Abwaanada Isaaq Qeybta 2aad

  Рет қаралды 23,500

Qarniga Hadalka

Qarniga Hadalka

Жыл бұрын

Пікірлер: 60
@ahmedtola8689
@ahmedtola8689 4 ай бұрын
Suuganta somaliyo dhan wa Makhiil iyo kuwa la dhalay 🎙👑 🥇Mk🥇 Abwaan Gaariye , Abwaan xassan genye, Abwaan gujis , Abwaan Ostan, Abwaan cawale dhere, Abwaan ina khaliif indhola, Iyo rooxaanta fanka wa studiyoka soocoda faysal cumar mushteeg , Iyo Qar kle...... Iyo kuwa la dhalya ... Dun carbadi, Qasiim , Cali dhuux, Iyo qar kle......
@Aadane1
@Aadane1 2 ай бұрын
Faysal C Mustak waa iska dulmarteen fanan cajiiba buu ahaa
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 2 ай бұрын
Walaal abwaaniinta ayaa laga hadlayaa
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 Ай бұрын
Waxa laga hadlayaa waa abwaaniin e fanaaniin maaha
@hanadolad2061
@hanadolad2061 Ай бұрын
Mansha Alaah
@MohamedCaydiid-if1jy
@MohamedCaydiid-if1jy 2 ай бұрын
Daahir Ducaale Kalax abwaan; kuugii Asluubta. Ciidagale guuyoobe.
@abdurahmanhussein400
@abdurahmanhussein400 2 ай бұрын
Tuuf Tarabi waa deer yonis yusuf qurrbwina waa axmed farax lakiin waxad iloowday cali caateeye riwayadii farxadi waa naxdin oo cumar jibriil ahaaa😊😊
@Munib2022
@Munib2022 2 ай бұрын
H awal sacad muuse Wa boqorada xaga fanka suberr awal
@adamjumale4871
@adamjumale4871 2 ай бұрын
Habar Yoonis ❤❤❤🎉🎉🎉
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 2 ай бұрын
Hyonis. Oo, Cabdale ismaciilaa Bahasha sita, Cali sugule duncarbeed Ina saleebaan bide.sidaa u soco 30 by kor u dhaafeen kuwaasi.walee
@Abdisamad_dirir
@Abdisamad_dirir Ай бұрын
Waa 2 dhalinyaro ah oo legend ah hore u socda qabiilka ha sii sarifina
@aaminadalmar-lu3uk
@aaminadalmar-lu3uk 10 ай бұрын
Jigjigaawi wwa. Reer axmed cabdale
@faysalsheekhfaysalsheekh3289
@faysalsheekhfaysalsheekh3289 10 ай бұрын
Waa Been Heestaa barinaye mabarideen waxa leh yuusuf jafaal
@deeqaali8293
@deeqaali8293 2 ай бұрын
Cismaan asgera Waa aabiihi faneka
@Moha-Galayr
@Moha-Galayr 2 ай бұрын
Abwaan dheeg Abwaan jiheeye Maxaad uga tagteen
@CaliaadanHurre
@CaliaadanHurre 2 ай бұрын
Waxaa katagteen abwaan cismaan Cumbria candour abwaan joon durdurada dharaa iyo gucumada ha iijarin iyo deeq aragtidaadii
@gamilasaeed3847
@gamilasaeed3847 2 ай бұрын
Waqooyigu waa waddanki xuriyadda iyo fanka iyo abwaaniinta ugu tayadda leh
@user-vi1sk9tm4z
@user-vi1sk9tm4z 9 ай бұрын
abwaanada habar awal waxaa u badan Makahiil ku noqda halkaa
@Waankudaalnay
@Waankudaalnay 2 ай бұрын
Ragbaa noosoobaxay Ee Dhaqanka Sonolenaya Manshallah
@samatarabib7636
@samatarabib7636 Ай бұрын
Cidagale waxd Abawan baashe shekh mumin oo lahaa MI iyo magaalo habalaha manta jooga awbaan bulaale xoor oo Lahaa oheey arimaha aad haleyay hirtaayo miyay iqaaday m.moge qaday. Abwaan xiirey oo lahaa sidii wabi durdurayo labadisa doogi kasobaxay dacaladu isdhafen Abwaan ilbir cidagale intad shegteen iyo intad katagteen ayaa badan
@Adamhagler
@Adamhagler 2 ай бұрын
Bilahi calaikum heesaha haku luuqaynina aad bad u cod xuntihiine lakin sida kale waa super heer sare
@rooble219
@rooble219 2 ай бұрын
Cumar aw cabdi sacad muuse (samatar guntaan ka warabiya) iyo heeso kale oo badan mar kale ayaan idin soo tixi
@maxamedbashiir6155
@maxamedbashiir6155 Ай бұрын
Xasan qawdhan iyo huryo yaad ku sheegtay
@AhmedMuhammed-dq9rw
@AhmedMuhammed-dq9rw Ай бұрын
Inamoow beeshii fanka ayaad ka tagteen madhibaan
@mohamedhusien6136
@mohamedhusien6136 10 ай бұрын
❤ qalaf jalaf talyaaniga ka qayliyaye qalaf jalaf
@SalebanRaage
@SalebanRaage 9 ай бұрын
Abwaan cismaan gacanlow meeh
@Internut1985
@Internut1985 8 ай бұрын
Qalaf jalaf duo bastardo
@user-kc3es4bz8z
@user-kc3es4bz8z 2 ай бұрын
Aadan tarabi waa reeryoonis
@faysalsheekhfaysalsheekh3289
@faysalsheekhfaysalsheekh3289 10 ай бұрын
Yuusuf jafaal waa Jibriil Abokor
@ummkhaleed251
@ummkhaleed251 2 ай бұрын
Mohamed Jama kayd haryoonis reer hussein
@djilanisalah2419
@djilanisalah2419 10 ай бұрын
Ibrahim gadhleh wll mee
@abdiwarsame6292
@abdiwarsame6292 8 ай бұрын
Waa fadhataysa cadaana Bulshoyagay ma nabad baa waxaa lah Mohamed Ali Kaariye
@mustafeyasiin8789
@mustafeyasiin8789 4 ай бұрын
Malaha sxb xasan Adan Ayaan afkisa ka Maqlay Adeer Kada
@moustaphaAli-nx3bn
@moustaphaAli-nx3bn 2 ай бұрын
Jigjigawi wa bah gobo
@axmeddhinbiil84
@axmeddhinbiil84 2 ай бұрын
Ruwaayadii dhado roob noqon weydey sooraan yaa lahaa
@sacdadaahir5126
@sacdadaahir5126 2 ай бұрын
Maxamed axmed kuluc waad ilowdeen
@YonisAbdillahihersi-zq1oq
@YonisAbdillahihersi-zq1oq 2 ай бұрын
CORAN COMPREHENSION ?
@user-gy3qi6yl4r
@user-gy3qi6yl4r 2 ай бұрын
Wiilashan mansha alah waa cajiib fanaanintana soo dhiga sxbayal
@abdielmi355
@abdielmi355 2 ай бұрын
Fabka qabiil laguma qiyaaso. Fanaanku waa qof umadda u dhaxeeya. Please joojiya waqti dhumiska aad meesha ku heysaan.
@SAMATALIS998
@SAMATALIS998 2 ай бұрын
AHN gaariye mee
@ziziato4481
@ziziato4481 Ай бұрын
Reer abtigey sacad muse
@DrLiban-wi5ws
@DrLiban-wi5ws 2 ай бұрын
Qaryan hadalo kuma haayo ayaamahaan
@adullaahimohamed4074
@adullaahimohamed4074 10 ай бұрын
waxaan raadinayaa nin la yiraahdo inuu dhintay iyo inuu noolyahay ma garanayo laakiin geeridiisa ma maqal waxaa la yiraahdaa Daahir Xandulle Yuusuf{ Kalas} koleey reer hargeysuu ahaa
@Calicumar
@Calicumar 2 ай бұрын
Waxaad ilawdeen Cismaan aden askari iyo ismaciil yare (aad igu bilkaydee)
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 2 ай бұрын
Hadalo❤
@abokorxasan3651
@abokorxasan3651 9 ай бұрын
Abwaan saleeban da uud heesta Marwood waa mati dumar hadan ragu maamulan muraad koodaa kaluma
@siciiddaahiryoonis9498
@siciiddaahiryoonis9498 Ай бұрын
boon xirsi mulahayn ninba waayihiisa ilen meel kuwabo waa meecaad miigane awmacaleesh aya le ee heesta iska saxa heestaa
@ummkhaleed251
@ummkhaleed251 2 ай бұрын
Mohamed Jama klaus habaryoonis reer hussein
@user-qx5qc4rq7l
@user-qx5qc4rq7l 8 ай бұрын
Sacad muuse miyaa wuxubah😅😅😅😂
@MohamedCaydiid-if1jy
@MohamedCaydiid-if1jy 2 ай бұрын
Sixid daahir xandulle kalax
@jaylaaninuuri5442
@jaylaaninuuri5442 2 ай бұрын
Waxad ka tagtay abwaan cali warsame (aflow) sacad muuse Heesihiisa waxa ka mid ah Isma camal naqaanee cududayda sii daa Xasan aadan iyo sahra axmed
@ducaqabe3682
@ducaqabe3682 11 ай бұрын
Waxaad ka tagteen abwaan ciro suge oo ahaa habar yoonis gaar ahaan muuse care oo sameeyey heesta ay wada qaadan saado cali iyo qalinle ee cunaabi
@adullaahimohamed4074
@adullaahimohamed4074 10 ай бұрын
Aad baad u mahadsantihiin mudanayaal
@YonisAbdillahihersi-zq1oq
@YonisAbdillahihersi-zq1oq 2 ай бұрын
Awdaland,Sonaliland , puntland, galmudland, hirshebelleland ,banadirland , jubaland, laftagreenland ,garissaland,marsabitlandrendille? eregeyland ,Djibutiland :abwan somaliyeed ( union somali africa )tartane hessaha dalinyaro laso xuulo?
@rooble219
@rooble219 2 ай бұрын
Cali af_ loo sacad muuse (laga laabta ii saar aan ku lamadoode
@cumarcismanisaq7439
@cumarcismanisaq7439 11 ай бұрын
Waxaan rabaa hadaad awoodaan xagee Soomaali da katimid adigoo raali ah
@deeqaali8293
@deeqaali8293 2 ай бұрын
Waxad ka tagetaye dhage jire. Biicado iyo yuusfa qiiqa oonoola
@alikibaar132
@alikibaar132 9 ай бұрын
Balaayacas iyo cali afloo Sacad muuse
@maxamudkhadar2503
@maxamudkhadar2503 6 ай бұрын
Magool iyo kuluc
@YonisAbdillahihersi-zq1oq
@YonisAbdillahihersi-zq1oq 2 ай бұрын
Cali gaab ,?group waberi
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 5 МЛН
Did you believe it was real? #tiktok
00:25
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 54 МЛН
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 26 МЛН
Qaybta 1-aad. Bilawgii nolosha qurbaha ee abwaan Maxamed Adam Dacar
18:52
Qabiilka Kaalinta 1aad U Galay Beesha Daarood ?
23:33
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 37 М.
Abwaanada Beesha Isaaq Qeybta 1aad
18:35
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 24 М.
Qaaci Show | Cabdi Madoobe iyo Nimco Ladan | Astaan | 2021
29:59
Riwaayaddii Dumistii Aqalkayga 1976, By Astaan Tv
20:40
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 39 М.
#โบ๊ะบ๊ะshorts #ตลก
0:12
ทิม..ยโสธร​ ครับ
Рет қаралды 4,1 МЛН