyo
@abdifatahhero1020
@abdifatahhero1020 5 жыл бұрын
Saadaq Cabdi Mcln bro waa saxantahay " dadow maxad ku fali leheyd waye"
@yasminosman9789
@yasminosman9789 5 жыл бұрын
Maxaad ku talinlahayd bay u egtahay
@yasminosman9789
@yasminosman9789 5 жыл бұрын
Ku falilahayd maahan waa Fali leheed oo micnuhu yahay maxaad yeeliheed arintan oo kale. Waa suaal?
@mustafemedia1759
@mustafemedia1759 5 жыл бұрын
durba garyskii furtay ayuu qoray markaa wxa lagyabaa inanu fahnsanyn ama aanu dib u eegin waayo qofka bini admka ahi wu qaldamaa lkn marku waxso dhigayo dhawr jeer ayay ahyd inu isha mariyo si u qaldaadka u eego lkn muusamyn
@sharmaboy9458
@sharmaboy9458 4 жыл бұрын
Waligay heesahii hore maan dareensanyn macnahooda hada waan ka helay waxaanan iyaga ahayn ma dhagaysto
@Kingnasser7
@Kingnasser7 4 жыл бұрын
Wallhi legend Ahmed 2020 dagesanoya❤️Allah u naxaristo to all of our somali legends
@abdikhadarmahadale4708
@abdikhadarmahadale4708 3 жыл бұрын
Allaha unaxariisto Ahmed mooge liibaan plaese soomaaliyeey u duceeya marxuumka aniga heesahiisa waxaan dareemaa jaceeyl wlhi
@naemohamett5498
@naemohamett5498 9 ай бұрын
Heestaan waxaan dhageysanayaa 02 November 2023 , habeen khamiis ah .. Kaligay baa qol cidla ah iska jooga .. Cidla baan dareemin iyo xooga nostalgia ah .. Alle how naxariisto fannaan axmed mooge . Salaama dhammaantiin .❤
@mustafemedia1759
@mustafemedia1759 5 жыл бұрын
kama caajiso heesaha Axmed mooge Liibaan Allah yarxamuh axyaa sowt
@mowlaaden9712
@mowlaaden9712 5 жыл бұрын
Aan damaq jacayl Erayadiii boqorkii jclka Axmed salebaan bidde Codkii aun axmed moge liibaaan
@mumumaow9779
@mumumaow9779 4 жыл бұрын
Heestan wxan kaso maqlay Tartanka heesa ee jilka cusub weyna iso jiideeen wiilka iyo fanankaba❤️👍
@AliMohamed-gs1cg
@AliMohamed-gs1cg 4 жыл бұрын
isku midba nahay maceeya malow kkkk
@mohamedyare3826
@mohamedyare3826 4 жыл бұрын
Kkk mahadaad maqashay saqiiriin ba tihiine 1987 ban ku raxeysan jirnay
@AliMohamed-gs1cg
@AliMohamed-gs1cg 4 жыл бұрын
oday hore magacagau ka muqata kkk
@naphizaahmad1599
@naphizaahmad1599 4 жыл бұрын
Heestan malinbaa hooyadeey ka maqlay 2020
@husseinkeimaadan9321
@husseinkeimaadan9321 7 жыл бұрын
still 2017👂👂 fanani wa kuwi xoree Allah xa unraxaristo
@leylamahamed5310
@leylamahamed5310 7 жыл бұрын
this is really one of my favourite favourite songs like i play it all the time 😍😍😍 wish somali new songs will be the same as this have meaning beautifull words , like shit they song nothing this days just say the regular words
@leylamahamed5310
@leylamahamed5310 7 жыл бұрын
Odey Hebal​ Hhh oday emailkayga iga la so xidhidh
@mohamedali9455
@mohamedali9455 6 жыл бұрын
Leyla Mahamed but nowadays things re very tough cz this new musicians they jxt say what ever comes to their minds!
@hubaaltv4681
@hubaaltv4681 6 жыл бұрын
also this song is one most favorite songs like
@hasanxaqaaiqnews2252
@hasanxaqaaiqnews2252 6 жыл бұрын
Leyla Mahamed hhh
@hassankaafihassan4755
@hassankaafihassan4755 6 жыл бұрын
Leyla Mahamed 👍
@kowsarKowsarcadey
@kowsarKowsarcadey 6 жыл бұрын
waxey ugu darneed marki an dul imid kan dunida rabay asagoo nag lajiifo😃dawanayo indhahedo sow raxo dam cayo durba gareska kafuray usi sayay timihi 😡an is iri ma disha mase waad katagta 😢dadow dadow dadow maxad kafali lahed😑garracas
@nankanakkababnanammamamam8632
@nankanakkababnanammamamam8632 6 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhh wlhy aad bad ugu firsatay heesta badal ficn ayad la heshy
@mariamufs2023
@mariamufs2023 6 жыл бұрын
Dil duliga loool
@qaradd4265
@qaradd4265 6 жыл бұрын
kowsar Kowsar.cadey daab qada oo daanka jabi dulufka
@mubarakgeedi7700
@mubarakgeedi7700 6 жыл бұрын
Biyo kulul ku shub labadaba lol
@mohamedabdulahiabdi2081
@mohamedabdulahiabdi2081 6 жыл бұрын
Hhhhh Haddad disho dhib baa kadhalanayo ee iska daa
@khadarahmet3904
@khadarahmet3904 3 жыл бұрын
waxan dhageysnyaa 2/6/2021 waxan ku sugyaa doorashada golaha deganka hargeisa oo inankisu rajo fiicn leeyeyy abdikariim ahmed moge maayirka mustaqbalka alle ya arxama raaximin 🙏🙏 location 🇶🇦🙏🙏
@mcmusic6086
@mcmusic6086 3 жыл бұрын
Qofkaan dunida ugu jeclaa baan galabta kala dhamaanay block baan baan isa saarnay waaan ooyayaa iminka iyo galabtoo dhan😑😥😥
@fatumaali21
@fatumaali21 5 жыл бұрын
24/05/2019 waa mid muuqa dahab lahoo Hadaan anigu dayn lahaa ..........waa miro qalbiga taabanaya
@Kadiil
@Kadiil 3 жыл бұрын
Awliyo innaga sii hor martay ayuu ahaa Ahmed Mooge Eebe ha u raxmaddee
@kaydmediaproduction6632
@kaydmediaproduction6632 3 жыл бұрын
C/kariim ahmeth mooge aaapiHii legend ayuu ahaa ninkii 26kun cod kusoo paXaY
@mohamedabdulaahi6512
@mohamedabdulaahi6512 5 жыл бұрын
qofkii heestaan dhageysanaayo waa qof ALAAH cimri dheer siiyay
@naimamdogo7347
@naimamdogo7347 8 жыл бұрын
2016 who is still listening hes macaan
@ahmedibrahim7778
@ahmedibrahim7778 7 жыл бұрын
2017 yaa dhagaysanaya
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
lil yako cidna
@ahmedibrahim7778
@ahmedibrahim7778 7 жыл бұрын
alle ha u xanariisro xamed mooge liiban
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
lil yako xamed lama odhan jirin
@ahmedibrahim7778
@ahmedibrahim7778 7 жыл бұрын
qoralka iga khaldamay akhii
@Fadumina856
@Fadumina856 6 ай бұрын
2024 baan dhageysanayaa waa hees aan laga xiiso dhaceyn AUn Mooge Alle Haku Naxaristo.😢
@ahmedshcrani3566
@ahmedshcrani3566 2 жыл бұрын
Xusuuuso ! Waxan ku suganahay America 🇺🇸. Saacada waa 2:43 am 😭😭😭😭😭😭 taraag ayaa saaranahy ! Aloow adoonkaga u gargaar 🥺🥺
@Shujaac_gaming
@Shujaac_gaming 2 жыл бұрын
Makuu hiir gaale qorshihi
@xamdaqosol7898
@xamdaqosol7898 11 ай бұрын
Qarami to qaraami mcn ilahay ha u naxariisto
@anuushmohamud4571
@anuushmohamud4571 3 жыл бұрын
Heesaha somalida heestan ugu jclhy wye aan damaq jaceyl❤🙉 my fav song 2021/2/5 hben jimco soo galeeso sacada 00:46 saq dhexe casimadii muqdisho muuq wacan aheed siiba degmada.x.weyne🌹alxmdulilah🤲
@bulgerietv8482
@bulgerietv8482 3 жыл бұрын
Single miyaad tahay😂
@anuushmohamud4571
@anuushmohamud4571 11 ай бұрын
@@bulgerietv8482haa😂
@axmedcadaariashkir4177
@axmedcadaariashkir4177 5 жыл бұрын
Heestaan waxaan ku soo xasuustaa galab aan gabar aan is jeclayn ayadoo baraag inta biyo ka qaadaty ku qubaysanaysy kayn Markay garayska furaty siidaysay timaha siidaysaty baan la soo wareegay . Waayo waayo
@osmankulane1525
@osmankulane1525 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkk war nio been badnidaa bal sidaa sheekada isgu aadtay layaaby hhh
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 3 жыл бұрын
@@osmankulane1525 hgggg ma yaabtay zhpow
@nimcoismail8089
@nimcoismail8089 3 жыл бұрын
Kkkkkkk arbeen waynaaa
@xaawamaxamed403
@xaawamaxamed403 2 жыл бұрын
Ani waaye kwrn qoftaadii 😆
@boqorsalaam7540
@boqorsalaam7540 4 жыл бұрын
Aan Saxo meesha Banaan {Waxa aan ideynayn Dumar iyo dhibtood oo ila durkee} Aniga ayaa ah Aabha Qaraamka Hasa_ahaatee 19 sano baan Ahay Heestaan u baahtaann Anaa Fasiraa 26 June 2002 🇸🇴🖐
@fahadhamud9736
@fahadhamud9736 5 жыл бұрын
Mid kamida heesaha xulka ah ee suugaanta soomaalida ku jira weeye. Alle ha u naxaristo fanaankeeni waynaa ee axmed mooge liibaan 😍
@samirasaid4276
@samirasaid4276 4 жыл бұрын
December 2019 👉👀🔥👌 Yaa dookhu heeli jidhay 🤔🤗
@iftinaibrahimibrahim6921
@iftinaibrahimibrahim6921 7 жыл бұрын
Aan damaq jecel dad israbay wargod waxey ugu dareed markii an dulimid kan dunida rabay asoo dad dhax jiifto dawanesa waxo sow raxa damcay gareeski furay sharka si dayay kkkkkkkkkk ana nin ayanba uqaday majirtooo😍😍😍😍
@amiirka6885
@amiirka6885 3 жыл бұрын
Ahey manoshahay hada😂🤣 mase qarixi zobe kula tagay😂
@najiibmoh1202
@najiibmoh1202 3 жыл бұрын
Caawa bizHu wawa 14\12\2020 Habeen izniin o at zalaaazi so GalaYzo TaariikH ayay caawa I tahay wanna nolozhayda ilaaweyn Waligay anima waa. xazUuz ii gooniya
@abdiqanibidhiidho2896
@abdiqanibidhiidho2896 Жыл бұрын
6-jan-2023 Heestan waxy igu leedahay xasuus gaara wlina wa my favorite. ilahow ku naxriso adeero axmed mooge liibaan
@jilkacusub-dn9mr
@jilkacusub-dn9mr 6 жыл бұрын
Hestan wxa dhagysana anoo quracanaya subax axada waliba wan kuraxaysty wala like igu qaba snadki 2/4/2018
@mahameddakia2094
@mahameddakia2094 3 жыл бұрын
ana waxan dhagasanooya 11:47 subax nimo anigoo koob shah bageesa cabooya maglada muqdisho degmada wada jir xfda buula xubey wan ku sxb hdo ku so gara qoralkeyga
@mohamedmohamed-sl1tf
@mohamedmohamed-sl1tf Жыл бұрын
Rag waa ragii hore what a Legend he was im still listening the end of 2022
@farhiomudei2829
@farhiomudei2829 5 жыл бұрын
Ahmed mooge iyo mohamed mooge Allaha u naxariisto qabriga Allaha u waasiciyo dhamaan fanaaniinta allow ha u qabanin dambigii ay galeen
@dacadibnuismaciil118
@dacadibnuismaciil118 3 жыл бұрын
Xasuus igu qaaliya ayay igu leeday oo aanan illaabeen axyaaa axyaa gabadhii iigu horaysay ee aan guursado ayaa habeenkii aan isbaranay aan Ku qayilaayay heestaa waana habeenkii farxadayda
daa,uud cali iyo maandeeq hees sidii webi durdurayoo orginal +lyrics
11:43
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 34 МЛН
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 13 МЛН
Axmad Mooge Damaq jacayl
10:04
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 134 М.
Axmed Mooge Heesta | Miyaan Xalayto Jiifsaday | Astaan Music 2020
6:58
Heesta Onkod - BOQOL - Hees Qoran
5:57
SomaliLyricsSong.
Рет қаралды 10 МЛН
GAASIRA. LEGEND AXMED MOOGE LIIBAAN . AUN
8:03
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 1 МЛН
Ahmed Mooge iyo heestii Yaa Nuuralcayn
5:32
Qaaci iyo Qaraami
Рет қаралды 1 МЛН
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 34 МЛН