Axmad Mooge Liibaan || Dad haddaad is qabataan with lyrics

  Рет қаралды 90,615

GEEDI SHAAMBOW STUDIO

GEEDI SHAAMBOW STUDIO

3 жыл бұрын

*Ku Soo Dhawaada Kanaalkeena Muusigga Qadiimiga ah ee Soomaalida!*
Ku soo dhowow kanaalka muusigga ee ugu fiican ee aad ka heli karto heeso qadiimi ah oo Soomaali ah. Halkan waxaad ka heli doontaa heesaha ugu caansan, kuwa xusuusta leh, iyo kuwa aan la ilaawi karin ee taariikhda muusigga Soomaalida. Waxaan isku daynaa inaan soo bandhigno heesihii ugu wanaagsan ee waayadii hore, kuwaas oo soo maray facyaal kala duwan oo muusig Soomaali ah.
*Maxaad ka heleysaa kanaalkayaga?*
- *Heeso Qadiimi ah oo la Xusuusto:*
Waxaan soo bandhignaa heeso qadiimi ah oo ka mid ah kuwa ugu caansan ee ay qaadeen fannaaniin caan ah sida: Maxamed Suleebaan Tubeec, Magool, Hassan Adan Samatar, ahmed ali Egal, Maryan mursal, Maandeeq, kinsi xaaji. Axmed mooge , iyo kuwo kale oo badan.
- *Muuqaallo Taariikhi ah:*
Ku raaxayso muuqaalada taariikhiga ah ee heesaha iyo bandhigyada ay sameeyeen fannaaniinta waaweyn ee Soomaalida.
- *Sheekooyinka Heesaha:*
Baro taariikhda iyo macnaha heesaha qadiimiga ah, iyo sida ay ula xiriiraan dhaqanka iyo taariikhda Soomaaliyeed.
- *Isku Xirka Jaaliyadda:*
Ku biir bulshada jecel muusigga Soomaalida, kana qeyb qaado faallooyinka, iyo wadaagista xusuusaha iyo sheekooyinka aad ka hayso heesaha aan soo bandhigno.
*Maxaan U Sameyney Kanaalkan?*
Ujeedkeenu waa inaan ilaashanno una faafino hidaha iyo dhaqanka muusigga Soomaaliyeed, gaar ahaan heesaha qadiimiga ah ee ku suntan taariikhda iyo dhaqanka. Waxaan rabnaa inaan jiilasha soo socda iyo kuwa hadda jooga u suurtagelino inay si sahlan u heli karaan heesahaas cajiibka ah oo ay ka bogtaan bilicda iyo farshaxanimada fannaaniintii hore.
*Ku Soo Biir Kanaalkayaga!*
Haddii aad jeceshahay muusigga qadiimiga ah ee Soomaalida, ha ka baqin inaad isku qorto (subscribe) kanaalkayaga, oo ku dhufo (click) furaha digniinta (bell icon) si aad ula socoto heesaha cusub iyo muuqaallada aan soo galino. Ha hilmaamin inaad la wadaagto kanaalkaan saaxiibbadaada iyo qoyskaaguba si ay uga faa'iidaystaan!
Mahadsanid inaad nagu soo biirtay, oo aan wada jir u ilaalino dhaqanka iyo taariikhda muusigga Soomaalida!
---
**Linkiga Kanaalka: [ / @geedishaambowstudio
--- hadii aad rabto inaad aad channel kaaga u sameeyso promotion si u gaaaro dad badan waxaa si fudud kaaga caawin doona Vidiq.com hadaba yey ku dhaafin fursadaan qiima dhimista ah ku dhufo link gaan oo is diiwaangali si bilaash ah
vidiq.com/Earn... #QAARAAMI #QAACI #HEESO_XUL_AH
GEEDI SHAAMBOW STUDIO HOYGA HEESAHA HIRGALAY HEESO QORAN ERAYO SHARAXAN KOBCI AQOONTAADA AFKA HOOYO OO NAGULA CAWEE HALKAAN SUBSCRIBE SAARO GANBALEELKANA FURO SI AAD HADIIBA U HESHO MUUQAALADA CUSUB EE HALAKAN SOO GALINO MAHADSANIDIN
WIXII TALO IYO TUSAALE AH WAXAAD NAGALA SOO XIRIIRI KARTAA WHATSAP
+27688649079
WAXAAN GACMO FURAN KU SOO DHAWAYNAYNAA CID KASTA OO GACAN NAGA SII KARTA KAYDINTA IYO SOO GUDBINTA SUUGAANTA SOOMAALIYEED
QOFTA KASTA OO WUXUUN NAGU SIYAADIN KARA FADLAN NAGALA SOO XIRIIRA
Whatsapp
south africa +27688649079
Somalia +25297650065
America +17153883390
WAAD MAHADSANTIHIIN DHAMMAANTIIN BULSHADA SOOMAALIYEED
SUBSCRIBE SAARO CHANNALKA SI AAN KUUGU MAAWEELINO SUUGAAN DHILDHILAN OO AAN LAGA GAYOONEYN
morning
by Calinuur Cabdul Dhagabure || Manager of Geedi shaambow studio
contract. goodirgalow@gmail.com

Пікірлер: 17
@fahadkasocdalka2672
@fahadkasocdalka2672 Жыл бұрын
Adeerkay Ahmed Mooge Liiban Naxariisti Jano Allow Ka Warabi Allahuma Amiin 🤲🤲🤲🤲🤲
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO Жыл бұрын
aamiin Allah u naxariisto
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 2 ай бұрын
Allah unaxristo axmed mooge 😢
@abdihayd3415
@abdihayd3415 15 күн бұрын
Allah ha u naxariisto 😢
@mustafexirsi
@mustafexirsi Күн бұрын
*Cantarkuu daldalay iyo* halkaas ka dhig saaxiib.
@abdiqafarkulow5849
@abdiqafarkulow5849 3 ай бұрын
Dad haddad is qabataan ilayn wala doda,dugagagu haddu kuso warerera yur ba lagula dabaala. Dufanka xooga leh wa laga ducoysta.cajiib
@engsaleeban7687
@engsaleeban7687 6 ай бұрын
Ereyadi mucashaqi suganta ax.ed saleeban io hobalkii fanka axmed mooge maxa rag iskugu tegey❤❤
@Kornelsaid
@Kornelsaid 6 ай бұрын
Dabkay Huriso Barashada Inuu cudur Da'wayn Yahay Nin Kuu Helo Dawoobayn Wuxuu Yahay Daliilkii Intuu Hore U Dabar Jaray Duqii Qays Ahaa Kow Ku Daroo Cilmina Labba Afartuu Deldelay Iyoo Ma Ceeblaan Dib Loo Arag Dibna Layla Kaga Daray Intuu Daarka Aakhiro Ku Daboolay Caashaqu Hodan Haw Danbaysee Ma Cid Bay Ka Dedan Tahay Anna Door'kan Waayuhu Daraygiisa May Sudhay Midaan Digigixoonayn Aa Naftu May Dulgalsaa
@abdirahmanshiine-rh8zb
@abdirahmanshiine-rh8zb 4 ай бұрын
Cantarkuu Daldalay iyo
@abdirahmanshiine-rh8zb
@abdirahmanshiine-rh8zb 4 ай бұрын
Midaan Digigixoonayn Dantu may dul gaysaa
@rarajiboo
@rarajiboo 8 ай бұрын
Dabci xume weeye e ma aha damci xume! Yacnii jacayka ayaa dabcigiisu xun yahay. Dhedo ma aha e waa deddo. Waayo qofka marka xanuun hayo wuu deddoodaa amma qandhoodaa. Ma aha dibna Leyla kaga jaray e waa digta Leyla kaga jaray. Halkan digtu waxay la macno tahay nafta. Markaa nafta ayuu jacaylku Leyla ka jaray sidii ragga iyo dumarka kale ee heesta ku jiraba uu u diley.
@barwaaqomaxamed1482
@barwaaqomaxamed1482 2 жыл бұрын
Dad hadaad is qabataan ilayn waad Doodaa shay kastoo nafta u daran waxabaa lagula doodaa
@abwaaniidlechannel5891
@abwaaniidlechannel5891 5 ай бұрын
Duufaanta xoogale, Waalaga ducaystaa, Shaykastoo nafta u dana, Waalagu dadaalaaa, Sidaas inay sax kuyihiin baan umalaynayaa.
@cabdilaahimaxamed7698
@cabdilaahimaxamed7698 3 ай бұрын
Hhh iskahubi
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 4 ай бұрын
Laba jaamacad OO aAno isula baxayno sonoqo
@nuurcumar7514
@nuurcumar7514 2 жыл бұрын
P
AXMAD MOOGE DHALINYARO WITH LYRICS KABAN ORIGINAL
10:54
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 127 М.
Axmad Mooge Damaq jacayl
10:04
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 134 М.
Sunglasses Didn't Cover For Me! 🫢
00:12
Polar Reacts
Рет қаралды 5 МЛН
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 9 МЛН
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
MrBeast
Рет қаралды 151 МЛН
Aun Axmed Mooge & Miiraale Lyrics
8:01
somali media
Рет қаралды 45 М.
AXMAD CALI DARARAMLE WALI WAA CARUUROO WITH LYRICS KABANKII XUDEYDI
11:14
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 93 М.
Saxarla' || Maxamed Mooge Liibaan || Kaban || HD +Lyrics
8:03
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 629 М.
Axmad Mooge Baal gorey with lyrics kaban original
6:33
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 71 М.
Axmed Mooge aun, Xalimo Khalif Magool aun & Hibo Nuura Heestii Godadle
11:16
BYTANAT - ҚЫЗҒАЛДАҒЫМ
2:24
BYTANAT
Рет қаралды 1,3 МЛН
IL’HAN - Bir ayda (official video) 2024
4:01
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 894 М.
BYTANAT | Қызғалдағым | Премьера 2024
2:24
TURAN MEDIA
Рет қаралды 120 М.
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 963 М.
Stray Kids "JJAM" M/V
3:20
JYP Entertainment
Рет қаралды 6 МЛН