Qaaci Show | Khadar Keeyow | Astaan Tv | 2020

  Рет қаралды 1,112,295

Astaan

Astaan

4 жыл бұрын

Qaaci Show
Martida: Khadar Keeyow
Cuudka: C/naasir macalin Caydiid
Boongaha: Abuukar Buulo-xuubey
Bishaar Faamoos
Piano: Maxamed Bulshaawi
Violen: Mustafe Macalin Caydiid
Camera: Mubaarak Jama
C/raxmaan muse (Maano)
Sound: Shabcaan Isko
Editing: Ahmed Abdirahman
Soo Saaristii: Astaan Tv HD 2020
#Qaaci_show_Astaan_TV

Пікірлер: 669
@chelseablue4035
@chelseablue4035 4 жыл бұрын
I dont know the language but I’m love with this music I’M from Eritrean 🇪🇷
@Rihannalibrahim9471
@Rihannalibrahim9471 3 жыл бұрын
🇸🇴 Somali 🇸🇴
@shakraboy3001
@shakraboy3001 3 жыл бұрын
If you don't know this language why you loved the musig bro
@moismail2675
@moismail2675 3 жыл бұрын
@@shakraboy3001 music is universal anybody can be in love with all kinds of music. So please stop asking stupid questions.. just enjoy it.
@dullahiayoub2432
@dullahiayoub2432 3 жыл бұрын
@@shakraboy3001 hhhh Sxb ma ila aragtay Xayawaanka waxow Fahmayn iska jecel. Hhhhhh
@83westeagle
@83westeagle 3 жыл бұрын
@@dullahiayoub2432 you’re fucking ignorant.
@abdikadirdeyr5461
@abdikadirdeyr5461 4 жыл бұрын
Keeyow fanaan play back la'aantii aan heesi karina ayaan moodaye, Caawu iga gadmey wlhi big respect
@Mudu20782
@Mudu20782 4 жыл бұрын
Heestaan playback waaye
@abdikadirdeyr5461
@abdikadirdeyr5461 4 жыл бұрын
@@Mudu20782 abti qaaci show wax play back la dhahaa ma jiro waa rasmi fanaan is huba uunba imaada
@Mudu20782
@Mudu20782 4 жыл бұрын
@@abdikadirdeyr5461 mudane waagii hore way jirtay lkn astaan tv wax badan ayeey is hoos galiyeen tankale qaaci music iyo cod wada faseex ah oo kamirada duubayso si faseexa edit aa lagu sameeyay xataa hadaysan playback ahayn
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj 4 жыл бұрын
Abdikadir Deyr : waa hubaal inay playback tahay bro.mase filayn in rag meesha fadhiyaa live dadka uga dhigan.
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj 4 жыл бұрын
ILA Cuudso : bro haka laaban waa playback,100 percent positive.
@sahraabdi8630
@sahraabdi8630 3 жыл бұрын
Maansha allaah mama hore u soco salaadana ogow iyo xariga illaahey waada guuleysaneysa maansha allaah marka kale
@AhmedSaid-bk6on
@AhmedSaid-bk6on 4 жыл бұрын
Wiil soomaliyeed baad tahay ..magaladiii fankana waad joogtaa waxba laagama qaban kro ..Hees aan waligaaa maqlinaaa laga gadaaa Ar keeyowaa 🙏 Reer hargeyza zln zre iga gaarziiya from mogadisho😘😘🥰
@user-tj3ix6ik4k
@user-tj3ix6ik4k Жыл бұрын
Hargaysa waa hoygii fanka somaliyeed I am from muqdisho
@saidaali8847
@saidaali8847 3 жыл бұрын
Wilasha somaliyeed sidaan okale mey ulabistaan.mashallah style 1000%
@moxuuto8134
@moxuuto8134 3 жыл бұрын
Haa viva raga somaliyeed
@jaylaanig3585
@jaylaanig3585 4 жыл бұрын
Walahay xamar fanaanbaa kasoo baxay codku waa 💯👍🏽
@gulioahmed9971
@gulioahmed9971 3 жыл бұрын
Anagu fanaan ma aragno. Nin iska qayl qaylniyaa baan u jeednaa.
@mohalegend2216
@mohalegend2216 3 жыл бұрын
@@gulioahmed9971 hadaba kaguur halkani ma ahan meshad rabtay
@geenyoabdi759
@geenyoabdi759 4 жыл бұрын
Fanaan buuxa cumar dhuulle Allah u naxriistee baad i xasuusisay caadi Ma ah
@hamzaaden2038
@hamzaaden2038 4 жыл бұрын
Codka 100% Styleka 100% Kalsoonii 100% Astaan tv best of all% Qaaci show number one keyow 100% keyow is my best artist sxb Markan codkaga maqla abdifatax yaree leen soxasustaaa
@muhammedyasin7490
@muhammedyasin7490 4 жыл бұрын
Cod ki fananitihore ow kenay horay u soco barada
@mohamedsharif9363
@mohamedsharif9363 4 жыл бұрын
BEST TIKTOK COMPILATION all thought aint getting most of the words but this boy his the best of somali singers👍👍👍
@ismailwadour9510
@ismailwadour9510 3 жыл бұрын
hamse adu mawada 100 baad bixisa bas
@dhaqansamechannel9530
@dhaqansamechannel9530 3 жыл бұрын
@@mohamedsharif9363 if your not understanding it, do not say is the best . he is a disaster
@ahmedabdi4853
@ahmedabdi4853 2 жыл бұрын
Genießen sie sich, unsere qaraami Musik, und vergessen sie bitte einmal bro jährlich Zuhause Ferien fahren
@faheemafilsanmusse1719
@faheemafilsanmusse1719 4 жыл бұрын
Cod baa ku dhamaday Keeyow fanaan jiro100%100
@adilimaan996
@adilimaan996 3 жыл бұрын
Khadar keeyow intii aaminsaneed inuu uun computer 🖥 heesaheesa lagu soo habeyn jiray maanta wey qanceen Aniga xitaa waxaan aaminsanaa inuu been noogu heeso lkin maanta waan ka qancay beautiful voice masha allah bro ✌👌
@JAbdi-qc3vb
@JAbdi-qc3vb 3 жыл бұрын
Reer xamarkii qatar bay noqdeen wiilkan waa perfect fanaan Adeer salaadana ha ka tegin.
@nimcohanisead5445
@nimcohanisead5445 4 жыл бұрын
Boqortoyo wan ku wadanaa hadad from somaliland ❤💓💋xamar fanan ba ka soo baxay
@abdullahi9609
@abdullahi9609 4 жыл бұрын
aad iyo aad
@jesssandulle8162
@jesssandulle8162 4 жыл бұрын
amazing beautiful voice. thanks
@TripleAGD
@TripleAGD 4 жыл бұрын
Waah waah Waxaasa fanaan laga dhahaa bro halkeedii baad dhigtay Inta igu raacsan team kH.KEEYOW inuu best Artis from Mogadishu yahay Like itus..
@queenaisha1019
@queenaisha1019 4 жыл бұрын
Mashaa alaaaah
@kingh.h4530
@kingh.h4530 4 жыл бұрын
Hees iga dheh
@suadabdalla9863
@suadabdalla9863 3 жыл бұрын
Kii hore wiilkan yar ba uga sii cod macaan ,qadar yare ❤️
@xayaatxuseen7349
@xayaatxuseen7349 3 жыл бұрын
Walhi kugu racsanahay wa fannka an kufano ilahey haikadayo
@mumtaazmuhumed7686
@mumtaazmuhumed7686 4 жыл бұрын
Wwww mansha allah xaqiiq codkisa dhabta ayaa lasosaray axsan sood keep going my dhiigga from Saudi Arabia 🙏❤❤❤❤
@baydhabohurguf8083
@baydhabohurguf8083 3 жыл бұрын
Keyow.keyow
@kobciyewarsame6119
@kobciyewarsame6119 4 жыл бұрын
Caleyk caleyk waah waah my bro Khadar Ibarahim Keeyow horey usoco inta fanka jecel ama qalbiyadooda jcylku ka buuxo Aniga cml maaleeyadaada ubaahanahy maadaama fanaaneedtii an jecleen naga geeryoodeen badankood AUN dhamaantood inta la dhacsan like ku booba hee
@gobaad13
@gobaad13 4 жыл бұрын
Waah waah khadar keeyoow waa fanaan. Sidan inuu cod wanaagsan yahay ma moodayn wallee❤ waad iskaaya bartay aboowe👏👏👏👏👏
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 жыл бұрын
masha allah wuu la keenay khadarkay waaa duulay runtii waa fanaan koonfur keligiis baa ka soo baxay
@ahmedmohamed-yp6un
@ahmedmohamed-yp6un 3 жыл бұрын
Xanfar soomaadan arkin
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 3 жыл бұрын
yes wa fanaan cod macaan anigu wlahay heestan qudhan ka dhegaystay ma aqoono inu heeso kale leeyahay hadana heestan baan ku saxay inu yahay fanaan
@ayaanamohamud5706
@ayaanamohamud5706 20 күн бұрын
@@sidrasirad9475koonfur meeqa fanaan xidigaha maraaaya kasoobaxay kuwii hore io kuwa hadaba🤔
@CayuuniAhlaam
@CayuuniAhlaam 4 жыл бұрын
hees aan jeclahy aan waligeey kacajiisin Wow halkeed dhigtay waad kuso baxdey runti Keeyow 😍
@xamdanuura832
@xamdanuura832 4 жыл бұрын
woow cod baa ku dhamaday keyow abdifatx yare ayuu aad ugu cod eeg yhy heesihi hore si fcn bu ukeenaya 🥰
@dagan1122
@dagan1122 4 жыл бұрын
Xaqiiq wllo mcn
@saeedbuni8104
@saeedbuni8104 4 жыл бұрын
hamda mowlid yes caday
@mohamedfarah7325
@mohamedfarah7325 4 жыл бұрын
@HAMDA adiguna waxaad u cod egtahay kinsi xaaji Adam cisha aad hees qaadaysay Ayaan ku dhegaystay
@faisaj5072
@faisaj5072 4 жыл бұрын
اللهم ارفع عنا البلاء والوباء وبلغنا رمضان لآ مفقودين ولا فاقدين جولو أمين
@hshhdghdhjxd381
@hshhdghdhjxd381 4 жыл бұрын
اللهم اميييين
@mohamedsharif9363
@mohamedsharif9363 4 жыл бұрын
اامييين يارب العالمين
@Nina2019
@Nina2019 4 жыл бұрын
Faisa J aamiin ya allah ❤️❤️
@fahad_cigaal
@fahad_cigaal 3 жыл бұрын
Dadka oranaya playback ayn la hadlayaa hadii playback ay ahaan lahayd 14:25 wuy qaldamayaa oo musik kaliya unbaa baxaya marka nin legend cod buu iyo talent 100% fanaanimo ah wuu leeyahay marka xaasidnimada iska daaya somali maryoolay
@egalabi9724
@egalabi9724 4 жыл бұрын
Abdinasir Macalin Caydiid Legend Allaha haku sharfo, Fanaan qalbi wanaagsan oo soo saaray dhalinyar badan oo fanaaniin ah Allaha haku dhawro
@somalilanderdhalada7348
@somalilanderdhalada7348 4 жыл бұрын
Keeyow bro kuso dhawow hoygi fanka iyo suuganta hadaanahay reer somaliland taagero kuu nahay halka sii wad hore u soco bro 👐👊🙏
@ahmedwadani4524
@ahmedwadani4524 4 жыл бұрын
Waayelka Jaqafsada waa dhulkiis hooyo marti ku Ma aha Umamadda qabyaaladda reer walba isku so xiraya Insha Allaha waa ka baxeyn hadaan nahay Dhalinyaradda soomaaliyeed meelkasta jooga
@mohasomali1
@mohasomali1 4 жыл бұрын
@@ahmedwadani4524 waaa sas qabiilka waa qalbiga somaliya isma nacbee siyaasiyeenta dantooda u arkey marka dhalinta alle ha uleeno waxay kumidoobaan alle hana mideeyo waa guul dhankastee
@hackerman2678
@hackerman2678 4 жыл бұрын
Ninku fanaanka wuu soo dhaweeyay ma qabyaaladayn lkn adaa qabyaalad meesha keenay. Somaali waa somaali lkn magalooyinka waa laka leeyahay. Garo meeshad leedahah
@somalilanderdhalada7348
@somalilanderdhalada7348 4 жыл бұрын
Ahmed Hargeysawi. Kolay waan kugu ixtiraamaya fikirkaga xor baad u tahay Lkn mid ogow nin walba meel buu ka soo jeeda oo deegaan u ah bro aniguna qabyaalad meesha Ma keenin ee bal sifiican ugu noqo qoralkayga
@marwaanmahadsaman3933
@marwaanmahadsaman3933 4 жыл бұрын
khadar keeyow gurmo hargaysa imaaday
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 4 жыл бұрын
shambadi fanka waad haysata mar hadaad hargaysa iyo qaaci show is keentey hore usoco wallo
@aayaarid5327
@aayaarid5327 4 жыл бұрын
اللهم بلغنا برمضان 😙 بدون كرونا انشا الله
@susum9099
@susum9099 4 жыл бұрын
Aamin yaa Allah
@mushtaqnaasir857
@mushtaqnaasir857 4 жыл бұрын
اللہم امیں یا رب 🤲انشاءاللہ 💯
@marwaanmahadsaman3933
@marwaanmahadsaman3933 4 жыл бұрын
اتخاف كرونا والموت اقرب منه
@hshhdghdhjxd381
@hshhdghdhjxd381 4 жыл бұрын
اللهم اميييييين
@cinemashaaticariiri6574
@cinemashaaticariiri6574 4 жыл бұрын
Aamiin
@simonqaali8704
@simonqaali8704 4 жыл бұрын
Best fanaan cod aan cadi ahayn👍👍👍
@raashidiinabdullahi5583
@raashidiinabdullahi5583 3 жыл бұрын
Walal Face book kada arkay u malena Magacan ma kugu qoran?
@maryanruunshnuur.4516
@maryanruunshnuur.4516 4 жыл бұрын
Leysma dullsaarna waa la kala baxay isha baxarka ku soco fanaanka la holineayey qarnigan 👍👍👍👍👍
@duranabdo90
@duranabdo90 4 жыл бұрын
Heesta Cumar Dhuule "Malaha waa lagu sitaa" si fiican baad u keentay laxan iyo erayoba.
@gulioahmed9971
@gulioahmed9971 3 жыл бұрын
Ilama aha.
@raysunshine4514
@raysunshine4514 4 жыл бұрын
Cod macaana khadar omg he's damn good ❤❤
@dekaosman9193
@dekaosman9193 3 жыл бұрын
The best of the best I don’t know what to say you kill the songs khader keep up the good songs
@rashkacade6641
@rashkacade6641 4 жыл бұрын
M,a khadarkeyow fanaan codman oo waliba kalsooni iskuqaba 100% qaaci show iska hees ma aha ee kalsooniyaa lobahanyahay viva khadarkeyow
@Mohammedoslo
@Mohammedoslo 3 жыл бұрын
Wiilkan yar codkiisaba dareen socda ah Khadar keeyow fii quluubinaa ❤❤✌
@cazminalka2741
@cazminalka2741 4 жыл бұрын
Ajajaay dadku ii maley inaan ahay maraan😭 xasuus galay wlhy sxp keeyow cawa waa haben talaado ah tariqda 28 april sanadka 2020 waan dhageysanayah cawa waqti dheer kadip
@mahdihassan8145
@mahdihassan8145 3 жыл бұрын
Codkaga mcn ku badal inad ku akhriso quran
@wadania932
@wadania932 4 жыл бұрын
Khadar keeyow legend cod wanaagsan 100%
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 4 жыл бұрын
absolutely guule keep going brother well done
@kowsarumuabdikafi2141
@kowsarumuabdikafi2141 4 жыл бұрын
Waaw xidiga Reer muqisho hees iyo badh weeye 😍😍😍😚😚 ❤💯💯
@munaabdinaasir7588
@munaabdinaasir7588 4 жыл бұрын
Wwwwwwww khadar keeyow fanaanka mustaqbalka waabari👋🌹👌
@Sudabuy
@Sudabuy 4 жыл бұрын
Asxaabta musiga tumeysana waaaw caadi mahan 😍
@gobsantwins7086
@gobsantwins7086 4 жыл бұрын
Khadar keeyaw fanaan Codkiisa Ku Joga Fanka👑👏
@abdullfantastic88
@abdullfantastic88 4 жыл бұрын
Khadar good voice Ethopia baa rabtay inay naga heystaan super liiqaas hargeysa ku raaxeyso waa magaaladaadiiye
@farxiyosaciidjamacfarxiyos933
@farxiyosaciidjamacfarxiyos933 4 жыл бұрын
Wa qoslay super wA gartaye super liiq maxa waye
@abdullfantastic88
@abdullfantastic88 4 жыл бұрын
@@farxiyosaciidjamacfarxiyos933 super liiq ma taqaanid miyaa 😂
@farxiyosaciidjamacfarxiyos933
@farxiyosaciidjamacfarxiyos933 4 жыл бұрын
@@abdullfantastic88 maya abowe🤣🤣🤣maad iisheegto
@abdullfantastic88
@abdullfantastic88 4 жыл бұрын
@@farxiyosaciidjamacfarxiyos933 soo raadi hee baayo 😁😀😀😂
@sirjames3210
@sirjames3210 4 жыл бұрын
Wllhy heesta koowaad ayaan dhagaystay lkn sidaan kamaan filayn Waa Fanaan dhamaystiran waayo waxaan ahay reer waqooqi fanka aqoon badan u leh waad Gaadhay heerka fanaan dhamaystiran (Mr Keeyow 🥇🤴🏼👑)
@hghvg2946
@hghvg2946 2 жыл бұрын
Oo ma'waxaad iska dhaadhicisay reer-waqooyigu leeyihiin fanka oo aay tahay maqaayadooda..... Adeer haddaanahay reer-koofur funka marti idiinka ma'nihin👎
@najmamohamed2676
@najmamohamed2676 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 waa runta walal anigoo reer waqooyiga ayaa ku leh marti cidna ugama tihid dhankiina ayaad haysaan 👍👍👍
@cabdiraxmanismaciil4611
@cabdiraxmanismaciil4611 4 жыл бұрын
Aniga oo daba dhoon yar ah 2004 oo jooga tuulada smatar axmed gaashaamo bari irea ayaan ka maqli jiray waallky Marka ay cawayski caanaha geeela ka dharkaan
@aksayid2688
@aksayid2688 4 жыл бұрын
Cabdiraxman Ismaciil daba dhoon mxay carurtan magalo ka garan awowe hhh
@shariifmukhtar
@shariifmukhtar 4 жыл бұрын
AK Sayid bro Wlhi Runta Wye Daba dhooN waxa Garan Uun Qofki BadiYaha somaraY Al DabadhoN dhiipKis wan so MaraY Nin Gel jiro kuu NaxeYnin 😢😢
@cabdiraxmanismaciil4611
@cabdiraxmanismaciil4611 4 жыл бұрын
@@aksayid2688 waxba walo Ceel nin soomaray ayaa laga waraystaa
@cabdiraxmanismaciil4611
@cabdiraxmanismaciil4611 4 жыл бұрын
@@shariifmukhtar haa walo waa waxa lagu magacaabo suugaanta qiraaalka Nin soo arkay dabadhoon ayuunbaa garan kara Waa wiilka marka isga oo yar inta ui geel jiraha raaco lop dhoobo hadhuubka gudinta Nirgaha iyo xeradana lagu haleeyo Maalmaaha qaar ayaad wax aad cunto iyo waxaad cabtidba aanad helay
@shariifmukhtar
@shariifmukhtar 4 жыл бұрын
Cabdiraxman Ismaciil Wall qli wxaN Jcelahay inat soo DafTaY imika intat Nolal Wnagsan kuu NoshaahAY ayan Rajeynoya
@wllmaahir9698
@wllmaahir9698 4 жыл бұрын
Legend qadar keeyow keep going lph ku tageera
@mohamedfarmaajoomar6741
@mohamedfarmaajoomar6741 4 жыл бұрын
Khadar bro waa ka baxsatay. Khaldaan lee heesi karo hanaga harto. Lama Kala Xanaaqaan Somaliyeey. Khadar Eeboowgeey iga yar waaye 😍🧡👌🏽
@mirandadadiriyeh9389
@mirandadadiriyeh9389 4 жыл бұрын
Waaw keenyow qof la coda majiro ama ku yar somalidda respect.
@ibraahimhasan9477
@ibraahimhasan9477 4 жыл бұрын
khadar keeyow fanaan sare waad tahay lesma xaqiro laakin erayada iska xafid live kad ku fiicantahay top
@qaribayeibra7930
@qaribayeibra7930 4 жыл бұрын
Keyow erayada kama qaldana wuu kala hormarinaya micnaha hesta ma badaleso kala hormarinta mistake neh mahan nin is huba oo isku kalsoon baa dhanko raba ka hesa big fanan Keyow 👏👏👌👌😘
@sahardiidabdurahman6713
@sahardiidabdurahman6713 4 жыл бұрын
Waaw fanan khadar keyow iga dheh
@amiirexperience5306
@amiirexperience5306 4 жыл бұрын
Keyow eryada kama qaldana du kala hormarinaya micnaha hesta ma badaleso kala harmainta mistake neeh mahan nin is huboo 👏💓💕♥️♥️🎤👑🎶🎵🎸🎹🎼🎺🎻🎻🤩😍😍
@hanuush6787
@hanuush6787 4 жыл бұрын
Yes wlhi xata heesaha laxankii wuu ka wada badalay wuu samaysanayaa
@mo-id4cq
@mo-id4cq 4 жыл бұрын
Wellcom to hoyga fanka hrgys City
@nuradinahmed3685
@nuradinahmed3685 4 жыл бұрын
@@amiirexperience5306 qof wuxuu qoray maxaad ugasoo daba qaadan kkkkk
@shukrisaid7806
@shukrisaid7806 4 жыл бұрын
Mashaallah kadar waaw fanaan is huba
@zeynabhusien9464
@zeynabhusien9464 4 жыл бұрын
masha allah wakan fanan is huba xaqiiqiyan hadan la xaqiren🌹🌹🌹🌹🌹❤❤❤❤❤⚘⚘⚘⚘⚘
@cabduqadirmaxamedcumar8487
@cabduqadirmaxamedcumar8487 4 жыл бұрын
Good singer
@maxamed7258
@maxamed7258 4 жыл бұрын
Wow waxan xusutay intanu soo canbixin ayu Facebook live heeso cod kaliya ka qaadi...waan ogaa inuu fanan buuxa yahay
@cadeheeyosman8242
@cadeheeyosman8242 4 жыл бұрын
wllhi suu rapo ayuu uqaaday taasnh waxaan ku tilmaami karaa ama uu asaguba na tusayaa inuu fanaan dhameystiran yhy hor usoco wll keeyow
@arizonaboys9022
@arizonaboys9022 4 жыл бұрын
Taas fananimo ma aha ee fortembo
@XX-wl6gk
@XX-wl6gk 4 жыл бұрын
Horta warku waa sax ninkaan waa nin yar wax badan waa in oo iska dhiso
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 4 жыл бұрын
💯
@sagalduraan3489
@sagalduraan3489 3 жыл бұрын
Haa waa pure talent, qofku markuu heesta siduu rabo u qaado hadana keeno
@abumoustafa2164
@abumoustafa2164 3 жыл бұрын
🇪🇹🇸🇴🇪🇷🇩🇯 = one people ❤️
@ruqia775
@ruqia775 4 жыл бұрын
Boqorka Caasimada iyo umada soomaaliyeed Al Fanaan Khader Keeyoow Legend
@aminaali6072
@aminaali6072 4 жыл бұрын
Casimdaaa aad shegisoooo sogaaan mayaqnaan we waaaxaa luguu bariaaa hoygaaa fankaaa sidaaaaa looo hysoooo kkk waaksta. Waaa Somaliland Weleeegin afsomaliii mabaranisaaaan . Saaa waaayaaa no kk
@ruqia775
@ruqia775 4 жыл бұрын
@@aminaali6072 hhhh adigaba af soomaali la yaqaano igula hadloynin wll ee maxad iga doneysa anigu Hargeysa waa casimadena 2aad
@war-shubotv1278
@war-shubotv1278 4 жыл бұрын
Amina Ali hhh adaan ba lagu fahmeyn waxaad ku hadashay bal dib u aqri adi waxaad soo qortay 🤣
@zizi10101
@zizi10101 4 жыл бұрын
Amazing keyow 🔥🔥🔥🔥🔥
@duranabdo90
@duranabdo90 4 жыл бұрын
Khadar hadda kaddib waan taageersanahay, hadduuba yahay fannaan play back la'aan heesi kara.
@sucdifunny6442
@sucdifunny6442 4 жыл бұрын
Duran Abdo waligeyba waa taagersana fanankayga
@abdinasir4470
@abdinasir4470 4 жыл бұрын
Keeyow walaal Heesti Poqorka jeceylk Abe Cumar Dhuule walaal waad kuciyartay walh 😭😭😭😭😭😭 walee Weey Dhamadhen Alle haunaxaristo 🤲Codki maa Adhaan keenin Aboow
@aasiyaaxmed796
@aasiyaaxmed796 4 жыл бұрын
Khadar keeyow iyo hoygii fanka Hargaysa ba ishelay eesh qiyaasak ❤️❤️❤️
@rubinabdi6997
@rubinabdi6997 4 жыл бұрын
Wlhi inaba cadi matihin sxp qadar keyow keep going
@Hibocudoon
@Hibocudoon 4 жыл бұрын
khadar keeyow wa fanaan yar oo aan u dhageysto ee si wacan ugu soo dhaweeya Somaliland. Waa top fanaankani Masha Allaah. Dadkiisi buu heeley.
@mahdiabdulaahiabdule2127
@mahdiabdulaahiabdule2127 4 жыл бұрын
Inta ila aragtay bilaawga heesta 2aad Yaayuur Darbiga Kormareesa Farta Taag like hana iladhaafin🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@sucdifunny6442
@sucdifunny6442 4 жыл бұрын
mahdi cllaahi inta xun maxa ku tusay
@zadaqnuur7
@zadaqnuur7 4 жыл бұрын
hahaha
@z8spa845
@z8spa845 4 жыл бұрын
mahdi cllaahi 😅😅😅😅😅😅
@mahdiabdulaahiabdule2127
@mahdiabdulaahiabdule2127 4 жыл бұрын
@@sucdifunny6442 hhhhh maya xuman kamawado ee yaayurta qaaci kuraaxesesay arkay
@sucdifunny6442
@sucdifunny6442 4 жыл бұрын
mahdi cllaahi isha faarka maa soo qabatay
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 4 жыл бұрын
Ha dagdagin waay isukaa sharixi haawshuye ma araga hore mise waxa danbeya kii talo yar tacabki liic run iyo beenba gogol kuwada fadhiya📍🤗😶
@Thebloodyone12
@Thebloodyone12 4 жыл бұрын
Wlhi nin isku kalsoon waaye waxaan umaleen jiray hees walba PLAY BACK la aantiisa inuusan qaadi Karin Maasha alaah bro ❤❤❤❤❤❤❤
@Shantai_34
@Shantai_34 2 жыл бұрын
tanba wa playback ahhhaha
@sagalduraan3489
@sagalduraan3489 3 жыл бұрын
Waa fanaanka styleka raga Somalida ugu heysta
@gabadhboqortoyo6929
@gabadhboqortoyo6929 2 жыл бұрын
Lacag badan bu sameyaa aroski jogo fanan kale loma yeedho lacag fican bu qataa guri ficn wu ku nolahay
@cinemashaaticariiri6574
@cinemashaaticariiri6574 4 жыл бұрын
Live kuuba ku wacanyahay superstar i am from thailand
@ashadahir8281
@ashadahir8281 4 жыл бұрын
Thailand's goormee soomaliga barteeen waa yaabnee😉😉😉
@cinemashaaticariiri6574
@cinemashaaticariiri6574 4 жыл бұрын
@@ashadahir8281 somaliga aad aya loo barta zamankan
@xanafiyare597
@xanafiyare597 3 жыл бұрын
@@cinemashaaticariiri6574 😂😂😂😂😂
@kaatimaabdullahi7443
@kaatimaabdullahi7443 4 жыл бұрын
WELDONE BRO EVERYTHING IS PERFECT
@geonalbanojr7261
@geonalbanojr7261 4 жыл бұрын
Khadar keyoow wlhi waan u qiray waa fanaan buuxa 🙏🙏🙏
@amsamohamoud1838
@amsamohamoud1838 4 жыл бұрын
walee waxad natustay codkaga saxda ah kepgoing prother guulayso insha allah ❤❤❤
@ibraboyofficial243
@ibraboyofficial243 4 жыл бұрын
Keep going saan baa loo qoraa
@huseincabdille6344
@huseincabdille6344 4 жыл бұрын
Waraa hafashilin dulufow 🤣🤣🤣🤣🤣
@anisaabdullahi3802
@anisaabdullahi3802 Ай бұрын
I’m khadars biggest fan
@azadamiiruk1865
@azadamiiruk1865 2 ай бұрын
my favorite song ❤️🥺🥺
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 4 жыл бұрын
Wallee Abgaal Cismaan fanaan aad u cod macaan ayaa uso baxay waana KHadar Keeyow
@soomaalisomalia3758
@soomaalisomalia3758 4 жыл бұрын
Hadanay ahayn playback waxaan kula talin lahaa khadar keeyow nosoo badi waayo waa horaan ku dhegaysan lahaa wlhi. From burco
@loo6837
@loo6837 Жыл бұрын
Mashallaah. what a wonderful voice is that. May the good God bless you and protect you!
@hadiyahine2230
@hadiyahine2230 2 жыл бұрын
Mnsh allh wllo eesh calaa cod🥰🥰🥰🥰💋🥰
@raagedirir9171
@raagedirir9171 4 жыл бұрын
dhankii aad I marisaba kuu dhiibay taladee weeye fanaan lkn codkaagu waa top
@naimomohamed2223
@naimomohamed2223 4 жыл бұрын
Masha allah horey u soco guul Ayaan ku rajeyna insha allah 👍❤⚘
@BashirAhmed-ne4kk
@BashirAhmed-ne4kk 4 жыл бұрын
Fanaanka Hala soo dhaweeyo ree Hargeisa, ereyada uun soo xafid bro, quraan maad qaldine Keep going ❤❤❤
@ubxacabdigg7626
@ubxacabdigg7626 4 жыл бұрын
waaw hesta wey shidatahy 😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴👈
@gabadhboqortoyo6929
@gabadhboqortoyo6929 2 жыл бұрын
Hesta ma ogi jacayl siduu u jiif jiifay baan ka helay runtiii waa wiil yarooo dahab ah dhan walba labis qurux daganaan akhaayarnimo khader cadcadeeey abihiis cadcadeey baa la odhan jire alle ha u naxristo e
@moali6857
@moali6857 4 жыл бұрын
Inta igu raacsan inuu khadar keeyow Hargeysa iska joogo like dhaha
@bezaanimedia4416
@bezaanimedia4416 4 жыл бұрын
Wllkay qadar keeyow fanan cod mcn🙏
@muxiyomedieproduction6396
@muxiyomedieproduction6396 4 жыл бұрын
Masha alah magaladii bilicda iyo fanka ee hargeisa iyo fanaankii fanaaninta khadar keeyow👌👌👌👌👌👌👌
@lluckydiamond7612
@lluckydiamond7612 4 жыл бұрын
Khadar ibrahim keyow wan kuwataa
@ahmedwadani4524
@ahmedwadani4524 4 жыл бұрын
Waa nin dalkiis joogaa. Hargeysa wacan
@aminibrahim8360
@aminibrahim8360 4 жыл бұрын
Wa Dalkaagi labaad dhe Wa Soomaali nimo uun ka daa
@solocamper3324
@solocamper3324 4 жыл бұрын
amin ibrahim Hhhhh
@abdiomarymohammed4341
@abdiomarymohammed4341 4 жыл бұрын
Fanaan iyo nus
@ahmedsonkorliin266
@ahmedsonkorliin266 3 жыл бұрын
waa fanaan jira wuuna jiri doona
@iffiabdi5493
@iffiabdi5493 Жыл бұрын
Somali poetry at its finest beautiful lyrics mashallah
@raaxoxussein1355
@raaxoxussein1355 4 жыл бұрын
Masha allah keyow fanan kale uma bahnin ku nolow cizi❤🤞
@maryanmohamed1600
@maryanmohamed1600 4 жыл бұрын
Waayo waayo khadar keeyow fanaan aan taayeero 👌👌👌❤
@farduzamohamed1614
@farduzamohamed1614 3 жыл бұрын
Astaan Tv Waxan ka codsanayaaa Inay wiilkaaa iiso qabtaan Ama codsi iga gaarsiiyan Inaan raadinayo Waxan Jooha Hargaisa 🤩🥰
@ciisexayaata6161
@ciisexayaata6161 4 жыл бұрын
Waaw khadarkey saan ma umaley neen waa utaakanahay best cod
@abdulhakimzoobe3245
@abdulhakimzoobe3245 4 жыл бұрын
Masha alllaah walaaal sare qadar keyoow hori u soco fanaankeena soomaaaliyeed
@updishakursaami15updishaku77
@updishakursaami15updishaku77 4 жыл бұрын
M.sh allha khader keyow
@suadabdalla9863
@suadabdalla9863 3 жыл бұрын
Nin isku kalsoon !!!! soomaali fanaaniintan danbe lagama helaayo sida wiilkan nin makarfon kaligii codkan kaso bixi karo wlhi waa hiba eebe kusiiyo cid ka qadi kartan jirin nolow fanaaan somaliyeed ,👌👏👏👏👏💯💯💯
@sagalduraan3489
@sagalduraan3489 3 жыл бұрын
Waa runtaa
@mzBerryFizz
@mzBerryFizz 4 жыл бұрын
Keeyow 😫😫😫 I love you bro on Alllah
@ugbaaddiamond6244
@ugbaaddiamond6244 4 жыл бұрын
Www calee3k qadar caadi maaha waliba heesta cumar dhuule dhowr jeer ayaan arkey aroo qaadaya
@Sudabuy
@Sudabuy 4 жыл бұрын
Keeyow codkaga caadi mahan MashaAllaaah 😍
@kaamilk8863
@kaamilk8863 4 жыл бұрын
Wow! Thanks khadar fanan iga dheh kow kow kow hahahhh
@calafaalacunaa6531
@calafaalacunaa6531 4 жыл бұрын
Masha allah axyaa fanaan guuleeyso codkaada ku meelmar walhi caadi maahid alaha ku xafido ♥️♥️♥️♥️♥️
@cusmancumar5277
@cusmancumar5277 4 жыл бұрын
Big legend alla yaci zak cod mcnaanaa allaah kuxafido walaalkey
@boqoradihhawenka8359
@boqoradihhawenka8359 4 жыл бұрын
Keyow iyo hoyga fanka hargeisa markay is helen wx kle weye♡
@Bb-zm4pj
@Bb-zm4pj 4 жыл бұрын
Waji Make up Waaku salaamay😂🤚
@mahadgrofficial5554
@mahadgrofficial5554 4 жыл бұрын
Hoyga fanka iyo keyaw aaa wle danbi aa galay sin samx nakUm 🙏😂😂📞
Ismaaciil Aarka | Qaaci Show | Astaan | 2020
28:01
Astaan
Рет қаралды 512 М.
Barnaamijka Qaaci Show | Mubaarik Oktoober | Astaan HD 2021
27:11
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 11 МЛН
HOW DID HE WIN? 😱
00:33
Topper Guild
Рет қаралды 41 МЛН
3M❤️ #thankyou #shorts
00:16
ウエスP -Mr Uekusa- Wes-P
Рет қаралды 14 МЛН
마시멜로우로 체감되는 요즘 물가
00:20
진영민yeongmin
Рет қаралды 12 МЛН
Xuseen kaafi  | Heesta Hanaan Socodka Laafyaha | Qaaci Show
8:10
Astaan Music
Рет қаралды 47 М.
Indha Deeraleey
9:15
Khadar Keyow - Topic
Рет қаралды 401 М.
FARXAAN QABOOJIYE WAXAAN UURKA KAA JIRIN QAACI DAYAX BAND 2020
8:27
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,2 МЛН
KHADAR KEEYOW | MASHUP | NEW SOMALI MUSIC 2022
8:25
Kaafi Studío
Рет қаралды 4,4 МЛН
MAXAMUUD CALI BURCO HEESTA DHAKHTAR CAWEYSKA CIIDA HCTV 2017
8:23
Horn Cable Tv
Рет қаралды 3 МЛН
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 11 МЛН