SOMALI BUUXA MA’IHI😱| WELIBA QABIILKI BUU SOO SAARAY!!

  Рет қаралды 81,381

AJ & Fadna

AJ & Fadna

5 жыл бұрын

Halkan⬇️⬇️⬇️ baanu kadalbaday DNA TESTKA
www.amazon.co.uk/gp/product/B...
Asw asxaabta nagu qaali ah.
Maanta Videogani wuxuu kusaabsanyahay badhitaanki AJ Dna giisa iyo meesha uuka soo jeedo.
Daawasho wacan.
Follow me on Instagram: / fadna_1
Snapchat: Add me / fadna11
Contact: aj.fadna@gmail.com

Пікірлер: 485
@AJFADNA
@AJFADNA 4 жыл бұрын
Halkan⬇️⬇️⬇️ baanu kadalbanay DNA TESTKA www.amazon.co.uk/gp/product/B078H8DG9T/ref=as_li_tl?ie=UTF8&camp=1634&creative=6738&creativeASIN=B078H8DG9T&linkCode=as2&tag=fadna-21&linkId=36c24edb701d407c62627c85bb3587bb
@raheebeauty9053
@raheebeauty9053 4 жыл бұрын
Ethiopia wax la dhoho ma jiro maxaa yeeley Oromo waa cali madaxweyne dir sida Wardaay,Jiiddo,Tunni,Okisha,Canfar,Gurgura,iyo iyo waxbadan.
@imandhol408
@imandhol408 4 жыл бұрын
Walal.somali ano joga masamenkara sidee lo isticmala video kaso same ado raaliya
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 Жыл бұрын
sister ma fahmaysan waxa wa shalay wiilkan hadi haplotabe kiisa kaas T yaahay wa dir ama dir buu ka lumay mana aha sida moodaysan kan hada loo sheegaya wa waqti yar aslkooda waa anatoliya dadkaas maha african xata lakiin inta gaaaban ee la waydiinayo weye ayay noqonayan somalia
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 Жыл бұрын
sudan waxa jooga dad somalida la dhashay oo la yidhahdo beja hadan itoobiya somalia iyo sudan masar iyo north africa wa is wada galan oo way isku qasmeen
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 Жыл бұрын
ninkan ma dir baa kolay ha wayo iyagu la DNA yahay gaalmudug waxa jooga dir badan siday sheegtay DNA abaha T iyaga ah T africa maha lakiin somali way tahay wana mudo gaban somaliga la badhaya hada dib raacdo T shuqul kuma laha africa magaranayo sidan idin fahansiiyo soo akhriso T halakay ka soo jeedo and wlc to DIR family
@KingCkFilmsVlogs
@KingCkFilmsVlogs 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣 sudan 🇸🇩 xagee iga Soo gashay kulahaa ayeeyadaa saaxiibteed waye 😂😂😂😂😂😂 #aj
@anascayka2105
@anascayka2105 5 жыл бұрын
Hhhh ninka wlaan
@jaamcyare6404
@jaamcyare6404 5 жыл бұрын
Hhhh king ck nin ween👐
@wayel6515
@wayel6515 5 жыл бұрын
Ck kuu istaagay
@diamondsomalia202
@diamondsomalia202 5 жыл бұрын
ck lpx ku salamay 🤚🤚🤚
@AJFADNA
@AJFADNA 5 жыл бұрын
King Ck Films & Vlogs saxiib kada 🤣🤣🤣
@daadaxsme1164
@daadaxsme1164 5 жыл бұрын
Hadad Qoraalakayga argto waxan ku rajaynayaa noloL farxad leh ❤ from USA
@qasimchannel2323
@qasimchannel2323 5 жыл бұрын
sidookle nolol dheer
@daadaxsme1164
@daadaxsme1164 5 жыл бұрын
@@qasimchannel2323 👉💜
@munacawil3312
@munacawil3312 5 жыл бұрын
Sido kle wll
@cishqilyrics
@cishqilyrics 5 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/Y9iPoKeXlbK4k6M.html
@ruquushhaji1426
@ruquushhaji1426 5 жыл бұрын
Sido kle my bro
@hannabashir5818
@hannabashir5818 5 жыл бұрын
Walahi qosol dartiisa waan dhiman rabey fadna sudan inte iga sogashey, ayeyda Ethiopiyaka ahayd weydii kulahaa it was very funny 😂
@thejaramogi1
@thejaramogi1 4 жыл бұрын
That was indeed funny! "ayeyda weydii" I was trying to picture if she were alive sidee bu weydiin laha?
@maidav1481
@maidav1481 5 жыл бұрын
Fadna wallahi I agree with you, we are Africans! Somalis are confused because we are part of the Arab league...that was for political reasons not because we are the same ethnicity. I also did the test and got 100% Somali, so yh let's claim what we are and be proud.
@itzfusionplex4266
@itzfusionplex4266 5 жыл бұрын
Maida V it is common for a few of the major clans in Somalia have some south arabian dna and can be from 60%-100% somali
@KalelaChannel
@KalelaChannel 3 жыл бұрын
Somalida carabta sheegato iyo kuwa ka calaalo Somalida sheegato carabta kuwa ka calaacalo ayaa badan. Basically people like you blow shit out of proportion because there are, at most, less than 2 percent of Somalis who claim to be those people.
@user-dd2tx5ou8p
@user-dd2tx5ou8p 2 жыл бұрын
Somali are bantu lol, even me ouest African are 25 nord african lol. Fulani
@box5319
@box5319 2 жыл бұрын
@@user-dd2tx5ou8p Fulani people are not bantu
@faisamohamud9239
@faisamohamud9239 Жыл бұрын
Exactly the only tribes who are definitely mixed are banadiri and reer xamar qabiladas anyone else mostly pure Somali there is still a possibility is they are from coastal cities because of the trading and then it's still rare.Arabs know who belong to them the propaganda needs to stop these DNA tests just confirm it.
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 5 жыл бұрын
Proud being somali 100% Happy for you wllo AJ Well done sis Fadna
@hamzydmtjigjigawi1216
@hamzydmtjigjigawi1216 5 жыл бұрын
Ado dawanaya hada commentska aqrinayso like dhac igu sii 🙌🙌🙌🙌😂😂😂😂
@kaahakiinahmed5463
@kaahakiinahmed5463 5 жыл бұрын
Hamzy DmT jigjigawi 😂😂😂
@inaaided7770
@inaaided7770 5 жыл бұрын
Aj&fadna Big Love❤
@ashaoali8020
@ashaoali8020 5 жыл бұрын
Mashaa'alaah wonderful family i proud of you guys.
@saxiixmedia8956
@saxiixmedia8956 5 жыл бұрын
Lamanaha youtubeka ugu shidan keep going ❤️❤️
@faraxsanhaji1711
@faraxsanhaji1711 5 жыл бұрын
Yes fadna waan kugu raacsanahay African baynu nahay carab manihin inagaa ka sareena carab iyo cajaba Somali nimadan dadka kaga sarenaa
@mohakingboy2079
@mohakingboy2079 5 жыл бұрын
faraxsan Haji wll subscribe isr blz
@malabraaga3087
@malabraaga3087 4 жыл бұрын
somalida carab sheegad iyo madow ka carar baa dilay
@amirabukar2913
@amirabukar2913 4 жыл бұрын
Masha allah wanku faraxsanhy inaad somali tahay mida kale Ethiopian 🇪🇹sudanese 🇸🇩 ayagane meel kalama jirno waxaa isku nahay Cushitic waana isku Egnahay dhan walba badanaa somalida habashida sudanesta lama kala yaqaano waa dad isku colour ah’Tusaale dadka dega North Africa waxaa ladhahaa amaaziq ama barber mana ahan carab balse waa Qowmiyad qaasa sida Cushitic oo kale ‘ waxeyna u egihiin Cushitic sida habashida somalida iyo sudanta mana dhahaan carab beynu nahay kaliya inta guurka Keenay oo mixed mooye “ somalida qaarkod Carab jaceyl haku faanan somalinimada iyo Africanimada 🇸🇴❤️
@mahadoaynaanshe7800
@mahadoaynaanshe7800 4 жыл бұрын
cudur carab ku faan ladhaho ayaa jira afrikanimada ayey necebyihiin oo yasaan waa cuqdad nafsi
@amirabukar2913
@amirabukar2913 4 жыл бұрын
Mahado Aynaanshe Beentaa maahan wll qaali waanku faanaa inaan ahay African 🇸🇴 💝
@honeyabdi2295
@honeyabdi2295 5 жыл бұрын
I am from oromo and i love somali People 😘
@alemtsehaymengistu4905
@alemtsehaymengistu4905 2 жыл бұрын
Stupid , so illitrate!!!
@saidhashi2856
@saidhashi2856 9 ай бұрын
It's not a matter loving, we got same blood. You hv no choice to love or not to love your brother.
@aniza5777
@aniza5777 5 жыл бұрын
Masha allah Beautiful family
@muniramuhudin9200
@muniramuhudin9200 5 жыл бұрын
First vew Aj fadna
@qadanaadan7502
@qadanaadan7502 5 жыл бұрын
Asc Aj &Fadna aadbaan idiin salaamay please heesta iyo music aad ku soo gashaan inaga daaya oo wax khayrle inoogu fura barnaamijka waayo heesta iyo music waa xaaraan wllyal inaga bedela fadlan waa soo jeedin
@cishqilyrics
@cishqilyrics 5 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/Y9iPoKeXlbK4k6M.html
@mzzgarcade771
@mzzgarcade771 5 жыл бұрын
Waan idin jeclhy Full respect queen an king Farxad waarta waligiin❤❤❤👑
@najaadgood7918
@najaadgood7918 5 жыл бұрын
Best couples 😍😍🤗
@ahmed0741
@ahmed0741 5 жыл бұрын
Fav chanel❤️❤️❤️🇸🇴
@whatsappofficial464
@whatsappofficial464 5 жыл бұрын
Aj & fadna keep going
@saafi284
@saafi284 5 жыл бұрын
MashaAllah the pink Hijab suits you well.
@Suusaan8890
@Suusaan8890 5 жыл бұрын
somalidii carabta sheganaysay aaway aan barne dNA goda😂😂😂😂 jml and fadna wan idin salamay
@Kowzzaa
@Kowzzaa 5 жыл бұрын
Why does it say that ‘Dhaqan Celis’ is a Arabic phrase??? Lovee you guyssss btw!!❤️❤️❤️
@empiresaara9927
@empiresaara9927 5 жыл бұрын
Aj and fadna❤❤❤
@asaldhalad7614
@asaldhalad7614 5 жыл бұрын
Aj&fadna wa idin taagera video wa daawada like wa saara lkn dadka love usaareysiin kama mid ihi miya 😲😳😵😒
@askarjr7158
@askarjr7158 5 жыл бұрын
Waan idiinku faanaa love family-friendly activities masha Allah Alle ha idiin xafido
@ckofficial1652
@ckofficial1652 5 жыл бұрын
Mesha Allah aj fadna
@halimaomar6633
@halimaomar6633 5 жыл бұрын
Waa kugu racsay fadna carab ma nihi alxamdulaha ilaahay ba somali naga dhigay ilaahay ha idin xafiyodo Aamiin 🥰🥰👍🥰👍
@mariahassan9674
@mariahassan9674 5 жыл бұрын
Wlh wad iga qoslisen fadna &Aj 😂 Aniga somali,100% 😘👍
@shonazef7351
@shonazef7351 5 жыл бұрын
mariasom dhalad ma sha Allah qisolkeda 😍
@user-ct8gf3zd8o
@user-ct8gf3zd8o 11 ай бұрын
84.0%Somali, 12.8%Ethiopian Jewish, 1.9%Sudanese and 1.3%Others.🙏🙏🙏Proud of be 12.8%Ethiopian Jewish❤❤❤
@ai6600
@ai6600 4 жыл бұрын
You guys are the cutest mashallah.
@bishaaro21
@bishaaro21 5 жыл бұрын
My beautiful family masha Allah ❤️💕💖💜💯
@DreamBoY-rp6kn
@DreamBoY-rp6kn 5 жыл бұрын
Somali waa African 100%100 dad ka dhahaan Carab aa nahay waa dad ka iskala weyn African ka laakin aniga African boy baan ahay 👈👈👈👈
@yusufmohamed3038
@yusufmohamed3038 5 жыл бұрын
نحنا عرب اصلنا كل الصومال اصلها عرب 👌👌😂
@jubalandgirl2390
@jubalandgirl2390 5 жыл бұрын
Somali in ay african yihiin ma shaki baa ugu jira
@yusufmohamed3038
@yusufmohamed3038 5 жыл бұрын
@@jubalandgirl2390 somali africa bis ma ahan wa carab iyo africa isku jirto badanaa africa u badanahay✌
@jubalandgirl2390
@jubalandgirl2390 5 жыл бұрын
Yusuf Mohamed wllo somali waa isku mid waa wax dhici karo in carab 5% nagu jiro lakin manahin carab african Banu nahay Anaa ku iri reero carab ah somali carab baa nagu jiro inta is wada eegeen bay misna iska aamuseen maxay somali carab kala maqan tahay ay isugu dhajinaa waan ku faraxsanahay anigu african nimadeeda Masha allah
@yusufmohamed3038
@yusufmohamed3038 5 жыл бұрын
@@jubalandgirl2390 anina ma diidani in african ahay alx waanu ku qanacsanahy dadku alle iga dhaliyay lkn waa lam huraan in runta laiku sheego viva somali
@nanitaguure9379
@nanitaguure9379 5 жыл бұрын
aj and fadna dadkygii ❤❤
@ummulkhair1478
@ummulkhair1478 5 жыл бұрын
Masha’Allah ❤️
@barlinbarca949
@barlinbarca949 5 жыл бұрын
Waaaaw masha allah aj iyo fadna
@elhaamiomer5425
@elhaamiomer5425 5 жыл бұрын
Beautiful family 💯👨‍👩‍👧‍👦
@amalitofunnykittensvlogs647
@amalitofunnykittensvlogs647 5 жыл бұрын
Jamal he so excited for DNA 👌👌
@qamarismail2280
@qamarismail2280 5 жыл бұрын
Dadkn dhahaya somali carab wye mxa ka qaldn hda carab hde imadan anaga leh hde na dhahan kwrn🤣😅 somali ban nahay ilahyna somali bu nga dhigy wna ju frxsanhy💘🤗
@hudaabdulahi8229
@hudaabdulahi8229 5 жыл бұрын
Wll somalida waa qabaail badan hadii inuku qabiilkiina uuna ahayn carab qabiilo carab ah baa jiraan
@qamarismail2280
@qamarismail2280 5 жыл бұрын
@@hudaabdulahi8229 ha wa ogahly blse asalkedi hore carab ay katimid kuwa dhahaym le wye cdey😊
@jubalandgirl2390
@jubalandgirl2390 5 жыл бұрын
Somali waa african waa iska sheeko carab baan nahay yaa african nimo ka fiican viva Africa
@shonazef7351
@shonazef7351 5 жыл бұрын
dream girl Somaliya hal rer ma degan tuulana maha wa wadan weyn o umada kala qabiila kala duwan ku nool yihin Ciyaar bad haysan jarerta waxad tirahdan Somali maha o wayimadeen iddinka awoowayashiina wa yimadeen
@amaanreer5311
@amaanreer5311 5 жыл бұрын
qabil kasto wa isku isir, darood ,hawyie ama isaaq kuligood wa isku isir, kuwa carab sheeganyao been bey ku nool yihin, muslim badan aya been ahlul baytka sheegto
@cismailhassan120
@cismailhassan120 5 жыл бұрын
First one its me wn idin tageraa family dhamees tiran alla haydin xafido
@habibaali9801
@habibaali9801 5 жыл бұрын
Masha Allah my sister and my brother wow wow 😱💯✔👌👍👏👆👈🇸👆🇸👈💙👏👏👏
@doodohajjihassan6339
@doodohajjihassan6339 5 жыл бұрын
Salaam Marwada iyo Mudane heeda.
@ahmedshhassan2597
@ahmedshhassan2597 5 жыл бұрын
Aj&Fadna salaam
@qamarismail2280
@qamarismail2280 5 жыл бұрын
Appkas link gisa rbna
@cookwithme8048
@cookwithme8048 5 жыл бұрын
fadna and Aj aad bn idinku xiisaa funny gusy hhhh
@axmedxaashi5429
@axmedxaashi5429 5 жыл бұрын
Am the First 💥😜
@MohammadAhmed-mm6cw
@MohammadAhmed-mm6cw 5 жыл бұрын
Aj fadna😍
@user-vp6kg1ji1m
@user-vp6kg1ji1m 9 ай бұрын
ماشاء الله الله عجيب
@sagalahmed7246
@sagalahmed7246 5 жыл бұрын
Viva Afrika 😍😍😍😍😍😍from 🇧🇪🇧🇪
@saynabbarre420
@saynabbarre420 5 жыл бұрын
No Carab. Maaasha Allah Wall Jamal waan ku farax sanahay inaad 84% somali💓 tahay inta kalana Afrikaan aad tahay!
@shonazef7351
@shonazef7351 5 жыл бұрын
Saynab Barre lol African is continent not race or heritage
@saalaxqaasimqaasim5826
@saalaxqaasimqaasim5826 Жыл бұрын
I love this couple , best couple. Go on guys.
@ikarade3274
@ikarade3274 5 жыл бұрын
Masha allaah beutful family
@leyloabdinuur6581
@leyloabdinuur6581 5 жыл бұрын
Hori u soco wll qali ah
@xawabuud6532
@xawabuud6532 5 жыл бұрын
Waaw ayeeyadaa itobiyan weydii fani
@qasimchannel2323
@qasimchannel2323 5 жыл бұрын
inta somali romantic jecel like isaara
@ismahanqueenmhd8870
@ismahanqueenmhd8870 5 жыл бұрын
AJ & fadna waan idin dageyra wlh keep going inileyahay intii dageyrto AJ &Fadna like and community
@saadiahussein5607
@saadiahussein5607 5 жыл бұрын
I wanna do this.How should I do it?
@fatuuxaxalane9906
@fatuuxaxalane9906 5 жыл бұрын
Masha Allah famil qurux badan hore usocda
@cabdimajiidabokorxussen5783
@cabdimajiidabokorxussen5783 5 жыл бұрын
lamaanaha aduunka go on
@qoodaarmedia3468
@qoodaarmedia3468 5 жыл бұрын
Salaaamaad Saaxiibayaaal Walaalayaaal Lamaanaha AJ & FADNA Inta Muuqaaladaan Ku xIran Subscribe ii Saara Qoodaar Media
@fardowsaIsmail
@fardowsaIsmail 5 жыл бұрын
Qoodaar Media Haye ana isar
@xmdixiis5371
@xmdixiis5371 5 жыл бұрын
Masha Allaah Walaalo aan aad u jeclahay allow idiin xifdi aamiiin insha allaah aamiiin ❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@erickapdalle1894
@erickapdalle1894 5 жыл бұрын
Aj and fadna Aplication ka ma iphone lee lagu isticmaalaa misse mgca buu leyahay
@luulisman7521
@luulisman7521 5 жыл бұрын
Asc fadna and Aj salan sare
@faisamohamud9239
@faisamohamud9239 Жыл бұрын
MashaAllah this is lovely 😍 ❤ we are absolutely African Somali 🎉❤
@suatomar8434
@suatomar8434 5 жыл бұрын
Fadumo adna soo sameee dee😂
@xmdixiis5371
@xmdixiis5371 5 жыл бұрын
Masha Allaah aan dhahee wlhi wn idiin ku farxaa dad is jecel Alle swt aaqira iyo aduunba wnaag ha idiin ku sooro aamiiin dhamaan teen aamiiin insha allaah aamiiin aamiiin aamiiin 🤲🤲🤲🤲🤲❤❤😍❤❤😍❤😍❤😍❤
@abdiali2923
@abdiali2923 4 жыл бұрын
Somalida inta badaan aan waaya arag ama waxba qorin oo an waxba aqrin ba dhAHA Arab baan nahay, lakin for sure we are pure african people, be proud wa u r.
@Qoordheere77
@Qoordheere77 Жыл бұрын
Dad waxaa arkaysaa sheeganaya iney carab yihiin haddana carabtii iyo iyaga aysan isku #DNA ahayn 😂
@ahmedousman1127
@ahmedousman1127 5 жыл бұрын
Wll qaabka an ku diri koro ango gurigaygs joga vidieo noga so sameya ilaah ha ini barakeyo wll codsigayga ii tixgaliya
@amatallahm8620
@amatallahm8620 5 жыл бұрын
Mashallah jamaal reer abti ayaa ubahanhy awal waan iskakiin taageerijiray lkn hada waarid ayaanba idiin noqday
@aragsanaragsanmohamed7085
@aragsanaragsanmohamed7085 5 жыл бұрын
Amatallah M qabiil Somali aqas
@sajokal20
@sajokal20 3 жыл бұрын
Somali 84% waa Kushitic ,Kush Suudaan bay ku taalaa walaal 84+1,9 isku dar waa kushite from Sudan - Egypt . I teach ancient Somali Civilisation
@shushuamerica218
@shushuamerica218 5 жыл бұрын
Ayeyada iitoobiyadanka weeydii kulahaa 😂😂😂😂😘😘❤️❤️❤️👁👁❤️👁👁
@alialijama9098
@alialijama9098 5 жыл бұрын
Most Somali men get E-V32 or T-M70 paternal haplogroup 90 % or so other ones like J-M267 are less frequent. Maternal haplogroup are mixed L0 L1 etc up to L6 M1 N1 U3 K1a HV R0 etc. Which ones did you get?
@sumayazuzu5486
@sumayazuzu5486 5 жыл бұрын
Hhhh so fuuny wlhi sudaan xage ka timid kkkk jamaal iyo fadna lamaane an jeclahay dar ilaahay ❤🌹❤
@kimah9855
@kimah9855 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂😆😆😆😆😆😆😆😆😅😅😅😅😅😅OMG! Fadna maxaa tiri ayeeydaa oo ah Etiopian ah weydi that part was great😁😁😁😁
@cookwithme8048
@cookwithme8048 5 жыл бұрын
waxan jeclahay sida aad soomaaliga u taqanan yacnii youtubers soomaaali ku hadla idinka ugu fcn
@boramaproduction
@boramaproduction 5 жыл бұрын
QOYS QURUX BADAN MASHA ALAH KUSII BIIR CHANNELKEENA ALAHA IDIN SHARFO
@ayaaniitaadam6278
@ayaaniitaadam6278 5 жыл бұрын
Loooooolz😂😂😂😂😂😂sudanese xage naga sookashay ayeeeyda ethopianka waydii kulaha fadna👸🤴🙏😍
@nimcoahmed2191
@nimcoahmed2191 5 жыл бұрын
Abaayo fadna seetahay porgram miyaa oo la soo degsanaayo ii soo jwb xabiibtii
@Xalimasacdiya22
@Xalimasacdiya22 5 жыл бұрын
Carab wax la dhaho majiraan saan aniga aaminsanahy waxaan nahay 1000 % AFRIKAN❤️😂 #HoreUsocda xabbti Fadna iyo dumsshi Jamaal
@blackpirate_5836
@blackpirate_5836 3 жыл бұрын
Cushetic kie bu ka so galay
@handdownmandown4567
@handdownmandown4567 5 жыл бұрын
you forgot the most important part what is jamal's paternal haplogroup?
@ismael2661
@ismael2661 5 жыл бұрын
whats haplogroup?
@handdownmandown4567
@handdownmandown4567 5 жыл бұрын
@@ismael2661 paternal haplogroup is your male y-chromosome basically your fathers line. its passed down from father to son.
@checkmattee222
@checkmattee222 4 жыл бұрын
Why is it "the most important part"?
@najmanaxnu
@najmanaxnu 5 жыл бұрын
Waaw wallahay wan idin jeclahay
@MohaPlayer
@MohaPlayer 4 жыл бұрын
what is your paternal halpgroup ?
@fatmadahir2717
@fatmadahir2717 5 жыл бұрын
Hormar baan kuu rajeynayaa walaashay fadna africanimada wan ku faana carab kuma taqaane is mar marina
@ifraahahmed8323
@ifraahahmed8323 5 жыл бұрын
Wan kugu raacsanahay fadna inaan Afrikaan nahay anigaba sidaas ayan aaminsanahay runtii
@mohameddecoofficial1942
@mohameddecoofficial1942 5 жыл бұрын
I am full of Hawiye sidaas darteed iska dheh 100% Somali.Uma baahni inaa ogaado🤣😂
@faraxsanhaji1711
@faraxsanhaji1711 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@S_Siman2188
@S_Siman2188 5 жыл бұрын
Alx dheh he bro 😱🤣🤣🤣
@mohameddecoofficial1942
@mohameddecoofficial1942 5 жыл бұрын
@@S_Siman2188 Alx walashey ilaaha mahadaas leh😍
@S_Siman2188
@S_Siman2188 5 жыл бұрын
@@mohameddecoofficial1942 ahey bro ❤️
@wanaagjecel6437
@wanaagjecel6437 5 жыл бұрын
Kula mid baan ahay somali sax ah baan ahay alxm
@amalitofunnykittensvlogs647
@amalitofunnykittensvlogs647 5 жыл бұрын
Wlhi I proud my blood African 😍😘
@mohamedmontana982
@mohamedmontana982 5 жыл бұрын
Applicationka maga ciis wll jamaal hadaan vediowga arkee
@musepihicabdi8017
@musepihicabdi8017 5 жыл бұрын
good video
@maymunamohamedomar7039
@maymunamohamedomar7039 5 жыл бұрын
Kkkk fadna dee ayeeyadaa waydii dhibley idin jeclahay jiray usocda
@eeshcalaainan1521
@eeshcalaainan1521 5 жыл бұрын
Xageen ku dira candhifta walal I need information pls
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 5 жыл бұрын
_waan yabanahay anigu waxan noqday 35carab ciraq 15 dadka waqoyiga afrika ee barbarka loo yaqan 7 sinigala 43 bantuwa_
@xawosharafahmed7438
@xawosharafahmed7438 5 жыл бұрын
Asc
@munaaacise6332
@munaaacise6332 5 жыл бұрын
Manshallah alleh hadin barakeyo inshallah hormar gadha
@boqoradainamohamed3945
@boqoradainamohamed3945 5 жыл бұрын
ayeeyadaa Ethiopianka weydii lagu lahaa fadna 😂😂🤣
@shafaaofficial5376
@shafaaofficial5376 5 жыл бұрын
Wow ddan ku daydo
@abdifataah4458
@abdifataah4458 5 жыл бұрын
App magaci aj & fadna XAYRAANKI WAYNA OO IDIN LEH LIKE HA ILAAWINQ XAYRAAMIN
@mahadoyuusuf1768
@mahadoyuusuf1768 5 жыл бұрын
wwww masha allh my famail qurux bdn 😍😍😍💋💋💋💋❣❣❣❣❣❣❣❣❣
@cishqilyrics
@cishqilyrics 5 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/Y9iPoKeXlbK4k6M.html
@bahjaismail8936
@bahjaismail8936 5 жыл бұрын
Family jeclahy 😘😘😘😘😘😘😘
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 3 жыл бұрын
waxaan noqaday 80,1% soomaali bariga dhexe 8,4% Nordafrika 8,1% papa New guine 1,% Nigeria 1,2% markaa waxaan halkaa ka ogaan karaa soomaalidii hore in aydad badan oo qoxoonti ahaa qaaabileen oo ka guursadeen dumar,
OUR ANCESTRY DNA RESULTS ARE IN!!
8:28
Omaya Zein
Рет қаралды 1,5 МЛН
That's how money comes into our family
00:14
Mamasoboliha
Рет қаралды 10 МЛН
Alat Seru Penolong untuk Mimpi Indah Bayi!
00:31
Let's GLOW! Indonesian
Рет қаралды 16 МЛН
КАРМАНЧИК 2 СЕЗОН 7 СЕРИЯ ФИНАЛ
21:37
Inter Production
Рет қаралды 537 М.
Maxaa ka taqaanaa Taariikhda Banaadiriga "Wariye Abdisalaan Hereri"
18:20
Ethiopian Genetics Test Results | Amena and Elias
7:52
Amena and Elias
Рет қаралды 264 М.
OUR ANCESTRY DNA RESULTS!!!
15:39
Rahma and Khadijah
Рет қаралды 84 М.
HALKEE AYAY KASOO JEEDAA UMMADA SOOMAALIYEED? PART 2
11:03
BULQAAS STUDIO
Рет қаралды 8 М.
🔴Live | How we met | Our Story ❤️ | Sidaan isu baranay.
20:52
Arabs get a DNA test
16:26
Kulana Arab
Рет қаралды 3,3 МЛН
That's how money comes into our family
00:14
Mamasoboliha
Рет қаралды 10 МЛН