No video

sida geel dar loo hooray | heesta ma ogtahay daraadeed | sow kuma danuunucin | axmed mooge sida geel

  Рет қаралды 116,672

DHUGMAAL LYRICS

DHUGMAAL LYRICS

2 жыл бұрын

HEESTA: Sow kuma danuunucin
ERAYADA: Maxamed Aadan Dacar
LUUQDA: Axmed Mooge Liibaan
LYRICS : Dhugmaal Lyrics
QORAALKA HEESTA (LYRICS )
✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️
Ma ogtahay daraadeed
Riyo inaan ku daaloo.
Aan badwayn dabaashoo
Ka baafiyay daruuraha.
Adaan dooq jacayl iyo
Kalgacayl ku daarine
Miyaan dunida joogaa
Daymadaa jaleecada
Sida geel dar loo horay
Sow kuma danuunicin
--------------------------------------
Ma ogtahay danteydiyo
Wuxuu caashaq ii diray
Inay tahay da’deyba
Inan aan ka door biday.
Aan day dayaayaan
U dib jiray habeenadaan
Moowluhu ha daayee.
Daymadaa jaleecada
Sida geel dar loo horay
Sow kuma danuunicin
_____________________
Ma ogtahay daraadeed
Riyo inaan ku daaloo.
Aan badwayn dabaashoo
Ka baafiyay daruuraha.
Ma ogtahay dabiib iyo
Dawadayda inay tahay
Oo aanan daynayn
Oo laygu daaw galay,
Adaan dooq jaceyliyo
kalgacayl ku daarine
Miyaan duniba joogaa
Daymada jalleecada
Sida geel dar loo horay
Sow kumaan dunuunicin.
Kolka geela la horo ee hadba hormo la sii daayo, oonka uu biyaha u qabo iyo heeska wiilka shubaya kolkay isu biirsadaan wuu dunuunucaa.
Dunuunucu waa cod yar oo aan lamid ahayn codadka kale ee uu geelu bixiyo sida ololka iyo cabaadka, waa cod hoose oo meel fog gaarin neefku isagoo aan afka kala qaadin yuu cod yar bixinaya wuxuuna ka turjumaya rabitaan xad dhaaf ah ee uu neefku qabo.
Gabal gaabkii kolka awrta dhaanka ah lasoo fuliyo ee ay isugu darmaan daaq la'aantii maalinkaas iyo biyihii ay ka ladaabatay xiisaha ay u hayso mayraca iyaduna waa ay dunuunucdaa. Sidoo kale kolka geelu kacaansanyahay ee la jikaaro isna waa uu dunuunucaa, mar walba oo geela wax uu rabitaan xad dhaaf ah uu u hayo laga hor istaago dunuunucu waa habka kaliya ee uu ku muujo rabitaankiisa.
#dhugmaal_lyrics #mooge #axmedmooge

Пікірлер: 17
@YuusufCabdilaahi-vh4cg
@YuusufCabdilaahi-vh4cg 2 ай бұрын
Yaa rabi ilaahow u naxariiso
@nuurhubane
@nuurhubane 4 ай бұрын
Ax alow kuu naxariiso ahmed mooge liiban aabihii fanka somaliyeed😢
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 2 жыл бұрын
Nice sxp mhdsnd heestaan waxay kmid tahay kuwii ugu horreeyay oo aan barto anoo yar baan qaadi jiray markii aan xoolaha raaco. Ahn axmed mooge
@qarulxira8697
@qarulxira8697 Жыл бұрын
U r not alone …… Sxb
@abdikiin3915
@abdikiin3915 Ай бұрын
Waa here cajiib ah fanaankii waynaa axmed mooge liibaan baban codkiisa macaana ayuu ku qaadayaa alle haw naxariisto
@HussenMohammed-lf2pu
@HussenMohammed-lf2pu 4 күн бұрын
❤❤❤
@jamaalcabdilaahi1110
@jamaalcabdilaahi1110 7 ай бұрын
Ax 😢 allow u naxariiso iyo abohood aamiin yarabbi😢😢
@jamaalcabdilaahi1110
@jamaalcabdilaahi1110 7 ай бұрын
Ax SNM IYO INA MOGE AX UNAXARIISO😢😢😢😢
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 2 жыл бұрын
Heestan waa jeclahy ❣
@muusecabdimaxamed1746
@muusecabdimaxamed1746 Жыл бұрын
Axyaa mooge maxay xaabaali nin hysaa
@ahmednaasir2129
@ahmednaasir2129 3 ай бұрын
Eraydii abwaan maxamed aadan dacar
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 2 жыл бұрын
Ma ogtahay dabiibiyo dawadayda inay tahay oo aanan daynayn oo laygu dowgalay adaan doog jacayliyo kalgacayl kudaarine miyaan duniba joogaa daymada jalleecada sida geel dar loo horay soo kuma dunuunicin. 2009 baan qaadi jiray waqti hore bay ahayd
@AxmednuurWali
@AxmednuurWali 2 ай бұрын
Yalaxameeyay
@feysalhanad8937
@feysalhanad8937 2 жыл бұрын
Thanx Karamaad Leedahay walal Big Respect 🙏 👏
@dhugmaallyrics
@dhugmaallyrics 2 жыл бұрын
Adaa mudan walaal
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 2 жыл бұрын
Saqdhexe habeenimo ban dhagaysan 😴
@Mudtafa-pu7wu
@Mudtafa-pu7wu 2 жыл бұрын
U
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 2,9 МЛН
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 34 МЛН
Sunglasses Didn't Cover For Me! 🫢
00:12
Polar Reacts
Рет қаралды 5 МЛН
Heestii layaabka lahayd, Ee Miiraale iyo Axmed Mooge Liibaan.
8:09
Xargaga Music
Рет қаралды 112 М.
xaliimo khaliif magool  Dhirta xididka hoosaa dhulka loogu beeree  lyrisc
11:37
Best Axmed Mooge & Maxamed Mooge, Heeso kaban Macaan by Somali Literature Media.
2:21:17
Adduunyooy Xaalkaa Ba' (Kaban) || Maxamed Mooge Liibaan || HD +Lyrics
9:03
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 1,4 МЛН
Maxamed mooge (waxa iman ayaanti ina moge sugaye)
14:16
ABWAAN SHIRDOON OFFICIAL
Рет қаралды 196 М.
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 2,9 МЛН